WIIL SOMALI🇸🇴 AH OO FANAANAD AMERICAN AH🇺🇸 QAC KAYEERSIIYAY | C.RONALDO OO SOMALIDA🇸🇴 SO CIMAAMADEY🤝

  Рет қаралды 133,457

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

5 ай бұрын

Пікірлер: 410
@ApdiRaheem
@ApdiRaheem 5 ай бұрын
Away dadkii jeclaa nabi Muhammad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Scw Scw
@user-ph1xg6xk8y
@user-ph1xg6xk8y 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@farihaifka952
@farihaifka952 5 ай бұрын
Scw❤
@user-zg5id1ic3q
@user-zg5id1ic3q 4 ай бұрын
Scw
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 5 күн бұрын
Waa ikanade scw
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Illahayow Ramadan Cafimad nebed nagu gaarsi 😢❤🤲
@efootball2023chenal
@efootball2023chenal 5 ай бұрын
Amiin ❤❤
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e 5 ай бұрын
Aamiin habo yaa rabi noo fududeey
@sumayamaya8568
@sumayamaya8568 5 ай бұрын
Aamiin
@Saynababdihasan
@Saynababdihasan 5 ай бұрын
Aamin Aamin apayo
@Shanta__677
@Shanta__677 5 ай бұрын
The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 5 ай бұрын
scw scw scw ❤
@fartunmohamed8794
@fartunmohamed8794 5 ай бұрын
Scw
@umarkihara
@umarkihara 5 ай бұрын
Saw
@user-he7ek4ns4s
@user-he7ek4ns4s 5 ай бұрын
Scw 🥺
@Maahir1122
@Maahir1122 5 ай бұрын
Hadaad diintaada kufaanto lake❤
@Caanimo_marapo_2030
@Caanimo_marapo_2030 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد ❤❤
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudCabdi-su5xc
@MaxamuudCabdi-su5xc 5 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💛🥀💙🌹💙💛💛
@MaxamuudCabdi-su5xc
@MaxamuudCabdi-su5xc 5 ай бұрын
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@user-sx3ny6nx1g
@user-sx3ny6nx1g 5 ай бұрын
😢
@ibraboycade7878
@ibraboycade7878 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 5 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤
@Soomaali123
@Soomaali123 5 ай бұрын
Jiiska goat ah by na leeyihiiN 😂
@nasrajele3326
@nasrajele3326 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 5 ай бұрын
Somali nimada dad way shegabayan dadna wakasheganayan bals aniga lagamayabo inan cawale kashekti oh may somalinimo❤❤❤❤❤❤❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade 5 ай бұрын
Ramadaanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲
@FairFurLaughts
@FairFurLaughts 5 ай бұрын
I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤
@BuuhroobleAfteeb
@BuuhroobleAfteeb 5 ай бұрын
wasiir igu cimaamad liketa saraakiisha captain kooda waaye 👊
@user-pi5dr7ep1h
@user-pi5dr7ep1h 5 ай бұрын
Be happy for who you are…….. Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Unknownjhggr5678
@Unknownjhggr5678 5 ай бұрын
Luuqadaada ku hadal
@abdiaziznani2449
@abdiaziznani2449 5 ай бұрын
war wasiir xanuunka hadaan maqlay ducadii hore tagtay ilhy haku cafiyo inta hada kuu hadhay 🤲
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Waa ku saary wll❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 ай бұрын
@@aliderie4978 Mahadsanid Jazaakallaahu kheyr walal
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 5 ай бұрын
Walalahey muraad Ayaan leyahay isoo duceya in uu Alle isahlo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Dharkaan waa aliindi waadhar idiyo dhaqaka Somaaliya anagaa iskale somaali Baa iskale🇸🇴♥️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️❤️
@njmelmi4708
@njmelmi4708 5 ай бұрын
Sax
@ABU_NABIL77
@ABU_NABIL77 5 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا وقائدنا محمد ❤
@Xr21mohann
@Xr21mohann 5 ай бұрын
Wasiir waan ku salaamay salaan kadib Wasiir waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo rabo inuu hormar gaadho balse ma hayo garab ee fadlan iisheeg meel aan kaala soo hdlo adiga oo rliya🙏🙏🙏🙏
@user-es9di8ki8f
@user-es9di8ki8f 5 ай бұрын
Kusalu nabiga scw❤
@AxmadAli-yq5kn
@AxmadAli-yq5kn 5 ай бұрын
Scwscwscw
@user-yt5cn8zy5j
@user-yt5cn8zy5j 5 ай бұрын
Waaaku taagera wasiirkeena zaki🎉🎉🎉🎉🎉
@GureMedia1
@GureMedia1 5 ай бұрын
Waziir maanta waa noo soo dhaqsatey thank you TikTok lagaa sugaa u maleynaa 🙏🏾
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 ай бұрын
Somalia ha Noolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 ай бұрын
Funs CR7🇵🇹🐐✅️ ....Like👍💋
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 5 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂
@AhmedAbdirahman-lb4bl
@AhmedAbdirahman-lb4bl 5 ай бұрын
Waan kaa qaaday sidaa igaratay kkkk
@Subarman32
@Subarman32 5 ай бұрын
Waxan ka mid ahay tageeraha CR7 GOAT wasiir managa haysa midha
@Usaamecze2
@Usaamecze2 5 ай бұрын
O God, bless and grant peace upon our master and beloved muhammad ❤
@Gurey12
@Gurey12 5 ай бұрын
Walashay ba jiran u so duceeya 😢40 qof ducadooda waa la aqbalaa
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 5 ай бұрын
Allah hacafiyo
@BilanQaldane
@BilanQaldane 5 ай бұрын
Illhy ha cavio
@zamzammohamedfarahfarah1106
@zamzammohamedfarahfarah1106 5 ай бұрын
Xanuunka allaha kaqaado walaasheen
@quenafnan5719
@quenafnan5719 5 ай бұрын
Adiga ayaan ku tageera walkey ilxun ilhey kuma tuuso walkey amiin amiin🥰🙏🥰🥰🙏🥰🙏🥰🥰🥰
@sacadiyohussein7226
@sacadiyohussein7226 5 ай бұрын
Anagaaa leh soomaaliya❤❤
@anababdirahman1243
@anababdirahman1243 5 ай бұрын
Somali waa dad funny ah lkn qofka I soo egaya oo comment aqrinaya ka funny San balayo folxun😂
@MaqribSeexde
@MaqribSeexde 5 ай бұрын
Balayo qurxon 😂😂❤
@AhmedAbdirahman-lb4bl
@AhmedAbdirahman-lb4bl 5 ай бұрын
😂 wlsha usheeg idhaaf inta qoraalkaaga aamusnana ku aqriyey baa hadana hadana icayne😂😂
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 5 ай бұрын
Naa nagatag Hana caayine😂😂😂
@naimabella154
@naimabella154 5 ай бұрын
Mucjiso😂😂❤
@Husein7architect
@Husein7architect 5 ай бұрын
SALAN SARE WASIIR : hadan ka hadlo dadyowga magaca dalkena somalinimada inkiro daruufo jiro awged HADABA NAGAMA MID AHA ,sbbto ah dunida majiro wadan aan taariq dhibaato leheen ,mana sababikarto qofka inuu dalkiisa inkiro .wasiir wn kuwataa .
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 5 ай бұрын
Wlhi inan yadh Oo.yemni jaadh Aaan nahay baa igu.yiri abuu falah nacald baa ku.taal janziyadiisu ka.been abuuray waaa.somali wuu inkiray Maxaaa ogasiiyay inan yadh❤❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😮😮
@Xadaari410
@Xadaari410 5 ай бұрын
Goat cr7 fns one like 👍
@xasanaadan0379
@xasanaadan0379 5 ай бұрын
Ar adaan wasiirkow kusoco aamiin❤❤
@Vonaark28
@Vonaark28 5 ай бұрын
Qof aan ku faanayn Somalinimadiisa , yaan la Sheegan.
@BezaniOfficial.
@BezaniOfficial. 5 ай бұрын
Team cr7❤🙌
@user-yl8ln3vm2j
@user-yl8ln3vm2j 5 ай бұрын
ku sali nabigeena muxamed scw 🙏🙏❤❤
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 5 ай бұрын
Allah haku cafiyo wllo
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Mashaa allaah allaah hakusiyadiyo caafimaadka aamiin
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 5 ай бұрын
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@user-fx2ld2tf7c
@user-fx2ld2tf7c 5 ай бұрын
WaaziiR waa inala Dhacay beeee 😂😂❤🙌
@mohamed-if1lc
@mohamed-if1lc 5 ай бұрын
First one like sar
@mudanesantosh9746
@mudanesantosh9746 5 ай бұрын
Somali ban ahay 🇸🇴
@habsamouse5994
@habsamouse5994 5 ай бұрын
Wasiir waleega ha ka shikin team Cr 7💪🥰🥰🥰
@Abdinajiib-kq7dv
@Abdinajiib-kq7dv 5 ай бұрын
Mash allah
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@MounatanIsmail
@MounatanIsmail 5 ай бұрын
Scw
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 5 ай бұрын
Allahu akibar haye haye kow iwad sheeekada ana an dhageste
@user-hg2bv2xt9f
@user-hg2bv2xt9f 5 ай бұрын
Waziir dharka anaga leh marka wa inaa maxkamad sarnaa
@Elissa35
@Elissa35 5 ай бұрын
I like somali youtuber guy's ❤
@user-rs1co3mr7p
@user-rs1co3mr7p 5 ай бұрын
Wasiir waa Ku salaamay salaan kadip waa gabar Ku taageerto oo mar walpo kugu xiran sharaf Io karaamo🎉❤🖤🤍❤️🥰
@dekaali4298
@dekaali4298 5 ай бұрын
Anaga ayaa leh dharka hidaha iyo dhaqanka❤
@abdallabro11
@abdallabro11 5 ай бұрын
Waziir legend ninka kali chanelkiisa lagu caajisaynin gor aadhamaysato garani wayni muqaalkiisa ❤
@abdullahihassan4734
@abdullahihassan4734 5 ай бұрын
Wasiir majiro Qof somali ah o hoyo somali dhashay waxa jira kuwa abahod yaman yahay hoyadodna ay tahay somali kuwas waye kuwa aad aragtay wana dad aad u xun muwalad ayaana la dhaha
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
❤: wuxuu safray asagoo 12 jir ah wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺❤
@ruweydiinalaky7541
@ruweydiinalaky7541 5 ай бұрын
Wllhi ano Somali ah inanan ka faneyn inta laiga weydinayaba sugi la ahy beh somali markan ahy dadka waxban dherahy❤
@abshirosman419
@abshirosman419 5 ай бұрын
CR7🇵🇹🐐
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 5 ай бұрын
Alhumdulilaha ❤
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 5 ай бұрын
Asc wr allaha ku caafiyo edo mcn guuuleyso ❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
@AbdirahmanAbdullahi-bd4cx 5 ай бұрын
Allaha Ku cafiyo zxp
@iqlaasomar436
@iqlaasomar436 5 ай бұрын
Ilahay haku siyaadiyo cafimaad ka ina edo
@m.amin14
@m.amin14 5 ай бұрын
Goat cr7 🐐🤍🤍 big respect 🙏 my goat🤍🎩🕶
@AXMATO_
@AXMATO_ 5 ай бұрын
Alle Cafimadka hakuu siyaadiyo wll
@user-xo1os2ov8l
@user-xo1os2ov8l 5 ай бұрын
aniga iso doceeya asxabeey waxanuusanahay❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-pn4nt1xs6w
@user-pn4nt1xs6w 5 ай бұрын
Pink zaki on love 👍🏼
@Abdirahman593
@Abdirahman593 5 ай бұрын
Legend for ever zaki bin haji
@mohamudkey
@mohamudkey 5 ай бұрын
May allah make us people who help each other
@omar7396
@omar7396 5 ай бұрын
Waa south sudan
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Axmed-gu8bu
@Axmed-gu8bu 5 ай бұрын
Guulayso zxp saki
@AbdirizaaqHirmoge-gz7pt
@AbdirizaaqHirmoge-gz7pt 5 ай бұрын
Wazir wllhi iLahay dartis an ku jeclahy zxb, marwalbo nah wankula xiranhy muqaldadha ima dafan🙏 ilahy haku Garab kalo marwalbo, horey nh usoco😻
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 5 ай бұрын
Waa reer ugaadha dhaadheerka la yiraa waana dhaqankooda
@FilsnAden
@FilsnAden 5 ай бұрын
Walalo ii Soo duceya dhamantina❤
@HamdiOmar-kr5sn
@HamdiOmar-kr5sn 5 ай бұрын
Wowww
@cabdisalaammaxamuud6990
@cabdisalaammaxamuud6990 5 ай бұрын
Wasiir wan kusalaamay zxb nin aan taageero ayaa tahay
@farhiyaaburcoburco5237
@farhiyaaburcoburco5237 5 ай бұрын
Labaduba waa isaa weliba habarjeclo❤ wiilashu
@user-kk8ib2kk2g
@user-kk8ib2kk2g 4 ай бұрын
Saki binu xaaji waaan kasoo daahay alahaa ku caafiyo
@Moproya
@Moproya 5 ай бұрын
أللهم صلى وسلم على نبينا محمد
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 5 ай бұрын
Abwe xanunki kwrn wxa rajynayaa inaa cafimd qabtoh ilhy hanku caffiyo❤❤❤❤
@CabdileHassan-hz9mw
@CabdileHassan-hz9mw 5 ай бұрын
Abu flah waa somali waana ogaden anaana aqaano kuwaitebaana jaar ku ahayn hada way naga ag guureen markay lacagaysteen
@aishamohamed8359
@aishamohamed8359 5 ай бұрын
Waaba Nin shidan haduu ogaaden yahay 😂
@user-yy8wn7mv7l
@user-yy8wn7mv7l 5 ай бұрын
Love isara
@yaasmiinamhd3
@yaasmiinamhd3 5 ай бұрын
Keenii weye🥰
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 5 ай бұрын
Dharkaas waxaa nala isticmaalo sudan xataa baatiyaasha iyo go'yaasha ayagaa laga soo gaaray🇸🇩
@ASED____ATOORE
@ASED____ATOORE 5 ай бұрын
Farst LOVE😂
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Tayloor swiifti hhhhhh ❤
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 5 ай бұрын
Hawiye weeyee😂😂😂
@Osmanahmedjamac
@Osmanahmedjamac 5 ай бұрын
Allah hacafiyo
@user-cg1sl8wp1d
@user-cg1sl8wp1d 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@user-ws2ym1wc9r
@user-ws2ym1wc9r 5 ай бұрын
Ronaldo 🐐🇵🇹
@namelos2963
@namelos2963 5 ай бұрын
Zaki anaa mudaane 📍isaar ducadii kacdee❤❤
@user-sc8xi6sz9u
@user-sc8xi6sz9u 5 ай бұрын
Wasiirka
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 5 ай бұрын
We love cr7
@SmilingBlueLake-ul2uu
@SmilingBlueLake-ul2uu 5 ай бұрын
Yiri waa sax
@user-cm4sp3gk1q
@user-cm4sp3gk1q 5 ай бұрын
Habeen hore uu soo galay😂❤😊
@user-dq9km5zp3o
@user-dq9km5zp3o 5 ай бұрын
Walla yaal dhibaato ayaa iheysato isoo duceya
@nuur92
@nuur92 5 ай бұрын
Waziir ninkaas sweden ku uu ku noolyhy somali mahan wuu na sheeganayaa! Lknse ereygaas kurdi from somalia ayaa caan ah Lknse dad badan isticmaalo!
@user-kh2cm1cb9e
@user-kh2cm1cb9e 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂manshalaah ❤❤❤❤
@faadumomahamedmahamud4813
@faadumomahamedmahamud4813 5 ай бұрын
Angaale dharkaan waa idihii iyo dhaqnka soomaalida ✅✅
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 43 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
قصة اشهر جريمة في امريكا!
11:02
BarryTube
Рет қаралды 4,1 МЛН
فاطمة ارتبطت...
12:10
Mazen - مازن
Рет қаралды 252 М.
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН