Wiil helay magaca Alle ee weyn

  Рет қаралды 19,894

Al-Dacwa Al-Islaamiya

Al-Dacwa Al-Islaamiya

Жыл бұрын

Qiso: Wiil helay magaca Alle ee weyn!.
Magaca Alle ee weyn waa magac haddii Alle lagu baryo uu horey kaa siinayo wax walba oo ay yihiinba.
Wiilkii asxabul ukhduud ee Cabdullahi bin Thaamiri, markii loo geeyey ninkii saaxirka ahaa wuxuu sii maray nin raahib ah oo diintii nebi ciise si fiican u haystay ninkaas ayaa cajab geliyey oo uu si fiican wax uga bartay, markii uu wiilkii wax bartay ayuu sheekhii ku yiri ibar magaca Alle ee weyn? Wuuna yaqaanay sheekha laakiin wuu ka qarinayey, sheekhii wuxuu ku yiri wiilkii walaalkeyow ma xamil kartid waan kuu cabsanayaa imtixaan adag ayaa dabayaal ee iska dhaaf! Markii uu arkay in uu sheekhu ka qarinayo uuna lafihiisa u cabsanayo wuxuu soo qaatay leebab badan mid kasta wuxuu ku qoray magac ka mid ah magacyada Alle ee uu yaqaanay weel ayuu ku wada riday dab ayuu shiday markaasuu midmid ugu turay markii uu ku tuuray kii uu ku qornaa magaca Alle ee weynaa wuu soo booday oo dabkii ma ku gubin, magacaas ayuu qaatay sheekhii ayuu u tegay wuxuuna ku yiri magacii aad iga qarinaysay waan soo ogaaday wuxuu yiri waa kee? Wuxuu yiri waa magacaas! Wuxuu yiri sideed ku ogaatay? Wuxuu u sheegay arrintii uu sameeyey wuxuu yiri waa runtaa waad heshay ee is ilaali mana u malaynayo in aad yeeli doontee, haddii lagu qabtana ha isoo farmuuqin.
Aakhir sheekhii wuu farmuuqay waa la dilay isagiina waa la dilay. Qisada asxaabul ukhduud waa la wada yaqaan.
Xigasho: Tafsiirka Ibnu Khathiir - Suuradda Buruuj.

Пікірлер
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Magac Allah Hadii Lagubaryo Uu Ducada Ajiibayo Sh Garaad Mukhtar
11:28
Qisada: Curwa iyo Cafraa
6:56
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 615
Subaca Ay Soomaaliya Subciyan Ma Banantahay? Sh Mahamed Umal
14:08
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 66 М.
Sh Abdirashid Oo Kadhaday Arin Mucjiso Oo Lagu Arkay Dagaalka Gaza
11:44
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
5:10
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 816