Wiilka Ku So EEGAAYO Maxey Tilmaameysaa ? || 6.Qodob Ka OGOW ||

  Рет қаралды 37,333

AbdiRahiim Ali

AbdiRahiim Ali

2 жыл бұрын

6.Qodob Oo Ku shegaya Wilka kuso ega wexey Ka Tarjumeyso daawo Ilaa Dhamadka Wax Badan Uga FahanTid.
AbdiRahiim Ali
#Subscribe #Abdirahiimali #like
Waad Mahadsan Tihiin Saxibayaaal.

Пікірлер: 44
@user-zz3hq1vb4s
@user-zz3hq1vb4s Жыл бұрын
Ani macalin sacholka kuarkay
@raxmanuraa1573
@raxmanuraa1573 2 жыл бұрын
Mashaa allah waan kehelay
@user-fg6uk8wz6i
@user-fg6uk8wz6i 5 ай бұрын
Macha alaah❤😊
@hoododheeman9245
@hoododheeman9245 Жыл бұрын
Walaal soo badi waan ka helay mash alaah
@salahhayle6337
@salahhayle6337 Ай бұрын
Number 2
@deeqayuusuf230
@deeqayuusuf230 Жыл бұрын
Keep going...🥰
@naziimcady389
@naziimcady389 2 жыл бұрын
Really 😍
@abdirahmanahmed2419
@abdirahmanahmed2419 Жыл бұрын
Su, aal adiga maxaad Uga hadashaa arimaha jacelka❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💝💖❣️💞💓
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going 👍
@user-pq3dl3ll9h
@user-pq3dl3ll9h 2 жыл бұрын
Masha allh wall sare
@RaynRayhanAllaleh
@RaynRayhanAllaleh 6 ай бұрын
Mashallah
@zarahomar381
@zarahomar381 Жыл бұрын
Waa run wllhi sabta macalinkeyga xisabta ayaa saa igu ah Ani waxan ahey gabadha maamulaha schoolka sidaa darted wllhi arimahaa sheegtey oo dhan waan ku arkey macalinka
@deeqayuusuf230
@deeqayuusuf230 Жыл бұрын
...waw wuu kujecelyahy😘😂🤩
@sihamabdirashid5064
@sihamabdirashid5064 Жыл бұрын
𝐖𝐮𝐮𝐤𝐮𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐞𝐞𝐰𝐚𝐱𝐥𝐚𝐪𝐚𝐛𝐨🙈🤣
@qaalisocdaal2616
@qaalisocdaal2616 8 ай бұрын
😂😂😂so cajib ma aha Ana macalinkeyga xisabta baa sas igu ah isku wadan ma ahin isku luqadna ma ahin
@MaxamudCali-ti4cn
@MaxamudCali-ti4cn 10 ай бұрын
Cilmi nafsiga waan kahelaa❤
@MunaDheman-ft3pn
@MunaDheman-ft3pn Ай бұрын
Haa
@user-ln9hn1zu5j
@user-ln9hn1zu5j 4 ай бұрын
Samigeyga wan ku salaamey
@Rodina440
@Rodina440 Жыл бұрын
Abowe aniga waxaa ahay arday ku fican barashada computer ka saas ee tahay macalin ka computer ka noo dhiga markaa fasalka ku jirno cashirka sharxaayo anigoo isoo fiiriya markuu dhameeyo roodo ma fahantay cashirka oo I dhahaa teda kle marku sharaxaada dhameeyo si goos goos ah oo isoo fiiriyaa 4 qof aa nahay oo group keena computer ka oo isla socono cashirka marka maalinta gabdhaha kle maqan yihiin cashirka wuu dhigaa xitaa hadey labo gabdhood maqan yihiin aniga maalintaa aniga keligey u gembiyo fasalka cashir dhan ma dhigaayo marka gabar ka mid ah gabdhaha aa I dhahday macalinkaan aduu kaa helay marka run miyaa waxey sheegoysaa isoo jawaab
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 Жыл бұрын
😂I aamin wuu kaa helay macalin wax la qabo ani xataa mid macalin ku arkay
@AbdalleZavic
@AbdalleZavic 8 ай бұрын
Ku lamida❤
@sowdakhaliifaxmedsiyad
@sowdakhaliifaxmedsiyad 6 ай бұрын
😢8888⁸8⁸i⁸⁸99999999999999999999⁹9991o​@@mohaabdulaahi9239
@fardowsoaxmed9135
@fardowsoaxmed9135 2 жыл бұрын
Iga jawab
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 8 ай бұрын
?
@nuurtoxasan6796
@nuurtoxasan6796 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@CunaayeAli-lc4sb
@CunaayeAli-lc4sb Жыл бұрын
Saaxib gabar inii IGA heshey maxa kugaranaa
@MubarikMubariktuug-he7lh
@MubarikMubariktuug-he7lh Жыл бұрын
Ha ogaan adigu oo qudha
@rahmanorango5868
@rahmanorango5868 Жыл бұрын
Abowe aniga macalinkaygaa jeclahay sidee ugu sheegtaa talo kaa rabaan
@AbdiRahiimAli3
@AbdiRahiimAli3 Жыл бұрын
Ka kasbo jaceylka.
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 8 ай бұрын
Wa is ka fududi kali ku dadaan in ad xirir la samey so> mrkiba wu fahmi dona iinaad ka heshay >>inta aadan usheeginba
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 8 ай бұрын
7 mo ago 💀 aa 😂
@user-jo4rp4zl8k
@user-jo4rp4zl8k 5 ай бұрын
Sodhawàl macalin😅😅
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed 7 ай бұрын
Gabdhaha yaryare waxbarshada loo diri macliminty ku dawaran ileen😂 idin fahny na iska ilaaliya hoy
@AbdiRahiimAli3
@AbdiRahiimAli3 5 ай бұрын
Ya ku sheegey adiga 🤣😆
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed 5 ай бұрын
Comontiga akhriyey 😂😂
@maxamedmohamed7077
@maxamedmohamed7077 2 жыл бұрын
Sidee lagu masersiyaa quf aad kala tagteen
@cqanixasanwarsame2903
@cqanixasanwarsame2903 2 жыл бұрын
Hhhh naag la agmar adoo la jilaya romantic ama gacanta hysta 😅
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Жыл бұрын
😅iskadaa maskiinta
@nadiagacal7059
@nadiagacal7059 Жыл бұрын
​@@nasraabdiraxmaan2382😂😂3😂😂
@safiyomohamed5823
@safiyomohamed5823 Жыл бұрын
ᴡʟᴋᴇɪ ᴍɪᴅᴀᴀs ᴀɴᴀʏ ɪʜYSᴛᴀᴀ ǫᴏᴅᴏʙᴋᴀ 2 ᴛʜɴ ɴᴏᴏ sᴏᴏ ʙᴀᴅɪ ᴀʙᴏᴏᴡᴇ
@fardowsoaxmed9135
@fardowsoaxmed9135 2 жыл бұрын
Ha duu ku egayo inuu ku jecel yaha y me cadene hee kahelid jeceyl mexe kala yihin
@user-oi3nx9ch7y
@user-oi3nx9ch7y 4 ай бұрын
Haa
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 34 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Jaceylka Aamusan calamadaha lagugarto
9:01
Malto Official
Рет қаралды 8 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 1,6 М.
MAANSADII | DOOD JACEYL 🤏
5:50
ANFAC MEDIA
Рет қаралды 1,3 М.
5.Arimood Oo Wiilasha Jaceyl Logu Abuuro || Talloyiin Jaceyl
13:04
AbdiRahiim Ali
Рет қаралды 10 М.
أسرار تجعل الرجل يدمن عليكي ( لا تعرفها كل النساء )
11:38
Ehab Qaysieh / إيهاب القيسية
Рет қаралды 657 М.
Wiilka Ku Jecel Ee Ka Qarsada ! || Arimo Jaceyl ||
4:55
AbdiRahiim Ali
Рет қаралды 29 М.
KAL SOONI  #qiso
41:10
HIGSI NO.1
Рет қаралды 22 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
0:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 4,4 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 8 МЛН
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 9 МЛН