XAAFADA WESTON , TORONTO, CANADA ,EE SOMALIDA DEGTO (SOMALI NEIGHBOURHOOD IN TORONTO, )

  Рет қаралды 26,346

SHALPHA GAËL

SHALPHA GAËL

11 ай бұрын

XAAFADA WESTON , TORONTO, CANADA ,EE SOMALIDA DEGTO (SOMALI NEIGHBOURHOOD IN TORONTO, )
WAXAAN BOOQDAY , MID KAMID AH XAAFADAHA EY SOMALIDU DEGTO EE TORONTO,
/ shal_alpha
BUY ME A COFFEE
www.buymeacoffee.com/shalphagael
THNKS

Пікірлер: 97
@walaalck
@walaalck 11 ай бұрын
Maashaa allaah allaha ku barakeeyo cadowga allaha kaa qabto aamiin yaa rabi ❤❤
@salmanjama6663
@salmanjama6663 Ай бұрын
Wiil qalbi wanaagzan, dadaal badan u ka muuqda tahay luqadahana ka dhisan, Alha ku dhowro walaal.
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Mahadsanid brother
@rm7087
@rm7087 Ай бұрын
HOOYO ALLAAH HA KU XAFIDO AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ❤
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Aamiin ❤️❤️❤️
@bukhaari2899
@bukhaari2899 8 ай бұрын
Keep doing the good work brother 💯
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 11 ай бұрын
Mahadsanid
@dahabizizy
@dahabizizy 7 ай бұрын
Waka helay positive energy gaga iyo qabkad videoga uso gudbisay Xafada amnigeeeda lee naga ilowday lkin
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 7 ай бұрын
Mahadsanid Walal, xaafada amnigeeda Waa OK aan dhihi karaa Inkastoo mar marka qaar ey wax crime kadhici karaan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 6 ай бұрын
Wllo waxad ka so hadshaa😮 programka la xaraysto lagu yimado 😮 Ma bilaa gadh lagu yimada wllo
@kurana289
@kurana289 11 ай бұрын
Mashaalah sxb waa markii iigu horeysay aan arko qof vloge ka soo duubayo canada horey u soco sxb 👑🙏
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Thnks bro
@Rossanita_134
@Rossanita_134 6 ай бұрын
Bonne chance mon frère 🥰
@mohamedmuminali4563
@mohamedmuminali4563 5 ай бұрын
Msh allh bro
@updynajiib6732
@updynajiib6732 10 ай бұрын
M.a Good Job Pro
@Asadofficial100
@Asadofficial100 10 ай бұрын
Legend keep going sxp
@user-tz9wx9up1i
@user-tz9wx9up1i 10 ай бұрын
Sxb noo soo badi❤
@leylohassan1329
@leylohassan1329 11 ай бұрын
M.a horo usoco adeer mcan❤
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
❤️
@husseinadar5177
@husseinadar5177 11 ай бұрын
Masha Allah, Horay usoco mon Frère🙏🙏🙏 Aakhirka waxaan filayaa soomaalida in ay Dhahaan XFADDA WESTON Anukaa leh. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Merci frère. Waa laga yaabaa Iney sheegtaan ugaad
@obahmoalim9369
@obahmoalim9369 11 ай бұрын
Hormar wacan
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Thnks adeer
@user-kl4zy1yz7o
@user-kl4zy1yz7o 10 ай бұрын
My first time seeing canada haha 😂 m a keep going brother🥰 janelkada manta iguhoreeya.. vlog somali radiye adiga igasohorbaxe 🥰🥰
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Thnks walashey
@mohamedmohamed-lk1lh
@mohamedmohamed-lk1lh 10 ай бұрын
Wow
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 8 ай бұрын
Bon chance mon frère
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 8 ай бұрын
Merci
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 10 ай бұрын
Waan imaan hdu ilahay idmo i.a alberta edmonton canada
@muxyadiinmuxamed2639
@muxyadiinmuxamed2639 5 ай бұрын
𝙯𝙭𝙥 𝙤𝙩𝙩𝙖𝙬𝙖 𝙫𝙞𝙙𝙞𝙤 𝙣𝙤𝙜𝙖 𝙨𝙤 𝙨𝙖𝙢𝙚𝙚
@rejaaden2418
@rejaaden2418 7 ай бұрын
Allah wiilyohow fiicnidaa maansha allaah
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 7 ай бұрын
Mahadsanid walal
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Baaskiil markaad wadid xira koofida loogu tala galay ee is ilaali
@LST25
@LST25 8 ай бұрын
Gala Bakaaraha kkkk Waa kuwa 6:34 kenya soo galeen
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Ай бұрын
Maqaayada aisha Belina ama baarka ugu shidan aa dhinac martay Gala Canada ka hor😂😂
@KAPONDART
@KAPONDART 9 ай бұрын
I you in toronto
@munasaryarre
@munasaryarre 9 ай бұрын
m a zxp wligay ma arag qof sidan o kle o somli ah o vlogs sas u qurux badan duubaya o dalka dibadiisa joga runti wa waxn u bahnayan e noso baddi zxp alla haku sharfe i n wanan iman dona dalka canada wliba casmadisa toronto had an dhimn
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 9 ай бұрын
Insha alaah brother
@darishore814
@darishore814 5 ай бұрын
Caasimada Canada Toronto maahan we Ottawa libaax
@Cali_xaaji
@Cali_xaaji 10 ай бұрын
Weston and Lawrence waa great area you feel like you are at home
@shalpha-gael34
@shalpha-gael34 10 ай бұрын
Haa brother
@LST25
@LST25 8 ай бұрын
Laakiin amnigeeda kawaran
@Saadaq-ge9hq9su8e
@Saadaq-ge9hq9su8e 5 ай бұрын
Saaxiib sidee kimaadaa 🇨🇦 icaawi
@zeezwaveyyy5771
@zeezwaveyyy5771 10 ай бұрын
Next dixon bro
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
For sure
@mo.2485
@mo.2485 10 ай бұрын
waa in aan kulannaa maalin un walaal. Waxaan ku noolahay Toronto.
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Anytime brother. Instagram ka igasooqabo.
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 11 ай бұрын
I love this city.
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Big city bro
@hulk2406
@hulk2406 11 ай бұрын
go back to somalia
@yaakcon
@yaakcon 8 ай бұрын
Depends on what you mean cheap and what cities. In Canada there aren't that many cities to live and work. Now days central Canada like Alberta is the place to go and live as there are plenty of jobs and the living standard is not as expensive as Toronto and Vancouver. Quebec is also nice but the jobs are not plentiful as in Alberta. But if you can move in America then you will have a lot more opportunities than Canada.
@aadenshil353
@aadenshil353 Ай бұрын
Yes waaku yaryihiin
@user-mk4pw9le6o
@user-mk4pw9le6o 6 ай бұрын
SIDEE KU TIMID DALKA CANADA PRO
@user-zacad-1ev4v
@user-zacad-1ev4v 10 ай бұрын
Gacantaad ma calan congo ah ayaa ku xidhan mise anaa u maleeeya bro
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Haa waa congo bro.
@user-zacad-1ev4v
@user-zacad-1ev4v 10 ай бұрын
​@@Shalpha-gael mid somali ah meelaha kama helaysid
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux 10 ай бұрын
Intaad dharka Africanka xidhanisid waxa kuu dhaanta inaad dharka hidihi iyo dhaqanka somaliyeed.lakiin Africa waa qaarad uun oo umado badan oo waxba iska galin dagaan sida asia oo kale
@darishore814
@darishore814 5 ай бұрын
Lol waxaaga was magaalo joog xumo qofka dharkiisa inaa la xerato waa wax lagu qoslo. Muuqaalka inaa ka hadasho bee ahed not inaad dharka la xerato dadka
@Haldoor25
@Haldoor25 11 ай бұрын
Muqal Dagan Hore usoco Muqaalo bdan ka sugeyna
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Thnks bro. Waa soo socdaan
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Thnks brother
@codadkamaanta
@codadkamaanta 5 ай бұрын
Siden uimadaah
@cushitic173
@cushitic173 5 ай бұрын
are u dir samaroon
@mariamismail147
@mariamismail147 2 ай бұрын
Alla waa xafada maxaa dhacay camerada imaqaban 2089 lawrence Avenue west
@RashiidOmer-dq5tg
@RashiidOmer-dq5tg Ай бұрын
Mxaa xfdada myaa😂
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 2 ай бұрын
Canada wa meel an niyada ka jeclahay inshallaah waxa rajeynaya maalin un ina tagi dono hadey kheyr i tahay
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Ай бұрын
Hadaad dad ka taqaano group 5 aa heli kartaa card qaxooti haysato iyo warqada cadeynta inadan dembi gelin. jebkana kuu qoyan yahay.
@abdiasisaden1922
@abdiasisaden1922 12 күн бұрын
Soo dhawoow wll
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 8 күн бұрын
@@abdiasisaden1922 mahdsnid wall
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 8 күн бұрын
@@Rahmah-Mercy intaas lama wada heli Karo
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 8 күн бұрын
@@simanabdulahi5126 Intaas iyo ka badan oo xalaal eh Illahay hakuu sahlo
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 10 ай бұрын
Ottawa somalida makuyrthay wali ma arg
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Wey kubadantahay, Waan tagi doonaa insha allaah
@user-um7dm3iu3s
@user-um7dm3iu3s 11 ай бұрын
Sxb noo soobade vlog yada
@yaakcon
@yaakcon 10 ай бұрын
BACK THEN TORONTO WAS OKAY BUT IT IS NOW TOO EXPENSIVE TO LIVE IN. THE RENT IS TOO HIGH AND OWNING A HOME IS OUT OF QUESTION. I KNOW THE AREA VERY WELL AND I KNOW SOME OF THE PEOPLE ON THE VIDEO. IF YOU'RE PLANNING TO GO TO CANADA THEN LOOK FOR OTHER CITIES AND STAY AWAY FROM TORONTO AND VANCOUVER.
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
You said everything bro
@LST25
@LST25 8 ай бұрын
Which cities are cheap and has jobs sxb
@marwanabdirahman7132
@marwanabdirahman7132 Ай бұрын
​@@LST25 aberta calgary quebec winnipeg
@LST25
@LST25 Ай бұрын
@@marwanabdirahman7132 💯
@KhaalidCabdi-qm8if
@KhaalidCabdi-qm8if 3 ай бұрын
Waxan ahahy ninkii 1k layk ku gadhsiiyay
@YoungAustralian65
@YoungAustralian65 10 ай бұрын
Tu es de quel pays origine un djiboutien frérot svp??
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Somalien
@YoungAustralian65
@YoungAustralian65 10 ай бұрын
@@Shalpha-gael c bien vous parlez le français couramment cool moi je suis un djiboutien bravo
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 10 ай бұрын
Merci frérot. Enchanté
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 10 ай бұрын
Sxb ado kle waan u baahanay muqaal qurux bdn ayad so dubtay marka sxb noo soo badi muqaaladan nocan o kela ah mahad sanid zxb
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux 10 ай бұрын
Intaad African ku ordisid oo leedihid Africa'nimada igu wey waxa ku dhaanta ado dhaha Somalinimada igu ka fiirso hadalada qaar
@LST25
@LST25 8 ай бұрын
Maya maxaa yeele afrikaanta soomaalida ma jecla 😂😂😂
@dahabizizy
@dahabizizy 7 ай бұрын
Somalidu so african maha
@LST25
@LST25 7 ай бұрын
@@dahabizizy Haa laakiin adoomeey maaha
@darishore814
@darishore814 5 ай бұрын
Waa nahy adoomeey ee adaa muraayad qaldan isku fiiryay lol
@darishore814
@darishore814 5 ай бұрын
Somalida iyaga ma is jecel yihin. Dad iyaga neceb cidna ma jeclaato ee waxaas marnarsiyo maahan
@hulk2406
@hulk2406 11 ай бұрын
If u love somalia, why you run from somalia?
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael 11 ай бұрын
Hadan sonoqon insha allaah brother. Xaga posetif ka badi
@MurtidaTv
@MurtidaTv 10 ай бұрын
Meeshu qaab daranaa waa fool.xuma badantahy
@dahabizizy
@dahabizizy 7 ай бұрын
Guryaha dwlada weye qofki shaqaysanaya lacagna iska bjxinga magalku galaya xafada marku so galay wa xasusty 2badaas dabaq ee dhadheer by somalidu ka buxda iyo kuwo lamida. Minneapolis na wa sas okle meelaha qaar
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 4 ай бұрын
Meeshu foolxumaa
@muxyadiinmuxamed2639
@muxyadiinmuxamed2639 5 ай бұрын
𝙯𝙭𝙥 𝙤𝙩𝙩𝙖𝙬𝙖 𝙫𝙞𝙙𝙞𝙤 𝙣𝙤𝙜𝙖 𝙨𝙤 𝙨𝙖𝙢𝙚𝙚
Xaafadaha ugu caansan somalida Toronto most popular neighborhoods
12:26
SOMALI NOOCEE AH AYAAN LIVERPOOL KULA KULMEY IYO BOOQASHADII QASRIGA :
10:02
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
FIRST IMPRESSION | What it’s REALLY LIKE being BACK IN CANADA after 3YEARS living in SOMALILAND 2023
14:52
FRIDAY VLOG (BAASHALKA JIMCAHA IYO DOWNTOWN TORONTO)
17:21
Khalody Mahi
Рет қаралды 10 М.
Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.
14:13
Hereri Media
Рет қаралды 86 М.
HAY'ADA ANZAL FOUNDATION OO SIFUDUD UKEENTA DADKA CANADA
9:50
kawnayn Media
Рет қаралды 3,9 М.
BAASHAALKA JIMCAHA IYO DHALASHADA WARDA
17:13
Khalody Mahi
Рет қаралды 15 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН