XARIIR AHMED | NASIIBKAA HALKAA INA DHAAFIN WAAYAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 14,008,199

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

KUMA DHAYALSANE NASIIBKAA
HALKAA INA DHAAFIN WAAYEEE
DHABTII IMAAD XUMAYNEEE
CALAF KAA INA KALA DHAQAAJEE
DHISO DHAQAN BAAN KU LEEYAHAY..
--------------------
DHABTII IMAAD XUMAYNIN
HEES CUSUB - XARIIR AXMED
HEES QISO DHAB AH
GUURKIYO CAQBADAHA
KU GUDBAN DADKA IS JECEL
NEW SOMALI MUSIC 2021
------------------
EREYADA: MAXAMED SAALIM
LAXANKA: ZAKARIYE KOBCIYE
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
CAMERA BY: SHAKIIB YARE
DIRECTED & EDITED BY ABDI ASKARI
 ABDIASKARITUBE - JIGJIGA
PRODUCED BY: FAHAD ABDI
---------------------
MAHAD NAQ
------------------
ILHAN DAGGAN
XAMDA XUSEEN
CABDIKHADAR CK
----------------------------
JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
DJIBOUTI - GARISSA
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
XAMDI BILAN
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
NAJMA NASHAAD
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 3 200
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Kuma Dhayalsane Nasiibkaa Halkaa Ina Dhaafin Waayeee Dhabtii Imaad Xumayneee CalafKaa Ina Kala Dhaqaajay.. Hobolka Gayiga #Xariir_Ahmed & Hees Ruuxda Dhaqaajisay!!
@_s8895
@_s8895 3 жыл бұрын
Ana ka hobol san nio cabdow🙄😂
@beenxaliye4962
@beenxaliye4962 3 жыл бұрын
War ku waa cadyahay
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 3 жыл бұрын
Xariir axmed Legend sxb sare Waan ku wataa Anigoo joogo Nigeria 🙏🙏🙏
@alimahdi3369
@alimahdi3369 3 жыл бұрын
Asc wllo cabdi asgari hadii aad aragto goraan keyga iso.jawaab wax walba lkn waan kutaageeraa wllo mar uun.xaaji yare sogabo.warkeygu.waa intaaa
@jaceylkeena6668
@jaceylkeena6668 3 жыл бұрын
Heestaan Aniga in leygu dalo galaay ayaaad modaaa 😢Ayaan🙏❤️ dhigaa uu saree
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta xariir respect u haysaa is muji🙏🔥
@abbasjeeri7331
@abbasjeeri7331 3 жыл бұрын
futu cadow inta na waa iiga soo horeysay walee waa yaab sxb yamanta wax upload sameeyo ma leh miyaa ?
@fadxiismaan7371
@fadxiismaan7371 3 жыл бұрын
Aniga ayay iga hadloysa heestan wlhi
@rizh1413
@rizh1413 3 жыл бұрын
R & B 💔
@sowdeeto7457
@sowdeeto7457 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@subeedacumar3833
@subeedacumar3833 3 жыл бұрын
Xvhjjljc
@bizri935
@bizri935 3 жыл бұрын
Hestan qisadeda aniga ayey ika hadlaysa wlhi jcl xanun bdn marga qof is jaceshihin u calafka idhin kala dhaqaajo ayan dhemanay farxad iku nolow 😥😥😥❣
@user-ty8cf7hk4n
@user-ty8cf7hk4n 3 жыл бұрын
sorry 😰😰
@neymahagio5222
@neymahagio5222 3 жыл бұрын
sidokle powe anigba wey iku dhacday 😢😢😭
@hanicaddey9228
@hanicaddey9228 3 жыл бұрын
Qofka sidhaba u jeshahay lama helo badanaa
@sokoreymohamed4290
@sokoreymohamed4290 3 жыл бұрын
Oh sorry huno aniga wey igu dacday qisadan cml
@asmushmoha4964
@asmushmoha4964 3 жыл бұрын
😭😭😭
@nouranalka8120
@nouranalka8120 2 жыл бұрын
Waa hees Dareen keeda watah Hada ka hore Wiil xidhiidha jacel nag dhaxeyay Ayaan kala tagney markan mudo kala maqnen Ayaan maalin kii dabe Anigo imtaxan ka so baxaY Ayan khadka furay waxan Arkey meherkisa wan u qadan wayay wlhi🥺 Waxu ah haben Dareenkisa wata. Wlhi lkn calaf Ayaa ka qoran Dhiso dhaqan Baan ku LeyaHaY dhiga u sarE wlaL jaceylkii hadu dhantalmay Aduunyadii may dhamaan🥺💔 Xiligan dhageys heesta waa haben 17/2/2022 Waxan joogaj dhulkii hooyo♥️🥺 Hadad iga danbeyso Love i saar
@khadaryuusuf7478
@khadaryuusuf7478 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤😥😥😥
@khadaryuusuf7478
@khadaryuusuf7478 2 жыл бұрын
💔💔💔💔
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Babaal khayr qaba insha allah qali
@sabrindaud8864
@sabrindaud8864 2 жыл бұрын
Waan kaa xuumahy wlhi 😰 Heestan ruuntii dareen gooni wadataah waan iska jecladay wlhi
@khadrasiyad6813
@khadrasiyad6813 2 жыл бұрын
.m@@khadaryuusuf7478 kv jsi vivi qh9vpbijoiqphh.hhbhhgth..h
@mushtaqadan
@mushtaqadan 8 ай бұрын
Alx qofkii nafteda jcled 5sano wada soconey Wana isguursaney alx jaceelkena hawaro 😢❤
@NasteexoInamaxamed-en1mq
@NasteexoInamaxamed-en1mq 6 ай бұрын
𝑴.𝒂 𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒖𝒌𝒊𝒊𝒏 𝒅𝒂𝒂𝒚𝒐
@munamanka9816
@munamanka9816 3 жыл бұрын
Soomali waa dad jaceylkoda kuguul dareysta inta badan lkn alx anigu helay qofkaan dunidaan ujeclaa rabi ha idhowro 🤲
@nastexoqasim3598
@nastexoqasim3598 3 жыл бұрын
wad Nasib badnthy runtii
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Ilahy haku barekeyo
@mohafitaah7402
@mohafitaah7402 3 жыл бұрын
Abyo qodobadaa sameeysay ii faaidèee inkastoo clfku xukumo jcylka
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@mohafitaah7402 Ahmiyada FaraHa Badan Waxay La Dagaalantaa XiisaHa Ee Xakamee Ahmiyadad Sinayso Qofkaga☝️💘
@asiasultan9391
@asiasultan9391 3 жыл бұрын
Allah xbbti isoduce inan kugulaysto wabil ramadan wuu iigafogyahay
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 3 жыл бұрын
Laba qof oo kasta oo soo gardaadiyay jacayl oo calafku isa seejiyay, waxan kula dardaarmayaa in aanay walaalnimadu dhamaan oo lays ogaado oo farxad iyo barwaaqo laysu Rajeeyo, waan dareemayaa laba is jecel oo duruuftu isu diiday xanuuñka ay dareemayaan 😭 ALLAH waxan ka baryayaa in qof kastaaba qofkuu jecel yahay ku beego oo aanu kala fogayn "Jacaylkii haduu dhantaalmay Aduunyadii may dhamaane" 💔💔
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
😭😭 aad iyo aad calafka ka weyn jceylka rbi ddka is jecel ha isku simo inta is weydana qlbiyada ha uqaboojiyo
@nasiinxasan3266
@nasiinxasan3266 3 жыл бұрын
😢😢😢😢
@nasiinxasan3266
@nasiinxasan3266 3 жыл бұрын
Axax wlee tasa ana deremay waxaba igu si darned guurkeyga in ayba dadki i shideen heestii nolosha cusub so dhaweey markasaa uurka isii gubtaa ax intii is jecel alle ha isku beeko
@nimcorashiidcali7385
@nimcorashiidcali7385 3 жыл бұрын
Taasa xaqiiq ah😦
@farhiyahassan2944
@farhiyahassan2944 3 жыл бұрын
😭😭😭
@cadnanali7277
@cadnanali7277 3 жыл бұрын
This song wlhi makes me cry 😢 heestan qisadayda ayay ka hadlaysaa Waxay ahay qof nolozha wax ka taqaaaan sidaaan ujeclahayna iiiijeclayd Lkin Calaf ayaaaa nakala geeyey malinkanu kala huleelny Waxay nooo ahayd labadayadba murugo waxanan sameeyey wixiii nin rag samayn jiray ooo ahayd inan tanaasulo sida ragga 🥺waxaan leyahay dhisooo dhaqaban kuleeyahy jacaylki haduuu dhamaaday aduunyadi May dhamaane dhisooo dhaqan baaan ku leyahay wllo cayni❤️🥺
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Aamiin aamiin I aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin sxp
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 Жыл бұрын
💔😭
@Istahiljano
@Istahiljano 2 ай бұрын
@asmamahammud6217
@asmamahammud6217 6 ай бұрын
Losing someone you love is one of the hardest things to go through.💔 this song is so touching😢
@hamzamahamedhussein9738
@hamzamahamedhussein9738 3 жыл бұрын
Inta heestu qalbigooda taabatay ee xanuunka jacaylka iyo kalataga dareentay like 👍
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 3 жыл бұрын
Anaa aad udarremaya wllo xanunbu leyahay jcylku markad xasusato
@abokorsaleban1202
@abokorsaleban1202 3 жыл бұрын
❤❤😁❤❤❤❤❤❤❤
@hamzamahamedhussein9738
@hamzamahamedhussein9738 3 жыл бұрын
@@garaadkaabtechnology3625 Haa walaahi mararka qaar naftu waxay ku odhaynaysaa jacaylba ha samayne, single iska ahaw
@miisaad9k
@miisaad9k 3 жыл бұрын
Wllhi anigee si xun ii taabaTe wllhi RunTii 😞🥺............?
@dimblegirl6104
@dimblegirl6104 3 жыл бұрын
2 sno ka hor qof calaf na kla geyay ayaan soo xasuaustay😪😪
@tiizahaysteofficial9246
@tiizahaysteofficial9246 2 жыл бұрын
Heestani wa qalpi taabad liketa hayla dhaafin hadad sidayda mucaashaq waayuhu ciilen tahay😭
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 2 жыл бұрын
Qofka adunkaa an ujeclaa waaan hestaaa mardow ayn aros galaayaa allaah haicalfoo. ✅❤️
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
Ma is arooosteen abowee
@mansuurfaaraxsalaad1532
@mansuurfaaraxsalaad1532 Жыл бұрын
​@@Rosemary256-3ma ku salama
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 3 жыл бұрын
100k Markey gaadho liketa hyldhaafin🤗👉
@lewandowski1210
@lewandowski1210 3 жыл бұрын
Hye lkn wali ma eysan gaarin ogow
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 3 жыл бұрын
@@lewandowski1210 haaye haaye
@lewandowski1210
@lewandowski1210 3 жыл бұрын
@@Riij_vlogs waku saaray
@subeedacumar3833
@subeedacumar3833 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😄😄😄😄😄
@mahadaxmedmaxamed6631
@mahadaxmedmaxamed6631 3 жыл бұрын
@@subeedacumar3833 aszxcczxaszx
@_s8895
@_s8895 3 жыл бұрын
Inta so carartay markay xariir aragtay is muujiya🤣💪
@maryancabdicabdulle8181
@maryancabdicabdulle8181 3 жыл бұрын
Aniga xariir maba dhaafi karo aan arko wan so carar😘
@apdirahmaanapdirahmaan7051
@apdirahmaanapdirahmaan7051 3 жыл бұрын
@@maryancabdicabdulle8181maxaxamuud
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 3 жыл бұрын
@@maryancabdicabdulle8181 xirir wangsn lagu dadala malinkasta bur buraaya wa dhib
@maryancumar6858
@maryancumar6858 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔💔
@maryamcadey6464
@maryamcadey6464 Жыл бұрын
Duhur bay soo baxday heestan wlhy anoo dhar dhaqaya ma ilaawi karo malintaa 10jeer ba dhagystay wiil aan mudo 1sano ah la socday baa katagy markasa iska duubay abaalka ii gashay ma ilaawayo waligay ina adeer❤❤❤
@herrochannel2670
@herrochannel2670 Жыл бұрын
Heestan waxaan uso galaa inan mar kasta akhristo commenga quruxda badan ee qisoonka jaceylka ku duugan wana dhambalo qaar dhiiga ku dhaqajinayaan wllhi
@maxamed19ib
@maxamed19ib Жыл бұрын
Sdio kle wlaahi
@mufagetabri3806
@mufagetabri3806 Жыл бұрын
Sidookale
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Ай бұрын
Sidookle ❤1
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Ай бұрын
Ax😢😢😢
@lahansho2522
@lahansho2522 3 жыл бұрын
Ninkaan heesihiisa dhan waa jaceel iyo wax la halmaala sxb 👍👍🙏 Cidii xariir taageertaa Like ta ku booba
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
xariirka fanka 🥰🔥 Inta ila jacel oo taageerta Xariir ahmed Fanan dagnana cod halaasi ah Laxamiista ah
@bahjoxubi1431
@bahjoxubi1431 3 жыл бұрын
N nicely
@abokormohamed665
@abokormohamed665 3 жыл бұрын
Sidaa salobabanyahay wakaa
@n8licerjruru490
@n8licerjruru490 3 жыл бұрын
❤❤❤❤
@AnshaxAli
@AnshaxAli Ай бұрын
Calooshaan Wax Ugu Hayey Lakin Markii Aan Heestaa Maqalay Wan Iska Cafiyey😮
@queenhubi465
@queenhubi465 3 жыл бұрын
I normally think as if this song talking about me .... love is real and lucky is there... 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭better days are coming I.a
@mohafarah8240
@mohafarah8240 3 жыл бұрын
I.a 😭😭😭😭
@hoododayib9579
@hoododayib9579 3 жыл бұрын
@@mohafarah8240 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😘😘😘💔💔💔
@cabdikaafiofficial4120
@cabdikaafiofficial4120 3 жыл бұрын
Saxiix fatuush maalmaha wanaagsani mar bey ku imaan doonan sabarka badi kaliya
@xamdamaxamad8849
@xamdamaxamad8849 3 жыл бұрын
@@mohafarah8240 qa
@maandeeqmohamed9737
@maandeeqmohamed9737 3 жыл бұрын
I.A coming soon😭😭😭😭
@Hafzar333
@Hafzar333 3 жыл бұрын
Qisadeyda ayeey ka hadleysaa heestaan waan ilmeeyay Nasiibka halkaa ina dhafin wayay Dhabtii imadan xumeeyn calafkaa inakala dhaqajiyay Wlhi wan isla hadalnaa iswacna Like ii sar saan u soo xasuusto commentga halkan kudhigay
@munoahmed9290
@munoahmed9290 3 жыл бұрын
Mr hdu jcylku dhamaady wllnimadii my dhamaan
@Hafzar333
@Hafzar333 3 жыл бұрын
@@munoahmed9290 saxiix wlhi benta ma ahan🙏🧡
@abdisaney9062
@abdisaney9062 3 жыл бұрын
Sxb anbo wey igu dhacday runtii heestan ina aniga iska hadlayo u malnyay ilan adiga waa ila qabta
@Hafzar333
@Hafzar333 3 жыл бұрын
@@abdisaney9062 sorry 😞
@apdimohamed9491
@apdimohamed9491 Жыл бұрын
Xasuusaha jacaylku cannon badanaa
@abdirizakbashirahmed1294
@abdirizakbashirahmed1294 3 жыл бұрын
Ragga soomaalidu hal mid gob ayay ku yihiin. Haddii gabadha ay leeyihiin calafku kala fogeeyo Duco iyo dardaaran bay raaciyaan.
@inaaiskufilaan241
@inaaiskufilaan241 3 жыл бұрын
Haa wlhi
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 3 жыл бұрын
Dumarkana habaar yaah iyo wuu iqiyamay wale anagaaa😂🤣😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
Beenloow. Nimanka Soomaaliyeed Markeey Kala Haraan Gabadha Qaarbaa Sixra Ama Xaasidnimo Iyo Tii Nolosheedda Bal Aan Kawardoono Beey Kunoolyihiin. Waa Xaasidiin Maquustayaal Ah. Lakiin Dumarka Soomaaliyeed Sharaf Bee Leeyihiin. Dib Uma Fiiriyaan Haddee Nin Somaali Ah Kala Haraan. Waxa Naagaha Kumashquulsan Oo Xitaa Markaa Ajanabi Guursano Dariiiqyadda Nagu Caayo Oo Nagu Qaraaro Waa Faarax Biriq Lugo pasto. Waligaa Arki Meeysid Anagoo Faarax Biriq Naag Ajanabi Ah Guursaday Kadaba Laadlaadno. Markeey Joogaanba Waxba Lama Jogaan eh, Haddeey Tageena Maxeey Latageen. Somali women
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
Heesaha Unbaad Ku Calaacashan Oo Wax Jaceeyl Yaqaan Isaga Dhigtaan. Maalintii Gabar Soomaaliyeed Idin Guursato Baad Wajigiinii Runta Ahaa Lasoobaxddaan. Calibeeysteen Waaxid 🙄🙄😏😏
@isabellaabdallah7391
@isabellaabdallah7391 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭😭 that's kinda sad (Tʖ̯T)
@mustaphecarloz7750
@mustaphecarloz7750 2 жыл бұрын
Waxaan xasuusta qiso igu dhacdey 30/2/2020 qof aan runtii aduunka iskugu jeclayn ayuu waqtigu iga fogeyay iyadoo familygedu ku dareen inan kale 😪 runtii waan uhambalyeeyay habeenki farxadii arooskeda anoo uurka ka gubanaya ayay iga codsatey inaan imaado wllhi markaan arkay waan is badalay 2021 heestanban arkay xasuus
@ferihasayit
@ferihasayit 3 жыл бұрын
Axx 😭😩 jaceylkii haduu dhantaalmay aduunyadii may dhamaanin
@abdulkadirhassanhussein5011
@abdulkadirhassanhussein5011 3 жыл бұрын
Xiriir Ahmed heesihiisa waa waada qiiro cimaamada ku tuura iyo liketa inta ila araqtay
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 3 жыл бұрын
4sano xariira kadib nasiibka nakala waday alhmdulilah 💌dhisoo dhaqan wll aduunka iska noocyo badan ilhy quluubtena wxysn helyn kuma xiro🤲😥 5march 2021✍
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 7 ай бұрын
Dhiso dhaqan baaan ku leee yahay wllo 😭😭😭😭😭2024
@hodannuura8048
@hodannuura8048 2 жыл бұрын
Wow this is emotional song 15/10/2021 Still listening Jaceylki hadu dhan talmay adunyadi mey dhamanin Heart touching words 💔
@abshirahmed4735
@abshirahmed4735 2 жыл бұрын
DOES IT MEAN THAT YOU HAVE GONE THROUGH SUCH SCENARIO
@awoahmad2920
@awoahmad2920 2 жыл бұрын
Asc
@dulqarnaynofficial7989
@dulqarnaynofficial7989 2 жыл бұрын
sorry
@asadyare1034
@asadyare1034 Жыл бұрын
15/10/2022 sanad ka dib gabadhi an jecla ayan waayay🥺 isku tariq isku beegan sanadka uun le kala badalan🥺
@qoraaa.hakiintimo4399
@qoraaa.hakiintimo4399 Жыл бұрын
Ax wlhi anna shalay ilaa maanta 16-10-2022 allow qalpiga ii qabooji yaa rabbi
@yenekonjo8463
@yenekonjo8463 3 жыл бұрын
Ku sali nabiga scw
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
Scw
@queenfatush9901
@queenfatush9901 3 жыл бұрын
Scw
@hodanadan6672
@hodanadan6672 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@nimoaden7990
@nimoaden7990 3 жыл бұрын
Scw
@abdishakuurmaxamed8560
@abdishakuurmaxamed8560 3 жыл бұрын
Scw scw
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
Kuwa rajeynaya inay mar un jacaylkood heli doonan Oo anigu ka mid ahay waan isku ducayno guul iyo gobanimo Wanaagu ha socodo
@user-cn2do4tu9p
@user-cn2do4tu9p 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 2 жыл бұрын
Heestan intii aila aragtay in ay xaalada xiriir hada ku jiro ka turjumasa isoo raaca inuu leeyahay najaxeey hayga tegin wiilku labada habdhoodba wuu jecelyay najaax iyo xaaskiiisa cusub illaahay ha xafido waxkasta waa qoraalka eebe ❤️
@caishaadow5169
@caishaadow5169 Жыл бұрын
7/12/2022 💔😭 yaa iga danbeeyo oo heestan ila dhagesto
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
❤️😭5/12/2022 Emotional song!
@hajianoofficial3216
@hajianoofficial3216 Жыл бұрын
13 /12/2022😓😓
@hrfhdhrhrhr5268
@hrfhdhrhrhr5268 Жыл бұрын
13/12/2022🥺💔💔
@liina_official1460
@liina_official1460 Жыл бұрын
1/1/2023 dhagesanaa
@wll.c.f.x
@wll.c.f.x Жыл бұрын
😀adi.ana.kujecel.ahay.wll.welcome.
@abdaletajir2583
@abdaletajir2583 3 жыл бұрын
Inta ila araGtay in xarir jawiga sanadkan ku dagay ismujiya😎🤩🤩🤩
@calizaki2526
@calizaki2526 3 жыл бұрын
Heestaan wlhi saamayn bay igu leedayhay bilaw iyo dhamadba ❤❤😭
@lakicookingandpeuty8252
@lakicookingandpeuty8252 3 жыл бұрын
Walaahi anigba wayiguleefahy
@abdirahmaancawil9612
@abdirahmaancawil9612 6 ай бұрын
Dhiso dhaqan ban kuleeyee Dhigaa u saaree walalo Jacaylki haduu dhantaalmay Aduunyadi ma dhamaane❤❤😢😢 2024🎉
@farxiyoxasan4951
@farxiyoxasan4951 2 жыл бұрын
26/5/2022 Yaa ila dhageysanoyo oo sideydo kle Niyad jabzan💔 Calafka ina kala kexeyey zeygeyga💔Nasiibka halka ina dhafin wayey idhowr Naftada wan kugu dhax Nolahay😭😭
@almanajax8437
@almanajax8437 Жыл бұрын
Dhib male wllo hore uusoco😪
@ifraaxbashiir2888
@ifraaxbashiir2888 4 ай бұрын
😞🥹
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 3 жыл бұрын
Abaabaay ! 🔥🔥🔥🔥 Innaba Caadi Ma Aha Xariirkii Xarakada Iyo AbdiAskari Oo Is Helay Waxaad Ka Fishaan Ba Waa Agah ! 🔥✌️🔥
@fahmaisse5642
@fahmaisse5642 3 жыл бұрын
D
@fadumoqaliif3472
@fadumoqaliif3472 3 жыл бұрын
@@fahmaisse5642 nofyrdtlo
@dembilkhaire8125
@dembilkhaire8125 3 жыл бұрын
Xarir axmad
@sumayajaamac1452
@sumayajaamac1452 2 жыл бұрын
@@dembilkhaire8125 a k M
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Dhisoo dhaqan ban ku leyahy Dhigaa usaree wllo Jacylkii haduu dhantaalmey Aduunyadu mey dhaamanin 😢
@wilkareexajii5416
@wilkareexajii5416 3 жыл бұрын
wow
@cawkeqalbi4938
@cawkeqalbi4938 3 жыл бұрын
Meel adag buu ka hadlay abwaan ku 😭
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
Exteydi Dhiso dhaqan baan kuleehay dhigaa usaray walalo ❣ jaceyki haduu dhantaalmay aduunyadi mey dhamaan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
2020 sanad Aana ilaawi doon buu ihaaa Lkn wanka gudbay Alx 🙏✊ Iidhowr naftada wan kugu dhex nolahee 😰🤦‍♂️
@mustafaabib5316
@mustafaabib5316 3 жыл бұрын
Niyadaadu yay dhiman Ii dhowr ala dhowr naftadana Waan ku dhexnoolahee Touching my heart😭
@asmaqaaali7537
@asmaqaaali7537 2 жыл бұрын
Cawa iidaran thy😭😭😭😭
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 3 жыл бұрын
Ax😥 wiil baa jclaaa 2sano islaaa socany lkn walidkayga nin iguriyeen Kadib wiilki jclaaa umaa sheegin in gursadey mudo kadib wax ninki lay siyey udhalay 2cung udhalay ninki walidkaygaa isiyeen ncbhy ilaaayo hdaa xaskisa ahy lkn wiilkan jclaaa wali maa ilwin xanun wlh jcylka dhabta lo samira xanun 😢hdaa ninkaygaa baa lajoga jcylkygaa hore wan ilaway ilmahayga dartod uilway😓
@adoullijamaa6273
@adoullijamaa6273 3 жыл бұрын
dhisoo dhaqan ban ku leenahay wllo🤦🏽‍♂️
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 жыл бұрын
Sidho kle😭😭
@nawaalcllahi7200
@nawaalcllahi7200 3 жыл бұрын
@@rahmaomar2861 srry qali
@ahmedyusuf8031
@ahmedyusuf8031 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😱😱😱😱😫😫😫😞😣😖😩😠😡😤
@fihiimamuxumed2789
@fihiimamuxumed2789 3 жыл бұрын
Sorry sister qisadenu way isku dhawdahay 😓
@nabiihaahmed8495
@nabiihaahmed8495 2 жыл бұрын
Waa heesta Xasuus igu leh oo an dhageysan jiraye mar an wiil an jecla guursadaYe Dhiso dhaqan ban ku leyah jaceyLkii hadu dhantalmayE Aduuniyadii may dhamaan🥰♥️ Waxan dhageysany habeen 1:36Am 4/2/22 Hadad iga danbeys love i sar
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 7 ай бұрын
Wll Adna mid qeyr qabo wlhi erayadaada markan aqriyey inta u danbeyso caloosha ayaa ka hadashay Nasiib wcn wll mcn ❤
@saluxudiinmacalin7988
@saluxudiinmacalin7988 2 жыл бұрын
Heestan waxay soobaxdey anoo meeshii ugu sareysey jaceylka kamaraaya waandhaafi jirey oo man dhegeysanjirin lkin hada khasab baynoqotey inaan dhegeysto 😭😭😭😭😭 calaf waa cajiib
@najmohure7102
@najmohure7102 2 ай бұрын
A
@AxmedAbshirmaxamed-gw4yy
@AxmedAbshirmaxamed-gw4yy Ай бұрын
Ĺlll😊lo99⁹😊😊😊😊Z😊
@Mrdowlad
@Mrdowlad 3 жыл бұрын
Inta xariir axmed ILA argtay inuu yahay fananka fananiinta. 🌼😍
@cabdiqeysqaasim6953
@cabdiqeysqaasim6953 3 жыл бұрын
Ala hadayo walahi fanan fanan dhafay waye
@ahmedyusuf8031
@ahmedyusuf8031 3 жыл бұрын
Yes
@upinasirbicir5596
@upinasirbicir5596 3 жыл бұрын
Jacaylkii hadu Dhan Talmay aduunyadii may Dhaman🌎 Dhiso Dhaqan Baan ku leeyahy wall Dhemanay ayaane Calaf💔👁😢
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 3 жыл бұрын
😭
@upinasirbicir5596
@upinasirbicir5596 3 жыл бұрын
@@sagalcabdulaahi4284 Dhiga U sare wall🙏
@subeedacumar3833
@subeedacumar3833 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk😁😁😁😁😁
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 Жыл бұрын
Ducaan kuu dhameeye Waligaa ha dheeliyin Nolosha ha dhabar jabin Alle Kuma dhantaalee Dhiso dhaqan baan ku leeyee Dhiga u saree walaal Jacaylkii haduu dhantalmay Aduunyadii may dhamane Dhisoo dhaqan baan ku leeyee🤲
@mugisham4419
@mugisham4419 3 жыл бұрын
it makes me remember all the love we shared together noolow waliga qof an ogahay
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 3 жыл бұрын
Waxaan Soo Xasuustay Gabadh aan aad ujecLaa Taasoo aan JacayL Qof Loo Qaado Tan ugu Qiimaha Badan uQaaday XiLi Walpa Daqiiqad WaLpa Waxaan Ahaa mid QaLbiga Ku haya ka Fekera JacayLkeeda Waxaan ku kaLa NooLayn Laba magaalo anigu waxaan ku noolaa magaalada burco iyaduna mGaalada hargaysa ayay ku noolayd oo wax ka baran jirtay duruufo jira Awgood waxaan Awoodi waayay inaanu kulano anigoon wajigeeda arag hadana waxaan ujeclaa si aan ruux binu aadam ah Loo jeclaanin ilaa hadana Waan jeclahay balse nasiib daro bilowgii 2019kii ayaan kala Tagnay Waxaan leeyahay "JacayLkii haduu dhantaalmay aduunyadii may dhamaanee dhisoo dhaqanbaan kuleeyahay dhigaa usaree walaalo😭😭😭😭
@barwaaqqoyarr606
@barwaaqqoyarr606 3 жыл бұрын
Wllo plz iskuso laapta😭☝️
@ahmedbashirjama7818
@ahmedbashirjama7818 3 жыл бұрын
Walhi zxp qali waa arin(issue)murugo leh(sadly) i wish you another (mid klaaa ka kheyrbadan baan kuu rajryn)
@nimonuura8474
@nimonuura8474 3 жыл бұрын
Anba wiil aan jeclaa walaahi waligay intaan jeclaa maan arag lakiin ka hor jacalyka ilaa 6 sano ka hor hal mar arkay waa cajiib jacalyku anoon arag ayuu samayn wayn naftayda ku yeeshay
@afnaanismail825
@afnaanismail825 3 жыл бұрын
Soory wllo😭😭
@fadumoupdirhman5680
@fadumoupdirhman5680 3 жыл бұрын
Sorii Wllo nasiiba wacan baan in rajanayaa labdiinaba inshaaallh
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 3 жыл бұрын
Xariir Ahmed legend La Hubo Wlhi🥳🥰 HEESTANI IGA GADAN TOLLAHI😋🥰💗⚡
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 2 жыл бұрын
Layskama heesee, walee gobanimaa ku dhan heestan. Big Respekt Xariir🙏🏽
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 4 ай бұрын
Who still watching 2024❤
@SuleymanAshilr
@SuleymanAshilr 4 ай бұрын
Me
@Af-yd9fc
@Af-yd9fc 3 ай бұрын
Me bro
@XoxoPhenix-iu2nz
@XoxoPhenix-iu2nz 2 ай бұрын
😢me
@SumayaMaxamuud-vq6kj
@SumayaMaxamuud-vq6kj 2 ай бұрын
Me😢😅
@SagalAdam-hm2rw
@SagalAdam-hm2rw Ай бұрын
Me
@dhiirigaliyechannel4262
@dhiirigaliyechannel4262 3 жыл бұрын
Ku saLiya xabiibkeena Muhammed scw scw dhamaatiin.
@dhiirigaliyechannel4262
@dhiirigaliyechannel4262 3 жыл бұрын
Scw
@dhiirigaliyechannel4262
@dhiirigaliyechannel4262 3 жыл бұрын
Scw
@sacdiafarah1256
@sacdiafarah1256 3 жыл бұрын
Scw scw
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
Scw
@faadumomaxamedaxmed3651
@faadumomaxamedaxmed3651 3 жыл бұрын
Fayruuss💞💕💕💕💕💕💕💕
@guleeddayga1565
@guleeddayga1565 3 жыл бұрын
Qalbigaga yuu Baran🧡 Qiiroo an dhamanayn Quluubtada kaa ogoow Qaxarkiyo dhibatada Qimahagu yuuun yun jabin Qof hada jeclatana Haka yelin quudhsiga Sirta nolsha haa uu qubin Qayb qayb wax uguu sheeg Waxaaan kuu qalmayn haa qadan Abidka waligana qabwaynow Koor uqaaad waxa tahay 👍 Walal gulled Dayga1 ✍️✍️🙏 05/03/2021 Jimco mubarak
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 5 ай бұрын
Niyadaadu yeey dhiman I Idhawr Idhawr naftaadana Wanku gu dhexnoole Dhiso dhaqan banku leyahay Dhiga usare wll Erayadii Maxmed slim Codkii luuqda wngsan xariir axmed
@marwaan4389
@marwaan4389 2 жыл бұрын
Dhiso dhaqan ban kuleeyahee😱 What a song Heart Touch Word💔😢
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
Dhiso dhaqan ban kuleeyahee😓 what a song Heart Touch Word🤩🎈
@zakicade9330
@zakicade9330 3 жыл бұрын
Waa hees dhabti daren leh aad iyo aad bey ii tabay aniga lakin wey iga so dahday 😉😚
@abdiholan1434
@abdiholan1434 3 жыл бұрын
Xarir waxa tahye halka fanan ee og inay somalidu wada dawac yihiin zxp hestan Inta qof aye khas utahye qiyaaas malhen even me marka waligaaa jir oo joog wa hess qimo iyo qayo leh
@nasirhashi8570
@nasirhashi8570 Жыл бұрын
Jaceylka dhabta wa kan imada guurka ka dib Adiga o an guur diyar u ahen xariir ha sameyn
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 Жыл бұрын
This song is a real story and the mujahideen were in tears when they heard it by a silk artist Ahmed, the best artist who made a song about my story should give silk
@lailacabdiguuleed5612
@lailacabdiguuleed5612 3 жыл бұрын
"Niyaddaadu yey dhiman ii dhawr naftaadana waan kugu dhaxnoolee Dhisoo dhaqan baan kuleeyee dhigaa u sarree walaalo Jacaylkii hadduu dhantaalmay adduunyadii may dhammaane" cajiib waan u boga heestaan mucjisadaa dad badan bay taabanaysaa.
@mrbajadofficial8315
@mrbajadofficial8315 3 жыл бұрын
Aad iyo aad hal iyo laba xitaa maahin 90%
@abdirahmanmuhumed8993
@abdirahmanmuhumed8993 3 жыл бұрын
Qisadan daily weey dhacdaaa
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
Xariir is legend
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
Lailo adigaba lyrics sifacan ukeynay
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 жыл бұрын
Wow What An Emotional Song😓 12-March-2021💔🎧.
@alexmartin5406
@alexmartin5406 2 жыл бұрын
Heestan sii aada ii tabatay waxan salaan saree u diraya fanaanka xariir inolow shekhaygiii 🙏
@AssdMoalin
@AssdMoalin Жыл бұрын
Wallah heestaan was layaab duco kuudhameeyey dheemaney ayaan❤❤❤❤😊😊
@kalidlove9112
@kalidlove9112 3 жыл бұрын
Wax ka xanuun badan ma jirto qofaad is jeceshihiin marka laga guursado intii Lga guursaday Allow qlpiga u adke Anigana rabaw Jacaylkyga iigu calaf dar amenta i raciya wllayal🤲🤲🤲
@sidiiqhaji9901
@sidiiqhaji9901 3 жыл бұрын
Dimalahan
@indhodeeq5208
@indhodeeq5208 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔💔💔 2020
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Inankii xariir ahaa Waayadan fanaan wuu Dhaafay heesihiisu waa kuwa kaliya Ee idareen galiya wlhi xariirow😭😭❤✌
@cabdikaafiofficial4120
@cabdikaafiofficial4120 2 жыл бұрын
Laba bil ka hor gabar aan sanad jeclaa la iga aroosay ayaan heeskan uidray isbuucan mar walbana waan dhageysta heeskan
@Hjan4566
@Hjan4566 2 жыл бұрын
"Jaceylkii hadu dhantalmaY Adunyadi may dhamaane"💔💔 I'm still watching this song 😭😭
@looralibaan4649
@looralibaan4649 3 жыл бұрын
Ax 😥😥😥 xanuun badanaa Ala qalbiyada is jcl makala wado ❤
@ansalabdirahman2316
@ansalabdirahman2316 3 жыл бұрын
Calafka iga waday wan jecla alla maxay iga hadlesa heestan😭❤️aduunyada May dhaman wlh
@abdirzaqemoh9893
@abdirzaqemoh9893 3 жыл бұрын
WLL magacisa isheegi
@ansalabdirahman2316
@ansalabdirahman2316 3 жыл бұрын
@@abdirzaqemoh9893 maxan magaciisa ka sheega walll
@updikadirkalif7212
@updikadirkalif7212 3 жыл бұрын
Wll gabar adi oo kale oo isku magac thiin ayaa asagana kaatagtay. Usheg iinu asaga yhy
@updikadirkalif7212
@updikadirkalif7212 3 жыл бұрын
Lagayaba inaad isheshin
@ahmedomar-nr8sf
@ahmedomar-nr8sf 2 жыл бұрын
Muddo 4 sanno oo aanu soo dhisanay jacayl dhah ah iyo nolol qurux badan , xalay baa la aroosay midaan dunida ugu jeclaaa. Calafku cajiibsanaa . Alle ha ku bararakeeyo walaal qoyskaaga , farxad ku noolow
@aliabdi9848
@aliabdi9848 3 ай бұрын
Heestan xasuus gaar ayee igu ledahay markay soo baxday waliba hada oo la joogo 22/4/2024 ayaan wali dhagaysanaya ila hada qalbigayga way ka go.i la dahay inkasto la guursaday 😢 😭😭😭🥹
@Deeqdarajo10
@Deeqdarajo10 3 жыл бұрын
Xanunkan woo isoo maray lkn alx waka bogsaday wlhi sidaan ayaana iri "dhiso dhaqan baa ku leeyahye "
@hawleyareofficial1861
@hawleyareofficial1861 3 жыл бұрын
Wlhi heestan waxaad mooda ine igah turjumeyso waayo sidaas xariir ku yidhi walal reerkaga dhaqmo ayaan ku dhahey wll😭😭😭😭❓❓❓😭🙈😭😭😭😭😭
@maryanmohammad9234
@maryanmohammad9234 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@bilanxasan2794
@bilanxasan2794 3 жыл бұрын
Sorr😰
@aragsanmohamedali9590
@aragsanmohamedali9590 3 жыл бұрын
Sorry brother 😢😰🖤
@naciimamaxamud8500
@naciimamaxamud8500 3 жыл бұрын
😭😭
@Khadro8796
@Khadro8796 3 жыл бұрын
Sorry brother
@maxjuu3202
@maxjuu3202 2 жыл бұрын
💯👌🙏❤️ DHISO OO DHAQAN BAAN KULEYAH... Adunka ma usan dhamaan
@Salmancade10
@Salmancade10 2 жыл бұрын
Wa hees macaan badan. Aniga mirahan ayaan ka jecelahay. Dhisoo dhaqan baan ku leeyahay Dhigaa u sareey walaaleey. Jaceylka haddii uu dhantaalmay adduunyadii meey dhamaanin.
@naciimonuura1651
@naciimonuura1651 3 жыл бұрын
19 April 2019 I'll not forget that day heart touching song Dhayaad u aheed iftiine ducaan kuu dhamenayay Dheymanow waligaa ha dheelinin noloshaa Ha dhabar jabin Dhisoo dhaqan ban kuu leeyay Dhigaa u saree wallo 😭😭🤦‍♀️
@cabdiqanijeesto2000
@cabdiqanijeesto2000 3 жыл бұрын
Erayo waxgala oo meel tabasho leh😥😥 Like inta iga dambaysa ee erayada daremay nuxurkoda
@abdifatahturkey75
@abdifatahturkey75 6 ай бұрын
One of the greatest somali songs that I have ever seen
@SmilingIslandRetreat-cz3hn
@SmilingIslandRetreat-cz3hn 4 ай бұрын
❤❤❤❤w Mashhad Wacan Wwwww Goool
@farduuzmohamoutt8977
@farduuzmohamoutt8977 3 жыл бұрын
Jaceyl calaf ban u nacay ruxii an jeclaa manta waa nin reer leh dhigaa u sare wllo xanuunka waxa dareemi kara qof an jeceylkiisa helin😢
@haajifayte7759
@haajifayte7759 3 жыл бұрын
Kun Jibaar Anaa Kula Drema Jirka I Gubanaya 3 Months Ago Ayay So Baxday Heestaan Hadaanan 2 Hben Dhegysan Ima Ahan Jcyl Hesta An Jeclhyna Mhn Lkn Shakhsigi Ayaa Weli Iloobi Wyey Iyado Weliba Marwo Ah Marna Isma Oran Taasa Dhacaysa Aduunyooy Abah Was 2021 3 July 😭
@sundussanyare4833
@sundussanyare4833 3 жыл бұрын
😢waxey taabaneysa qof walba oo so maray diifta jaceylka misana calafku kahiiliyey laakiin mar walba kudhex nool nolol iyo farxadna urajeynaya qofkiisii uu wayey Dhisoo dhaqan baan kuleeyahay dhigaa usaree walaal.😭❤Ex
@ugbaadrashiid6286
@ugbaadrashiid6286 3 жыл бұрын
Dhisoo dhaqanbaan kuleeyay
@mohayare9174
@mohayare9174 2 жыл бұрын
Dhiso dhaqan baan ku leeyahay jaceylkii haduu dhantaalmay aduunyadii Mey dhamaan dhiso dhaqan baan ku leyahay intaa nin rag laga helaayo iska yar ♥ 👌
@shakurahmed3997
@shakurahmed3997 3 жыл бұрын
Sure everyone has dark story behind 🙄but the only way to overcome is just to be patient and to trust ur lord ....what is not meant to be urs is not urs trust it and move on
@ahmedrashid2627
@ahmedrashid2627 2 жыл бұрын
Yeah
@shukriaxmad6431
@shukriaxmad6431 2 жыл бұрын
Fdaisìcxisgsb and its own 😭
@shukriaxmad6431
@shukriaxmad6431 2 жыл бұрын
Asus 😭😦
@abdulazizibrahim5527
@abdulazizibrahim5527 2 жыл бұрын
Waxkale waaye lipaax
@ahmedabdi8219
@ahmedabdi8219 Жыл бұрын
Sure
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 жыл бұрын
Mohamedow wl nasiibkaa halkaa ina dhaafin waayay walaahi waan ku jecelahay anigu adiguna imaad xumayn heestaana adigay ikaa xasuusisay im tearing now💔😭
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Waa caadi calafka weeyi, wanku iloobaybee🤣🤣🤣🤣
@AaminaCali-ym8zy
@AaminaCali-ym8zy 10 ай бұрын
@@lamajofficial2446 Alla😂😂😂
@absiadam
@absiadam 6 ай бұрын
Very painful heartbreak song
@jamakroperto6510
@jamakroperto6510 3 жыл бұрын
Xariir axmed alfanaan qiiro iyo cod ba leh keep going
@SihaamcabdulahiAhmed
@SihaamcabdulahiAhmed Ай бұрын
Jun/30/2024 cawe waxan soo xasuustey qof aan aad u jecelaa allow meelwlbo oo jooo nabd io cafimaad i.a 💔😞marnab is ma dhihin wakal fogaan doontaan lkn waqti waa cajiib wlhi😊😊 mid ifahmaayo oo ijecel waan heestaa allow idaaa yarabbi 🤲🥲🥲🥲 marka daacad lee ahaaw ilaahey io adi xiriirka idinka dhaxeeyo wanaaji i.a waad guleysneysaa🥰🥰🥰👍
@uwayswaldecabdiuwayswaldec3731
@uwayswaldecabdiuwayswaldec3731 3 жыл бұрын
Heestaan markaa arkey iyo xalada iheysatey waa iskeenen ilaahow adaa mahadaas leh ee ilowsiiyey xanuunka so marey🤲
@abdulahialihasan9642
@abdulahialihasan9642 3 жыл бұрын
After 1M views salaan baan idin hayaa
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 3 жыл бұрын
Calafku cajiibsanaa Jacaylku eedaysanaa Ciyaar badanaa waqtigu Duruufaha iyo waayuhu muxuu dad kala kaxeyey Wax walba waa qoraal Ilahay qofna eed lama saarayo Waayo nolosha Ilahay waxba lama lihin Aduunkaba imtixaan ah
@shukrimohamed976
@shukrimohamed976 2 жыл бұрын
😩💔💔💯taas Ben ahyn
@zouhaibmoud992
@zouhaibmoud992 Жыл бұрын
Waa hees émotion wayn xambaarsan. Alhmd lilah wn Ku guulaystay😘😘😘😘
@laylaibrahim1484
@laylaibrahim1484 2 жыл бұрын
So sad Emotion😓😭 Waxa daremi karo Qofka ay ku dhacdo o kaliya😭😭 waxa jareha ina is helno❤🤲🤲
@manduraphilips9311
@manduraphilips9311 3 жыл бұрын
Halka kelmad ee qiimaha u yeeshay heesta waa “ walaalo” 😢. Waa kelmad aan wax la siista jirin.
@masnamaxamed8206
@masnamaxamed8206 3 жыл бұрын
Runtaa wlhei kalmadaaz ayaan wax lasiistaan jirin😥
@ikraanitazaed7741
@ikraanitazaed7741 3 жыл бұрын
Hees aan cadi ahayn Mar ayan kala tagnay oo inan lagu daray lkn ilahay ma uu qorin oo inanti ayba diday isna wu diiday hadna ilahay aya qoray wan isku so noqonay Jacaylkaygi igu horeyey insha allah waxan rajanyaa in IlaHaY calafka igu daro igusodiceya wlhy marka aad qof si dhapa ujeceshahy wu calafku idin kala fogeyo waa xanuun saa iida😭😭 palse wqxan ilahay ka baryaya in uu labo kasta oo dar alle isdhab isugu jecel in uu isa siiyo insha allah 🤲🤲🤲
@W4riiriH_cejisoH
@W4riiriH_cejisoH 9 ай бұрын
Runta aya wexey thy ina hadii aad qof jeclato aad weyndoonto ama aad hantin doonto waxa rajeyna qofkasto jeceel leh inuu ilahey calaf ugu daro qofku jecel yhy Aniga heestan caadi unba udhageesta lkn wxa jira dad murugo udhageesto Ilahow kuwa is jecel isku beeg Hada waxan dhagesanaya 23 oct 2023 Hadaad iga danbeyso like iisaaR ❤
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Ax hapeen walba wan dhagaysta heestan ano ilmaynaya qof kii an jecla nasiin uman yeelan ana qof an qiimahayga garanayn ayan gacanta ugu jiraa allow adaa sidaa idooray😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😥😯😯😥😯😢😢😢😢
@muhumeddiin8704
@muhumeddiin8704 Жыл бұрын
Sorry 😔😔 allah mid qer qawa hakaga digoo
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Ай бұрын
Ax abyo waaka xumahay 😢😢😢
@Walaashaweyn12
@Walaashaweyn12 3 жыл бұрын
😭😭😭ax hees qalbi taabad ah weeye kamaan dheeranine waxaan ahay qof dhiiga iyo dhuuxaga raacee iidhawr naftaadana dhisoo dhaqan ban ku leyahay dhigaa usaree walaal jacaylku hadu dhantaalmay aduunyadi may dhamaanin💔💔💔😭 xariir fanaanka 5ta somali💯 wan kugu dhex noolahe
@mohamedahmed-wn4wu
@mohamedahmed-wn4wu 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE 10 OUT OF 10 🔥🔥
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 2 жыл бұрын
What a heart touching song😳 Abwaanka iyo Laxamaystaha iyo Xiriirba heestan way u hagar baxeen😘
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 5 ай бұрын
Gabadh aan jeclaa baa Calaf, ladnaani weheliso na kala geeyey. Heestani waa ku dhahi jirey qalbigii dhaawacnaa.
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 42 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 25 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,5 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 207 М.
XARIIR NAJAX XAFLADA XAASKIISA OFFICIAL VIDEO 2020
4:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 10 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
XARIIR AXMED | ANA DHINAACAAGA TAGAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 13 МЛН