Xafladii Cashada Fanaanada Reer Norway Nesteexo Indho Iyo Fanaaniinta Minnesota

  Рет қаралды 1,022,347

somali media of minnesota

somali media of minnesota

10 жыл бұрын

Xafladii Cashada Fanaanada Reer Norway Nesteexo Indho Iyo Fanaaniinta Minnesota

Пікірлер: 274
@ducayzane
@ducayzane 10 жыл бұрын
Nasteex Indho wallaaleey cod, ciyaar, qurux iyo qaab-ba waa leedahay balse ku dadaal inaad asturnaanta tixgeliso khayr Eebbe ha ku siiyee.
@burhanhassan4610
@burhanhassan4610 2 ай бұрын
Cod iyo ciyaar astunaan ma la raacin karaa
@nasramohamed1459
@nasramohamed1459 9 жыл бұрын
Midaan qabilka dadka kushegesa layabanahay, Na hee deh fanku qabiil malahan ee iskadaa guunimada iyo qabyaalada an kuleyahay, showgaan show la mid ah weligey maan arag, Amazing show evvvvvver!
@joeshmoe7450
@joeshmoe7450 2 жыл бұрын
Yes Nastexxo, shoo that pesky man away! You are the queen of all Somalia.
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
Love u Nastexo indho..
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Жыл бұрын
Nasteexo indho besta show wali 2023, inaba caadi ma aha best show. Xaga gabdhaha Nasteexo indho Hodan abdirahman Fartun omar Rahma rose Xaga wilasha Axmed cali cigal Iskalaji Ilkacase
@user-kh7wt3wj8z
@user-kh7wt3wj8z 4 ай бұрын
عاشق. حقيقي ..مع ..كل تبعاته . ..مننغم وصوت وكلمات. . ساميه.
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
waaaaw nasteexo ur the best I like tis song💃
@hashihas1845
@hashihas1845 8 жыл бұрын
nasteexo qurux uma baahna iney habaraha Minnesota dulufka badan wax copy gareyso. she has stage qurux plus beautiful voice. viva nasteexo cadowga xaarka isga tira.
@maalik2002
@maalik2002 11 ай бұрын
Definitely, this is the best Somali🇸🇴 so far ❤❤❤❤❤
@saidhassan2178
@saidhassan2178 10 жыл бұрын
Wax baa ka dhacay walee balse waxaan u jeedin caawa sxbay dalmar yare nasteexo Hodon iyo Raxma intaba caadi mahan we love Fananinta sanadka
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Жыл бұрын
Nasteexo indho waa gabar aqli badan illahey siiyay , masha allah role model waaye nasteexo indho , aroos qofki ani tumin ma tiirki magaalada kulaha walahi waa run, axmed zaki albaabka beey ka soo xiratay heesti hadaaadan tumeynin aroos ama adan tageynin nasteexo indho waa boqarada karbaashka iyo fanka
@boqoradareerogadenia5425
@boqoradareerogadenia5425 10 жыл бұрын
Nice Nateha thanks sida nagu imata welcome America hope u come back another time inshallah
@mohamouddahirmusa
@mohamouddahirmusa 8 жыл бұрын
It is beautiful to see good beautiful girls singing and I hope every on likes it
@fafanabad5499
@fafanabad5499 10 жыл бұрын
J'adoree ça ma beaucoup manqueeeeer les chanson de mon pays vivi dlibouti ♡♥♡♥♡♥♡♥♡♥♡♥♡♥
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
Reer xamarkoo dhan fanaanadan baan ugu jecelahey i like this lady.. maasha allah Naaso love it lol
@missnadia9761
@missnadia9761 6 жыл бұрын
Hamze galool Hhhhhh nastexo indho rer xamar ma ahan ee waa jaarkaga puntland
@abdullahicade3062
@abdullahicade3062 5 жыл бұрын
Ma maarqaan baa jira ? Xamartuu sheegayoo xagee taalaa
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 5 жыл бұрын
Gabar puntlander ah waaye nastexo indho
@ayaanibrahim2780
@ayaanibrahim2780 10 жыл бұрын
Wawww wat beautiful song nice voice huna keep it
@mohamouddahirmusa
@mohamouddahirmusa 8 жыл бұрын
the Xaflad is the best including Ina cigaal and the best Nasteexo, who is the great lead, -----a somali good voice
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
AYAA IGA DAWEEYO DADOOW AYAA IGA DABIIBA DADOOW AYAA DAWADIISA HELI KARO IS MY BEST SONGG HEESTAAS IGA FUJIYA WAR BASHAAL MESHA WAA LAGU DHAMEYEY IYO INTA HEES UGU MACANEED O DHAN WAAN TAGNA MARKAAN DARAYAY KOW DHAH WAAN U FARIISTAY LOOOOOOOOOOOOLZ THANKS ALL OF YOU FANANTA QALIGA IGU AH LOVE YOUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUU ALL
@cabdiwaaxidsaalax3316
@cabdiwaaxidsaalax3316 5 жыл бұрын
wll allaaaaaaaaaaaah ka baqa heeshan iyo qawannta waa lasii dawandoonaa idinkoo qabrigiina kujira danbigana idiin soconayaa Dadbadn sabbtiina kufasahadayan arintan ilahy uga toobad keena xijaabka ku dadaala raga iyo du marka shar ciga waa kala ilaali yay is dhax galka iska daaya in tii aan geeri imaani qiyaa maha waxaa Mar qaati kugu ah jir kaaga ina dha ha gac maha luga ha ka fakir wll hadii aad dhi mato maxaad lakulmi doon taa qab rigaaga dhax diisa allaah waaw jecel yahay kuwa toobad keena usoo laabta allaah
@mustafcabdulqaadir1928
@mustafcabdulqaadir1928 10 жыл бұрын
Masha Allaah my lovely Habo Nesteexo ilahay Ha ku xifdiyo ameen aameen i love u so much my Habo macaan mac mac
@Yfarah1
@Yfarah1 9 жыл бұрын
Nasteexo has star presence...
@raabistahadeathgrup2668
@raabistahadeathgrup2668 10 жыл бұрын
nagta gaban cadi mahan kp It qaaali
@djrashkadyibrahim7424
@djrashkadyibrahim7424 8 жыл бұрын
inaba cadi matihid cod qorux stayl ilah wuu kugu deqay mansha allah
@djrashkadyibrahim7424
@djrashkadyibrahim7424 8 жыл бұрын
Nasteexo indho waxan jaclan laha hess talan talis ah in an kula qado in this 2016
@TheNhaile1
@TheNhaile1 9 жыл бұрын
iindho..reer boqor..saas baad tahay macaaan...nur kismayo
@MunaMacaa
@MunaMacaa 9 жыл бұрын
Mansha allah Axmed ali cigal he used to be my dads fried, allahu rahmatulah:(
@loveqalimow4119
@loveqalimow4119 8 жыл бұрын
waaaw nasteexo mcn aa tahy inteen kaa helaaa
@jazzikhatin4930
@jazzikhatin4930 9 жыл бұрын
Waah waah nasteexo indho
@mursal28
@mursal28 10 жыл бұрын
beautifull people. love and peace to you
@kingstoncolby6236
@kingstoncolby6236 2 жыл бұрын
i guess Im kinda randomly asking but do anyone know a good place to watch newly released series online ?
@ridwansheekh1829
@ridwansheekh1829 10 жыл бұрын
waxaan garanwaayey inay inanta nasteexo ahi ay naasaha xayaysiinayso maxaa markasta qaawiey naasaheeda bal waatase eega dhamntood kuwakale naaskeliya oo muuqda eeg subxaan
@goldenboywiilmjeerteen90
@goldenboywiilmjeerteen90 7 жыл бұрын
waawaray tolku waa ku dhan yahaye viva mjeerteen
@shekeyeosman707
@shekeyeosman707 8 жыл бұрын
kkkkk hodan ciyaaarta kufiicantahay cod iyo ciyaar wey dhameysay wallaahi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal waa mucjiso u maleyn maayo inuu isagoo kale fanka soo mari doono, maxa yeelay waa 70+ haddana siduu u cayaarayo dhallintu isuma qaadi karaan waa talent dhab ah wixiisu; odayga gabawna kama.dhowa maansha Allaah raggii isaga ka yar yaraa sida Xasan Aadan waa dhaceenba. Nasteexo ma ku soo xusuusataan marxuumad Saado Cali markaad fiiriso dhererka; cayaarta iyo qalanjonimada.
@hussen753
@hussen753 10 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal caadi maaha meesha waa shiday
@hananabdullahi234
@hananabdullahi234 7 жыл бұрын
viva hodan abdirahman dhere
@qalanjoqoordheer7592
@qalanjoqoordheer7592 10 жыл бұрын
maashaa alaaah nasteexo aadbaan usalaamayaa iyo fanaaniinta minasora
@khadarahmed764
@khadarahmed764 10 жыл бұрын
Qalanjo caadi matihit wad shidan tahay xubi
@qalanjoqoordheer7592
@qalanjoqoordheer7592 10 жыл бұрын
thanks walaal
@khadarahmed764
@khadarahmed764 10 жыл бұрын
Adiga iga mudan abayo wa ka helay ma jirto
@AYDARUS99
@AYDARUS99 9 жыл бұрын
Legend cigal and queen of singers hodan nice show
@anisagaraad3782
@anisagaraad3782 7 жыл бұрын
amiin aadan h&hhhh
@samiramuseaadaakule7252
@samiramuseaadaakule7252 7 жыл бұрын
hodon shuruufta ma dow qarso nestexo cadeey nolow melwalba wa ka shidan tahay ok
@mahadmohamed1212
@mahadmohamed1212 8 жыл бұрын
nice songs
@shakirabdulwahid9630
@shakirabdulwahid9630 10 жыл бұрын
Meesha nin culus baan uga jeedaaa legend cigaal
@mohabotan9670
@mohabotan9670 10 жыл бұрын
iskalaaji the best one
@abdirahman6719
@abdirahman6719 9 жыл бұрын
the best song
@sadikyuussuuf8076
@sadikyuussuuf8076 8 жыл бұрын
msh allh edo vivi très belle hodan
@mohayare4958
@mohayare4958 10 жыл бұрын
www inaba caadi mahan i liket
@faysalmohamad2211
@faysalmohamad2211 7 жыл бұрын
Waa lady gaga soomaalida always qaawaniday ka heshaa acuudu minnak wa inta minnak
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wa minnak kulahaa
@omarr_neio6177
@omarr_neio6177 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
faysal mohamad ant you know lady gaga become Muslim sham on you leave her alone mate
@c.rooble2474
@c.rooble2474 6 жыл бұрын
What is the name of the lady signing at 17:15 and what is the name of the song please?
@muhzinhusen6371
@muhzinhusen6371 10 жыл бұрын
This is nice
@amirasaid4927
@amirasaid4927 10 жыл бұрын
Waaaw nice song
@sadikyuussuuf8076
@sadikyuussuuf8076 8 жыл бұрын
vivi hodan abdirahman waxan gar waa xoloo msh allh hodan très belle
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Naaseheeda Caadi umuuqdaan allow noodanbi dhaaf
@AdnanAli-xq4ho
@AdnanAli-xq4ho 10 жыл бұрын
Nasteexo Qorux iyo Cod manshalhhhhhhhhhh
@abdallaabdirahman2873
@abdallaabdirahman2873 9 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaw nice pic masha allah faniinta makala dhacaan waaw
@hodanmohamed5493
@hodanmohamed5493 9 жыл бұрын
Mashallah nice voice abaayo
@legacypistol7299
@legacypistol7299 7 жыл бұрын
I love the first song what's the name of it?
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Markale imaaw Minnesota cadey ruwaayad na noogu samey hees marabno waa nacnay imaaw yaaqey qooto qooto aan magaalada ka saarne 😂😂😂😂😍😍😘😘😘😏😏😏😉😉😜😜
@mandeeqomar6586
@mandeeqomar6586 9 жыл бұрын
Woow rahma rose beautiful voice 😘😙
@Qabooje
@Qabooje 9 жыл бұрын
Warasada aan xalaasha ku dhalan had iyo gooraale waxay u fakaraan dhanka xun waxayna aflagaadeeyaan qof aanay aqoonin. Bal hadda Tumida waxay u qaateen dhankii xumayd ileyn waa wax xaaraan ku dhashee waxay moodayaan xaaraantii ay ku dhasheen inay wax walba yihiin. Afsoomaaligu wuu fara badnayahay.Tumidana fanaanadu waxu ula jeedaa tii arooska ee cayaaraha la tumayey.
@aminaibrahim736
@aminaibrahim736 10 жыл бұрын
wooow beautiful
@daganahmed7884
@daganahmed7884 10 жыл бұрын
nasteho indho hees taan maa ka heshaa waan kaa yabay bee meel kasta ood tagtid ba waad ku heesta hees tan maad jecshay waan kaa yabay bee kkkkkkkkkkkkk loooooooooooooooooooooooooolz waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nasteho indho that is nice song but meel kastaba od tagtid haku heesinkkkkkkkkkkkk loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooolz
@mustafcabdulqaadir1928
@mustafcabdulqaadir1928 10 жыл бұрын
Mahsa Allaah fananinta qalika ah aloow inoo dhoowr aameen mesha wax ba ka dhacay fartun omar hodan abdirahman Rahma rose mama sahra cumar dhuule iskalji cumar sholi alla yacisak fananinteena somaliyeed aloow inoo dhowr ameen
@cabdiwali4280
@cabdiwali4280 10 жыл бұрын
cadi maha nastexo indho wad kabaxsatay
@warsameahmedmohamoud4821
@warsameahmedmohamoud4821 9 жыл бұрын
waw inaba caadi mahana
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
LOOMA KALA HARIN HABEENKAAS
@caanogeel7545
@caanogeel7545 10 жыл бұрын
meesha nin culus baa ku jira waa bari lion cigaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal
@MohamedAli-vg8cl
@MohamedAli-vg8cl 9 жыл бұрын
Raxma Rose inaba caadi ma aha.we love you babe.
@abdullahimohamedhussein183
@abdullahimohamedhussein183 8 жыл бұрын
Meeshaan wareerka kajira bal fiiriya Dumarkii baa safka hore kujira oo iswalaaqaya xishoon mayaan ragga ayaaba xishoonaya oo gadaal ka muuqda si edeb lehna uciyaarayaan... lkn Naagahan Naasaha balaqsan maxay isla walaaqayaan Qaska Qori idinka mud dheh..
@maslaxibrahimaadan-4946
@maslaxibrahimaadan-4946 Жыл бұрын
MASLX IBRAAHIM
@mahadabdiali5555
@mahadabdiali5555 3 жыл бұрын
Mahad taswir camalaad utaaganteh matirkii magaalda tahay
@mohameddeeq7125
@mohameddeeq7125 8 жыл бұрын
wwww nice song wan kuhesta lolz
@eiddirir2580
@eiddirir2580 8 жыл бұрын
wwwww nice songs
@jamacjacayl2732
@jamacjacayl2732 8 жыл бұрын
@ CATOOSH sxb waa ku sugtay always faruukhdu dhanka xun ayey ka fikiraan // Bal iyagoo Arooska arkayaa maxay Tumid meel kale ula aadayaan Inta xun wa soo afjarynaa
@ahmedyamec8643
@ahmedyamec8643 10 жыл бұрын
war meeshan caadi ma'ha lkn waxa ku haysta hesta uqadayo ninka Suitka bluega ah magacis ninkas iyo heesta ba
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 жыл бұрын
Love u fartun and rahma
@musasamed4608
@musasamed4608 7 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen
@dadihiye
@dadihiye 10 жыл бұрын
Belo ku degiwayday boor ayeey kaga duulisay waalee waa fanaanad iyo bar stage nomber one
@deeqolovedeeka8242
@deeqolovedeeka8242 8 жыл бұрын
Waaaaaaw
@farta31
@farta31 9 жыл бұрын
waa qabiil ee fanaaniin maahan. runta kahadal bideyahowwwwwwwwwww
@Internationalteacher
@Internationalteacher 9 жыл бұрын
fardowsa mohamed check us out...abaayo...www.aniino.com or follow us aniinodesigns
@dekaabdi1855
@dekaabdi1855 8 жыл бұрын
wooow rose
@araksanahmed5837
@araksanahmed5837 10 жыл бұрын
Mansh allah
@nadiamohamed7885
@nadiamohamed7885 10 жыл бұрын
Dalmar ayaa ka maqan mesha nuur malahan iyo Alto Azhaab
@sadaqabdurahim851
@sadaqabdurahim851 9 жыл бұрын
War iiga leexda nastexo indho anaa ku haystee jiroi joog ciyaateda ayaanba ka helay xxxxx...
@maxamedabdi4929
@maxamedabdi4929 8 жыл бұрын
markii ugu horysee yaa ciylka xafda
@MohamedAli-km7qi
@MohamedAli-km7qi 9 жыл бұрын
Gorgeous gurl 😋
@hafsahassan3554
@hafsahassan3554 9 жыл бұрын
New hair style people
@Internationalteacher
@Internationalteacher 9 жыл бұрын
Hafsa Hassan check us out...abaawe...www.aniino.com or follow us aniinodesigns
@hanaqurux548
@hanaqurux548 9 жыл бұрын
Alla tolow ya ogaado nimankiyo dhan bey ciil kakeentaye
@abdinasirhassan8352
@abdinasirhassan8352 10 жыл бұрын
anigu waxaa ka yaabanay inantii tidhaahda waan heesayaa ma qasabaa inay cawradeed qaawiso waa su,aal u taala dadwenaha soomaaliyeed ee jacel in lays asturo ???? ilaahay ka baqa oo is astura hana is qaawanina @@@@@
@manka601
@manka601 10 жыл бұрын
meesha dhaqan xumo aya taalo saan ujeedo. nin ujeedo
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal malabka aad u isticmaal dheh codka hakuu soo noqdee
@orangestoneface
@orangestoneface 7 жыл бұрын
why not sing it , nobody mimes in concerts anymore...
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
7 sano maa horbo laga soo waregay waqtiga orod badana 😭😭
@abshirkaahabshirkaah7330
@abshirkaahabshirkaah7330 8 жыл бұрын
wa islan weyn xabadkeda weyna bananku yala war alla kabaq
@leylamohamoud2590
@leylamohamoud2590 8 жыл бұрын
15:59 kkkkkk iskalji iyo hodan wey isku xayramen kkkkkk hees iga deh
@ayaanayaan425
@ayaanayaan425 9 жыл бұрын
Asma love
@aburamenation2091
@aburamenation2091 8 жыл бұрын
42:40 hodan iyo nasteexo wa ay isla haystaaaan
@sabadabdullahi9077
@sabadabdullahi9077 7 жыл бұрын
good song
@abdisalanali
@abdisalanali 10 жыл бұрын
Asc asxaabta faanaanda waxay latumayo Ay sheegayso qof fikir kahysto oo Iga jaahilbixiyo majiraa anigu fahmi waayahy waad mahdsantihiin.
@axmedyare4096
@axmedyare4096 9 жыл бұрын
Abdisalaan Abdulaahi Walaal erayga TUMIDU waa maldahaad, waxaana abwaankii erayada sameeyeyi ka wadaa JILITAAN. Yacne hadaada jacaylka jilayn oo aad ruux kakan tahay iska qul qul.
@user-dv9gh7su1f
@user-dv9gh7su1f 4 жыл бұрын
Waa ciyaarna tumideeda
@MohamedAli-vg8cl
@MohamedAli-vg8cl 9 жыл бұрын
xagaagi xoorti laga maaliyo xusuus baa geela lagu xera geeyaa.Cigaal the one and the only.
@xaawoxirsi161
@xaawoxirsi161 8 жыл бұрын
war hadadan tumey tumeynin matiirka magalada tahay well done
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 Жыл бұрын
fanaaniintii hore iyo kuwii dhexe
@fashionforallpeople738
@fashionforallpeople738 10 жыл бұрын
Maxey fannaninkasta isku qaawiyaan yaab badana..
@samiramuseaadaakule7252
@samiramuseaadaakule7252 7 жыл бұрын
raxmo roose daaay horta naagaha ma jeerten wax ma dowmaleh miyaa
@kadardeek8246
@kadardeek8246 9 жыл бұрын
Waa lagaa tusaaa isla xarrir wax mataraha waa naceebeeyay qofkastaa hadii oo ki dhihi waayo libax maku laaday ani ii qabso
@Internationalteacher
@Internationalteacher 9 жыл бұрын
kadar deek heck us out...abaayo...www.aniino.com or follow us aniinodesigns
NASTEXO INDHO AND DALMARYARE PARTY 2016 IN COLUMBUS OHIO FULL PARTY
1:22:36
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 98 МЛН
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,9 МЛН
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,9 МЛН
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
FULL SHOW AWALE ADAN  | LADIES NIGHT LONDON 2023
45:04
Aflaanta Studio
Рет қаралды 145 М.
Qiyaas : Dalmar Yare iyo Nasteexo  Indho 2014 : Directed Samatar Said Salah
10:06
samatar said salah
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 290 М.
Burger Boom 💥 #настольныеигры #boardgames #games #игры #настолки #настольные_игры
0:35
ПОХОДУ ОН БУДЕТ СИДЕТЬ ДОМА ДО СТАРОСТИ
0:18
Джеки Чан лишил наследства всех своих детей! Что акажете?
0:41
Симуляция: МАТРИЦА МИРА
Рет қаралды 2,6 МЛН
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 13 МЛН