WAY OOSAY KA DIB MARKAAN UGA SHEEKEYEY 27AUGUST

  Рет қаралды 228,311

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 200
@hawaberete4132
@hawaberete4132 4 жыл бұрын
MashalAllah I had fun recording with you brother thank you for having me in your video you are an inspiration wallah stay bless
@hasanismail4793
@hasanismail4793 4 жыл бұрын
allah gives lages ameeen
@geesiofficial6022
@geesiofficial6022 4 жыл бұрын
WE SUPPORT YOU WE LOVE YOU
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@@hasanismail4793 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@@geesiofficial6022 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@dekaabdullahi4231
@dekaabdullahi4231 4 жыл бұрын
Yeah really sad. u guys makes me to cry anyway to thank God u survive. I wish soon u will walk ur legs bro
@RiGaax_22
@RiGaax_22 4 жыл бұрын
INta jeceL iN mar uuN araGtoH AzaD oo lugiiZaH u zoCoNaYaH like.zaar 😭😭
@mahadwalid
@mahadwalid 4 жыл бұрын
Hadaad RajaynayZid. Inuu. AsaD Ilahay LugihiisA ku isTaajiYo LIkE. ZaaR😥👍
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@lulakaiakai6772
@lulakaiakai6772 4 жыл бұрын
Asad wankujeclhy
@lulakaiakai6772
@lulakaiakai6772 4 жыл бұрын
Aptiii mcn keep going
@hunter-of-football1220
@hunter-of-football1220 4 жыл бұрын
Inta ilmaysa markii laga sheekeenaayo 27😥😡 Like😥 ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊🇸🇴🙏
@Nabeeriww
@Nabeeriww 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/b52Zo6dlnbrKgKs.html 4000 saacadood daawasho sida lagu helo asbuuc soo daawo 2021 waa la badalaa shurucda
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 4 жыл бұрын
Like uun ha raadinina maalin kastee horta u ducee 🤲🤲🤲
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@@apdiaziizjama2601 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@Sabriye Studio Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@nuuroshire1874
@nuuroshire1874 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@degancali8158
@degancali8158 4 жыл бұрын
Waxaaan ku riyooday adoo soconaysid oo hargeisa imaaday Masha allah waaan rajayna inaad riyada noo rumowdo 🤲
@juujuuquruxu2689
@juujuuquruxu2689 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar wl
@salmaanadan7727
@salmaanadan7727 4 жыл бұрын
@@juujuuquruxu2689 asad lugaahadi alle haaku soceliyo
@salmaanadan7727
@salmaanadan7727 4 жыл бұрын
hoyo walahi waan oyaa maarkan kuaarko
@iqroaxmed4168
@iqroaxmed4168 4 жыл бұрын
Waxaaankuoaaadyaarm aseiaihndyoaoovocoisriydydoogs
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa Rabb
@hanadrached4917
@hanadrached4917 4 жыл бұрын
Inta wllken asad Cfmadkisa jecel misna sugaya inu malin lugihisa ku istaago subscrbe wll
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@safiyosiman2435
@safiyosiman2435 4 жыл бұрын
waa ku zaaray
@ariifmaalin3661
@ariifmaalin3661 4 жыл бұрын
Meeqo Qof Aa Jiis eh Ma laga Yaabo Ino Lugihiisa Dib Ugu Is Taago Caadi iska dhiga
@yuusufyareofficial990
@yuusufyareofficial990 4 жыл бұрын
Waaliska gaara malintaas inshalah 😔😔
@raxmaali8859
@raxmaali8859 4 жыл бұрын
Kuma saren subscribe ee lakin asad dartis kugu saray
@khadrayazzin3660
@khadrayazzin3660 4 жыл бұрын
ilahyow wd awoda mlin un natuz asaD cagihisa ku zocnya Insha Allah wn arkeyna mr un😭😭
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@ikraandaahiryousuf7005
@ikraandaahiryousuf7005 3 жыл бұрын
Illahow ku istaagaa aamin luguhisa ku socdaa
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 3 жыл бұрын
@@ikraandaahiryousuf7005 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee #subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee kzfaq.info/get/bejne/pp6Jo7l6zcrYlo0.html
@caalamiarab1452
@caalamiarab1452 4 жыл бұрын
😔😭 cawada waxaan hadana dib ufiirsaday qisadaadii lama iloobaanka eheen ee [ 27 AOGUST ] 😥😭 abowe alle luko kuuma ween ee sabar kaada ayaa lafiirinaa 😑 inshallah ana cawada waxaan alle habaryaa ducada aan kuu duceeyay inuu ika aqbalo anika iyo musliminta kuu duceesaba 🤲❤
@harbiboyz7640
@harbiboyz7640 4 жыл бұрын
This Boy is more than Famous. He is Inspiration. God bless you. Keep going ☆
@deequshmaxamedsabriye4984
@deequshmaxamedsabriye4984 4 жыл бұрын
Qof walpa o qalbi leh wuu ka ilmeynaya qisadada wllhi waxeyna na bareysa inan ku tusalo qadano qadartada oo an rabigena ku shukrino wax walba oo no qoran oo lifetime. Allah cafimad taam haku siiyo🥺 . Jumca mubarak all muslims in here💕
@iamfarhiya
@iamfarhiya 4 жыл бұрын
Wlhi erayda asad uu dhahaya aya ii tabtan halasa wlhi la oyii wlhi inshallah abowe Asad waxan kurajyan cafimada degdeg aha thanks sis too for giving your time and listening to our brother’s story
@hibaaqibrahiim8058
@hibaaqibrahiim8058 3 жыл бұрын
He's a real Somali hero. He's strong inspirational. I love him soooo much . Everytime I watch him am motivated.
@queenmariz2763
@queenmariz2763 4 жыл бұрын
Walhi waan iska calool xumaa daaa hadiii laay soo xasuusiyo Alle dambi dhaaf Alle hakaaga dhigo🤔🤔💔💖💗🧡😍✌✌
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@queenmariz2763
@queenmariz2763 4 жыл бұрын
Oky wall qaaalii✌✌
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@@queenmariz2763 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@nureinhaji8744
@nureinhaji8744 4 жыл бұрын
Inta rajeenayo inuu asad luktiisa ku socdo like saar 👇🥰🥰
@mcaadam3813
@mcaadam3813 3 жыл бұрын
She says every single time (Alhamdulilah) I appreciate that. Masha alaah keep going sister.aaan is 🙏
@cashocabdulqadir7031
@cashocabdulqadir7031 4 жыл бұрын
Asad bro waa ku jecelnahay insha allh mar uun waad caafimaadi dontaa like mee asxaapta 27 oct 😘✌🙏
@muzcpapdalla2013
@muzcpapdalla2013 4 жыл бұрын
𝐀𝐬𝐚𝐝 𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐥𝐢𝐤𝐞
@owboola4848
@owboola4848 4 жыл бұрын
Epw mcn maalin waad ka xibidoontaa insha Allah Waan kula jeclahay wllhi wlaalkeena mcn Cimri dheer iyo cibaado suuban Amiin amiin amiin
@abdirahmanshomar6085
@abdirahmanshomar6085 4 жыл бұрын
Maasha allaah way qalbi fiicantahay waa walaal islaam ah Allxamdu lillaah
@diamondboss9644
@diamondboss9644 4 жыл бұрын
Masha allah gabadha waa gabar wanagsan🙏🏾🙏🏾✊❤️
@gacalohassan7905
@gacalohassan7905 3 жыл бұрын
Haa wlh lkn gabdhan Muslim miyaa waa qof wangsn
@sabiriina248
@sabiriina248 4 жыл бұрын
Anaa u horeeyo inta iga dambeso like dhac igu siiya waligey 10 like ah ma helin😭
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@sabiriina248
@sabiriina248 4 жыл бұрын
@@amiinmedia1609 waa ku saray wall
@abdirahmanosman8938
@abdirahmanosman8938 4 жыл бұрын
Insha allah mar un waan arki doona adiga oo lugahaaga ku socda 27August waa maalinta aad dhaqtarka la balansanthy wxn rajeynayaa in ay malintas noqota maalinta aad lugahaada ku socotid i.a
@ubahubah5407
@ubahubah5407 4 жыл бұрын
Watching this video makes me cry so sorry Asad be patient you will get your reward from Allah
@khaalidabdirahmaan2528
@khaalidabdirahmaan2528 4 жыл бұрын
illahy cafimad kaga haku soo celiyo wll🤲
@Jinoleyyy
@Jinoleyyy 4 жыл бұрын
Am first wlh😭 Alle hku shrfo Asad❤💯🙏
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@maryanmohamud3443
@maryanmohamud3443 4 жыл бұрын
Waanka xumahay 100% dhibkii kugaaray wll asad illahay dib hakuugu soo celiyo himiladaadi idam illahay aad lugahiina ku istaagtaan adigiyo inta kula mida wll mcn si niyada kugu duceeye rabigay hakuu aqbalo😥😥
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 calool xumo waaye wllh lkn alxmd hada qof qalbi wngsna thy alle haku xafido abowe❤🙏
@marizabby9140
@marizabby9140 3 жыл бұрын
When I hear de song kaltun I start crying realy😭😭😭 asad brother cafimad sare iyo cimri deer inshallah wallka an jeclahay
@daauudalihussein9766
@daauudalihussein9766 4 жыл бұрын
I’m First one ☝️ Asad hagio legend aan tageero keep going walalkey 💗
@xubihllow2532
@xubihllow2532 4 жыл бұрын
ilaahaw indhaha nooga qaad adigo lugahaga kusocda inta ilamidka ah ismuuji😢
@aiderouschinito4315
@aiderouschinito4315 3 жыл бұрын
Assad hagio I cried too coz it’s so sad to see your story but finally you looking so good now all thanks to Allah alxamdulillaah...
@user-go4cu6zw2i
@user-go4cu6zw2i 4 жыл бұрын
inta jecel inu asad lugihiisa ku istaago like please😭🙏
@aadannuuraadan874
@aadannuuraadan874 4 жыл бұрын
Masha Allah abowe Asad hagio waliga farax kunolow abowe hormar wacan Ayan ku leyahay abowe Asad hagio nice one my big brother keep going 💯🙏👌👍💖💔🇸🇴
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
Oww her voice remembring my english teacher😢🙏♥️ she is so owesom🥰
@mandeqadan9097
@mandeqadan9097 4 жыл бұрын
Keep going brother Asad...u are an inspiration for evryone...💖...welkam sister Hawa Berete.
@MohamedAbdi-wk8gr
@MohamedAbdi-wk8gr 3 жыл бұрын
Insha Allah waxan illahay ka baryaa inaan maruun arko asad oo lugihiisa ku socda 🤲
@umiilin8408
@umiilin8408 3 жыл бұрын
I’m crying 😢 😢😢😢 But Alhamdulillah that Allah recover you.. and may Allah bless you to live a long life years Ameen ya’rabbii
@kokobu127
@kokobu127 3 жыл бұрын
Walalo asad hajio waad ka kici doontaa insha allah Caafimaad ayaan alle kaaga baryayaaa🙏🙏
@halimamursal9886
@halimamursal9886 3 жыл бұрын
inta rab ta walal ken asad in lugihisa in u dib ugusacdo like sara
@zubeirahmed1798
@zubeirahmed1798 4 жыл бұрын
Ilahey haku caafiyo sxb alahana kuu gargaaro #guuleyso Gabadha waa qof farxaan ah masha alaah
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Team 27 International Ayaan noqonay ❤️❤️❤️ Asad Allaha ku caafiyo bro kista yar kuu dhiman caafimaadkaaga Allaha kaaga dhigo mid dhaqsi ku hesho
@zabriinamohamed4269
@zabriinamohamed4269 4 жыл бұрын
insha Allah waad ku socon doontaa lugahaaga mar walba waan kuu ducey neynaa inuu ilaahey ku caafiyo
@elmiisma2528
@elmiisma2528 3 жыл бұрын
ilaahow kuu soo celi lugahaagi inta jecel in uu saad luguhiisi ilaahy usoo celeyo like ya ha hilmaamin
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 4 жыл бұрын
Masha allah gabadha Englishkeda clear wayee wana qof muslima aad ban ugu faraxsanahay
@muminxhaka
@muminxhaka 4 жыл бұрын
Masha Allah gabadha waa gabar qalibi wanagsan taqanane qadarta alaah masha Allah good sister ❤❤❤
@Tiktok_Somalia
@Tiktok_Somalia 4 жыл бұрын
Hal mar aan u duceeno Wllken allow cafimadkis iso celi🤲
@raxmaali8859
@raxmaali8859 4 жыл бұрын
Inshalah asad lugihiso ku istagi doona waanu gadhi doona rajadu dunida ka kalaha adunyadu waa malmo kooban waxan ku leyahay farxad ku noolow inshalah
@deeqaluul3485
@deeqaluul3485 4 жыл бұрын
Mashallah keep going bro athigana cafimad Allah hakusiyo
@XSTV10
@XSTV10 4 жыл бұрын
Intii ila calool xumaday like sar
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 4 жыл бұрын
xaaa inoo xasuusisay waan ilmeyay ani xitaaa ila ila oysay like dhac igu sii😭😭😭😭😭
@kafiamijir849
@kafiamijir849 4 жыл бұрын
Alle ha ku xafido asad Inzha allah maaalin uun baa cagahaaga ku socon ALWAYS BE HAPPY N MORE DU AAA
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 4 жыл бұрын
Masha allh bro ajaanibta Muslimka ah soo badi ✋✋✋
@marwabintiyee9057
@marwabintiyee9057 4 жыл бұрын
So emotional wallai I can't stop crying when ever I watch this video 😭😭😭
@eidledaudalidhuureyofficia6021
@eidledaudalidhuureyofficia6021 4 жыл бұрын
Asad hagio zhp farxadada ayaan jeclahy allah keep you bro
@shadiyashacnirajokunool9780
@shadiyashacnirajokunool9780 3 жыл бұрын
Ax runtii mar walba oo aan daawanayo Tariikhda Asad xanuun badan ayaan dareemaa imada ma ceshan karo hal mar aan u wada ducaynu inuu alle usoo celiyo Luguhiisaha😭😭😭ilaahyoow adigaa Awoodleh ee Asad U soo celi Luguhiisaha yaaa rabi
@keyfosman6613
@keyfosman6613 3 жыл бұрын
Waa xanuun qof aanad Aqoon u lahayn adiga ku garanyn denbi galin iska toogo aakhiro hawl baa taala allaha haku caafiyo asad ✌️
@nimcoaden6763
@nimcoaden6763 4 жыл бұрын
Keep going brother one love
@nimcomuuse8401
@nimcomuuse8401 4 жыл бұрын
Asad wll waxaan ku rajeeynaa bilaha soo socdo in aad lugahaaga ku socoto insha allaah
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
@@nimcomuuse8401 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@nimcomuuse8401
@nimcomuuse8401 4 жыл бұрын
@@amiinmedia1609 haye wll
@umalkhayrducale9691
@umalkhayrducale9691 4 жыл бұрын
geesi Allah haku dhawro cafimad taama iyo ado lugahaga ku socdo bn ku rajaynaya
@leilaabdi4413
@leilaabdi4413 4 жыл бұрын
Walhi wan ilmeyay markan dawaday illahow natus asad oo lugihisa ku socodo Amiin
@sultaan_hareera1328
@sultaan_hareera1328 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii waan ka xumahay zxp Ilaahey ha kuu soo celiyo lugahaada wllkie qaaliyga ah Aamiin Aamiin
@princess_ashwaaqiiq7547
@princess_ashwaaqiiq7547 4 жыл бұрын
Yaa Allah cafimad sii inta xanuunsan daman😭😥🤲🤲🤲🙏
@user-to6sg3px3l
@user-to6sg3px3l 4 жыл бұрын
Wll asad cafimaad taam ah allah kusiiyo waxa tahay wll aanu jecelnahay 💯
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 4 жыл бұрын
Hadey somali ahan leheed waqti ma siiyeeen✊allaha subxana watacalla wxn uga baryaaa inuu cafimadkiiisa dib ugu soo celiyo🤲🤲🤲
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 4 жыл бұрын
Adigaa maanta dunida ayaa ku sugeysaa waxaa dhibaato qabo kuwa isdhahaya waa dhibateyseen ayaga ayaa dhibaato aduun iyo mid aqiro ka badan walalkay qaali keep going 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@ifraaxadan9331
@ifraaxadan9331 4 жыл бұрын
Mar 2waad wlle ilhey lugahaga hakuugu istaajiyo waan rajeynayaa taaa😭😭😭ilhey Haku cfiyo wlle qaaal
@ismahaanmohamed9397
@ismahaanmohamed9397 4 жыл бұрын
Bro luqada internationala hada kahadli lahayd malaayin ayaa kudawan lahayd wlhi iskuday ina somali bas ku koobnan
@cabdinuurmaxamuud6942
@cabdinuurmaxamuud6942 3 жыл бұрын
Maasha Allh Waa gabar farxad badan sxb maad guursatid
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
ILLAHEY HAKU SOO CELIYO LUGAHADA ASAD HAGIO LEGEND 👑❤️💯💯
@maxamedcabbdi9553
@maxamedcabbdi9553 4 жыл бұрын
ilahey Haku cafiyo walalkey Asad xaji uso duceyo walal asad😭😭😭😭😭😭
@anwarissa9063
@anwarissa9063 4 жыл бұрын
Asad’s story wllhi makes me cry subxanallah asad keep going bro 😔✊
@hazanahmed1877
@hazanahmed1877 4 жыл бұрын
Zhp qlih alle ayaa ku jecel qofkuu alle ka raalida yahay aduunkuu ku imticaanah tani waa aduunyeh asad haysdhiibin zhp qli hore u socoh never give up pro keep going ❤❤❤💙💜💚💋💋💋💋
@raaqiyaxiis2279
@raaqiyaxiis2279 4 жыл бұрын
Wllhy waan ilmeeya😭 markasstan arko history ga Asad allow na tusi isagoo lugiihisa ku socda yaa rabi 🤲
@kingaj3099
@kingaj3099 4 жыл бұрын
Insha allah one day lugahaaga waad ku socon doona❤❤🙏🙏 aan u duceynaa walalkeen🙏❤
@hudahani8346
@hudahani8346 4 жыл бұрын
Ilhey haku cafiyo wllka😭😭😭😭😭🇸🇴
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 3 жыл бұрын
Masha Allah asad hagio this girl is so good and perfect
@anisoabdule7093
@anisoabdule7093 4 жыл бұрын
Allow kuu hiili aboowe. Hore u soco abw ayagaa manta kaa dhib badan. Insh allh awoodaadii weey soo laban doontaa malin🤲 allah ayaa kubaryaa
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 4 жыл бұрын
Asad zxp caafimaad sariica ayaan kuugu ducaynaynaa♥️🤲 waxaanan arki doonaa adoo lugahaaga ku socda mar kale insha allah🙏♥️
@xamdixilkas6062
@xamdixilkas6062 4 жыл бұрын
Insha allaah mar un lugahaada waad ku socon doontaa🖑🖐🖑🖐
@dhamaysofficial2428
@dhamaysofficial2428 4 жыл бұрын
Mcha Allah keep going wllky Azad inaaa libaaxthy waxkle iskadaye hawadaa Ku oge alle lixaadkada hakuso celiyo bro Ku wataaa anuuuye
@kinhassan4426
@kinhassan4426 4 жыл бұрын
Masha Allah Asad🦁, I salute you man!
@najuabdiali6909
@najuabdiali6909 4 жыл бұрын
First comment maanta waa ani👏👏👏
@dhaxalsuge9005
@dhaxalsuge9005 4 жыл бұрын
Sorry bro #Alle waxn kaga barya in uu lugahaagii warkale ku istagto #Insha allah😭😭😭😭
@hanaahmed7233
@hanaahmed7233 4 жыл бұрын
Markaan salada tukado waan ku duceeyaa inaad mardabe lugahaaga ku socoto Ameeen yaa rabi 😢
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 4 жыл бұрын
Asad walakay wan oyaa markasta o aad ka shekayso tariikhidad Alx hada wad noshahay intaas wax lo dhigo ma jirto waxan ku faraxsanahay in maanta nolashada wadato sifiican hore u soco walakay wanigaana haniyad jabin ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🙏🙏🙏
@OmarMohamed-yn3zy
@OmarMohamed-yn3zy 4 жыл бұрын
Waxaan ahay the one of the best days for the next few days so see you at home later tonight and tomorrow night but I'm sure you will get a check from my school schedule
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@cayto2857
@cayto2857 3 жыл бұрын
Good english well done famo🤣🤣
@fatimamaxamed5557
@fatimamaxamed5557 4 жыл бұрын
😭😭😭 wllken malibnayaan kuwii zaa kuyelay waku jeclnhy ilahy cafimad haku ziiyo
@faizacabdala2470
@faizacabdala2470 4 жыл бұрын
Wlh bar walbo aan aan salaad tukanaayo waan idiin duceeyaa😭😭😭😭aboowe Asad insha allah waad soconeeysaa
@amindarwiish3261
@amindarwiish3261 4 жыл бұрын
Allaha xaqa lagu caabudo oo eysan jirin cid wax la wadaagto waxaa u sugnaatay Boqortooyo wax walba waad awoodaa Allow lama diidi karo wixi aad bixiso lamana bixin karo wixi ad diido astaamahaas oo dhan adiga ayey kuu sugnaatay falligaada ayaan kaaga caafimaad dalbeynaa ee Rabiyo noo caafi uguna dambi dhaaf walalkay asad hagio rabiyo xubnihisa u soo celi adiga ayaa awood uleh Walal waa ku ducenaya waliba si qalbi saafi ah 😭😭😭😭
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 4 жыл бұрын
😢😢😭😭😭😢😭 sorry wlhi Anaka dhan kawada xun Dhawacaga 27August History La ilaaweyn Somalia weyn wlhi Asad Alla Waxan Kaaga ßaryeena Lugahaga Ku soo Celsho i.a
@geesiofficial6022
@geesiofficial6022 4 жыл бұрын
WLLKEY ASAD HAGIO HORMAR WACAN IYO GOBANIMO INSHA ALLAAH
@niciimaabdillahi3908
@niciimaabdillahi3908 3 жыл бұрын
Mashalah alle aya Mahad lee alle caafimaad qab haku siyo wllky asada 😥🤲
@zuuzuuzimpa195
@zuuzuuzimpa195 4 жыл бұрын
Azad Hagio keep going pro dib ha ujeedzn abid ❤🤴
@hamdiadan5500
@hamdiadan5500 4 жыл бұрын
Ana ugu horeyo like ii saar 🤣😂
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 жыл бұрын
Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
@@amiinmedia1609 ana iisar
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 4 жыл бұрын
Abowe asad gabadhaan musil miyaa waay waxaay dhaheesa axl iyo inshallah iyo mash Allah
@sakariyesunaariofficialcha2971
@sakariyesunaariofficialcha2971 4 жыл бұрын
Oo ma indhaha isku haysa xijaabka ma aragtid
@mustafhusien3929
@mustafhusien3929 3 жыл бұрын
musln wey tahy iny xijabka allah ku hanuniyo iny is asturto aamin
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 жыл бұрын
Hah wllo
@samn9064
@samn9064 4 жыл бұрын
Waa qiso aad u xanuun badan Allah Subhana watacala ha ku xafido waxana ku rajeynaya malin in lugahaga ku istagtid 🤲🤲🤲
@ramloherow6255
@ramloherow6255 4 жыл бұрын
Masha Allah gabadha wa muslimad aad ayey u adegsanesaa hdallo wngsan masha Allah
@qaaliaxmed2695
@qaaliaxmed2695 4 жыл бұрын
Aad ayan ugu xumaday wllhi 😢 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@geesiofficial6022
@geesiofficial6022 4 жыл бұрын
WCS WLLKEY ASAD HAGIO
@amreetoabdi4672
@amreetoabdi4672 4 жыл бұрын
Asad abowe mar wlbo waa ku duceya caafimad taam alle haku siyo insha allah
REER BURCO WAAN IDIN WATAA GABDHO QURUX BADAN OO ASAD HAGIO AMAANAY
13:11
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
格斗裁判暴力执法!#fighting #shorts
00:15
武林之巅
Рет қаралды 82 МЛН
Did you find it?! 🤔✨✍️ #funnyart
00:11
Artistomg
Рет қаралды 121 МЛН
MUDDO KA DIB WAAN KULANAY
15:04
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 458 М.
YAA AAMINAA GAME GOD QAYAANO HA QODIN
16:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 415 М.
PRANK Ku Sameeyay ARIMAHEENA iyo ASAD HAGIO Maxaa nakala Qabsaday...
16:02
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 370 М.
XUKUMO FROM INSTGRAM  KOKO GIFT UGEEY?
20:06
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 332 М.
PRANK DHUUSO OO REMOTE KU SHAQEENAAYO hhhhh YAA DHUUSI ADI MAA DHUUSAY
10:14
YA SI FIICAN II YAQAANO KOKO MISE AMIIRA GUUR MASOO MARAY
12:29
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 328 М.
GIFT:- ARIMAHEENA WAXAAN U GADNAY DJI DRONE
19:35
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 364 М.
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
ArimaHeena
Рет қаралды 807 М.
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН