WEBSITE AAD 1000 $ BISHII KA SAMEYN KARTID FULL TUTORIAL FIVERR

  Рет қаралды 101,603

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 жыл бұрын

/ gelle_bashir
/ abdirahman-bashiir-809...
www.fiverr.com/support/articl...
gelleschool.thinkific.com/cou...

Пікірлер: 288
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
instagram.com/gelle_bashir/
@usaamehassanali3047
@usaamehassanali3047 3 жыл бұрын
codka maka roofan u istic maal pro wuu gaaban yahy
@faaisoqaali5913
@faaisoqaali5913 3 жыл бұрын
Xagen kahelaa hadan paly istorka kasodagsan
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
@@faaisoqaali5913 google k qor website magaciisa wll
@faaisoqaali5913
@faaisoqaali5913 3 жыл бұрын
Wall sida loofurayO video noogasosame
@mohamedaje6319
@mohamedaje6319 3 жыл бұрын
Asc bro ad ayaa oo mahadsan tahaye sxb sarey wayo wax badan ayaan ka faidey sxb lkn xagey lagal so xarir whatsapp
@baashe12chanel43
@baashe12chanel43 2 жыл бұрын
ustaad horta malinkasta waxaad nozo bandhigta sida lacag loosameeyo iyo sida account lo sameysto lkn mxd uga hadliweysa sida lacagta loo baxo welipa adoo adi kala baxaaya
@abdiwahabadanyacqub1914
@abdiwahabadanyacqub1914 3 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsanthy dadaalkaada iyo sida dhalinyarada aad u caawineysid
@jabriilwadani457
@jabriilwadani457 2 жыл бұрын
Tnx Mr Gelle Wax badan Baan ka fahmay
@hadooshmk6386
@hadooshmk6386 2 жыл бұрын
Masha allah wll adbad u mahadsantay lkn su al aad igu taaganba raba inad iga jawabtid. Sideen qofka lacagta ukala qadanaynaa ma carbuunban ka sii qadimaa mise markan udiro document ga ayunbu iso diri isna? Pleas cidi rabta iyana inay ogaato like 👍 sara.
@fardusfardusali4355
@fardusfardusali4355 2 жыл бұрын
Wad mahadsanthy lkn wllo wan fahmi wayey ad weliba
@aliabdimohamed7128
@aliabdimohamed7128 2 жыл бұрын
Thanks ustad 🙏
@axlaamabdi823
@axlaamabdi823 Жыл бұрын
Asc wllo hoodo mad tijabisay shaqadan
@abdifatahomarmohamed6550
@abdifatahomarmohamed6550 2 жыл бұрын
Thank you pro so much!
@DiiMBAA143
@DiiMBAA143 2 жыл бұрын
Geelle mahadsanid.
@mohamedabuukar7262
@mohamedabuukar7262 Жыл бұрын
Marka hore mahadsanid. Ustaad waxba lagaama fahmaayo waayo Sida aad u sharraxeyso ma ahan si dadka ay fahmi karaan.
@user-lh7ho4co6l
@user-lh7ho4co6l 2 ай бұрын
Ma ila aragtay horta lama fahmaayo ustaadka qeyr allaha siiye
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall , lakiin qaabkeee wax u turjumin? Lacagtaa shaqaysatana qaabkee kuuso gaaari oo ulabixin ❓ Thnks
@mhdhanad1456
@mhdhanad1456 3 жыл бұрын
Zhp vidio labaad ka soo samee Oo ah websitekan oo aad caadi U dhisaysid macnaha mid cusub Oo aad samaynaysid waan ku wareegtay wllhiye Codsigaygaa ii tix gali plz
@yaxyecalichannle77
@yaxyecalichannle77 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay saaxiib aad u badan waxaan u baahan nahay macluumaad dheeri ah oo ku saabsan ganacsiga internetka
@niikoofficial6792
@niikoofficial6792 Жыл бұрын
i am very honest person. And i go my best level to
@Bedria123
@Bedria123 6 ай бұрын
mnsha allah wll
@ibrahimmahamed2585
@ibrahimmahamed2585 11 ай бұрын
thanks a lot teacher
@OGSOOR
@OGSOOR Жыл бұрын
Thankz Zxo ❤❤
@saadaqnazerahmed6606
@saadaqnazerahmed6606 2 жыл бұрын
Thanks geele aad baad noogu faa’iideysay
@hayfaladan8165
@hayfaladan8165 3 жыл бұрын
Ilahay haku Barakeeyo wll جزاك الله خيرا
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thanks wll
@gamingchanneldls23
@gamingchanneldls23 11 ай бұрын
Asc wall wad ku mad santahy lakin aniga man fahmin wall
@gamingchanneldls23
@gamingchanneldls23 11 ай бұрын
Naga cawi waxii maclumad ah
@JackCadnaan-d3t
@JackCadnaan-d3t Жыл бұрын
Tnx teacher ❤️❤️
@homemadadaalo7939
@homemadadaalo7939 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo casharada Noo soobadi
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
ok wll
@umcumar5978
@umcumar5978 2 жыл бұрын
Shukran
@izzocabdi2998
@izzocabdi2998 3 жыл бұрын
Ok bro blse waxan ku weydinaa sideen lacagta ugu baxsan karaa hadii aan ka shaqreyo cml wll
@DiiMBAA143
@DiiMBAA143 2 жыл бұрын
I'm somali job online seeker and interesting yours superlative videos of how to make money online.
@usaamehassanali3047
@usaamehassanali3047 3 жыл бұрын
sxb waaa soo badi vidio yaashaan cml wiliba wax lahuba somalidaan views raadis waayay wixii been aha dhaga ilaali pro
@Shaabi888gmail
@Shaabi888gmail 2 жыл бұрын
ustaad geele bashir
@qaysadde287
@qaysadde287 3 жыл бұрын
kaabo waxaa aan ku dhhy hadal badan waa kuu caajisnee ee kahadl kliya muhiimadda io qaabka lacagta loogu sameeyo io meelaha laga laayo ookliya
@asliabdukadir
@asliabdukadir 2 жыл бұрын
Oh thanks wll lkn lacagta sida loola baxo nala soo wadaag anaga waxaan isticmaalnaa evcplus😩
@xaliimoqaali8467
@xaliimoqaali8467 2 жыл бұрын
masha allaah wll wad mahdsanthy waxanse ku weydinlaha ingilishka hadan aqoon sideban somali ugu badali kara ama arintan ugu shaqeysan kara mahadsanid wll
@queenanuush9119
@queenanuush9119 2 жыл бұрын
Google translate isticmasl
@NASTEEXO-LadanSTYLE
@NASTEEXO-LadanSTYLE 2 жыл бұрын
M.a ustad qeer alle haku siiyo ee waxa ino shegta qabka lacag ta an ku helayo iyo qabka lola bixi karo plz one vedio 👏
@IsxaaqYuusuf-ul9fb
@IsxaaqYuusuf-ul9fb 19 күн бұрын
Moobaylka kusamee wll
@husseinjeilani5220
@husseinjeilani5220 3 жыл бұрын
Lacagaha sideen ku qaadan ma inaan bank acount lahaado miyaaa shardi ah
@qaroofow
@qaroofow 2 жыл бұрын
Thanks for your assistance. I already downloaded this app but I like to know more about how to use and earn money. I also request you to explain how add music on nature videos which you previously uploaded but still extra explanation needed. Thanks
@awaleisse6061
@awaleisse6061 2 жыл бұрын
Tell me the app name please
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
Gele zxp cashiradan noso badi wll Somalidu reaction iyo balayo ayay ku mashqulen wxi faido ugu jirto wayka cararaan Mahadsanid gele zxp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@faaisoqaali5913
@faaisoqaali5913 3 жыл бұрын
Wall inaa laktob hesto miyAa shardiyaa mase telkyga wan ku istic maalikarA midkle ma paly istorka laga soodagsana sida borgaram yada looga sodagsado mahdsn I'd wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
@@faaisoqaali5913 haa wll Mobile kaga wad ka isticmaali kartaa. may kaliyah website bad ka sahaqeyneysaa . APP uma baahdind wll
@aftahantv2825
@aftahantv2825 2 жыл бұрын
Thanks sxb Haddii aan su,aal ku waydiiyo Website kani ma si dhab ah ayaa lacag looga helayaaa?
@suhaybabib1349
@suhaybabib1349 Жыл бұрын
Haa walaal
@yuusufraaghyabdilly2665
@yuusufraaghyabdilly2665 2 жыл бұрын
Brother waa fikrad wanaagsan lkn waxaan ku weydinayaa qaabka aan ku helayo lacagta
@samraamo8912
@samraamo8912 3 жыл бұрын
Asc walal bashir marko mahadsanid sida wanagsan e ad walalaha hormarka ula rabto, 1. Markan is diwan geliyo o shaqada bilaba lacagta daily may uso dhecee mise monthly, 2. Xagey lacagta igu so diraayaan, wala bal iso jawab
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Wasalam wll video kale bn ka sameeyey qeybta lacagta iyo qaabka loogu xirto bro . Kas daawo playlist wn u sameeyey oo weyba isku xig xigaan videos ka bro
@billeaadanfaarah3205
@billeaadanfaarah3205 2 жыл бұрын
Asc wlll waan ku salaamay.wall wxan.kaarabaa.in.wxa kafahmo ablkeshinkaan
@KB-hv5ve
@KB-hv5ve 2 жыл бұрын
Wll shopify qaapkee loo izticmaali karaa. Sidoo kale bank lagugu soo dirayo lacagta aad shaqayso Waxanan jooga jijiga,Ethiopia. Ee bal ila soo wadaaag muhiim ayuu ii yahye please
@ahmedcali8054
@ahmedcali8054 3 жыл бұрын
Gelle bashiir wll wxaaa kaaaa rabaaaa xgeee kaala Soo xidhiidhaaa wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Instagram kayga wll
@abdisamadmohamud8191
@abdisamadmohamud8191 2 жыл бұрын
Side ugu fudud anoo dalka jooga uga faidaysan karaa.
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 2 жыл бұрын
Uataad arabiga ayaan rabaaa inn tarjumo iga caawi
@abdirahmanabdullahiali217
@abdirahmanabdullahiali217 2 жыл бұрын
Asc sxp geele bashiirow marka hore waanku salamay marka xigtana sxpw sida aad wax u sharxayso Accademic ma ahan marka aad wax noo sharxayso iskuday in aad qodob qodob u udul istaagto oo qodobkiiba aad waqti siiiso
@mariamabashir4076
@mariamabashir4076 2 жыл бұрын
wall mahadsanid mesha attach file ku qorantahy document mala gelinaya
@cumarmaxamud7282
@cumarmaxamud7282 3 жыл бұрын
zxb marka side lacagtad shaqaysataylaguugu warejinaya se ma computer unba lagu shaqaynkara ?
@adam.somali643
@adam.somali643 2 жыл бұрын
Ustaad dhalin yarada somalia jogtaa mid ay lacagta laka bixi karaan Baan rabnaa
@aliia389
@aliia389 Жыл бұрын
waan jeclahay video yaashada
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
Thanks wll
@HassanAbdirahmanHassan-z6e
@HassanAbdirahmanHassan-z6e 17 күн бұрын
Wan Raba koorsoyinkada in aan Barto sideen isku diiwaangaliyaa ustaad gelle bashir
@ahmedosman7684
@ahmedosman7684 3 жыл бұрын
Warka nagu badisay wll soo koob cashirkana horay u gal mhdsnd
@mahadsaedsoleyman7091
@mahadsaedsoleyman7091 Жыл бұрын
Thanks wll ma computer ubahan yahay
@maxamedmaxamuud3544
@maxamedmaxamuud3544 Жыл бұрын
May uma baahna
@yaasiinabdi1784
@yaasiinabdi1784 2 жыл бұрын
wll abdi rahman waxan.ahay macaamisha ku xidhan canalkaga waad mahadsanthy
@abdi-muddalibaliaraale7369
@abdi-muddalibaliaraale7369 2 жыл бұрын
Wad mahdasnthy ustaa video hada ayan arakay ee website fiver hda maka shaqyn kara mise shaqo jojin aya lagu samayay mahdsnid ustada
@ayaankeyf8361
@ayaankeyf8361 Жыл бұрын
Wallow inaan wax ku weeydiiyo ayaan Rabaa ee xagee kaala xiriiraa wall
@mastarqalinle8135
@mastarqalinle8135 2 жыл бұрын
Asc wll soodha woow aniga miyaad isamaynigarta
@farxaanfarkayso
@farxaanfarkayso 2 жыл бұрын
Lacag waa laga samayn Kara lakin dadka waxa Ku adag siday ula bixi lahaayeen taa weeye mushkiladu madaxeey
@Abdihakiim.
@Abdihakiim. 2 жыл бұрын
Sxp waxay dhibaato naga hay staa dhanka lacag qaadashada Iya doon kaararka onileka aadan haysan Mala guu soo diri arkaa golis ama kaarkaad khadka ku isticmaalaysid
@HEALTH_FOODY
@HEALTH_FOODY 2 жыл бұрын
Bashirow Hadhow Sideen Lacakta Ugala Baxaa
@umuamran978
@umuamran978 2 жыл бұрын
Walal.maarkaan buuxeeye waxyalaha un approved buu leeyaahy
@Shaabi888gmail
@Shaabi888gmail 2 жыл бұрын
asc bro wn ku slamy waxan jogaa somalia sxb waxaan sameeystay user iyo password marka fiverr company marka turjumaan ahaan in aa iga caawisid bro thank
@chamofuny4714
@chamofuny4714 3 жыл бұрын
Asc pro habkee ayaan u shaqeynaya
@abdiaziiz6097
@abdiaziiz6097 Жыл бұрын
Zhp mahadsanid sidee lacagta account igu so dhacaysaa
@abubakarhalane2342
@abubakarhalane2342 3 жыл бұрын
Ethiopia ayan Jooga maka Shaqaysan Karaya wll
@abdirhmaanomer8803
@abdirhmaanomer8803 3 жыл бұрын
Asc wll Aad baad U mhdsnthy saad walaalada soomalida Ula jeceshahay horumarka ee casharada Noocan ah soo badi insha allaah horena U soco ayaan Ku leeyahay Dheg ha U dhigin kuwa ku niyad jebineya . Ee su aal baan qabay oo ah side acountkayga Ugu xiri kara yacni master card siden Ugu xidhi kara
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Qeybta payment method tag kadibna halkas MasterCard kaga wll oga xidh. Thanks
@hassankaafi4880
@hassankaafi4880 3 жыл бұрын
@@GelleBashir wll wax ka raba games oo perfect money leh ka soo hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok
@qaysadde287
@qaysadde287 3 жыл бұрын
zxp maxaad video walba oo lacag laga sameeyo maxaad ugu soo dar la'dahay qaabka lacagtaas loola baxo aniga natusaaya qaabka mar wlba waxaa aad noo sharaxdaa oo kliya qaabka looga sameeyo lacagta marka saaxib waa yaabanahayee ee video yasha isku day inaad kusoo dartid qaabka lacagta loola baxo adigoo laga baxeysid waana mhdsn thy zxp intaa aad nooo faaideyneesid inkastoo aan mobile ka kusameeno aan computer lahaysanin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Part 2 ka baa lacagta kuso direy ee daawo bro 😎
@muhanad621
@muhanad621 3 жыл бұрын
@@GelleBashir link isii antabte
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/bs6EitucnLW-Zo0.html
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Wax yar baa ii dhiman soo duceeya asxaabeey inaan ku guulayso
@iklasyusuf9774
@iklasyusuf9774 Жыл бұрын
Asc wll mad kugulysaty?
@dawoyare747
@dawoyare747 8 ай бұрын
Asc bro gelle sxb ad ba u mahadsan tahy. Sxb qolyaha Toptal la dhaho oo project ban bixin yidhahda lkn registration fee ka qadaya bal qolyaha xog ma ka hysa inay real yihin am fake yihin
@mohamedgacal1730
@mohamedgacal1730 Жыл бұрын
Thanks
@XubullIslaamReelmagaal
@XubullIslaamReelmagaal 4 ай бұрын
Walaal waxfudeet nooraadi
@abshiraxmed5376
@abshiraxmed5376 2 жыл бұрын
Mudane sidee master card ama paypal u samaystaa anoo jooga somalia
@abdikarimkabeh9602
@abdikarimkabeh9602 3 жыл бұрын
Qab kale ma ishegi kaarta aan laacagta guku sodiro PayPal account waxa ba igu majire
@moztaphe4334
@moztaphe4334 2 жыл бұрын
Sidee lagacta loogala baxayaa marka?
@ikraminahmowleid8993
@ikraminahmowleid8993 2 жыл бұрын
Sidee lacagta loola baxaa soo bandhig
@drsocial6889
@drsocial6889 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@educationunit4643
@educationunit4643 2 жыл бұрын
asc walaal geele sxb waan sameestay lkn waxaan ku dhibanahay gigga qaab aan u hagaajiyo ayaan la ahay waxu iiso qorayaa you don't have any active gigs,marka igu caawiya hadi ay wax qalada jiran iyo hadi kale
@ahmednour1078
@ahmednour1078 2 жыл бұрын
Ustad hawl wgsn bad wadaa mobil ma lagu Samayn karaa
@kinghamsesuge7882
@kinghamsesuge7882 9 ай бұрын
Ustaad account kyga qaabkeen ugu xidhiidhinkaaraa?
@cumarcalitube2602
@cumarcalitube2602 2 жыл бұрын
sxb hda mashaqeeyaa
@user-xq3wx7co7y
@user-xq3wx7co7y 9 ай бұрын
Good bro it ok
@sahalyusuf5377
@sahalyusuf5377 3 жыл бұрын
Wlalkey ma hayo vedioga ah fiverr sidee lacagtaa shaqeeyo igu wareejinsankaraa bankigyga
@HORYAALMEDIA98
@HORYAALMEDIA98 Жыл бұрын
dhibka kaliya oo ihaysta waxa uu yahay chanelda aan rabo inay isacidan oo aan jwb karabo jwbtooda maba arko aqontii oo laguu shegayo wadadeedane ka lumaysid oo garab kucaawiya aan lahayn iyo meel aad kahesho waan jclan lahaa in aad iiso jwbto bro
@educationunit4643
@educationunit4643 2 жыл бұрын
Walaaal adoo mahadsan waxaad noo so didhaa watsappkaa gaarka ah si aan macluumaad dheeri kuu waydiiyo
@m.yariiso.official3662
@m.yariiso.official3662 Жыл бұрын
Asc sxb waxaa rawaa inaa inga caawiso
@aaminaismaciil2258
@aaminaismaciil2258 2 жыл бұрын
Waxba kamaanan fahmin wll gaymamka kasohadal
@khadaraadan-id4vr
@khadaraadan-id4vr Жыл бұрын
Niyo hada runtaa miya 😮
@amirhaji4397
@amirhaji4397 3 жыл бұрын
Waad mahdsn thy ustad lkn sidee lacagta ugula bixi karaa neh.
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Wn kasoo hadlayaa wll inshallh
@mustaphamohameddahir5344
@mustaphamohameddahir5344 3 жыл бұрын
I
@xuseenshekhcumar8727
@xuseenshekhcumar8727 3 жыл бұрын
Aniga Somalia joga sede la stayda kuheli kara
@khalidIbrahimmuxumed
@khalidIbrahimmuxumed 4 ай бұрын
Anigu waxa hayta mobile ee ma ku sameeyta
@SADAAM293
@SADAAM293 2 жыл бұрын
Walaal si caadiyah noo fahansii
@mohanaz_5590
@mohanaz_5590 2 жыл бұрын
Halmar ino so same adigo account kaga lacag kaga baxayo by online
@mohaahmett
@mohaahmett 2 жыл бұрын
markad kashaqysato qaableena uga lasobaxaysa lacagta
@mohamedadan8445
@mohamedadan8445 6 ай бұрын
Bro step by step noogu sharax as beginer first halka laga bilaabayo mahafsanid
@liibojo5509
@liibojo5509 2 жыл бұрын
Wllhi ila.hada wax makafahmin
@xassanxusseinofficial2898
@xassanxusseinofficial2898 2 жыл бұрын
Maxa u fahmi LA dahy
@abdalehusseiniman2814
@abdalehusseiniman2814 2 жыл бұрын
😂😂😂
@liibojo5509
@liibojo5509 Жыл бұрын
@@xassanxusseinofficial2898 oky waa ku arky
@liibojo5509
@liibojo5509 Жыл бұрын
@HimiLØ Official aaamiiin edo
@abdifitaxomar2419
@abdifitaxomar2419 5 күн бұрын
😂😂 sido kale nio
@afraxxuseen6673
@afraxxuseen6673 2 жыл бұрын
Sxp wada mhdsnthy
@abukarosman2360
@abukarosman2360 2 жыл бұрын
Sxb aniga uk ayaan joga meel aan kala xariiro ma heli Kara
@asmayare7814
@asmayare7814 2 жыл бұрын
Markaa ma google ayd ku qoraysaa website ka wll
@abdullahiok7766
@abdullahiok7766 2 жыл бұрын
Nio taleefan maku isticmaali karaa sxb
@ziciimcadde4660
@ziciimcadde4660 3 жыл бұрын
Sxp sidee lacagta ula baxaa kusoo dar teeda kalen qofka aan u turmjumida u sameenaayo sidee ayuu lacagta iigu soo dirayaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Videos kale bn ka sameeyey bro dawo
@ziciimcadde4660
@ziciimcadde4660 3 жыл бұрын
@@GelleBashir ok walal aadaa u mahadsantahay bro
@saeedmohamed9480
@saeedmohamed9480 2 жыл бұрын
Dadka howsha loo qabanayo ma automatically, kugula soo xariirayaan, mise mar mar lee halaaa.
@fatimaahmed6041
@fatimaahmed6041 3 жыл бұрын
Ma muhiim baa inan computer isticmala
@HassanMohamed-iz1eq
@HassanMohamed-iz1eq 3 жыл бұрын
Walal Gelle Waxaa fcn inad grupp Linus sameyso 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Inshallh bro thanks
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 2 жыл бұрын
Waxa somalida ku badan dad wax an jirin veiw ku raadiye ma laga yaaba inaad veiw raadis tahay sxb
@bashiiroromo7689
@bashiiroromo7689 3 жыл бұрын
Wll barnaamijka asigoo telefoon ah soosameey adigoo raali ah
WIILKAAN SII FUDUD AYUU MILYANEER KU NOQDAY
8:22
Hosow Pro
Рет қаралды 38 М.
6 waxyaabood oo dhameyn kara bateriga telefoonkaaga.
10:15
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 26 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
What's Your ENGLISH LEVEL? Take This Test!
21:31
Brian Wiles
Рет қаралды 1,7 МЛН
Doorashadiisa Qurux Kaliya Ayuu Ku Saleeyay
12:39
Hosow Pro
Рет қаралды 48 М.
Waatan Cadeynta Lacagta Youtube Shorts-ka
6:51
Hosow Pro
Рет қаралды 34 М.
Waar  Daag. Daag  Ah
15:08
Som tv
Рет қаралды 482
How to Create a Custom WordPress Theme - Full Course
2:32:35
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 1 МЛН
InDesign Beginner Tutorial
3:58:51
Learnit Training
Рет қаралды 1,4 МЛН
أقوى موقع الربح من الانترنت شرح موقع فايفر Fiverr | الربح من فايفر
8:05
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН