Xagee ku Dambeeyay Kursigii Xildhibaan Fahad Yaasiin ee la Isku Qabsaday? Rooble Iyo Fahad.

  Рет қаралды 28,760

SSTV

SSTV

2 жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: SSTV2/?modal...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 117
@bishmo5415
@bishmo5415 2 жыл бұрын
Nurow hadad wariye dhaxdhaxada tahay maxad ugahadli weysay ti ina cali rage ku sameyay aderka Axmed madobe
@abdullashire9236
@abdullashire9236 2 жыл бұрын
Galad laftigisa dhinac kararan Ahmed madoobe ka dhexhadlaya
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro hadhaafo waxaan kaa codsanayaa inaad khayrka nagu garab istaagtokaliya nagu soo biir
@ayaanleyare8840
@ayaanleyare8840 2 жыл бұрын
Jamac galad wariye waxbadan og siyasadana udhun dalola hore usoco ugas
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Fahad nin awood badan inteey la gaartaba
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 2 жыл бұрын
Caqliga Jaamac galadd wuu fooraraa ma ninka aad waxaas oo awooda u qirayso baad kursi in uu waayo uga baqaysaa
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 2 жыл бұрын
Libax laba maha yaa taban karo he legend
@calixasan8333
@calixasan8333 2 жыл бұрын
Jaamac adaaba qof nacayb wada
@Tahirismacail25gcom
@Tahirismacail25gcom 2 жыл бұрын
xaasid sanaa
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 жыл бұрын
Kollay qof walba waqti buu leeyahay, waxa u egtahay in waqtigiisi dhamaaday. Shaqo kale ha doonto.
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allah kubarakayo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Kheyre iyo fahad hada waa yahay
@baashibarrow6232
@baashibarrow6232 2 жыл бұрын
Labaduba qaab wax loo falaqeeyo magaranaya, sababta rag Bay iska beegsanayaan
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Fahad micne ma laha oo waxaa inoo qabtay carabtii Qadar oo lacago faalso soo siisay...wuxuu ku danbeyn xabsi ama dil..
@ciisemuniircisman6293
@ciisemuniircisman6293 2 жыл бұрын
nuur iyo jamac xaged marten
@shurkiyahersi9509
@shurkiyahersi9509 2 жыл бұрын
Asc sawirkaan fahad maaha wajigiisa maaaska ayaaku xiran ee si fiican u fiiriya
@Xayir_w_Cisman
@Xayir_w_Cisman 2 жыл бұрын
Haadba haad kici
@axnadali6343
@axnadali6343 2 жыл бұрын
Sxb jaamac wardhiigley ka dhagesaa markii horana london kala socday wali waakula socdo wll
@hassandaud4912
@hassandaud4912 2 жыл бұрын
يوم لك ويوم لغيرك. Dheh cibaarada haa halleyn
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
Nuur raali ahow
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Fahad Yaasiin waa halyeey Qaran Libaax ladhy jiifo yaa taaban Karo. Waa Dabadhilif wadkiisa.
@kaiseahmed1669
@kaiseahmed1669 2 жыл бұрын
Wariyuhu miyaanu mustaqtabal f fcn rajo ka qabin wal qofka uu noo waraysanayo hadalada macna darada ah ee uu ku hadlayo war hadii aad qof waraysanayo qof sumcadaada qax u dhimaya hawaraysn ee qof xikmad iyo cilmi laga faaiidayo nasoo horfariisi
@deeqmaxamuud8898
@deeqmaxamuud8898 2 жыл бұрын
Ilaa hada lama hayo nin waabin kara Fahad Yaa siin haajji daahir lipaax leydha jiifo ee mardanba nin kaan bee naalaha ha wareysan fahad ayey oo ka dhagan tahay asaa jaa juus ah itobiya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin waa khatar ee ogow
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 жыл бұрын
Fahad yasin waa gacan ku dhiigle yaan xilibaan loo dooranin awoowgiis la naarye
@saidaadam7341
@saidaadam7341 2 жыл бұрын
Wariyenimo waa lugu dheelay, wariyoow xaal waado.
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 Жыл бұрын
USC waydiiya
@Suheila22
@Suheila22 2 жыл бұрын
Mr.Galad waxaa lagaa rabaa ma ku nabad galyaa xasanada uu Fahad Yasin donayo kursiga Hop 086
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Adiga iyo Galad labo jaahil ayaa tihiin isma dhaantaan. Fahad was Libaax banaan jiifo yaa u dhawaan Karo. Waxaa la gaarey waqtigii uu soo afjari lahaa jaajuusiinta duleeysan
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 2 жыл бұрын
Jamac Waa hurdaa
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 2 жыл бұрын
War waxaad kasheekaynaysid yaa kaa dhegaysanaya rufiyaan tigre ushaqaynaya
@mohamedabdi2091
@mohamedabdi2091 2 жыл бұрын
King Fahad kursigaan suu u qaatay waaye Roble daciifna waxba kama qaadi karo karti uu ku celsho ma laha. Jamac Gallad adiga Tigree ayaad jaajuus u ahayd kuwaasna waa laga takhalusay markuu Farmaajo soo noqdo waxaa laga takhalusaa jaajuus Axmed Madoobe
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Jawaasiisiti Tigrey hadana u diga rogtey Kenya the time off Stooges is over.
@IB_Adam
@IB_Adam 2 жыл бұрын
Haddii jaajuusnimo laga hadlayo,Fahad Yasin waxaa soo hawl galiyey dawlado shisheeye.Baladwayne markuu tagey,wuxuu dhexda ugu jirey laba sarkaal oo Ethiopian ah.Kaaga darane,he was flashing the V sign like a boy from the hood!The fat and flabby Fahad is a man who believes money is everything and he will do everything for money including selling his soul and his country!
@mohamedhussein3152
@mohamedhussein3152 2 жыл бұрын
Gallad wixiisu waa nacnac iyo waqti dhumis. Xigmad ma leh. Sumcadda TV ayuu ku cayaarayaa. Unsubscribe
@djamadulmane8753
@djamadulmane8753 2 жыл бұрын
Hooyada u sheeg yaa uskag fahad macna ku ma fladhiyo ku la ha doqon
@umuaiman5810
@umuaiman5810 2 жыл бұрын
Waxaa tihiin dad an dawano Lkn xoogaa sidii ciyalkii ayaad is ku waraysataan please wax la dhageesto ku hadla
@xasancabfi3201
@xasancabfi3201 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@fariaaden2634
@fariaaden2634 2 жыл бұрын
Jaamac khasiis wasakh fahad raga ma ma waso
@cabdirashiiddubbad2611
@cabdirashiiddubbad2611 2 жыл бұрын
Kudayo ninkaa yarka ah in kastoo aad xanuunsantahay cudurkaagu waa in la guu geeyo farmajo
@adamfarah1952
@adamfarah1952 2 жыл бұрын
Kani waacayal tigree jamacana iyagaa u bixiyey
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 жыл бұрын
Waryaada iniguna ha is khilafina sida gudiga dorashoyinka
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 жыл бұрын
Nuur maxa darey isaga si bu yahay
@muktarimanabdi4075
@muktarimanabdi4075 2 жыл бұрын
Benalatahy mujrim ah
@zakiboykaofficial7561
@zakiboykaofficial7561 2 жыл бұрын
Kkkkkk maxaa kaa galay fahad oradoo axmaarada iska celi
@akhalif579
@akhalif579 2 жыл бұрын
Khayre waa tuug fahad iyo Formaajo wax ma dhaamo waa maafiyo
@cabdiraxmaanadan7868
@cabdiraxmaanadan7868 2 жыл бұрын
Ma ogtahay magaca ubay onlf ma ahayn jamac galad iyo saxibadisay ahayen
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 жыл бұрын
Beledweyne bas oga dhashey dadkii bu intu qarax qar ku diley qar isbital iyo dug geliyey intii cafimad qabey askar albadada guryahoda dul dhigey qur,an aqris bey galen xujo aya illah geliyey awoddi ilah
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 2 жыл бұрын
Fadhi gudirir aya mesha kuhesin
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 жыл бұрын
Jamac waa runtiis noor wacha mchezo.
@mohamedciise9414
@mohamedciise9414 2 жыл бұрын
Jaamac XAASID maanta wuu caytamayaa waamaxay shubanku dhagaha muslimka ka xishoo
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allah kubarakayo
@deeqmaxamuud8898
@deeqmaxamuud8898 2 жыл бұрын
Jaamac waa bee naale mucaarad ah fahadna cid uu kursi kabar yaayo malahan ee siyaa sad mata qaanid ee waad bar go santahay war quman oo dhinac aan u jan jeerin noo sheek
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 жыл бұрын
ASC JAMACOW INA AABOW SEETAHAY WAXAANDOONIYA IN AAD NOGOWARANTO DAGAALKII 206 SOOMALIYA IYO TIKREY BILLOW ILA DHAMAAD WANOKASUGEYNA
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Galad wuxuu rajo ka qabey in ay Tiray soo noqto ina Ileeyna la soo daayo kadibna uu u shaqo tago Jeel Ogaadeen oo Gabdhaha Ku kufsado laakiin wuu quustey waad aragtaa kaarboonka Ka soo kacayo afkiisa ayuu Nuur la fadhin la yahay Muxuu kaaga warami wuu wareeray.
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 2 жыл бұрын
Fahad kusi giisa loo biqi maayo
@zahrahaji4144
@zahrahaji4144 2 жыл бұрын
kkk.mansha.alah.alaha.idixafido.kusoco.xildhiban.shuban.kkk.sinbatiko
@rageosman1726
@rageosman1726 2 жыл бұрын
Wax walba oo Bilowda meel ayey ku Dhamadaan, Fahad wuxuu dad cadibaba manta isagii ayaa cadiban Allaha cadibee , Guul libaaxa geeska Africa RW Rooble
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allaah kubarakayo
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 жыл бұрын
Libax waa Fahad oo inta ka cabadayan xarash qaran. Lakin Rooble oo gibil cad dhacey habar ku haya marna uhuro gogarad u xiraya san kadhudhi calal u xir waa ceeb dhimasho dhanta.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Waaryara warama
@Xayir_w_Cisman
@Xayir_w_Cisman 2 жыл бұрын
😁😁😁
@cabdiraxmaanadan7868
@cabdiraxmaanadan7868 2 жыл бұрын
Kani waqoladi cabdi ubixiyey ubay ubay ubay dhalay
@sharmaakecabdilaahi7951
@sharmaakecabdilaahi7951 2 жыл бұрын
ASC jaamac galad waxba kama ogid fahad baahane waxba kamaqaadi karo
@mustafeqalbidhaye926
@mustafeqalbidhaye926 2 жыл бұрын
Sxb hadad qoof kula falanqeya mesha keneysid qoof edeeb Lee keen wa maxay aflagadudu mesha allh iska walin niyow
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@muktarimanabdi4075
@muktarimanabdi4075 2 жыл бұрын
Istob
@ciisemuniircisman6293
@ciisemuniircisman6293 2 жыл бұрын
anuu waxaan u aqaan jaamac mukhadram macnaha kalmadaa soo sheega
@csalaancali2987
@csalaancali2987 2 жыл бұрын
Jaamac galad maanta waxaad mooda inuu dhan ka farmaajo u janjeedho oo uu difaacayo
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 жыл бұрын
Jaamac gallad ma runtaa lagu nacayaa ??
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Lacag shaqeyneysa ogaada yaanu hadal idin ka tagin
@maxamedcabdilahia8128
@maxamedcabdilahia8128 2 жыл бұрын
Galladow waxba mesha kumahayside war macquula lakaalay fahadna cid horjoogsankartaa majiro
@mukhtarcumar6784
@mukhtarcumar6784 2 жыл бұрын
Aadigu kudhuus jaamca
@saladyemohamed2186
@saladyemohamed2186 2 жыл бұрын
Xildhiban shuban kkkkkkkkkkkk kulahaa
@jamalfarah708
@jamalfarah708 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣fawdha fauqal fawdha
@faraxcali3918
@faraxcali3918 2 жыл бұрын
Jaamac galad been badanaa siyaasad aad falanqayso daaye daba dhif nimadadad cidii waxkuwadinaysaba qaldan
@cqaadirclaahisomow5440
@cqaadirclaahisomow5440 2 жыл бұрын
Jaamac galas waataageero rooble mana kahadlikaro arintaas
@garyaqaanmansuur4372
@garyaqaanmansuur4372 2 жыл бұрын
Jaamacaw hadaadba u ogashahay fahad inuu ahaa ninkii barqada dhashiikaha dadka ku eryayay wuu tabar dhigaydaadana warkalaan ka sugaynaa hhhh
@abdullahimohammed4728
@abdullahimohammed4728 2 жыл бұрын
Galad qaain
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Kkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk
@Xayir_w_Cisman
@Xayir_w_Cisman 2 жыл бұрын
😅
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allaah kubarakayo
@cabdiraxmaanadan7868
@cabdiraxmaanadan7868 2 жыл бұрын
Kkkkkkkķkkkkkkk
@alexronn530
@alexronn530 2 жыл бұрын
Fahad waa fahad kii shubanna wuu idinku ridi doonaa ee suga!
@sakinasto5000
@sakinasto5000 2 жыл бұрын
Kkkk
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 жыл бұрын
Jaamac in laga wareysto maaha Somalia waa nin aan daacad u hadleyn oo dhinac jira.
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walaal allaah kubarakayo
@HassanAli-bu6hn
@HassanAli-bu6hn 2 жыл бұрын
Doqomadaan qabiilaystayaasha ah xitaa hal maalin kama hadlaan dhuxulayte. Reero kale ayey ku mashuulsan yihiin.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Nuur rafaad ayaa hasyto Karboonka Ka soo baxayo Galad ayuu hadba Sanka la taabanaya. Galad afjaahuur qofkii ag fariisto Cudur ayuu halis u yahay.😷😷😷
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 2 жыл бұрын
WAR (((( HEEDHE JAAMACOW AWALBA TUKE BAAD AHAYD TUKE TUKE BUU WARAYSTAA WAAYO TUKAHA LACAGTA LA SIIYAY OO DABA DABA DHILIFIINTU SOO ADEEGSADEEN WALIGAA ((((( JAMACO JEEGA XUNAY WAR MEEL UU U SOCDA IYO MEEL UU KA SOCDO AAN LAGARANAYN BAAD NIIC LA
@cabdirashiiddubbad2611
@cabdirashiiddubbad2611 2 жыл бұрын
Galad kafariiso warfaafina hadalkaa waa natin waad cudurka farmaaje godka ayad la geli
@mustafmaxamedsaafi5928
@mustafmaxamedsaafi5928 2 жыл бұрын
Been been ayaa haysaan wllhi
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allah kubarakayo
@mohamedwarsamehagar317
@mohamedwarsamehagar317 2 жыл бұрын
asc bulsho fahad yaasin waa in maxkamad la soo taago sababtoo ah fahad waa.inuu cadeeyo.halka eey ku dameeysid gabadhii igraan.
@dekoosman8691
@dekoosman8691 2 жыл бұрын
Naac naac baad meesha la soo fariisateen ninja wax dhisay oo nabad sugida soomaaliya gaarsiiyay tob ten iyo ninkii gobre u talinayay baad Isla sintay mida kale kursi nin maqan oo dhaqtar ku jira baa markup imaado loo haynaa xagee laga qoraa aqoon xumadiina bay ka mid tahay mida kale 2016 fahad tolkiis baa ku yiri faarax kursiga ooga har maadaama uu milkiilaha dawlada shaqaynaysa yahay wuuna ooga haray hadana faarax baa sidii oo kale la yiri dhaqtarka markaas buu aaday rooblana lacag 500 000 ha la I siiyo iyo ku siin mayo baa la is ku haystaa kursi kastana rooble lacag buu ka qaadanayay ee faarax cidi Uma doonayso mid walbana markiisuu milkiile ahaa investor sida fahad dawladiisu u dhisntay uusan faarax wax u dhisin
@amiirsuldaan8963
@amiirsuldaan8963 2 жыл бұрын
waligey ninka qaabdaran oo kaxin badan tolow ma sagaal dhoocilood ayuu kusoo dhex koray waayo sidani ragu uma dhaqmaan sikastaba ha u xumaadee jaamac dhoocil ayaan ugu yeeraa
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allah kubarakeyo
@Tahirismacail25gcom
@Tahirismacail25gcom 2 жыл бұрын
fahad yasiin xaaji daahir guul ujrajaynayaa inshallah
@daaruljannahchannel1660
@daaruljannahchannel1660 2 жыл бұрын
Isoorac walal allaah kubarakayo
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Toloow ma la arkay Jaamac Gingeli Ina Tigree oo Madoobe iyo Doorashada Jubaland ka hadlaaya😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 жыл бұрын
Fahad lazima aenda nyumbani asubuhi.
@abdirizakdemediator2554
@abdirizakdemediator2554 2 жыл бұрын
Nurrow Ani Horan warbahintada Inan lasocdo rabe oo Horan subscribe ayan sare lkn hadii ninkan tugaeh ee jamac laleyahay hada danweyso anaka wankakalaceyna wayoo bararaqo jamac Tigre madageysan karno
@nasirelmi978
@nasirelmi978 2 жыл бұрын
jaamac galadow waxa kuu fiican inaad iska dhaafto dalka iyo dadka xorta ah ka hadalkooda adigoo lahaysta ah inaad dal xora ka hadasho wax macna ah maso kordhinayse xabashida ku ficaantahaye ka hadal
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 2 жыл бұрын
Fahad waa nin rageed beenta umada kadaa kursigiisa labo iskuma hayso
@bashirjama1079
@bashirjama1079 2 жыл бұрын
sstv imminka camiilnimo ay cadowga u adeegayaan ayaa caddaatay. dad badan ayaa go'aansaday in ayan furin mar dambe.
@bishmo5415
@bishmo5415 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ilmo tiigre mawaxey noqotay masa waxadrabten
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 2 жыл бұрын
Fahad kusi giisa loo biqi maayo
@talowanaag3800
@talowanaag3800 2 жыл бұрын
Cidna waxba kama badalayso fahad waa nin rageed sad rabtaan ha u had lina ee si shex dhexaada u hadla cuqdad baa idin sishay yaahuu
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 367 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Toos: Kulanka Golaha Shacabka ee BJFS.
29:56
Somali National Television
Рет қаралды 2,7 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
DEGDEG 8 August 2024
13:12
SHANTA TV
Рет қаралды 4,2 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН