No video

Xasan Sheekh Iyo Ismaaciil Cumar Geele Waxaal Leeyahay"Sul Maxamed Oo Arimo Xasaasiya Badka Keenay

  Рет қаралды 9,685

Bulsho News

Bulsho News

Ай бұрын

Xasan Sheekh Iyo Ismaaciil Cumar Geele Waxaal Leeyahay"Sul Maxamed Oo Arimo Xasaasiya Badka KeenayBulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 39
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Mashaa Allah xassan Sheekh Buufi amxaarada iyo inta gacal ku sheegtay una sheeg in gaalka iyo amxaarada lala soo saarayo انت مع من أحببت We Love ❤❤❤ SOMALIA JIGJIGA XAMAR JABUUTI GAARISA HARGAYSA AND OLD MUSLIMS ALOW NAGA QABO GAALADA IYO JAWAASIISTOODA ASHAHAADO LADIRIRKA NECEB SHACAAIRTA ☪️ ISLAM SIDA XIJABKA GADHKA KHAMIISKA I LOVE ❤️ ISLAM YAA ALLAH XIFDI wasiir Fiqi iyo xassan sheekh OO DHOWR KA XIFDI AMXAAR IYO INTA JECEL BADEENU IIB MAAHA NO NO FROM BORAMA AWDAL
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Xadkii BARI waa xidhan yahey, kii LOWYA CADE na waa xidhan yahey,kan wajaale na dhowaan ayuu xidhmayaa 😂
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waa kuwaa waashay kuwa isimada sheeganayaa waashay oo cufi iyo qayaalad baa waa shay dadkii bay Kala gurayaan Mar waa xabashi iyo oromo iidookii
@MalistripBloodandmoney-p6e
@MalistripBloodandmoney-p6e Ай бұрын
Suuldaan buuxa Guul iyo Gobonimo
@mhassan0163
@mhassan0163 Ай бұрын
Suldaan sow innagii qarankii Somaliyeed u jabhadaynay ee dabka gelinay, keenii ma xaq buu ahaa, kanna ma dulmibaa, jabhad hadday ku qabsato Jabhad kale baa kaa kaxaysa, Suldaan caqli keen, afkii Muuse haku hadline, af siyaasi baad ku hadlaysa, indho-caddays looma baahna ee arrimaha 3 dhinac ka eeg, 3D
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Cadawga gudaha iyo kaarto huwan bari horaa laga koray
@mukhtaaarxasan7023
@mukhtaaarxasan7023 Ай бұрын
𝙳𝚑𝚊𝚖𝚊𝚗𝚝𝚘𝚘𝚍 𝚒𝚑𝚍𝚘𝚘𝚛𝚔𝚊 𝚜𝚒𝚢𝚊𝚊𝚍 𝚋𝚊𝚛𝚎 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚔𝚞𝚠𝚊𝚍𝚊 𝚜𝚎𝚎𝚏𝚐𝚊𝚛𝚢𝚜𝚊𝚗❤❤❤
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Waa tarikh jiirta
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Ай бұрын
Af noliba u hadla ayna u ciyaa Ma dhaqan ninkani mise wa siyasi ????????
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
Waxaan somali ma aha waa Orom
@user-ej7up3kl6i
@user-ej7up3kl6i Ай бұрын
Waxaa la filayaa citiraadkii soomalilan Bal hadalkaas iska hu sada
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba?? Mar Waa Hooley IYO irirsamaale, maantana ,Hooley waa cadow Bal Adba???
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
Itoobiya kiro ma sheegin waxay sheeg gatay dhul ay iyadu leed dahay taasina warma aha
@SahroNuur-jt6hb
@SahroNuur-jt6hb Ай бұрын
Kkkk siyaad bare dhulku idinla gooyee wll ee meydanka ka adkaadey
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Cadawgii gudaha iyo kii dibaduba intay godkii ka soo baxeen bay banaanka iyagii isku gawraceen si wayn bay u kashifmeen guusha Somaliland Allah inoo rumee
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
Guumaysi Ayaad u orseeday siin umada somaaliyeed
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
ISAAQOW wixii 1991 kiina waa xasuusataan oo weli xasuuq baad hadal haysaan, kii 2023 kii aad Lasannod ku sameyseena ma xasuusnidin oo kama garawdaan.
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Kkkk lascanood dowlada somalia way dii waad magashaye wait fiqii oo leh somaliland ana kaa dagaal kaaa kaa riidnay siidan aqonsika uu maarin habaabino daarteed
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
Mutual Respect away Snmland garaneen DULMI jaceyl dhee GOBOLKA AWDAL WAXAA ISKA LEH GADABURCI & CISSE GOBOLKINA HA IDIN FILNADO WAXAAD SHALEY DIDEEN HA KU AYINA REERAHA AAD OD WADAG TIHIN
@MASTERFOURMARKS-me2kd
@MASTERFOURMARKS-me2kd Ай бұрын
Calankagi UN makataganyahay
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Ай бұрын
Muuse Awdal amxaarbuu ka Iibsaday!!!! Si uu ku soogaliyo waa in uu Jabhad ku sheegaa Reer awdal. Ninkaa dilla amxaarka ka hor:
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Suldaanow rali noqo ragan xabashida noqday ayaa lagaa qabanayaa
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k Ай бұрын
Kkkkkk
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
GUURGURTO DAALKAGA LAAGUGU DUUL ILLALINYE BAAD BADA WAXABA KAA QAABNE MARKADA QUUBUR FAADHTYE AYAAD UU SOO MIILKHSANSE SOMALILAND MEELE KAAMA BAAANANA
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k Ай бұрын
Kkkkk sool wixi idinka raacay maad ilooday GOJACADE
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Gojah cadeh ku darsoh kan wuxuu ku naxay bentah kk
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
Adeer naag tii safarka raac day ha noqonina somaalina haka bixina
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k Ай бұрын
Reerkani isma caqli dhaamaan miya
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HASSAAN DHIIGOW ADIGA IYO EX ARGAGAXISDADA FIIQI IYO MAAJNUUNKA XAAMSE EEDAB KAA YEESHE SOMALILAND TIISABA DARYELE TUUKLE KUU DARA
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
WAR. QIYAALIGA. ISKA DAAYA. ISAAQOW. CIRKA. UUMBA. KUU. FURAN. XADADJA. OO. DHANA. WAY. WADA. XIRAB YIIN ETHOIPIA. WADA. HADAL TURKIGA. KADIB. WAY. XIRAYSAA. WAJALE
@abdifatahjarmal7170
@abdifatahjarmal7170 Ай бұрын
Neef Ciyaya waxba kama duwanid, maxaad xad ku xidhaa ee aad haysa adiga walashaa iyo hooyadaa Ugandhis, Burundi iyo xataa Ethiopian ka adeeganayaan oo aan ka celin karin. xishood oo seexo nacdal yahay nacdashu dhashay.
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
@@abdifatahjarmal7170 WAARYAA. ANIGU. KUMA. CAAYAYO. WAXAANAY. NIN MEESHAAD. SHEEGANAYSO. UDHASHAY. XAQIIQADA. HADII. LAGUU. SHEEGO. MIYAAD. OOYAYSAA. NAAGYOW. BOW
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam Ай бұрын
Suldaan cimaamada iskatuur
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Fikirka kala go'a Somalia waa ka xunahay fikirka argagixisada....
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Adero miidno aye daan uu kuu jirta
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k Ай бұрын
Beenta dhaaf suldaan awdal maxad u haysaan . Miisaniyadi sanadkan dib uu eeg
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m Ай бұрын
Nin iska faanay dheh, hodhaa looyiri irbad dhuub magelisaan afkuna weydin dheeryahay. Bal aftaaga halku idingeeyo wanu arki, reer qura baa idin qaawiyay gooja cade hadana dowlado ayaad u hanjabeysaan!!!!!!!.
@mukhtaaarxasan7023
@mukhtaaarxasan7023 Ай бұрын
𝚘𝚍𝚊𝚐𝚊𝚢 𝚒𝚗𝚝𝚞𝚞 𝚕𝚎𝚎𝚐𝚢𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚎𝚎 𝚞𝚞 𝚋𝚎𝚎𝚗𝚝𝚊 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚐𝚊𝚢 𝚍𝚊𝚢𝚎 𝚊𝚍𝚎𝚎𝚛𝚘 𝚒𝚕𝚕𝚊𝚊𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚔𝚊 𝚌𝚊𝚋𝚜𝚘 𝚕𝚊𝚋𝚊𝚍𝚊 𝚜𝚘𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚗𝚍𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚕𝚎𝚑 𝚌𝚊𝚍𝚘𝚠𝚐𝚊𝚢𝚐𝚞 𝚠𝚊𝚊𝚊 𝚡𝚊𝚖𝚊𝚛 𝚎𝚎 𝚜𝚘𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊 𝚋𝚎𝚎𝚗 𝚑𝚊 𝚔𝚊 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚐𝚒𝚗
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
XASAN SHEEKH OOHIN AFKA FURTAY ITOOBIYA WAY NAGA ADKAATAY TOLAAY
11:17
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН