Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Imaaraatka Carabta | Maka noqon kartaa Muwaadin?

  Рет қаралды 65,396

Tanaad

Tanaad

9 ай бұрын

Xaqiiqooyinka Dalka Imaaraadka Carabta | Muwaadin maka noqon karta?#uae
Hadii aad nagu cusub tahay fadlan Subscribe saar channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
LIKE&SHARE.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 147
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 9 ай бұрын
Qabiilku markaan oo kale Waa fiicanyahay balse ta soomalidu Waa dil iyo dhibaato
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 ай бұрын
Sidaalkina waa heystaan lkn nimanka ayaa lugaha ku dhegen somalida wayo sidaalkina ayaa baarixi noqonayaye hadi ka somaliya la qodo taas ogow
@ghst4487
@ghst4487 6 ай бұрын
​@@mohamedmohamud4316maxaa soomaalida doqomo kadhigay. Sidee nin asaagooda ugu ogolaadeen in uu lugaha ugu dhago.
@hugapoi9146
@hugapoi9146 9 ай бұрын
Allow wadankena noo ha gaji yaa Allah
@CilmiWarsame-v3b
@CilmiWarsame-v3b 9 ай бұрын
Sxbkay Mohamed (Tanaad) Illaahay ha kuu barakeeyo Aqoontaada wax badan baa lagaa Faa,iiday. Fadlan waxan kaa sugaynaa Macluumad ku saabsan Dalka Germany 🇩🇪
@Xaalbaraf-ds2sl
@Xaalbaraf-ds2sl 7 ай бұрын
Dalka jarmalka mac luumaad ku saabsan waa lasameeyey fadlan tixraac kanaalka
@CilmiWarsame-v3b
@CilmiWarsame-v3b 7 ай бұрын
@@Xaalbaraf-ds2sl Lama samayn walaal.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 9 ай бұрын
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 9 ай бұрын
Xafajo state 😂
@Xuska_cadde
@Xuska_cadde 9 ай бұрын
Xafajo state😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 9 ай бұрын
@@Xuska_cadde indoor daba cayuun waa lagu Nacay uf uf kkkk
@khuukhaam4165
@khuukhaam4165 8 ай бұрын
​@@KING_ZACK_275 Gabadha ka xidh00 dhilaa ku dhasheee
@guletizmail8349
@guletizmail8349 4 ай бұрын
​@shukrijama5399 Hadana Anunbad ihoos joogisa, inad commenti ka dhex tidhahdo Boorama waa somalia way fududay, lakin runta marka layskugu yimado Adba waad ogtay riyalitiga.😂
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 9 ай бұрын
Ninkan oo amke waa dadka 1million uqalma❤
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 9 ай бұрын
😢dal waa kaa sharaftii dubai 😍 country one of the best 👌 country on earth 🌎 ❤️
@faarax1965
@faarax1965 9 ай бұрын
dhulkii fulayada iyo ganacyo waynta ❤
@Rohitt_21
@Rohitt_21 9 ай бұрын
​@@faarax1965Sidaa maxa u tiri
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
​@@faarax1965waa iska noocaan jaahil xabad iyo dil gawrac lagu soo koriyey fulaynimada saas haday ba tahay saacaan laga bilaabo fulay ayaa ahay nolol qurxoon ayaaba u baahanahay 😊
@ghst4487
@ghst4487 6 ай бұрын
​@@faarax1965somali ayee dhaamaan
@MaryanAli-tx2vz
@MaryanAli-tx2vz 9 ай бұрын
Fiidyo fiican iyo nin fiican mahadsanid 🔥🔥🔥
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 9 ай бұрын
Thank you very much ustdi Waxaad noo soo seysaa Dalka Saudi Arabia 🇸🇦
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 9 ай бұрын
Waa naga liiteen 60 sano ka hor hadana ayagaa macaawino weydiisanaa Somali halkee looga dhagan yahay dalalkii naga hooseeyay way naga tageen hadii maamulkeena dad wadanimada ku weyn tahay loo dhiibi lahaa sidaan si ka fiican ayay Somali gaari lahayd
@user-ny7hs7zc9g
@user-ny7hs7zc9g 9 ай бұрын
Walaal maad kahad laysaa soo mahan hadii alle ka dhigo wadankayaga aan wali la aqoonsan
@user-er6rb9bu1n
@user-er6rb9bu1n 9 ай бұрын
Aabaha juquraafiga my best teacher ❤❤
@mohamedshariifabdulaahi
@mohamedshariifabdulaahi 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan baad no faideydey
@Mahirmohameth
@Mahirmohameth 9 ай бұрын
Fav channel tanaad ❤😊
@aliabdi2436
@aliabdi2436 9 ай бұрын
Keep going bro hormar wacan ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
Mashallaah 🌺🇸🇴🕋💎🕋 I hope in domaliya saas nowoto ❓🌺🇸🇴💎🕋❤❣️💐❤️
@adandeak976
@adandeak976 9 ай бұрын
Ustad aad iyo aad aya u mahadsantahay ❤
@sahalabdinur902
@sahalabdinur902 9 ай бұрын
Just welcome back brother 🙏
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 9 ай бұрын
Ustaad Mahadsanid wax badan kaa faa'iidnay
@Ashqargamer49
@Ashqargamer49 9 ай бұрын
My fav youtuber❤
@AhmedIse_p12
@AhmedIse_p12 9 ай бұрын
Macalin so badi Welcome back
@Dayr12
@Dayr12 6 ай бұрын
Masha.ala Dubai tiroba shan jeer ayaan tagay inta badan transit ayaan kusii mari jiray waa wadan cajiiba. Mahadsanid Tanaad
@Hayruf
@Hayruf 9 ай бұрын
The best KZfaq'r TanaaD ❤❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 9 ай бұрын
Father of the geography
@Hayruf
@Hayruf 9 ай бұрын
M.a keep going bro TanaaD 😢❤❤
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 9 ай бұрын
Mahadsanid Ustad
@abdulahijeespile2385
@abdulahijeespile2385 9 ай бұрын
Welcome walaal qaali❣️🧡
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 9 ай бұрын
Asc mahad sanid macakin horey usoco alle haw gar gaaro musliminta falastiin cadwga srael na alle hajabiyo nabad galyo
@oladadam7538
@oladadam7538 9 ай бұрын
Thanks father of geography
@Tutulisho
@Tutulisho 9 ай бұрын
❤masha allah
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 9 ай бұрын
Ustaad Tnaad❤Macalinka Graphga
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 9 ай бұрын
Horumarinta Qabiilada ayaan ka bartay maanta. anagu somali hadaanahay Qabiilkeenu xitaa heshiis aan dawlad kudhisano nooma hagaajinkaro ,waa qabiil kaliya waxdila oo la isugu xoogsheegto.
@Akhyaar142
@Akhyaar142 9 ай бұрын
Fakhriga sbb u ah
@Xanfresh7
@Xanfresh7 9 ай бұрын
Somaali waxeeda qabiil maahe magac kale haloo bixiyo wlhi😢 ca
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 ай бұрын
Waxaa la dhahaa jahli iyo isla weynin. Nacasnimo leh
@user-dy6nx3uq5g
@user-dy6nx3uq5g 9 ай бұрын
Waad mahadsantahay
@XasanJeylaani-lg8bo
@XasanJeylaani-lg8bo Ай бұрын
Wa noqon karna sidan iyo si ka fican hadaan hishiino 🎉❤
@eilyascali7460
@eilyascali7460 9 ай бұрын
Lacagtii iigu horeysay Ayaa dubai ♥️
@forexmonester7288
@forexmonester7288 9 ай бұрын
Akhuya Tanaad👍
@nazerkayd
@nazerkayd 9 ай бұрын
thkns sxb
@abdilahiabdi7911
@abdilahiabdi7911 9 ай бұрын
Waa qashin yuhuuda taageera gaaladana iskadhaadhiciya
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 9 ай бұрын
waxan sugnaa Qatar insha allah
@user-wd2zd1vu8s
@user-wd2zd1vu8s 9 ай бұрын
Wll masjida aduunka ugu wawayen sosamey
@user-cr3gr2ch1n
@user-cr3gr2ch1n 5 ай бұрын
Ugu wayn uguwayn😊
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 9 ай бұрын
Tanaad xogtiza dhegaysigiiza waanku raaxaysta shugran sxp
@user-xw9ct2qh3b
@user-xw9ct2qh3b 9 ай бұрын
Walaal tanaad pleas ghana iyo mali iyo africa kuwa kale wali aadan wahadlin 🙏🏿❤🔥👑🦁
@Tall_mann
@Tall_mann 9 ай бұрын
Ghana iyo mali waa laga sheekeye
@Akhyaar142
@Akhyaar142 9 ай бұрын
Ghana&Mali=gaajo😢 mxa laga shekeya dalal dadkodu kuwa somalida ka faqirsanyihin
@user-xw9ct2qh3b
@user-xw9ct2qh3b 8 ай бұрын
@@Akhyaar142 😡😭🤬
@mahamudh6983
@mahamudh6983 9 ай бұрын
Wadankan aad ayan u necebahay Lacnad Alle ha ku dhacdo'e
@kinghared9960
@kinghared9960 9 ай бұрын
Horumar wacan walal🙏👏
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 9 ай бұрын
❤❤❤Tanaad Channel❤❤
@mohamedyassinhassan9910
@mohamedyassinhassan9910 7 ай бұрын
tiro inteleg buku fadhi dalku
@qaryaanpaul4825
@qaryaanpaul4825 9 ай бұрын
First comment
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 9 ай бұрын
Isku Sheekh baynan aqoon dhe😂
@BashiirIbrahim-xb9xx
@BashiirIbrahim-xb9xx 9 ай бұрын
@somfrp
@somfrp 9 ай бұрын
Gold voice we're waiting Palestine
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 9 ай бұрын
The golden voice aad ayad umahad santahay? Dal taajir iyo faqiirba kulmiya Dal nabdoon oo dagan Dal qurux badan oo dalxiisaka Ku fiican Dal caasimadiisa lagu tiriyo magaaloyinka ugu qurux da badan calamka ❤❤
@kingsharma7064
@kingsharma7064 9 ай бұрын
SXP LATINKA AAD UGA SO HADAL❤
@MotivationRight1
@MotivationRight1 8 ай бұрын
Taliyow Somalia ka soo hadal🥰🥰
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 2 ай бұрын
Waa federal.Rais balayidhahda.madaxeeynaha Emirateska
@ismailomar7156
@ismailomar7156 9 ай бұрын
Hawiye iyo darood wax haka bartan qabiilada eimaratka ee ku heshiyaay in eey horumar sameeystan oo eeysan is dilin
@daalodaawoquruxda4399
@daalodaawoquruxda4399 8 ай бұрын
Qabiilku waa waxaa aduunka inaga reebay runtii dad isdilaaya waxaay isku dilayaana aqoon waa dadkeena quluub dooda allaah ha ususoo dumo
@suriya9768
@suriya9768 9 ай бұрын
Saxiip xaga shaqada kasoo hadal shaqo malaga helaa
@jey6844
@jey6844 9 ай бұрын
Next Germany 🇩🇪😊kasoo hadal
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 7 ай бұрын
Waxaan sugnaa waa indonesia 🇮🇩 insha allh wall plz 🙏 🙏 🙏
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 9 ай бұрын
Sxb kumahadsanid wakhtigaaga wax badan ayan ka faaidey dhinaca Taarikhda
@daakirkadoon3070
@daakirkadoon3070 9 ай бұрын
Sxb dalka masar iyo taariikhdiisa ka soo hadal.
@Imaan92546
@Imaan92546 5 ай бұрын
Hadii leygu tuugayo ma ka noqdeen muwaadin
@Hayruf
@Hayruf 9 ай бұрын
Apowe Thomas sankara ka soo hadaL please 🙏 ❤
@sucdimohamed5921
@sucdimohamed5921 9 ай бұрын
Father of the geo
@somamohomed1540
@somamohomed1540 3 ай бұрын
Ilaahow dalkeenna saa nooga dhig 😅
@kooshink7979
@kooshink7979 9 ай бұрын
Zhp tanaadow somalia kaso hadal waxa jira dad badan oo somali ah hadanan wadankena xog badan aan ka hayne Walibana sida xaqiiqda ah ugasoo hadal adigoon dhana uga exaneyn 🇸🇴
@Xilakse94
@Xilakse94 9 ай бұрын
😔😔😔
@AidarosHassan
@AidarosHassan 9 ай бұрын
Waba Daal Dac dac Ah Dadka.Ku dhashay Aya Nasib Leh
@user-dk1ow1kn5k
@user-dk1ow1kn5k 8 ай бұрын
Somalia kma hayno msul @tanaad
@MohamedCharo-xw7fp
@MohamedCharo-xw7fp 9 ай бұрын
Air porka aad naa tusisey waa doxa ana transit kumarey ee maha kii dubai
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 ай бұрын
Dalakayga ya sida oo kale ka fhiga😢😢😢
@somamohomed1540
@somamohomed1540 3 ай бұрын
Qabyaalad io Niman caluul ushaqaystayaal ah Ayaan na rogay wllhy qiyamaha haysanna😢😂
@c.qaadircabdullahi2861
@c.qaadircabdullahi2861 9 ай бұрын
Sxb south Africa kasoo hadal
@hodanadan7255
@hodanadan7255 5 ай бұрын
Boqorka imaradka walaalkiis ayuu qaarjiyay Suu u dhaxlo arintaas noosoobaar
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 9 ай бұрын
Daarood iyo hawiye ayaa habaar nooga dhacay kadibna federal wixii keenay kadibna alshabaab kadibka kuwii daacish keenay
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 2 ай бұрын
waxaan layaabaa anaga somali qabiilo heshiya iska daaye 2 qabiil ee dariskaa malahan xeer ay ku heshiiyeen markasta waay islaayan maxaa nagaqaldan
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 9 ай бұрын
Dadka maanka yar leh mafahmi karaan warbixintaan 😮jaaaaw
@anzhaxyare8314
@anzhaxyare8314 8 ай бұрын
Mhdsanid shp😂
@lafooletv9506
@lafooletv9506 9 ай бұрын
Waxaa ugu yar umu qawiin
@hadillaium
@hadillaium 9 ай бұрын
10:49 nidaamkan inuu na anfaacya u maleeya hda somali nahy😊
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 9 ай бұрын
Pakistan kaama heyno saad Kanaalka u furtey tanaadow🇵🇰
@moh4127
@moh4127 9 ай бұрын
Qabyaalad sharafleh oo dadkeeda wax u goysa tan imaaradka yaa jirta. Aduunka iyo aakhiroba waa raxaysteeen ragani walaahi. Anakuna cadaab iyo rafaad baan ku dhamaysanay aakhirona warkayagu ma cada lkn badi in somaalida la cadaabayo way iska cadahay. Laakii carab wax jeclaado maaha naclatalaah d 😑 😒
@user-of5bf1fw3f
@user-of5bf1fw3f 9 ай бұрын
Yaaa huuuu😅😅😅
@user-tm8up3zu8x
@user-tm8up3zu8x 9 ай бұрын
🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 9 ай бұрын
Casimadda wadanku ma Dubai baa mise Abu Dhabi
@anwar2848
@anwar2848 9 ай бұрын
Abu dubia
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 9 ай бұрын
@@anwar2848 👍
@Akhyaar142
@Akhyaar142 9 ай бұрын
Abu Dhabi
@ustaadxamaadacabdiraxman347
@ustaadxamaadacabdiraxman347 9 ай бұрын
Sxb genie bisaw noga so hadal
@user-do2tm1jb9x
@user-do2tm1jb9x 5 ай бұрын
Emaradka carabta wa tuk musuqmasuq cadaw iyo kuwa kalee 😢
@loolan01
@loolan01 9 ай бұрын
1991 inagu se ahayn maanta see nahay. Umad rog matay bay nu nahay waynu is cunay oo is dulminay sida cawan ta africada dhexe manta dalkenu ka muqdaa dulmiga isku gaysanay. Gunta adun ka la ino yaqaana
@abdirashiidmohamed8202
@abdirashiidmohamed8202 9 ай бұрын
Tanaad
@AxmedCumarAxmedCumar-sh3po
@AxmedCumarAxmedCumar-sh3po 9 ай бұрын
Sxb Qatar kasohadal
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 9 ай бұрын
Qiimaha midnimaddu leedahay waa kaa
@Ajuraner
@Ajuraner 9 ай бұрын
Kasoo hadal 5 ta soomaali
@SadriCabdalla-gz4hs
@SadriCabdalla-gz4hs 9 ай бұрын
Hhh kiidhaha bari baan deeq siin jirnay ogaada kasi in uu ........😅
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 9 ай бұрын
Somaliadu waa lo iyo Damero biladen mahee😂😂😂
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 9 ай бұрын
Hadii aa nahay soomaali waa in aan cashir ka baranaa
@sumyokuluc907
@sumyokuluc907 9 ай бұрын
Maxamad bin rashid muxuu ka yahay dalka emiraatka
@Macalumad
@Macalumad 5 ай бұрын
Dalkan wa cadowga umada Soomaaliyeed
@XanjowYare
@XanjowYare 9 ай бұрын
Somaliya maxaa sidaa udiiday
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 ай бұрын
Soomaalida waa dameer malab saaran
@XanjowYare
@XanjowYare 9 ай бұрын
@@Ahmedali-gw7xm nio imtixan ayaan kujirnaa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 ай бұрын
@@XanjowYare umad xoolo aan waxba dhaamin hadane isku maleeyo ineey aqli leyihiin waaye soomaaliya ineey gaalo carab tuugsadaan beey Dan moodeen
@XanjowYare
@XanjowYare 9 ай бұрын
@@Ahmedali-gw7xm masul somalida maxumo ee wax hago ayeey la,yihiin💯👌💯
@horayusocodchannel44K
@horayusocodchannel44K 8 ай бұрын
Hoyga munaafiqinta iyo sunta musliminta
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
Warbixtu way fiicantahy balse qaladaad baa ku jira tusale ahaan passportka emaratku maha midka ugu xoogan xitaa 10 ugu sareeya ma soo gaadho waxana lagu galaa visa on arrival iyo viso laan 171 ilaa 180 dal .. isagoo sidaas ah hadana waxa ka horeeya 41 dal
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 9 ай бұрын
Waa runtii bro sifiican u fiiri hada isagaa number 1 Ah
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
@@abdimahamud4548 Ma qalbigaga ayaa ku siiyey sidaas mise wax bad soo baadhay wll???
@Tanaad
@Tanaad 9 ай бұрын
Maanta asiga ayaa ugu xooggan baaritaan sameey.
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
According to the Henley Passport Index, the top 10 strongest passports in the world in 2023 are: Singapore (192 destinations) Germany, Italy, Spain (190 destinations) Austria, Finland, France, Japan, Luxembourg, South Korea, Sweden (189 destinations) Denmark, Ireland, Netherlands, UK (188 destinations) Belgium, Czech Republic, Malta, New Zealand, Norway, Portugal, Switzerland (187 destinations) Australia, Hungary, Poland (186 destinations) Canada, Greece (185 destinations) Lithuania, United States (184 destinations) Latvia, Slovakia, Slovenia (183 destinations) Estonia, Iceland (182 destinations)
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
@@Tanaad Top 10 strongest passports in the world View other drafts According to the Henley Passport Index, the top 10 strongest passports in the world in 2023 are: Singapore (192 destinations) Germany, Italy, Spain (190 destinations) Austria, Finland, France, Japan, Luxembourg, South Korea, Sweden (189 destinations) Denmark, Ireland, Netherlands, UK (188 destinations) Belgium, Czech Republic, Malta, New Zealand, Norway, Portugal, Switzerland (187 destinations) Australia, Hungary, Poland (186 destinations) Canada, Greece (185 destinations) Lithuania, United States (184 destinations) Latvia, Slovakia, Slovenia (183 destinations) Estonia, Iceland (182 destinations)
@user-xc2ki7cc1r
@user-xc2ki7cc1r 6 ай бұрын
Dubay waxan.modajary wadan😂😂😂.walh waegadacd
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН