No video

Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah

  Рет қаралды 57,262

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Пікірлер: 371
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@aichadjama1097
@aichadjama1097 Ай бұрын
Djibouti maxa loogu diidey
@markcaa2942
@markcaa2942 Ай бұрын
Gabadhu Machel Jackson ayaay xasuusatay
@shairabdi
@shairabdi Ай бұрын
Heestaan erayadeeda noo fasir bal wllo fatxiyaay ❤
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 Ай бұрын
Maasha allah farxiyo quruxey ❤❤❤❤
@Hana-gn9dm
@Hana-gn9dm Ай бұрын
Asc fadxiyey wan u bahna skin care kan lkn lanbara lkn Belgium ku qoran maha midsaxa
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Subhanalah xaaska dayax fadxiya, gabadh aad u qurux badan ayay ahyd,imikana boompalo ayay u eekatay
@Scrub101
@Scrub101 Ай бұрын
The problem many girls will be copying her she is a bad influence on younger generations...may God protect 🙏 us.
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Ай бұрын
Allah designed us beautifully i dont know why people think they need to change their looks 😢😢😢😢
@jamaadabdi2629
@jamaadabdi2629 Ай бұрын
😊😊😊😊
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 Ай бұрын
I did mediation for a week and I felt good and health. Then, I looked for if Muslims can meditate, I found so many sheikhs speaking English and talked about it. I don’t remember them saying it’s harm, but all of them said Muslims can not meditate. Its origin from Buddhist and I stopped from that day.
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Ай бұрын
Farxiyo habo noolow intii nololi jirto restaurante Saettle wa
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Ай бұрын
Waa hbo reer saettla wa
@AH--173
@AH--173 19 күн бұрын
That's nonsense. There's nothing wrong with meditation.
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 Ай бұрын
Lacagta rabi siiyay ayay ka tustey inay jirkooda ku badalaan laakiin waa kadaba timi wax badan ayay qoomameeyaan taasi waa hubaal
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
😂😂😂😂😅😅😅
@hamzasegulle7776
@hamzasegulle7776 Ай бұрын
Isaga kaso hadal Mamo Wu is cadeeyay iyada cadaysay
@burco7626
@burco7626 Ай бұрын
Salaam, beautiful soul 💕 He can't tell her anything because isga aya iscadeeyey. What kind of a man would do such a thing? He is probably going down the same road as his wife. I feel sorry for the young people witnessing this shocking behaviour. may Allah swt protect them from all this. Aameen.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Maasha allah ,guul Nafta waqti bey leedahay ee yan la cimri dadajin.iyagana allah haso hanuunsho,inagana allah ha naxafido.wbt
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Wa marki ugu horeysay ee aan xijaab iyo qurux daganan ku arko fatiya qurux ,aad baad ugu qurux badan tahay ,wbt
@salamkala14
@salamkala14 Ай бұрын
😂😂😂 fadxiya is entertaining at the same time she’s brutally honest 😂
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 Ай бұрын
Abayo you gave her good advice. May Allah give her more self esteem so doesn't have to resort to going under the knife constantly.
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud Ай бұрын
Habo qaali quruxdii aad udhalatay waatan maalinba malinta ka damveysaa soo siyadaysaa mashaAllah ❤❤
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Ай бұрын
Cadaan iyo madoowba ilaahay baa abuurtay ee ilaahay hadeeyo haweenka Soomaaliyeed ee midabkoodii shaydaanku kudirey.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Farxiya waa gabadh karti leh oo nolosheeda ka adag laakiin caafimaadkeeda ayay ku ciyaartay.cosmetic surgery halista uu leeyahay waan aragnaa.
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Ай бұрын
Qorato bey uekaatey waa kalsooni la aan iyo iimaandan daro.Waa markey nimcada Alle siiyey ay garan waayeen Alxamdulilaah!!😭😭😭😭😭
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
Heestaan my favorite back to late 1998-99
@Rosefleur2012
@Rosefleur2012 Ай бұрын
I find them really beautiful together.She is gorgeous no need of plastics on their face.
@queenbee9794
@queenbee9794 Ай бұрын
Red lips and red scarf are on point
@user-dq5yb4ty3t
@user-dq5yb4ty3t Ай бұрын
Masha Allah sis 😅I was not happy this morning feeling down but when I watch your video and the way you answered for the meditation makes me laugh. Really you really make me happy for this morning and thank you so much 🎉❤❤❤ you uplifting me and your video makes me happy thank you so much love from Australia 🇦🇺
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Gabadhaan Fathia waa fiican tahay laakin hal cilid ayey leedahay waana Runta badan ee ay sheegto waan ku salamay wall
@angel67ball51
@angel67ball51 Ай бұрын
Waad ku dheeraaatey gabadha hadey iyadu khaldan tey maahan inaad qosol iyo jees jees usoo qaadatid أستغفر الله
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Ай бұрын
Oo ma runtaa didan tahay jees jeeska ma cudur ilahay u keena af soomaliga baro
@hamdaahmedawgeedimohamud374
@hamdaahmedawgeedimohamud374 Ай бұрын
Calaacalka jooji runtaa laysku sheegayaaye
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h Ай бұрын
​@@balqeisahmeth1037 wad qaldantihin e ordayo dinta so barta ya u baneye inay sas ugu fogato islantan malin walbo dad bay sas u falanqaysa wana danbi hadey dhimato dadkas ya danbigoda ka cafinayo malin walbo iyado dumar ah bay san u qosleysa qosol an wanagsanen qof ba uso dacwanayo way edeysa iyadon wax hubsan qofka uso dacwoday iney run katahay inu saxan yahay ma hubsaneyso
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn Ай бұрын
Runtu way qadhadhahay iska dulqado
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Jeejes kulahaa iyadaa horror ka u eeg miyaanad arag farxiyaa iyo qasqaska qaba wa laba aafo
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Gabadha xaaska dayaxa dalnuurshe waxay ahayd gabar aad u qurux badan wa ka xumahay maanta iney sidan foosha xun isu gashay Illaaheyna wey isku dirtey
@safiyahaji4061
@safiyahaji4061 Ай бұрын
Qurux waa tii ilahay ku ha siiyay subxaana Allah
@farhiaabdi47
@farhiaabdi47 Ай бұрын
Asc walalo fatxiya isagaab kalarkiisa iska badalay oo is cadayey muxuu wax ka caliyaa
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
Alxamdulilalah Anigu xitaa Makeup waa necbahay in aan marsado We love you African Allah ayaa i qurxiyay
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Ай бұрын
Bishimo qurux badan bay lahayd mansha alah way is qarintay
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad Ай бұрын
Farxiya quruxey markaaan ku arkoba waxaan xasuustaa fariidii kaa yarayd ee ina Cabsiye waxani waa hido Mashallaah ❤❤
@Kareem-lb3zb
@Kareem-lb3zb Ай бұрын
Macha Allah fathiya cabsiya succeed ❤ cabdi tahlil ❤from Djibouti 🇩🇯
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 Ай бұрын
Salaam fatxiya & dhamaan soomaali badan kuma faraxsana sida uu ilaahay u uumay kalsooni daro baa heysata ,waana nasiib daro ilaahay ha ina soo wada hadeeyo aamiin yaa rab.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Naagaha qurux iyo cadiinbaa laga raacey.qurux marabtaa is caatee .naso.cunto nafaqo lehcun .early sexo stress iska ilaali. Farxad ku noolow. Lakin inad is qalqasho oo isku ciyarto ma ahan.
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf Ай бұрын
Qurbaha gabdhahaaba kaga fiican xaga waxbarashada
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow Ай бұрын
Illahay ha la hanuuniyo wana Ayaan daro in ay abuurtii qurux bad naad we illahay ku manastay ay qawadaan
@Janno190
@Janno190 Ай бұрын
Bisinka I swear to Allah she look like doll
@MuadGahiye
@MuadGahiye Ай бұрын
Lacagtiina dadkiina ku celiya waa sax Hinda allaha u barakeeyo way noo dadaashay
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Ай бұрын
Dad soo socda oo xagaa iyo xidigaha inagaga imanaaya ayay u eekaatay gabadhaasi cabsi cabsi
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 Ай бұрын
allh adiga 😂😂😂😂
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 Ай бұрын
😂😂😂😂
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm Ай бұрын
Subxaanalla Sidii Alle ii Abuuray Ayaan ku qanacsanay Walaal
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 Ай бұрын
Farxiya cabsiiye inaadeer inanka iyo naagtu way ku heshiiyeen in ay is badalaan oo cadaan iska dhigaan isaguba dabnaha waa duray oo hadda waxa ay samayso isana waa ku sanaysaa lacagta ay showga iyo aroosyada ka helo jidhkooda ayay ku badalaan xitaa inantooda yar way ku sameeyeen subxaanalaah
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Ай бұрын
Masha allah Fatxiya you right
@simanmh3223
@simanmh3223 Ай бұрын
I love you mom❤ soomaalidan wareersan inteysan soo bixin baan Ku dawaawan jiray❤
@amanijama9597
@amanijama9597 Ай бұрын
It’s true they don’t feel anything on their lips after plastic surgery, my colleague did it and she kept drooling when talking it’s was so sad, she said she can’t feel her lips.
@aminaidris426
@aminaidris426 Ай бұрын
So sad 😞
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 Ай бұрын
Asc abyo Allah hasohanunio ameen.hesaha oska daaf hajeclaniin waa dambi Allah hanahanunio damanteen ameen
@user-uz8pr5yi1x
@user-uz8pr5yi1x Ай бұрын
Somali qurux ilahay ba siiye
@samirahassan3392
@samirahassan3392 Ай бұрын
Subxaanallah Subxaanallah illahow iimaanka ha naga qaadin waa arin in laga hadlo mudun saan waa aduunyo gudaan
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Ай бұрын
They do not have self-confidence, they fight their skin, and they end up with chronic diseases سبحان الله العظيم
@user-kx7ri2hp3l
@user-kx7ri2hp3l Ай бұрын
Masha alaah fathiya kalarkaan aad baa qurux badan tahay
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Mar xataa dhakhtar ayay gashay halis ayay gashayu😢😢😢😢 gabasha qurux badan ayay ahan jirtay
@sulekam1806
@sulekam1806 Ай бұрын
Asc abayo your skin is glowing masha allah keep going 🎉
@hayataden6499
@hayataden6499 Ай бұрын
Siidaanii qurux kaaa.foooog walhi wabaaa lagaa baaqayaaa runtii sheydamaad.u egthy
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
I like that what you focuse on expands; Somalis they need to read and expand their mind!!
@sadiamj7732
@sadiamj7732 Ай бұрын
It is called muraqibah in Arabic meditation it's halal and its ok
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr Ай бұрын
Waxa ladhaha التأمل
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi Ай бұрын
Thank you marka hore Eedo marlabaad markaad shaydaanka iska naarto Bisnkana kuxeji then Saliga Nebiga kuxeji kadibna toobiga kahadal Jazakalaahu khayran Eedo
@ayanbadan3845
@ayanbadan3845 Ай бұрын
Mansha allah good point ayad ka hadashay. gacmaha xataa wax bay ku shubatay.
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Laaxowla walaa quwata Ilaa Billaah 😮 waamaxay ruuxu siduu isugalay masidanay qurux mooday subxanallah dayax qudhiisu wuuiscadeeyay fathiyaay
@xamdacaydiid9599
@xamdacaydiid9599 Ай бұрын
Maasha alaaah.maamo farxiya cabsiiyo
@aminahassanchannel8366
@aminahassanchannel8366 Ай бұрын
unfortunately most somalis dont understand how beautiful they are with natural looks... kindly stop bleaching
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Ай бұрын
Somebody explained to me. Why are we trying so hard and so desperately to look like arab ?
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Ай бұрын
Carabtu iyaga plastic surgery isku sameeya 😂😂
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Waa dad Somalinimadooda lugu diray dharka dhaqmeedka Carabta ayeey isku jufaan xitaa aroosyadii ayeey bisht ku gashtaan 😂 😂 midabka Carabta ayeey khasab rabaan in ay ku lahaadaan wax ka liita dadkan ma arag.
@zarahhassan4823
@zarahhassan4823 Ай бұрын
Somalia’s have have beautiful lips naturally
@momohammed6359
@momohammed6359 Ай бұрын
Asc wa koobi Miiran somalida Allahuma saqir salamat
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Fadxiya products kan halkaas uun Baad nooga Soo xayeysiisaa goormay idiin qorshaysan tahay inaad Emirates Soo gaadhsiisaan aad baan ugu baahanahay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Ай бұрын
Waanu ku guda jirnaa sidii aanu u keeni lahayn gacalo
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j Ай бұрын
Sxbey qof waynbaad tahye afsomaali kuhadal dhocilyaro hada yurub tagty sidedi hanola hadline
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Ай бұрын
Waxaan ka baqayaa mardhaw in ladoon doono gabar soomaali ah hadii saas ay ku socdan
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Subxannallah ma blastic surgery may suubisey oh my god incredible She has changed her beauty body. Kkkkkkk she has fish lips. I live in London and I knew more blastis surgery .some of them are very close to my house .
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Faxiyay qaybta xayiisiska maxankayela Anigu waxna ma marsade
@hayataden6499
@hayataden6499 Ай бұрын
Faraahaa ayaa taadaran siidey kaa dhigtaay wlhi cabsii cabsiii weegii ilhey haa soohadeyo
@marwaamalin5644
@marwaamalin5644 Ай бұрын
Gabadhan Marki horey ka quruxbaneyd
@saeedmuse3955
@saeedmuse3955 Ай бұрын
Dadka haku xiiqin.Maad ka jeedisay ragii imika
@billeabdi1061
@billeabdi1061 Ай бұрын
Subhanallah waxa waaley inanta
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b Ай бұрын
Subxaana Alllh😢😢😢😊
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Ай бұрын
Fathia salam min djibouti habouba machaallah
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Cabsi cabsi isgaa is cadeeyey oo nin Ah iyadana waa ninkedii halkee lugu kala hadhi😂
@Deeqoadann
@Deeqoadann Ай бұрын
She look like a doll 😅
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Ай бұрын
Abaayo uk 🇬🇧. xageee ka heli karaaa product tigan. london. qaasatan. Xaafada hayes town.
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Haa wlhi Yaa Allah sidaad noo abuurtay baanu ku qanacsanahy waana kaaga mahad celinaynaa
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Baajuun iyo caraab ayaa iska dhashay soomaali 1600sano ka hor quruuxda meesha ayay ka keenen dad qurux badan ayuu allaah ka abuuray❤❤❤❤❤
@gamer5Real
@gamer5Real Ай бұрын
Masha Allah queen qurux hore u soco❤❤❤❤Habmlayo Habmlayo Habmlayo Habmlayo Habmlayo Habmlayo
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Ай бұрын
Awkuuku alaha u naxariisto awkuuku girlr baan helnay
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
😂😂😂
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 Ай бұрын
I miss your Qosol Masha Allah 😂😂😂🥰🥰✌️
@mdgamingfr
@mdgamingfr Ай бұрын
Asc wall farxiya wan kula woslaa kkkk wall under qali
@ARDAKHHabane
@ARDAKHHabane Ай бұрын
Subxanallah waxaan maqlijiray markad kibirto qabku ilahay ku samey ayaad nacaysaa waa yaab
@haachannel8793
@haachannel8793 Ай бұрын
Mama weyn hes dageysaneyso Allah yahdik gaza waxa kadacayo ragtid subhana Allah gerida intaa ayey kujirtaa
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e Ай бұрын
Farxiyo quruxdeedii ayay ku ciyaartay waliba bishimaha!! Jinijini ayay u ekaan rabtaaa
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
Hal gabar soomaali ah waxay ka fiican tahay 100 Rag soomaali ah.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Nin muxuu iska cadeen.midabka madow baa qurux ah ma qayirmo.
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
Fatxiya waad ku degdegtay Farxiya waa gabadhyaroo miskiinada waxay doonto ha samaysto as long as ummada ay fidnayn ee fidnadeedu iyada uun ku kooban tahay Farxiya raali gelin sii habo
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Ай бұрын
Habo, mana caayin mana habaarin we waan uun waaniyey Inay Allah u noqoto Oo ay dib uga noqoto waxan waayo waa satanic behavior. Maxay tahay haday iyada uun ku koobantahay, ma fidno qofka gaysta ku kooban baa jirta? Sababta fitna loo yidhiba soo saas maaha? I am disappointed in you habo. Subhan Allah I don’t choose qof aan jeclahay iyo mid aanan jeclayn, my job Waa runta iyo xaqa. Waa gabadh caan ah Oo markay sidaas samaysay og in laga hadli doono.
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
​@@FatxiyaCabsiiyeChannel haye habaryar waayahay inaa private ula xidhiidho bay ahayd ama si guud adigoon iyada magac dhabin ka waaniso hablaha xaruumaha laga furay muqdisho ee plastic surgery lagu sameeyo bay ahayd. I love you habo❤❤❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Is she not into the bleaching business? How can you say fitnadeeda iyaday ku koobantahay. Just because you are a fan doesn't mean waa laga khafiifinayya. She and her husband are public figures and they have to be called out they are setting a bad example.
@samsammohamed163
@samsammohamed163 Ай бұрын
Runte aya ushegtay
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Sheeko runtaad diidaysaa 😂 fatxiya gormay gabadh yar tahay wa naag waynee oo way dhaaftay walhtigii dhalintu fududayde
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Ай бұрын
Isagaaba is cadeeyay waa reerkii wada cadaa
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Carurtooda uun baa madow dhawaana markay weynaadaan bey iyaguna diirka iska xayuubin sidaa Aabo iyo Hooyo sameeyeen.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Wa reer baadiyo dadkan africa ku nool wax ficanbey mooden.amuu isaga ka nuugey . She has scaring face .
@user-kc3ym2bl5r
@user-kc3ym2bl5r Ай бұрын
Waligey masameeyen and its crazy think to do
@ugbaadtarwale6924
@ugbaadtarwale6924 Ай бұрын
way is baabi isay jirkedana way ky ciyaartay halkaa wacyi gelinta ka wad kuwa badan o samayn lahaa iska dhaafaya markay ku daawadaan
@Zehaa007
@Zehaa007 Ай бұрын
Sheekadas waxey isoo xasusisey anigiyo hooyadey oo wada socona ayaa meel aan uguso galney nin. Ninkiba hooyadey salamey, hooyafey wey garanweydey markii dambe ee uu isku sheegay ayuu idhi isku class baan aheyn qaxii kahor. Welina ismaad bedelin ayuu ku idhi hooyadey. 25 sanno kadib ayuu gartey. Markaa dadka midabkooda doorinaya wey udhamatey noloshoda dambe😮
@Twa917
@Twa917 Ай бұрын
Asc wllo waxaan ahaya abo somali. Damerkan haa ku mashqulina
@user-zz3pn9sm6o
@user-zz3pn9sm6o Ай бұрын
Ninkii baarada Lahaa ayaa aad ku wasay
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Qofku bani'aadamka waa inuu isku kalsoonaadaa " self confidence ", haddii kale tii ku dhacday Michael Jackson baa u danbaynaysa. Su'aasha waxaa weeye marka ay gabadhan xaaska sidaas isu gelaysay, ninku maxuu qabanayey? Walaahay cadaanka aan la shaqeeyo Maraykanka ah, waxaan ku idhaahdaa:":hablaha Soomaali waxay ku jiraan kuwa ugu quruxda badan aduunka
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
Ilaahay amarkiis islaantan kama heelo waa 😩
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Makeup wa cadi wa wax la dhaqikaro lakin is cadee wa cajib
@vxgaming971
@vxgaming971 Ай бұрын
Fatxiya hamer kaalay wann kuugu casumeeynaaye wacyi galinta meeshada kasii wad qof culus
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Anigabo dadki iyaqaney ima gartan wan madoobadey qof cadin u dhshey ban ahaa wayo have carab ban ahaa lakin cadinki wu is bedely London wa dhoobey hawada w pullation.
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 Ай бұрын
It’s sad she look wired walhi
@fathiahoussein6391
@fathiahoussein6391 Ай бұрын
xaqaa Alleh ha kugaransiyoo
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 Ай бұрын
Like Husband Like Wife It's a family affair😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NimcoArtan
@NimcoArtan Ай бұрын
Alla folxumo wayna wax an Aburta Alle ahayn oo ad adu isku samaysa ridhalaysa sibishedi ba la moda waa foolxumo adun balayo af siil bararaya la lahow
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 Ай бұрын
Somali inaas ay karooneed walee hadaa ladiin yaabaaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Warunta aniga aad ayan utagera family 👪 dayx iyo farxiyo lakin qalinadan wa wax folxun dadk waxya galin ayey ubahanyahin walahi
Дай лучше сестре 🤗 #aminkavitaminka #aminokka #сестра
00:15
Аминка Витаминка
Рет қаралды 434 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 183 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 45 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
QARAX GILGILAY TEL AVIV |  IRAN | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE
10:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.
qaxoontiga soomaalida oo lagasoo celinayo yurub.
12:43
Bandiiradley TV
Рет қаралды 13 М.
Maxkamada Dahir alasow hooyadii 20 sano gabarteedu ka maqanyd oo heshay.
22:06
DEG DEG REER SOMALILAND OO DAYAX DALNUURSHE HARGEYSA KU CASUUMAY
28:11
Zaki honest Official
Рет қаралды 18 М.
DAYAX DALNUURSHE OO BAHDILAY FANAANIINTA REER HARGEISA
8:16
LAKI SHOW
Рет қаралды 19 М.
SIYAASADDA MW XASAN SHIIKH OO LAXAN LA SAARAY (4259)
17:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 876
Дай лучше сестре 🤗 #aminkavitaminka #aminokka #сестра
00:15
Аминка Витаминка
Рет қаралды 434 М.