No video

XAMDI BILAN | BILKHAYR | XAYBARO & SAANUU | HEESTA XORRIYADDA 26 JUNE - 01 JULY | MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 1,817,482

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

GOORMAAN LADNAANAYEE
LIXDANKII LUGOOYADII NADEYSAYEE
LIX IYO LABAATANKI JUUN GOORMAAN LULANNAYEE
LIXDII SAAC GOORMAAN LIIBAANNAYEE
KOOWDA LUULYO LABA MIDOOWDAY
………..
HAPPY SOMALIA INDEPENDENCE DAY
HAMBALYADA SANAD GUURADA
60-AAD EE XORRIYADDA DALKEENNA
SOMALIA - SOMALILAND
…………………………..
HEESTA XORRIYADDA
26 JUNE & 01 JULY 1960 - 2020
CODADA - HOBOLLADA DALKA
YUSUF XAYBARO
XAMDI BILAN
ABDIKADIR SAANUU
BILKHAYR AHMED
..................................
WADAHADALKA SOMALAI IYO SOMALILAND
MADAXWAYNAHA MUSTAQBAL SOOMAALIYA OO MID AH
MOHAMED ABDULLAHI FARMAJO - FARMAAJO
PRESIDENT OF SOMALIA
MUSE BIHI ABDI- MUUSE BIIXI CABDI
PRESIDENT OF SOMALILAND
....................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 000
@XAMDIBILAN
@XAMDIBILAN 4 жыл бұрын
Hambalyo dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed.. aan soo celinno sharafkii dhalkeennu lahaa si ay lugooyadu inoo dayso..
@ahmedkhayr5194
@ahmedkhayr5194 3 жыл бұрын
Insh alaah hambalyo walashay noolow
@ayaanqali2131
@ayaanqali2131 3 жыл бұрын
🖤💜🧡💛❤💋❤💚👌
@saafidoyo4923
@saafidoyo4923 3 жыл бұрын
@@ayaanqali2131 1
@osmanjareer6095
@osmanjareer6095 3 жыл бұрын
6
@ayaanqali2131
@ayaanqali2131 3 жыл бұрын
0p8y5yeud 0uroe8r oeod9firh Oot0tju 0ti🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 4 жыл бұрын
illheygii calosha hoyadey iga soo saaray anoo somalia ah muslinimo isii dheertahay wuu ii hagar baxay aduunka darajo ayuu igu siiyaya aqirane naxariis iyo jano ayaan kafilanaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AdamRobinho
@AdamRobinho 4 жыл бұрын
Insha allah
@kafisomohamud2343
@kafisomohamud2343 4 жыл бұрын
Haa insha allah
@raxmahassan2915
@raxmahassan2915 4 жыл бұрын
Masha allaah allaha idin barakeyo famli ad qurux badn nawad kuwra habalyo ayan idin leyahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@quenquen884
@quenquen884 4 жыл бұрын
mashaa alaah wlhi waa runtaa alaa ku mahadineynaa axl wuu iqiiro galiyay hadalkeda bro inshaa alaah janadaan kuwada kulmi donaa
@cabdinaasircabdulqadir7281
@cabdinaasircabdulqadir7281 4 жыл бұрын
M.allaah allaha hanoorumeeyo dhamaanteen intii islaama
@ogadenqueen
@ogadenqueen 4 жыл бұрын
Walalkiin Somaliyeed oo idinka soo salaamaya Qabridahare Qoraxay.. Allow barakee Somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Amiin
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
Aamin wll sare
@mohameddeq5330
@mohameddeq5330 3 жыл бұрын
Wad mahad santahat wll waaliya somali allaha mideeyo
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 3 жыл бұрын
AMIIN walale adna Allaha ku barakeeyo i ❤🇸🇴💯 dadka iyo dalkeena ba Allaha na mideeyo Somalia ha noolaato 👍
@saidhassan7652
@saidhassan7652 3 жыл бұрын
Insha alla Qabridahare waa kusoo biiri doonaan Somaliweyn
@daherhamoud1250
@daherhamoud1250 4 жыл бұрын
Macha'allah somalia haa nolato from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, Jabuuti ha noolaato. Barii wa maalintiina 🇩🇯 ♥ 🇸🇴
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 4 жыл бұрын
Hambalyo wllha jabuuti 27
@fartundiiriye9953
@fartundiiriye9953 4 жыл бұрын
Masha allah hiil walaal ❤️
@osmandhiblawe2953
@osmandhiblawe2953 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal adinkana sidokale ayaan idin rajaynaynaa
@faraxsaninaosman6152
@faraxsaninaosman6152 4 жыл бұрын
Hambalyo wllaha reer jabuuti 27 june 43 🌹🌹🌹🙏
@mohamedrashid5517
@mohamedrashid5517 4 жыл бұрын
I love Somalia....even though I'm a Kenyan now I know my origin is Somalia. We will never forget that...❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufguled8624
@yusufguled8624 4 жыл бұрын
Who told you we were kenya bro watch ur words we were Somali
@bandhigechannel6951
@bandhigechannel6951 4 жыл бұрын
I am sorry. How you denied your nationality.😢
@liwaankhalif2218
@liwaankhalif2218 4 жыл бұрын
You a in kenya but you a not kenyan by nationally
@abdirashiidmohamedibrahim7859
@abdirashiidmohamedibrahim7859 4 жыл бұрын
Don't tell lie your self even if keyna gave to you nationality according to Kenya you're migrant person and still you are Somali citizenship, everything you share with Somali people culture, language, religion, , So Don't deny your nationality.
@yusufguled8624
@yusufguled8624 4 жыл бұрын
@@abdirashiidmohamedibrahim7859 sxb aniga layabay midkaasi coz garissa iyo wajir iyo mandara is somali region we proud to be somali
@hanadqumane4542
@hanadqumane4542 4 жыл бұрын
From Djibouti Inshallah Somali Guul ❤️💖🇸🇴🇸🇴💝🇩🇯🇩🇯💟💕🇸🇴🇸🇴💖🇩🇯🇩🇯
@najmanajma1805
@najmanajma1805 4 жыл бұрын
Happy independence day 27 june wllo
@keepwalking6314
@keepwalking6314 4 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯walaalahey Jabuuti❤ 🇸🇴🇸🇴
@amishabubakar4964
@amishabubakar4964 3 жыл бұрын
@@keepwalking6314 ii M0
@saleebansaleeban5558
@saleebansaleeban5558 3 жыл бұрын
🤔🤗🤗🤗😙😘😊😏🤔😅🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇱
@mohameddeq5330
@mohameddeq5330 3 жыл бұрын
Hanbalo wll qaaliya
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hampalyo umada somaaliyeed Meel walboo joogtaan. Hampalyo 26 june🇸🇴. Allahii soomali iga dhigaa Mahadoo dhan u sugnaatay☝️🤲
@rauvencodm3856
@rauvencodm3856 3 жыл бұрын
Meeqo mar ay somalia xoriyad qadatey 🙈
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Thanks abyo ha u bixin comentiyada qaar nacasba dadka ka buuxa
@intawaaalanwalaaalkood7040
@intawaaalanwalaaalkood7040 4 жыл бұрын
JIRIRICA IGA KACDAY WALAAHI ILAAHOOOW SOOMAALI MIDEE💙🇸🇴🇸🇴
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 4 жыл бұрын
Amiin ya rabi😥💙🇸🇴💙
@intawaaalanwalaaalkood7040
@intawaaalanwalaaalkood7040 4 жыл бұрын
@@niyadsancumar1691 💙🤲thanks wllo wagaraynaa I.a
@MudaneChango
@MudaneChango 4 жыл бұрын
😥❤🔥🤲💘
@intawaaalanwalaaalkood7040
@intawaaalanwalaaalkood7040 4 жыл бұрын
@@MudaneChango 💙🇸🇴☝️❣❣
@qamarqaaliqaalidumar3738
@qamarqaaliqaalidumar3738 4 жыл бұрын
Amiin yarabi
@firdausa1348
@firdausa1348 3 жыл бұрын
Our flag is beautiful 💙🇸🇴 Insha Allah Somalia will be great again
@hani1457
@hani1457 3 жыл бұрын
Yes dear army thats it 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ginaarikamilo2367
@ginaarikamilo2367 3 жыл бұрын
Hollow somali anje wahaan ahj somali lawyer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤😊🏆🏆😇🇸🇴❤❤❤💙💙💙💙💙💙💟💝🇸🇴🇸🇴🏆❤❤❤ somali wagle Allah somali 😘😍😍💙💝🇸🇴🇸🇴💟💝💙💝💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 2 жыл бұрын
Qaraxland 🖕
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Gurigeyga waaku xirantahay calankaan oo darbiga asagoo weyn suran, gees kalena asagoo yar. Gaariga asagoo cimaamad ahaan u sameysan gadaal ku dhajiyey, horena asagoo yar sisilad camal ah ka lulaa. Saas ayaa u jeclahayna. Markaa Soomaaliya iyo Afrikadaasna aadaayana calamo waa weyn hore u sii qaataa, gurigaa joogo waa suraa, waana ugu soo tagaa calankii oo darbiga suran see dadka degan miirkooda dalnimo jaceyl ugu beero.
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 4 жыл бұрын
Wallaahi habluhu waa codkaliya oo qurxoon hambalyo😍😍😍😍😘😘😘
@naleye1
@naleye1 4 жыл бұрын
HAMBALYO Somali Meel Walba aad jogtan. 26 June sanad guro wacan midnimadi Somali 1 luulyo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️. Waxan kale aan hambalyo u dirayaa walalaheen reer Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯27 June ❤️ sanad guro wanag San 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saleebansaleeban5558
@saleebansaleeban5558 3 жыл бұрын
🇦🇺🇧🇧🇦🇺🇧🇧🇧🇦🇧🇮🇧🇮🇧🇬🇦🇴🇦🇹
@fardosafilsern5196
@fardosafilsern5196 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 Allahayow Nawad iyo barwaqo Nasiiii🤲🤲😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 4 жыл бұрын
Labada hablood hal qof ayaa lamoodaa Waaaaaw eesh caa hees iyo fanaaniin codkara💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏from🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Wa labo walaalo isla dhashay, wa xamdi bilan iyo bikheyr ahmed.
@farxxaan
@farxxaan 4 жыл бұрын
After living in Europe for 20 yrs This just history But still love pan somalism Luv u all lands somalia, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatumadakane4300
@fatumadakane4300 4 жыл бұрын
,,,,, iyyggfhufgvv
@MudaneChango
@MudaneChango 4 жыл бұрын
Somali meel walba ay Joogto Allaha ku xifdiyo Allah jannadii Ha geeyo Inta Quluubtooda Naxariis walalnimo kujirto ee Afsomali ku Hadasha Aamiin.
@sakariyeabdi5181
@sakariyeabdi5181 4 жыл бұрын
Masha allaH hampalyo umada somaliyed melkazta ay joogan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@leilamohamed4879
@leilamohamed4879 4 жыл бұрын
Happy independence day to oll somaliad milwalbo an jugno Allow nabd naasii ....Nasib umaan yelanin inaan gudasho dulkeyga wacan Somali hadii wan jecelhye somalia I.a mar umaban imani dona an kaa qeeb qadhi dona ......somalia one nation one love one religion one flag live long peace my land ............Thanks A.A
@zahrujabarre2752
@zahrujabarre2752 3 жыл бұрын
Happy independence Day 💖🎉 Somalia Mohamed ❤️🙆
@hassanshaabanabdi8363
@hassanshaabanabdi8363 3 жыл бұрын
@@zahrujabarre2752 happy independence day
@marizabella5354
@marizabella5354 4 жыл бұрын
M.a Calnkeena qurx bdnaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kufnaa somalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@izzabella6491
@izzabella6491 4 жыл бұрын
Illahey waxan ka baryaa inaa mar 2ad dib ey u midobaan somali weyn insha allah illah xagiisa waxbo kama ahan wn rajeyna anigane adunka dhan naga baqi lahaa hadii ee Somali midobaan malin farxad aye ii thy 26 june 1960ki marki ee woqooyi ka xuroben ingiriska hampalyo Somali weyn meel walbo aad joogtin🙏💙🇸🇴💯
@huddam4944
@huddam4944 4 жыл бұрын
In your dream hbbti it will never happen insha allah
@farxaanmohamed9586
@farxaanmohamed9586 4 жыл бұрын
@@huddam4944 walahay adaa riyoonaya jigjiga yar iyo gebilay maa wadan noqonaya somalidiina soo raaca ader
@huddam4944
@huddam4944 4 жыл бұрын
@@farxaanmohamed9586 hhhhhh seriously somaliland wey tashatay ama ma nax ama ku farax mana gaadhaysaan wax walba aad samysaan so calm down oo tiina hagaajiya intaad somaliland ku soo iimaan laadihiin tiisa ma daryeela tu kala ku dara cac
@huddam4944
@huddam4944 4 жыл бұрын
@@farxaanmohamed9586 take my advice brother intaanad banaan ku xoodhin
@farxaanmohamed9586
@farxaanmohamed9586 4 жыл бұрын
@@huddam4944 waxaa ayaan daro ah hadii dumarka iyo ciyaalka been lagu barbaarsho anba hargaysan u dhashay oo deganahay cadaalada hargaysa wayday baad ka cabataan cabaad weyn somaliland wax la yiraahda ma jirto hadaad sii noolato sanadkan ka dib maamul somalia hoostaga baynu nahay taas iga qor
@Dibadyare
@Dibadyare 4 жыл бұрын
Walaahi wxn dareemay farxad aan xad laheyn iyo shucuur qiiro badan wxyna ila noqotay in wadankaygii Somalia 🇸🇴 si buuxda oo 💯 dhameys ah uuu usoo laabtay lana helay dawladnimo dhameystiran
@abdirahmanmohammed2346
@abdirahmanmohammed2346 4 жыл бұрын
Thank you so much our singers especially Yusuf xaybro and QUEEN Hamdi Bilan..... Somalia Guul
@Ubax2007
@Ubax2007 4 жыл бұрын
Beautiful song Mashallah guul Somalia 🇸🇴 love from 🇬🇧
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Waaw umulkhaur iyo xamdi waa walaalo sidaan maqlay horey usocda dhalinta idin la eg ee qurbahana sidiina wadani alaha ka dhigo midooba waaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SA-nx6cr
@SA-nx6cr 4 жыл бұрын
we in the diaspora will come back and help those in the country ❤️ so proud of our people! you have come so far! anaga qurbaha waxaan ku noqon doonnaa oo aan caawin doonnaa waddankeenna , aad ayaan ugu faraxsanahay dadkeenna! xooggeenna, dhalinyarada iyo aqoonteenna, waxaa loogu talagalay diinteenna iyo dalkeenna. guul iyo barwaaqo dalkeena hooyo! Somali weyn 🇸🇴🇸🇴❤️
@hamdiabdikarem8940
@hamdiabdikarem8940 4 жыл бұрын
Waa illahey mahadii hadaan dadka ka ahay Somali👌 dalna aan ka dhashay Soomaaliya🇸🇴❤100%🌹. Happy Independence day 26🙌 Happy Independence weak 26-1july🌹🙌❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 4 жыл бұрын
Am Proud of my Country🇸🇴💙❤❤💙❤💙💙❤
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 4 жыл бұрын
M.a Heestan waku ceceshanoyaa mka dhargaayi wlee Allow Somali Oo Mida Sanadka Danba Natusi Waa Awoodaye🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤✅
@nasrilaki8hasan140
@nasrilaki8hasan140 4 жыл бұрын
Amin yarabi 🤲 ilahoow natus
@marayamoabdirahman3939
@marayamoabdirahman3939 4 жыл бұрын
M.a Allha sharftii calnkyga cawle laha soo celi Sharftii somalia laheedna soo celi
@yasinadam2151
@yasinadam2151 4 жыл бұрын
Am so proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kassimsalat4653
@kassimsalat4653 2 жыл бұрын
I love Somalia 💚💚💚
@haniluul9081
@haniluul9081 Жыл бұрын
xasan Ali and Duma isku for a 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 жыл бұрын
Mansha Allah allow no dada 🙏 umada soomaliyeed nabad iyo noolool love ❤
@CabdishakuurCusmaan-i2s
@CabdishakuurCusmaan-i2s Ай бұрын
i am somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤛
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
Somaliyo guuul 🇸🇴🇸🇴 dhulka Hooyo Allow nooxifdi Aamiin ❤️❤️✔️
@farhiagabow710
@farhiagabow710 4 жыл бұрын
Hambalyo dhaman somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasraabdiweli6069
@nasraabdiweli6069 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo ummada soomaaliyeed ❤❤🇸🇴🇸🇴
@nazhwaaa3275
@nazhwaaa3275 4 жыл бұрын
Happy independence day all somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatimafarah5311
@fatimafarah5311 3 жыл бұрын
Nimanki 26 jun guusha dhalayay ee darwiiisha hadan kaso jedo kawarama iyo gobalki sool ee darwiishta waaaw gul iyo gobnimo ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fartunabdullahi
@fartunabdullahi 4 жыл бұрын
Happy Independence Day Somalia I love my country and my beautiful flag
@queenlubna2435
@queenlubna2435 4 жыл бұрын
Sanad guuro wacan dadkeyga aan ka beermayow🇸🇴🇸🇴🇸🇴 quwadiisa allaha soo celiyo cawaale calankeena
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Dhalinyaro is xureeya duliga diida dalka idinkaa leh dad shisheeya ihtaad doon bada ugu dhimateen ha ahaato farxadeyda iyo saan uqiireeys nahay alaah baa 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏🙏👋
@abdirahmanaziz7875
@abdirahmanaziz7875 4 жыл бұрын
Hambalyo soomali weyn ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@haykalaiimaxamed5813
@haykalaiimaxamed5813 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munayusufabdullahi2531
@munayusufabdullahi2531 4 жыл бұрын
Masha Allah love you somuchmy best Somali,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙👌👌👌🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭
@ifruu_suldan
@ifruu_suldan 4 жыл бұрын
Calankeenu Qurux badnaa m.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@hayathassan9618
@hayathassan9618 4 жыл бұрын
Alxdliha Allow adiga Somali iga dhigey mahadleh oo muslim sunni ah 👏🏻👏🏻👏🏻Alxdliha 💋❤️❤️🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@haffie4226
@haffie4226 4 жыл бұрын
Proud to be Somalian 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 may Allah bring peace to somalia
@apdifatah1813
@apdifatah1813 4 жыл бұрын
Wlhi ka qurux badan la helimayo calankygiii 🇸🇴💔😭
@ifkaifka537
@ifkaifka537 4 жыл бұрын
Sareyow ma nusqamow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤❤
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
Asc asxaabta maasha alah walahi waa ilmeeyay sida quruxda badan aad isku xilqaateyn ilaahey umada soomaaliya ha xifdiyo xumaaantana ka saaro🤲💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧿🙋‍♀️
@deeqomohamed3305
@deeqomohamed3305 4 жыл бұрын
Hambalyo umada somaliyed todobaadka xoriyada 🇸🇴⚘🇸🇴⚘🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🌷🇸🇴🌷 illaahey somali laabtoda burcad ha isku mariyo dhibtana hanaga dulqaado wlhi somalinimadu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wey macan badan tahey
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
MashAllah my lovely country may Almighty Allah protect for us
@rahmashire6369
@rahmashire6369 Жыл бұрын
Happy 26 June all my somalis🇸🇴🇸🇴❤
@xaawoyuusuf6751
@xaawoyuusuf6751 3 жыл бұрын
26june soo dhaw allow nawad nagu gaarsiii 2021 kuwa cadow laayo isticmaarkii lumiyoo liiden 💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 baa nhy 💓
@taatiko9183
@taatiko9183 4 жыл бұрын
Wan jaclahay dalkeyga iyo Dadkiisa🇸🇴🇸🇴
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 4 жыл бұрын
calanka iyo dhulkenaba qurux Alxamdulilah Allow Nabad warta nasi,umadane madii 🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❣️❣️
@ubaxdugsiya363
@ubaxdugsiya363 4 жыл бұрын
Abdi askari wadani dhab ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allaw dhulkeyga iyo Dadkiisaba Ii Nabad gali🇸🇴❤️🙏🏻 💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@khadercadeh2446
@khadercadeh2446 4 жыл бұрын
Tnx wll
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 4 жыл бұрын
M.allah hambalyo dadkeyga iyo dalkeyga ilaaha ku mahadsn xornimada na siiyay isticmaarka naga xoreeyay iyo dabadhilif yaasha allow soomali isku niyada qarannimadu ku weynthy aankaa baryay allow iga aqbal hadaan darada usuujuudo yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 4 жыл бұрын
TeamKaan Taagero buuXo u ahY SOMALIA 🇸🇴 HANOOLAATO🇸🇴💪
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 жыл бұрын
Gormaa ladnaanay lixdankii Lugooyadii nadaysayee 26kii june Gormaa lulanayee 6saac Gormaa luggonayee Kowda luulyo luggonayee
@dheymanmuktar8430
@dheymanmuktar8430 2 жыл бұрын
Am Kenyan but I love Somalia , Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MullaMadar
@MullaMadar 4 жыл бұрын
Aad baan ugu faraxsanahay inaan soomaali ahay hadana muslim ahay Hambalyo Umada soomaaliyeed Allow nabad waarta nasii Oo qalbiyadeena burcad isku mari💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 4 жыл бұрын
🤲
@maxamedahmed6511
@maxamedahmed6511 4 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo umada soomaliyed Guuul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@tiriyelyrics9533
@tiriyelyrics9533 4 жыл бұрын
Horay usoco Abdi Askari waxaad tahay daadihiyaha midnimada soomaliyeed 🇸🇴
@abdulfattahblack1300
@abdulfattahblack1300 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Hampalyo somalia weyn🇸🇴☝️🇸🇴 sanad guura wanagsan sanadkaan sanidkiisa alle nawad hainagu gaarsiiyo🤲❤🇸🇴
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 жыл бұрын
I really really love you my motherland. Somaliya waligaa jir oo joogo. Dalkayga ku jeclahay Insha Allah waan soo laaban wxna waan tarin. From Somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 4 жыл бұрын
That is really sound family music Heestan waxan karabah insha llh inay gadhto 1 days 3M insha llh zhpiyal
@mukhtaaryare2389
@mukhtaaryare2389 4 жыл бұрын
‏الله يحفظكم‏سو مالية🇸🇦🇸🇴🇸🇴❤️💪🏾🇸🇴
@ifraaxbintuosman5849
@ifraaxbintuosman5849 4 жыл бұрын
Thanks 🇸🇦Arabia 🇸🇴
@fazeice5665
@fazeice5665 4 жыл бұрын
Don't thank him his country and somalia are enemies love somali🇸🇴🇸🇴💙💯💯
@fazeice5665
@fazeice5665 4 жыл бұрын
@@ifraaxbintuosman5849 the only country you should thanks is turkey helped somalia
@munayusufabdullahi2531
@munayusufabdullahi2531 4 жыл бұрын
Hampalyo 26june my Somali 🇸🇴🇸🇴💙👑💪🏻🇸🇴💙💙💙love you💙🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Jimsi13
@Jimsi13 3 жыл бұрын
Kuwa cawa dib u dawanaya heskan somalinimada ha jirto ni leyhy🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊🥰🥰
@iqraayhani4988
@iqraayhani4988 4 жыл бұрын
Hampalyo umada somaliyadeed meel walba aad dunida kajogto nabad iyo nolaal an jeclahy umadeyda 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@nimcaanhussein7891
@nimcaanhussein7891 4 жыл бұрын
Waan idin jecelnay walaalaha nabadan somaliland ku haysano somalia inay heshooy ku naalooto cadawgiin hajabo 🇸🇴🇸🇴❤❤
@naimodaahir240
@naimodaahir240 4 жыл бұрын
Aamiin wllo macan sidokle
@nimcaanhussein7891
@nimcaanhussein7891 4 жыл бұрын
@@naimodaahir240 amiin wllo qli
@saacidcabdi8812
@saacidcabdi8812 4 жыл бұрын
M.a qiimo ayaad ledahay
@abdirahmaanlyrics4742
@abdirahmaanlyrics4742 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal qali nagu ah
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 жыл бұрын
Aamin abyo
@fouziamoha5433
@fouziamoha5433 4 жыл бұрын
Intan dhibic yaro dhiig somali ku jiro dhamaan soomali weyn waxan ogu hambaliyeynaya 26 June somali ha nolato hana isracdo viva somaali💗💗💗💓💓💓💓
@familyhamnad1285
@familyhamnad1285 4 жыл бұрын
Waxa ii farxad ah manta ina ahy somali Ana ka dhashay Somali dhalasho uma cilqabo guul idin leyahay israca oo midowa❤️👏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Wa video an qiro dar deed an ula el meyay I love you dad keyaga hamblyo 🥰❤️🇸🇴❤️🥰
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 жыл бұрын
Xuquuqda heesta inaad xusto ayaa wacan Abwaankii ereyada lahaa iyo kooxdii wadajirka u qaaday
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 4 жыл бұрын
Hambalyo mather lnd💙💙💙💙💙💙💙illhow Wadankena nbaad noga dhig🤲❤
@mxmed5179
@mxmed5179 4 жыл бұрын
Wow🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴 guuul somalia
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 3 жыл бұрын
Nabiga ku sali abowe iyo abyo thnks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🤘
@faisoaadncosmaan2094
@faisoaadncosmaan2094 4 жыл бұрын
Hampalyo hampalyo umada somaliyeed meel kasto Ay joogan ilahee sanadkaa sandkiisa nagarsii 26 juun hampalyo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😶
@apdullahiapdiosman4472
@apdullahiapdiosman4472 3 жыл бұрын
Inta 2021da soo raadise love ❤️ ka
@medoabdi9596
@medoabdi9596 4 жыл бұрын
Somalia ha naloota cadowga hajbo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥 From 🇦🇪
@fardowsaabdillehindi6180
@fardowsaabdillehindi6180 4 жыл бұрын
Hambalyo Ummada Soomaaliyeed 60 Guuradeena . Cabdi Askariyoow Walaal waxaan dhihi lahaa CALANKA Hala baraxtiro Inshaa Allaah. ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@hanadsef-labod5511
@hanadsef-labod5511 4 жыл бұрын
Wllhi waba iska jeclahy calanka 🇸🇴❤️
@rahmaabdullah2712
@rahmaabdullah2712 3 жыл бұрын
Somali boramawiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kufana somalinimo Insha Allah guulsre
@naimahh2430
@naimahh2430 4 жыл бұрын
Wow Beautiful wlhi hambalyo dadkayga illahay nabad warta hanasiiyo iyo hormar qabilka iyo is naceebka dhaxdeena allaha ka saaro somali hanoolato ❤️🇸🇴💪🏿
@drayuumi973
@drayuumi973 4 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo umad somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@haykalaiimaxamed5813
@haykalaiimaxamed5813 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
@nasriinsomaali4937
@nasriinsomaali4937 4 жыл бұрын
M.a hambalyo hambalyo Somali weyn dhamantod guul aan dhamanen Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴
@Mohamed-wv3vz
@Mohamed-wv3vz 3 жыл бұрын
Who still watching this 2021 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
@DucaalecaliDucaalecali-rf8pr
@DucaalecaliDucaalecali-rf8pr Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@deeqocisman2899
@deeqocisman2899 4 жыл бұрын
Dalku dhismaye yaa dood ka qaba🤩🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dabaal saga 7aad xoriyada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@quencayuzh3205
@quencayuzh3205 4 жыл бұрын
❤❤❤❤somali allw midey dhmntoda qlbiyadado isku fur❤❤❤❤
@MohamedAmin-tw9nz
@MohamedAmin-tw9nz 3 жыл бұрын
Amiin wll qali
@user-xu8dz4yf3m
@user-xu8dz4yf3m Жыл бұрын
Long live somalia my lovely country I just love how they sing the beautiful song 🎵 its actually lovely I watched it more than twice, I hope they bring another version of this. ❤🎉💯🦸🇸🇴
@hilowofficial8440
@hilowofficial8440 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo umada soomaaliyeed meel walboo aad aduunka kajoogtaan
@siyadmane9547
@siyadmane9547 3 жыл бұрын
Tt
@queennadira1623
@queennadira1623 2 жыл бұрын
Hanbaylo dhamaan umada somaliyeed🇸🇴 from rer hebel😂
@nimcofaysal5752
@nimcofaysal5752 4 жыл бұрын
Wlhi wan jidhi cooday Alaw somaali mid ka dhig 😥😰😭❤❤❤🤲🙏💪💪🤝🤝🤝🤝👊👊👊🤞🤞🗨🗯🗨❤🤍💚🤩🤩
@najumwadani7784
@najumwadani7784 4 жыл бұрын
Hambaliyo 26june dhaman umadda somaliyed 🇸🇴🇸🇴🎆
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 4 жыл бұрын
Masha allah hampalyo dhaman somali mohamed 🇸🇴🌍❤❤❤❤
@sacdiyoaxmadabdi4157
@sacdiyoaxmadabdi4157 4 жыл бұрын
Waaaw m.allh🤩😍Hambalyo dhamaan umada soomaliyeed✊🥀
@anshahofficial7957
@anshahofficial7957 4 жыл бұрын
yeh yeh abdi askari youtuber kaama horeeyo horumar waara ayaan kuurajeen
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
Ma ah allha hanbalayo💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️❤️❤️guul Somali 🇸🇴
@sihamaashraf496
@sihamaashraf496 4 жыл бұрын
hamplyo soomaali mela walipo aad jogti waxna nigu hamplyo 26 june🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ubaharcaday1449
@ubaharcaday1449 4 жыл бұрын
Xamdi bilan waan ku salaamay Canaan xeybaro telephonkiisa ayaa rabaa
@xafsinabarbie1114
@xafsinabarbie1114 4 жыл бұрын
Habalyo Somali weyney....💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 26 june🇸🇴💙💙💙 Happy independence day💙🇸🇴🇸🇴💖 intii somali ehh love haisartoo😍😍💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 codsi waye
@pogbaciise4001
@pogbaciise4001 4 жыл бұрын
OMG song of the year wlh❤🇸🇴✊
Non-Muslims react to: Debate about Islam at Oxford University
29:54
Aisha Rosalie
Рет қаралды 1,7 МЛН
Isha & Taraweeh Prayers , ٢ رمضان/ ١٤٤٥ هجري
1:40:40
American Muslim Society
Рет қаралды 5 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Ahmed Rasta - Haybad waxaad Ku leedahay, Dhulkaaga Hooyo - Full Song
6:03
Madaale Productions
Рет қаралды 6 МЛН
Gabar la qiirootay Maalinta Calnka 26 Jun iyo .See more.
2:55
Sky Soomaali Tv
Рет қаралды 7 М.
ISMAACIIL AARKA HEES KALA KACSAN | GALMUDUG | MUSIC VIDEO 2023
4:34
Goodax Media Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN MADAXAA I FURAN GALMUDUG 2021
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
KOOXDA HIDDO | CALANKA LULA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:01
SomaliSwiss
Рет қаралды 97 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН