No video

Weydiimo Xalqada 2-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

  Рет қаралды 81,552

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Weydiimo Xalqada 2-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

Пікірлер: 143
@hassanabdullaahimuqtaar
@hassanabdullaahimuqtaar Жыл бұрын
Mashallah tabiyaha barnamijka waa heer sare muhiimadu waa fahanka iyo laqabsashada qofka bani,admka ee waxan rajaynayaa inaad laqabsan doontiin tabiyaheena sidaan ula qabsaney tabiyahrenii hore cabaas
@deeqaluul3442
@deeqaluul3442 Жыл бұрын
حذف ض
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 Жыл бұрын
Mashallah wiilkn waa wiil alle isku xidhay mshallah hnblyo abowe inshllah
@AminaahmedAminaahmed-oo9su
@AminaahmedAminaahmed-oo9su Жыл бұрын
Wlhi bilahi wilka ku farxy mnsh allh waxana oga farxy hesaha iskuma ficnin buyiri keep going bro
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
We miss Cabaas cos program ka xamaasad ayuu uyeeli jiiray and cod kiisa was clear Astaan when is Cabaas. ❤❤❤❤
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын
Haah waba na xumeyeen cabaas lagendry ahaa
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Yaaa kuso dirsaday
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын
Cabas waxu sameyn jirey xamasad an cadi aheyn Lagendry tar tami jira garanaya
@mahadisse1801
@mahadisse1801 Жыл бұрын
Intaa tarawiih ka timid like ii saraa FADLAN Waligay ma helin 50likes
@abdiveli4661
@abdiveli4661 Жыл бұрын
ilahow Somali hayga adejin oo hada maxay ka raban wilkan dayar ka ah misana mustaqbalka wngsan ee codka talmon Leh. We miss cabas who is cabas before weydiimo MA aqon Hora laheden war Umada nabad galsha oo shalay. Iyo. Manta Kala Barta
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Waa iska caadi dadka lakin ayagaba ka heli doona wiilkan waqti sii 😂❤
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 Жыл бұрын
Mashaa alaah wiilka wariyaha ah wariyihii radio muqdisho maa dhalay
@Ramlo275
@Ramlo275 Жыл бұрын
Wllaheyga iiduceeya muraad baan leeyahey inuu ilaahey iifududeeyo 😭🥲
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Allha kufududeeyo wllo
@abdinurmohamed8932
@abdinurmohamed8932 Жыл бұрын
Ilahee ha ku la karabkarro❤❤😊😊
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 Жыл бұрын
Muraad khayr ku leh haduu yahay Allah haku fududeeyo
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Жыл бұрын
ilaahey muraadkaaganoo kheyr Ah hakuu sahlo Aniga xitaa waan leeyahay muraad iisoo ducey
@nuramohamed392
@nuramohamed392 Жыл бұрын
Allaah haku fududeeya Inshaa Allah 🤲
@zamiramohamed1271
@zamiramohamed1271 Жыл бұрын
Ramadan mubarak somalia mohamed cafimad ku sooma❤
@hafsahabdi9979
@hafsahabdi9979 Жыл бұрын
From jamacda umada gaheyr❤😂🎉hambalyo siyaad
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Gool insha Allah
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136
@abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Жыл бұрын
Inta taraawix aadi rabto like ii saara 😂
@falastiincabdiraxmaan9167
@falastiincabdiraxmaan9167 Жыл бұрын
Wakuu saray
@hafsahasow7669
@hafsahasow7669 Жыл бұрын
Ma sacan😂
@mustafeabdulaahi5421
@mustafeabdulaahi5421 Жыл бұрын
Mp9ULñ75n lpy7ll7l8l8ni 9gpiiuuubphwk n 6 7
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak wlalkey qaali keep going ad Ayan u jaclahay barnaamijkan
@horizoncomputer9699
@horizoncomputer9699 Жыл бұрын
WE MISS ABAAS ABDI WE REQUEST THE ASTAN TV PROGRAM TO RETURNTHAT MAN HE IS A INTELLEGENT BAGOON..... LOOKING FORWARD YOUR POSITIVE ANSWER ...THANKS IN ADVANCE.
@luulxaajicaliluul1527
@luulxaajicaliluul1527 Жыл бұрын
Haa wllahi cabaas aa qatar eh❤🎉
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 Жыл бұрын
M.a wlh wu dadaale wilka nasiib iyo aqoonba wuu isku kaashade🎉🎉 congratulation
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Hello Astaan TV Waydiimaha si wacan looma arko.
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah 👍
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 Жыл бұрын
Mashallh allh yu baarik
@apdullahimohamed5120
@apdullahimohamed5120 Жыл бұрын
Keep going bro
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
3 years ayan firsanaya wana jeclahay barnamijkan . Haday suurta gal tahay wariyihi hore noso celiya ama qof xiiso uyelaya please. Wariyahan maxumo lakin wuu qabow yahay 🙏🏿
@Daahirfarax
@Daahirfarax Жыл бұрын
Lkn barnmijkan soon kahor baa ladiyariyay wax hada socda maaha
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
Ok dahir Mahadsanid bro
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Wiil kanaba aniga ku heysta codkisa 😊😊😊❤masha Allah
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
​@@Daahirfarax hda lma diyrin myaa
@iswiiti7413
@iswiiti7413 Жыл бұрын
Wiilkaan weriye ween oo Radio muqdisho kashaqeenjiray wana kuheestaa weriye degen waye
@faaidyare
@faaidyare Жыл бұрын
Wariyaha Waa Top
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 Жыл бұрын
Asc ASTAAN TV iyo Dhamaan Umada Soomaaliyed 👋⚘️ Ramadan Mubaraak, ⭐️🌙 Dhamaantin ❤️🥰
@nuramohamed392
@nuramohamed392 Жыл бұрын
Wcs sidoo kle Ramadaan Mubarak 🎉
@eismailsadi321
@eismailsadi321 Жыл бұрын
aad ayaan ula dhacay tabiyaha barnaamijka runtii waa nin ka muuqato professionalism waxaa rajeynaa in loo daayo tabiyahaaan insha alllah sidoo kle waxaa rajeynaa inaa sanadka dambo kasoo qeyb galo barnaamijkaan haduu alle idmo insha allah
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Laba qatar nagu ah ayaa isku qaladeen maxamed suleebaan tubeec iyo xassan adan samatar.
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Waan kaxumahay walal
@Kheyr_show
@Kheyr_show Жыл бұрын
Su.alaha tarikhda Dalka kuma badna dunida xata diinta wa ku yar yhin wax ha laga bedelo umada somaliyed hees iyo mahmah ma ahan oo kaliya tarikhda weyn aya lenahay aniga ahan barnamijka kama heli si aad ah
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Qoraalka Su,aalaha Sfcn Loma arkaayo wlh dadka weydiiya sanadkan maxaa qaldan Astaan TV 🙏🏻
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Ad weyn si fican loma arko lkn waa laa aqriin kaara sxb
@nafisafarahmohamed2470
@nafisafarahmohamed2470 Жыл бұрын
Sanadkaan waxbadanaa ka qaldan barnamoka weydiimo
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Guuleeysta astaaneey iyo walalaheyga gaaljeceka nahay o astaan ah Ramadaan kariim dhamaan rer astaan iyo Soomaalideyda aduunk love dhaxdeena❤.
@cabdiyare7654
@cabdiyare7654 Жыл бұрын
Astaan gaaljecel maa leh
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
@@cabdiyare7654 hooyadaa maaleh?!! dadka iskalena mesha hakenin yariisoow.
@cabdiyare7654
@cabdiyare7654 Жыл бұрын
@@yasir7210 qof qabyaalad dishaa tahay 😁 wllheyga gaaljecelka Maxey thy micnaha
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
@@cabdiyare7654 Ana eh. Cunugga sideed sana kaweynaha lafactahay adeer ha iso daba galin markale ok?!
@sayidcalicosoble2261
@sayidcalicosoble2261 Жыл бұрын
Wariyaha codkiisa waa hooseeyaa
@fardowsa55
@fardowsa55 Жыл бұрын
The host is great Masha’Allah
@Ali-rn4zt
@Ali-rn4zt Жыл бұрын
Inta afuroso like saar😂😂
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
KZfaq ❤
@abdirahmanmohamed2046
@abdirahmanmohamed2046 Жыл бұрын
Mashh cabaas aaway
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade Жыл бұрын
Program'ka waa mid wangsan lakin wax lala qabsaday Cabas cabdi lakin sidan warka ku hayo Ramadan ka hor ayaa la duubay programka
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 Жыл бұрын
Qofka marka hore u sharax inta aadan u wicin qofka caawinaayo 30 second aad aye u yar tahay marka hore isheg in u suasha iyo jawabaha hal mar u wada aqriya si qofka kale dhaqso ogu so jawabo
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 Жыл бұрын
Cabdi tahliil ayaa qaday sxb
@hiilwalaal8251
@hiilwalaal8251 Жыл бұрын
Cabas abdi kulaha barnaamijkaan
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 Жыл бұрын
Cod ahaan cabaas iyo inkaan cabaas coda clear ahaa lkn habtabinta wariye nomo inakaan wataa but we miss you cabaas Abdi (Hello hebel waa cabaas Abdi Asataan TV waxaa ila jooga sxb kaa hebel )
@AxmadBotan-ht4bg
@AxmadBotan-ht4bg Жыл бұрын
Asc was ubahanahay tartanka
@iqrosalax95
@iqrosalax95 Жыл бұрын
Inaa ka so qeebkalo ayaa rabaa wll
@Shacni.
@Shacni. Жыл бұрын
Waxa lagaa rabay marki Facebook ka iska diwan galinayay inaa iska diwan galiso , soonki bil kahor aye Facebook soo dhigeen
@saadaqsalaad
@saadaqsalaad Жыл бұрын
Barnaamijkaan cabaas hala soo celiyo astaan
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Suaalo o anigaba kaseynin ayey ahaayeen oo kabaxsan aqoontii caadiga sida taariikhda Somalia ama aqoonta guud ee lagama maarmaanka ah wax kalo waxeey ku weydiyeen aniga cml maxaa ka ogaan kartaa waa mayo. Astaan waxaan idiin leeyahay badala sualahaan habeen danbe sualaha haku juraano taariikhda wadankeena iyo halgamaasheena iyo cilmiga guud ee gaal iyo muslinba ka dhaxeeyo.
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 Жыл бұрын
Wiilkan barnamijka wado wa ku heysataa quruxlow wye 👌🥰
@fadumaahmed1539
@fadumaahmed1539 Жыл бұрын
Atoro hindi yuu ueghyh😂😂
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
😂😂😂😂gabadh Ramadaan taa leh nin ban ku haystaaa adduunyo Gaddoon
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 Жыл бұрын
@@zuhurhassan2881 jahil nimada iska dhaaf nin ku heysataa wax dhib leh miyaa ereya ku heysataa wuu shidan yhy cml wye wax dhib ah ma ahan 😏😏
@gabdhamamhinda1157
@gabdhamamhinda1157 Жыл бұрын
Na dumshig ka xisho 😏😏
@Shukriaawalle
@Shukriaawalle Жыл бұрын
Habeen Kasto Miyaa
@yusrayusra6504
@yusrayusra6504 Жыл бұрын
2
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
D august 02
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🔥🔥👌👌
@maxamadnuur-eb1hm
@maxamadnuur-eb1hm Жыл бұрын
Hambalto
@bureeqomaxamed9107
@bureeqomaxamed9107 Жыл бұрын
Inaa kaqeyb kalo rabaa gobal jogaa maxa smyaa astaan 😢
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
Marka laga reebo fursada dadwaynaha fursadaha kle waxba masoo kordhin karaan markaa qofka niyada ka diline qof buu wacaya labo eray ma iswaydaarsan karaan bal waxaas ma fursad baa lagu tilmaami karaa.
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын
War sanad kan xage lagu qorey cabaas lagendkas Wa watey
@nafisafarahmohamed2470
@nafisafarahmohamed2470 Жыл бұрын
Barnamijka waa ku dhesheen ewal ayab qati kataganeen sualahina qabka daran markasaa nokenteen aqalka rushka iyo jornalka marekanka bal maxaa naga galay wax iska badala acuudkeee
@nafisafarahmohamed2470
@nafisafarahmohamed2470 Жыл бұрын
Umadana kadaya sualaha qabka daran ana wax faido ulaheen bulshada dadka haku ciyarina ee saan isku dhaama yayah
@maxamadnuur-eb1hm
@maxamadnuur-eb1hm Жыл бұрын
2 agosto D1990
@sadaamwarsame6138
@sadaamwarsame6138 Жыл бұрын
Astaan barnaamishka fecebook live kaso dhiga
@SuperExcuse
@SuperExcuse Жыл бұрын
The show presenter is cool 🤙 guy but needs to improve his skills 😅eg eye contact and his voice should clear instead talking too slowly
@cabdisalaansalaad7972
@cabdisalaansalaad7972 Жыл бұрын
WEEYDIMO waa la musuq maa suqay sanadkaan ..ee wax fake ta noo soo dhiga🤞🤞
@madaxwaynahayoutube9062
@madaxwaynahayoutube9062 Жыл бұрын
Bentaa ma ahan legend aniga 20 minutes asigo yaalo codsaday cidna ilama soo hadlin 😢
@cabduqaadirxasan-cf7ur
@cabduqaadirxasan-cf7ur Жыл бұрын
Cabdi tahliil warsame
@CabdinaasirDhure-kl7ih
@CabdinaasirDhure-kl7ih Жыл бұрын
Aaway cabaas kan codkiisa lama maqlo
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Жыл бұрын
Gabadha labaad halacaawiyo somalay waxa ladareemaya inay baahiyo gaara qabto hadaad taqanaan nomber keeda magaceeda sadaxad kasobaxayo fadlan hasodhigato komatiga fariin gaadhsiiya sinaxariisle cidiitaqaan
@amalabdiahmed1754
@amalabdiahmed1754 Жыл бұрын
Abdi tahliil warsame
@asiye717
@asiye717 Жыл бұрын
War astaney ilhy kabaqa fursada ah in qof lawoco 1daqiiqo xata ka dhiga 30s wx ma ahe
@muusebarre4609
@muusebarre4609 Жыл бұрын
Sidee uga Qeyb galaa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
When did Iraq invade Kuwait?
@caaqilncm-kd3vo
@caaqilncm-kd3vo Жыл бұрын
Astaan Barnaamijyada ka baxa qof waliba Barnaamij gaar ah ayuu leeyahay wiilkaana Dhalinyarada ahna dhanka caafimaadka ama Barnaamijka caafimaadka ayuu qaabilsan yahay maxay tahay Barnaamijkaan oo uu kusoo baxayo Cabaas ninkaan aad u dhiibteen!
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 Жыл бұрын
Taarikhda somaliya kuso gudbiya nio maraykan iyo wax aan waligay maqal baa meesha kaso buuxisen
@aminaidris426
@aminaidris426 Жыл бұрын
Sax
@sowdaabdi4560
@sowdaabdi4560 Жыл бұрын
Cabas noo keena midkaan aqriska ayaa dhibaayo 😮😮
@cabdiaadan5032
@cabdiaadan5032 Жыл бұрын
Sas ha dhihin qofka
@Khuzeymi
@Khuzeymi Жыл бұрын
30 seconds kabadila 50 kadiga
@faadumomohamedabuukar
@faadumomohamedabuukar Жыл бұрын
C wye
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 Жыл бұрын
Ninkudigay kumadilin
@dayibabdi2934
@dayibabdi2934 Жыл бұрын
Ani maqabo in labadalo asba waaa wariye isma dhamaan cabaas asba cool ayuu ahaa
@farehamohammedhassan706
@farehamohammedhassan706 Жыл бұрын
Barnaamijkaan korme la qabta astaamey
@faadumomohamedabuukar
@faadumomohamedabuukar Жыл бұрын
Cabdi tahliil warsame ayaa qaadey hesta ugaaso
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Maxamed axmed samatar mahe xasan aadan samatar dheh bisinke
@Micraajhennaart
@Micraajhennaart Жыл бұрын
xasan adan samatar waye
@aishakaifgacal1018
@aishakaifgacal1018 Жыл бұрын
Adaaba qalday 😂
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
@@aishakaifgacal1018 kkkkk xasan inaa qoray isku heystabe kkkk
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Axmed maxamed mooge iyo maxamed axmed samatar buu yidhi wax jiraba maaha kkkkk anaaba yaabanaa
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 kkkk ma walalki baa dhalay bal marku axmed maxamed moge leyahay axmed moge liban iyo maxamed mooge liban waba walale ilma mooge
@siciidomacalin5628
@siciidomacalin5628 Жыл бұрын
Ani is modayba runti waa naxay sori wiilkani
@najaxabdirisaq-zy8ob
@najaxabdirisaq-zy8ob Жыл бұрын
Heesta ugaso waxa qaday cabditahaliil
@MunaAbdi-bc9iq
@MunaAbdi-bc9iq Жыл бұрын
Cabaas maxaa naagu soo celin weyseen
@mann8952
@mann8952 Жыл бұрын
Aaway yarkii kale sanadkii hore tabinaayey 🤔
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын
Barnamijkaan wa jeclahy puntiland ma la keno nio Weliba sxkey cabaas abdi ayaa ka si jeclan laha inuu wado
@abdikhaliif9493
@abdikhaliif9493 Жыл бұрын
Alla haaa
@deeqoowdalnuurshe879
@deeqoowdalnuurshe879 Жыл бұрын
Astaan, wariyahan waa boring showgii oo dhan wuu ku ciyaarta. Very boring please do something about it.
@abdullsalammohammad8261
@abdullsalammohammad8261 Жыл бұрын
barnamijkaan CABAAS ayaa xaraarad uyeeli jirey
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
New York Times started1851
@fatmajamac7141
@fatmajamac7141 Жыл бұрын
Barnaajilka sanado badan ayaa la socday lkn cabaas ayaa kusoo baxayey. Hada waa caajis😫
@asm2704
@asm2704 Жыл бұрын
Wariye cabaas nin cod kar ayu aha barnaamishka dawashayaasha xiiso gooni ayuu uyeeli jiray barnaamishka borning waye hada wale
@Maadey2023
@Maadey2023 Жыл бұрын
Sorry I think mohamed adan samatar Lkn Tabiyaha wuxuu leeyahay maxamed Ahmed samatar
@naasireid8638
@naasireid8638 Жыл бұрын
Waydiimo maxaa hargaysa logu qaban waayay illeyn muqdisho dhaxal umay heline
@somaliforex7744
@somaliforex7744 Жыл бұрын
Hargysia waa qaranka weye hhhh
@carawelochanal3631
@carawelochanal3631 Жыл бұрын
Willki horte aa ficnhy
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Wariyahaan labolabo waaye
@najmahamsaabdirahman
@najmahamsaabdirahman Жыл бұрын
Cabaas ayn uxisnay la antis manurayo
@feysalmohamedissack8632
@feysalmohamedissack8632 Жыл бұрын
2002 Brazil ayaa qaaday Germany ayeey kaqadeen Ciyaar 2:0 kudhamatay
@abdikhaliif9493
@abdikhaliif9493 Жыл бұрын
Bisinkaa
@AhmedMohamed-xq2bc
@AhmedMohamed-xq2bc Жыл бұрын
Astaan ninkan barnaamijka wada waa caajis xamaasad ayaa ka maqan xiiso badan ma laha mise agaasimaha tv astaan ayey isku reer yihiin?
@Kamalvlogs10
@Kamalvlogs10 Жыл бұрын
Barnaamijka dadka kaso qeeb galaayo hal mid baan kala yaabay cabsida war ma nafta la idinka qaadaya maxa waaye cabsida anaga bo naga nixinoosaane 😂😂😂😂😂
@Ali-rn4zt
@Ali-rn4zt Жыл бұрын
Inta afuroso like saar😂😂
@Ali-rn4zt
@Ali-rn4zt Жыл бұрын
INta afuroso like saar😂😂😂
@zahrakiin3385
@zahrakiin3385 Жыл бұрын
Waa wari daacad Ah cabas cabdi walalkis kle waaye Raali noqda
Weydiimo Xalqada 3-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
39:59
Dumarka ayaa u badan stress-ka! | Gorfeyn Podcast.
43:45
Astaan
Рет қаралды 2,9 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 24 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,7 МЛН
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Sola Portal
Рет қаралды 15 М.
Xasuustii iyo suugaantii Al fanaan Cabdi Baadil
2:42
Hayaan Media
Рет қаралды 11 М.
My Life in Mogadishu (60's) - From Miyi to Magaalo
11:32
Khadar Baashee
Рет қаралды 78 М.
Xamar Cade 1980
9:58
MrGalsom
Рет қаралды 41 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН