XANUN! ANIGO SAQIIR AH OO LA IGU AMINAY DHIBKAN IGAYSATAY

  Рет қаралды 206,045

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#subscribe #ridhwanissack

Пікірлер: 1 100
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Allow qof walbo Muslim ah muradkisa usahal yarabi qof walbo xanunsan allow cafi🤲🤲🤲
@ZenitaPpe
@ZenitaPpe Жыл бұрын
Amiin yaa raapi🤲😢
@haniadam5011
@haniadam5011 Жыл бұрын
Ameen Yaa rabi 😢
@nastehoniman6396
@nastehoniman6396 Жыл бұрын
Amiin yaa raabi🤲🤲
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi 😢
@user-ct8wq2cn4e
@user-ct8wq2cn4e 9 ай бұрын
sorry abowe mcn😢😫🥺😫
@aniiza_cadceed8
@aniiza_cadceed8 Жыл бұрын
Qof walbo xasida ilma yarna dhibaateyo allow cadaabta kufogey dunidana ku ciqaab 😭💔
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Жыл бұрын
Wllshey iga yar oo abehey dhalay ayaa hooyadey korisay wlhi howsha guriga xitaa uma dirto waxaysan ayada siina nama siiso anaga hooyo mcn sidaad amaanada aabehey u dhowrtay ilaahey hakuu dhowro aduun iyo aaqiraba ❤❤❤❤
@akramabdi6426
@akramabdi6426 8 ай бұрын
Hooyo dhif iyo nadira wey wllhi waxan garey edo aan lajogi jirey keney heer daboolka tuunjiga badar la igu siiyo Lkn waxabarashedeyda kafakiri jirey umana qaban jirin 😢 alha hadan man sorog ahye
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 8 ай бұрын
@@akramabdi6426 abyo mcn qof walbo oo nolol adag soo maray ayaa ah kan ugu horumarka wngsan dunida waxadna gaari doontaa heerka kuwa eedo dhashay aysan gaarin
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 8 ай бұрын
Aaaamin wllhi dadka isku mid ma ahn ani edadey lso korey gabdheda ay nga jecled wx wlpo gabdhz ay smesna anaga dusha nlaga sri jiry isku cunto xita ma aheyn marka arko wxey ku dhqmeso gabdha abahy dhly niydaa wxa ka dhihi jirey manty hda hoyadey la jogi lhed adiga saan kulma dhqmen hda hoydey uso wregy
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 8 ай бұрын
@@ladiifoahmed5612 alx ilaahey caafimad aad hooyada kula qaadato waqti qurux badan haku siiyo mcney
@Ozla252
@Ozla252 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan wlhi waan ooyey sxb faraj qeyr badan allaha ku furo 😢
@deegoaliomar2159
@deegoaliomar2159 Жыл бұрын
Subxanllh, oo dadka sidaas udhaqmayo qofka inuu weynanayo oo dhibatadas kabixikaran ma ogo miya oo sidano kale ay ogushekenayan, Illahow intii Muslim aho dhibatesan dhibatada kasaar ya Rabbi🤲
@atharhassan9373
@atharhassan9373 Жыл бұрын
Aamiin
@BarlinAbdullahi-nc4wy
@BarlinAbdullahi-nc4wy Жыл бұрын
Amiin wll
@ayaankhaliif4662
@ayaankhaliif4662 Жыл бұрын
Ammin amin ya rbj🤲🤲🤲
@m.c.official1152
@m.c.official1152 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@faisamusse8522
@faisamusse8522 Жыл бұрын
Sorry young bro 😭 whatever don't kill you it will make you stronger 💪💪 keep your head up young bro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedshukri7414
@mohamedshukri7414 Жыл бұрын
Reality ❤❤
@aliolow9976
@aliolow9976 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭💕💕❣️
@jamasaid3417
@jamasaid3417 11 ай бұрын
j[s
@feysalhaashi
@feysalhaashi Жыл бұрын
Hooyo raadi wll mida kale ayeeyo lacgta aad aruuruneeso ku daaweey i dhaha ugu fiiq waa iga talo waligaa intaa nooshay ku dadaal salaaada iyo sunnoyinka salaatul leylka usoo kac xitaa wax waliba waad heleesaa ❤❤
@hanan4882
@hanan4882 Жыл бұрын
hooyo maxa laga radinaya ilheeda tuurtey. hadey hooyo fiican tahey runtii weysoo raadin laheed. waxaaba dhici karto ninkale iyo caruurkale leedahey inay ilmo hore u dhashayna sheegin. So sad you cant have kids and dropped them like a garbage just like taht. I would never try to find her. He got his ayeeyo that needs him now.
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Жыл бұрын
Maxaa hooyada tuurtay uu uraadinaa ayadaaba dhibkaanoo dhan u keentay
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 Жыл бұрын
@@iloveallah3519 hooyadii ha raadsado waalidka lalama ficiltamo si walba oo u khaldanyahay
@abujole3992
@abujole3992 Жыл бұрын
Maasha.allah waa waano fiican
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 Жыл бұрын
Walidka qaar walid la’an baa dhaantah Wlhi anaga waxa ino jogah labo gbdhod 15sano jirta midnah 16 hooyadod muqdisho be nala jogta waligeed maso raasan iyago waxa ugu danbesay jirah 3sano iyo 4sano marki danbe aabahy baa raadshay illa uu yiri naa kala gbdhahaaga baro iyaganeh dadka Ha ka bartane Wlhi ugu danbeen way xanun satay hada midi wayned baa lanool oo ku heeso guriga tii kalenah way isa so fahmi wayen😂
@kajsjabajsjsu6682
@kajsjabajsjsu6682 Жыл бұрын
Subhanallah subhanallah ilaahay ka baqa dadka caruurta aay dhalin haaya si ilaahay idiinku naxariisto 😢
@naddadahir6428
@naddadahir6428 Жыл бұрын
Sorry Apwe faraj Qeyr qaba Ilahey ha Ku furo Adiga io Ayeydana Ilahey Nabad Han isku keynkeeno 😥😭😭
@FartunHussein1
@FartunHussein1 Жыл бұрын
Maskiin 💔😢Ilaahay Waxaa kaaga baryaaa in uu ku siiyo nolal qurux badan aad ku hilmaamto dhibaatada ay kuu geysatay Eedo daas xun Subxaanallah.
@ismahanshirwa7568
@ismahanshirwa7568 Жыл бұрын
Waa abbe qeyro masul 😢😢 ilmahada iyo qof kale marka ey noqato ilmahada amiiin ruun iyo been ilmahina amiina Hada abbe tahay ama hooyo intaba maskiin ilah haa ku boga dhayo
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 Жыл бұрын
Abowe waad Gulesanesa Insha Allah Hooyadana Radi karonow ayada ayaba ayan daran o wiilkan Quruxda badan Rabbi Hadiyad uga dhigay e iska turtay Insha Allah Nolol mida ugu Quruxda badan ayaa ku rajeyna
@hanadkl2301
@hanadkl2301 Жыл бұрын
Life is full of challenges when you don't have responsible parents 😮 keep struggling nd one day, one time your enemies will fall under your legs😢
@abdirashiidsambul27
@abdirashiidsambul27 Жыл бұрын
That's what i know!!😢😢
@trolaage
@trolaage Жыл бұрын
I agree with you
@trolaage
@trolaage Жыл бұрын
I feel bad 😞 sorry abowe insha Allah
@broqofficial6944
@broqofficial6944 Жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 sorry brother 😭😭😭😭😭
@broqofficial6944
@broqofficial6944 Жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 sorry brother 😭🫶🫶👑🥰🫶
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Жыл бұрын
This makes me feel so sad 😭 Wlhida hooyo la aan waa nolol la Aan Sorry wll wil Aad uda yar ayaad tahy Noloshaada wado wllkana ilaali ilahy dadka hooyo iyo aabe hakaga dhigo 🤲😭😭😭😭😭
@abdirizakmohammed-os8lf
@abdirizakmohammed-os8lf Жыл бұрын
Alhamdullh for everything Noloshaa Adunaka wa adagitay laki qofi Edo Lagoo Aya daremi karaa Wlh Sid ANIGO kale😭😭😭
@abdirahmansomane-pk9qi
@abdirahmansomane-pk9qi Жыл бұрын
Kula mitha ahay sxb
@beydaanqurux8869
@beydaanqurux8869 Жыл бұрын
Ilmaa isoo dhaaftay wallahi waligay saa emotional uma noqon 😭💔 Walal mcn mustaqbal ifaya idin rajaynaya adiga iyo walalkaba ayeeyana ilaahay ha caafiyo
@NaimaBashi-eu1vl
@NaimaBashi-eu1vl Жыл бұрын
Ilinta wan ceshan wayy wlh anigaba wll ilhy ha ugargaaro😢
@muheydaadam8300
@muheydaadam8300 Жыл бұрын
The problem here is he had no friends who would encourage him to defend himself against her, he had lived with her since he was little he had known nothing but to endure her abuse🥺that is narcists do, u can never be enough for them. But once u said no to them they play the victem. I have been with eedo too and i know what kinda human they are am glad u moved on with ur life lil brother am so proud of you🥰wish u nothing but the best💗💗❤️
@shamsodaud927
@shamsodaud927 Жыл бұрын
ayeyo lahadal xariri imahad Mel iskulasokorten ohayo hada lcgta ad shaqeysana u aruri indhaha ugufiiq xanunada kalo hayana ladareen o ila hadashiya dheh walalhada iskumel kusokorten muqalkeda itusa dheh inasha alah ilahey haku cawiyo waxad rabtana hakusoyo ilahey isaga qalbi dalacdo ahe habaryar wlhi wanka xumahay xanunka kusogaray
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Жыл бұрын
Ma fahmin sheekadaan😂
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
I had similar problem when I was young. When you are physically & mentally abused things can get out of hand and you almost feel like there is no way out.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
@@farmaajoanigagardadiyey isagoo yar ayuu dhibku kubilawday oo eedadiis garaaci jirtay
@muheydaadam8300
@muheydaadam8300 Жыл бұрын
@@faridfarid6561 that is exectly what u think, you think this is just normal and there is no way u getting out of it but Alhamdulilah Allah never burdens a soul more than it can bear💗
@djosis9794
@djosis9794 Жыл бұрын
Why am I crying 😢😢😢this is soo emotional😭😭😭sxp nolool qurux badhan kurajeynaa naagtaas bari kamaalin iyada kubahan doonta adun wareegto waye
@Muktar_Farey
@Muktar_Farey Жыл бұрын
Wllhi walal bentada ma ahn. Ani eedo sas iso rafadise. Hada abo 2017 ayu dinte maanta ninkala qaba ayida waana rafadsanthy anay ibahantahy. Hada nin shaqeysto ayaan ahay alxamdullilah
@sahrasiciid7060
@sahrasiciid7060 Жыл бұрын
Xanuun weeye wllhi qisadan wllky nolool khayr qabta ku rajaynaa😢😢،
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
Nothing is permanent keep on believing in Allah, I know a day will come when you will be happy I.a. Create a good zone of friends that will extend you their hands for help. It's just a matter of time
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Жыл бұрын
Habo mcn hacafinin midganta bahan oo aan xishoneyn Nimanka Somaliyed carurta wey dhalayan war na kamahayan asago joga Wadan hormar leh ayaa wilashisa nag ureyso welasha ku dhaqaneysaa Odeygaas wa doqon kalito nagta Dofarta ah😭😭😭
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Naag ilmo ay dhalin ma rabto wllhi
@saadiaahmed1256
@saadiaahmed1256 Жыл бұрын
Subxanalah ilmuhu ma dushu ka saaran yahay, kii dhalay baa biilanayey oo ay rabtay inay la seexato oo wax ka dhalo, qof xanuunsanaysa Bay ahayd pyskopat ayadaa nolosha caynkaas ku soo kortay oo la soo rafaadiyey maskaxiyan Bay dhaawacnayd, wlhay waxas xaqiiqa qofka adigoo yar ood waxba awoodin kalgacayl iyo wanaag ku tuso inaad weligaa iloobayn aadna u abaal gudayso.
@LuulCusman
@LuulCusman Жыл бұрын
Mandeq omar wlhi been ma adan shekin aabahu wa bilaa aqali oo xayawan oo aqaso nas ah
@abdirahmandeck9966
@abdirahmandeck9966 Жыл бұрын
Sorry saxip wan kula ilmeeye nabsigaaga tugadaas wuu ka soo bixi doono nin rageed guuleyso ❤❤
@kabtanlove9075
@kabtanlove9075 Жыл бұрын
Asc dhamaan walaalaha ku xiran Ridwaan wiilkaan ha lugu taageero in uu helo hooyadiis fadlan waayo nolosha hooyo la.aanta ah waa mugdi inshaa alaah meel qayr qabta ilaahay ha kugu irsaaqo
@nimoahmed6218
@nimoahmed6218 Жыл бұрын
Sorry wlhy wan kaxumahay 😢😢😢😢😢😢
@mahamedmane9502
@mahamedmane9502 Жыл бұрын
Inchallah wll wlhi wn ilmeyey abowe illahay dhib kuma duso ayeyona allha ku cfiyo abowe hoyo allha kuso dhaweyo farxad ayan ku rajeynayaa
@raxamayusuf2926
@raxamayusuf2926 Жыл бұрын
Sorry wll waa arimaha Laga dhaxlo qosas ka bur bury ilmo yar oo waxy galsaden Jirin la dhibateyna wldintoda war kama hayan 😢wllhi waa xanunu illhy hauso nabd keno wlidintisa aygo nabd qaban
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
Hooyo la aan ma wanaagsana wllhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Hooyadu ayadaa katagtey meyse sooraadiso
@hanadjunior2935
@hanadjunior2935 Жыл бұрын
This is so disheartening!😢 I have never cried this much which made me reflect on how blessed some of us are and yet we don't thank God for that. For my brother all I can say is whatever you went through is what will nake you the man you will be in the future. Keep you head up and keep grinding 😢
@hamdihirsi2823
@hamdihirsi2823 Жыл бұрын
O
@KhadraGeenyo-th9vg
@KhadraGeenyo-th9vg Жыл бұрын
Strong man ayaaad tahay apowe Qlpiga allaha kuu Qaboojiyo😢
@sahra4091
@sahra4091 Жыл бұрын
Please send him to see his grandmother. Please help him out.
@nuuraabdulahilibaax9433
@nuuraabdulahilibaax9433 Жыл бұрын
Sorry abowe 😭😭😭Kaliya waxaa daremi karo qof dhibaatadaas soo Maray wll Alle hakuu qaboojiyo qalbiga😥
@deeqaahmedsabriye1881
@deeqaahmedsabriye1881 Жыл бұрын
Rizwan abowe halmid inan ka codsada raba abowe Hal abal igal kaso ah wiilkan inad I barta raba bless🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@kamallpabdikadir6511
@kamallpabdikadir6511 Жыл бұрын
Wllh This Young Boy is Astrong and One day One Time He Will Success wllh waan La ilmeeyay sheekadiisa Iyo Hadana Nairobi Oo aan OgahY nlzheeda Wllh sxp Nin adag paa tahy keep it up broman ......🤞🙏
@omaromar15
@omaromar15 Жыл бұрын
Rafaad Walba Raaxakadambeyso, Waxan soxasuustay Heestii Eedo Ayeeyo Nairobi halakeeno ❤ last 30 seconds Emotional
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤
@anisoabdirahman4940
@anisoabdirahman4940 Жыл бұрын
Inteh
@haniabdulkadir240
@haniabdulkadir240 Жыл бұрын
Inte ka baran kara
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
@@haniabdulkadir240 #sahantoosan
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
@@anisoabdirahman4940 #sahantoosan
@maslahmuktarchannel4813
@maslahmuktarchannel4813 Жыл бұрын
Wallahi very heart touching video I can't stop my tears bro keep trying and stay strong 💪 I had grown up with my two parents Allahamdullah but those who missed their parents love sorry all ceedo not good even if she's ur sister not good she's care of her children 😭
@xamdijamalxamdijamal5584
@xamdijamalxamdijamal5584 Жыл бұрын
Wlhi waa wiil baari ah wiilasha qaar wey garaaci lahaayen wll qisadada waa la ilmeeyay dhibkaaga dheef allaha kaaga dhigo hooyo iyo ayeeyo raadi waadna guuleysan doontaa insha allah hooyadaa karonaaw
@Lakimuhamedciiro
@Lakimuhamedciiro Жыл бұрын
Wuuyaraa
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah. Allah ayooyinku cuqubo u jecela Rabbi kuwad dhashen ayuu idinka siin Aakhiro na ciqabkeda RABBI idin mari. Waaruntiis sikasta ood afka uga cafiso ayada xun qalbigu ma cafin karo cuqubo idinku dhacday Aamiin yaa Rabbi.
@anababdi3850
@anababdi3850 Жыл бұрын
He is very strong❤❤😢😢😢 May Allah bless him
@trolaage
@trolaage Жыл бұрын
Ameen yaa rabi
@QueenJijah
@QueenJijah Жыл бұрын
Amen ya rabi
@Arbas_everleader
@Arbas_everleader Жыл бұрын
Nolasha sideydaba waa book qoraal ah, hadi ad aqriso bookgas marba page ayaa gadineysa. Waxan fila in ad fahantay halka an hdalka u wado, geelba🐪 labo jir so wada mar. hadi ad rabto guul iska cafi eedada iyo qof walpo ku xumeyay, hadi ad taas sameyso i’m sure 100% in ad guuleysaneyso I.A. Keep moving forward🏃🏾 Stay positive✅ Work hard📝 Help the needs💰 Be strong 💪 Never ever give 🆙.
@nadiaabdullahi6988
@nadiaabdullahi6988 Жыл бұрын
So sorry this happened to you Habo! There’s evil people among us! Might allah brighten your future and protect you!
@mohamedsheikh7835
@mohamedsheikh7835 Жыл бұрын
Broh let it never affect you 😢some of us went through similar challenges but we overcome it🥺...I wish you a successful life which will make her reminisce her tyrant act...never doubt, those pains will fade but she will too be entangled in the tides of agony...Allah is just and never forgets his servants 😢🥺
@abdirashiidsambul27
@abdirashiidsambul27 Жыл бұрын
it's so hard story but waad Kabaxde abow😢😢 lakini nin Rag inaa Tahay waxan Ku Ogaday How you thing Your brother's life❤😢 nin Rageed
@bellamouna4355
@bellamouna4355 Жыл бұрын
😥😢😰😓😭😭 kheir pour toi InshAllah que dieu te donne tous que vous voudrez wll horey uu soco je vous souhaite plein de kheir et du succès
@user-yd3tn7bp8x
@user-yd3tn7bp8x Жыл бұрын
Keep your head up, broh, and trust Allah and focus your journey ✌️👨
@originalabdi33
@originalabdi33 Жыл бұрын
Ax markan Camal Waxa i qabato Maxa somali aga dhalatey😭😡 Eedo waa arxan lay subxanallah. Wiil ma guri dhan Heyn karo😭 waxu ka dhashey beel gob ah🙏❤️ illahay haku dhayo qalbiga bro🤲❤️
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Eedo oo dhan saan u badan tahay sharteeda allah na dhaafiyo
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 Жыл бұрын
Allow ino naxariiso imisa caruur ah ba sidas ku nool maanta alle maxey dowladnimo waxbada inalaga maqntahy😢
@liilovechannel3916
@liilovechannel3916 Жыл бұрын
Sorry sxp wlhi wan kula ilmeeyey 😢 ayeeyana allaha noo caafiyo nolol qurux badan idin rajeynaya adiga iyo wllka
@ahmedmo637
@ahmedmo637 Жыл бұрын
😢😢Sorry bro The part of ayeyo Made me Cry 😢Edo arxan darana Very painful story infact
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Жыл бұрын
Am.very sorry broo😢😢that is very painful😢 Since your life is safe Alxmdulillah
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Жыл бұрын
Edo arxaan layaal mxe u yihin wayabe 😢😢😢😢 abowe adnh qalbiga allah haku qabojiyo wad nah kabexesa dhibkan insha allah
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 Жыл бұрын
Alle faraj ha inoo wada furo khayr qaba aamiin
@sahra4091
@sahra4091 Жыл бұрын
Yaa Allah help these children.
@munamire9656
@munamire9656 Жыл бұрын
Subxanalah illahaw qof ii mutay oo ila nool oo awoodlahayn anan xumayn dadku qalbi adaga hadan helilaha qof aan korsado wligay ma xumeeyen😢😢😢wiilkanyari waa xuu u eegyahay qof qlbi fiixan hadana waafariid oo kartileh keep going hbo
@hikmaruun2171
@hikmaruun2171 Жыл бұрын
Very emotional indeed 😢😢may almighty protect you nd give you good work inshallah
@hamudmohamed8949
@hamudmohamed8949 Жыл бұрын
More than emotional it hurted me...Check on this one day she will came kneeling on his knees.....luckly he is a boy who can find peace outside
@user-ut6bl2rl2t
@user-ut6bl2rl2t Жыл бұрын
Wllhi waa qiso xanuun badan oo qaliibaga iga Tabatay zxp lkn waa ka xumahay zxp lakiin keep going zxp mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Wlhi I am crying 😭😭😭😭😭😭 it's a sad story. Horey usoco brother guul baan kurajeyneynaa inshaAllah
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Wlhi waan kaxumaaday wiilkan yar dhibta usoomarey. May Allah help you bro and inshaAllah you will succeed. Teeda kale hooyadaa iyo ayeeyo waa inaa radisaa oo laxirirtaa inshaAllah.
@idriss5648
@idriss5648 5 ай бұрын
Feeling your pain man but what a strong guy you are, enduring the hardest part of your life, May Allah grant you a bright future with full of peace & happiness and allow you one day to meet your mum.🤲❤️
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali Жыл бұрын
Qalbigaan ka ooyey waa arin aad u xanun badan ilahay ha ugagaaro wilkaan hooyadiis u raadi walaal
@bellaguul840
@bellaguul840 Жыл бұрын
InshAllah everything is going to be okay walaalo. Stay strong and keep your head up InshAllah ❤❤❤
@muheydaadam8300
@muheydaadam8300 Жыл бұрын
Comment yada ka dremoya ine shekdan sad thy leme get my tissues closer cos i know i will shed tears🥺
@nuurulhuda3133
@nuurulhuda3133 Жыл бұрын
20 jir Ka adag bir keep going bro ilahow eedeeyinkena iimaan iyo alle ka cabsi maskaxdodo gali yaa rabi
@FariixaKushkush
@FariixaKushkush Жыл бұрын
Wlhi wn ilmeyay abowe ilhay faraj qeyr bdn allha ku furo ayeeyo wad is arkesan Inshllh niyada qer usheeg😭🙏❤️
@caashoabdi7047
@caashoabdi7047 Жыл бұрын
Habo mcn ilaahay Mar haduu kaa soo kaxeyey alxd raadi hooyada fariid ayaa tahaye ilaahay haku xafido aabo fcn ayaa ku dhalay
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
😢🥺🥲ayeeyo qof ay so korisay ama qof so arkay naxaristeda ayaa daremi kar 😢Ilahey haku xafido ayeyo mcn 😢
@muna.hussein991
@muna.hussein991 Жыл бұрын
Aamiin😢😢
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 Жыл бұрын
Walhi been mahan
@user-lo1wh3ie8s
@user-lo1wh3ie8s Жыл бұрын
Brother walhi waan oyey 😢brother samir Inshaallah kheir
@aminamohamed2605
@aminamohamed2605 Жыл бұрын
Ilaahay wlll faraj khayr hakuu furo insha allah ❤❤❤❤
@queenamishkingalim556
@queenamishkingalim556 Жыл бұрын
i.a alx❤
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 Жыл бұрын
Sorry 😢😢aboowe nin kufay uunbaa kaca guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 Жыл бұрын
Ax sorry wllo😭haniyad jabin waad guulaysanysaa isha Allah🥺
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Ax walaahi hooyo la aan waa xanuun 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@LuluSadam-lg2ox
@LuluSadam-lg2ox Жыл бұрын
Ridhwan, you have to understand maybe the mother abandoned her kids because of the qabil. This boy went through a lot wallahi may Allah ease his trials and make him successful in this world and after Ameen
@hamudmohamed8949
@hamudmohamed8949 Жыл бұрын
Qabilll.....The person being from Madiban tribe does not mean he is a lesser person
@masudabdi7155
@masudabdi7155 Жыл бұрын
People face challenges and difficulties in life never give up and keep your head up brother ❤
@ftomahas2488
@ftomahas2488 Жыл бұрын
Subxanalh illaah ha ku Cadabo maxey Sas uga galle ilmha yar Aduun Cadaw iyo Aqiraba illaah ha kugu Rado Adigne illaah ha ku bogo dhaho mama😢😢😢
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
Wlhi ilmahaan labo god ayaa laga cunay😢😢😢habartii dhashay naag xun darteed ayey ilmaheeda uga tagtay Dhibtu waa naagaha oo ilmahooda intey dayacaan uga tagayo maseer been been ah Tii eeda aheydna hooyadii dayacday ilmahaas wax ma dhaanto ayadana silic ayaye ugu dartay Lkn aabe yaasha somalidu dhib kasta oo dhaca ilmahooda been been ugama tagaan lkn eedoyinka aabe yaal wey qayaanaan wlhi nacalad haku dhacdee😢😢 lkn ugu danbeyn abaalkeedi ayuu mariyey waana uu furay ayaka ayuuna garab istaagay❤ Wxan dhihi karaa aabe yaasha ayaabo ka fiican hooyoyinka qaar😌😌✌️ Waayo aabe ilmihiisa nin kale ugama tago hdeysan naagtu intey furiin dalbato ilmaha la cararin😌😌😌
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Жыл бұрын
Haa wlx😢😢
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Жыл бұрын
Haa abayasha kala wanagsan
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Maseer ma ahayn waxa hayay ee maseer nacas baa hayay doqon maangaaban bay ahayd imisa dumaraa nin maseer uga taga hadana ilmahooda korsada dumarkaa kala maangaabsan
@AbdinoorQorlaqe-pi1iz
@AbdinoorQorlaqe-pi1iz Жыл бұрын
May Allah give you strong heart
@abdallamaah8021
@abdallamaah8021 Жыл бұрын
Pro wlhida daacadii qalbigaan ka ooyey saxiib nin rag ah baad tahey wlhida mid kalena oo ku farxad galisa aan kuu sheegee i Aamiin saxiib qli wlhida wadadii aad guul ku gaari laheyd baad cagta saartey ilaahey hukala garab galee walaalkayow Ilaahow ugargaar waa nin ragoo nolasha halgan kula jiree 🤲🤲🤲
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Жыл бұрын
Xanuun waaye wllhi😢
@yoonisxasancade
@yoonisxasancade Жыл бұрын
dhibka waa niban kaan inta naag ta ilmaha ka qataan naag kle u geeynaayo bal mee cunuga hooyadiis ku biilaan wax hooyadiis uga fiican heli maayee😢😢😢
@abdiidrogba8270
@abdiidrogba8270 Жыл бұрын
Wlh so emotional story😢bro don't give up
@funnygirl8993
@funnygirl8993 Жыл бұрын
Wllhi wa wax laga xanusado 😭😭😭 xita Wilka mental ahan wali caadi ma ahan Allah Ayaa joogo 😢😢😢
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 Жыл бұрын
Oh my heart hurts for him 😭😭wiilka tiish sii ridwan eedaan layaabee arxankeedu darana ishay kugu gubtaayoo afkay kala hadashaa😢
@ikraanabshirikraandegan8071
@ikraanabshirikraandegan8071 Жыл бұрын
So sad😢 wilka quruxda badan inay ku ciyarto
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 Жыл бұрын
Axx wiilka yar allah u gargaaro Abowe wax walba waa laga baxaa. Insha allah nolol qurxan ku ragaynaa ❤
@abdullahimuhsin9603
@abdullahimuhsin9603 Жыл бұрын
I thought my story was painful untill I heard this was more worse....Sry Man👊. This is wat keeps our heads up💯
@najmamohamed2689
@najmamohamed2689 Жыл бұрын
Quf edo laso nolay lee daremi karo edo sidey u xun thy 😢😭😭😭😭wax walibo somaray waxan ahay marwo rer leh alx😢😭🤲🏻
@NaimaBashi-eu1vl
@NaimaBashi-eu1vl Жыл бұрын
Abyo sabar adkeysoh
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Allh Xasiidsana Naribi anagoo Dumar aya wax nalo Qabta Qawowga jeroo Dartes Allh tas Aduunyada Allh ku Cadaboo inte Aaqero lagarin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢
@NaimaBashi-eu1vl
@NaimaBashi-eu1vl Жыл бұрын
Amen qumayada ilhy hka jaro
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Habo macaan meel kheer badan allaah hakaa siiyo adkeyso waad ka bixi doontaa isna illaali allaah haku illaaliyo
@user-bh7gp4xr5f
@user-bh7gp4xr5f Жыл бұрын
Wll illahay haku garab galo meel kastaa ood dunida joogid adiyo wllkba geesimaad tahay iyo wiil qabi fcn cashar ku kusoo maray hakuu ahaado horena waad uga socotay guulayso xamse❤
@qadroalinur3463
@qadroalinur3463 Жыл бұрын
Ala xanuun badanaa dadka qaar damiir malhan 😭😭😭😭 sory Abooweh 😢
@user-wj4nd8ht8s
@user-wj4nd8ht8s Жыл бұрын
وربي قصه حزين مره بكات ذاخل القلبي 😢😢😢
@fatumabashir50
@fatumabashir50 Жыл бұрын
Rali noqo wllky Qli 😢 Allah ayaa karabkaga ah horaay usoco😢❤
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali Жыл бұрын
Marka sxb ado 21 ama 20 jira side nag igaadkatay igadhadhicine makugu diganayi wallah shekadas umabogin
@fadxaibrahimismaaciil4010
@fadxaibrahimismaaciil4010 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢runtii walal wan ilmeeyay walhi wanan kuu duceeyay geeesi baad tahy walhi lkn noloshu waa itixaaan waxaana la eeegayaa sabarkaga markaaa midana aaan ku idhaahdo walal wad guulaysn hadaad wanaaajiso xiriiirka adiga iyo ilahay😢😢😢😢😢😢ilahayna garabkaga ha galo
@sapnapea9867
@sapnapea9867 Жыл бұрын
aduunkaan dadka kunool wee kala qiso xunyihiin wllhi anoo mid xun isoo martay baan kula ooye wllhi abowe😢 ilaahay baa qulubteena daala canaayo☝️😪
@Amounbile
@Amounbile 8 ай бұрын
Ridwan isack he makes a kind of vedios that are healing ❤️‍🩹 the peoples pain this world is full of pain and disappointments 😢keep up the good work walal thank you
@aswaanabdilahi
@aswaanabdilahi 11 ай бұрын
It is really sad but 😢Be strong bro
@ahmeddeknoor9275
@ahmeddeknoor9275 Жыл бұрын
This is my story wlh 😢😢 19jir iska dhaaf maanta on 27jir ahay dadka iskama dhicin karo they dismantle me😢😢😊
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Жыл бұрын
Habo isadkee dhibka yaraantada kugu dhaca waxa laga qaata waayo aragnimo iyo ad adeeg waligaa madaxaaga hoos ha Geena dadka iska dhici waxey ku dheer yhiin maleh
@ahmeddeknoor9275
@ahmeddeknoor9275 Жыл бұрын
@@ayaanmohamad6015 maanta dadka o dhan anaa ugu sareeyo waayo aniga dhibka igu dhacayey o dhan waxaa ka mmuhiimsanaa inan xaqiijiyo hadafkyga nolosha Alx waana ku guuleystey
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj Жыл бұрын
@@ahmeddeknoor9275 Masha Allah Aboowe Alle hadii uu ilmo kusiiyo hooyadood haka fogeen cid udhaanto malahan xidaa hadii aad isfurtaan iyada kubiilo waayo ilmaahaga ayaa raaxo kunoolaanayo. Inta dhiban dhibka Allaha kafeedo Ragoow ilmahiin ha ukeenina naag aan dhalin ama aan ayeeyo u aheen
@ahmeddeknoor9275
@ahmeddeknoor9275 Жыл бұрын
@@ShankaroonAxmed-si3hj dumarka naxariis daranaa marka ayku dhalin
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Жыл бұрын
@@ahmeddeknoor9275 dumarka dhan is kuma jiraan iskuwada midna maahan qaar wax jira aan ilmaha yar ee la nool uu la mid yahy ilmaheeda oo kale iyo qaar silciya oo waxey dhalen mooye wax kale Rabin marka aabaha laga rabaa inuu ilmihiisa xaaladiisa ka war qabo
@user-bm2se8wx7y
@user-bm2se8wx7y Жыл бұрын
Indee this is more than emotional the story of this boy touched my heart indeed life is full of hardships that requires tolerance my dear brother as long as you are in difficult life never give up i can see you have bright future and my payers are with you and on the other hand plz try to such and get your mother life with out mother is not a life so brother struggle your life brother and inshaalah you will a chieve your goals and payers should be your guidance otherwise indeed iam too sorry i felt your pain
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Жыл бұрын
Wax qeer qaba oo barakalleh allaha idinsiiyo Adi iyo walaalkaa
@baashiboy1
@baashiboy1 8 ай бұрын
My bro geesi Ayaa tahay hore u soco Midaas Eedo kaama raacin Eedo qalbi xun leh ayay eheed bro hormar wacanaa kuu Rajeenaa. Ayeeyo Mcn markaa tiri waa kuu xiisay wlh ilin Ayaa iga timid 😭😭😭
@sahal8661
@sahal8661 Жыл бұрын
Ninkaan Legend waaye bro keep going
@PROFESSOR__SADAM__H
@PROFESSOR__SADAM__H Жыл бұрын
Even the strongest feeling expire when ignore and taken for granted
@hudocabdi2939
@hudocabdi2939 Жыл бұрын
Wllkey qalbiga allaha kuu qaboojiyo
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 Жыл бұрын
This is So Emotional 😢 Wlhi ilmaa isoo dhaaftey Ilahey Kheyrka haku waafajiyo wllkey Waalidku waa iney ilmaha ka warqabaan
@elyasyusuf7009
@elyasyusuf7009 Жыл бұрын
What goes round comes round
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 42 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
اليوتيوب أنقذني من الي عشته | فارس عاشور
2:36:59
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 370 М.
AX! 2 NIN OO MID XASLE YAHAY TIJABISAY MAXA UGEYEY KAHA HABI
21:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 191 М.
KAFI ABDI SABABTA AAN U DHAHAY ISDUR CIRBADA ....
27:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 373 М.
HABENKI AROSKA OGATAY IN RAGTINIMADAY EBER TAHAY SATAR vs 6
33:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 327 М.
XANUN! JACEEL DARTI DAWADA DHIMIRKA LA ISIYAY UNA CABAY SUN
48:11
Ridhwan Issack
Рет қаралды 107 М.
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,6 МЛН
Sigma Kid Hair  #funny #viral #comedy
0:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,8 МЛН
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,6 МЛН
Вор в законе заступился за официантку  ...
0:59
Сериалы 🍿
Рет қаралды 9 МЛН