No video

Weydiinta seeska ah marka laga jawaabo inta kale muhim noqon maayaan | Sidee ayuu ku samaysmay ifku?

  Рет қаралды 25,305

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Twitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 227
@maanifiso2419
@maanifiso2419 3 жыл бұрын
Mulxidka raba in ra'yigiisa wax laga badalin kaliya ayan qaadaneynin iney jirto awood aduunkaan dhan kasareysa waayo sifican ayad usharaxday jazakallah Aden sahan
@engismail5043
@engismail5043 3 жыл бұрын
Qof aan runtii wax badan ka faaiiday wll Aadan Sahan Alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo wll insha Allah رب زدني علما ❤
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 3 жыл бұрын
Xaqqu hasiyaado Hana sarreeyo جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله اليك بخير إحسان وزادك علما وإيمانا
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 жыл бұрын
Adan runtii wax fcn ayaa nga cawisaa dhamnteen allaha ku xifdiyo ❣👌
@wacaysmaxamed2255
@wacaysmaxamed2255 3 жыл бұрын
Initial velocity iyo final velocity bn xsusta bar bilowga iyo bar dhamadka😁🙌
@mahamedfurcas4189
@mahamedfurcas4189 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha hadii ay macquultahy waxan jeclan laha hadii aadan ka hadal barnaamij aad kaga waramayzo soomalia barisamaadkii ayay sidan ahaan jirtay oo hada dadka soomaliyed ay kadhigtaan inay bari qurux badnaayen oo hada aanay moodinba inay dib wax unoqon karan marka aan muhiimada ka hadlE mxd ka qabta fikrada bari ayaan sidaa ahaa oo hada dadka soomaliyed ku noolyin 💙
@AbdirahmanHAhmed-wl3ks
@AbdirahmanHAhmed-wl3ks 3 жыл бұрын
ManshalaalH Ilahaya aqoonta Ha ku barkeeyo Sax waa inaad soo badiza sualaalah mulxudka (allekoodaka). Lakiin walaal baranmika xikamada bariyahaan mad soo deen
@Ahmedmoha-v2c
@Ahmedmoha-v2c 3 жыл бұрын
Alle Aynu kabaqno swt Akhira Aynu xasuusano
@dhiirigeliyechannel4840
@dhiirigeliyechannel4840 3 жыл бұрын
WALAALO sahanow ama aadanow waxan baahi weyn uqabnaa Inaad wllo noosoo baadho talaalka cudur ka covid-19 waa codsi weliba wllo muhiim noo ah waanu jaahwarernay fake-news iyo real-news lakala garan maayo marka wlky waa iga codsi iitixgeli wanku sugayna insha Allah
@cabdirisaqindho3993
@cabdirisaqindho3993 3 жыл бұрын
Ma jiro dhul wareega ee qorraxda ayaa wareeg sameysa oo quraanka ayaa noo sheegay.
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
In qorraxdu ay wareeg samaysaa meesha ka saari mayso in dhuliuna uu wareego, wax isdiidaya maaha
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 3 жыл бұрын
Mancha allaH wll aadam khadar cali teacher ka mystaqbalka ee da'yar ka ah
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Soomaalaay Luuqadaani Idinka Un baa garanayee Is daba Qabta Walaalaheygoow Ka Fogaada LacagTa Yari Ee Qaata LacagTa badaN oo ah Akhira Iney jirTana La inoogu Sheegay KitaabkeeNa Furqaanka Ah Macha allah 😘😘😘💯💯💯🤲🤲🤲
@dhowrsancaliofficial3299
@dhowrsancaliofficial3299 3 жыл бұрын
Vedio ugu faaiidada badnaa een KZfaq kadaawado masha allh allha ku xifdiyo wll
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 3 жыл бұрын
zxbw codsigeena noo tixgali plz maalinkasta laba video plz noosoo gali hadad awoodo pro
@weareone1837
@weareone1837 3 жыл бұрын
Wllhi cilmiga allha kuu barakeyo wll waxaatahay qof bulshadisa wax uso kordhiyo keep going wll
@shmaxamedmacalinabshir9331
@shmaxamedmacalinabshir9331 3 жыл бұрын
masha allah
@sahmiyahajaceylka
@sahmiyahajaceylka 3 жыл бұрын
Masha.allah macalimuu allah yaxfadhikum fahamkaga allah ku barakeeyo
@yaasmiinhussein5488
@yaasmiinhussein5488 3 жыл бұрын
Masha Allah Alle haku caawiyo wll💥
@BAARUUDOFFICIAL
@BAARUUDOFFICIAL 3 жыл бұрын
Aadan Sahan Go Forward zhp🥰🥰
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 3 жыл бұрын
Mulxid kaas ku doodaye in kownku uu iska sameys mey wax walbana ay iska sameysmi karaan kaligood Hadii xaas kiisa oo uu mudo ka maqnaa Hadii uu imaado ayadoo Uur leh kadibna Ay ku tiraahdo uurkan waan iska yeeshay bilaa nin Miyuu Aamini lahaa 🤔🤔🤔🤔?
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Maasha allah logic ayaad ula hadashay .jawaabtu waa maya:kkkkk
@suleimanMM
@suleimanMM 3 жыл бұрын
Walaal aadan intaba magaraneeno hadana ma iska deeneeno inaa ku daawano Wa qoslay wlhi markaa tiri hadaadan dugsi sare soo marin iska daa ha daawanine
@abduqadirabdirahman7350
@abduqadirabdirahman7350 3 жыл бұрын
szb mowduuc su'aalaha maad soo sameesid Aan ku weydiineeno wax yaabo Aan qabno ❤❤
@kaamilsharaf9954
@kaamilsharaf9954 3 жыл бұрын
Thanks uztaaad
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
Cilmi wayn baan kaafaiday wll alle hakubarakeeyo❤
@Dreamy-M
@Dreamy-M 3 жыл бұрын
Masha'allah 😍😍😍❤❤❤
@Chuunde
@Chuunde 3 жыл бұрын
الله أكبر
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@mohamedabdi9258
@mohamedabdi9258 3 жыл бұрын
Mcalin xitaa hdaa gaaren waa dapanaa mcalin Allah drtee ku jiclhye mcalin
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 3 жыл бұрын
Iska daa waa maxay waan ka faa iidaysanaynaaye 😅😅😅 wad hno
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Waxa mahadleh alle marlabaad macalimiintayda physics ka biology ga iyo chemistari ga aad baan ujeclahay dhamaantood.
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 3 жыл бұрын
Welcome zhp qli Ilahay dartii ayan kuu jeclahay aadan zhp
@hapanecadee8091
@hapanecadee8091 3 жыл бұрын
Thank u pruh ❣❣❣ ❣❣😘😘
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
Wlhi maskaxdayda sxp waad Dhistay
@sawdayuosuf2882
@sawdayuosuf2882 3 жыл бұрын
Aadbad umahadsantahay wll aadan💚
@mahamudtimacade8894
@mahamudtimacade8894 3 жыл бұрын
Alxh. Illaahaygii islaam,nagadhigay ee iimaan nasiiyay aanu,kurumayno illaahay. Haynugu sugo dhammaanteen diinta
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Aaamiin
@sharmarkeibrahim8954
@sharmarkeibrahim8954 3 жыл бұрын
Dabeecadu wax ma abuurtaa marka hore ??????????? Se qaraxu nidaam makeena?????? Jiritaanka allah waa xaqiiqo aan laba riyood isku hirdiyeyn !!!!
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 3 жыл бұрын
Salamaad... wll Alle haku sharfo suaalahan qaar mulxidiin ah oo ajaanib ah ayaan iskula cadilmi jiray..! Scienceka iyo epistemical logic-gu waxay noqden.. kuwo saxnaan shaha Islamka iyo xaqa sugay, waxaa se layaab leh in muslimiintu maanta, ay cidlo ka joogan..
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
🦋🌷 Thank you so much 💓💖
@ugargaardiinta350
@ugargaardiinta350 3 жыл бұрын
أحسنت أخي . كفيت عنا الملحدين فاليبارك الله بعمرك
@r.s001
@r.s001 3 жыл бұрын
First one
@yaasmiincabdullahi3724
@yaasmiincabdullahi3724 3 жыл бұрын
Wall aad ayad umahadsantahay aad Baan kuku xiranahay
@khalidcapqarino
@khalidcapqarino 3 жыл бұрын
Legend Adan sahan 😎 Waxan walaalaha kula talin lahaa barnaamijka صناعة المحاور inay ku xidhnaadaan haday kororsi mawduucan ah rabaan ❤
@daarulalmustaqiim52
@daarulalmustaqiim52 3 жыл бұрын
Ustaad Kitaabada Maasooniyada ka hadlaayay maxaad u joojisay ?
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
Anu v6ka iyo mathska wan jeclahy lkn biologyga aduunka ugu necbahay
@bashirafrax3222
@bashirafrax3222 3 жыл бұрын
Sxb waxaan ahay askari kaa tirsaan cidanka komandustaa somaliya waxa ila jogo galo tira badan u aan wada shaqeyno waxaan raaba inaan helo muqalkaan u engilish aah hadaad awod laaga yabe in galo badane ku islamaan waliba galada ila shaqeysaa waa mulxudiiin aan illah aquun laga yaba iney ku islaaman waxaan dariimay in muqaalkaan u yahay jawabaha qaar aay iweydiyeen balse anan cilme u laaheyn
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Insha Allaah wad helaysa wllky ALLAAH haku sakhiro hana haku garabgalo insha Allah adigana cilmiga baro utubeka ayad ka baran karta dr saakir naik barnaamij yadisa Englishka ah dawasii insha Allah waxbadn bay ka faidayan Adi Englishka ma taqan waxbn ku tilmami lahaye
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Wllhy waa runtiisa waa muhim Lkn dhib maleh subtitles-ka taabo kadibna english ayuu kuugu turjumayaa,iyaguna wey fahmayaan.
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Aadanna wxn leeyahay subtitles ka fur
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Waad mhdsnd thy wll Meel aan si toos ah kuugu tilmaamo, laakiin haddii aad qodobbada waaweyn internetka uga soo saarto oo aad isu geegeyso waad u sheegi kartaa. Tusaale: Mother Nature Big Bang Newton's First Law of Motion Second Law of Thermodynamics Iyoo labada aayadood
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 3 жыл бұрын
@@sahanka97 Walal Aadan wuxuu doonayaa isla kaagan sida weyn usharaxan mooyee waa laheli karaya qodobadaaasi balse maaha kuwo watta waxa aad bidhaamisee XAYAKALLAH AKHII
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 3 жыл бұрын
Luqadeeda hooyo ayaan casharkan kufahmayaa..... Waa anigo joogo Kenya, mahad sanid wll Aden
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jeceloow muradkiina ha idin saqiro Amiin 🤲 nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 🙏🙏
@mmooge91
@mmooge91 3 жыл бұрын
Walaal waxan oo add ah fadlan naga kala yareee
@cabdulaahimaxamed1418
@cabdulaahimaxamed1418 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll laakiin alle-koodka waxba lagama karo waa sidii adigoo dhagax waxfahansiinaya waa dad aanan wax fahmeeynin oo markii wax xaqaba loosheego xaqa ayeey kasii cararaan oo meelkale oo qaldan ayeey waxka raadiyaan ☝❤
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Extraordinary claims require extraordinary evidence sheegashooyinga waa weyn waa in cadeymo waaweyn loo helaa. Ilaah ayaa aduunka abuuray oo dadka afaarahooda soo gala waa sheegasho aad u weyn cadeymo waaweyn ayey u baahantahay, kutubteydaa lagu sheegay iyo Nabiyaa god madow lala galay sheekadana hebel ayaa hebel kasoo wariyey ayey nagu soo gaatay cadeyn ma ahan
@mohamedsaid8398
@mohamedsaid8398 3 жыл бұрын
Masha allah aqoonyahan aadan sahan alle hakaa abaalmariyo sida aad u jeceshahahay in cilmiga aad usoo bandhigto bulshadaada kuwaas jaahiliinta ah ee mulxidiintana aad xujooyinkooda waxba kama jiraan uga dhigaysid
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Shukran wllo kolay aniga naftaydoo kaliya oon ufiirsadaa iigu filan inaan aqoon sado inuu eebe sameeyay jiro Lkn iimaan lee nooga kordhaya wax walba horay usoco zxb Garabkaaga allaha galeee
@abdirahman8422
@abdirahman8422 3 жыл бұрын
أَمۡ خُلِقُواْ مِنۡ غَيۡرِ شَيۡءٍ أَمۡ هُمُ ٱلۡخَٰلِقُونَ‮ ﴿53﴾ ‬أَمۡ خَلَقُواْ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَۚ بَل لَّا يُوقِنُونَ‮ ﴿63﴾ ‬[ سورة :الطور ] [35] Or were they created out of nothing? Or are they the creators?[36] Or did they create the heavens and the earth? In fact, they are not certain.
@yacquubcabdi3350
@yacquubcabdi3350 3 жыл бұрын
WLLKEI AADAM WANKU SALAMY 🥰🥰
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Ifkan inuu ilaahey sameeyaya wan ognahay balse kuwa aan ogeyn runtii waa xoolo
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Sidee ku ogaatay in ilaahey sameeyey?
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
۞أَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّ ٱللَّهَ ٱلَّذِي خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ قَادِرٌ عَلَىٰٓ أَن يَخۡلُقَ مِثۡلَهُمۡ وَجَعَلَ لَهُمۡ أَجَلٗا لَّا رَيۡبَ فِيهِ فَأَبَى ٱلظَّٰلِمُونَ إِلَّا كُفُورٗا miyeyna ogayn Eebaha Abuuray Samooyinka iyo Dhulka inuu karo inuu Abuuro wax la mida una yeelo muddo aan shaki lahayn, wayse diideen Daalimiintii Gaalimo mooyee (wax kale). Waatan cadeyn aan umahney Suaal kale wll
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
@@hamseofficial7116 walaal horta waxaan cadeyn ma noqon karaan, Ilaahey jiritaankiisana haddii cadeyn buuxdo loo hayo qof jiritaankiisa diidan maba jireen, qorraxda jiritaankeeda maa la isku qabsado, Ilaahey jiritaankiisa waxaa sal u ah aaminaad uun, ilaah dadka afaarihiisa soo galaya lana xisaabtamaya waa sheegasho weyn una baahan daliilo waaweyn, ilaaha sidaas ah ayaa daliilada loo hayo jiritaankiisa waxaa lagu soo koobay hebel baa hebel kasoo wariyey iyo quraan la isku heysto aayad baa ri’ cuntay iyo ilaahey wuu is badalay aayadan waa la nasaqay
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
@@iskahubi3264 weynoqonayaan oo weynoqoneyaan cadey weyn oo uu fahmi Karo qofka muslimka ah ee xaq raadiska ah ee adiga Horta madiinta ayaa shaki kaagaley Mise kaftan ayaad Ka dayeysaa si aad labadenaba denbi ino galiso ogowna in abuuridanka ilaahey aduunkan iyo aayada quraanka ah aaney kaftan gelin Mise khalad fahanka dhaliyarada lagu dhex raadinayo ayaa Ku mowjad qaadey ilaahey Ka kuso hanuuniyee Ugu danbeynta فَأَمَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ بِٱللَّهِ وَٱعۡتَصَمُواْ بِهِۦ فَسَيُدۡخِلُهُمۡ فِي رَحۡمَةٖ مِّنۡهُ وَفَضۡلٖ وَيَهۡدِيهِمۡ إِلَيۡهِ صِرَٰطٗا مُّسۡتَقِيمٗا Kuwa rumeeyase Eebe oo Qabsaday (isku dhawray) Eebe (iyo Quraanka) wuxuu Galin Naxariis xagiisa ah iyo Fadli wuxuuna ka Hanuunin Xaggiisa Jid Toosan. Ilaahey Xagiisa aan unoqono markasta taasi ayey Ku jirtaa libaantena aakhiro iyo aduunyaba wll
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
@@hamseofficial7116 sxb ma kaftamayo Anniga ilaaha islaamka iyo ilaahyada kale oo ee diimaha kale way ii siman yihiin Zeus, Thor, Odin, Allaah, Jehova iwm sida hadda Allaah runta ugu heysato ayey dadkii hore run ugu haysteen ilaahyadooda, Diinta kastana waxay sheegataa xaqiiqda inay ayada tahay, waxyaabo badan oo aan ogeyn way kuna saabsan kownka iyo noloshuba lkn taas maka dhigna inaan aamino sheekooyinka diimaha iyo ilaahyadooduba
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 3 жыл бұрын
Biology iyo wxii ku saabsan health science aniga iigu imow lkn physics iga fogeee🙋‍♂️🙋‍♂️
@cabdaalagala6885
@cabdaalagala6885 3 жыл бұрын
Wll xikmado noosoo badi walahi zaaid ugu xiisay xikmadaha aad soo gudbineysid plz
@abdirihmanmoha6006
@abdirihmanmoha6006 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustàad
@farahahmed8649
@farahahmed8649 3 жыл бұрын
MASHALLAH mashallah
@bashirafrax3222
@bashirafrax3222 3 жыл бұрын
Sxb adbaan ku tagiiraa ee hore u soco sxb macaane waxaad taahay aquun yahay aaan tageero waxbadana aaan kaa bartay
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Jasaakallahu khayran jasaa
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@maxamedmucaawiye875
@maxamedmucaawiye875 3 жыл бұрын
asc captain waxaa kaa codsanaa anigoo siiraacaya ciwaankaan adoo mhdsan inaa noosoodiyaariso physician nada soo islaamay iyo mathematicians ka soo islaamay iyo kuwooda muslimka ah waa rajeynaa inaa noosoodiyaarin doonto I.a
@Nuuriye1
@Nuuriye1 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll Aadan Allah haku xafido wll
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll adam
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Mashaallah
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 3 жыл бұрын
Barnaaamij wacan weyan
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 3 жыл бұрын
Aadanow mahadsanid sxb .
@somaliboy5001
@somaliboy5001 3 жыл бұрын
Thanks macalin aden
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 3 жыл бұрын
waxan arkay buuga waan fiicnahay ee aad turjuntay lkn wxn arkay inuu koobanyahay 8 xalqadood oo kaliya yahay marka ma intaas ayuu ku dhamaday wllo
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 3 жыл бұрын
Sxb Allah Wuxuu Ku Siiyay Cilmi Aad Dadka wax Ugu Tarto Allah Hakaaga Abaalmariyo
@ridwanmohammad608
@ridwanmohammad608 3 жыл бұрын
Maansha Allah walalkay aadan khadar aadan sahan 100% toosh ayaad ii iftiimisay خزءكالله waxan kaa dalian lahaa xog ku sahabsan kitaanba qur'an inta lagu baran karo sanadood🙏
@barrehassanmoha8398
@barrehassanmoha8398 3 жыл бұрын
Walal noo soo kordhi cashadan aad baan udhegeysta alla haku xafido
@engabaabala6843
@engabaabala6843 3 жыл бұрын
M.a MowduuCaa Rapay MaanTa Lee Kahazhay UztaZ AadaN Mar Wxaa Kahadazhay 1 Thermodynamic 2 modern Physics 3 Astrophysics CilmigaGa Allh KuGu AnFoco Wll AadaN ❤❤🥰💯
@sadammahamud86
@sadammahamud86 3 жыл бұрын
Adan zahan ❤
@abaasiraaqi9717
@abaasiraaqi9717 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo illaahey hakaa abaal mariya dadaalkadda
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 жыл бұрын
Maansha ALLAAH guulayso sxb
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
Barakallah❤
@happybeautylifechannel1365
@happybeautylifechannel1365 3 жыл бұрын
Qur an ka halka an dhigano ha odhan isaguunba lagadhaqaqa wllo halkadhig noqonmayse
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Salaama wa idin salamay ano comments so qorayo 🤣🤭
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Wn ka qaday
@muradmaxamed9410
@muradmaxamed9410 3 жыл бұрын
Thanks ❤❤❤❤❤❤
@qoojechannel9416
@qoojechannel9416 3 жыл бұрын
Soo soco libaax synis shaqadeyda weeyee hadee faan igama aha ina adeeroow 🙏👐😆
@machaddaarutawfiiq2716
@machaddaarutawfiiq2716 3 жыл бұрын
Afkaaga Cano lagu qabay . Ilaahey ajar haka siiyo runtii wax badan ayaad noo FAA idaysay wll
@muradmaxamed9410
@muradmaxamed9410 3 жыл бұрын
Masha allah
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Waa maadadaan ugu jeclaa ana taasoo igu hogaamisay inaan kudan beeyo dhanka heerkayga aqooneed Hyraulic engineering profisional
@Jaaburi
@Jaaburi 3 жыл бұрын
Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇 kzfaq.info/get/bejne/rMiaoK6m0rKdmGg.html
@cllaahimaxamad3013
@cllaahimaxamad3013 2 жыл бұрын
Maa shalaah
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 жыл бұрын
#allahu_Akbar
@khalidcapqarino
@khalidcapqarino 3 жыл бұрын
Waa wada is diidooyin iyo indho-adayg miidhan mulxidku . وقد مكروا مكرهم وعند الله مكرهم
@unknownman8717
@unknownman8717 3 жыл бұрын
Walhi aad ban ujeclahy aad iyo aad
@zakariyemohamed29
@zakariyemohamed29 3 жыл бұрын
Love isii adanow wl
@anwarhaaji6411
@anwarhaaji6411 3 жыл бұрын
aamiin
@cabdiraxmaancabdisalaam5267
@cabdiraxmaancabdisalaam5267 3 жыл бұрын
Mhdsnd wll aadan
@Tukegamingyt
@Tukegamingyt 3 жыл бұрын
Waan necbahy anba 🤣🤣 lkn iminkan ilaalindona
@abdiwahabguurecali1463
@abdiwahabguurecali1463 3 жыл бұрын
First person
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 жыл бұрын
Horta la iskama dhurmo uun ee arintan aad mulxidiinta ku haysato adi laftaadu ma garanaysid, bal kaalay cadee in ilaahay dunida abuuray.
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Waxan aan caawaba kaaga sheekaynayay waamaxay?!
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 3 жыл бұрын
Simple: adugu bal kaalay cadee in illaahay uusan dunidan abuurin
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 жыл бұрын
@@sahanka97 ilaah miigane la yidhaa oo meeraha mars ku nool ayaa dunidan abuuray iyo Allah ayaa abuuray waa isku mid, labadooda ka abuurayna cadayn loo heli maayo ee waa iska sheegasho iyo aaminaad uun, hadii aad doodaha falsafadda garanaysan taas waad ogtahay hadii aad isyeelyeelaysana waa halkeeda. Warkoo kooban waxa weeyi dunidan siday ku timid ma naqaan, aqoon la'aanteenuna inay khuraafaatka inaan aamino inaggu sababto waa doqoniimo.
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 жыл бұрын
@@midnimodoon8724 kumaba doodin cadayn ayaan hayaa mana cadayn karo, adna sidoo kale ma cadayn kartid in aan ilaahyada hindudu abuurin.
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 3 жыл бұрын
Hadii ay kaa dhab tahay si siman oo positive ah wax u baadh, waad ogaan insha Allah. Haraadkuna wuu kaa bi'iye. Hadii kalena iska sug intaad kala kulmeyso.
@adamguuled4187
@adamguuled4187 2 жыл бұрын
lailaha ilalah qof aanu ku hamino oo runya iyo badilkaba ka barano
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
wczln ustaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad
@khaalidcabdilaahi9704
@khaalidcabdilaahi9704 3 жыл бұрын
قد بلغت أخي وشكرا لك وجزاك الله خيرا
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 жыл бұрын
😍
@dariiqaaqoonta544
@dariiqaaqoonta544 3 жыл бұрын
Wll aadan sahan alaah hka baal mariyi sida wanagsn eed noola wdagty umadana aad ugu faaaidynyso wxn jeclhy inan ku wydiiyo laba suaalood 1 sanadkn saad la socoto noble prizeka physicska wx ku guulaysty sir roger penrose isaga oo dood galiyay mrka mxn ka yeelyna quraankena amana aayada tafsiirkeda aan saary wlow aany mrkba qald noqonyn miyayna inagu noqn karin mistake 2.in quraanka iyo sayniska la is bar bar dhigo m qaldbaa mize wa sax wyo quraanku wa hdlkii alaah sayniskuna wa hdal bina aadam sida awgeed wykla fadilan yihiin saydoni ha haate 3. Waa maxay sobobta ama dib u dhca ina hysta een marka aan masalo saynisa argno aan u dhahyno qurankna way ku jirtaa oo aan amrka hore inagu u ogan laanhy mxa zoboby? Mhdznid wll aadan qof wxbn og alaah hku barakeeyo aqoonta iyo sida aad umada khyrka ula wdagyso wxn rajynyaa inad iso jawaabi👋👋👋👋
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Big Bang ilaa hadda tijaabadeedii ma aanay wadadhammaan ee marba aragtiyo cusub ayaa ku soo biira ama laga jafaa, murankuna wuu ku badan yahay, laakiin labada qodob ee seeska u ahi waa labadaas aynnu xusnay uun, in uu ifku isku kuusnaa oo uu kala furfurmay, iyo in uu wali sii kala baahayo. Quraanka iyo saynisku ma kala ah hadal Ilaahay iyi hadal dad ee labaduba waa cilmiga ilaahay, laakiin midina waa asal midina waa fasiraad, sababaha arrimaha sayniska qaarkood quraanla looga helaana waa si la inoogu caddeeyo saxsanaantiisa. Markii aynnu jahliga ka jeclaysannay aqoonta, ayaynnu maanta gaalku waxa uu soo biiriyo sugaynaa
@dariiqaaqoonta544
@dariiqaaqoonta544 3 жыл бұрын
Haah wll sahal alaah hka abaal mariyo mcnha marka lahaa saynisku wa hdal ilaah waxn u jeeday uun koly bini aadamku marku isku dayay inuu ka shaakeeyo amana fikir uu ku darsdo kownka ayuu wxzi oo saynis imaday kliya wyna ogaaden sidu u shaqeeyo bas lkin shaki kama taagna in alaah uu abuury gaar ahaan pure scienceka applied sciencekina isga wrkisa daah mdama uu ka yimiday pure science universeku wa mid ka turjumaya Alaah iyo waynidiisa ethiestiguna sidiisaba wxa uy siraa caruuurta yar yar een wx badn akhrin saad sheegty dib udhaca wxa inagu sobiby wa dhalinyradena oo badana wx akhris wxnan rajynynaa inuu islaamku sidi dhaqanka iyo aqoonta uu u hogaamin jiray dib uu uso noqon dooono insha Alaah marlbad iyo mar saddexad wxn kaga mhdcelinyaaa saad umada khyrka ula wdaagyso wlhi zxp aniga wn jeclhy sayniska iyo diinta blse nasiun daro lma wdaago bulshayda camalka aad hyso wa mid ajar aad u badn lga helaayo Alaah aakhiro miisanka xsandka hkgu daro zxp
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Sir Roger Penrose, Alan Guth, Neil deGrasse Tyson, Steven Weinberg, Peter Highs, Sean Carrol & Steven Hawking iyo Sceintistska aduunka ugu caansan physics-ka diinta islaamka tusi waayey oo aadan sahan oo انا رجدنا آبائنا diinta ku haysta physics-ka diinta tusay ayaan la yaabanahay waliba wuxuu lasoo taagan yahay اولم ير الذين كفروا Big Bang ayey ka hadlaysaa! Diin iyo Saynis wax iska galay malahan, diin lasoo taagan lix beriyaan kownka ku dhisnay diimuhu waa saynis fashilmay
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
@@sahanka97 diinta hadda Halaga soo saaro Dark Matter iyo Dark Energy waxa ay yihiin inta marka lasoo ogaado waxa ay yihiin lala soo ordi lahaa diinteenaa lagu sheegay
@dariiqaaqoonta544
@dariiqaaqoonta544 3 жыл бұрын
Dark matter iyo dark energy halagaso helo diinta mrkd leedahy zxp ma wxd diinta islamka u hysta richard dawking oo hdlya wa hdal Alaah zxp diinta islaamku wliba wxy inogu shegysa sidi u qurxonyd wxkzte oo ka jahilka iyo aqoonyhnka fahmi karan ki aduunka mr hore ku noola iyo ka iman dona u fahmyo
Casharka 2aad: Sidee xoolaha Chess-tu u dhaqaaqaan (How chess Pieces Move)
14:43
Somali Chess Tutorial
Рет қаралды 1,1 М.
Khusuusiyadda | Privacy | Dadka Naftooda Dagaalka Kula Jira!
11:46
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
"We Ask Allah" Tafsir of Last Two Verses of Surah al-Baqarah - Nouman Ali Khan - Gulf Tour 2015
2:07:32
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 2,4 МЛН
Qawaaniinta Murphy | Xeerar baasaysi ah se xaqiiqo u badan.
10:16
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Sahanka
Рет қаралды 66 М.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 306 М.
Biyaha | Iskudhiska Keliya ee Cufisjiidadka Khilaafa...!
10:20
Ma lihin aqoonyahan ee... | Xaldoon mise xaalad'abuur!
13:39
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН