WAY I JECLAYD SI AAN ISKAGA REEBO AYAAN WAAYEY XITAA ALBAABKA GURIGA WAY IGU SOO GARAACDAY LAKİN MAR

  Рет қаралды 14,218

JAKAARTA7

JAKAARTA7

2 ай бұрын

Пікірлер: 53
@user-ep7nh5oy3k
@user-ep7nh5oy3k Ай бұрын
Kusali nabigaaga mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Masha Allah khaladkaaga ayaad garatay. Nabsigu ku seegi maayo. Xaq waa la iska ilaaliyaa..
@bilanhassan5198
@bilanhassan5198 Ай бұрын
Jakartow somalida qisoyinkoda maqalnay ee wahan rabna qisada JAKARTA next ia
@user-ze6gu5rh6u
@user-ze6gu5rh6u Ай бұрын
Qof wlbo qiso buleyahy aniga marlxada aan hada kusuganhy wye nabsi waa maguran qof ijecla ban katagay oo umada dhexdoda kucebeyay 2023 bilawgeda lkn nabsigisa ba manta iga sobaxay wayo qof aan jecladay oon iswada siyay ilaa her aan guur ku hishinay lkn blnka io wixi ba manta wuu kudhelay oo mel wlbo block iga saray waxan rajeyna inan kaso kabsado😢oon qof danbe aan Ana ku dhelin si nafteyda logu dhelin aniga danbe 10/6/2024 malin xanun igu ah😢😢
@maxamedsiyaad6430
@maxamedsiyaad6430 Ай бұрын
Sorry 😢
@xaliimosacda3259
@xaliimosacda3259 Ай бұрын
Weliga qof ha xumayn lkn adiga halagu xumeyo markasta halaga badsado si adigu aad guusha ugaadh
@Abdiqanisubag-zq3nz
@Abdiqanisubag-zq3nz Ай бұрын
Anaay i haysataa mid I jecel iyo mid aan jeclahy kee raacaa Ila taliya Asxaapta jakarta😂😂
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Ай бұрын
M​@@Abdiqanisubag-zq3nz midda ku jecel raac.
@Khaire.10
@Khaire.10 Ай бұрын
@@Abdiqanisubag-zq3nzWr Nio same saturation baynu nahey qoftan jeclahy wey igasii jeeda midna sey ii jeceshahy hal erey inan uqoro ayey ku duceysaneysaa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Ай бұрын
Qoftii uu sidaz UGALAY markey video-gan aragto eryada qalbigeda kuso dhacaYa👇 Doqeygaa shaley Qaldamey markii anku Qayibee hadeer wnkaa qancee jacelkani qasab miYaa💔 Ka dondoono melkale cmL QAC ALLA xumaa🤦
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 Ай бұрын
Salam aleykum waran kheyr
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
Waa sax waad qurux badante qaladkadana waad qiratay hawal walin qof walbo waxuu kaga tagaya nasiibkada muu aheen wadna heleysa toda walow an aniga noqde
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 Ай бұрын
Jakarta please gabadha uu ninkaa sheegaayo raadi please arinkaan hubi BARNAAMIJKA yuu halaabin oo waliba waa sheeko adag please gabadha sheeg dheh please
@Boss_man34
@Boss_man34 Ай бұрын
Team Jakarta 🌎 one like ❤
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm Ай бұрын
Inta qiyano gabr kusibiye Allah hakasosaro😂
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm Ай бұрын
Amiin
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Ай бұрын
Hadaa qalbi adkayn mxaa kaa kexeeye qof ilaa xafadada kuguimanyse soco taas waasey kudhaafte janiska halmar oo albabaka kuso garaca wana kaxiraty hda isku tasho ceeb miya aaqrio kuwa jiro usheqayso adunyada adaa albabaka iska xiree no more lementation abtiyow
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Ай бұрын
Waar waxani ma caruur ayay u sheekeeyaan horta reer xamarku waa beentii oo dad ah
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
Nasiibku wuu kuu hagaagi nabruhu weey kuu samanaan naruuro weey kuu danbeeysa nimcana weey kuu sugnaaniye niyada qeer usheegoo naftadana yeey nuglaaniin naqbaa kuu di I aboowe
@HodanSallah
@HodanSallah Ай бұрын
Waa dhibaato weyn xaalada gabadhaas oo kale ayaan ku jiray maalmo kahor 😢😢😢
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Ай бұрын
Nacasnimo wayn baa kula daristay nabsina wuu kala socdaa .
@XiinFiniin2021-pk8fo
@XiinFiniin2021-pk8fo Ай бұрын
Nafsi lama galo sorry 😢
@GeorgeabdallahAli
@GeorgeabdallahAli Ай бұрын
Walika nafsi wagaline 😢😢
@leylaaadanabuukar
@leylaaadanabuukar Ай бұрын
abow rali geli❤❤❤
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali Ай бұрын
Waji cariiri baad waraysaty markaan
@AlvaroMorata-et8df
@AlvaroMorata-et8df Ай бұрын
Dadna qof jecel oo nolsha inta kadhiman ladhamesto rapo ayey iskapuriyan anigane qof an xita noloshisa an teyda kahormariya la ahay walipo anigo Darensinayo Inan ayada maogiye boqorad kle aysan dunidan kunolen balse away imapasomareso oo nasip nh Uma yelan Inan arko qof aniga ijecel 🥲🥺🙏🥺🥲🥺🙏🙏🥲
@FatimaAbukar133
@FatimaAbukar133 Ай бұрын
Ana diyar ku ah
@AlvaroMorata-et8df
@AlvaroMorata-et8df Ай бұрын
@@FatimaAbukar133 runta miyaaaa
@FatimaAbukar133
@FatimaAbukar133 Ай бұрын
Haa wa run ila so hdl
@AlvaroMorata-et8df
@AlvaroMorata-et8df Ай бұрын
@@FatimaAbukar133 apyo hadal majiro miyaaa mxaa iga amusantehe hee maijawaptid
@ArwitaReryurub
@ArwitaReryurub Ай бұрын
Aniga iso qabo Ana diyare
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy Ай бұрын
Waji cariiri Naga Kal yariiy wajc waji
@user-zk4dn3pr4c
@user-zk4dn3pr4c Ай бұрын
Alaa Jk miyey kudahe😂😂😂😂❤
@lakimaxamed6685
@lakimaxamed6685 Ай бұрын
Somalidu waxa markay hayztaan qimahooda ma arkan plze markay wayaan bay dareman xanuunkiza
@MahadadenAbdi-gw1ud
@MahadadenAbdi-gw1ud 22 күн бұрын
hadal yiqaan weye hanad
@NaasirMohamed-pm5wj
@NaasirMohamed-pm5wj Ай бұрын
Wiji cariiri naag oo dabsaaroo rabaa 😂😂
@user-rv2vd3tb6z
@user-rv2vd3tb6z Ай бұрын
Ax miskiin waye gabarta
@abdirahmanbaba1048
@abdirahmanbaba1048 Ай бұрын
Noole Kan ka been badn maku arkin inta channel ka Jakarta 7 dawanye 😅 Inta ila midka ah reply
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 Ай бұрын
Wan kula arkey kan wajiga laxooxda leh 😂😂
@user-ms2fk4vt6g
@user-ms2fk4vt6g Ай бұрын
Iska aamu wan aamusanehe anagube ma aamusi kartid 🤫😂😂
@user-mn3bf2du4s
@user-mn3bf2du4s Ай бұрын
Sha wyste 😅😅😅
@user-hy1vy5we3n
@user-hy1vy5we3n Ай бұрын
😂😂😂
@laylaahmed2534
@laylaahmed2534 Ай бұрын
Bisinka magac xuma
@wehliyahajacelka3617
@wehliyahajacelka3617 Ай бұрын
J7 111k subz
@umumahamedumumahamed8758
@umumahamedumumahamed8758 Ай бұрын
Bastar aa tahay
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
Nasiibku wuu kuu hagaagi nabruhu weey kuu samanaan naruuro weey kuu danbeeysa nimcana weey kuu sugnaaniye niyada qeer usheegoo naftadana yeey nuglaaniin naqbaa kuu di I aboowe
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН