Xaafada Somaalida Ee Magaalada Istanbul Shalay Iyo Maanta | The Somali Hood In Istanbul!!

  Рет қаралды 85,609

Abdullahi Akanuu

Abdullahi Akanuu

2 ай бұрын

waa anigoo ah Abdullahi akanuu Muuqaalkeena Maanta wuxuu Kusaabsan yahay Vlog iyo Tijaabin labadaba. Bada Dusheeda Ayaa Baskiilad Ku Dul Wadnay | Cycling On Water !! Very Dangerouse Experiment!!
Kanaalkeena Hadaa Wali Subscribe Saarin, Hada Dhac kusii dee
/ @abdullahiakanuu1
Istanbul sup ve Kano ayaa la dhahaa Kooxda Iga Caawineesay!!

Пікірлер: 128
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
Maasha Allaha, shacab Soomaaliyeed oo faraxsan oo jooga meel ay ixtiraam ku haystaan. Aan idinka dsrdaarmi Soomaaliyeey..Turkigu waa wadanka.kaliya ee garabka wayn u ah Qaranka Soomaaliyeed..sharaftiina ilaashada. Ixtiraama wadankaasi oo wax ceeb ha innoo keenina.
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 ай бұрын
Wadankiina hagaajista ee haa ku xaragoonina wadan kale
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
Istanbul casimada Islamka mashallah ❤❤❤❤
@mahadljama4578
@mahadljama4578 2 ай бұрын
Haye anaguna badii baan siinay iyaguna dalkooday naga soo eryeen niman rag ah
@IdaajaaYre
@IdaajaaYre 2 ай бұрын
KZfaqr ixtiraam leh aqlaaqna leh tixgalin leh ayaa tahay sxb gatabkaaga nahay markasta❤
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Guyz Abdulahi 1M hala gaarsiiyo 🎉🎉🎉
@BatuuloBeeraley
@BatuuloBeeraley 2 ай бұрын
Walee xasuus waaye😢
@BanaPerfumes
@BanaPerfumes 2 ай бұрын
❤❤❤ thnks bro akanuu iyo dadka sharafta lah
@IdaajaaYre
@IdaajaaYre 2 ай бұрын
The one and only Somali youtuber
@osman212
@osman212 2 ай бұрын
Keep the good work hard bro❤❤
@akashicman2338
@akashicman2338 2 ай бұрын
Video wacan
@osman212
@osman212 2 ай бұрын
Our lovely bro❤
@IdaajaaYre
@IdaajaaYre 2 ай бұрын
Keep going
@amorthentiae
@amorthentiae 2 ай бұрын
Somaliler Kardesimizdir
@saladadan3859
@saladadan3859 2 ай бұрын
Xasuus baan kaleey zxp 2021
@rayadhawa7826
@rayadhawa7826 Ай бұрын
Xasuus horey 2021 when i was istanbul iicha baydhaboo😂 galab kasta jogi jireh 😊😊
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 2 ай бұрын
Waana uxisaay waana ka reestay wlh😂😮😢
@user-lj2tr1me5f
@user-lj2tr1me5f 2 ай бұрын
Ina ader sbbna lakn stress miyaa turki
@user-xu3ri9lx4t
@user-xu3ri9lx4t 2 ай бұрын
Anaa ugu horeye 😂😂
@bakeeriyare5358
@bakeeriyare5358 2 ай бұрын
Soomaali hadaa nahay wlh waa isjecelnahay meelkasta waa isku aruursanaa waaku faraxsanahay inaa soomaali ahay❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed
@FathiAli-eb7it
@FathiAli-eb7it 2 ай бұрын
Wlh wan aqana 2019 bil sojogay kalay iska arag ❤
@olkatech27
@olkatech27 2 ай бұрын
Xassus bro 2023
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 Ай бұрын
Hada xgee zhp
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 Ай бұрын
Am on my way to stanbul this week
@taliso7057
@taliso7057 2 ай бұрын
I love Istanbul ❤
@abadirzulu5249
@abadirzulu5249 2 ай бұрын
Are you an African
@osman212
@osman212 2 ай бұрын
We love u
@HalimaOmer-qf5us
@HalimaOmer-qf5us 2 ай бұрын
Noso badi vloge xafada somalida
@CaliCabdi-to4ks
@CaliCabdi-to4ks 2 ай бұрын
Sxb cabdulaahi akanu waad mahadsan tahay lkn gabarta aad afcarabiga kula hadlayso dumarka lamo dhaho afcarabiga كيف حالك lkn waxaad ku dhahda كيف حالكيmahadsanid
@CidasartaGabadhooda
@CidasartaGabadhooda 2 ай бұрын
Waakaa helay nh😢
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Ай бұрын
2019 meeshan wada somali ahayd 2024 qof ma joogo😂
@cabdullaahicabduqaadir1667
@cabdullaahicabduqaadir1667 2 ай бұрын
Dadka wNku tageraa soqoryo layabanahy😅 3ook 🎉hamplyo pro
@IboAvs
@IboAvs 2 ай бұрын
Bro we need more pranks
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Taliyow best gaadhan maxaa noo tusi weesay😢😢😢
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Wlh meeshaas waqti ku qaatay😢
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 2 ай бұрын
Inta Aan saacadda Arkin Farta Taag
@ahmeddiyowvlog1477
@ahmeddiyowvlog1477 2 ай бұрын
2021 rer ankara
@AyanAbdi-dd1mo
@AyanAbdi-dd1mo 2 ай бұрын
Walee xasuus waaye allaaa maxaa meeshaas wareegay
@hussletv8155
@hussletv8155 2 ай бұрын
been here actually
@user-ig3hk6sk6g
@user-ig3hk6sk6g 2 ай бұрын
Visihi turkey hada mala jojiyey ana wan socdaaye
@Malliya718
@Malliya718 2 ай бұрын
waal mahreda dharka iibnysi hanna fashion labrkeeda ii soo sheeg waa u baahnhay من فضلك🙏
@abdullahiali175
@abdullahiali175 2 ай бұрын
instagram ama snapchat kala hadal
@RaageXassan-xm8ks
@RaageXassan-xm8ks 2 ай бұрын
WLH taliyow xasuusaa igalisa😢😢
@salehalissa5452
@salehalissa5452 2 ай бұрын
My bro ibrahim satoor i miss you ❤
@sahal967
@sahal967 2 ай бұрын
Saaxiib share iisamey codsi waaye 😢😢
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Sxb waaku mahadsantahay😢😢
@MalisClips
@MalisClips 2 ай бұрын
😮😮
@BatuuloBeeraley
@BatuuloBeeraley 2 ай бұрын
@bakeeriyare5358
@bakeeriyare5358 2 ай бұрын
❤❤❤
@user-fg2ks6jy3p
@user-fg2ks6jy3p 2 ай бұрын
More prunk
@CidasartaGabadhooda
@CidasartaGabadhooda 2 ай бұрын
Wlh qalbigaa kaajeclahay cabdallow😢
@user-lj2tr1me5f
@user-lj2tr1me5f 2 ай бұрын
Istanbulta lasheego muqdishaaba ka qrx bdne
@MalisClips
@MalisClips 2 ай бұрын
😊😊😊😊
@bilanehoussein2709
@bilanehoussein2709 2 ай бұрын
Nostalgia 2023 Avril
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Waaka nastay
@CidasartaGabadhooda
@CidasartaGabadhooda 2 ай бұрын
Isoo dhawee pls
@BatuuloBeeraley
@BatuuloBeeraley 2 ай бұрын
😢😢😢
@mohmedabdirahaman6007
@mohmedabdirahaman6007 2 ай бұрын
Wlh anoo jooogo aan ixasuusisay😢
@MohamedAbdi-nk7gs
@MohamedAbdi-nk7gs 2 ай бұрын
Ereyga milkiile iska ilaali mawanagsana ereyo kale oo ah maamulka dukanka iyo madaxda meesha waxyabo kawangsan ba jira milkiile waa khalad
@WarsameCalas-of6qh
@WarsameCalas-of6qh 2 ай бұрын
😮😮😮😮
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Isha baydhabo mxa af turki lagu dhaha 😂😂😂😂😂
@user-lj2tr1me5f
@user-lj2tr1me5f 2 ай бұрын
Anugu gabdhaa somliyed hdan awoodo wan ka gadn lahaa anoona ubaahnyn waayonwaa dhiiti galin kahaa
@aichatimtore7776
@aichatimtore7776 2 ай бұрын
Yer nerede??
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 2 ай бұрын
Waa laga tegay hada ,sababo badan awgood,Turkiga waa ay ku weyn tahay sharciga iyo Wadaniyada,somaliduna waxay jecel yihiin wax is daba-maris,Markaasi waxaasi iyo waxyaabo badan oo Turkish ku faraxsanayn bay meesha la yimaadeen,Khasab bay noqotay in laga haajiro
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 ай бұрын
Turkey waa umad IL bax ah oo dalkoodane jecel maaha sida soomaalida xoolaha oo kale u nool. Halkaas intee meelaha fadhistaan beey qabyaalad ka sheekeeyaan soomaalida
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 2 ай бұрын
Walee meeshaas xasuus igu leedahay😢
@WarsameCalas-of6qh
@WarsameCalas-of6qh 2 ай бұрын
😢😢
@BatuuloBeeraley
@BatuuloBeeraley 2 ай бұрын
Hadaa Fbga Kusoo Daawaday Muuqaalkan walee
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 2 ай бұрын
Meesha cabsi cabsi noqotay bee😢😂
@TalabixisMedia-qw9et4
@TalabixisMedia-qw9et4 2 ай бұрын
Aknuu arday miyaa😮😮
@user-zw3fz6ol8z
@user-zw3fz6ol8z 2 ай бұрын
Haa
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Lkn hada germalka kuu fadhaa alx❤
@Drrixyy
@Drrixyy 2 ай бұрын
Woww i didnt know there was a somali mall in istanbul. Whats the address also I loved ur video
@abdallaabdalla7147
@abdallaabdalla7147 2 ай бұрын
Mesih oaşa mah mesih paşa cad aksa iş merkezi no:8
@Drrixyy
@Drrixyy 2 ай бұрын
@@abdallaabdalla7147 jazaka allahu khayran
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 2 ай бұрын
Xabsi guri waaye dadkii😂
@issehassanmohamed6523
@issehassanmohamed6523 2 ай бұрын
Saaxiib video-yada color grading kusamay intaadan soogelin. Muuqaal indhaha ufiican baa kusoobixiye. Waan kaa caawin karaa. Howshaas! Ilasooxadhiid
@RaageXassan-xm8ks
@RaageXassan-xm8ks 2 ай бұрын
Laba maraa kuceshtay xasuus darteed😢
@alipashirjama2558
@alipashirjama2558 2 ай бұрын
ilaahada dad miyaa turkigii kunool
@mayAdam8888
@mayAdam8888 2 ай бұрын
Somalidu meel walba ooy tagaan, magaalo joog xumo iyo ceeb ayeey magaca Somalida u keenan
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 2 ай бұрын
Kizley ankara soo duub soomalidu dhoob nan jirtey
@sahalmahamed7719
@sahalmahamed7719 2 ай бұрын
Hogaan malaha hada Somaliya
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Kkk
@AnoyNurow-ds2ix
@AnoyNurow-ds2ix 2 ай бұрын
Isha bbaydhabo
@bakeeriyare5358
@bakeeriyare5358 2 ай бұрын
Noosoo badi
@RaageXassan-xm8ks
@RaageXassan-xm8ks 2 ай бұрын
Ala maxaan meeshaas fadhiistay😢
@WarsameCalas-of6qh
@WarsameCalas-of6qh 2 ай бұрын
Turkigii loo ordi jiray aaway dadkii😮😮😮
@AbdalaMoha-ud4qv
@AbdalaMoha-ud4qv 2 ай бұрын
Hada ana socdo
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 2 ай бұрын
Inee cidlo noqotay ma ila aragtay knka😂
@MalisClips
@MalisClips 2 ай бұрын
Isha baydhabo 2019 ilaa 2022 markaasee meel eheed inta ke been
@WarsameCalas-of6qh
@WarsameCalas-of6qh 2 ай бұрын
Turkigii loo ordi jiray aaway dadkii😮😮😮😢
@xaadirnaadir
@xaadirnaadir 2 ай бұрын
Dadkii wax la taxiilay iyo wax tahriibay u noqdeen wlhi october 2022 baan siimaray anoo transit ah isha baydhabo sida loo bxay wa yabaysa hadana waa cidlo Xasuus walhi
@cabdallaxaashi4027
@cabdallaxaashi4027 2 ай бұрын
Meel istaagii
@workhardinsilenceletsucces5022
@workhardinsilenceletsucces5022 2 ай бұрын
Meesha game ka somalida ku caweyan waa intee yaa ii sheegi kara
@cameycameeyo5049
@cameycameeyo5049 2 ай бұрын
hawiyaha carab baa lagu diray daaoodkaa carab
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 2 ай бұрын
Hanaf Fashion maala dhahaa waasoo booqanaa ma ogeene
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 2 ай бұрын
Wiilkan somalida sidha gabdaha timaha uxirte. Xaaraan
@bakeeriyare5358
@bakeeriyare5358 2 ай бұрын
Ajnabiga xitaa waa barnaa soomaaliga
@mahdiabdillahi37
@mahdiabdillahi37 2 ай бұрын
midrar cargo wa tuuk waye not trust them no safty cargo dignin waye
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 ай бұрын
Cargo aan tuug ahaynba Turkiga kuma arag, Soomaali iyo Turkiba.
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 2 ай бұрын
Dadka guryahee ku ureen niyow😂
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 2 ай бұрын
Waxaa kabaqaa in guryaha loogo galo niypw😂😂
@24sportsgames
@24sportsgames 2 ай бұрын
Isla hada kadawnaya veidogan isha baydhabo 😅😂
@abdiaziz92
@abdiaziz92 2 ай бұрын
Caato nin culus iyo akunya salaan sare
@safarle9284
@safarle9284 2 ай бұрын
Af turki maxaa lagu dhahaa meesha aan soo booqanee?
@abdallaabdalla7147
@abdallaabdalla7147 2 ай бұрын
Aksaray
@CidasartaGabadhooda
@CidasartaGabadhooda 2 ай бұрын
Dartaa ayaana turki ugu soo socdaa wlh
@dreamchaser4866
@dreamchaser4866 2 ай бұрын
Haku dabsaaro u imow😅
@BatuuloBeeraley
@BatuuloBeeraley 2 ай бұрын
Hooyo Soonaaliyeed Oo Shaah Ku gado Ku arkay xadiiqadaas soomalinimo ayaana uga gaday
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 2 ай бұрын
Lkn soomaalidii meelaha taagneed aaway taliyoe😂
@odey447
@odey447 2 ай бұрын
Faysal munir barnamij kaftan iyo qaraaxo kzfaq.info/get/bejne/bdSFjZZ405myf4U.html
@RaageXassan-xm8ks
@RaageXassan-xm8ks 2 ай бұрын
Wali soonaali wee joogtaa
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 109 МЛН
SOMALIA'S INDEPENDENCE DAY!!!
19:51
gus1thego
Рет қаралды 77 М.
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 321 М.
MAGAALADA LAYDHKA IYO BIYUHU BILAASH KA YIHIIN!
29:10
Caalin Abyan
Рет қаралды 24 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 365 М.
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 131 М.
DJIBOUTI AYLA GRAND HOTEL INAUGURATION
1:03:02
Blue Hill
Рет қаралды 71 М.
Xafada Somalida ee Qaahira🇪🇬 || Somali neighborhood in Cairo
11:04
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22