XAFLADA 100k SIDA EEY UDHACDAY FULL HD

  Рет қаралды 434,865

Amin Tube

Amin Tube

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 600
@amintube1723
@amintube1723 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/mNOJh8ullp6wpGg.html
@mohamedsaadikchannel4354
@mohamedsaadikchannel4354 2 жыл бұрын
Aamin sxb hamblyo from burco adiyo suu maria and jack
@faysalcabdi3393
@faysalcabdi3393 2 жыл бұрын
Amiin sxb please wxn kugu taagerey wxd tahay nin go.aan leh
@hassanbilow8572
@hassanbilow8572 2 жыл бұрын
Mashallah Amin Tube hanmbayo
@rahmabarkad7070
@rahmabarkad7070 2 жыл бұрын
Iineta iyu iikabadanaba wuu uqalamaa❤️💯💯💯
@caishaabdi1393
@caishaabdi1393 2 жыл бұрын
Aad ayaa u qurux badan tihin inola da waligen farxad igu nolada isha allaha idin kaqab to wlh siniyad aha aad ayaa idin jclhay
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 2 жыл бұрын
Hambalyo 100k walalka nolosha ka badan ayaad u qalantaa hormar wacan 🩸❤️🙏
@amiirjrtube8814
@amiirjrtube8814 2 жыл бұрын
Hampalyo bqr...🎉🎉🎉
@abdigaiye715
@abdigaiye715 2 жыл бұрын
Aroos ayaad oogu dhigi laheydeen taajir abihiisa
@abdilaahibishar7694
@abdilaahibishar7694 2 жыл бұрын
Zxb madxa ii saranthay poqorka oomda ♥️♥️🇸🇴🇸🇴
@asmaabdi5444
@asmaabdi5444 2 жыл бұрын
Jack dance ka iga sooo hagaaji boowe
@rahmabarkad7070
@rahmabarkad7070 2 жыл бұрын
Mashalahaa waalo lkn gabadhi uuba kamaqaneede. Iinekasato gadha uudhar eege aye aaga fadhiidayee faraku uuhaya amini 💯💯❤️❤️
@amintube1723
@amintube1723 2 жыл бұрын
Farxadeyda lama qiyaasi karo thank you team wayaab iyo dhamaan inta kasoo qeyb gashay
@abdikaaficaruush4297
@abdikaaficaruush4297 2 жыл бұрын
My bro horu mar wacan lpx 💯✌️
@pazra7776
@pazra7776 2 жыл бұрын
Guuleyso ugaas farxadadu waa teena🥰🥰🥰
@nastehamohamed8422
@nastehamohamed8422 2 жыл бұрын
MashaAllah
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 жыл бұрын
Waan kula faraxsanahay sxb.
@abdilaahibishar7694
@abdilaahibishar7694 2 жыл бұрын
Dhiciso hor uu soco
@alxamdulilah5493
@alxamdulilah5493 2 жыл бұрын
Honestly qurux ku diigle is the main reason behind your soaring subscribers . You and marish were heavily promoted by jack. You must give credit to jack more than anyone else
@yusufabdi917
@yusufabdi917 2 жыл бұрын
Amiin waa ninka dhinaca camerada iyo editingka ka dhisa teamka marka waa team wada shaqeeya bro.
@tilly7322
@tilly7322 2 жыл бұрын
Wlhi Ben kuma sheegintaa. thiz guy jack is really talented guy...before Zaid umay shidneen lkn ninkan runti Wu ukala kiciyey mariish xita wahey garti ila o adunka Dan laga Barto....mshllh Amiiiin congrats bro 200k kurajeneena
@ruiyachannel9689
@ruiyachannel9689 2 жыл бұрын
It's very true Quruxkudhiigle is the main reason for thre Soaring Subscribers congrats Qurux kudhiigle
@sofiaibrahim3054
@sofiaibrahim3054 2 жыл бұрын
Wow congratulations mi brother
@amiirkaofficial4826
@amiirkaofficial4826 2 жыл бұрын
Yaa ila DHAMAYISTAY video gan kadibna dareemaY qurux da ay ledahaY sxbtinmadu team is jecel hore usoda wllyaal
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Intii xafladaan ku faraxday fiirasa shadeeda is muujiya 🥰🇸🇴team amiin is muujiya 100 k conglations 🍫🍬🍭🍮🥧🧁🍧🍧🍧
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle inaba caadi maaha Waan ku Haystaa 👏👏
@faizoshariif1035
@faizoshariif1035 2 жыл бұрын
M.a wll mcn
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 2 жыл бұрын
It’s really beautiful to see our young generation cme together enjoying amazing 😍 inta qabil iyo re hebel iska dhaftaan saan u bashala one love Somaliweyn
@akhassan722
@akhassan722 2 жыл бұрын
Congratulations brother ...what a moment I can't stop watching......this is the 4th time am watching runty💥💞
@sowdomaxamuud7376
@sowdomaxamuud7376 2 жыл бұрын
😪😪 farxad ayaa la ilmeya walhi ilahay haku diysto asxptad marish iyo quru ku dhigle iyo sucaad walhi waa idin ku farxahy intaan kabad ayaa ku rajeyna aamin dhicis 😘😘😘😘😘😘
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
Sxbo dhab ah.. wlhy last 4 months igu dambeysay cid Aan teamkan ahay ma dawado wayo ayadoo ay Iska tahay 50% wax ay isla og yihiin hadan Waxan ka helay qaabka xishood ka leh ee ah isku ixtiraaman .. love All .. From #Burco
@apdulwahabismael3019
@apdulwahabismael3019 2 жыл бұрын
Wlh you couldn't imagine ma feelings .. I just kept crying .. seeing such beautiful .. some thing else .. Obviously there where a moment in the video in which drops of tear came down from ur eyes .. 😭 for joy .. so emotional .. thanks 'Team wa yaab' How u always make our days .. we proud of you all 🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍 from hargeisa 😍❤💯
@startorch7160
@startorch7160 2 жыл бұрын
Are u carying
@sahaldeq9760
@sahaldeq9760 2 жыл бұрын
I just travelled to a place with network just to watch dz beautiful moment in your life. Congratulations amin dicisow
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 жыл бұрын
Wow taageera diig ah
@saadaqcalishuuriye2794
@saadaqcalishuuriye2794 2 жыл бұрын
Ninka xalfada dahaadihin hayo was nin xikmad iyo aqliba leh waxan ka helay siduu usoo dhaweysy hodan
@rahabihussein9923
@rahabihussein9923 2 жыл бұрын
Congrats bro Amiin
@abdirazakakofficial2107
@abdirazakakofficial2107 2 жыл бұрын
MNZHA ALLAH SAAXIIB JACK IYO MARISH IYO SUU WAY KUU HAGAR BAXEEN. ISKU FARXSANAADA TEAM.WAAYAAB.🤩
@engmohamudibrahim4402
@engmohamudibrahim4402 2 жыл бұрын
Congratulations Mr Tajir abixis and also all his predecessors or likes of Amin people specially Mr Jack,Marish and suuu the only girl I like her smile .bt unfortunately she stops KZfaq nowadays..anyway guys keep on..we normally say,'One step my neighbour is the limit..
@hajirsandere615
@hajirsandere615 2 жыл бұрын
Masha Allah Legends Always make legendary in the life congratulations bro with your team keep going
@yaaskabeautychannel623
@yaaskabeautychannel623 2 жыл бұрын
Sorry runtii wan ilmeye wan jeclay farxadas ina kaso qeyb klo Amiin qlbi saafi ayaa thy bulshadana wey ku jeclyihiin m.a❤😭🙏
@AdenTube2001
@AdenTube2001 2 жыл бұрын
Wow another level Congratulations 👏🎇💯
@fahmohassan7447
@fahmohassan7447 2 жыл бұрын
Amiin qof qalbi wanagsan 🥲😇mash Allah intas inkabadan inshallah abowe ❤️‍🔥👌💯
@misssahibah9844
@misssahibah9844 2 жыл бұрын
Xalfad aan inaba caadi ahayn... Maarish iyo qurux ku dhiigle wiilkiina xalfadiisa waad ka tunteen ManshAllah
@shaize4678
@shaize4678 2 жыл бұрын
Well organized Ceremony🤟🤟 Congratulations once again dhicisow 🙏
@cabdifataaxhalyay1839
@cabdifataaxhalyay1839 2 жыл бұрын
Wad jirka isku xidhnaanta is tageerida walaalnimad iyo wadajirka ay leh quruxda iyo horumarka wax aan idin rajeenay inad weligiin sida isagu duubnaTaan walaalayaal horumar wacan amin walala
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 2 жыл бұрын
What a beautiful friendship is that. Masha allah. Allaha idin ma kala kexeeyo. Asxaab ku dayasho mudan....
@kalsoniofficially7206
@kalsoniofficially7206 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo 100K the one only my brother Amin Tube congratulations brother keep going none stop
@mankabwoy7482
@mankabwoy7482 2 жыл бұрын
Congratulations brother....one love 💓
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Qurux iyo marish Sucad iyo aamin Team waayaab Best xaflad 😘🥰
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 2 жыл бұрын
Xaflad aroos oon ka maqnaa cml ayaan u daawaday halmar xitaa maan gudbin hambaliyo walal amiin
@Shadali152
@Shadali152 2 жыл бұрын
Congratulations Mr Amin dhicisow guul wacaN SXB. WAXAA KALE AMAAN MUDAN 3 QOF EE AAN U BAHNAYN IN MAGACOODA LASHEEGO KUWAAS OO KA DAMBEEYA GUUSHADA WAXAAN LEEYAHay hampalyo isku dubnada waligiin oo yaan lakala daalin inshalaaah wada jirka farxadiina iyo teenuba ku jirtaa keep going guys
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Hambalyo inta ku faraxsan inu 100k garo amin like sara🥰✌🏼
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 жыл бұрын
Inolow huno💓💓💕
@mohamedALi-xd4td
@mohamedALi-xd4td 2 жыл бұрын
Ayyy Team waayaab waa layyappY Aywa✌congratulations wllka WaYn🙏❤
@aaminonoor4036
@aaminonoor4036 2 жыл бұрын
Wwww masha alahaa amiin hori usoco wqlkey qali wlah wan sigilahay intan kaso galineysan vidga hambayo hambalyo 10000kurjer
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 2 жыл бұрын
Waaw!! Meesha waxbaa ka dhacey. Xafladii ugu shidneyd abid Hambalyo bro Amiin horey u soco
@tufahbashirbashir3260
@tufahbashirbashir3260 2 жыл бұрын
oh my God I can't control my emotional Amiin tube congratulations billion times marish iyo qurux kudhiigle idinkana waad salamantihiin farxad waarto brothers midkle barnamishyada kadhiga kuwa jogta ah waxana kuso dartaan sualo diini ah oo adinkana ajar aad kaheleysaan dadk walaalihina aad ufaideysan wish you all the best 🙏🙏🖐️
@quenzumayah5769
@quenzumayah5769 2 жыл бұрын
Hanbalyo abowe team aan taageeeero I love dhamaaantin🥰♥️💃🥳♥️
@yasminahmedali6891
@yasminahmedali6891 2 жыл бұрын
Waw masha allah aboowe waligaa gulayso waligaa iska faraxsanow
@hindisac7758
@hindisac7758 2 жыл бұрын
Beautiful party 100k amiin tube congratulations brother and wayaab team one love guys 🌹🌹♥️♥️👏👏
@muuseqaniin7364
@muuseqaniin7364 2 жыл бұрын
waaw waaw sucad miyey solabaty wllhi aad ayan ugu farxy marakn arky xafladu wey shidneyd💝🙏🙏
@farahjimale6470
@farahjimale6470 2 жыл бұрын
First person..my poi Amin....... jack & Marish we are very happy to see this1🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@adansalat6035
@adansalat6035 2 жыл бұрын
Congratulations Amin tube three lions keep going
@abdifatahdayib7801
@abdifatahdayib7801 2 жыл бұрын
Actually I have no words to describe the ceremony,all in all it was about brotherhood ❤️team wayab you deserve to be emulated.inspector jack big love ❤️❤️
@Muhyadinabdirahman
@Muhyadinabdirahman 2 жыл бұрын
Congratulations bro horay usoco team Waayab wan idin wata wlhi teamka kaliya an farxadooda jeclhy oo iga qosliya big respect All of U ❤💯🙏
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Runtii Xaflad baa ka dhacday Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Baan ku leeyahay walalkey Amin yare Horumar wacan sxp Sare Intaa iyo inkabadanba waan kuu rajeynaaa ❤❤❤❤❤
@nastehamohamed8422
@nastehamohamed8422 2 жыл бұрын
Team waayab 🥰👏🥳...suu the lost girl I miss you ❤️
@saidabdirahman7496
@saidabdirahman7496 2 жыл бұрын
Masha allaah my brother Congratulations for your 100 thousands subscribers big love from 🇬🇧 Uk
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 2 жыл бұрын
Amiin hanbalyo hanbalyo ebow wlhi wan oyee hada heysato sxbo dacada waa saan 🥀🎉🎉🎉♥️🙏🏾 ka badan mudan tahay
@sahmiyesomalichannel4316
@sahmiyesomalichannel4316 2 жыл бұрын
Hambalyo wallky markasto horay uu soco adiga iyo garuubkaga sida mariya iyo qurux ku dhigle iyo dhamaan sxp tada
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
Tani xaflad wey dhaaftay wlhi zaxipo ku jecel aya heysata amiin jack iyo mariish forever
@wiz-akjr8793
@wiz-akjr8793 2 жыл бұрын
Congratulations Congratulations Congratulations millions times 🔥😉✌🏾❤🙏🏿amiin bro qali adiga iyo team waa yaab we love you guys 👌🏾✊🏿
@abdullahiabdi123
@abdullahiabdi123 2 жыл бұрын
Wow onther level keep going PRO AMIN DHICISOW
@aminali7491
@aminali7491 2 жыл бұрын
Waaaaaw xaflad Aad iyo Aad u qurxoon weeye. Keep going My team🌺❤️❤️🌹🍓💗🌸💓🥰🌺❤️🌹💓🌸🌸🍓
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi waxey u dhacday si qurux badan keep going wllkey qaliya
@hamzeozil313
@hamzeozil313 2 жыл бұрын
congratulation 100k brother more than life you deserve good progress keep going amin ♥♥♥🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥♥
@iftincali9955
@iftincali9955 2 жыл бұрын
Hambaliyo my brother Amiin intaa iyo inkabadan uqalantaa hambaliyo mar lawaad♥️farxadaadu waa farxadaada my wlkey❤🙏🏻
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Congrats amiin 100k susb waxan kugu so biiray adigu 30k susb haysto wana ku faraxsan yahay Congrats million time 🙌🔥🖐
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Legend always Legend Deserves more success My pro 🙌❤congratulations 🎊100K
@noorbaaje5133
@noorbaaje5133 2 жыл бұрын
Qofkan comment walboo SOM youtuber wuud igahoree. M.A diiga thy wllka👍 🙏
@awelmideye1974
@awelmideye1974 2 жыл бұрын
Silki hoyad was dhila Ku dhashe
@alikerow8264
@alikerow8264 2 жыл бұрын
Keep up broo Amiin ..... I congratulate your team also lead by your father Qurux kudigle, your mom Marish, Abdi kuus and mizbah..... Love you All♥️♥️♥️♥️💘
@abdirahmaanahmed6131
@abdirahmaanahmed6131 2 жыл бұрын
Haplyo wllo amiin waa qof aan aad u jecelhy waana tageera wllo ahbplyo😍
@raxmamaxamed2624
@raxmamaxamed2624 2 жыл бұрын
Masha Allah wall inata iyo Ina kabadan ba wad uqalanata
@beyazii
@beyazii 2 жыл бұрын
What a party it was funny amazing 💯💯💯 congrat legend
@amiishamohamutt3191
@amiishamohamutt3191 2 жыл бұрын
Wow hampalyoh poeh from Galkacyo mudugaawi🇸🇱❤❤ wllhi tageraa kuhayaa
@nimcoabdullahi8474
@nimcoabdullahi8474 2 жыл бұрын
Wow congratulations amin dhicisow 🥰✌❣gacmo wada jir ah team wa yaab
@kingmk7615
@kingmk7615 2 жыл бұрын
Intaa iyo kabadanba waad uqalan taa zxp keep going my brother
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 2 жыл бұрын
Best somali youtube subscribers celebration. Congra #Amintube keep going bro from #Baltimore.
@markaaddeychannel1161
@markaaddeychannel1161 2 жыл бұрын
Best group social media keep going jalayaaal.
@canabahmed8082
@canabahmed8082 2 жыл бұрын
Sorry Aamiin habo Waxaad la,ooysey waan Dareemi karaa 😭😭😭👏
@smartsankavic1017
@smartsankavic1017 2 жыл бұрын
Legend is always a legend..... Wlhi waxba mesha kadacay congratulations 🎉🎉
@BashiiryYusuf
@BashiiryYusuf 2 жыл бұрын
Msha allah hambalyo aamiin tan xaflad waa dhaftay waa another level keep going bro really wxad hystaa sxbo kujecl waliin wda jira oo isku duubnada guuleysta dhmantiin
@abdihakimmohamed5962
@abdihakimmohamed5962 2 жыл бұрын
What an amazing ceremony, sxb amin hambalyo for ur good performance of 100k subscription, u deserve more than that keep going wll
@sundusabdi5136
@sundusabdi5136 2 жыл бұрын
Oooooh🥺🥺wllhi wa so emotional walow ay farxad e tahay kaliya waxan idin leyhay rabbi haysu kiin daayo💕
@aaliyaalimohamed9789
@aaliyaalimohamed9789 2 жыл бұрын
Masha allha waligin sida u faraxsana Walalkeyga qali Hamblyo Wllky Aamiin 🥰
@mohamedabdullahi70
@mohamedabdullahi70 2 жыл бұрын
Masha allh wlhi xaflad wareera iga dheh waka sidataa wlhi zp qli keep going 1m ku rajaynaa 💙♥️🙏
@baashiabdiazizbaashiboy5365
@baashiabdiazizbaashiboy5365 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo 100K Amiin iyo Asxaabtiis. Marish amiin jack sucaad gacmaha is wada qabsada waligiin.
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 жыл бұрын
Keep going aamiin From somaliland
@nabilyare1317
@nabilyare1317 2 жыл бұрын
Masha alah hormar wacan
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Masha allah inabadan waan sugaynay Tanoo kale Xalay Maray Hordhaca soo dhigatay Maarish Anastgam ka Waxaan moodayay Show Mahadsanidiin Team waayaab💖💖💖💖💔💔
@afjanoabdilahi6458
@afjanoabdilahi6458 2 жыл бұрын
Jack waa nin jamiciya ilama aha inudamac gur kahayo marish maxa yelay marish waa puplic waa fikikayga
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
@@afjanoabdilahi6458 maarish iyada Lafyeeda Waa Gabadh Aqoon Qoraalka inatanay arkin Tageryasha Fadlan
@Janno1
@Janno1 2 жыл бұрын
@@afjanoabdilahi6458 oo yaa jamici eheen,marish wa gabar wax so baratay amiin iyo Jack sidoo kale,dadka asxaabta ha kale qaadin
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
@@Janno1 haa zxb
@fatumayakub572
@fatumayakub572 2 жыл бұрын
Another level my sweetheart amiin 🥰😍
@daudibrahim4373
@daudibrahim4373 2 жыл бұрын
Mashaaaaaalh aminnn hambalyo hambalyo! Runti waxaan kufaraxsanxay xeerkad maant cadh gaarti koley uskuu magali ayaan katimiin i am from mandera gaar axaan bula sinai,waxaa kali xalkan ksalamxy asxptad keli sidhan marish qurux,jack iyo kuwi kalee
@saynabomar8380
@saynabomar8380 2 жыл бұрын
Wwww
@speakeriftin9742
@speakeriftin9742 2 жыл бұрын
Amiin Dicisow keep going my brother congratulations
@ibrahimmohamudkhalif
@ibrahimmohamudkhalif 2 жыл бұрын
Hampalyo pro guulo intaa Ka weyn baan kuu rajeynaa 🥰😘
@rahmabarkad7070
@rahmabarkad7070 2 жыл бұрын
Mashalahaa walhi faraxad aayan laa riiyaxaye Hadi an oogan laha wahi wan iiban laha iine kasato wadan kale aan jogo. Lkn habalayo aabowee ❤️💯🇩🇯🎂🎂💯💯🖐️😭❤️❤️❤️💯💯💯
@guiledhero8482
@guiledhero8482 2 жыл бұрын
Kanyare mesha tagan hadaladiisa way jilicsanyihiin hadalka Iska adkee naagyaw. ❤️❤️❤️hambalyo hamyo wlaal Amin congratulations for 100 k.❤️🇸🇴💯
@ayaanibnuaadam3327
@ayaanibnuaadam3327 2 жыл бұрын
Waaaw another level congrulation aminkey🤴💚Horumar wcn team wayaab❤one love❤❤❤😍🥰
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 2 жыл бұрын
Congratulations dhicisow caawa asxbtada Wa kuu hiiliyeen
@zahirbare6365
@zahirbare6365 2 жыл бұрын
Wlx aminow farhat ayan is iscilini wey runtii congratulations bro for your 100k
@salmabare4901
@salmabare4901 2 жыл бұрын
Congratulations wllky aamin hormar wacan ayaan ku leeyahay keep going sxb
@moehenney7576
@moehenney7576 2 жыл бұрын
Keep goin the Three Lions 🦁 ❤️🔥 xalfada waley ah wax kale Glam By Suu come back sooooon!!!
@safiamohamed1726
@safiamohamed1726 2 жыл бұрын
Congratulations amin Tube🍰🥂👏👏
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo 👏👏👏 100k Sxb Misbaax si gooni ah inaad u maamuste ahayd wa qofad isla so jabhadeysen, anyway Hambalyo 100k bro.
@hassanissack9470
@hassanissack9470 2 жыл бұрын
M.a wllkeyga hormar wacan intaan iyo inkabadan ayaa uqalataa sxb sare keep giong
@abdirahmanrahow2753
@abdirahmanrahow2753 2 жыл бұрын
Congratulations brother 🎉 🎉 keep going. #team mandera one love ❤️❤️❤️
@zahracismanyusuf4627
@zahracismanyusuf4627 2 жыл бұрын
Walhi anigo ku dhawen ayan farxadada kula daremaya hambalyo hambalyo abowe intan io in kabadan u qalanta hambalyooooooooo👑🙈😚🥰
@ibraahimyusuf4854
@ibraahimyusuf4854 2 жыл бұрын
Masha Allah team wayaab waxba lagsma qaban karo xalfada intaas IYO in kabadan baat u qalantaa hormar wacan
@fahimahassan9252
@fahimahassan9252 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wllkay somaliyed amin tube ilahay haa xafido wll qali one love team amin marish And sucad and qurux kuu dhiglee walashin from Djibouti 🇩🇯
@abdiraxmanhussein9619
@abdiraxmanhussein9619 2 жыл бұрын
Woow!! This is something else, beyond love. It's more than love. Congratulations ameen and thanks to team waayaab😍😘😍
@wizgatimow7799
@wizgatimow7799 2 жыл бұрын
Wooow masha Allah congratulations bro 🔥👌
@mohadaki3322
@mohadaki3322 2 жыл бұрын
best ever seen party which was held for one hundred subscribe i.a team wayab wish u long life and good cooperation
@aslupsanahmed1433
@aslupsanahmed1433 2 жыл бұрын
Ayy mudan sugayy si farxad leh inan udaawado xfladda abowe many congra inta kabadan ayaa istaahisha go forwd 💐🥳🥳🥰❤👏
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Waaad mn sha allaaaa inaba cadi ma ahan smiin waad u qalan taaa intas iyo kabadan wllkay qliy horay usoco sida aad qisada aad nogashekaysay mantana aad halkan tagan tahay wllkay hormarwwcan ha eegin gadal ee dadalka siwad snaguna garab kaga amin wiilkena ❤️💯💯🎂🍽🍷🍷🎁😘🇸🇱
@abubakarnimcan4501
@abubakarnimcan4501 2 жыл бұрын
Habaliyo habaliyo my brother amin dhicizow ku jeer Qosol malikaga keep going zhp Qlli💔
@maxameddeeq1952
@maxameddeeq1952 2 жыл бұрын
Wow m.a cod ki qurux ku dhigel hambalyo amin wll qaali ah agu salm marryan abshir faarax wallshay qaliy
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 жыл бұрын
Hambalyo wlkey Amiin wad istahiisha intaas iyo in ka badanba run ahanti walal nimadu mahan dhalasha qura ee waa qof aad Alle dartiis ku walalowdan❤❤❤
@Janno1
@Janno1 2 жыл бұрын
Congratulations walal mahamed you have amazing friends🥰🥰🥰
PRANK AAN KAGA XANAAJINEY AMIIN !!!
19:47
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 530 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 159 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
UGU DANBEEN MEHERKEENA WUU NOO DHACAY RIYADRENA WEY RUMOODAY💍
16:23
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:51:47
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 49 М.
HALKEE AYEEY USAFARTAY MARISH BEAUTY ??
14:23
Amin Tube
Рет қаралды 486 М.
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 17 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 21 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 8 МЛН
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 7 МЛН
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 17 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 9 МЛН
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН