Xaqiiqda Qowmiyadda Native American-ka | Dhaladka Ameerikaanka

  Рет қаралды 24,490

ITAAL MEDIA

Жыл бұрын

Warbixintan waxan ku eegeynaa xaqiiqooyin ku saabsan Bulshada ku nool mareykanka ee loo yaqaan Ameerikaanka dhaladka ah

Пікірлер: 48
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 Жыл бұрын
Waxad ka soo hadashaa xidhiidhka diimeed ee ka dhaxeeya Jamaica iyo Ethiopia siiba boqorkii haile salalaysa wakhtigiisii. From gabiley.,Somaliland
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Soomaaliyana sidaas oo kale ayaa laraba in mabka aduunka loga saro maraykanka iyo ingiriisku waa bilaben arintas. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@AweysshuceebAadan-jf7yj
@AweysshuceebAadan-jf7yj Жыл бұрын
Daagalkii 2 Lawad nosokudbi mhd said wll qaali okey 🎉
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Mahadsanid
@DAYAXAFUUL
@DAYAXAFUUL Жыл бұрын
Taariikhdii dadkii kush empire state Soo diyaari bro
@hanadcumardiinle1135
@hanadcumardiinle1135 Жыл бұрын
Wll 🎉🎉m.a ❤❤ Dalka Singapore 🇸🇬 ♥️ iga faluw mahad sanid😊😊🎉🎉
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
waxa jeclanlahaa in aad daaha kasoqadid tariqda fog ee somalida , maanta iskulada kaliya waxa noogulabaraa in somali ay dhashatay 1960 , laakin nasiib darro ka aniga baritano yar yar waxan ku ogaday in somaliya ay mar soo aheed mid aduunyada maamusha sida maanta marekanka ookale , sidokale waxa lashega in faraaciinta masar ay asal ahaantooda kasojedan oo markii laweydiiyo halkee kasoojeediin ay dhihijireen dhulka awoowayasheen waa dhulka punt , oo maanta loyaqano somaliya . taariq fac ween ayaan lenahay oo sidaas dahahb u ah waliba kudarso somalida waxa lashega in waligood ay sanam soo cabudin ay islaam aheed waa tan markii nabiga lasosaray saxabadiina diinta faafinayeen ay somalida horay kaqaadatay diinta islaamka . waxaakalojiro xaqiiqo farabadan oo intaan kabadan taariqdeena , umadane meesha ay sharafkeeda kujuro waa tariqdeda maanta tariqdena waan tuurnay nasiib darro . lakin i.a dib ayay usonoqonaysa
@cabdiqanimuuseayuub217
@cabdiqanimuuseayuub217 Жыл бұрын
Waa dhibka lagu haayo oo kale Dadka Timaha Adag ee Soomaaliya (Jareerta)
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 Жыл бұрын
like banaadiri camal😢
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 Жыл бұрын
jasiirada socotra ee somalida laga dhacay ka soo diyaari pro
@bidhaamiye6674
@bidhaamiye6674 Жыл бұрын
Sxb horey usoco ,noosoo badi taariiqda wadamada sidii aad awalba ku weday
@qaalicabdi-vl6vv
@qaalicabdi-vl6vv Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Indiyaanku waliba si wanaagsan bay usoo dhaweeyeen cadaankii yimid waxayna ku marti qaadi jireen sabuuka oo duban ama la kariyey hili ka turkiga dibida waaweyn ee baflowga dadkii markay xasilooni heleen ee ay si fiican u degeen waxay ku tashadeen inay adoonsadaan dadkii soo dhaweeyey waxaana qarxay dagaalo khadhaadh mudo dheer baa laga adkaan kari waayey lkn aakhirkii cagtaa la mariyey intii soo hadhay way dulaysteen waxayna u fasaxeen daroogada iyo khamriga oo loo raqiisiyey si ay nolosha uga dhacaan oo aynan u haweysan wax maamul iyo mustaqbala hada dariiqyada maraykanka waxaad ku arkaysaa iyagoo daadsan oo dhacdhacaya wax guilaystay oo dadkaasa lama helayo
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
West sahara zhp
@wardiaqbalmuhumed
@wardiaqbalmuhumed Жыл бұрын
Qisada Killer Clown
@abdirahmanabdirashid6675
@abdirahmanabdirashid6675 Жыл бұрын
ASC zxp waxaad ka soo hadashaa Ajuuraan empire isaaq Sultanate Iyo majeerteeniya please 🙏
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 Жыл бұрын
Halyaaygu waa magac dadki ula baxaan kan damacooda iyo danhooda qabta wada kasta ha u maro daka dhan ha u laayo halka dhinaca kale uu u yahay laayaan daneyste dan gaara u qabta danta gaarka ah halyaayna waxaa ah qofka mabda dadku u siman yahay ama dhaqn aan la kala xigin xaq ahaana dadku u simanyahay marka kuwii qoray taariiksaa wuu dhamaanayaa waqtigoodu rabitaankoduna waa la dhamaanayaa galbeedkuna wadadii dhamaashaha ayuu ku socdaa waana la gaarayaa intii gaarta
@ahmedfarah3073
@ahmedfarah3073 Жыл бұрын
wll music ama guuxa dheer ka yaree muqaladada
@craxmaanjaamac4816
@craxmaanjaamac4816 Жыл бұрын
Sxb dagaal kii 2aad kasoo hadal
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 Жыл бұрын
West africa bal baranmijo ka so diyaari sxb
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Ай бұрын
Ma aamisani in uu Christopher columbus ugu horeeyey ninkii soo helayAmerica iyo americas.
@daahiraxmed6183
@daahiraxmed6183 Жыл бұрын
Jasiirada seychelles ee kutaal badweyn da hindia kasoo hadal wll 🥰🥰🥰
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080 Жыл бұрын
Jasiiradaan Anagaaba is kaleh😂😂
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
@@claahimaxamad.claahi.afgoo1080 waba sax anaga leh 1773 lee dad lagu beeray gumestaha
@user-bg6eb8lg2q
@user-bg6eb8lg2q Жыл бұрын
Brazil kasoo hadal ma hindi ba
@mukhtaarclaahixasan3493
@mukhtaarclaahixasan3493 Жыл бұрын
asc.sxb saaxiib.waxaad aad.noogu sharaxdaa.meesha layidhaa.. xabaalo.tumood. ee ber.bera.u.dhow
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
Mareykanka wa munaafiq ilaahey shartiisa Hana mootiyo ilaahey ha Daba gadiyo
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
@@daahiraxmed6183 😲😲😲😲🤣😂🤣🤣😂😂😂😂waligey ma maqlinwll Horta u codeey ma xume ma gaalba Mise muslim
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
@@daahiraxmed6183 waligey ma maqlin jasiirad la yirahdo Seychelles wa maxay inteese Ku taala
@daahiraxmed6183
@daahiraxmed6183 Жыл бұрын
Karaadi gogle maamka Kuna qor seychelles waa dal nal daris ah
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
@@daahiraxmed6183 muslim miya Mise gaal Maxa lagu taagera ineena laga taagera
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
@@daahiraxmed6183 wa jasiirad yar oo Ku taala dhaxbartanta bada Indianska marka Maxa Naga galay waayo ma ahan Dal Muslim ah
@user-bg6eb8lg2q
@user-bg6eb8lg2q Жыл бұрын
Brazil kasoo hadal ma hindi baa
@JDoe-gf5oz
@JDoe-gf5oz Жыл бұрын
So many cats walking on keyboards in here.
@MrShirwa-cw5bm
@MrShirwa-cw5bm Жыл бұрын
Waa been mahalin ninkaan ameriaca markuu tagay christofa waxaa deganaa dad
@cabdisalaamismaaciil2593
@cabdisalaamismaaciil2593 Жыл бұрын
Dalka Brazil .
@mohamedhussein8083
@mohamedhussein8083 Жыл бұрын
Hindada cas-cas means waa hindida guduudan dadka kala lahjada inad ku dhawaaqdo ayay aheyd hindida cas cas Waayo somalida banadkoodu gaduud makasayan thanks wll
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Жыл бұрын
Bogahunta
@mohamedtaagane1062
@mohamedtaagane1062 Жыл бұрын
Australia cida loogu yimid soo raadi
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
Mar horaan diyaarinay, channelka way ku jirtaa warbixintaas
@Apdinajiibbadri23
@Apdinajiibbadri23 Жыл бұрын
Waxad kaso hadasha berbera sidu ingiriisku ku yimid iyo heshiishyadi uu la Galay dadki dagana xiliga tariikhda daaha kaso qaad
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Жыл бұрын
Sax
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 Жыл бұрын
xitaa qur'aanka ayaa sidaas ah waxii lagu qoray ayey nooga dhigeen wax kasareeya wax kastoo laqoray
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
Waa sax dee Quraanka wax kasareeya majiraan!
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 Жыл бұрын
hi🧕🏽💐💐 all Arabian people 👳🏻‍♂️👳🏻‍♀️🧕🏻if you live in Al khaligi Arabia🌍 or if you live in Africa 🌍,I wanna tell all alot off things wrong in your realign Islam you have then I wanna tell what's right ok,🌹🌹🌹 1: don't say Allah Akbar ، لا تقولوا الله اكبر , / you say Al Rahman ahad or Al Rahman Akbar🌺🌺🌺، قولوا الرحمن أحد أو الرحمن أكبر 👍 ok, 2: don't say ashhadu la illah Ila Allah WA mahamed rasol Allah, لا تقولوا أشهد لا إله إلا الله و محمد الرسول الله , / you say Amin Al Rahman ahad la sharika laho WA adam rasol Al Rahman🌸🌸🌸، قولوا آمن الرحمن أحد لا شريك له و آدم الرسول الرحمن صلى الرحمن عليه وسلم 👍, 3: don't use Allah، لا تقولوا الكلمة الله , only you use Al Rahman🌻🌻🌻، قولوا الاسم الرحمن أو الرحيم , 4: Al haaj Wal Omra isn't Al kaabah in Saudi Arabia and is wrong for realign Islam ليست الحج والعمرة في السعوديه , / but Al haaj Wal Omra is Al masjid Al qodus or aqsa or aid Al monawar💐💐🌹🌹🌹، المسجد الأقصى هو نفسه الحج والعمرة و كمان هو نفسه مكه المكرمه والمدينه المنوره ,5: ( night Al qadar) is last day in Ramadan when tomorrow Al aid is night before the day aid 🌼🌼🌼 ok 🌷🌷, الليلة القدر هى الليلة العيد عندما بكرا العيد أو الليلة قبل اليوم العيد,,,,. 6:I wanna tell you what is wrong days of the week🌻🌻, الايام الاسبوع غير الصحيح، السبت والأحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والجمعة , Al asbti,Al ahad, Al isnin,Al solasa, Al arbaa , Al khamis, Al jumea, I tell you right day's of the week🌿🌿🌿🌿, الايام الاسبوع الصحيح، الاحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والسبت والجمعة, Al ahad, Al isnin, Al solasa, Al arbaa, Al khamis, Al sabti,Al jumea, and I wanna tell all people have realign Islam if you need go Al haaj Wal Omra you can go any masjid in your country in the two aids أي الشخص أراد أن يروح الحج والعمرة روحوا المساجد موجود في البلاد أنت تعيش don't say Al Jana,but say Al Naïm,لا تقولوا الجنة، قولوا النعيم والعذاب حرام أن تطوف حول الكعبة والله إسم من اسماء الدجال وليس إسم من اسماء الرب سبحانه وتعالى،👍 و مع السلامه 🧕🏽🇸🇴,🤔☕☕☕☕...........................................................
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН