No video

Weydiimo Xalqada 7aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

  Рет қаралды 69,150

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Weydiimo Xalqada 7aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

Пікірлер: 115
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii Su'aalaha wax badan aan ka faa'idaa aanan aqoonin, waan ku heystaa, inta ila mid ka ah, Afur wngsn 🍜 رمضان الكريم 🥰
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
Maxamed Ibrahim Wa Qof aqoon leh dagan isku kalsoon MashaAllah Tabarakallah 👍
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Waxaan salaamaya dadka kooban oo halkaan wax kororsi usoo aada🙂👋waan dhaanaa kuwa waqtigooda ku dhumiya video maala yacni
@filsanseed9017
@filsanseed9017 2 жыл бұрын
Waka Qaaday Byo 🥰🙏
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 2 жыл бұрын
Haa aqoon badan
@wardaqueen5997
@wardaqueen5997 2 жыл бұрын
Astaan tv Hormarkiina ad ayn ogu farxsnhy gabdho iyo wiilal dhalinyaro ah hdana Tayo leh mashallah Hogaanka idinka haya hormar wcn 🕊️❤️😍
@FatimaIbrahim-qj3vt
@FatimaIbrahim-qj3vt 2 жыл бұрын
Asc walalahayga qaliga Masha Allah staan tv wa kuhaysta sababto ah cilmibadan aya faiday
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
35:09 alla xanuun badanaa markaanoo kale.
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🌙 ✅💯❤️🇸🇴🇺🇸💯❤️✅🌙
@mahadoaden5586
@mahadoaden5586 2 жыл бұрын
Djiboutideydi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wanku xisey
@armaanflims1280
@armaanflims1280 2 жыл бұрын
Astan TV waxa jeclhy barnamishka wlh xili walbo Wan sugaa
@filimchannel3090
@filimchannel3090 2 жыл бұрын
Dar Alle iigu soo booqo
@abshirshekhhasaan2246
@abshirshekhhasaan2246 2 жыл бұрын
Man sha allha wiilka tartanka dhalin yada soqabababiyay wa wiil qalbi ficn dhalin yaradana baranmij wanag san uhaya
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak
@mrszeynibaraawa1704
@mrszeynibaraawa1704 2 жыл бұрын
Mashllah mohamed wudagan yhy 🥰🥰
@nafisaceryamo7191
@nafisaceryamo7191 2 жыл бұрын
0
@nafisaceryamo7191
@nafisaceryamo7191 2 жыл бұрын
0
@ENTERTAINMENT-hh6pi
@ENTERTAINMENT-hh6pi 2 жыл бұрын
Guurso dee 😅
@ahmedwll6198
@ahmedwll6198 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان كريم 🇸🇴🙏💯🌹⚘❤⚘
@Bogasho1
@Bogasho1 2 жыл бұрын
M.a mar uun waanka qayb gali doona muqdisho ama hargeysa
@zamzamabdi8582
@zamzamabdi8582 2 жыл бұрын
Mashallah mohamed🥰🥰
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 2 жыл бұрын
Dhowr mar ayaa ka arkay su’aalo eey tv ga jwb qaldan ka bixiyeen isticmalka lacagta euro ga 1999 waa la soo sameeyay 2002 ayaa la isticmalay Maxaa ka qaldan astaan tv 🤔🤔🤔
@sharmakeali8150
@sharmakeali8150 2 жыл бұрын
After a decade of preparations, the euro was launched on 1 January 1999: for the first three years it was an 'invisible' currency, only used for accounting purposes and electronic payments. Coins and banknotes were launched on 1 January 2002, and in 12 EU countries the biggest cash changeover in history took place
@leilamataan7307
@leilamataan7307 2 жыл бұрын
Euro waxa la bilaabay isticmaalkeeda 2002 walaalah Astaan TV. Mahadsanid
@azadawil
@azadawil 2 жыл бұрын
@@sharmakeali8150isku noqo walal Afkaaga hooyo horu mari af qalaad in lagu hadlo cilmina maaha aqoona maaha. waa dhaqan aad inoogu soo badanayaa waayadan danbe. Dabcan dal kastaba luqadiisa hooyo ayuu mihnada iyo dookha koowad siyaa dad somaliyed baad rabtaa inaan wax u gudbiso saw lagama fiicna inaad afqalaad aad wax ugu gudbiso. ku darso aabo somaliyedna waad noqon hadii alle kugu arsaaqo. English miyaad ku barbarin doonta? Mahad sanid walal
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Astaaaaaaaan k.going
@safiyoxasan6674
@safiyoxasan6674 2 жыл бұрын
Mash allah
@ainshezbenze3586
@ainshezbenze3586 2 жыл бұрын
Nimanyahow Baarnaamijkana Waa Barnaamij Fiican Balse Waxaan Ku Darsan Lahaa Xarfaha Doorashada "A B C D" Bal Ku Badala "B T J X" Ayaga Afsoomaali Ehe
@Kulanjoogtv
@Kulanjoogtv 2 жыл бұрын
❤❤
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 2 жыл бұрын
asc ramadan mubark , su,alaha qaar jawaabahooda xooga qalad ayaa ku jira tusaala ahaaan su,ashii eheed meeqa sana ayeey jirtay dowlada umawyiinta eey jawaabteeda eheed 90 sano taariikhda waxaa ku qoran 89 sano inkasto taariikhda meesha loo bato la qaato
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Wax u dhaw 91 sano ee jirtay waaa sax su aasha Taarikhdana anaa ku qaatay wll
@SSTV5080
@SSTV5080 2 жыл бұрын
Su'aasha ah meeqa sano ayey umawiyiintu xukunka hayeen hawaabteedu waa 92 sano .
@ileys174ileys2
@ileys174ileys2 2 жыл бұрын
m.a wiilkan daganantisa🥺🥰
@sokoreymahamudmohamed8937
@sokoreymahamudmohamed8937 2 жыл бұрын
Side ban halkaan u Iman karaa
@dacwachannel9748
@dacwachannel9748 2 жыл бұрын
Asc walaalayaal barnaamijkani ma muqdisho oo keliya ayuu ka socdaa .
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 2 жыл бұрын
war taxana ha case de papel wa flim ma aqoon korarsi ba anyway mohamed wa wil dagan o quruxsan mshaAlh
@cabdirashidxasan6897
@cabdirashidxasan6897 2 жыл бұрын
M.a astaan barnamijkaan iso qabta iinaan ka qeyb qaato ayan doonayaaa
@crinaahmedofficial7410
@crinaahmedofficial7410 2 жыл бұрын
waxaan idinka codsanayaa in aad hargeisana ka furtaan barnaamijkan 🥰🥰🥰
@SomalianBoy
@SomalianBoy 2 жыл бұрын
HADA KUSOCIYARTA KUBADA BUGLE ISMUJI😍✌
@abdifetahdaahir4932
@abdifetahdaahir4932 2 жыл бұрын
i.a barnaamijka wnka soo muuqan doonaa
@Juu_123
@Juu_123 2 жыл бұрын
Ramdan💫🥰
@sahraabdullaahi2208
@sahraabdullaahi2208 2 жыл бұрын
Ramadan kariim Astan TV anigu waan ini fiirsada Su aalah waa top anba wax baan kabartaa tariikhda top 👍 Lakiin qofka marka su alaha laweydiinayo cabitaan lodhiga biyo ama wax u cabayo qofku waa aragon an inigu darsadey Horey u socda👍
@gaxtaaniidiris5584
@gaxtaaniidiris5584 2 жыл бұрын
رمضان كريم 🌙💥
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
91,sano,ayay,haysay,xukunka,dawladii,uma,wiyiintu,waa,khalad,jawaabahan,ku, yaalaa,meesha
@zaamistudio7314
@zaamistudio7314 2 жыл бұрын
cabaasiyinta waye zxb taas
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💟💕
@asmakasim1019
@asmakasim1019 2 жыл бұрын
Horta maxay kaga celiyaan akhrinta hoos u akhrista
@ahmedyare2801
@ahmedyare2801 2 жыл бұрын
xagaan kaga soo qayb gali karaa wll
@shadowonyt669
@shadowonyt669 2 жыл бұрын
1999 ayaan kula talin lahaa waayo 2005 waaba lasti maalayey
@cabdiraxmaanraees7790
@cabdiraxmaanraees7790 2 жыл бұрын
Online ma laisku waydiin karaa?
@taliyebaas2302
@taliyebaas2302 2 жыл бұрын
Mr cadaani masuul sare
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 2 жыл бұрын
Suaasha 10aad xanunkeeda saaid u dareemay qofka lawacaayo waa in uu ahadaa qof ciyow galikara Google oo uu udiyarsanyhy isla marki lagu sowoco waa inaad Google siidatagtaa Mesha writing ✍ka 30sec aad ayey u yartayhy lkn waa laba garaaa isleeyhy
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 жыл бұрын
Banooniga afsomali mahaa fadlan afka inaga hagajiyaa kubad ku habooneyd.mahadsanidiin
@farhanmohamed6420
@farhanmohamed6420 2 жыл бұрын
Tvga xamar ayuu ku yaala xamarna kubad iyo banooni labadaas magac waxaa 99% adeegsanaa ereyga banooni marka adi tuuladaada hadi kubad looga yaqaano sorry sxb anaga hanagu qasbin marka😂 waa kaftan intaas
@filimchannel3090
@filimchannel3090 2 жыл бұрын
Asxabta astaan KZfaq keyga waaleyga jabsaday marka waxaan idinka codsanayaa inaad KZfaq kaan iikala kicisaan hadey somali nimo jirto 😭😭🙏
@fadxanuura6369
@fadxanuura6369 2 жыл бұрын
Balaayo been bdn uff ciwankaaga saxda ah maad dhahdid isaara tasa kaga wacam
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Waan kuu saaray abaayo
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 2 жыл бұрын
Wll maxaad u ceyne gabadha waa runted u saar ama iska amuus
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
@@hafsaibrahimhassan aniga ma caayin waan u saaray
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 2 жыл бұрын
@@ibrahimhassan2023 sorry wll waxaan u jawaabayay fadxa nuur raali noqo wll magacii abahey iyo awoowgey ayaad wadata insha Allah
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 2 жыл бұрын
I feel sorry for you Dr Mohamed
@Never_give_up484
@Never_give_up484 2 жыл бұрын
Jabuuti xoriyad may qaadan ee waxaa laga goo ama laga jaray dalka Somalia wax ay xoriyad qaadatay ma jirto France baa haysta somalia ka gooye.
@abdikadarahmed1349
@abdikadarahmed1349 2 жыл бұрын
Please dadkan jawaabaha noo akhrinaaya joojiya dhaha waayo waa naloo akhriyey wayna noo muuqdaan. 🙏
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Waa Argentina marodana aya qaaday
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
meel xun ayay uga dhiiqootay maskiin saaxiibkiis ayuu iska raa cay maqasaarin laba goorba wax la aan matagin hambalyo
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
dawlada,umawiyiintu,waxay,xukunka,haysay,91,sano,,
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 2 жыл бұрын
Season ka 6 aad somaliya ma gaarin miyaa 🤔🤔
@fashion4299
@fashion4299 2 жыл бұрын
😅
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
waxaanu,jecel,nahay,inaanu,ka,faa,iidaysano,barmaamujka,fadlan,naga,hubiya,jawaabaha,ku,saabsan,taariikha,ha,masdiga,iyo,diiniba,waad,mahansan,tihiin,from,jamh,sland,,,, dugsiga,h/dhexe,ee,sh,muxmed,warsame,gab,,,my,name,is,Ayaan,xasn,Abdilaahi
@regananhagsu9575
@regananhagsu9575 2 жыл бұрын
Waa codsi qofki yaqaan haila wadaago sida la iska diiwaan kaliyo waydiimo aniga ayaa diyaar ah
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 2 жыл бұрын
Astaan face kala xariir wey kuwacaayan exam galee hadii aad zobaxdo weydiimo kaqeybqadanee saas umaleynaaa
@ShaakirSola
@ShaakirSola 2 жыл бұрын
SU'AASHA 5-AAD : XUKUNKA DOWLADII LABADAAD EE KHALIIFADDA (الدولة الأموية ) XUKUNKA WAXAY HEESAY 88 SANO , JAWAABTA ASTAN TV WAA KHALAD 90 SANO. ( WAXAY QABTEEN XUKUNKA TAARIIKHDU MARKEY AHEYD: (662 - 750 م) = 88SANO FADLAB HUBIYA JAWAABIHIINA.
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 2 жыл бұрын
Abti waa saxan yihiin waa 90 sano sida taariikh yahanada u badan yihiin
@fashion4299
@fashion4299 2 жыл бұрын
Waxay xukan ka qabteen 41 hijriya waxayna ka dageen 132 hijriya jawaabta saxda ah waa 91 sano ay xilka haayen
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
Barnaamijka Weydiimo Waqtiga Salaada Cisha iyo Taraawiixda la aadaa ayuu kusoo aadaa xageena 🇫🇮🤷‍♂️
@fadxijano9364
@fadxijano9364 2 жыл бұрын
Dee adigu hadhawba daawo ileen KZfaq ka laga saarimaaye
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
@@fadxijano9364 waaba sidaa😂😂😂
@azrasahal9987
@azrasahal9987 2 жыл бұрын
Musalsalka haboon kormu so gale rabaaa astaney
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Ninkan weriye maaha dad ka wuu khalkhaliyaa markuu arko qofku inuu yar shakissn yahay wuu ka faaiidaystaa meel kale u weeciyaa
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 2 жыл бұрын
Kkkkkk sax
@muhidinibrahimjimale1594
@muhidinibrahimjimale1594 2 жыл бұрын
Adunka dhan saas wyeh Somali maryoley
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
Euro started using 1999
@adanahmed1829
@adanahmed1829 2 жыл бұрын
Bugle
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 2 жыл бұрын
BAHAL XOOLO AH SAAXIIB KA DHIGTAY
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Vladimir Lenin
@sali3492
@sali3492 2 жыл бұрын
Walaal haku celcelin jaanisyada ay heystaan, ilmo yar maahan kkkk
@hanaabdilahi893
@hanaabdilahi893 2 жыл бұрын
D
@hodaniitaahasan1183
@hodaniitaahasan1183 2 жыл бұрын
ani into imaqlayo cml😂😂 1999 dheh aaku jire omg sorry mohamed waa dadashey🥺😢
@lpn_boy2196
@lpn_boy2196 2 жыл бұрын
B Vladimir Lenin
@jamaomar4791
@jamaomar4791 2 жыл бұрын
How is possible to have 80% of the audience voting A and 32% voting other options? If 80% voted A the remaining 20% should be divided amongst other options!! Where did they got that extra 12% from?
@farhanmohamed6420
@farhanmohamed6420 2 жыл бұрын
I think that was a rare technical error. I haven't seen that kind of errors in the previous episodes
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Joseph Stalin
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 2 жыл бұрын
Nio war badanida kaliya su'aasha ka jawaab 😡
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 2 жыл бұрын
Adina dag dag badanidaa😂😂😂
@omarbarsey2000
@omarbarsey2000 2 жыл бұрын
La casa de papel filin ka shidan ilaa hada waa la ahay yaa ila dhameestay☺
@alioucisse3207
@alioucisse3207 2 жыл бұрын
Money heist aya la dhaha wa filim qiso sax laga sameyey oo brzil ka dhacday
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
$1000 ee Somalia joogto culusaa ilahow wadanka nabad nooga dhig dhalintana shaqa wanaagsan noo sii
@GaroonMedia
@GaroonMedia 2 жыл бұрын
Isticmaalka Euro waxaa la Bilaabay 2002 ee ma ahan 1999.. 1999 waa laso saaray lkn isticmaal ma jirin. Macluumaadka iskaso hubiya ASTAAN TV inta iidan soo gudbin
@drhayaatmohamud9547
@drhayaatmohamud9547 2 жыл бұрын
Waroyaha dadka muxu qal qal ugalinayaa waa uu qal qal galinaya dadka
@khadijahabdi9165
@khadijahabdi9165 2 жыл бұрын
Asc, walalo dadka ha diibiin!!! You keep making them second guess their answers!! & repeating everything you say. Please stop!!
@mohamedshiekh6510
@mohamedshiekh6510 2 жыл бұрын
Its ok and it’s fair coz hda chance ayu siyee
@khadijahabdi9165
@khadijahabdi9165 2 жыл бұрын
@@mohamedshiekh6510 it’s too much asking them marqasto
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
daw,umawiyiintu,waxay,ahayd,daw,ugu,waynayd,uguna,balaadhnayd,sandkii,35,hijriya,waxaa,muslimiinta,soo,kala,dhex,galay,khilaaf,badh,raacsan,cali,bin,abu,dalib,iyo,badh,raacsan,mucaawiye,,ka,dib,waxa,ladilay,cali,xukunka,waxaa,lawareegay,wiilkiisii,xasan,,kadib,xasan,wuxuu,xukunka,uga,tanaasulay,mucaawiye,bin,abuu,sufyaan,41,tar,hijriya,waxaa,loo,bixiyay,sanadkii,kulanka,mucaawiye,wuxuu,ahaa,ninkii,dhidibada,u,assay,dawlada,islaamka,markii,uu,dhintay,wiilkiisii,ayaa,dhaxalka,lawareegay,,inkasta,xukunka,dawlada,asxabkale,ay,iskaga,danbaysay,,waxay,jirtay,dawlada,umawiyiintu,91,sano
@lpn_boy2196
@lpn_boy2196 2 жыл бұрын
D
@mabaxayijr1285
@mabaxayijr1285 2 жыл бұрын
Sual xuman ne ma ahin laakin ninkan sual lawediye fasir ya dhahowo😂😂
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 2 жыл бұрын
D
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥🔥
Weydiimo Xalqada 8aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
45:08
Dumarka ayaa u badan stress-ka! | Gorfeyn Podcast.
43:45
Astaan
Рет қаралды 2,9 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 19 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Sola Portal
Рет қаралды 15 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН