XAGUU AADAY?WAA QISO LAYAABLEH/

  Рет қаралды 19,321

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

Пікірлер: 209
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Жыл бұрын
Asc sawda Maxamud Wllo ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo caruurtadaba wax ilowday in aad u ducayso garobada 😂😂😂😂😂😂
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Haa waa runtaa quruxey illahay habarakeyo dhamantodba ❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey sowda sharafeey waanku salaamay inbadan xageenaga aaday waan kutabnay
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا فالدنيا والاخيره ميزان حسناتك اللهم امييييين
@duco2
@duco2 Жыл бұрын
Inaa is gabar istaagno wa qasab quruxey hdan awoodi laheyn 1M ku gaarsin laheyn my gabdho💯❤️
@MaryanMaxamed-gm5ku
@MaryanMaxamed-gm5ku Жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Жыл бұрын
Aniga wan ilaaliyaa lkn il ilma dhowrikarto Allah haino ilaaliyo wllhi reerkaas xanuunbey Arkeen lkn waa qadar
@farduusmacalin8641
@farduusmacalin8641 Жыл бұрын
Masha Allah sawda qalanjo sharaf ku nolaw
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Qiso murugo badan Subxana Allah
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om Ай бұрын
Istaaqfurulaah
@hamdaabdirahman8377
@hamdaabdirahman8377 Жыл бұрын
Walashay waad mudan tahay dad xumaan lagu dhiiriyo ayaa jira adna wanaag so gudbiyaa istaahishaa intaa iyo inkabadan.
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Жыл бұрын
❤sawda jzk Allah qeyr.
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 Жыл бұрын
Insha allah wll qli haye
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Жыл бұрын
Masha allah abyo wan kutageraa anigu ee hanaga daahin anigu waxan ahay hoyo
@zaaraabdikariim
@zaaraabdikariim Ай бұрын
Aamiin waad mahadsamtahay
@faadumocumarmaxamuud1795
@faadumocumarmaxamuud1795 Жыл бұрын
Aamiin xabiibtiyeey adiguna allehakubarakeeyo caruurtada iyo sowjkaagaba bi'idnilaah
@faisahussein1231
@faisahussein1231 Жыл бұрын
Aaammiinn yaa Raxaman jzk ❤❤❤❤
@AhmedAli-hm5en
@AhmedAli-hm5en Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyeee
@farhiaahmed6011
@farhiaahmed6011 4 ай бұрын
Subxaanallaah walaahi waa qiso xanuunbadan
@fadumaabdirisaqnur7332
@fadumaabdirisaqnur7332 21 күн бұрын
Aamiin aaamiin
@user-me1br4hk3k
@user-me1br4hk3k 9 ай бұрын
Abayo aad baan ku kuxisayaa illahi hakubarakeyo mashaalah❤❤❤
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Жыл бұрын
MashaAllah Aniga hooyoyinka ka mid Ahay Abaayo
@aminahashi3757
@aminahashi3757 Жыл бұрын
Waa mudantahay qaali inta iyo kabadan ayaad istahisha xafadena Dhan walagugu xiran yahay hory usoco
@umuanas993
@umuanas993 Жыл бұрын
amiiin amiiiin yaa allaah wll adna khyrfarabadan alle hakusiiiyo
@user-hi5sb3wh7q
@user-hi5sb3wh7q Ай бұрын
Aamiin aamiin ❤❤❤ abaayo macaan waa ku jelahay aad baan kuu taa geera macaan ta deedi love❤❤❤❤
@suleekhofarax5597
@suleekhofarax5597 Жыл бұрын
Amiin Abyo adigane malaa igta ilaahay hakuu duceyaan
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك ويرضاك يارب اللهم امييييين
@hafsaabdi2182
@hafsaabdi2182 Жыл бұрын
Aamiin aamiin abyo mcn ❤❤❤MAHADSANID inta aad ino gu duceysan in ka badan Alle hakugu irzaaqo abyo mcn❤
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Жыл бұрын
Mashaal wllo muqalada amiin🥰🥰🥰
@saadiaelmi447
@saadiaelmi447 Жыл бұрын
MaashaAllah Sawda cadey mar dhaw aan ku gu soo biire comment na u ma badni hore usoco wll❤❤
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
Wcs sowdaay waan ku taageeraa xbbti
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Жыл бұрын
Naa sawda xijaabaneey Ayaamahanba indhaha kugu hayee.😂 Hada waa ku farxay.aragaaga❤😢☝️
@mariamnasir6729
@mariamnasir6729 Жыл бұрын
Abyo ilhahey dartiis Baan kuu jeclhy ilhahey danbigaga ha dhaafo wax wanaagsan qofkii soo gudbiyo in la tageero waa qasab ilhahey haku xifdiyo❤❤
@abdillahiabdi2263
@abdillahiabdi2263 Жыл бұрын
Maansha allaa illaahay ha ku xafido
@ruuney7083
@ruuney7083 Жыл бұрын
manshaallah beutful❤❤❤❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Amiiin wayki xabtii
@FadumaCabdilahi
@FadumaCabdilahi Ай бұрын
wxban uu joogon inad ku adiga heer sare ku gayno adigana Allah ku barakeey wllshy sawda m qalib dara ilahaay ayaan ku jclahay
@abiibabdi2368
@abiibabdi2368 8 ай бұрын
Hore u soco wllo
@ahmedalbadri.
@ahmedalbadri. Жыл бұрын
Masha allah Drs Sowda Alle haku Xafido ukhtiiii❤️👍💯
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Жыл бұрын
Aamina Aamina allha ducada nanoo Alabalo wllshy allha haku barakeeyo ❤❤❤❤❤🤴
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Жыл бұрын
Aswb walashay Allah hakubarakeyo adiga iyo Familkaaga maasha Allah jzkl qheyran
@iqromaxamad-ww4kt
@iqromaxamad-ww4kt Жыл бұрын
Masha alaah alaha ku barakeeyo quruxey
@shugricalichannel2220
@shugricalichannel2220 Жыл бұрын
Waa qiso xanunleh
@amina7327
@amina7327 Жыл бұрын
Allah Xanun badanaa yaa rabi 😢 Waa Qadar illahey Jazakallahu kheyr quruxey 🥰
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 Ай бұрын
Dhaxan, kulayl, hanfi iyo baraf xad dhafa dhulkenu male alxamdulilah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Amiin abaayo dhamaanteen insha allaah
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 9 ай бұрын
Masha alah tabarakalaah sayido alaha kuxafido
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Amiin Amiiin mcnto sawda nin wangasn Illahy haa nasiiyo Shukran ❤❤❤❤❤
@user-kw4iu7qj4s
@user-kw4iu7qj4s 6 ай бұрын
Walahi wanaxdin bisinka
@maxamedjaamac6008
@maxamedjaamac6008 Жыл бұрын
Maanshla sowda wa qofka so jeediya mowduuc mihina wllo horumar wacan
@sumayoapdiomar7472
@sumayoapdiomar7472 Жыл бұрын
Mash Allah huuno mcn amiin Amiin
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 9 ай бұрын
Walhi waxan jecelahay gabar iyo wiilba dadka muslimiintA inay guuuleystan❤
@abdillahiabdi2263
@abdillahiabdi2263 Жыл бұрын
Maansha allaa illaahay ha ku xafido adna
@kanzaismail174
@kanzaismail174 Жыл бұрын
Amiiiin walashy sawda adna sido kale alah ku xifdiyo
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 Жыл бұрын
Ameen Ameen
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Жыл бұрын
Qisooyinkaaga aad Baan ujecelahay runtii abaayo ilaaheey hakuxafido
@abumaryamaahmed7055
@abumaryamaahmed7055 Жыл бұрын
Mahadsanid
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 Жыл бұрын
Aamiiin aamiin wll qli thanks
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 Жыл бұрын
Allaahuma baarik fiiki anguba odayaal baan nahay ❤
@xalimomaxmed9726
@xalimomaxmed9726 Жыл бұрын
سبحان الله
@AbshuuAbshuu
@AbshuuAbshuu Жыл бұрын
Wcs👍👍
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 Жыл бұрын
Subxaan allah
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 Жыл бұрын
wcs marwo qaliyey waa kuu xiisnay
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
Mansha ALLAH ALLAH FARXADA HAKUU SIYAADIYO Anoo yar bay walaaladay xiniinyaha iga tumeen sidii ariga 😂😂
@bamiiman8891
@bamiiman8891 6 сағат бұрын
Wan ku jeclahay abaayo❤❤❤ aamiin
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 6 ай бұрын
Aamiin
@mustalifoshariif3420
@mustalifoshariif3420 Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo samidey runtii hadaaba adiga qisooyinkaaga dhageesan holba maqabsan karo xitaa hadaadan soo dhigin mid cusub kuwi hore ku ceshtaa allaw ku dhawr❤❤❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Masha Allah Alla hakubarakeeyo
@aliyaupdila564
@aliyaupdila564 Жыл бұрын
Aamiin aamiin walshay
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Dhib maleh abayo qofku wuu yara mashqula lkn hawl malmedkaga nogu dar qisoyinkga mcn 😊
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Insha Allah
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg Ай бұрын
Sawday.hn.rapow.kudhar❤❤❤
@hoodohoodo1948
@hoodohoodo1948 Жыл бұрын
WCS WLLSHY QLIYEEY ANAGANA SIDEED NOOGU FARAXSANTAHAY SI LAMIDA AYAANU KUUGU FARAXSANAHAY. FARXADAADU WAA FARXADEENA ALLE HA KU BARAKEEYO ***SOWDA DAGANEEY***
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 Жыл бұрын
aad Baan kusalamaya Sister ilheey Adiga naa Haa kuBarakeeyo allaahums ameen ameen ameen yaa RaBbi waaxan kasoo Salamaya city of Toronto
@saadiaelmi447
@saadiaelmi447 Жыл бұрын
SubxaanaAllah caruur nimo waa cudur laga koro
@sharaftamuhumed-lp5si
@sharaftamuhumed-lp5si Жыл бұрын
Ur our hero mcnto
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta Жыл бұрын
❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Aamin illaahy ducada hano aqbalo dhamantenba
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@sugulecadar7046
@sugulecadar7046 Жыл бұрын
Mahasanid hooyo aad baan qisooyinkaada u dhagaystaa una jeclahay
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan wlhi
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
Aniga hooyooyinkaaa ka mid ahay xabiibtiii aadbaan kaaga faaiideysanay Aniga iyo gabdhaheygama
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Жыл бұрын
Yaa rabbi ilmaha no xafid waaba musiibo. ilmaha yarka maser waan arkay hadadan ka taxadarin waa halis ❤sowda mahad sanid
@umuikraan9508
@umuikraan9508 Жыл бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah yaa rabi noo naxariisto
@ahmedmohamud1220
@ahmedmohamud1220 9 ай бұрын
Aamin amiin. Yaa rapi. Dhmnteen ❤ byo ❤❤
@user-ug6oi1hl9h
@user-ug6oi1hl9h Жыл бұрын
So kordhi wllo khayr alah haku siiyo wanku jecelahay
@AhmedAli-hm5en
@AhmedAli-hm5en Жыл бұрын
Asc walaal mxaa waa yara joojisay shekoyinkiye
@abdikadirmohamedmohamud1624
@abdikadirmohamedmohamud1624 Жыл бұрын
Mahdsnid abyo
@luuladan9882
@luuladan9882 Жыл бұрын
Sowda nuur calaa nùur😊
@user-me8xg7cq2j
@user-me8xg7cq2j 6 ай бұрын
Sawda dagan ilahay hakuxafido❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Amiiin Amiin Amiiin Amiin Amiiin Amiin Amiiin
@faisahussein1231
@faisahussein1231 Жыл бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
Huunooy goysgoyska yaree.
@user-ug6oi1hl9h
@user-ug6oi1hl9h Жыл бұрын
Àmiin wllo sawda sharaf dhmnten
@laylasheikh618
@laylasheikh618 Ай бұрын
Amiin abaayo intaad noogu duceysay inka badan allaha kusiiyo 🥰🥰
@anisoahmed8744
@anisoahmed8744 Ай бұрын
Acs walashay guuleyso marwalba aad iyo aadbaan kuutaageeraa❤❤xbbti
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 Жыл бұрын
Hhh sister xagaad marba qabataa we realy miss u
@abdikadirmohamedmohamud1624
@abdikadirmohamedmohamud1624 Жыл бұрын
SM. ABYO gbr sidaada u asturaan igusoo ducaaay .
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa allah ilaahay nagama qadiyo ducadasi adna waad mudantay in lagu dawado waayo waxad noso daysa waxyabo noloshayada badalaya jasakallahu khyr wll
@ahmedduale4748
@ahmedduale4748 Жыл бұрын
Markasta waansaaraa like
@NagadMcalin
@NagadMcalin Жыл бұрын
Amiin
@mofantastichashi3163
@mofantastichashi3163 Жыл бұрын
Anugu tagera nubar 1baan ku ahay walashey waxana kugu jecladay xijaabkan masha Allah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
mashaa allah
@shukrishiekh1969
@shukrishiekh1969 Жыл бұрын
aamiin
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 48 М.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 147 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 25 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 75 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 26 МЛН
QALBIYADII DAHBKA AHAA WAA QISO CAJIIB AH!Q.1@sawdamqaalib
16:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 15 М.
Sariirta hoosteeda ! || Qiso xanuun badan
1:07:52
ILEYS
Рет қаралды 17 М.
waar daag daag ah
16:25
Ayaan Media
Рет қаралды 1,1 М.
Aduunyo 😭😭😭😭 || Qiso xanuun badan
1:20:27
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 45 М.
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 42 М.
QISADA MUNIIR AMAKAG IYO CIBRO AYA KUDHAN!@sawdamqaalib
46:46
Sawda Qaalib
Рет қаралды 62 М.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 147 МЛН