No video

Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo wariyihii ugu weynaa Dalka

  Рет қаралды 139,389

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 296
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah Hassan bariise wa qof qiima badan oo aad loo jecel yahay guuleyso walal Hassan bariise❤❤❤❤❤❤❤ Wariye ayaanle intaad magaalada muqdisho joogtid waxa Waraysi nooga soo qaadaa dadkii hore ee qiimaha badnaa sida Mohamed shiiq osman jawaari, adimiraal faarah qare , senetar osman dubbe , Hussein Sabrie, omar shaaam iyo qofkii kale ee aad heli kartid
@Taagsade123
@Taagsade123 Жыл бұрын
Hussien Sebrie hhhhh
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F Жыл бұрын
Rugcaddaa wariye sarre Hassan Bariise cimri dheer iyo cibaado suuban Allaah ha siiyo iyo Ayaanle mahadsanidiin jaallayaal.🙏
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Legend wariye sare XASAN BARIISE cimri dheer iyo caafimaad kuu rajeynaa.
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Жыл бұрын
Waraysiyada dhanka dawladda Amniga ku saabsan noo soo badi intaad xamar joogtid Rag waawayna soo qabo Ayaanle ✌️🙏🏾
@ahmedabdikarim8308
@ahmedabdikarim8308 Жыл бұрын
cisman xasan weheliye barise wariye ruug caada ah masha alla
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Boondher ku dhalatay👈 gabar Aabo👈 qoysweyn aa nahay👈 waxa reer boobdhere, wardhigley iyo sinaay👈 Xasuus ow na galiyey wariye Bariise🌹❤
@qaroofow
@qaroofow Жыл бұрын
I really very used to listen Hassan Bariise's English voice on BBC. Before I did not know his face but now I am very happy to see him.
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
31:48, Masha’Allaah ❤❤❤
@ibrahimjanagale835
@ibrahimjanagale835 Жыл бұрын
❤❤❤ hasan bariise waan ku dhageeysan jiray runtii caafimaada iyo cimri dheer ayaa ala kaaga barayaa
@ahmedibro6286
@ahmedibro6286 Жыл бұрын
Guulaysoo xasan
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah xasan barise kini badan wan maqlay lakin manta wan arkay codkis dahabiga ah aya maqli jiray barise wa nin culus o qali ah wayo arag wax badan uso jogay wayahi somaliya 33sano o dagal sukeyo usojogay alxamdulilah hadesan sefta kulefin
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
waya arag rugcadah wayah aduunka manasha Allaah👍🌹🌹🌹💖💖💖💖💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Arxanboy4
@Arxanboy4 Жыл бұрын
Hassan barrise legend hore oo dalka iyo dadka wax badn usoo qabtay 🇸🇴✔️
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
((. Waa sida hadalka loo dhigee)) wariye aftahana cabqariya maasha allah inaan maanta iigu horaysa aragtidiisa waanse dhegaystay in badan kulkii bbc da ka shaqaynaayay mahadsanid ayaanle nin qaaliya ayaad soo casuuntay
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Жыл бұрын
Xasan bariise Bbc Muqdisho in badan masha'allah
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
@@fadumoali4700 muqdisho joogay caan weeyi somali dhan waa taqaan
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Been been sheeg😂 aa mucaradka ku xaman jiren. Bbc❤ London.
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
@@ajla4650 bbc 😂😂sax saas lugu xaman jiray inkasta oo idaacada qudha ee la dhegaysto ay ahayd mar
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Ninkaan waa reer xamar kii rasmiga ahaa
@ibrahimhussen5445
@ibrahimhussen5445 Жыл бұрын
Manshaa allah xasan barise codkiisa waan dhagaysan jiray markuu bbc wariyah aha codkiisa mansha allah
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Жыл бұрын
Xasan bariise alla cimriga iyo caafimaad kaba hakuu barakeeyo maxan ku dhegaysta waqtiyo adag ❤
@AbdirisakRaska
@AbdirisakRaska 10 ай бұрын
Xasan Bariise, waa reer magaal, aqoon yahan, iyo nin caqliga u saaxiib ah Ayaanle, isaguna waa wariye aad u sharaf badan الله ha'idin xafido. Runtii waxa uu ahaa wareeysi cad la saluugo aan lahayn oo runta ku saleeysnaa. 👍
@MuhiimMedia5223
@MuhiimMedia5223 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle adiga iyo Xasan bariisaba
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 Жыл бұрын
Masha Allah wariyahaan xog ogaal waaye
@kulmi1
@kulmi1 Жыл бұрын
Subxana Allah wabixamdih subxana Allah Al cadiim wa Allahu akbar
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Bal Fiiri sida Ay u kala Wanaagsan Yihiin Wareysigii Xanaan Aad La Yeelatey Iyo midka Rug Cadaa Weriye Hassan Bariise. Hadaba Ayaanlow Iska Ilaali Wareeysiyada Qaarkood.Sida midka Aad La Yeelay Xanaan. Oo ujeedo kale Ka Dambeeysey. I think Aad Adiga ka warqabin.
@bulshomedia4504
@bulshomedia4504 Жыл бұрын
Sax
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Mawaxaad kamitd tahay kuwii wax yeelay xanaan waa adiga ayaagayee
@zakariaahmedhaji3236
@zakariaahmedhaji3236 Жыл бұрын
Gaaljeceloow waaku salaamay😂😂
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Жыл бұрын
Gaal jecel weli waa 😢😢
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
😂😂😂 kuwi ay boogta taabatay tahay
@adarsiad3555
@adarsiad3555 Жыл бұрын
Waa wareeysi cajiib ah ♥️💯❤
@MahadGoraa
@MahadGoraa Жыл бұрын
Legend xasan bariise ❤
@tienskenya5006
@tienskenya5006 Жыл бұрын
masha allah wariye weyn qiima badan leh illahay haku xafido
@AyaaleHirsi
@AyaaleHirsi Жыл бұрын
Mansha allaah
@nadiir2023
@nadiir2023 Жыл бұрын
Hassan barris BBC Mogadishu I used to listen his War broadcasting news back in 1996 in hagadera refugee camp long life hassan barriia❤❤❤❤❤❤❤
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Annagoo dhallinyaro aad u da'yar ah ayaanu ku dhageysan jirnay garoonka kubadda cagta. Xagardheer halkeed ka degeneyd?
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah wariya sare ano yar codkada maqlo jiry alaha haydayo wariyasha isago kale ah
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 Жыл бұрын
Waa mahadsantihiin waa wareysi aad u qiimo badan
@hassanmuhammed5487
@hassanmuhammed5487 Жыл бұрын
Asc weriye aan aad u dhageysan jirey cod special ah leh. Wareysi wax badan laga faaiidayo. Mahadsanid Xassan Bariise.
@mohammedafiifsheikh1994
@mohammedafiifsheikh1994 11 ай бұрын
He was my favorite new reporter
@kamaalabdishakuur4322
@kamaalabdishakuur4322 Жыл бұрын
Legend xasan bariise
@aqilahmed5918
@aqilahmed5918 Жыл бұрын
Wariyahaan Hassan bariise waa runtiis xamar xaafad barigii joognay aanan u qaxin majirto. Waxuu ah wariyaha kaliya ee Dagaalada xamar qeeba heeda kala duwan ka dhacayay news report noo soon tabin jiray. Best war reporter journalist during the civil war. His journalism based on quality, fairness and balanced reporting!
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka Жыл бұрын
Rugcadaaga Saxaafada Soomaaliya Legend Xasan Bariise Funny Waaye !!!
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Ayaanle muqdishaa joogta e IKRAAN TAHLIIL xogteeda keen iyadoo xaqiiq ah
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
LAA AHEEBA ILLAA ALLAAH!
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Aabaha maxu kugu wici jiray😂😂😂 😂 masha’Allah. Abayashenii Hore❤
@maxamedcasal4728
@maxamedcasal4728 Жыл бұрын
38:41 masha allaaaah waa hadal cajiib ah qofka haduu qof dilo xataa gaal lama dhoho asga oo sameeyay dambi weyn maxaa u maleyn kartaa qof muslim ah oo ash haadanaayo inaaad dhahdho waaa gaal aaad disho
@inanadiifo4196
@inanadiifo4196 Жыл бұрын
Anoo yar baa maqli jiray walhi legend kan maanta inaa arko wajigisa baa janis u yeshay wariye famous ah magicisa ka wayn ninkan 😊
@muscababdikariim3671
@muscababdikariim3671 Жыл бұрын
Xassan Bariiise allaha caafimad iyo cimri dheeri ha siiiiiyo
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
MR ayaanle xussein abdi well done sxb .. thanks for your time
@mukhtarmohamedadam2825
@mukhtarmohamedadam2825 Жыл бұрын
Ayaanle, Keep going bro. You're my favourite journalist.
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv Жыл бұрын
Hassan bariise mashaAllah nin culus
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu libaax libaax dhalay vawooye aduunka raaxo ku joog aaqiro janadii fardowso
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
De 1 and only hasan bariise
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah rugcada saxaafadeed nin aan dhagesan jirey wararka uu ka sii daayo BBC❤❤
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 Жыл бұрын
Masha Allh Mudane Hassan waa Nin Caqli badan run ahyntii.
@caadilciraaqiofficial1889
@caadilciraaqiofficial1889 Жыл бұрын
Reer magaalki asal ahaay walee ma qarsoomaan guuleeso xasan bariise rug cadaaa saxafi 🫅🙏
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Wareysi qiimo badan taariikhdu waa cajiib wixii dhacay oo sax ah waa in buugta lagu qoraa si dadka somaliyeed looga fogaado qalalasaha iyo is dilka qabiilooyinka .... Rwanda wixii ka dhacay 1994 way is xasuuqeen meel walba oo dad lagu laayey si gooni baa loo maamusaa wayna ka heshiiyeen maanta dalkooda quruxda waa u jeedaan somali way in dib i heshiisiin loo dhan yahay loio qabtaa😊😊😊😊
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Restore hope. Cidanki labad. Jeneral How ya wow aa is haayo❤ tas noga shekeyen. Cideyda dhib badana.
@umuluul2329
@umuluul2329 9 ай бұрын
Masha allah cimriga & caafimadkaba alle ha,usiyadiyo wariyahena Awoowgey aya aad u dhageysan jiray bbcda anigane marku xasan barise hadlo waxan dhihijiray xasan barise bbc muqdisho 😅
@muusefaray8867
@muusefaray8867 Жыл бұрын
Adc hanoolaato waxaan hayaa tariikh aad uwavan
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Prof jawaari keen
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Cali wardhiigley iyo xaashi waheliye murusadey ahaayeen ayaga iyo abuukataha usc fiyoow ayey wadeen laakiin caydiid iyo cali ayaa wixii aasay oo qabiil ubadaley
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
24:37, wallahi waa runtis😂😂
@abubakarnur4271
@abubakarnur4271 Жыл бұрын
wareeysigaan waxbaan ka faaiidey ayaanle sxb hadalka wariye Hassan bariise ee ah isbarbardhiga Xooladhaqatada iyo beeraleeyda waa xaqiiqa
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
masha allah x barise waa wariye qaaliya xasuusgoniyaayuu ii leyahay
@maxamedmaxamuudnuur5039
@maxamedmaxamuudnuur5039 Жыл бұрын
@walaahi journalist xasan barise saxibkay walaalkay waxa uu ahaa ninkan xigano goortaan wax taxliilineyno ma ilowsani , wargeyskii xiddigta banadir aan Horsted ka ahaa guuleyso walaal ,ayaanlow noolow
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan Жыл бұрын
Ninkan wa nin waaya arag ah hadalkisa xigmadeysanyahay
@sagalashkir
@sagalashkir Жыл бұрын
Walaahi wariye ma ahayn he qabyaaladiiste wayo? Waligii maamulkii cabdiqaasim wax dhaliil ah kama sheegin
@cabdimacalim3399
@cabdimacalim3399 Жыл бұрын
In uu dhaliili waayo ma qabiileyste ayuuku noqon aa
@cabdimacalim3399
@cabdimacalim3399 Жыл бұрын
Allah aqliga noosoo celiyo
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 Жыл бұрын
Isku qabiil ma ahin ee isa sax
@cabdimacalim3399
@cabdimacalim3399 Жыл бұрын
Xagee ka gubanee ileyn ninkan waanu wada naqaabe
@Guulguul
@Guulguul Жыл бұрын
Cabdi qaasim nin wanaagsan buuba ahhaaye muxuu ku dhaliilaayay.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Жыл бұрын
Ayaanle. Allah ku xifdiyo. Is ilaali. Af duubi.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
I just like mr Xasan bariise
@cheyyene
@cheyyene Жыл бұрын
Xassan Bariise weriye Khibrad leh iyo wareysi fiican.
@user-mj8yv7md9p
@user-mj8yv7md9p Жыл бұрын
Shalom
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Xaaan Barise deserve to be information minister or prime minister
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 Жыл бұрын
Hanoolato guleyso my brother ❤
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
NIYOOW XAGEE AYAY KADHACDAY WARIYIHII BBC-DA EE FARXIYO CALI QAAJO?
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
Xasan Bariise, waan nin weyn oo waaya-arag ah!
@ugbaadmohammed9648
@ugbaadmohammed9648 8 ай бұрын
Romania ka so salamaya xasam bariise😊😊29/11/2023
@abdifatahabdulleaddow2446
@abdifatahabdulleaddow2446 Жыл бұрын
Waayo-JooG Sare , Tusaale u ah Dadka Halgangu bilow u yahay ❤❤❤!!
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om Жыл бұрын
Wankusalaamaya walaal ayaanle ,sido kale wan salaamaya wariye xassan bariise wa nin tabintiisa an jeclaan jiray ,anwarkiisa ubaahnaa an isweydiinaayay war toloow xasan bariise idajaa ma dhinteen???
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@mohamed-dekdiyeeshe9334
@mohamed-dekdiyeeshe9334 Жыл бұрын
Waaya arag, wax badan og Xasan Bariise.
@ahmedomar982
@ahmedomar982 Жыл бұрын
Aloow maxaan BBC ka dhegeystay Xasan Bariise guuleeyso
@hamzadabeyl2515
@hamzadabeyl2515 Жыл бұрын
Kuwa yaryar oo shartooda wata ayaa jiray kulahaa
@ayanlesuleimanhashi3902
@ayanlesuleimanhashi3902 Жыл бұрын
xasan bariise waa wariye bbc da waan salamayaa sxb
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Ala ninkaan maxaan jeclaa cookies markuu dhahaayo xasan bariisee bbc muqdisho
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Reer weheliye Oray 😂weheliye yaasha waa badan yihin. Meelo badan uu gaaray wareysigan maanta❤
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 Жыл бұрын
Geesinimo waa Ilaah wehelkii.
@abshir123ali4
@abshir123ali4 7 ай бұрын
Asgarigan Mel loraco maleh hadalkisa sababto ah dowladi horene WA edeynaya tan hada jirto WA dhaliilaya
@sowdosiman5602
@sowdosiman5602 Жыл бұрын
Legend noolow inta nolol jirto
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan Жыл бұрын
Xasan bariise bbc muqdisho
@najmohaashi788
@najmohaashi788 11 ай бұрын
Hasssan bariise bbbc muqdisho alla maxaa maqlay cimri dheer adeer
@fadxiyaibro6434
@fadxiyaibro6434 Жыл бұрын
Wariye xasan bariise waa wariye cod macaan codtolmoon oo qiire leh warkiisu oo khabiir kuah dhinaca waresiga ala yaa inosoceliya xasan bariise iyo axmed cowke alaha unaxriiste
@Isse-Farah
@Isse-Farah Жыл бұрын
Sida xasan bariise sheegay cagsigeeda, Qoriga maaha sharciga ee sharciga ayuu u adeegaa oo lagu fuliyaa qeybkamida. Dawlaadana waxa ay wax ku xukuntaa aqoonsi iyo kalsooni ay dadkeeeda siiyeen haddii ay sidaas tahay oo qoriga sharciga yahay Maxay dawladdii dhacday ugu badbaadi waysay dalka?
@fatumaabshir7815
@fatumaabshir7815 Жыл бұрын
Malin walba wixi lasodhafay malagahadla maxa nodana kahadla wllyalow oo aragti dheer yesha
@abdullahinur4668
@abdullahinur4668 7 ай бұрын
My favorite wariye wallaahi, wuu iga qosliyey. Waligeey ma dhimanoo dhimasho ma aqaano 😢😂
@togdheerburco1032
@togdheerburco1032 Жыл бұрын
Waa siduu hadalka u dhigay waxa lahaa ama kusoo kordhiyey warbaahinta Axmed siciid Cige wariyihii Bbc Hargeisa
@abdihakimmuhumed64
@abdihakimmuhumed64 Жыл бұрын
I strongly disagree with Mr. Bariise's attempt to reduce the millennia-old animosity between Ethiopia and Somalia solely to misguided policy by authoritarian political leaders.
@AishasihB
@AishasihB Жыл бұрын
Nigga WHO gives a fuck🤡
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr Жыл бұрын
xasan bariise waa wariye cajiiba cadkiisa ayaan jeclaay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
❤ very interesting waa nin fican oo sharaf leh fariid ah 😂
@yasminmoha736
@yasminmoha736 7 ай бұрын
wiilkaaaa yaaa amaaankiisaa damanadqaaadayaaa 😮waxa uu bixiyey sir aad uculuse
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Hassan bariise noolow mujahid baad tahay ❤
@AdanSharif123
@AdanSharif123 Жыл бұрын
25:10 midaan soomaali waalagu yaqanaa
@cumarfargeeto3009
@cumarfargeeto3009 Жыл бұрын
Hassan bariise legend
@foziyohajimohud9047
@foziyohajimohud9047 Жыл бұрын
Next mohamed bashiir haashi please
@halimasacdia.
@halimasacdia. Жыл бұрын
😅😅 biriisle maxaan warkiisa dhageysan jiray 😂😂
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Жыл бұрын
😂أَسْتَغْفِرُ اللّٰه illhy ha xafido
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Hassan Bariise BBC Muqdisho.
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Xassan briise V.I.P.... waana ku salaamay mr dr xassan bariiuse.,,,,, .Ayaan lahaan qabiilkee oo kadhashay isoo sheega raalina ahaada,,, qabiiliiste ma,ahi waayo dadkii dhalinyaradii siyaad bare aun soo tarbiyeey ayaan ka mit ahay bes inaa iska ogaado an rabaa
@BahjaMohamud-ft2or
@BahjaMohamud-ft2or Жыл бұрын
xawadle
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@@BahjaMohamud-ft2orhoyadiis na Abgaal
@cidabaastada5618
@cidabaastada5618 9 ай бұрын
Murusade waye
@maxamedxasan2173
@maxamedxasan2173 Жыл бұрын
Legendary 6:44
@adarsiad3555
@adarsiad3555 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 16.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 407
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 4,7 МЛН
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 38 М.
QOORQOOR OO QARXIYAY AMAR ALLE LAAKIIN 16 August 2024
31:36
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,8 М.