XAASKA NAJIIB OO QADO SHARAF CAJIIB AH U SAMAYSAY SHAADIYO SHARAF & ABDIFITAH YARE QARAAXADA ADUUNKA

  Рет қаралды 65,992

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

3 жыл бұрын

XAASKA NAJIIB OO QADO SHARAF CAJIIB AH U SAMAYSAY SHAADIYO SHARAF & ABDIFITAH YARE QARAAXADA ADUUNKA

Пікірлер: 325
@amiiramaxamed3590
@amiiramaxamed3590 3 жыл бұрын
Wow najiiba reer buu leyahayba isma dhahayn masha allha guri aad uqurxoon iyo casuumad quruxbana masha allh alle isha cadowga haku hareermariyo wllo
@xiinfiniinxiin154
@xiinfiniinxiin154 3 жыл бұрын
Nadiifkaagan ka gartay in gaari dumar kaa danbayso gurigeeda qurux
@fartahaaji1268
@fartahaaji1268 3 жыл бұрын
Cunada an cunooya ayaba ii xumaatay jah markii an cuneeyo ina dawado bey eheed najiib adan najiib xaas kada iyo caruurtaada alle haku xafido masha allh ❤
@khadromm6053
@khadromm6053 3 жыл бұрын
Intaa modey uxistay like 🥰
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221 3 жыл бұрын
gawadha ka risay mad u mahad celisan manata dhan najib lee haku hay niniee gawara ku dayadhee✌
@aminokhaliif2740
@aminokhaliif2740 3 жыл бұрын
Sucaad gacantaada allaha kuu barakeeyo isku filan gaariya ayaa tagay🙏🥰
@halimoaliheyle8300
@halimoaliheyle8300 3 жыл бұрын
Mansha alaha walashey sucado sharaf waxa ku dhalayo boqortoyadi murusade oo loga haray sharaf iyo ciisi nimo allaha ku xafiido in ader macn😍😍❤️
@haniyetaqueenka3428
@haniyetaqueenka3428 3 жыл бұрын
C.fitax maanta dhan muufo cunaya inu Abgaal yahay halkasay kacadahay muufo jecelaa inta ila aragtay Like dhac sii
@zamzamhusseinali6476
@zamzamhusseinali6476 3 жыл бұрын
Abgal muufo meye can ku yehen
@haniyetaqueenka3428
@haniyetaqueenka3428 3 жыл бұрын
@@zamzamhusseinali6476 aad iyo aad
@kaligeediskufilan2943
@kaligeediskufilan2943 3 жыл бұрын
Abgal maha lkn laf ladhalate waye cadi iska dhiga Idinko dadka aqon ulehen haku tolina 👎
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
@@kaligeediskufilan2943 abgaal osman waaye nin dhashay dhuuma maayo eebay anu ina aderkey yahay e dadka beenta kada yaasiinkee
@khaliifyare8433
@khaliifyare8433 3 жыл бұрын
Shadiyoy weykugudadsantahay waligey maarkin shadiyo cunta eygarise oo lacunayo cuzumat markey tahay hotel ina tatka geysan maqley nagada walley haski najib inaiskasobarejeysa ayan rabna
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 3 жыл бұрын
Ma ila aragtey
@sihaamhassann8413
@sihaamhassann8413 3 жыл бұрын
waxba islama hayso shaadiya
@amiiraxasan8077
@amiiraxasan8077 3 жыл бұрын
Waa ruun ma ila arakteen abyoyin
@khaliifyare8433
@khaliifyare8433 3 жыл бұрын
Manshallh walle najib nagbu kawata garidi lashegi jiray waye anyway ellahey hakubarakeya gurigada quruxdabadan
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 3 жыл бұрын
Shaadiyo nin ka muufo usamayso waa dhaqankiisiye teedakale hotel iyo maqaxi hanugula wareegine nagasoobareeje Najib xaaskiisa
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 жыл бұрын
Adinka anoo wax cunoyo lee idin dawan karaa si kale maleh🤣
@naciimoxasan1564
@naciimoxasan1564 3 жыл бұрын
Haaa wllhi sikale malahan
@dhibdiidofficial514
@dhibdiidofficial514 3 жыл бұрын
Wlhi aniga titaa markan arakay waxn dhahy bariiskeega qaleelka haley soo guro markaz ley dhahy moos ma yaaalo ciil😁😁👉😂
@fardowsashariif2480
@fardowsashariif2480 3 жыл бұрын
Ishcaala casumad 👍👍👍👍
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 жыл бұрын
@@dhibdiidofficial514 Moos la aan iska cun hee ilahay haku daaweyo 😂😂😂😂
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
@@dhibdiidofficial514 😂😂😂 Wlhi wxa isoo XasuusisaY waa aan Somali joogaY moos mayaalo mrka Leydhaho CiiiL🥵😡😁😁
@hiran5552
@hiran5552 3 жыл бұрын
Gob weyaan reer muqdisho group isu duuban love idinku ahay my dadkeyga hawiye
@umuhalla1863
@umuhalla1863 3 жыл бұрын
Shaadiyo hawiye maaha
@hiran5552
@hiran5552 3 жыл бұрын
Oo mxe thy
@umuhalla1863
@umuhalla1863 3 жыл бұрын
@@hiran5552 shaadiyo asharaaf waaye
@husseinyusuf4808
@husseinyusuf4808 3 жыл бұрын
Ka daaa qabiilka walaal
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Masha Allah alle ha u barakeeyo gacmaheeda xaskaaaga wll cazuumaad cajiib ah ayey asxabtaada u sameysay 🥰❤🙏
@zamzammohamed2896
@zamzammohamed2896 3 жыл бұрын
Najiib gurigiisa wax kale mashallah 🥰❤😍
@nasraaliahmed8141
@nasraaliahmed8141 3 жыл бұрын
Dulqaad badanaa muudey ,alle haku siyaadiyo wll
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Tabarakallah Abaayo Gacantaada ilaahay Hakuu barakeeyo mcnto Xaas Fariid ah iga dheh Mcnto wan ku soo salaamaya 😘😘😍😍😍
@raadraacmedia7721
@raadraacmedia7721 3 жыл бұрын
Dhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inad illahay dartii 1k subscribe iigu camirtaan please 🙏🙏😢😢
@FJBeautyCookingPrincessChannel
@FJBeautyCookingPrincessChannel 3 жыл бұрын
Walal sidaan kusooo booqday isoo booqo subscribe like iisaar allaha ku sharfo
@Ruuxiquruxofficial9321
@Ruuxiquruxofficial9321 3 жыл бұрын
Wan ku sare wll isar anigne
@amiiraxasan8077
@amiiraxasan8077 3 жыл бұрын
Waan ku saari
@caishocuuud8622
@caishocuuud8622 3 жыл бұрын
M.a najiib gurigiisa qurux wlhi dumashideen illah hadaayo❤❤❤❤❤❤❤💋
@sihaamhassann8413
@sihaamhassann8413 3 жыл бұрын
waan idin salamaya dhamantiin waxan hambalyo halkan uga diraya xaaska najiib on leyahay noolow intay nolooli jiirto cafmadka allah haku barakeyo najiib raaliya ninki heela kufana
@kaiffayare5
@kaiffayare5 3 жыл бұрын
*Masha allah rijaal. Ilahay badelkisa ha idin siiyo"* 🤲
@ifraaxgarane8143
@ifraaxgarane8143 3 жыл бұрын
Mudey Mashallah 🥰 stylish boy
@mustapha298
@mustapha298 3 жыл бұрын
Hal qof oo ayaga kamid ah gabadha marti qaad kaan quruxda badan u sameesay oo u mahad noqoqaayo kuma jiro kawaaran 🙆🏽‍♂️🤣
@aminaalimohamed3799
@aminaalimohamed3799 3 жыл бұрын
ماشالله تبارك الله وجزاك الله خير وبالعافيه
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
Xaaska najiib hadii gurigeeda ku marti qaaday martidaan Najiibow naag wax karin karta ilaah waa ku siiyay. Gurigaaga martida waa u ducaynaysaa masha. allah. Sacdiya sharaf hadii maqaayad idiin ku casuuntay wax ma karin taqaano
@nahiyasharif5588
@nahiyasharif5588 3 жыл бұрын
Maasha alaahi alaha ku xafido abaayo gacantada alaha kuu barakeeyo
@hodanadan1372
@hodanadan1372 3 жыл бұрын
Masha Allah Walaashey Sucado Garabey Ilahay Gacan Taada Haku Barakeyo Gabadhi Habaryartey Macaaan❤❤❤👈👈
@fathiyaabdullahi1246
@fathiyaabdullahi1246 3 жыл бұрын
Mashaallah qurux dhinac walbaw Kooxda. Isma Dhaanto soo dhaweeya
@zainabahmed5805
@zainabahmed5805 3 жыл бұрын
Masha Allah guriga and foodka cadi maha najib adaan najib bro
@sacdiyanuur1097
@sacdiyanuur1097 3 жыл бұрын
Beezani 90ka wajafeysin lee mxa waye kaqaleya maskinka 😋😋
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Caadi waye mar walba qof ee ku baxdo jafowga aya jiro waana qofka loogu jecel yhy teamka
@yasiraliahmed8590
@yasiraliahmed8590 3 жыл бұрын
wow xaska najiib wey iska lakicisay wlhi masha Allah Allah ku xafido wll
@farhanmohamud2100
@farhanmohamud2100 3 жыл бұрын
Maasha allaah Abdifatah yare Aabe fiican waaye Cunugiisa xitaa wuu ka fakaraa Basaasada udhiib ayuu leeyahey dhowr marna waan arkey asaga oo Kaamirada udiidaya Aabaha wanaagsan dhaqankaas ayuu leeyahey
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 3 жыл бұрын
Muudey libaax inuu yahay sida loo jafooyo ka gartay nolow walalkey inbadan ❣❣❣Najiib iyo xaaskisa masha allah allaha niibarakeeyo ❣❣❣
@raxmoibrahimcalihaji8016
@raxmoibrahimcalihaji8016 3 жыл бұрын
Hay Najib ma xaasle anaa isku diyaarinaayi
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Raxmo ibrahim Cali haji sorry 🤣🤣🤣 waalagaga hor maray
@saharoxuseen3318
@saharoxuseen3318 3 жыл бұрын
Hhh ku qabso ku qadi meysidee ha quusan abayo 4 ubanaan hhhh dad badana iso jafi doono
@ilwaadqurux699
@ilwaadqurux699 3 жыл бұрын
@@saharoxuseen3318 ha dhihin zaaz adiba ma jeclaan laheyne😜🤣🤣🤣
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
@@saharoxuseen3318 😂😂 Adi ninkaaga mustaqbalka 3 naag kle uguuri
@raxmoibrahimcalihaji8016
@raxmoibrahimcalihaji8016 3 жыл бұрын
@@Jihaanjanno kkkkkkkkk 😘😘😘😘♥️♥️♥️♥️🤴🏼🤴🏼🤴🏼🤴🏼
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 3 жыл бұрын
Keep going my dear family
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Masha Allah Najiib gaari ayuu qabaa Masha Allah reerkiisa Iyo asaga Allah ha xifdiyo Ameen yaa Rabb
@iqro5540
@iqro5540 3 жыл бұрын
Masha Allah
@xamdiamin794
@xamdiamin794 3 жыл бұрын
Najiib ayaa koobka marti qaadka qaaday iyo quruxda guriga shaadiyo waa lagaa wataa qandho cod dheer oo qeeylo badan plz dumar ayaa thy codkaada hoos u dhig mida kele 90ka beezaani lee haku dheganaanin ceeb waaye iska dhaaf
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 3 жыл бұрын
Wax yaalaha qaar kaftan maaha beezaani iyo gbdha kale nolosha walaalkood inay fara gashtaan maaha ceeb weeye waxaas sxbtinimada kama mid ah daakhiliga walaalkaa inaad gaarto iska daaya
@xusenyakub3907
@xusenyakub3907 3 жыл бұрын
Sxbtanimada xitaa daaye soomaalinimo maahin
@samiyalifestyle6737
@samiyalifestyle6737 3 жыл бұрын
Mshlh najiib beautiful house iyo qado aan caadi aheyn martiqaad ugu shidan
@ifraaxgarane8143
@ifraaxgarane8143 3 жыл бұрын
Manshalah Najib Adan Najib iyo marwadisa
@hawamohamed9980
@hawamohamed9980 3 жыл бұрын
Masha allah gabar fcn baad haysata allaha isku kiin daayo
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 жыл бұрын
Mash allah
@samirasaam802
@samirasaam802 3 жыл бұрын
Masha allah axsaaan qado waw🥀🥀🥀
@ruweydaabdulahifataxo9982
@ruweydaabdulahifataxo9982 3 жыл бұрын
Edaday Sucaad garabey gacanta allah ubarakeyo ♥️♥️💯
@deeqonur6159
@deeqonur6159 3 жыл бұрын
Masha Allah cafimad ku cuno insha allah horey usoco 💖💖❤️❤️❤️❤️❤️
@warda4257
@warda4257 3 жыл бұрын
Masha allah najiib allha ku barakeyo reerkaga
@tafsirabdulkadir8803
@tafsirabdulkadir8803 3 жыл бұрын
Masha Allah keep giong
@deeqodaahir5211
@deeqodaahir5211 3 жыл бұрын
Masha allah
@amiiraxasan8077
@amiiraxasan8077 3 жыл бұрын
M.a allah ku barakeeyo xaaskaga najiib cunto qurux badan beysameysi dumar iga dhah shaadiyo cunto masameyneyso wyo usheek inee cunto inuu casuunto waa iga cosi plz
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 3 жыл бұрын
Masha Allh team isku faraxsan balse sidan wax ka badala Aadabta cunto cunista sidan ma ahan marka cunto la cunayo qosol & sheeko lama rabo wixi qaraaxo ah cuntada kadib ka dhigta fadhiga la taga qosolka thnx 🙏
@xaliimoabuukar6544
@xaliimoabuukar6544 3 жыл бұрын
Shaadiyo marti qaadkeeda ku celis waaye sababtoo ah guri kuma sameenin
@hidaayanalka2965
@hidaayanalka2965 3 жыл бұрын
M.a najiib io marwadiis Alle haidin dhowro Marti qaad sharaft qurx bdn sameysen idin Ku heysta
@saciidoyahye9200
@saciidoyahye9200 3 жыл бұрын
Maashalah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥
@falisaxmedcartan
@falisaxmedcartan 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@shaadiawarsame8933
@shaadiawarsame8933 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah beautiful
@roodoabdullahi220
@roodoabdullahi220 3 жыл бұрын
Mnsha allah
@maxamedxasan8857
@maxamedxasan8857 3 жыл бұрын
Meesha qofka ugu kaftan ka badan muudey wllh waayo mucaarad kiisa aya badan
@khadijokhadijo8919
@khadijokhadijo8919 3 жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah casuumad qurux badan
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
masha Allah tawarakaAllah
@ikranbashir6108
@ikranbashir6108 3 жыл бұрын
Masha allaah najiib marwa kugu dhacday allaha ni siyaadsho
@baastoow90
@baastoow90 3 жыл бұрын
keep going bro wlhi casumad kaxsan
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 3 жыл бұрын
M.a gacanta alle kama gooyo xbbti casumadahii oo dhan baaba meel ku buustey wlhi 💞😂
@faizasidow8555
@faizasidow8555 3 жыл бұрын
Masha allaah
@sowdakulalihi8416
@sowdakulalihi8416 3 жыл бұрын
Masha Allh marwada najiib ❤🥰
@umuanisa8744
@umuanisa8744 3 жыл бұрын
Mashaallah Allah haidin barakeeyo, also dadka dhan qof maalinbuu sameeyey casumada beezaani and shaadiyo and najiib kuligood cazinaad qurux badan bay aheyd lkn idinka iska dhaafa competition dad walaalaha aa galineysa an just have fun bey wada qadanayaan common guys,
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 3 жыл бұрын
Masha allah caafimad taam rajeyna dhamantin
@houhaakk2655
@houhaakk2655 3 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah najiiba ilahey ha ni dhaweyo cuntada gurux badan walaahi meesha sax macunooyo
@macamarzaki4721
@macamarzaki4721 3 жыл бұрын
Wallal hallah kibir ma abuurin wallhi waxaa dafaha calamka kunol dad waxabah aan awodin oo aan qadad amah quracda haysan marka allah kabaqa yaqay haduu allah idin saqiray in aad nabad kucun dan allho ugumahad sha ok billaa camero waa iga cod si wll cunada yanah laku dul sheken
@zeitunmohamed6646
@zeitunmohamed6646 3 жыл бұрын
Cabdifatax wa nin abgal cismana mufadu bad sanaya
@shukrimohamed9550
@shukrimohamed9550 3 жыл бұрын
Mansha allah qatar
@umuhalla1863
@umuhalla1863 3 жыл бұрын
Masha Allah najiib gurigiisa aad bu u qurxoonyhy
@akram5320
@akram5320 3 жыл бұрын
Naago badan oo isu diyaarinayay onay bidaarta najiib ku fheelaan isu diyaarinayay waa ku taagantahy hhh
@layloibraahin715
@layloibraahin715 3 жыл бұрын
Ishooda Allah nooga dugo wiilka
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 3 жыл бұрын
Najiib xaaskisa mansha allah dhaha inkaar bd qabtine illahay gacanta ha ku barakeyo teeda kale cuntada akhlaaq u cuna waa maxay sidan kaftan un lkn waa iga talo
@laarachocolate822
@laarachocolate822 3 жыл бұрын
Msha allah
@simaney277
@simaney277 3 жыл бұрын
wa shidantihiiin
@nuurcade2845
@nuurcade2845 3 жыл бұрын
Walhi marti qaaad aaan caadi ahyn aaaa ka dhacay meeshasn m.a axsan marwo iga dheh
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Mansha Allah cafimad ku cuna
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah xaas wanaaga najiib kudhacdey iskuwaara
@shukrihassan332
@shukrihassan332 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah idin barkeyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xawomohaned3774
@xawomohaned3774 3 жыл бұрын
Najib xaas ficn bu qabaaa mash alha
@abdixakinadam7004
@abdixakinadam7004 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey habarakeeyo najiib wadkabaxsatey
@fartuunwlhiwanjeclafilimad554
@fartuunwlhiwanjeclafilimad554 3 жыл бұрын
Masha allah najiib xaaskisa cunto qurux badan ayey karisay
@philipilamo7255
@philipilamo7255 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf afkeed mashquul maba neefsanose😆😆😆😆 Dilaay ween waaye masha Allah
@khadijashire672
@khadijashire672 3 жыл бұрын
Aadbey u mhdsanthy dumashideen wa gari😍
@habibaluul0189
@habibaluul0189 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk m.a alow nibarakeee lkn shadiyo 90 untaleeeyaa 💋💋💋💋💋 often leeee asxbye inti ila aragteee like isar
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 3 жыл бұрын
Masha allah muudee waa dulqaat badanyahy beska dhah maxee tahay isku ishoda
@luulluulmaxamud2243
@luulluulmaxamud2243 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@deqodegen5861
@deqodegen5861 3 жыл бұрын
Masha alha lkin wiilo folxuma badan
@hodanadan1372
@hodanadan1372 3 жыл бұрын
Caafimad Igu Cuna Familka Wilkan Habaryarta U Ahay Cabdi Fataax Iyo Asxabtisa
@abdalleismail4054
@abdalleismail4054 3 жыл бұрын
Idinku maalin walba ma qado sharaf baad cunaysaan Meedan Calooshu Odin Xanuunin Bismilaahi waaba yaabee caloosha geelaa ookale idinku taalla🥰
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 3 жыл бұрын
Waaw Eesh cala casuumad sharaf bdn 🥰🙏
@zahrahassan1889
@zahrahassan1889 3 жыл бұрын
Wow 🤩🤩 Mashallah Nice lunch🍱
@malyunmanka82dahir76
@malyunmanka82dahir76 3 жыл бұрын
Waaaaw masha allaah casuumad sharafleh
@khadiijocabdulewiif2283
@khadiijocabdulewiif2283 3 жыл бұрын
Wllhi ani goo qado cuanto ayaa idin dawan karaa lee my Sida kale wllhi ama dhareerka yaa iga celinayo defined ilah idin siyo uuuumc idin jaclahy
@caliyare8724
@caliyare8724 3 жыл бұрын
Adaoon baasto ka dhargay 😂😂😂
@amalcabdi6891
@amalcabdi6891 3 жыл бұрын
masha allh wa guri shidan cunto shidan shaadiyo halagaa arko adigana
@zakariyabinhusseinboy2337
@zakariyabinhusseinboy2337 3 жыл бұрын
Intaaa qusulka iskucilin weysii plz like haleyladhafin🤣🤣🤣
@ibrahimmahamud8868
@ibrahimmahamud8868 3 жыл бұрын
Abdi fitaax inoo raashinka faraha ku cunaayo inta ila aragtay like isaaara
@xamdinuur2248
@xamdinuur2248 3 жыл бұрын
Wa idin salamay
@xamdinuur2248
@xamdinuur2248 3 жыл бұрын
Martiqadkii shadiyo ayaaa kawato
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
NAJIIB NAAKTIISA HEER XAMAR MIYAA CIYAALOW MASHAALLAH TABAARAKAALLAH WLHI WAAKABAXSATI FARADHEER SAAN WAX MA USHUUTEENKARAANE
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 3 жыл бұрын
Micnaha cadcadka maa kawataa xamari kkkkk waa u maley xaas masha allah eh waaye allaha xafido
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Abaay waxas goorme laga tagay, waa la bartaa Nasra abtidoon cad cad miyaa, youtube ka ka baro
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 3 жыл бұрын
@@darishore814 waa runtaa aby nasro waxan ugu maleyay ani ahan alaabaha ey isticmaashay badankood ayey haysay qaabkeedina waa u diyaarisy masha allah
Prank Qosol badan oo shaadiya markle ku sameeyay Abdifitah yare 😂
11:53
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 160 М.
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
SHORT FILM (TURUFATOORE)  SHAADIYO SHARAF ABDIFTAH YARE & BAABA JEEY QOSOLKA ADUUNKA
18:16
IIDAADI OO BAAFINAYA DABACASAR GUURNA KA DALBADAY FANAANAD CAAN AH QOSOLKA ADUUNKA
15:43
SHAADIYO SHARAF & XAAJIGEEDA ABDIFITAH YARE AROOSKII UGU YAABKA BADNAA
14:08
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 132 М.
QADO SHARAF TII WALAALKE SIDAAN USAMEEYAY SOO DAAWO
11:15
Adna Henna
Рет қаралды 158 М.
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН