XAFADA SABA XAREER QUDHAC DHEER HARGEISA 2024

  Рет қаралды 2,845

X HARGEISA

X HARGEISA

19 күн бұрын

XAFADA SABA XAREER QUDHAC DHEER HARGEISA 2024

Пікірлер: 60
@muraadodowaa3816
@muraadodowaa3816 13 күн бұрын
❤❤👍
@ahmedabdiaziz1433
@ahmedabdiaziz1433 17 күн бұрын
Mansha allah Ex xafadeydii aad ban kuu salamaaya sxp
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
asxaab ta kale la share sxxb saan u soo badani waan jeclay inan xasuus reeb samayno mahahasind
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 17 күн бұрын
Odaygu waa legend qaadka ma u qaaday sxp
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
waxa ka wcan baan siinay sxb hhh qaad ka malaha waa laga wacna yay
@isaakali1948
@isaakali1948 12 күн бұрын
Odaygu Waaa rageeedii Wlahy waaar Odayga fadhigiisii maw dhiibtay bro 😎
@princesshawd6859
@princesshawd6859 18 күн бұрын
Mashalah wa xafadi an ku dhashay ❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@princesshawd6859 waan ku faraxsanay inan kula Soo wadaagay ku xidhnow channel waa KAGII asxaabta la share garee
@MuunaDiiriye
@MuunaDiiriye 17 күн бұрын
Waa hadiya imao school al amiir bisha sideedad 4 rteeda waa hadiya tik tok wall❤
@khadarhello9071
@khadarhello9071 5 күн бұрын
Siinay soo duub
@ramlaapdillahi3839
@ramlaapdillahi3839 17 күн бұрын
Video 📹 igu Quruxda Badnaa X HARGEISA ❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
La wadaag asxaabatda kale mahadsinid wllshay
@mohamed_jabane
@mohamed_jabane 18 күн бұрын
Legenow waan ku wataa zxp
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
@@mohamed_jabane ana Soo kale wllo
@hashimege3467
@hashimege3467 18 күн бұрын
Wa xafadayayagii ❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
@@hashimege3467manshalah Soo QABO asxaab AAD isku xafadtihiin la wadaag vedioga mahadsinid
@mohavlogs855
@mohavlogs855 18 күн бұрын
Hargeisa nightlife soo duub
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@mohavlogs855 FILO DHAWAAN inshalah mahadsinid
@24hours171
@24hours171 17 күн бұрын
19:30 odaygas wa old legend 🙌🐐
@SahalBoss-kx7ut
@SahalBoss-kx7ut 18 күн бұрын
Odeygu waa khabiir lknse inyar. Wuu qabyaaladeeyay lknse inta kle good😂
@user-ov7iw3iw3k
@user-ov7iw3iw3k 17 күн бұрын
Sabaxareeed x Al jasiira
@user-pc2bt6nb8j
@user-pc2bt6nb8j 17 күн бұрын
waa cajalad fiican. halkaa ka wada
@hassanshowle4879
@hassanshowle4879 18 күн бұрын
My first ever school
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@hassanshowle4879 xasuuus hore
@M45_0
@M45_0 18 күн бұрын
X xafadaydii qudhac dheer 2008-2010
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
Igu Soo xidh x QUDHAC DHEER aan Soo duube
@M45_0
@M45_0 17 күн бұрын
@@XHARGEISA war legend 2010 ba igu danbeesay bishi 5, afar iyo toboan sano kamaqnhy. halka ka wad shaqa fcn bad haysa runti.
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 14 күн бұрын
x- qudhac dheer, waxa weeye markii hore ama beri hore ayaa magacaas la odhan jirey oo iminka magac kale ayay leedahay, laakiin haddii magacii aan labeddelin oo weli jiro markaas x lama odhankaro. tusaale: haddii aad naagtaada isfurtaan waxad odhanaysa ( my x-wife which means she was once your wife but not any more.) markaas barnaamijka u bixi hargeysadii hore ( old hargeysa). waayo x- maaha ee weli waa hargeysa, berrina waa hargeysa. aad ayaad u fiicantihiin oo wax cusub baad keenteen.
@XHARGEISA
@XHARGEISA 14 күн бұрын
@@musaali-dk8cq thanks wllo talo wacan as team x hargesia waan ka fikiri wllo mahadsid
@arbamedia5151
@arbamedia5151 18 күн бұрын
Mufadii caydiid mansha allaah xeef lodkiisii
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@arbamedia5151 xeeef iyo caydiid
@user-nx4po7ys4v
@user-nx4po7ys4v 18 күн бұрын
HORUMAR WACAN AYAAN KUU RAJAYNAYAAA
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@user-nx4po7ys4v mahadsinid wll9
@abdirahmanabdilahi-sk4wb
@abdirahmanabdilahi-sk4wb 18 күн бұрын
Maansha allaah halkaa dadaalka ka sii wad
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@abdirahmanabdilahi-sk4wb tnk wllp9
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 17 күн бұрын
Waxad sameysaa wll address yda dadka guryahooda private weye ee bluer saar adoo mahadsan
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
haye wllo mahadsnid
@mustafamusa4236
@mustafamusa4236 18 күн бұрын
Caan caan dhalay ereyga curintiisa adaa iska lehe copyright gasho inta aanay kugu qabsan
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
@@mustafamusa4236 war DHAN sxb CAAAN CAAAN dhalay x HARGEISA
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 18 күн бұрын
moofad goryey shidaneysa joojiya dheh maxa yeeley dirta la goyn waxey keenta cimilad oo isbadsha gas ku duba dheh
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Saba xareer mise saba xareed labadasa gala garan wayay sxb bal no sheeg magaca sxda xafada sxb
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 17 күн бұрын
@@MaxamuudMaxamed-sm3ub mahadsinid
@abdilahizidan
@abdilahizidan 18 күн бұрын
Hotelkii iqira waxa lagu xasusta sandwich kiisi macana intii garanysa garanysa ee
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@abdilahizidan wlahi x HARGEISA tay sxb sabsation u dhow Halka danbe dhaga cade
@queenisniha
@queenisniha 18 күн бұрын
Zhp togdheer daalada kaalay
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@queenisniha sure gobalkii raga waan imanaya wllo igu so dhawee
@mustafasiciid9010
@mustafasiciid9010 17 күн бұрын
zxb sinay noso duub maar uun mahad sanid
@aburayanayman9129
@aburayanayman9129 18 күн бұрын
Hhhhhh
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@aburayanayman9129 manshalah
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 18 күн бұрын
HARGEISA KAAMA HAYNO MASALE VIEW NOOSO DUUB HABEENKI SAAXIB
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@MUBAARIGBunni-hz4nr maslaha iyo calmada FILO DHAWAAN inshalah
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 18 күн бұрын
@@XHARGEISA LAGAMA HAYO KAABEH MASALAHA SIDA HABEENKI LOOGU CAWEEYO GOOBAHA CAWEYSKA HARGEISA UGU FIICAN KU RAJAYNAYSAH INADER SOODUUB CAAWABA MAXAAKA XIGA ILEEN WAADHKA MATAALIDEH 😂 GUUL IYO GOBANIMO INADER QALI
@siciidali4034
@siciidali4034 18 күн бұрын
Waar xaggay ku taalaa saba xareed 15 year's ka maqanay wadankiiye !!!!
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
Gacanta u dhow wllo
@siciidali4034
@siciidali4034 18 күн бұрын
Ok meeshaa gacanta u dhaw waxaan u aqaanay jameecada
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 18 күн бұрын
Oo. Ma. Faadumo. Cad. Baa. Ku. Dhashay
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@khadaribrahim6418 haa wllo
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 18 күн бұрын
Maasha allaah. Awalki. Horena reer. Baarwaraabe baa ahaydeen barwaabe. Sooduub. Ayeeyo. Waa reerki Aabahay dhalay
@XHARGEISA
@XHARGEISA 18 күн бұрын
@@khadaribrahim6418 manta ayaan so duubayaa wllo
DABAQA UGU DHEER HARGEISA 2024
20:52
X HARGEISA
Рет қаралды 465
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
XAFADA XAWAADLE SCHOOLKA FURQAAN  HARGEISA  2024
13:53
X HARGEISA
Рет қаралды 4,5 М.
STREETS OF HARGEISA SOMALILAND
17:26
PapaAfrica
Рет қаралды 1,8 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA CUNTAD WADADA EE JIGJIGA
12:11
Maria Harlin
Рет қаралды 16 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 46 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН