No video

Xaqiiqda 2139 Exchange

  Рет қаралды 28,775

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 256
@ahmedmohamed-ir1lo
@ahmedmohamed-ir1lo Ай бұрын
Sidee ugu baxsada
@cabdiwahaab456.channel
@cabdiwahaab456.channel Ай бұрын
Very good poin i agree with you 💯
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@ahmedmohamed-ir1lo
@ahmedmohamed-ir1lo Ай бұрын
Geelle iso caawi bro
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Ай бұрын
Ustaad Eid Mubark❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
eid mubarak wll
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l Ай бұрын
Mashaallah wll waad mahadsantahay guuleyso
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
adaa mudan wll
@mohamedabdullahi9902
@mohamedabdullahi9902 Ай бұрын
Aniga ayaa galay oo markii aan arkay ka baxay, inta badan marka hore dhaqdhaqaaqiisa way fududeeyaan si aad ugu kadsoonto waxaana inta badan u yaalla qaddar marka ay gaadhaan khadka ka saarayaan. Anigu marka aan galayay ma aqaanin crypto-aha balse kaddib oon billaabay inaan bianance isticnaalo koorsana qaato ayaan dareemay in waxba ka jirin.
@haredmedia1494
@haredmedia1494 Ай бұрын
sxb sare equityedge propfirm kaan naga bhubi scam miyaa mise waa mid saxan
@cumaraxmad7061
@cumaraxmad7061 Ай бұрын
Waxan ku weydiyay apparently one trade inaad xog iga siiso odoo mahadsan
@WifaaqOnlineQuran
@WifaaqOnlineQuran Ай бұрын
Mahadsanid. Kuex na ku soo xigsii
@djhakim5041
@djhakim5041 Ай бұрын
bro invited code i weydiye isoo dir hada ku jirto
@salahyaremedia1332
@salahyaremedia1332 Ай бұрын
Bro kuex ilaa isbucaan nasoo siidaa adoo mahadsan 🙏
@fuadhussein4027
@fuadhussein4027 Ай бұрын
Zxp coinka pepe. Bal review noogasoo samee ma fiican yahay
@maxkamada-n2k
@maxkamada-n2k Ай бұрын
Chp sweatcoin ayey lacag iigu jirtaa ee maad iga saari
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Ай бұрын
Nio dhicista lacagta waxaa ka muhiimsan xalaalnimada waxan oo aplications ah ee lacagtaada xaaraan haku soo darsan intaad wax faa,id isleedahay
@salmaanmohamednuur7796
@salmaanmohamednuur7796 Ай бұрын
Mahadsanid Ustad Next Kuex kso xiji insha alah Waa future waana scmer lcg bn geliyy lkn dib baan ugula laabtay
@MrCaatos..
@MrCaatos.. Ай бұрын
Kuex maxaa ka Fahansam.Tahy
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
bari insha allah
@salmaanmohamednuur7796
@salmaanmohamednuur7796 Ай бұрын
@@GelleBashir cfmd rabi hkg gaarsiyo dhamantenaba Ustad
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Ай бұрын
Mahadsanid gelle koleey ani tardebot kii hore wuxu ii geystay ma hilmaamin wxn hubin aanan aqoon full ka heysanin kuma dagdaya,
@naemabashe2814
@naemabashe2814 Ай бұрын
Lacag miyuu ka cunay wll
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Ай бұрын
@@naemabashe2814 Haa wll
@QusaiHammouri
@QusaiHammouri 28 күн бұрын
Ka ganacsiga madasha Kuex ma xalaal baa mise waa xaaraan?
@dalmar199
@dalmar199 Ай бұрын
You can trade anytime you want .
@XOG_WARAN_MEDIA
@XOG_WARAN_MEDIA Ай бұрын
pocek option kawaram ustaad isaga
@maxamedjaamac6197
@maxamedjaamac6197 Ай бұрын
Ilaa gorme ayaan sidaan kusi jireena oo wax anan hubsan marwalbo wan galno nagula si dhaca
@faclon.
@faclon. Ай бұрын
Asc zhp maat ka soo hadashid meme coins ka
@bariyowinaali8837
@bariyowinaali8837 Ай бұрын
Mahadsanid Mr Geele bishi 3aad baa saxibkey ilasowadaage balse waan kagaabsade Lkn KUEX ayaan hada isbuuc kujiraa Allaha Naguguuliyo
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Kuex muxuu yahay wll😅
@bariyowinaali8837
@bariyowinaali8837 Ай бұрын
@@Dhambaal55 Waa app Asagane exchange ah oo malinti 3 signals aad heleyso kudawaat 30$ waan kafaidna malintii
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
@@bariyowinaali8837 xalaal mise xaaraan sxb
@quruxsan287
@quruxsan287 Ай бұрын
@@bariyowinaali8837 signalka yaaku siinayana app kaaa
@user-ft4mz5xq6y
@user-ft4mz5xq6y Ай бұрын
Zhb ku jir wlhi waayo lacagtaada aad gelisey markaad kala soo baxdo meel dhigo kadib taa ku hartey ku shaqeyso intey haday doonan baaba'yaana kasii cun😂😂
@dheefsan
@dheefsan Ай бұрын
Anuu $500 ban ku bilaabay 27 May. 25 cisho kadib waxan ka gadhy $1300, June 22 keeedi ban ka saaray $700, imikana $700 oo faaiido ah wada 😊 15 Days kadib ban isleyay ka saar $1000 oo faaido ah markay gaadho $2000 Wixi inta ka danbeeyana every 20 days ban ka saari doona $1k 😂 Marka Ustaad ku wa runtii mar uun bu kici doona 2139 iyo KUEX ba Lkn inta hore wad ka faaideyn karta adoo ku shubanaya lacg aad ka maarmi kartid Muqaal ban ka duubay KUEX isagoo faahfahsan, lacgta an ka sameeyayna dhamadka muqaalka baad ku arki doonta ee soo Daawo 😊
@Eva_1046
@Eva_1046 Ай бұрын
Fiiri abaayo Instagram maleedahy horta inaa kusoo qabto rbaa
@mohamett-co4nb
@mohamett-co4nb Ай бұрын
Hada in laxire sooma arkin😅
@homeofquran7134
@homeofquran7134 Ай бұрын
Midkee weeye ma kuex baa kaa
@dheefsan
@dheefsan 12 күн бұрын
Ha wll KUEX weye
@Heimatar
@Heimatar Ай бұрын
Telegram ayee active ka yihiin waa hadii diyaar tahay.
@saraabdalla5309
@saraabdalla5309 Ай бұрын
I cant understand the language, so it is halal or not Can i speak with by Email Thankx
@ahmedmohamed-ir1lo
@ahmedmohamed-ir1lo Ай бұрын
War tol belayeey side lagaha ugalaba anigey lagaci igu jirtaye
@abdulwahidaweis6245
@abdulwahidaweis6245 Ай бұрын
MIDA XIGTA WAX Qasab ah kama jiraan adigaa xor u ah inaad raacdo signals ay iyaga kuu soo analays gareeyaan ama inaaad ka tagto
@adamomar6478
@adamomar6478 27 күн бұрын
Is 2139 itself Kuex?? Please anyone answer me If not why thay are very similar
@amiir_artan362
@amiir_artan362 23 күн бұрын
Bro pocketoption nh war naga sii
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak Ай бұрын
Ustaad su'aal ayaan qaba "hamster kombat " Siday u shaqysaa na fahansii???
@AlenaRoy-pr6ln
@AlenaRoy-pr6ln Ай бұрын
Hamster kombat sida loo isticmaalo ka daawo kzfaq.info/get/bejne/o7yTq5mf27zWeGg.htmlsi=sqL4lcR1LkobACYE
@Cirshiida
@Cirshiida Ай бұрын
Geelow zxb xaasid baad tahay
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
Zbb zxp
@ahmedmohamed-ir1lo
@ahmedmohamed-ir1lo Ай бұрын
Gellow igu caawi sidaan ugula bixi lahaa
@abdiazizmohmud9109
@abdiazizmohmud9109 Ай бұрын
Haddii aad Muqdisho joogto yar dadka uga bixiya deposit-na u sameeya ayan aqaan haddii aad u baahan tahay.
@abdinasirmoumin9246
@abdinasirmoumin9246 Ай бұрын
Ustaad waxan joga sweden bainance iyo gate io sameestay bankigeyga si toos ah deposit ma uga sameyn kari ee maxa xal ah Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Mastercard ama visacard isticmaal wll
@ahmedtallman465
@ahmedtallman465 Ай бұрын
Vastex kaso hadal
@user-ff7nf4gx6u
@user-ff7nf4gx6u Ай бұрын
pro geele pashiir 7months ayanu kudhex jirnaa anagu 2yearsna wa shaqeyneyey 2139ku sidee la wada yaqanona iq option ayuu la mid yahay sa lagugu warameyna qof ku cusubad wareystey
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 Ай бұрын
Brother wxani ma xalaalba mise waa xaaraan
@rezekebdi4126
@rezekebdi4126 Ай бұрын
1: exchange isticmaalan waxa la dhaha MEGA. 2.Signal neh wa fre ada xor u ah ina trade gareesid lkn 2 signal oo 99% kalsooni ah aa ku leedahay maalintii. 3. Lacagta anytime la baxe kuma xirno 45 beri. Sbbtoo ah lacagta deposit garesid lacag u dhiganta(laba jibaar) mrke kugu jirto 100$ wxa laga jarana 5%
@abdihakim4634
@abdihakim4634 Ай бұрын
exactly, si fcn uma baadhin aniguba wan ku jira maca ka kale e u shegay KUEX labadaba wan ku jira sida u wax inogu shegay iyo sida u yahay isuma dhawa
@fathiomer4618
@fathiomer4618 Ай бұрын
Pyrimid system weyi zhp ama jiifo jaq qofkale lacagtisi ba laku siinaya marki system ka millions dhex marana wuu kala kixi doona inayar iska sug 😂😂😂😂45days lacag la sugayo withdrwal
@rezekebdi4126
@rezekebdi4126 Ай бұрын
@@fathiomer4618 haha sxpow ani 4 bilood ku jira lafaheega wa ka heesta alx tubada caanaha iska dhuuqooyaa ani hde hda la isku booda maba kala jecli😂
@cabdiraxmansaciid4291
@cabdiraxmansaciid4291 Ай бұрын
Group telegram magaciisa ma iisheegi krtaa wllka ama invite link
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
​@@rezekebdi4126wll wali mashaqeysaa haa hadey thy icaawi wll waa gashan waan aqan kuwan oo kle marka ifahansii send me your number plz
@MohamedFeysal-yp3ln
@MohamedFeysal-yp3ln Ай бұрын
ustaad geele aad ayaa u mahadsan tahay wlhi dadka waxaa ku kalifaaya ineey lacagtooda si fudu loo dhaco wadanki shaqo majirto ilaaheey ha u gargaaro
@suleimanrashidmohamudbacay1555
@suleimanrashidmohamudbacay1555 Ай бұрын
Asxaabeey in lagu dhici karno midkasta iska ogaada oo idinkuna wax ku dhaca goor hore xaqina kala baxa wixi kale iska gurta. Mr.geele adiguma dadka wax u sheeg kala.bax uun ha iska.odhane.halkaas taga dheh, hadad doonto link.aad.adigu leedahayba la.imow
@ShidaneBoy-d9m
@ShidaneBoy-d9m Ай бұрын
Pro CBEX Kaas War naga Soo sii lpx
@saiomu524
@saiomu524 Ай бұрын
Sweatcoin in ku dameeyey
@faizaliza5654
@faizaliza5654 Ай бұрын
Wllkey tradezero kasoo hdl
@FosiyaMohamed-jl2jl
@FosiyaMohamed-jl2jl Ай бұрын
Kuex kasoo hadal kaasna ku jirnaaye
@MrCaatos..
@MrCaatos.. Ай бұрын
Zhp Kuex ka soo Hadal Plz
@ZakariyeIbraahim-bf3fw
@ZakariyeIbraahim-bf3fw Ай бұрын
Saacada ugu horeyso gudahed inta daawati ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
2139 waa app aan ka sameeyay lacag badan dhawaana waan ka dhoofi doona
@Nature-j6g
@Nature-j6g Ай бұрын
Invite code see lagu hela
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
@@Nature-j6g Sideen kugu soo diraa 🤣
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
​@@mohamed__kader505😂 sxb xaaraanta ku dhuuf lkn caloosha ha galim wlhi waa iga talo
@Babiloch
@Babiloch Ай бұрын
Saxib Ben aburka weyn ee ad ku edeyneyso 2139 sidan ad ushektey Maha labada signal 2 wafirii hadad doneysid inad tired gareyso xorbaa tahay
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Lacagta mala bixi kartaa😂
@yahyesuldaan9139
@yahyesuldaan9139 Ай бұрын
Hal su'aal zhp ma xallaalba mise waa xaran?
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
futures weeye trade marka waa xaaraan oo ribo saaran
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
​@@GelleBashirsubxanalaah wlhi dadkii way iimaan beeleen😢
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 Ай бұрын
Forex kasoo hadal Xalaal miyaa Ama xaaraan..
@mahadosmanahmed9755
@mahadosmanahmed9755 Ай бұрын
Signal-ka marka so qato aa screenshot ahan kugu so dira teda kel video mrku ku kala koco next month mid kale kaso diyari
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 Ай бұрын
hh o imika barnamijkan miya run run u aminsan tahy 2week laysla gadhi mayo sxp kolay lcgtada dan kama lihide tugo qadanyse masakinta iska si inta so sarato tasa kaga ficn ajar ka helaysae
@naum644
@naum644 Ай бұрын
Ma xalaalbaa mise waa xaaraan kamaad jawaabin
@Ilwadabdirisaq
@Ilwadabdirisaq Ай бұрын
Tbt wa ta lacagta igala kacday masiibo bay ahyd tuug ah
@libanhassan4998
@libanhassan4998 Ай бұрын
2139 waxa ay ku siinayaan 3 signal ama 2.. balse waa d ka trade gareyn kartaa xurbaana utahay mida 2 aad inta aad gashatid uma baahnid oo qasab maaha inaad dad kentid si lacagtaada uheshid oo signalada ay ku siinayaan baaba kugu filan... mida 3xaad wey leeyihiin help line life ah ee Mr.geele ku yara noqo oo dib ubaar walaal adoo mahadsan.
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Signalkoodu ma xalaal baa wll😢
@unitedsomaliradiousr9614
@unitedsomaliradiousr9614 Ай бұрын
Libaan sxb wacaan kaa rabaa inaa wax iga fahan siisid 2139 exchange, inaan galaan rabaaye, mahadsanid
@taariikh
@taariikh Ай бұрын
Waxa ay aheyd in ad isticmasho si aad u ogaato. 2 signal aya la baxsha every day. Lkn adi si xur ah wa trade gareyn kartaa. 10 k trade wa ku gali kartaa kaliga. This is not good analysis
@FosiyaMohamed-jl2jl
@FosiyaMohamed-jl2jl Ай бұрын
Kuex change halaguso yaaco😊
@dj__quara1493
@dj__quara1493 Ай бұрын
ustaadii waxaan rapay inaad kasoo hadashi pi network coin jira miyaaa mise waa fake
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Next video weye
@dj__quara1493
@dj__quara1493 Ай бұрын
i.a ustaad
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Ай бұрын
Huuhaale weyn.
@mahadosman6559
@mahadosman6559 Ай бұрын
zxp sweatcon lacag kala baxay sxb I caawi adoo mahadsan bro
@madadlomedia2428
@madadlomedia2428 Ай бұрын
Saxiib ka soo hadal kuex adoo mahadsan
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 Ай бұрын
Sxb barnaamijka sifiican uma soo baarin meesha lacag baa nooga jirto teeda kale lacagta xiliga aad rabto labixi kartaa signal la aanna waad trade gareen kartaa
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
Waa lasoo shegeyey
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
mashaqeysaa haa hadey thy icaawi wll waa gashan waan aqan kuwan oo kle marka ifahansii send me your number plz
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 Ай бұрын
@@hasandhacarbe2009 qofka wax usheegaayo anniga moo wax igabadan og yahay waxaa larabay asaga in uu galo uu soo ogaado shaqada qaabka ay usocoto
@madoo199
@madoo199 Ай бұрын
kuex ayaan kaa sugaynaaa mclin
@TheGamerDude46
@TheGamerDude46 25 күн бұрын
I can't understand language, can someone tell me 2139 legit or fake?
@gracewambui5564
@gracewambui5564 25 күн бұрын
I saw someone saying it was a scam that it closed 2days ago and took all their money
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 Ай бұрын
Ustaad Waan Ku salaamay
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
wn kaa qadey wll
@libanhassan4998
@libanhassan4998 Ай бұрын
Asc walaal Geele... 2139 hadii aan kuu yara sharxo ... 2 da signal ay ku siinayaan mooyee adiga waad trade gareen kartaa oo waa la hubaa walaal anaaba ku jiro hadadan kula hadlayo... on the other hand, hadii aadan qofna keenin xataa waad heleysaa lacagta aad gashatay in a matter of 45 days insha Allah.... mida kale waxa ay leeyihiin help line oo aad weydiini kartid everything possible regarding the platform.... brother Geele aad baan kuugu taxanahay balse marlabaad ku noqo investigation ka 2139.... in a meanwhile I am also using the Kuex . Alhamdulilah so far so good and it doesn't look like scam to me.
@abdalla_guul
@abdalla_guul Ай бұрын
​@@libanhassan4998 lacgta maan aniga lahayn maxay thy 45 gudahooda ku qaadanaysa 😢
@user-kk1oq7vx5n
@user-kk1oq7vx5n Ай бұрын
Wll kaso hadal wax la yiraah hamaster kombat
@AbdiqadirMx
@AbdiqadirMx 18 күн бұрын
Zhp AGIQT KASOO HADDAL
@ZeelloEntertainment
@ZeelloEntertainment Ай бұрын
Muuqaaalkaga wax hufan oo faahfahsan kaga maad hadlin.
@ibrahimadanafrax2734
@ibrahimadanafrax2734 Ай бұрын
Geeloow geeedkaan iyo kuex anaa 8bil kujiree iga wareeyso xogta aad sooheshay wada sax maahane
@mohamudahmed9995
@mohamudahmed9995 Ай бұрын
CBEX KAWARAN USTAAD
@SuhaybAbdirazak
@SuhaybAbdirazak Ай бұрын
Hamster kombat is soo hadal ustaad
@MohamedSomaliya
@MohamedSomaliya Ай бұрын
Fiicnaa lahaydaa inta lii dhacin muqaalkan lasoo galiya iska ilaali inta daawatey muqaalkaan
@Biikole143
@Biikole143 Ай бұрын
Kan maa lagugu dhacay
@yasirsultan997
@yasirsultan997 Ай бұрын
There is no user of this website till now who reported scam behaviour. For my understanding it is legitimate.
@waayaarag4623
@waayaarag4623 Ай бұрын
Sxb Facebook ka soo hadal plz update badan aa jiro
@abdirahmanjoordan558
@abdirahmanjoordan558 Ай бұрын
Update sidee ah shp
@Kingnasser7
@Kingnasser7 Ай бұрын
Mega trader5 kwrn
@hajimukhtar47
@hajimukhtar47 Ай бұрын
Wax lugu sheegy iska daayo gal horta adu oo lacag dhigo mrka ka so hdl
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
ani halkasa oga jeedaa in uu yahe scam so there is no point to invest it .
@Heimatar
@Heimatar Ай бұрын
Wax xalaal la dhaho majiro
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Ай бұрын
waxyabaha noocasa maba aminsani oo ah malin baa lagu tajiraya, cyrptocurrency keliya ban aminsanahy taasana ku caano maasha
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Taas waa madax xanuun 😢 Ma trade garaysaa
@MohamedSomaliya
@MohamedSomaliya Ай бұрын
Aniga la igu dhacey wallahi mana ilaawin dhacdadas website yada noocaas ah iska ilaali wallahi marka hore faido kasameyey kadib faido badan ayaa raadi waa kari waaye withdraw lacagta inaa kala baxo
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Wlll magacii appka ku dhacay😢
@MohamedSomaliya
@MohamedSomaliya Ай бұрын
@@Dhambaal55 website waaye capital ah
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
@@MohamedSomaliya sxb cilmiga miyaan la baran karin trading ka cripto
@libanhassan4998
@libanhassan4998 Ай бұрын
Anigaba waan usoo qoray si aan uga hadlo 2139 iyo kuex... markaan soo gudbiyay wixii saxda ahaa wuu iga delete gareeyay gelle... waan ku taxnaa gelle bashir balse wuu ku qaldamay ama qalad baa looga sheegay 2139 definitely
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
sxb waxba ma delete din ee haduu sax adiga ku yahey fikirkaaga wn ku daayey lkn aniga qabiir bn ahey oo Appkan waa scam ka carar
@Ciyaalka
@Ciyaalka Ай бұрын
Ustaad scammers ka internet ka adaa uga xilsaaran bulshadeena hore ayaa loo baadhaye
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Thanks wll
@abdihakimsarmaani
@abdihakimsarmaani Ай бұрын
Sidaad markastaba ugu hadashid howlahaan scamka ah aad baan kaaga mahadcelinayaa, seddaxdii sanadood ugu dambeeysay aad baan ula socday xogtaada
@mohamedHarir-jz6jo
@mohamedHarir-jz6jo Ай бұрын
Ustaad waxa aan ku jiraa CBEX waxa aanu soo diraa 5 signals Marka aad Cusub tahayna waxa ay kuu soo dirayaan Two Reward Signals oo dheeraad ah, 7:00pm waxa soo dhaca Hal signal, 11:00Pm waxa soo dhaca Afar Signal , waxana laga yaabaa in haddii aad $400 gashato bil gudaheed ama ka yar aad $400 oo kale ka hesho haddii aad signals wada qabsato ,Markaa Ustaad ka warran.
@ahmedalii3203
@ahmedalii3203 Ай бұрын
Cbex sidee ayuu u shaqeeya wll
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Xalaal mise xaaraan😢
@aliweereofficial3456
@aliweereofficial3456 Ай бұрын
Mel aad adiga go,aan ku gaartay in aad gasho miyaad qof kale wax ka weydiineysaa micnaha risk aad qadatay ku adkeyso CBEX in badan aan ku jiro wax dhib ah kuma arkin bro
@aliweereofficial3456
@aliweereofficial3456 Ай бұрын
​@@ahmedalii3203waxaa uu sheeqa sida Kuex iyo 2139 oo kale balse wax uu ugu ficaan yabay wa ka singal badan yahay oo 5 single ayaad qadaneysaa waa habeenkii un 7pm ilaa 11pm ayaa la soo diryaa singalka
@JJAbdi
@JJAbdi Ай бұрын
CBEX wan ka shakisanyahay
@user-gk1ye7xe1z
@user-gk1ye7xe1z Ай бұрын
Hada siknal qatay adina waxad leedahay tugwaye cml
@Our_luxury_world
@Our_luxury_world Ай бұрын
Alla Umadaan dantooda ma yaqaanan walle
@AbdiqaniKhadar-km4sh
@AbdiqaniKhadar-km4sh Ай бұрын
Sidaad wax u sharaxeyso maaha sidii aad xog aad nagu dhaanto aad soo raadisey,midkale Waxaan aad sheegayso maaha wax jira signal Qasab ah ma Jiro 45 days ka aad sheegtayna Ka hor iyo kadiba waad kala Bixii kartaa
@sakariyecabdicasisqorane9990
@sakariyecabdicasisqorane9990 Ай бұрын
kuex kawarn
@abees476
@abees476 Ай бұрын
Asc ustaad hal suaal ayaan ku waydiin lahaa . Crypto waa suuqa aad fiican aqoon u baahan Su,aashayda waa maxay digital product? Qabkee ayuu u shaqeeya Mustaqabal ahaan ma u fiican yahay ama layska halay karaa Adigu se xog maka haysaa. Ustaas isku day inaad video faah faahsan nooga soo diyaarisid. Mahadsanid 😊😊
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Xaga domain kooda maad baadhay ama cida iska maad baadhay ustaad
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
2139 ree hargeisa ayaa ku jabay😂 Tolow ma xalaal ba signaladu
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
@@Dhambaal55 waa xaaraan future baa laga galaa iska bax hadaad ku jirto
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
@@Dulmi_diid123 10 sano ka hor ayaan forex bilaabay aqoon , wakhti , iyo dhaqaalaba waan galiyay maalinkìi ay culimadu xaaraantinimaysay ayaa iigu danbaysay sxb
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
@@Dhambaal55 crytocurrency isticmaal iibso coins xalaasha ah wll
@user-vh1lh7mv7f
@user-vh1lh7mv7f Ай бұрын
Sxb please easy earn kasoo hadal😢
@engnor3318
@engnor3318 Ай бұрын
Kuwi hore dadka lagu dhici jirey lamid yhy
@raxmomaxamuud9618
@raxmomaxamuud9618 Ай бұрын
Anigaa hadda kashaday isoo duceeya😮
@user-nw4xg6oj2t
@user-nw4xg6oj2t Ай бұрын
Meeqo aya gashatay
@homeofquran7134
@homeofquran7134 Ай бұрын
Mafaaiday
@dalmar199
@dalmar199 Ай бұрын
10,000
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
mashaqeysaa haa hadey thy icaawi wll waa gashan waan aqan kuwan oo kle marka ifahansii send me your number plz
@user-pv2ir3th1r
@user-pv2ir3th1r Ай бұрын
Trade bot oo wajigii soo beddeshay weeyan 2139 exchange
@mahadosmanahmed9755
@mahadosmanahmed9755 Ай бұрын
Trade bot ka aad shegeso we ka wenyihin wana ka horeyen 2 years iyo wax la badan ayey shaqeynayan mrka is daji wxdn ogen hala hadlin
@user-pv2ir3th1r
@user-pv2ir3th1r Ай бұрын
@@mahadosmanahmed9755 Lakin anigu fikradaydan ka dhibtay no problem
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Ай бұрын
​@mahadosmanahmed975hhh 2sano aaaa war wxas dunida kama shaqeeyan xita. Cid cadan ama umad kale shegaysana ma arag trade bot o la qurxiyey😂
@dariiqa-toosan
@dariiqa-toosan Ай бұрын
Sxp anaa isticmaala labo signal baan helaa faa idona waan kahayaa
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Ай бұрын
mashaqeysaa haa hadey thy icaawi wll waa gashan waan aqan kuwan oo kle marka ifahansii send me your number plz
@farxiyojaamacnuur648
@farxiyojaamacnuur648 Ай бұрын
Hello
@gracewambui5564
@gracewambui5564 25 күн бұрын
I want to know more about it please
@WadanooleAli
@WadanooleAli Ай бұрын
Kuex ku zoo yaaac
@qoranecabdale1336
@qoranecabdale1336 Ай бұрын
Sxb kuex m exchange ma investment miyaa
@qoranecabdale1336
@qoranecabdale1336 Ай бұрын
Ii sharax
@zuhairkingbou3966
@zuhairkingbou3966 Ай бұрын
Saaxiib aniga waxa aad wadaan waan fahmiwaayay marna , mt5 lacag kasamee,marna forex lacag kasamee marna treding views ,lacag ka samee saaxiib wareer ayaa nagu dhacay cilmigiina si dhameestiran noo fahansiiya 🥺
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hashimyasin7077
@hashimyasin7077 Ай бұрын
Si fiican inaad u baadho ayay ahayd waa laygu yidhi sheeko maaha mida kale wax xog oo balaadhan kama haysid si fiican u baadh markaa dadka lasoo hor fadhiiso veiws hanagu raadsane
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Ай бұрын
Markay kcdo sidi tradebot ooy😂
@abdi_252
@abdi_252 Ай бұрын
nin raga laba jeer god lagama wada qaniino kuwi tradebot idhaceen kuwo kale iima dhuuman karaan, xata waa isku qaab almost,somalida waa loo shaqo tagay inee xisaabtamin ayaa la arkay
@libanhassan4998
@libanhassan4998 Ай бұрын
Why did you delete my comment brother about 2139 and kuex???
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
I did not delete anything bro.
@abdalla_guul
@abdalla_guul Ай бұрын
Doodisa ayuu rabaa laga yaaba inuu ku qariyo
@user-jt2jo5dv2m
@user-jt2jo5dv2m Ай бұрын
​@@GelleBashirkuex kasoo hadal wll
@CabdiraxmaanMaxamed-eq4uu
@CabdiraxmaanMaxamed-eq4uu Ай бұрын
Ustad​@@GelleBashirhamster kombat kasoohadal
@nasibohussein5814
@nasibohussein5814 Ай бұрын
@@GelleBashirwhy are you lying I have been working with 2139 exchange for so long no problem so far. Alhamdullilah 🙏
@Jbqz
@Jbqz Ай бұрын
Dhaliyaro iska ilaliya 2139
@rezekebdi4126
@rezekebdi4126 Ай бұрын
Geele bashiir review xoogaha waa low bal ku laabo si fcn waxa usoo baar anigaana ka caawinaa qalad bdn videogada ku jiro
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
sxb marna haka shakin baaritaankayga, App scam weeye. wn xasuustaa Appki igu danbeyey Tradebot saan oo kale dhalinyaro baa comment gan oo kale isoo qorey ayagoo leh Tradebot sax weeye, wixi ka dhaceyna wala ogaa.
@rezekebdi4126
@rezekebdi4126 Ай бұрын
@@GelleBashir pyramid scam wuu yahay mkugu heesto engr. 3 years uu shaqeenooyaa 2139 2021 la bilaabay
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
@@rezekebdi4126 sanadaha muhiim maaha wll waayo scammers markey wax dhacayaan qorshe horey ah baa jira
@rezekebdi4126
@rezekebdi4126 Ай бұрын
@@GelleBashir tnx engr
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
​@@rezekebdi4126waar xaaraan baad ka dharagtay is dabo qabo wll😢
@YO-491
@YO-491 28 күн бұрын
Malintaan dawaday video wan kaso hore jeeday lakin manata lala tageyaag wixii misha ku jiraye😂😢
@salahmohamedalisalahsuldan1471
@salahmohamedalisalahsuldan1471 Ай бұрын
Geele Been ayad shegtay Nio
@sacadbukhari6831
@sacadbukhari6831 Ай бұрын
Intaas baan Afrikaba kujoognaaye, aan kaa shaqaysano Saaxiib badhiyo-culustaaay. Kkkkk
Trust Wallet Somalia |  Passport Uma Baahna | Crypto 🔥🚀
2:39
Gelle Bashir
Рет қаралды 11 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
كيف بعرفوا المستقبل وكل شيء رح يصير وليش بحكولنا عنه !!
14:51
أكبر سرقة بالتاريخ.. العملات الرقمية!
30:24
منصة 2139 للتداول ❌️ نصابين❌️ احذروا وانتبهوا ❌️
12:59
حسن الحلبي Hasan Alhalabi
Рет қаралды 47 М.
JASIIRAD CIDLO AH | 24 Saacdood ayaan ku noolayn jasiirad cidlo ah
11:10
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 79 М.
Best Wallet for HAMSTER KOMBAT: TONKEEPER Full Course (GUIDE)
19:26
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН