Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Cape Verde | Ma yahay dalka ugu dumarka qurxoon?

  Рет қаралды 31,394

Tanaad

Tanaad

3 ай бұрын

Waa muuqaal ka hadlaya xaqiiqooyinka ku saabsan dalka Cape Verde ama Cabo Verde.
Cape Verde ama jamhuuriyada Cabo Verde waa mid kamida dalalka jasiiradaha ah,wuxuuna dhacaa galbeedka Africa ee badweynta Atlantic,
Hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir oo Subscribe-saar channel-ka hana ka ilaabin muuqaalka LIKE&SHARE.
Nagala soo xiriir:nolol1212@gmail.com

Пікірлер: 116
@Tanaad
@Tanaad 3 ай бұрын
Saaxiibayaal isku soo noqod wanaagsan
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 ай бұрын
Shp ilaahy kugu dhaariye sidan wax ka Badal maalin walba channel kga ayan booqda mise wan maqanthy waxa igu Kaliftaa ina video 10 jeer dawaday an daawado
@AbdullahiAbdurahman565
@AbdullahiAbdurahman565 3 ай бұрын
sxp muuqalada weekiba 2 mar noga dhig baryahan laguma arkine
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 ай бұрын
Macallin soo dhawoow.
@Cabdilaahifaro
@Cabdilaahifaro 3 ай бұрын
Ustaad,intee laga soo xiraaraa adoo mahadsan ustaad aad iyo aad
@Dalmarmedia591
@Dalmarmedia591 3 ай бұрын
Sxb dad jecel muuqaalada ayaa nahaye naga faaiideysa noona faaiidee
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 3 ай бұрын
Taarikhyahan wax badan ka faaidney wan kaga Mahad celin Inbadan walal Tanaad 😍 because anu magacaga ma aqaan
@Ajuraner
@Ajuraner 3 ай бұрын
Plz next greater somali
@muhannadmohammedhassan6706
@muhannadmohammedhassan6706 3 ай бұрын
Saxib muuqalada noso badi, mida kale muuqalada hordhac xarakeysan uyel afsomali tabin ahaned sida muqaladii Dalka Tansaaniya, iyo Dalka Laos o kale, khaleelka kada nagu xarakey😁👏🏻
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 3 ай бұрын
Welcome back tanaad aim big fan of you please bin
@ashqanhabib7745
@ashqanhabib7745 3 ай бұрын
Well done bro so informative speech
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Hayruf
@Hayruf 3 ай бұрын
Keep going bro TanaaD ♥️ 👌
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 ай бұрын
Welcome back brother
@Abdullahixoosh
@Abdullahixoosh 3 ай бұрын
Golden voice welcome back bro
@AbdihaliimAbdulahi
@AbdihaliimAbdulahi 3 ай бұрын
The legend is back
@hanadali5028
@hanadali5028 3 ай бұрын
The boss is back waa ku taageeraa boss❤
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 3 ай бұрын
Tnks macalin nosobadi wax badan aya kafaaideyna adiga oo maahdsan
@calisalad6301
@calisalad6301 3 ай бұрын
Cidade velha, macnaheedu waa magaalada qadiimiga ah Sida loogu dhawaaqo waa Sidaadi feelya, ee maaha sidaadi fela
@abdallamohaabdallamoha7259
@abdallamohaabdallamoha7259 3 ай бұрын
Welcome back ustaad
@aliabdi2436
@aliabdi2436 3 ай бұрын
Keep going bro hormar wacan ❤
@mohammeddeek2286
@mohammeddeek2286 3 ай бұрын
Welcome back legend
@abdiselamsultan
@abdiselamsultan 3 ай бұрын
Wellcome back Ustaad
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 3 ай бұрын
Welcome back Amin
@dungabdyyy
@dungabdyyy 3 ай бұрын
Soo badi muuqallad ❤❤
@kinghared9960
@kinghared9960 3 ай бұрын
So noqod wanagsan Ustaad👏👏
@user-lx1tn8sf7r
@user-lx1tn8sf7r 3 ай бұрын
Keep going abti
@ahmedjamal6897
@ahmedjamal6897 3 ай бұрын
Waa ku waynay zxp barakow
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 3 ай бұрын
Shugran❤
@Abdiraxmanmuuse
@Abdiraxmanmuuse 3 ай бұрын
Golden voice
@Abbas-uo7gd
@Abbas-uo7gd 3 ай бұрын
Zhp tanaad noo Soo Badi video yada ❤♥️
@Ajuraner
@Ajuraner 3 ай бұрын
Ustaad aad iyo aad ayaan kugu xiisnay waxaan halkaan kaa leeyahay RAMADAAN KARIIN iyo CIID MUBAARIK 🎉🎉🎉❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib tanaad
@mohadaahir2785
@mohadaahir2785 3 ай бұрын
Welcome back legenow
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voice❤😊
@abdihakiin
@abdihakiin 3 ай бұрын
so labasho wacan lejen
@HassanAbdallahRople
@HassanAbdallahRople 3 ай бұрын
Well come back 🎉
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 ай бұрын
Keep going shp wn ku wataa boqorka geography
@zakariaabdulkadir9222
@zakariaabdulkadir9222 3 ай бұрын
Waa lagu tabey sxb soo noqoso wacan
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 3 ай бұрын
Bigfan taliye 😊❤❤
@enggorod34
@enggorod34 3 ай бұрын
Welcme back.
@abdikarimmohamed8818
@abdikarimmohamed8818 3 ай бұрын
Sidaan sax maahan wax ka bedel
@zakariyeibrahimabdi3
@zakariyeibrahimabdi3 3 ай бұрын
Shbb Madagascar 🇲🇬 kasoo hadal.🎉
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 ай бұрын
Father of the geography
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh 3 ай бұрын
Haaye qbti niyow 2bilood baad mar aoo dhigee waxaan cibaaro lee maahi ooo😂😂😂😂😂😂
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 3 ай бұрын
Soo noqod wanaagsan ustaad 😊
@nrcabdi
@nrcabdi 3 ай бұрын
😪 😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 3 ай бұрын
War walaaloow waan kugu taxnayne xagd uluntay bilihii bilood ee udanbeeyay
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 3 ай бұрын
Aniga ahaan. Maya !!
@Adenibrahim-zd3dp
@Adenibrahim-zd3dp 3 ай бұрын
Well come
@C.rashiidNuuh-ei1xs
@C.rashiidNuuh-ei1xs 3 ай бұрын
W.bacak sxp plz soo Badi Geography ❤
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 ай бұрын
Wlcme back ustaad
@MUUSE967
@MUUSE967 3 ай бұрын
Welcome
@usaamesanka3701
@usaamesanka3701 3 ай бұрын
First one
@Najiib114
@Najiib114 3 ай бұрын
Ustadh so badhi barnamijyada documentary sidan okale
@ilabarocaalamka
@ilabarocaalamka 3 ай бұрын
Please Saudi Arabia nuuga dhig Muuqaalka xiga
@drladane3004
@drladane3004 3 ай бұрын
Comeback pro waan kuu xiisnay
@hassankaafi7959
@hassankaafi7959 3 ай бұрын
Bro hoshan dardar gali plz🙏🏼😊
@abdiqaniahmed2308
@abdiqaniahmed2308 3 ай бұрын
come back pro
@nuuxmiami
@nuuxmiami 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@Hayruf
@Hayruf 3 ай бұрын
Wllky waan ku xisnaY ❤😢
@sulemanhilowleciise394
@sulemanhilowleciise394 3 ай бұрын
Wll sida bil dhalatay cml aan kuu sugaynay ee muuqaalada naga soodadaji
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 ай бұрын
❤Ustaad Tanad Waad Naga Mashquushay Wayadan❤
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 3 ай бұрын
welcome tanaad sxp
@MohammedMohameddahirxusen
@MohammedMohameddahirxusen 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 3 ай бұрын
❤❤Tanad Channel❤❤
@kornelyaxye5960
@kornelyaxye5960 3 ай бұрын
Asc wrxma Salan ka dib zxp wan kuso dhaweyneyna aad ban kuugu xiiisney dhabti Waxan kalo rabey inan kula wadaago inaad kasoo hadasho mawduuc ku saabsan AFRICA wadamada ugu waxbarashada fiican muhim ma aha inaad hada ka soo hadasho lkin wa inaad to do listiga inoo gu dadha sanadka Mahadsanid ❤
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 ай бұрын
Mahadsidbbro
@muminmoha7102
@muminmoha7102 3 ай бұрын
We miss you landhere
@Fathhxan_ck
@Fathhxan_ck 3 ай бұрын
#somalilander_model #ck_caanka 0:18
@Sacdiyohassancabdi
@Sacdiyohassancabdi 3 ай бұрын
😊😊😊
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 3 ай бұрын
Welcome sxp
@salahdin191
@salahdin191 3 ай бұрын
Masha alla wlhi wa runta anaba boqday jasiradan waxana kuleyahay asxab badan wana sida shegtay tarikhdo dhan
@MaxamuudMaxamed-j5s
@MaxamuudMaxamed-j5s 2 күн бұрын
Sxb inaa wax kawey diyo ayaa rabay wadan kan cape verde waxa lii dhahay markab ayaa laga racqa ilaa baraziil sxb iga jahil bixi waa cudsi
@cabdixaafidabshir695
@cabdixaafidabshir695 3 ай бұрын
Tanaad please muuqaalada noo soo badi waa naga codsi
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 ай бұрын
Mr tanaad ramadanka wanaga dhumaty iskuso noqod wanagsan
@user-zb5wx4wl1r
@user-zb5wx4wl1r 3 ай бұрын
War heedhe sxb xagaad ka dhacday 😢
@Muhammadali1583
@Muhammadali1583 3 ай бұрын
Soo noqod wngsn sxp isbuucaan inoo joogtey noo 3 illaa 2 inosoo gali
@AhmedIse_p12
@AhmedIse_p12 3 ай бұрын
Hadaad ogan lahayd sidaan malin walba channelkaga uso eego inaad wax so dhigtay wllhi maalin kastad wax soo dhigi lahayd😢❤
@ApthirahmanHaipe-uu6ky
@ApthirahmanHaipe-uu6ky 3 ай бұрын
Barnamijka xiga saddex magaalo
@maxamedciise4756
@maxamedciise4756 3 ай бұрын
Saan kuu sugaynay ayaa daalnay ❤❤
@Mohamud.81
@Mohamud.81 3 ай бұрын
Sxb maalin walbo hal video cusub ino so gili i.a
@abdallahabiibi6821
@abdallahabiibi6821 3 ай бұрын
Ustaad lagu waye ma noshahay
@johncannedy-vi6uu
@johncannedy-vi6uu 3 ай бұрын
Zhp waa mashquushy miya
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 ай бұрын
MACALLINKA JUQURAAFIGA.
@sahalabdinur902
@sahalabdinur902 3 ай бұрын
Been alaa caayaye waa lagutabay intaad maqnayd walaalkay
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 3 ай бұрын
Tanaad
@saafimohamed6409
@saafimohamed6409 3 ай бұрын
Wadanka Macedonia kusoo Hadal please🙏🙏
@Akhyaar142
@Akhyaar142 3 ай бұрын
Miyad jogta?
@saadmohamed5169
@saadmohamed5169 3 ай бұрын
Dalalka muhiimka kahadal sida sudan
@user-tu6su2kt5h
@user-tu6su2kt5h 3 ай бұрын
Nio ayaamahan waxbaad nagusameysey😢
@sakariye116
@sakariye116 3 ай бұрын
Pro are you somali
@owsanyofetite264
@owsanyofetite264 3 ай бұрын
Maxaa u dhahde
@mohamudmohamedahmed4962
@mohamudmohamedahmed4962 3 ай бұрын
2025
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Wan ku tAgeeri jiray lkn waxaa noqonty caajislooow wll 😢😢😢
@MUUSE967
@MUUSE967 3 ай бұрын
😂😂 mashquul duni iska jiro ustad
@mohanaadambhai3236
@mohanaadambhai3236 3 ай бұрын
Mahd sanid mudane codsi chennalka kale raad raac qisoyinka guusha nagu so gudbi
@ak444ahmed5
@ak444ahmed5 3 ай бұрын
Ninyow so dhaqso
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Capa verde way iga haysay inaan soo eego lkn hadda waaban u guurdoonan kkkkkk
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН
Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa
11:19
Namibia: Where The Sahara desert meets ocean
10:09
Qays Qeyser
Рет қаралды 122 М.
Xaqiiqooyin ku saabsan Rwanda | Dal ay Africa ku faanto
9:37
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН