Xamarta aadan waligaa maqal | Xamar weyne | taariikhda Muqdisho . ( Arabic subtitle working .. )

  Рет қаралды 248,224

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 300
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 2 жыл бұрын
Qabiilka iyo quranka sida hawada oo kale jirkeena loogu beeray allah inaga saaro dad dalkooda iyo dadkoda ka fikira ilaah inaga dhigo kadib wax walba sideedi hore iyo si ka wanagsan ayey ini noqon🤲🤲
@safiyoabdulahimahamed6231
@safiyoabdulahimahamed6231 2 жыл бұрын
Aamiin 😥
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 жыл бұрын
I.a wll wax walba sidii hore iyo si kasii fcn baan rajrynaynaa I.a
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 2 жыл бұрын
Wll muhimada koowad waina qofka madaxweynaha nooah garab kusiina xasilonida dadka waxa huba muqdisho hdii qof lugudilirabo xitaa shacabka ine garabsinenin marqati lonoqonenin cabsida nugu beeran darteed 😭😭😭😭😭
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 2 жыл бұрын
@@cibadoibrahim7247abaayo qof walba dantiisa ayuu fiirsana kan shacabka xasuuqaayo leynayo waxba kama galin asi villadiisa ayuu iskaga jira dadka falka wuxuushnimada sameyneyaana lacag ayu siina si naftiisa loogu badbaadiyo balse tan kale caadi waye qof la taageeri karo ama garab la siin karo ma jiro dhamaan dhiiga shacbka ayey cabaan😭😭😭🥲
@ahmediqbaal9064
@ahmediqbaal9064 2 жыл бұрын
Quraanka ka reeb waad is raacisyaay
@bulshochannel9895
@bulshochannel9895 2 жыл бұрын
Welcome to Moqdisho Guulayso Masha Allah Omar inshaar wll aan muuqaaladiisa Jecel nahay oo Xiisayno😍😙❤❤❤❤❤
@iskufilanchanel4947
@iskufilanchanel4947 2 жыл бұрын
Faadumo jaamac salan sare
@01point
@01point 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux
@abdiasismohamed4286
@abdiasismohamed4286 2 жыл бұрын
Magaaldeydii aan kudhashay kuna socod bartay qalbiga maka go'odid❣ya allah barakeey oo nabad iyo barwaaqo sii dadkeedana balaayada kaxijaab ❣
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
WAA QABYO AM.SHINGAANI
@samiiroahmed9908
@samiiroahmed9908 2 жыл бұрын
MuQdishaay ciil hamudan 🇸🇴😭😭🥺🙏. Yaa Rabbi Yaa Rabbi 🇸🇴 Lagamayaabo inaan isdhiibno Wllhi waa Soo cashanaynaa🥺
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 2 жыл бұрын
Muqdisho in Aan mar uun Tago waa targetkyga Reer muqdisho salaan kal iyo laab ah from Hargeysa
@habraactv3799
@habraactv3799 2 жыл бұрын
Mid lamida - magalada umada.
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
@@zarra1858 hhhh
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
Hargeysa iska joog muqdsho ya lgu cunine
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
@@user-iu5jx6jf7s yaa cunaayo Somali adookale intow ku jiro ma hor marayso😡
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
@@mohamedapdi2476 4 million ka moqdisho ku nool bini aadam maahan miyaa 😡
@AhmedAlishacuur
@AhmedAlishacuur 2 жыл бұрын
Masha Allah waligay tariiqadaan kama aanan hayn xamar aad ayaadna umahad santahay sida quruxda badan leh ee aad noo bartay taariiqda qadiimka ah ee xamar uduug nayd
@xasanmaxamed6060
@xasanmaxamed6060 2 жыл бұрын
اللهم اجعل بلدنا.آمنين مطمينا 🇸🇴🇸🇴🕌😥❤❤👏
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 2 жыл бұрын
امين امين يارب العالمين 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🤲🙏🏻
@zaharalimuktar2662
@zaharalimuktar2662 2 жыл бұрын
Aamin yaa allah 🤲🤲😰
@daviroza4700
@daviroza4700 2 жыл бұрын
Islam bad for Somalia look at this destruction
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
WAA QABYO AAN FHIMAASTIREYN
@YaminaMe
@YaminaMe 2 жыл бұрын
Hawiye oo ku jirto magaalada, nabad ma noqoneyso😭😭😭
@drsfatimamohamed1341
@drsfatimamohamed1341 2 жыл бұрын
Iso duceya wllyl xamar inan tagan rabaa inuu Allah ifududeyey waa maalin jimce ah
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
Maasha'allah maanta wxaan u baahanahay cid na xasuusisa yaan ahayn dad 10 fac ka badan ahaa muslimiin 100% , ayaa waxaa laisku dayayaa inkiristaan iyo wax najaas ah lasoo dhaxgeliyo, 🔥laakiin kama yeelayno arinkaa in shaallaah 🔥 waa mhadsnthy wllkeey cumar inshaar
@Hodan7812
@Hodan7812 2 жыл бұрын
Diintada weliga ku ad adkow wll Ilhy qalbiyadeena diinta ha ku sugo
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
hada somalia wikipedia fiiri 98% muslim laba ayaa lagoostay lasoco hawshu si xawli ah ayay kusocotaa.hadaan laga hortagin
@norabdulahiabdi7957
@norabdulahiabdi7957 2 жыл бұрын
Our City Love Saara❤❤💪
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🐋🐟🦉🦇🐚AM.SALIM SHINGAANI👈
@Talasameofficial
@Talasameofficial 2 жыл бұрын
Team ogaansho nabiga ku saliya zcw fadlan ii sara sabiscieb biliis waa walalkiin oo bahan
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
maashaa Allaaah, walaal Allaaah ha kuu daayo caqliga iyo garashada
@shujaacboss850
@shujaacboss850 2 жыл бұрын
Masha allah❤omar inshaar wll sre Hergab sun ayaa socdo sxibayal iso duceeya😢🤲inta ila midka ahna allah hka qaado xanuunka
@yusufgirow5977
@yusufgirow5977 2 жыл бұрын
its corona ee wll hospital tag sida ugu dhaqsiyada badan is soo baar
@nimcosaciid5526
@nimcosaciid5526 2 жыл бұрын
Anigaba shaly magaalada aaday wajiga maiiqarsaneen lkn wlhi qandho iyo afqaraar baa kasoqaday iyo madax xanun
@Amn09888
@Amn09888 2 жыл бұрын
Corona miyaaa
@yusufgirow5977
@yusufgirow5977 2 жыл бұрын
@@Amn09888 Zxp ani doctor ma ahi lkn hadad calamadahan isku aragto qufac qalaln qandho madaxanun an Zaid eheyn dhadhanka oo ka taga iyo urka iyo lafaha sida jilibka ama xusulka oo dhan iney ku xanunan mida ugu daran waa iney neefta kugu dhagto lkn is soo bar isna karantil ama meel gooni tag si adan family ugu faafin mahadsanid
@yusufgirow5977
@yusufgirow5977 2 жыл бұрын
@@nimcosaciid5526 hospital is soo baar wll corona ayaa muqdisho aad ugu buuxo wax hargab la dhaho majiran ee inta aysan neefta kugu dhagin hada martini isga soo bar allah ku caafiyo
@user-vz2ib7nf1d
@user-vz2ib7nf1d 2 жыл бұрын
واو منظر أنيق😍 انا من بوتلاند واتمنى ان تعود مقديشو كما كانت سابقا وان تكون بلدا آمينا وأرجو ان أزورها يوما ما انها مدينة كبيرة ولها تاريخ جيد
@muhaajirchanal6893
@muhaajirchanal6893 2 жыл бұрын
Kaliya duco ayaan Ku haayaa walalkay Adduun iyo Aakhiro Alle haku xafido
@mohamedcarab6826
@mohamedcarab6826 2 жыл бұрын
Waligay muqdisho ma arag lkn wan u duceeyaa in uu ilahay barakeyo
@Edbashir
@Edbashir 2 жыл бұрын
Welcome to Mogadishu 🇸🇴 ❤️
@samscafe1837
@samscafe1837 2 жыл бұрын
Wey ficantahay inaad barato wax yabaha tariikhiga ah wadankaaada shukran wall
@Edbashir
@Edbashir 2 жыл бұрын
@@samscafe1837 ahhhh okay
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
AM.SALIM SHINGAANI WAA QABYO WAXAY KA TAGEEN SAFAARADA USA EE SHINGAANI SOO KAAMILA JIDKS MARO LIIFO SOKANTA LIIDO AM.SALIM SHINGAANI
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 2 жыл бұрын
Best Somali KZfaqr Mashallah you will go far and keep going bro 🇸🇴🇸🇴💪🏾
@mahadcalasow6528
@mahadcalasow6528 2 жыл бұрын
Saaxib soomaali maad kuhadashid
@antospubg7116
@antospubg7116 2 жыл бұрын
@@mahadcalasow6528 ma aragtay waxaas waye waxa niyadena qatay waxaan UmalenA luqadaha ajnabigaa iney hormar yihin balse xaqiiqada Ka fog
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 2 жыл бұрын
@@mahadcalasow6528 sxb qoraalka afsoomaliga wa ku lita 😂.kooxda say Walahi Aya ahay😂
@abdulqadirs4452
@abdulqadirs4452 2 жыл бұрын
WAA WAA QABTO WAX BADEN AYEY KA TAGEN
@abdulqadirs4452
@abdulqadirs4452 2 жыл бұрын
WAX BADEN AYEY KA TAGEN AM.SALIM SHINGAANI KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA MUQDISHO CIDA LEH AM.SALIM SHINGAANI
@drahmed410
@drahmed410 2 жыл бұрын
waxad tahay nin shaqadiisa ugu soo tagay soo gudbinta qurxda dalkeena Alle haku barakeyo
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 2 жыл бұрын
Wariyaasha decumentary yada noocaan samee kara way nagu yar yahiin waana wariyaal adunka barayara tayada iyo tariiqda muqdisho masha llh. Halkaan wa muqdisho waa halkaan ku barbaaray ku guursaday ku noolaan doono sida jeclahy insha llh waan ku fanaa waana ku faraxsanahy si dhab ah 💋💋💋❤❤❤❤
@jasiratm9731
@jasiratm9731 2 жыл бұрын
Inshaa Allah waan tagi maruun muqdisho. From Somaliland☺️
@Chanhagaf
@Chanhagaf 2 жыл бұрын
I love Mogadishu May Allah swa bless Somalia 🇸🇴 Nabad Iyo Nolol in shaa Allah
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 2 жыл бұрын
😁😁😁😂
@ricigaming9043
@ricigaming9043 2 жыл бұрын
Amin
@yes619
@yes619 2 жыл бұрын
Fuck Farmajoo
@aliosman3326
@aliosman3326 2 жыл бұрын
waxa aan rajeynaya muqalkan iney arkaan dowlada iyo dhamaan dadka kursi raadiska eh war dadkan uma baahan madax is badasho aay waxa aay u baahan tahay wadan wax laga badalo iyo nidaam quruxsan oo allah raali ka yahay waad mahad santahay walal ogaansho omar 🥺🫂🫀
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Maansha allaah Xasuus aan galney.------ aad ayaa u mahadsan tahay walaalkiis , ilaaheey wadankeena Soomaaliyeed oo dhan nabad hanooga dhigo. aamiin yaa rabi....
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 2 жыл бұрын
WALI MA ARKIN MUQDISHO BARNAMISH NOOCAN AH QOF KASOO DIYAARIAY WALAHI THANKS 🙏🏽 OMAR OINSHAR
@cabdiqaniqaasim4787
@cabdiqaniqaasim4787 2 жыл бұрын
calankaas xun iska qaad
@xareed1
@xareed1 2 жыл бұрын
calankaa iska qaad dhiig muslim baa ku maqane
@antospubg7116
@antospubg7116 2 жыл бұрын
Aad iyo aad somalinmo Ka hadle calan gaal iyo faqsi kusaaran
@hamzehussein6194
@hamzehussein6194 2 жыл бұрын
@Nusaibah Mohudin Mohamed ghhh gym. Gym gigglesttg
@cabdiraxmaanmaxamuud1282
@cabdiraxmaanmaxamuud1282 2 жыл бұрын
@@cabdiqaniqaasim4787 bpm.j hllq hnhjj
@xapipabdulahi6537
@xapipabdulahi6537 2 жыл бұрын
First coment like saar pro
@khadarbashka6417
@khadarbashka6417 2 жыл бұрын
Saxib cumarow .m. ogaansho magacaygu waa khadar hadii adwadanka timid adigaa wax walbo kahad lee waad ujeedaa bajaaj yada kahadal w....c..w...m..
@ciraaqrvp8364
@ciraaqrvp8364 2 жыл бұрын
Nio waa ku wataa wllhi
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
*bro
@maahirpoi8222
@maahirpoi8222 2 жыл бұрын
Mogadishu waa magalada an ku dhashay alle hano xafido 😍🥰❤
@aaminaali9410
@aaminaali9410 2 жыл бұрын
Mnsha allh wadankyga mar waa arkayaa asagoo nabad iyo hormar weyn tiigsaday wlhi waa riyada kaliya aan ku seexdo marka arko wadamo badan oo nabad ah waa murugoone adoo wadankaada burbursanyahay tnx you wllkey ogansho
@SomaliMultimedia
@SomaliMultimedia 2 жыл бұрын
Omar inshar and his own world 🌎
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 2 жыл бұрын
Fadlan muuqaalkaan hala gaarsiiyo dadkii hore ee reer muqdisho xasuustooda maanka ha ruxdee🥰
@cimraanxabiiburaxmaan3018
@cimraanxabiiburaxmaan3018 2 жыл бұрын
Xawar weyne waa xafadeyda rabi yabrik Ustaad
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 2 ай бұрын
Mogadishu ama banadir waxaa burburyiiy special hawiye inshallah waxaa sugaynaa calaan 🇪🇹 ama 🇰🇪. Soon inshallah
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
11:58 waxaan ahay gawar 22jir aan kunoolen Wadankeyga wagi qixi baan kaso tagnay malintas iyo hada. Malinkasto wadankeyga ayaan kafikira iyo xalada oo kusogan yahay🥺 “maseexdi ano ciil la ooyin” Still Alx. Ani wadankeyga mar un wax wan uqabani INSHAALAH lkn saad sheegtay sharafta shisheeye soma celin karo! Waa anika kuwa wajibka saran✍🏽.💙🤍🇸🇴
@youngmali329
@youngmali329 2 жыл бұрын
🙏🏾
@mariammohammed489
@mariammohammed489 2 жыл бұрын
🙏🥺💙🇸🇴asoo nabada waa imaan mardhow inshallah baayo
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Wlhy wan ku kufrinay nimcadi alle nasiyey jazaageda wa helay allow qulubtena mide allow dalka no nabade😢😢
@mamamaryan183
@mamamaryan183 Жыл бұрын
Mashalah alah ku barakeeyo gofkan ooisooxasuusiyay wagti waxan ku dhashay xamarweene mantan waxan joogaa gaxooti waxan soo xasuusataya marajanki an kuu samenayay sugunto liido
@adelaljaedy7305
@adelaljaedy7305 6 ай бұрын
ماشاء الله لاول مرة تنشر مثل هده المناظر الجميله من المدينة بنادار شكرا علي الأداء الراقي لتقديم البرنامج شي جميل جدأ
@ibrahimmohamedgulled3396
@ibrahimmohamedgulled3396 2 жыл бұрын
Masha allah waa muuqaal cajiib, wali ma arag cid muqaalkaan oo kale ka diyaarisay xamarta qadiimka ah
@yasinbarre3682
@yasinbarre3682 2 жыл бұрын
Muqaal aad u qurux badan juhdi badan lagu bixiyay wax badan ayaan ka faa'iiday allaha jannada ka waraabo wll 👏🏽
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 жыл бұрын
Xamar markii ugu horeysay waxaan tagay sanadkii tagay dhexdiisa . Xamar wayne waa meel qadiimi ah dad aan somali ahayn ayaana dagan .
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mashallah wxa nabartay tariiq naga qarsooned runti wa lobahan yahay in tariqda labarto umad an Tariq laheyn mahan umad jirto xamar cadey wa magalo aad ujecelhay runti Love❤wa kumhasanthay Ina nabartay xamarta cusub ogaansho
@smartgraphics.
@smartgraphics. 2 жыл бұрын
Ogaansho waa kanaalka kali ah ee aan si toos ah ugu xirahay ilaa 2018,. Waana taageeraa Ustaad Omer inshaar, waxaana jeclaan lahaa inaan maalin un aan la kulmo.
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 2 жыл бұрын
Caasimada umada somaliyeed 😍 allow amaan ka dhik aamiin 🤲
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Жыл бұрын
I love 💕 mugdisho waan ku xisiinay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💕💕💕💕💕
@amalmohamoud1518
@amalmohamoud1518 2 жыл бұрын
Xamar weyne 16sano ayaan jooge weli ne ma arkin sida hadda loo dhise 🥰❤️❤️❤️
@mohamedaden7548
@mohamedaden7548 2 жыл бұрын
Muqal cajaib eh wlhi mansha Allah keep going brother ❤️🇸🇴
@aydenadventures7965
@aydenadventures7965 2 жыл бұрын
My beautiful capital Xamar cade😍😍😍😍😍😍😍 love to Xamar from Burco
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayan uqiirooday walaahi illaahow mogadish bala amaana oo lagusoo hirto kayeel aamiin 😭😭
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 2 жыл бұрын
soo jeedin aad u qurxoon....iyo taariikhddi muqdishaddi hore......aad ayaan uga helay sida wanaagsan ee aad noo bartay taariikhdeena
@ahmedabdi7147
@ahmedabdi7147 2 жыл бұрын
Muuqaal taariikh ah oo ka qurux badan wallahil cadiim ma daawan. Masha Allah
@abdikanisaid2275
@abdikanisaid2275 2 жыл бұрын
Wlaahi muqaalkan waan ku qiiroodeY lahaansho wadan ayaa dareemay Allow wadankena nabad iyo barwaaqo nooga dhig 🤲🏻🤲🏻 amiin,amiin,amiin,
@feisalmo6663
@feisalmo6663 2 жыл бұрын
Dal waan haysanaa lkn dad ma hayno lbx
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah waa xamartii hore,xamar cadeey yaa ku xaal marine doono
@haboon6195
@haboon6195 2 жыл бұрын
Dadka commente so qoraya ee le mashallah abayaashiin iyo awawyashiin ayaa muqdisho sida ka dhigay hawiye mooriyaan
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah runtii wan qiiroday runtii, Muqdisha dulmi ayey tabanaysa. Dhulka sidaa u qurux badnaa manta sidas buu uegyahay. Mahadsanid walal video qurux badan weye.
@ramadaanmxd4608
@ramadaanmxd4608 2 жыл бұрын
dhulkaga marka aad nooleyso ayuu ku noleynaya inshallh hibadi iyo karaamadi wey so noqon
@nasracarab4735
@nasracarab4735 2 жыл бұрын
Mansha allha inshallha mar un waan arkeyna wadankena oo nabada dhamanten qabyaladuna dhacday oo kaliya dadku maxay kufanan uunoqdo calanka Buluga iyo somalinimada wana sugena wana arkeyna ma isdhibayno ila idanki adna waad mahdsantahay wll cumar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🦁🦁🦁🦁🇨🇷
@user-sq5tf9ok1e
@user-sq5tf9ok1e Ай бұрын
اللهم انصر أهل فلسطين وأهل الصومال واليمن وسائر المسلمين ❤❤❤❤❤
@hafuunofficiall5874
@hafuunofficiall5874 2 жыл бұрын
Waxaan sugba caawo waan dawaday cimrigag allah dhereyo🕌👋
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 2 жыл бұрын
Welcome casimadii umada somaliyed magaladii rajada eysan marnaba dadkeda qusan nolosha magaladi xadarada muqdisho🇸🇴🥰🙏
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 2 жыл бұрын
Allow Dalka iyo dadkiisaba xasili allow ummadda somaliyed qalbigooda naxriista ku mideey aamiiin yaa rabbi
@abdalla_ali_aar7121
@abdalla_ali_aar7121 2 жыл бұрын
Maanta waxan bartay xamar aana horay u aqoon waxan u qabay taariikhta soomaalidii hore in laka helayo sool, sanaag iyo maleeha u dhaw waayo qof kaste oo taariikh ka hadlaya sool iyo sanaag buu tusaale u soo qaadaaa waxan rajaynayaa inaad ka hadli doondo Gaalkacyo taariikhteeda wayo wan ku noolahay lkn laka yaabaa intan ka aqaano ma ahee in kale inay jirdo Thank you🥰🥰🥰🥰
@ye8515
@ye8515 2 жыл бұрын
The oldest city in Africa 1: Alexandria Egypt 🇪🇬 332BC. Second 2: Mogadishu Somalia 🇸🇴 200BC. Muqdisho waa magalada labaad ee igu weyn Africa Wadankena tarikh weyn buu leeyahay
@SultanAli-hc6ki
@SultanAli-hc6ki 2 жыл бұрын
Berbera iyo zaylac ayaa ka weyn Iyo bosaaso
@queenlala1594
@queenlala1594 2 жыл бұрын
@@SultanAli-hc6ki google ka gali 😂😂 the oldest cities in africa adaa arkeysid 1 alexandra, egypt 2 mogadishu, somalia 3 old cairo, egypt 4 kismaayo, somalia
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 2 жыл бұрын
Halkuu islamku naga so galy ma ilwday🙄
@SultanAli-hc6ki
@SultanAli-hc6ki 2 жыл бұрын
@@queenlala1594 google waa benale
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 2 жыл бұрын
Wa berbera ka weyn muqdisho
@boombiiboombii430
@boombiiboombii430 2 жыл бұрын
M.a dadaalka aad gelisay ma yara anagna si dhib yar ayaan uga raxeysaneyna mhdsanid wllkey cumar inshaar ❤❤
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
WAA KHABYO WAA QABYO AM.DHINHAANI
@abdirisaqdh
@abdirisaqdh 2 жыл бұрын
Allaha Casawajal un baa soo celin karo. Sidii hore si ka fiican oo hormar ah Allaha noogu soo celiyo. Allaana ka rajeneynaa.
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Dal waaan haysana lkn dad mahaysano IlaahoW qof walbo somali ah qalbigiisa jacaylka wadanka gali🥺😢🇸🇴
@user-vz2ib7nf1d
@user-vz2ib7nf1d 2 жыл бұрын
آلله يعطيكم الأمن والسلامة
@kashuusevenk7
@kashuusevenk7 2 жыл бұрын
MUQDISHAY HALIICIN ✌💙 One love one nation ❤ 🇸🇴
@fasaaxa_media
@fasaaxa_media 2 жыл бұрын
Waxa lagu soo celin karaa amingeeda iyo quruxdeeda suu allah sheegay 👇 الَّذِينَ آمَنُوا وَلَمْ يَلْبِسُوا إِيمَانَهُم بِظُلْمٍ أُولَٰئِكَ لَهُمُ الْأَمْنُ وَهُم مُّهْتَدُونَ الأنعام (82) Kuwa Xaqa Rumeeyey oon ku Dheehin Iimaankooda Dulmi (Gaalimo) kuwaasaa Nabadgalyo u Sugnaatay Hanuunsanna.
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 2 жыл бұрын
This is a pure delight wallaahi. Thank you so much for your hard work and professionalism.
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🐚🐋🐟🦉AM.SALIM SHINGAANI👈
@hamzaanzaari6911
@hamzaanzaari6911 2 жыл бұрын
Masha'allah wa mowduc lo bahnaa wll omar inshar keep going 🇸🇴🇸🇴🥰🥰
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 2 жыл бұрын
مبدع كعادتك 🥰
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 11 ай бұрын
Aniga reer somalilan ayaan lahad layaa walalayaalo masjidka zeylac dib u haween ku sameeya wlh caadi uu uburbursan yahay ilaa hada sababta waan garan la'ahe 😢😢😢😢 waa midka mid ah masaajidada uku qadiim san ee africa ama waa midka koowadba ❤❤❤ From Mogadishu nabad iiku noolada walaalaheyga
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 2 жыл бұрын
ilahay ha u gargaaro muqdisho 🤲
@jeylaniali9370
@jeylaniali9370 2 жыл бұрын
greatest youtuber i have ever seen, omar may allah protect you my friend.
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🦉🦇🐟🐋AM.SALIM SHINGAANI👈
@Inasaeed
@Inasaeed 2 жыл бұрын
Muqdisho inaan imaado waa riyadayda 😢😢
@quruxdatv5722
@quruxdatv5722 2 жыл бұрын
masaajidyada wali wadhisan yihiin lakiin meelihii kale waa burbureen alahu akbar
@quran07267
@quran07267 2 жыл бұрын
Walle somalia gacanteena wee kabaxday ogoow ama haogaan guushiii shisheeye wee hirgashay waxaa ka koow ah calamada faraha badan noola sameeyay. Iyo gobolgobol subxanallaah maalin un waa soceshan donaa i. A Amiinta sobadiya somali maxamad
@mahamedabdiazis2493
@mahamedabdiazis2493 2 жыл бұрын
Xamar jano 🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 жыл бұрын
Muqdishadii gabawday ee la'iska ilaaway 😢😢😢😢😢❤
@abdisalamosman2656
@abdisalamosman2656 2 жыл бұрын
Mudne balad xaawo booqo waa old city
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Masha'Allah Qisooyinkaan Waa Muhiim, spacialy Markuu Ninkaan Sheegaayo 💝🤫 He is the best story teller🇸🇴💟👍
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🐚🐚🐋🐟🦉AM.SHINGAANI 👈
@hareeed
@hareeed 2 жыл бұрын
Dookha codadka & qaabka hagaajinta muuqaalka intuba waa wax aad u qurux badan, indhuhuna aysan ku dhibtooneyn daawashadeda! Mahadsanid dadaalkaaga.
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 2 жыл бұрын
Masha Allaah Aad baa umahadaanthy sida quruxda badan oo aad barnaamijyada tayaysan Inoogu soo gudbineysid 👌🏻👌🏻👌🏻
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🐚🐟🐋🦇🦉AM.SALIM SHINGAANI👈
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
AMSALIN SHIGAANI
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
QOFKII MASAAJIDKAA SADAQO ku darsaday ee ilaa maanta sadaqadaas u socoto soo cajiib maahan. Allaahu Akbar ogaada waxa naga haraa waa sadaqada.
@RIIRAASH
@RIIRAASH 2 жыл бұрын
Xasuus ban galay wlhi thanks ustaad Omar
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakalaa Alxamdulilaah 🤲illaahay idankii nabad waarta♥️🇸🇴
@Xaaji1
@Xaaji1 2 жыл бұрын
Labaatameeyada (20) TV ee shaqada ka dhigtay Dagaal baa dhacay iyo Madaxweyne hebal baa dhoofay malaga waayay mid muuqaalkan mid lamid ah ummadda u soo gudbiyo, Thanks 100/100 @Ogaansho magaalada anagoo joogno Taariikhdaan waxba kama ogin.
@mrpirate3020
@mrpirate3020 2 жыл бұрын
OLD is Gold. Dayactiir qaran ayay ubahan tahay Muuqdishadi hore. (Muq-disho ) waa laba eray oo isku tagay. Yacni magalo kasto muqal shidan leeh Muqdisho muuqashadeda wacan maa gadhi karto. Lakin waa Sidad shegtay Khabir sare Omar inshar, Muqdisho hiil iyo hooba waxay uga bahan tahay Shacabkeeda manta ileen kuwi shalay ifka laga wayee
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
Mnsha alllH wll Cumar gacantaada allaha barakeeyo shaqo fiican haysaaa runtii🇸🇴
@hassanomar3209
@hassanomar3209 2 жыл бұрын
Salaaam. I really enjoyed this video, I being there my entire life and I didn’t know all of this. Thank you. We need more young people like you. But unfortunately we can’t get. Keep going forward you have all our support. Thank you again. ❤️
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 жыл бұрын
👉🐚🐋🐋🦇🦉AM.SALIM SHINGANI👈
@deeqenza6259
@deeqenza6259 2 жыл бұрын
Xamar weyne wxy leedahay taariikh weyn wili meelo badan ayaad ilowday omar mahadsanid
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Taariiqda wadanka waa jeclahay 🥺💙🤍 meshan tariiq aye ledahay waa inaa heesana
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 2 жыл бұрын
masha allah muuqaal cajiib ah weeye جزاك لله خيرا اخي
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
MashaAllah ustad,Runti waligay muqdisho man arag lkn waan dawadaa muqalkasta oo kusabsan hada waxad moda inan waligayba kunolaa melaha qar markan arko! Melaha qadimka ah lkn wali man arag Mahadsanid ustD!
@eng.koronto1149
@eng.koronto1149 2 жыл бұрын
Waad tagi doonta wll insha Allah
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
@@eng.koronto1149 InshaAlah wll Mahadsanid
@zackhussein1850
@zackhussein1850 2 жыл бұрын
Mashaalh waa muqal quruxbadan inshaalh xamar cadey inan boqdo ayan rajayn inshaalh
@yaasiinaadam504
@yaasiinaadam504 2 жыл бұрын
Allaha ku karaameeyo CUMAR INSHAAR
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Welcome to mogdisho banaadir Somalia 🇸🇴💚
@zaki143
@zaki143 2 жыл бұрын
Masha allah waa muqaal aad uwanagsan oo wax badan kafa'idnay,👍 Walaal omar inshar waxaan kugala talin lahaa inaa muqalada kuwaan oo kle ee kahadlaaya waxyabah taariqiga ah ee dalkana inaa kusoo darto qoraal afka carabiga ama english midkood, waadna mahadsantahy🙏
@princess-zh3ut
@princess-zh3ut 2 жыл бұрын
Muqdishodeyda mudanteyda macaanteyda malabteyda yaarabi nabad iiga dhig wa qeyb ka mid ah nolosheyda 🇸🇴💯❤❣❣❣
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 2 жыл бұрын
Dad doorasho qabsan la' qabyaalad dishay ayga dhan. alah ilaahow somaliyaa... Somaliyaaa wee u dhamaatay wax rajo ee leeyihiin maleh horey usocod maleh waan ba'nay
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Wow my city allaha nabad buuxda ku siiyo 🤲🤲🤲
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
OGAANSHO
Рет қаралды 173 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
SOMALIA : A Journey to Peace | Cinematic Film
6:28
Vincent MITSINDO
Рет қаралды 19 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 281 М.
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 21 М.
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 376 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН