Wiil Soomaaliyeed oo dalka kusoo kordhiyay hal abuur cajiib ah.

  Рет қаралды 24,824

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 62
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
Wadankeenu qarni bu ka danbeya addunyada waxan meel kastu yala wiilka dhinyara ah alllah u barakeyo
@najmociise5887
@najmociise5887 Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalah Alxamdulilah hadi wadankeena laka helo Aniga Haben walbo ayan Cawa india 🇮🇳 adunka ayuu u jeclahay qasabka cabitankiisa Caadi ma ahan baraf iyo lindhaan ❤❤❤
@qalinle1231
@qalinle1231 Жыл бұрын
Haa aniga xataa hindiya aya kaso cabay sharukhan ayaa igu casuumay
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Жыл бұрын
@@qalinle1231 😂😂😂😱
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын
Manshalaah wa shaqo wanagsan wana bogaadinaayaa ilaaahey Haa kubarakeyo aynu lehyahay
@sabrinhaji6479
@sabrinhaji6479 Жыл бұрын
Masha Allh xage waye wiilka xruntisa
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
Masha Allah
@buullebarre
@buullebarre Жыл бұрын
shaqooyinka wadada ee cuntada iyo cabitaanka fudud waaa shaqo abuur inta badan wadamada soo koraya ay ku xoogsadaan badi dadka .
@cabdiraxmaanxasan257
@cabdiraxmaanxasan257 Жыл бұрын
Masha Allaah balse qasabka beer ma u hayaa
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA UU BARAKEEYO
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah qasabka shidistesa masar iyo marroco ayan ka heli jernay markan holiday da, liina wa lagu shida iyo sanjabiilka fareeshka ah ku dara anaga hortena lagu sheday, wa wax fiican
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Жыл бұрын
Masha Allah ilah ha ku barakeyo ❤❤❤🤲
@abdallahsandheere1250
@abdallahsandheere1250 Жыл бұрын
🎉kn way fcnahay..in wadankaaga geesid....gessi
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын
maasha allaah dalka waajiraayay qasab sharaabah burburki kahor meelkasta wajiray waalacabijiray laakiin wiilkan maasha allaa tvga qaranka ayaa ahayn mid bulshada leedahay guulayso
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Maasha Allah waa horumar aad u fiican
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
waxaan hal abuur lama dhoho ee qalabkaan dunida horay buu uga jiray. hal abuur waxaa la dhahaa marka wax cusub qofku abuuro. waxay ahayd inaad dhahdaan nooc ganacsi cusub buu yarkaani soo kordhiyay
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah alaha business haubarakeeyo
@abdallahsandheere1250
@abdallahsandheere1250 Жыл бұрын
🎉..Lkn Kenya jamka ku arki jiray😮😮😮 qaaabka
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah guul insha Allaah
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Mash allah. wadanada Asia ayaa aad looga isticmaalaa mashiintaan sida pakistan iyo Hindia. wadankana wuu ku soo badan doonaa insha Allah
@Moo2807
@Moo2807 Жыл бұрын
Somali haddey ku dayanayaan markasey suuqa ku cariirinaya ee fikrad cusub lama imanayaan.
@saadamxd75
@saadamxd75 Жыл бұрын
waa wreey mnshalaaah
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Hal abuur maaha aan ku saxno mashiin kaan meelwalba oo Somalia ahahay waa yaalaa asaga waxba to ma abuuri Somalia Naga sax
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Mashaallaah kalyaha ayuu sifeeya casiirka qasabka
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Kaadida ayuu badiya
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
somalia waa wadanka kaliya dibada wax looga keeno, aan dhulkooda rabin inee wax kasoo saartaan yaab, badda africa ugu dheer 2bo weli wadan leh ma jiro africa laakiin aqli aan jirin .
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
Wuxu in labarto moohoo m
@lulomar7773
@lulomar7773 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Mansha allah
@ibrahimali250
@ibrahimali250 Жыл бұрын
Asia ayaa xoog looga isticmaalaa good job Sami
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Allaah ha ku barakeeyo laakin sokorta waa cudur iska jira
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Waa shaqo fiican, waxan ka hore uga daawaday wadan kale, waxan is dhahay yaa Soomaaliya geeya, waaba kan! Allaha u barakeeyo
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Fikir ayaan kugu kordhinayaa ku dar markaad shiidayso jeex yar oo liin aha ama sinjibiil qoyan waa hadii la heli ama labada kolba qofku siduu jecelyahay adaa arki doona
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
Walhi Aduunka. Qarni ayaynu ka danbaynaa. Mida kale. Wariyaha. Afdomaliga soo Baro dhaha. Hal abuur waxaa la dhahaa waxaad Adigu samaysay ee mashiinkan aduunka ayaa laga isticmalaa. Wiilka hormar ayuu soo kordhiyay Illahay ha u barakeeyo.
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
💯💯💯💯💯💯💯
@abdifatahali4962
@abdifatahali4962 Жыл бұрын
Intee waa meshan aa. Tagee mogadisho kadhankee!?
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын
Taa washaqo abur ee hal abuur mahaan hal abur waxaaladhahaa inu qofka isaga laftiisa gacantiisa kusumeyaa
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
Lkn waxa fecnad in ay qasabka dhaqaan insha allaah
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
Mishikan saudiga u yaalaa iyo kuwa kalo qudarta kalana lagumiro
@somalifunny3709
@somalifunny3709 Жыл бұрын
😂 wxn hindiya lagu sameya abti😊
@Wiyeeryare
@Wiyeeryare Жыл бұрын
Kani hal abuur maaha ee aduunka oodha. Ayuu ka jiraa, waxaanba moodaayey in uu mishiinka.laftiisa abuuray yarku
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 Жыл бұрын
Aala sonkor miyey qasab uyaqaanaan
@idirsali115
@idirsali115 Жыл бұрын
India 🇮🇳 ayuu aya gaadhay😂😂
@bariyowinaali8837
@bariyowinaali8837 Жыл бұрын
Somalia dunida kadambeeso tana dhaliil u ah Kenya every conner sidokale wadama dariska aad ba loga isticmala waana caadi Somalia television kii qaranka ayaa nosotabinaya mashintan yar 😂😂😂 hore usocda
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
somalia in ay shithole country tahay bay taasi kuu cadsaynaysaa. dal dunida ka danbeeya dadkiisuna oa cawaansanyihiin ma jiro
@mowlidmuxumadmaxamud9041
@mowlidmuxumadmaxamud9041 Жыл бұрын
Xagow ku gadaa
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 Жыл бұрын
😂😂😂😂 war carab ilaa Asia ayaa laga isticmaalaa 😂😂😂
@aayahenatours
@aayahenatours Жыл бұрын
Qasab infection loo isticmalo waa yaab 😂😂
@mohabinhaji
@mohabinhaji Жыл бұрын
Dadka ha leeyn sokirta qaba ma cabi karaan waayo qasabku waa sonkor
@mohmoudalisudi3201
@mohmoudalisudi3201 Жыл бұрын
Mashiinka wadama badan ku arkay hal abuur waa waxaad adigu samaysay maaha wax aad soo iibsatay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Mooryan xamar isgu timid qasabka waa diabetes type2 cabitaankiisa waa adigoo sokor 2kg cuntey hal bakeeri oo biyahiisa ah
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Жыл бұрын
In sonkor la isticmaalo iyo in biyaha quwax/qasab la cabo waa kaaf iyo kala dheeri....biyaha quwax jidhka bay u fiican tahay, sonkorteedana ma badno
@ahmedali-pq4ns
@ahmedali-pq4ns Жыл бұрын
Uganda ayuu kaimaaday midkaan saas ayaa looga sameeyaaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Africa Dhan Aa Saas Looga Sameeyaa Aaku Soo Arkay
@mohamedabdirahman5072
@mohamedabdirahman5072 Жыл бұрын
Ma maantu somalia u cusub yahay mashiinkan yari 😅😅😅Hargeisa wuxu yalley 2018 ba laga cabi jiray 😅😅war hayna cebaynina
@cabdiraxmaanmaxamed2288
@cabdiraxmaanmaxamed2288 Жыл бұрын
Usheeg waxa somaliland inuu meel walba yaalo😅
@MohamednorMohamed-bt3pj
@MohamednorMohamed-bt3pj Жыл бұрын
Sokar aya dawa ah waxakalana wansugeyna
@saidkahiye8406
@saidkahiye8406 Жыл бұрын
KKK Somali makucusubdaah mashindan
@deeqshiiqdhageyqeed010
@deeqshiiqdhageyqeed010 Жыл бұрын
q
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Somalida waa dad copy iyo iska maseer yaqaan, hadee wada dalbanayaan mashiinka kana ak furanayaan. Waxa arkaysaa 50 miis oo la is garab yaalo oo isku shay iibinaaya baati hal nooc ah. Qurbahana maqaayad iyo dukaan baati ma dhaafan
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
😁😁 dadka dalka jooga ma fakaraan miyaa mise waxey rabaan iney hadba sugaan wiil yaanyo u miiro,
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 89 М.
Warka Universal TV 23  07 2024
28:34
Universal TV
Рет қаралды 3,4 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 391 М.
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 69 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН