WIILKII WABIGU QAADAY JARMALKA || XOGTII U DANBAYSAY.

  Рет қаралды 7,599

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

Ай бұрын

Пікірлер: 29
@Xariir77
@Xariir77 Ай бұрын
Dhalinyarooy. Haku fikirin abidkaa naftaada inad jarto haday noloshu kugu cuslaato. Hal xal ayaa jira waana alle kacabsi iyo istiqfaarta oo badisid saladuna lasocoto. Haka niyad jabin noloshaada umaduba waa kula mid qofkastaba tiisa cuslayaee😢
@zakiir250
@zakiir250 Ай бұрын
Allaha u naxaristo inanka, dhalinta waxa dhibi kara wa depression, xanunaxda xaga maskaxda buldhadena somalida ad uguma bararugsana, xanunka depressionka her qofka waxa u garsin kara in uu ku qanco qofka in uu isdilo
@fardusa411
@fardusa411 Ай бұрын
Ax wlhy waaxannuun Allah unaxariisto. Kolay waxaa laga yabaa in ninmanku xashiishsiiyeen kadib a uu sidagdaga uwaashay
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto
@user-oz1em7ox4m
@user-oz1em7ox4m Ай бұрын
Stress iyo depression ayaa sabab u ah balwada dhalinyarada rer yurub ka dibna way is dhiiban dhanka nolosha Aakhirkana gacantooda isku dilaan
@NimcoAli-me2pg
@NimcoAli-me2pg Ай бұрын
Alle ahku naxriisto amiinyaallaah
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny Ай бұрын
Ahmad baqaye lagend
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Qurbaha iyo khatartiisu waa badan badantahay
@Sakariye-il5dr
@Sakariye-il5dr Ай бұрын
Niow wax noo sheeg naagow Alle Haku naxaristo wll
@aminafardale8159
@aminafardale8159 Ай бұрын
Dhaamash illaamakaydheenku
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r Ай бұрын
Ilahay ha so sahlo masakiiintas Dhalin yarada Ahh. Wayooo Wadankodiiibeyy. Naxariiis ku wayeeeen iyo Daryeeeeel Marka way Iska Dhibb qabaaaaan. Dhalintiii Somaliyeeeed😢😢😢
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Dhulkooda iyaga gubay dhalainyaradu oo musyaqbalkodi ka doortay qabyaalad
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 Ай бұрын
Inaalilahi imisa jir bu ahaa
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
QUR AANKA WAXAA KU JIRA AAYADO BADAN O AH GUUBABO IYO IN AANU AHAYN MU MINKU MID ADUNKA KU QASAARA . SIDAA AWGEED HADAANU QABSANO XADHIGA ALE WAXBA MA XUMAADEEN MA MURUGOODO AMA MURUGTU WEYKA GUURTAA QOFKA LAASIMA LAA XAWLA WALAA QUWATA ILAA BILAAH SALIGA NABIGA ASTIQFAARTA SALAADAHA DAHAARADA WEYSADA DADKU WAXAY DHAHAAN HEBEL AYAA JIRAN ALENA WUXUU YIRI QUR AAN KU MA AHA ILAA SHIFAA U MU MINUUN MOOYE SHAYDAANKUNA INTAA WUXUU RAADINAYAA QOF DAYACAN OU RAACO ALOOW NAGA BAD BAADI AAAAMIIÌN
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 Ай бұрын
Naftada hadaa disho narta kuwa are abid😢
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Ай бұрын
Asc
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@hodan8428
@hodan8428 Ай бұрын
Ilahay haso dhaweyo badi gobkis
@JamaMohamud
@JamaMohamud Ай бұрын
Soomaali meel xun bay ku socotaa haddaysan ka gudbin qabiil iyo alla kacabsi la'aan, meel ay ku nasanayaanna ma leh.
@Beeldaje
@Beeldaje Ай бұрын
asc axmed baqaye sxb
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 Ай бұрын
Jaaliyada malihin oo adag walal hadey jiraana waa qawiil. Xaasid nimadsnimo sry
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 Ай бұрын
Sidaa bey galada la jecelyihiin, muslimka ,war diinta iyo allaha ku carara, mar walba, hadad, dhib qabto iyo, hadad, barwaaqo ku jirto
@kheirtasabrie7496
@kheirtasabrie7496 Ай бұрын
😂
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki Ай бұрын
Waxaa kenay waa dad burbur iyo colad iyo nacab ku Koray dagal iyo dhimasho iyo faqri iyo tahrib jahilnimo an qofku waxba oqon alle somali ha uu gargaro will baa wilsha xabsi iyo inay wax dilan ama is dilan baa ku badan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
ILAAHAY HA UNAXARIISTO AAAMIIIIN REER BAADIYE HADAY HELAN SOWMAY SHEGEN? WABIGA INTAAS LA EG HADUU ISUGU TUURAY INU IS DILO OAN DAQIIQADIBA LAGA BAD BAADIN HADO U MAALMO KU JIRO SIDE LAGU BAD BAADINAYA ELCOPTARI IYO GURMAD UFIDIN MAAYAAN QOF AWALBA QAXOTI AHAA O CULAYS KU HAYA
@kheirtasabrie7496
@kheirtasabrie7496 Ай бұрын
😂
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Ай бұрын
Maxaad ku qosli??
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Ай бұрын
@@allahismylife1206doqonimo 😡
@user-jg8nc5nu8w
@user-jg8nc5nu8w Ай бұрын
​@@allahismylife1206 Waxaa laga yabaa in uu oytin kawaday ayka qaldantay sorry
HOOYADA UURKA LEH EE DABAQA ISKASOO TUURTAY: Full Video
9:41
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 9 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
WEERARO MINDI AH || NIN SOMALI AH JEELKA LAGU CELIYAY
8:08
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 8 М.
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
27:24
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 28 М.
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 251 М.
SIDEE QOF DALKII JOOGA JARMALKA U KEENI KARTAA || Sharci Cusub ||
9:18
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
SOOMAALIDA QOXOOTIGA KU AH US OO SHARCIGII LOO FUDUDEEYAY WOW
24:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
SAFARAADA AYAA I QABYAALADAYSAY
24:47
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 674
Update Wiilkii Jarmalka isku Dilay
3:46
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,5 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН