XAAJI AADAN AF-QALOOC & IYO IDAAJAA DHAQANKA IYO HIDDAHA QARNI JOOG

  Рет қаралды 81,652

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 39
@omarmohamed6701
@omarmohamed6701 2 жыл бұрын
Illaheey naxariistiisii janno ha siiyo waddanigaa weyn, gabyagaa culus, Xaaji Adan Axmed Afqalooc.
@mohammedshaikh6808
@mohammedshaikh6808 3 жыл бұрын
Allow kuwa xaqa shegaya u gargar waxaad modaa hadeer inow xaajiga ka hadlayo allow kuu naxariiso
@doorbin24295
@doorbin24295 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah Ha Idin Xafido 🙏
@idmanhaji79
@idmanhaji79 3 жыл бұрын
Qarni joog iyo idaajaa mahadsanidiin 🌹Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta 🌹
@abdilatif-abdilahi
@abdilatif-abdilahi 3 жыл бұрын
Hore u soco wlhi xil wayn bad Somali u haysaa
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 2 жыл бұрын
Qabriga ilaahay ha ugu naxariisto
@Gentle-tigre
@Gentle-tigre 2 ай бұрын
Axmed farax idajaa, Allah kuu naxariisto qabrigiisana Allah u waasiciyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle yarxama
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 жыл бұрын
Allah Ha Idin barakeeyo Dhamaantiin
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Жыл бұрын
naxaris jano haji aden
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 3 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay Sxb
@amalkadar9216
@amalkadar9216 2 жыл бұрын
Iskaa wax u tabciyo khaayinimo la isku taageerye, Qawaaniin u taaliyo nidaam taxan ma yeelaane, Sidda reer tafare amar ma jiro la isku taabaco'e, Warqad jananku teebka ugu qoray kaabul kugu tuurye, Waashmaan kolay ku tahay ninkii taabay meel dheregye, Taaj madaxa awr loo gashaa waa tusmo habaarre, Tuug daalin ahiyo caasi baad tamar u yeesheene, Telbi baad u dhiibteen midaan tu ka sheegayne, Toori baad u xidheen taarig xoogsadaye.
@Gustde-tg1qj
@Gustde-tg1qj 3 жыл бұрын
Keep Going
@farhiyakabayare1501
@farhiyakabayare1501 3 жыл бұрын
Masha Allah
@haniuk8657
@haniuk8657 3 жыл бұрын
Thank you 😊💓☺💗💛💖😊💓☺💗💛💖😊💓☺💗💛💖 Qarni Joog
@hassanjama5503
@hassanjama5503 3 жыл бұрын
الله يرحمه
@samirostudio372
@samirostudio372 3 жыл бұрын
Waxaad Umada U Heysaa Suugaaan Wanaagsan Wallo
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 9 ай бұрын
naxaris jano abwan haji aden
@iidmuhumed3980
@iidmuhumed3980 2 жыл бұрын
Xaaji aadan af qalooc
@ubaxle880
@ubaxle880 3 жыл бұрын
Ahn xaajiga waana dhib wali jirta maanta iyada ka casriyaysan tii hore
@Axmedyuusufmaxamed4
@Axmedyuusufmaxamed4 3 жыл бұрын
Haa
@CabdiqadirCabdulahi-tg4hu
@CabdiqadirCabdulahi-tg4hu 9 ай бұрын
mmmm
@afraxnaamohamed2093
@afraxnaamohamed2093 3 жыл бұрын
sxb mustigadaa ku badan so dhageysi
@mahadcabdi6423
@mahadcabdi6423 3 жыл бұрын
Abwaan mahad
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Abwaan Mia Tahay
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Raximahullah. Wax kasii daran baa maanta taagan
@caanoodMire
@caanoodMire 21 күн бұрын
😊😊😮😮😢😢😢🎉😂❤❤❤❤❤
@yusufmohamudmohamed8063
@yusufmohamudmohamed8063 3 жыл бұрын
Wankula socdaa zxp
@ahmedhassenkaahin4407
@ahmedhassenkaahin4407 2 жыл бұрын
Caqli yahan
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Ай бұрын
Waalee waabo emankabo
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Maamul xumadii iyo musuqii waagaas jiray ayuun baa sii laba jibaarmay nasiib daro madaxda soomaalidu is bedel malaha midba midkuu Ka danbeeyo Wuu kasii xun yahay kii ka horeeyey
@saynabcigaal363
@saynabcigaal363 3 жыл бұрын
Asc
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Wcs
@musecadde8400
@musecadde8400 2 жыл бұрын
gahuuje
@cabdulahicaneyste68
@cabdulahicaneyste68 3 жыл бұрын
Ciidankaan cabsoono cagta mariya cadowgo calankeyna caankiyo Ciidano ilaalshow cimri dher ilaahow Idinsii cad iyo nabad aadku caana mashaan
@safiajama5565
@safiajama5565 3 жыл бұрын
Maa tii afweyne ayaan Tyug imo Iyo daalnimo kuu dhaqmii jeeran
@user-mj8yv7md9p
@user-mj8yv7md9p Жыл бұрын
סומלים אינם ערבים, אם הם ערבים, מדוע שפת האם שלהם אינה ערבית?
Maansadii Habaarka "Qoraa Axmed Farax Cali Idaajaa"
18:58
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 169 М.
Abwaan Gabay Ku Karbaashay  Xisbiga Waddani.
10:39
jaamac Gadhka
Рет қаралды 909 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 10 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Taariikh nololeedka abwaan Xaaji Aaden Afqalooc
11:37
AMA Tube
Рет қаралды 716
CABDI IIDAAN FAARAX || GABYAA CABQARI AH.
6:42
KAYDKA TAARIIKHDA
Рет қаралды 19 М.
Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"
34:03
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 198 М.
SUUGAANTA GUURKA- by AHMED FARAH IDAAJAA
24:14
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 483 М.
GABAY-GII RAAGE UGAAS ee Libaaxa||Abwaan IdaaJaa.
9:22
XOGSIIN MEDIA
Рет қаралды 82 М.
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Iyo Qarni Joog P1
50:04
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 10 МЛН