Wiil afagaani oo shegey inu rabo inu guursado gabar somali ah lkn somalidi weycunsuriyen💔

  Рет қаралды 20,496

Rufiyan

Rufiyan

Ай бұрын

#america #europe #subscribetomychannel

Пікірлер: 56
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Sharce muyu naga raba afgankan, mise gabdhahena ayu jecladay.
@suadsharif3730
@suadsharif3730 Ай бұрын
Waa Laga yabaa sharci radis
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Walalery Ilaahay ka cabso' oo Gabdhaheena somaliyeed sharafta leh Nooga daa raga ajaanibtaa haday Diideena way ku saxsan yihiin. Gabdheheenu raqiis maahan ee yaan La qaymo jabinin subxanallah
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ runtaa allaah yaxfidag ❤❤❤❤❤ iga ilaali shisheye soomaali soomaalibaa leh
@dulcad6854
@dulcad6854 Ай бұрын
proud of my halimos
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Ай бұрын
hayeey waxa aan xasuustaa ninkii Afghanistan ahaa ee guursaday gabadha somaliyda ah ee haysatay wiil yar oo uu kadilay ilmihii somaliga ahaa waxa ay ka dhacday America
@Ethraa2487
@Ethraa2487 Ай бұрын
Faraxyadana walamid meqa gabdho be silciyen ilmha ka qaten so afghan bas mhn u can marry outside of the culture muhimda waxa waye inad is fahmysan so hadi ajanib lga hadlo farax ba ka daran
@Jamac20
@Jamac20 Ай бұрын
Barnamijka ragga ajanibta halaga mamnuuco, Dumarkena iney lugooyan bey rabaan oo ay sharciga ku qaatan. Dumarkena somaliyeed anaga ku filan . Ragga ajanibta dumarkena hanoo nabad galiyan
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p Ай бұрын
Mashallah his open mind
@halimajama7814
@halimajama7814 Ай бұрын
Habo hanacaayin hadii layiri marabno
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 Ай бұрын
Naagatan Naimo waa shuubo aad bay dhaqan xumadahay
@fartundhabarey4345
@fartundhabarey4345 Ай бұрын
Wiil somali ah ayaa nagabadana naciimoy ekadaa ajanabigaan
@kassimmo4682
@kassimmo4682 Ай бұрын
Wuxuu soo ogaaday in gabdhaha Somalida eey caabudaan raga ajnabiga ah waliba eey lacagta iyaga Iska bixiyaaan Allaha maxeey qiimo beeleen xaliimo uuuseey
@haayoliin956
@haayoliin956 Ай бұрын
Somali ba lisku ogaa umada shisheeyo ma gabdhi somaliyed uxayey sinaysaa, beri gawadha hadii wax sogaran ma adiga masul ka eh, sidee bar gar lola dhigan. Gabdhow kafirsada wll adne haluminin gabdha mahadsanid shimbir walba shimbirkiisa ayuu laduula.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Naagoow Faarax cid idiin dhaanta ma jirtee jooga shisheeye wanaag ma laha waa hadaad nolol wanaagsan oo is faham iyo mustaqbal leh aad rabtaan. Wax la yaqaan guursada wax la yaqaan aad dhashiinee
@hafsajaama939
@hafsajaama939 Ай бұрын
Wan joogay hwnki maskin ka laga cararay 😂😂😂😂
@Twa917
@Twa917 Ай бұрын
May may may
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
But this not Muslim date it’s Somali date Big differences if you want Muslim woman this Somali woman Go where the Muslim meets up its just Somali
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Ай бұрын
Gabdhaha Somaliday ninka diiday caayeysa? Kute luuqey kuso galayan wa ku jeclehay ku dhihi donane luqa kaxiro qolkan ha yimadan
@halimajama7814
@halimajama7814 Ай бұрын
Asc abayo gabdho badan Baa guursaday waa silciyayn aa abaayo adiga wax kama ogid
@ahmedshide7215
@ahmedshide7215 Ай бұрын
How can I catch you lol
@marian8772
@marian8772 Ай бұрын
He wants passport y’all need to be careful!!
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Ай бұрын
kan dumarkiipa wakawada carareen see cml😂
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Maxaa Ceeb ah right bee uleeyihiin dadka dhaqankooda iyo sharaftooda inay ilaashadan maceeb baa. Waa run waalaweydiinaya wuxuu ku maxay gabdhaha Afghan ka. Why he looks Somalis
@nastehanawaar9245
@nastehanawaar9245 Ай бұрын
Run everyone only Somaliya Somalia leg
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
qabiil sowka sitaba cigaal naaleeye wa qabiilkiisaa marka horeba arag inu yahay qabiilaystee
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Naayaa naima Somalida ha saying carfish kuyeh wasaqat
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 Ай бұрын
Kan yaa nobalamiyey somalidi meday
@issedhiblawe1176
@issedhiblawe1176 Ай бұрын
Adigaa ceb iyo waxkadaran wada
@bario1091
@bario1091 Ай бұрын
Tan ayadaaba kadhacsan Muslim ayee kuledahay madexedana woo qaban yahay
@AhmedqashtiAhmedqashti
@AhmedqashtiAhmedqashti Ай бұрын
Wilkan dhaaf
@issedhiblawe1176
@issedhiblawe1176 Ай бұрын
Waxkadarana walagaa sugaa
@Sulub22
@Sulub22 Ай бұрын
Sorry somalia ajnabi bay bilooday naagta
@Rufiyan212
@Rufiyan212 Ай бұрын
Ajanabiga maxu dhiba qofka hadu muslim yahay cunsuri nimadada mesha kalatag
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 Ай бұрын
Dib weyn bay nagu haysa naagtan shuubada ah
@MohamedaliSaid-xd6vn
@MohamedaliSaid-xd6vn Ай бұрын
Wana.ololaga
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c Ай бұрын
Why you want them , girls look after you marry some one you know
@sahraabdi8280
@sahraabdi8280 Ай бұрын
Naciima nimanka ajaaniibka iska daa
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk Ай бұрын
Hablaheena raqiis muu u maleeyay. Cunsuriyad ka xun buu mudanyahay kan
@Rufiyan212
@Rufiyan212 Ай бұрын
Walalo guurka uku raqisan oogufcn qofka hadu muslim yahay waxu dhib ah uleyhy malahan
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 Ай бұрын
​@@Rufiyan212isku wax ma aragno khatar weyn ayu leeyahay ha eegin wa Muslim uun
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Muslim maxaa Boiga Duran ma muslim dish’s Malaga saaray dad walgde dhaqan beeleeyihin meegaan waxaa kuiqato. In dumar lagu iibinayo naagaha qaar aan caqkilaheynbaaba jiro walaahi ajanabi naag caqli badan inee kaaguursato unba wanaagsan balse naagtan wada wawa aards ah 😩 maxay ajanabi ushegayan naftooda maba difaacikaran
@muhuboelmi4662
@muhuboelmi4662 Ай бұрын
Barnaamijka maxaa ajnabiga kusoo darey taas waaqalad
@Ethraa2487
@Ethraa2487 Ай бұрын
No more farax we need ajnabi
@user-fc7ko5mi5b
@user-fc7ko5mi5b Ай бұрын
War muslim miya qofku
@AhmedqashtiAhmedqashti
@AhmedqashtiAhmedqashti Ай бұрын
Tan iso qabe
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Ceeb badana ajanibti ayaadba sogashateen nagaha somalida mexey qiimo dheceen naag ayaa idinka gadeysa baraha bulshada nin sharafleh umaleyn maayo inuu halkaan naag kaguursanaayo😮
@user-ts2jf9md1q
@user-ts2jf9md1q Ай бұрын
Anaa rabaa wiilkaasi haleeso raadiyo huno 😂😢🎉
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 Ай бұрын
Hoos ba isku dhigtay
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Waxaa fooshaxun ee latinist Asian moods daanyeero
@wilwaal545
@wilwaal545 Ай бұрын
Nicima isoqabo huno
@user-vb7qr6uu8v
@user-vb7qr6uu8v Ай бұрын
Asc
@user-vb7qr6uu8v
@user-vb7qr6uu8v Ай бұрын
Asc
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Ай бұрын
Ma ahan afgaan ee iska hubi
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Gabar maseer badan Hees ayu u qaaday jacayl dartiis
15:10
KULAN 24
Рет қаралды 18 М.
CALAFDOON OO CAWA LABA SHIDAN IS HESHAY❤️ #Subscribe
4:34
SOMALI LIVE SHOW
Рет қаралды 5 М.
OOMAAR IYO SAARA JACAYL IYO SHEKOYIN AXYAA JACAYL
9:20
SOM MEDIA PRO
Рет қаралды 4,3 М.
Nin Naag isku Badalay yaab badanaa
9:35
Isfahan
Рет қаралды 129 М.