XAASKAAGA WAA GARAACI KARTAA HADAY IS WAASHO😂 | RAGGA GARKA LEH QAC BAA KAYEERATAY WLHI😂 NAAR NAAR🔥

  Рет қаралды 112,537

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

6 ай бұрын

Пікірлер: 257
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 6 ай бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@mariaadow9704
@mariaadow9704 6 ай бұрын
scw scw scw ❤❤
@user-tf1cz8ic8o
@user-tf1cz8ic8o 6 ай бұрын
Scw
@ninho90
@ninho90 6 ай бұрын
Keep going wasir 💥👍 Sarakisha from Djibouti 🇩🇯
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 6 ай бұрын
Allah is One☝️PrOpHeTt moHameD sCw❤😊
@jamadhacarbe4811
@jamadhacarbe4811 6 ай бұрын
Dumarka kuli waa isku mid lkn mida qoralkeyga aqrineso dumarka diraca lee lawadagta moyane darajo iyo qurux dherthy 🌿🧕❤️😭😂
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 6 ай бұрын
Ani lee maaho taas 😅😅
@user-hv7bh2mh2z
@user-hv7bh2mh2z 6 ай бұрын
😂😂😂
@hodannuur4191
@hodannuur4191 6 ай бұрын
Goormee wadaada garaacida dumarka xadiiska Ku soo dareen 😂😂😂 cimaamadii miyaa xusul iyo jilib isku badashay😂😂😂
@user-cl1um3cc9y
@user-cl1um3cc9y 6 ай бұрын
2023 farax lugo baasto wey dulman yahiin wlhi 😢😂😅
@ShukriMaxamed-wi5no
@ShukriMaxamed-wi5no 6 ай бұрын
Allahu is one
@Usaamecze2
@Usaamecze2 6 ай бұрын
TEAM iskaabulo see waxyeeshen 🤣🙆‍♂️《👍》
@Soomaali123
@Soomaali123 6 ай бұрын
Waa na mayd garaacdey wasiir from iskaabulo😂
@user-bg9jw7rn3x
@user-bg9jw7rn3x 6 ай бұрын
Wasiir waa ku wataa nio legand baa tahay masuul
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 ай бұрын
Waziirkeena caawa reer iskaabulo kama xishoona😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Maxkamad ayaan dacwad kaa geynaaa sanadka marka uu dhamaado 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Qalbi one love inta taqaano❤️‍🔥❤
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 6 ай бұрын
Ameen ya rab 🙏
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 6 ай бұрын
😂😂 thanks zaki bin xajji waad iga qoslise 😂
@Muwaadinka_saxda_ah_7
@Muwaadinka_saxda_ah_7 6 ай бұрын
Wasiir barnaamijka ragtida dadweeynaha waad soo koobtaa waadna soo yareeysaa laba mid mid noo sameey Asbuucii laba video inaad nooso galiso ama hal video oo 20-25 daqiiqo soconaayo noosoo dhigtaa
@MohamedAbdullahiAhmed-od9si
@MohamedAbdullahiAhmed-od9si 6 ай бұрын
Allah is one❤❤❤❤
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd 6 ай бұрын
Ku saliya xabiibkeena muxamed Scw ❤
@hodannuur4191
@hodannuur4191 6 ай бұрын
Xaliyo oo sheikh ah maa soo baxay dumarka la garaacayo maxaa waaye 😂😂😂
@Moon23648
@Moon23648 6 ай бұрын
Wallo garacid maahan ee waa inay tahay waxan jug ahayn wax qofka wajigisa garayn waxa lagu fasira inay tahay caday oo kale ama cimamad oo kale
@AnasIbrahim-bg7qk
@AnasIbrahim-bg7qk 6 ай бұрын
İnan u horeyo maliga dareemaa 😂😂😊
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my wll keep going
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 6 ай бұрын
#3:49 Ninka hassan koronto ugu qorantahy Only Reer qardho Reer borama ba garanaYa 😂😂
@AbdishakuurMaxamed-hk7lh
@AbdishakuurMaxamed-hk7lh 6 ай бұрын
Keep goin zxp wazir aad baan kuu tageeraa sarakiisha hargeisa
@Mehras143
@Mehras143 6 ай бұрын
Wasiir iskaabulo kadeg afka waalaga wada hadlaayee😂
@____Cumar____
@____Cumar____ 6 ай бұрын
Waxaan xasuustaa mar aan walaalkay raaci jiray meel filimada laga daawado oo mastanaa la odhan jiray
@hajirabdisamed4216
@hajirabdisamed4216 6 ай бұрын
Keep the spirits up ustaaad
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 6 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@epthikanihamzeko9152
@epthikanihamzeko9152 6 ай бұрын
6:55 barriga saliid cadayda xafada ana dhameeyey sidan timaha uu marinjiray xita waxan gadhay inan timaha ku shalaysto burushaka dharka 😂😂😂
@laanbaxay142
@laanbaxay142 6 ай бұрын
Keep the spirits up ustaad
@jowharmedia5378
@jowharmedia5378 6 ай бұрын
Nio hadad illah taqan halkan barnamija mesha kuleyahee hal week aan dhib ku qaba😂😂
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 6 ай бұрын
Keep going Legend Waziri ❤
@carafaadkaallu1985
@carafaadkaallu1985 6 ай бұрын
Kusali nabiga❤❤❤❤
@umuzana
@umuzana 6 ай бұрын
Wasiirka Soo booqday mana qoslin waa been😂😂😂😂
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 6 ай бұрын
Legend Zaki bin haji ❤wlh malinteyda aya qurxisaa ❤
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 6 ай бұрын
Keep going my pro Zaki❤❤
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 6 ай бұрын
Keep going zaki❤🎉🎉
@user-fo7yz7wm2z
@user-fo7yz7wm2z 6 ай бұрын
Keep going my brother zaki
@axmadmaxamad1846
@axmadmaxamad1846 6 ай бұрын
Legend waakuwataa horay usovo
@ZakiAli-bb7xk
@ZakiAli-bb7xk 6 ай бұрын
Team iskabulo isn't easy 😂
@user-xl1vm2jf1l
@user-xl1vm2jf1l 6 ай бұрын
Hanagu gafim waraaH kolaypa adiguba waad taheeH
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 6 ай бұрын
Ogaadeenka dumaka way garaacaan 😂 marka layaabi mayno
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 6 ай бұрын
😂kkkk
@mariaadow9704
@mariaadow9704 6 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤
@abdirizackahmed9834
@abdirizackahmed9834 6 ай бұрын
I like shabalala uso kacayo iyo qosolka legend wawataaa 😂😂😂😂😂😂😂
@D-tunesBlue-lx9nl
@D-tunesBlue-lx9nl 6 ай бұрын
Keep going pro 💪 Road to 700k
@User-drjambiiryutuber
@User-drjambiiryutuber 6 ай бұрын
Wasiirka madaxa iisaranthy. Zxp😊😊❤❤
@amiinahmedMahdi-dx8sl
@amiinahmedMahdi-dx8sl 6 ай бұрын
Wllhi bilahi saan ugu dayanayay ayaa laii bixiyay atoore
@user-vc8fx4jc9c
@user-vc8fx4jc9c 6 ай бұрын
The Legend ❤
@Nuradin380
@Nuradin380 6 ай бұрын
Wazir setahay xld cafimadkaga adiga iyo waziirada ❤
@muduabdi2946
@muduabdi2946 6 ай бұрын
Sheikh aden kusow from garisaa to the world
@ZamzamShaleAbdi
@ZamzamShaleAbdi 6 ай бұрын
Keep going my pro zaki
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 ай бұрын
One million coming soon.
@Aadamhaykal
@Aadamhaykal 6 ай бұрын
Madaxa aabaha iskaabulada team zaki bin haji please iskabulada haleyga bixiyo❤❤❤❤
@Aadamhaykal
@Aadamhaykal 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 6 ай бұрын
Keep going my pro Zaki 💪 👌 ❤
@ShaNtA____
@ShaNtA____ 6 ай бұрын
Legend always legend Viva real Madrid 🤍 Viva psg 💙 Viva Leo Messi 🐐🤝
@ShiikhaShiikha
@ShiikhaShiikha 6 ай бұрын
Abdi nuur ma u goysay
@fatushbintuabdillahi3074
@fatushbintuabdillahi3074 6 ай бұрын
😂😂keep going pro Zuck binu xaji
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 6 ай бұрын
Wlhi qosolka IGA damaday💔😭😂😂😂 Ani koley laacgtas Kuma jiri free kodawada hda telegram 😂
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 5 ай бұрын
Walaalow waa fuuure saa uqoslaaye qeybta mitum 😂😂😂😂😂😂😂
@xamda185
@xamda185 6 ай бұрын
Shiiqow!!, Faraxyada hanaga waalin ee ku ekow masha joogto fadlan.
@Janogale571
@Janogale571 6 ай бұрын
Kaliya isha kala qaad baaba iyo nabaab sanjay duty wakhti badan iyo lacag badan way igaga baxday😂
@Apdulaahi-Ali-32
@Apdulaahi-Ali-32 6 ай бұрын
Zaki binu Sey wallahi🤣🤣😊
@user-bp7dy3rd9l
@user-bp7dy3rd9l 6 ай бұрын
Sheekha woow qaldanyaha
@QADAR__LEO
@QADAR__LEO 6 ай бұрын
Reer comments maanta waziirka naftir kiisa aa ku bilaawno Waziiir wajigaan qof u dhiib kadip ku,inkir walhi saas aa xalka ugu fiican ah ee qurux daada kusoo laawa kardho😂😂 Kaftan iyo qaraaxo kadip walhi wan khu jeclhy wllka❤
@abdifatahnoor5738
@abdifatahnoor5738 6 ай бұрын
Legend keep going 👍
@halimabuleabdow5817
@halimabuleabdow5817 6 ай бұрын
Waziirka waan kusalamey hhhhhhhhhhhh wll qali
@Gaana__siin
@Gaana__siin 6 ай бұрын
Asc in samaha jecel❤
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 5 ай бұрын
Dhan dhaan dhaan wlhi waa ciyaalkii hore❤😂😂😂😂
@pilal730
@pilal730 6 ай бұрын
Wasir horay usoco 💯🇸🇴
@Cabdisaciid259
@Cabdisaciid259 6 ай бұрын
Keep going my brother 😂
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 6 ай бұрын
What a Lovely program🤣🤣🤣
@MaxamedZucuudi
@MaxamedZucuudi 6 ай бұрын
Wasiir qodhaa iyo xeradaa replay isoo gal pls 😢
@user-oy4rh3oz1z
@user-oy4rh3oz1z 6 ай бұрын
Saki wn ku wataa gar iyo gardar0❤❤
@user-vb7yf7ol3k
@user-vb7yf7ol3k 6 ай бұрын
# wasiir Wan ku salamay 🖐
@laanbaxay142
@laanbaxay142 6 ай бұрын
Hore inoo wad waziir❤
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 6 ай бұрын
War gaza kasohadal.usoducoya walalahen
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 6 ай бұрын
Haye Wllo Ilahay Cadowga Islaamka Ha jebiyo😢❤
@sofiaissaa6993
@sofiaissaa6993 6 ай бұрын
Caawa iyo qosol ka aduunka bro
@hodannuur4191
@hodannuur4191 6 ай бұрын
Walaahi haduu ninkeeyga dharbaaxo aan xataa I xanuunjineen igu dhufto isagoo xanaagsan in aan meel uu joogo joogeen . Nolosha lama wadaageen mar dambe . Haduu iga dhalo caruur xataa Illahoo meey ahaadaan 100 cunug😂😂 ilmahaas uun ayaa Naga dhaxeen lahaa . Marka naagahaan waa naago xabsi Ku jiro oo guursaday waardiyihii xabsiga Ku iqaabi jiray😂😂
@Mahomed--
@Mahomed-- 6 ай бұрын
Naag ma amino waa bila goan intay ku dhahdo Ninka iga fur bay hadhowna iska racari kaman yeelin taas
@hodannuur4191
@hodannuur4191 6 ай бұрын
Shiiqii wax dilo ha la dilo😂😂😂
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 6 ай бұрын
😂😂😂 ciyara mahe mel kale layguma dhicin aniga film ka kama ba helo
@omarsadick1165
@omarsadick1165 6 ай бұрын
the best
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 5 ай бұрын
Salmo Ibrahim xerteyda Facebook Hawda kasalamaya😂😂
@abdulahixuseen2594
@abdulahixuseen2594 6 ай бұрын
Filmkan misa lacag oo filim cusub aan kudawan rabay uu iga cunay😂😂
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 6 ай бұрын
😂😂Qudbada Xusul kuma jirin waziir😅
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 6 ай бұрын
Wa korso kle😂
@user-it1mo4cs3x
@user-it1mo4cs3x 6 ай бұрын
Socon horay usoco ❤❤🎉😮
@user-kv1gw9fl6d
@user-kv1gw9fl6d 6 ай бұрын
Wazir wn ku salamay
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 6 ай бұрын
Shikhowo wuu washay😂😂😂
@Supraz-abdi
@Supraz-abdi 6 ай бұрын
Maxa kuwa badan xeebta kismayo intaa keesto intaa mitum so dawado aya berka liga Tumi jiray 😂😂😂😂
@kaharimaayo
@kaharimaayo 6 ай бұрын
Xalaa maqneed wasiir
@zesi23
@zesi23 6 ай бұрын
I see for this vedio 12veiwers❤
@namelos2963
@namelos2963 6 ай бұрын
Waziirka cawa 📌caawa igu sharaaf😊
@user-xq2fr7bh8s
@user-xq2fr7bh8s 6 ай бұрын
Hada hadey is washo Xusul ku toosi maa lee dahay waziir😂
@yahyahashi6290
@yahyahashi6290 6 ай бұрын
War Cawa Cidiba Igama Sohorayn Wasiir Meday Telefonka Shilalka
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Zaki binu xaji legend
@user-bh6cv4bu5i
@user-bh6cv4bu5i 6 ай бұрын
YAh😂
@carafaadkaallu1985
@carafaadkaallu1985 6 ай бұрын
Aniga garacimaayo😢😢😅😅
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Wisiir shiekhaas warkiisa intan maqlay san ugaracayey wanba kudilay qalaf😂😂
@anasvfofficial9130
@anasvfofficial9130 6 ай бұрын
Legenow afka ma nogeline😂
@farxaanbiibshe5142
@farxaanbiibshe5142 4 ай бұрын
Qosol waaye
@user-sk3df3ne6p
@user-sk3df3ne6p 6 ай бұрын
Oo hada hadal yuu kaa tagin maa ileedahay❤❤❤❤
@sapnuushpea1973
@sapnuushpea1973 6 ай бұрын
Laashyy gormuu nin noqday war gabdh ban ahy iga daya fodada😅😢
@cabdirashiid8123
@cabdirashiid8123 6 ай бұрын
Lejanow wllhi 20kun kabadan waa iiga maqan thy filinkan lkn markale iga qaadi doonin😡💪😊
@CumarBooloow-bm1ji
@CumarBooloow-bm1ji 6 ай бұрын
Wasiir masheegee heee
@Ceelaabe
@Ceelaabe 6 ай бұрын
Ninkaa wadada ku furay ninka waan wad daawaanyan vediogan😂😂😂
@salahfauzan8367
@salahfauzan8367 6 ай бұрын
Heesta oo dhanka emotional ka mageceed sxp heestaas
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 75 МЛН
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 55 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН