No video

"Xadhiga Xil Maxamed Abiib yaanu Somaliland kala kaxaynin ayaan ku leeyahay"Siiyaasi Nuuradiin Diini

  Рет қаралды 27,525

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 122
@xaabsade9844
@xaabsade9844 Ай бұрын
Dadkan afxumada ku difaacaya xukuumadan sii dhacaysa waxba uma tarayaan iyaguunba daalaya
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
muuse shani playing on fire 🔥
@LST25
@LST25 Ай бұрын
Saylac Soomaaliya Boorama Soomaaliya ❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Xeer ilaaliyaa Guud iyo Maxkamadu iyagaa Sharciga ka masuula. Dadka reer Somaliland ayaa walaahi dilaya waayo Waa Qayrul Masuul. Umada uma shaqayn karo.
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Ай бұрын
maad iska tidhaahdid dad isaaq baa dilaya basaborka somalia ayaa hargaysa lagu sameeyaye maxaa taa looga hadli waayay
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
wadankygi 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 from zaylac🇩🇯😊🇪🇹
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Ай бұрын
@@art_lto2450 goorma ayad x8niinyo yeelatay
@casiocurious8744
@casiocurious8744 Ай бұрын
Itoobiya jeclaa 😂
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl Ай бұрын
Sharka ugu wayne ee somaliland wuxuu saran yahay ku wa dhukura ama Ala u xiiryada somaliland
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
@@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Ай бұрын
Kani isagaaba huwanta gudaha ah sharcigu ha shaqeeyo oo cidwalba ha qabto .
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
War Hooy! Maxamed Abiib faraha halaga qaado🙏Waa geesi qaran oo Allah ina siiyay🙏Mida kale waa nin saamayn wayn leh, dad badan dartii wy ukacayaan hala iska jiro🙏
@jamalaraya9038
@jamalaraya9038 Ай бұрын
RUQI WAA KHAAINAL UMA CAADAYSTAY CAYDA IYO QABIILKA
@SOM-INFO
@SOM-INFO Ай бұрын
Free Mohamed Abib Awdal Hero 🎉🎉🎉
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Ай бұрын
Nuuradiin waa nin wax garad ah dalka iyo dadkana badbaadinaya
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Ай бұрын
Khiyamo qaran iyu galay Muse bixi marku Awdal isku dayay inu ka ibiyo Apy Ahmed zaylac iyo Lughaya 😂
@munaAbdirahman-t5d
@munaAbdirahman-t5d Ай бұрын
M Habibi geesi
@user-jg8it8tu5w
@user-jg8it8tu5w Ай бұрын
Maxamed abiib Geesi geesi geesi Geesi geesi geesi Guulayso❤❤❤
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Taiwan waxay uhormartey, waxay heshay dad rumaysan qadiyedeeda, haba yaraato dhulkeeduye, Waar halakala miirmee ninkasto somaliland aaminsaneyn waa in laladagaalaa.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Taiwan Maa president but somaliland ina biixi family ahaa wad tuug laa hadhay somaliland
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
adiga oo ayo ah? waxaad tahay dadka laga tiro badanyay, hadii maanta cod loo qaado waxan shaki ku jirin walaahi midnimo inta doonaysa inay badantay. Sheekadii Somaliland Heego ayaa aakhiro u dirtay. Beelo is wada nacay, dal ma dhisan karaan. Filimkan waa dhamaaday.
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Muse Biixi Sool ayuu ka soo faraxashay, Awdalna haduu haya tubteedii. Hadii Qaran dumis jiro Waa Muse Biixi iyo Maxamad Kaahin
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
dee matahayi shaqadiisii dadka ula kulmayi
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y Ай бұрын
Tuuganimaad.kutaageeraysaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Ina biixi family ahaa tuugtaa africa
@ibraahimmaxamed6885
@ibraahimmaxamed6885 Ай бұрын
Hudheelki aad dhufadlaha ka ahayd ikaga noqon
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Khaain dhukur beenaale qofna sharciga kama sareeyo ma hadey idinka wadi weydey arimihii maxkamadaha, sowkanan ku leh gudoomiyaha parliament aamus what the hell oo aan ka xishoon 80 jirka, iyo mid leh dadkaagii baad ka hadhey
@mudiali719
@mudiali719 Ай бұрын
Mahamud abiib isaaq ma aha adeer waa inuu jibouti tagaa
@oibrahim6981
@oibrahim6981 Ай бұрын
Muxuu ka dooni Djibouti, dalkiisa ayuu joogaaye.
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Hala xidho xawayaankaa xerada ka soo dareeriye
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i Ай бұрын
Dee israaca uun hadaad kolba mid qaran dumisa difaaccaysaan
@user-kp5ip4xt4p
@user-kp5ip4xt4p Ай бұрын
Balashle kasta marku kahadlo siyasad ooyaye waa laxukumaya warbahin iyo balashalayaal waxzn bal eega
@user-kp5ip4xt4p
@user-kp5ip4xt4p Ай бұрын
Warahintan balashlasha wax kasoduubaysa waa in lasooxidha Maha warbahi ee waxay ushaqeyaan cidkale
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Marba filin halabilaaabo
@raageabdullah331
@raageabdullah331 Ай бұрын
Adeer wariye ma daqladbaas tihiin jabhaso u shaqeeyo dad kale .
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Nacnac iyo waxaasaa la samaynayaa waa waxa dalka dilay umadan foororta
@intizarmohamed634
@intizarmohamed634 Ай бұрын
So what hadu la kulmay Somali ma yuhuuda
@caesar2671
@caesar2671 Ай бұрын
Nuuradiin bidaar wuxuu ku leeyahay waxbaanu wada cunaa abiib. Waar iLaahaybaa wax ku siiyee iska fadhiiso
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Ina biixi family ahaa tuugtaa africa
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by Ай бұрын
Baaac baaac
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Ай бұрын
Ninka Moh Abiib difaacaya waa mid dhaqan xumada ku raacsan
@haboon180
@haboon180 Ай бұрын
Sharciga cidi kama sarayso.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
X xashiishka hana dhaafaan inta kale soo saarayaa oo tagayasa ogo xanuunyohow
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Somaliland hadda ma waxay noqotay wax loogu hanjabo inay sida beedka u jabsyso isaga kan laftiisa sharciga mariya
@mounahersi2254
@mounahersi2254 Ай бұрын
Free xildibaan Abib waa ruun sheeg
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Maxamed Abiib waa Dibjir Qaran Dumis ah. Xasaanada halaga Qaado. Waa Qayrul Masuul, Umadana uma shaqayn karo.
@mounahersi2254
@mounahersi2254 Ай бұрын
Adigu kuu shaqayaa miyaa😂
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Anigaa doortay. Dadkana iyo Guud ahaan reer Somaliland uma shaqeeyo. Hadaan Sharcigu Qaban oo aan Xaqiisa Cadaaladu marin. Walaahi Shacab ahaan anagaa iska Qaban.
@ahmedomar4582
@ahmedomar4582 Ай бұрын
Sharciga waa in la raacaa. Ninkan hadlaayaa xaalkiisu waa laba arimood mid: 1- in aanu sharciga garanayn, 2- iyo in uu badheedh yahay si aan sharciga loogu fulin ninka uu difaacayo. Cid sharciga ka sareeysaa ma jirto.
@tamanmahamoud8617
@tamanmahamoud8617 Ай бұрын
Sharcigu ma cid gaar ah ayuu qabta horta.. in lala kulmo shaqaiyad somalia ka socda ilaa gormay dambi qaran noqotay. Isaqow ciyarta naga daya. Marki Faysal la kulmayay kuwi dawlada somalia ka socda cidna kama hadal lkn madama uun San isaq ahayn dhaman wad isku Soo wada racaysan 😂😂😂.. tabtii lascanod aya I muqata
@u.j7332
@u.j7332 Ай бұрын
Xukuumadani horta dhib iyo xasarad jecela yaa waduud, maalinba meel bay qori dable ku tuuraysa, Waar bulshadii hadaanu nahay waanu daalne dhibka naga daaya siyaasiyiintaay oo ilaahay ka baqa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Waa tuugtii soo ridaysay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Waa xildhibaan Soomaliland anagaa garabtaggan
@Cawilgaxnuug
@Cawilgaxnuug Ай бұрын
Wariyaha cadifad aya kolba so rixaysa
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Qudhmiye Qaran IYO Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Tuugaa ina biixi family hal xidho
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Ай бұрын
Waa in lagu kala guuro sababta oo ah waa gole nijaasa oo midgaan iyo nacdashi idoor dhex fadhido
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Ай бұрын
Wll lakala guurimaayo is dal Dale wll aduunka ciil hakujògin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Hooyaaa abiib was ibno sino ibno sino dhalay 😅😅huwanbaa iskukaayo feeraarisay dalkan hadaan laga qaban gafanayaasha dhiiga danyarta cabaya ee wakiilada noofadhiya iyo macaaradkan wadaniee uraya dawlad wax qabata lawaayo shacabkaa qabanaya oo meel saaraya insha allaah
@user-kp5ip4xt4p
@user-kp5ip4xt4p Ай бұрын
Xamarbu usheqeya beenale beenale balashle Ila balashle
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Waa soomaali ee ma aha slander,m.abiib waa dambiile qaran oo caruurtu ka marqaanti tahay,kan u hadlayaana waa mid ujeedda ka leh...sland guul insha allaah.....
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Hooyda tidhi hambo faqashaa
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
Muuse juudan wuu galgalayaa waanu sii dhacayaa,waxaanu rabaa inuu doorashada dibu dhigo sifo kasta oo u doorashada ku baajinkarana wu sameynayaa xitaa dhiig haday ku tegayso
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Maxaa ay ciyaraya af qadhmuun
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Reer xiiqsane
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
1st ama 2st Yidhaahda oo waa Lays Bartey Nio Ku socda waxaad Ka Heshaaan Aaan Aragno.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Reer awdal may qabsadaan eygan aan xishoodka lagu dhalin 3sano ayay daawanayeen
@mikelmikel3119
@mikelmikel3119 Ай бұрын
Awdal waa kaa go ay saaye cuqdad lad idin kaa is ku haraya soomaalid hada soomaal idin soo jeesaney saa
@ahmedgureyismail9440
@ahmedgureyismail9440 Ай бұрын
Xiliban Mohamed abiib isaga oon SIYASADA ku qaan gadhin buu xidhay SHaadh ka weyin !!!! In xilka laga QAADO Maha runti lakin khaldka u galay si kale ha loola xisaabtamo ninkani wali wa caruuuur SIYASADA an waxba ka. Garaneyiin
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Maha reer maxad abib
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb Ай бұрын
Mudo dheer ayaa heego iyo kuwa raacsan lahaayeen maxamed abiib waa in la dilo ama la xidho ku dhawaaqayeen iidoor iyo cunsurimadooda waa la ogyhy ka xunna waa soo socotaa.
@ilyaasmiyir7803
@ilyaasmiyir7803 Ай бұрын
Kalay adi dilde 😅😅
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Kuwan isku shegah wariyal waa kuwah ugu daran waxaa ugu wacan mid walbah kamarad iyo makarafon bay watan waxay nah u shaqeyan museh oromoh
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Nacas nacas dhalay madax gusle xajkii ban diiday kulaha wax lagu shubay xumaa 😂😂
@AbdinaasirMaxamed-c1g
@AbdinaasirMaxamed-c1g Ай бұрын
🎉qof jeedo kaalihi kuu samee kun imood
@jimcaalewaro
@jimcaalewaro Ай бұрын
asc way ku wareren xldh abiib futoumaleh
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
QARAN DUMIS BADAN BUU FAQAYAA M ABIIB EE BAL OGAADA DADOW KANA YAA DIRSADAY HOR ALLE WAX U HADLAA MA JIROE
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
XEER ILAALINTA IYO XUKUMADA HALAGU QAADO QODOBKA AH KICIN SHACAB IYO IS HORKEEN BULSHADA SOMALILAND.....XILDHIBANADU SHAQO HAKU QABTAAN DAWLADA
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Ай бұрын
U soo dacwi dhuusooy xaarka kibray
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Halkaa kaniiclee wax Somaliland layirahona majirtee 😂😂
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya Ай бұрын
qaran Dumis manta muse & koxdisa ah marki lala xisab Tami wayay muse oo dalki lodhibay kala jaray shacab kina isku diray lascanod na tala xuma disa & gacantisa kubur buriyay aya mantana donaya inu inti sohadhay na siburburiyo musow lagama yelayo kursi jacayl inad dalka ubur burisid wlhi musaw intanad rer borame anad gadhinba anaga gacan tayada kaga shaqay nayna ee ta kutala gal viiva somalilaand
@mudiali719
@mudiali719 Ай бұрын
Yuu mali kara abiib laangab weeye
@abokorahmed9064
@abokorahmed9064 Ай бұрын
Dee hadii aynu kala garan wayno basaas iyo siyaasi oo mid kastaba aynu dufaacayno, way I jahowareersanahay
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Ай бұрын
Kana waa doqon waar iskanso nacasyoow yaab
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Nuuradiin neef soo dheh baa la yidhi intaa SOMALILAND haday ku kala tagayso Ooyaaye ha ku kala tagto cidday kaligood wax ka daataan baynu eegnaa. Laascaanood baa la yidhi SOMALILAND baynu burburinaynaa oo kaligeed burburtay car hays dhaqaajiso Borama wataase xadkii Ethiopia iyo aw barre ayaa ciidan ka soo galina Futo Kuma dhaco cagjar. Djibouti iyana waataa boolaxooftadii ka naasnaasiday durba. Tuug caada qaatayaala suuqa lagu garaacayaa basaasiinta
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Inla hufo oo la Kala haadiyoo mi dhifka laga saaruu dalku ubahan yahay
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
waa gran dumis tuug
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Ай бұрын
Maxaa lagu qarinayaa "ruwaayadan"?! Reer Awdal & Salal oo dhan waxaa xasaanada laga qaaday markii jiritaankooga & deegaamadooda Itoobiyaan lagula shuraakoobay, oo ay kula shuraakoobeen oo dhaxal wareejiyeen reer iyaga la mid ah.
@jimcaalewaro
@jimcaalewaro Ай бұрын
anaawasa muse bixiye haudhawado ina abiib
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Xildh maxamed abiib 55 xildhibaan ayaa xasaanad ka qaadi karo halka mw muuse biixi 42 xildhibaan maamuus ka xayuubin ku sameeyn karaan marka sharci lagu dhaqmo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
DHAKOOL BASAAASNIMO LAGU HAYSTEY OOYAAYEY WAA BASAAS WAXAA CADEYNAYAA SAFARADA XAMAAR EE JABUUTI MACUU KA DOONEY MAXUU KA DOONEY JIGJIGAA MARKII DAROOD SOMALILAD U SHIRAAYEY
@user-yz7gy5pm8g
@user-yz7gy5pm8g Ай бұрын
Mxamed abiib waxba kama duwana nimanka xamar jooga ee qaranka kala dagaalamaya horumarka iyo waxa usoo kordha markuu kolba safaaradaha aynaan wadaagin xogaha dawladu aanay lalahayn wadankan uu la kulmayo ee uu siinayo xogta qarankiisa oo marka aad safaarada aad tagayso waxa lays waydiiyaa horta wadanakn aad safaaradiisa aad tagaysaa dawladaada xidhiidh maleeyihiin lkn maaha inaad meelwalba aad dalaq iska tidhaahdo ama aad is tidhaahdo cid aad arimaha gudaha aad isku haysaan uga faa'idayso oo qarankaaga dibada kasoo dumi ama waxku yeel masuulka xilka kaaga sareeya ee waxaanu aqoon u lahayn wixii qarankaaga dibada ka duminaya iyo wixii hawlaha hoose ahaa ee xilalka awoodaha gudaha ee hoose lagu kala jiidanayay.cidan u doodaysaana aanay fahansanayn.markaa layskama doodee horta wxa la eegaa qofkan aad u doodaysaa dambi nooceeya ayuu wadanka ka galay isagoo dawladii u shaqaynaya.markaasaa dadka lakala xukumaa oo lakala gartaa qofka qaldan iyo ka saxsan lkn meel aan shaqo ku lahayn maaha inaad difaac uga raadisaan oo ah reer uu ka dhashay?waana in la ogaadaa inuu shakhsigani uu yahay shaqaale lala xisaabtamayo oo hadii uu shaqadiisa kasoo bixi waayo shaqada laga eryayo oo aanu reer ku hayn karin.oo waxaa bari hore ayaa lasoo dhaafay wadankuna sharci ayuu leeyahay oo qof kastoo dambi wadanka ka gala qabanaya.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Xaamar haa ku wasan
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Doqonkii ugu liitay wuxuu isku Rogrogaa in ka yar intay cadawga guduhu siiyaan gudoomiyihii xabaglayaasha ee barkhad Wadani ka dhigay kaasaa kaga qiima badan Nuradiin habrade jilic wadani
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
No waa dameeer xaarmajo ushaqeeya adaaba ha dameeer xaarmajo viiva somaliland
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame Ай бұрын
Farmaajo hada madaxwayne maha somalia 🇸🇴 xasan sheekh baa ka madaxwayne ah Queen ma maskaxdu ka galay farmaajo😂
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 Ай бұрын
Mohamed abiib muse judan iyo hooyadii toona walahibayna waxpa yeli Karin xataa isagoo mayda waaba isagoo noole
@KadraAbdillahi-is2cq
@KadraAbdillahi-is2cq Ай бұрын
Beenaale yaad u sheegaysaa
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Ай бұрын
Caawa sidii lagaa sugaayay ayaad uhadashay
@gesood1
@gesood1 Ай бұрын
Sheeko sheeko xariir, Siyaad Bare Muuse Biixi waa wiil iyo Aabihiis
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl Ай бұрын
Beenale
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
beenale beenta jooji
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Ай бұрын
Waa runtaa
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Ай бұрын
Wageer ma inankan waabad buunbuunsen dee kaxayso hadaad rabto mr abiib
@mounahersi2254
@mounahersi2254 Ай бұрын
Isaaqland inta aan clan kaa ahaan bay xidaa😂😂😂
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Free awdal state
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Qadaad wayn iska xoree Amison😂😂
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Free qadaad weyn from Amison😂😂😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
There is no such thing as an Awdal state and you know it. Where was awdal state when Rayaale was the President of the blessed SOMALILAND.
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
free salal🇩🇯 state of 𝐃.𝐣𝐚𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢😂
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs Ай бұрын
😂😂Free Atmis
@abdiyusuf9006
@abdiyusuf9006 Ай бұрын
Wa qaran duumis
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Reer awdal hays xorayo
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 Ай бұрын
Xeer ilaalin mahee waa ayda muse judan iyagiyo hooyadodba anagaa wasna
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u Ай бұрын
Adiga iyo ooyaaye laba tuug ayaad tihiin miyaanay idiin muuqan ilaa maalintii la soo doortay ilaa imiga baarlamaanka wuxuu ka samaynayo iyo wuxuu ku hadlaayo miyaanay idiin muuqan intaad meelo kale isku qaadaysaan adeer nina sharciga kama wayna isaga iyo kuwa kale ee xaaraanta ku jooga meesha ee uugu horeeyo ninkii maanta qaylada ku xiiqay ee ina xaamud was in maxkamad la soo taago
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab Ай бұрын
Xukumada muuse jebiye mafadhiyikarto buuq la aan miyaa tolaw illahayaw sikhayr leh noodhaafi Amiin Amiin yaa rabbi
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk Ай бұрын
Libax😊
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 Ай бұрын
Abib gessi gessi
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 5 МЛН
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 91 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Reer Burco Oo sheegay xisbigay u Codeynayaan 13 November.
8:14
Abwaan xikmad
Рет қаралды 38 М.
Daawo Su'aalihii Ugu Qosolka Badnaa ee RW Xamse Laga Waydiiyay Somaliland
16:51
Reer Burco Oo  Beesha Samaroon Iyo Maxamed Abiib fariin Adag u diray.
12:16
Jamaahiirta Dawladda Somalia Ka Dhex Qarxay | Maxaa Xiiso Leh
9:40
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 6 М.
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 256 М.
CEEBTA KUDHACDAY MUNIIRA IYO WAXA AY RABTO XAQIIQDA WAATAN CEEB😡
14:19
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 5 МЛН