"Xasan Sheekh oo Xabaaluhu Ka Nabad Galiwaayeen ..."Xil Maxamed Abiib

  Рет қаралды 11,586

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 58
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Wayku cadahay wadani inuu yahay huwan
@osmanjr3461
@osmanjr3461 22 күн бұрын
Abiib waan ku salaamay baki waan jeclahay abahy aa maayer ka ahaaa from borama shacabka
@LuulDheeman-or8zd
@LuulDheeman-or8zd 21 күн бұрын
Our king waar waligeyn baa baa cidwalba utaliinjirney wana utaliin donaaa❤illahey hanoka xifdiyo idoor dagaal mana yaqano manaa galoo
@yoyogi52
@yoyogi52 Ай бұрын
Nin rageed. Madaxwaynaha mustaqbalka inshaAllah
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Ай бұрын
😂😂😂😂
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Nac nacda kalatak shacabka buus
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 Ай бұрын
Big game ABIIB vs MOOGE ciyaar qiimo leh time ka inoo soo dhajiya MMTV
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Huwantii oo saaka soo noolaadey mushaharkiisii ayuun buu ka fakirayaa in uu ansixiyaan, af bulaacad dadka ka fadhiiso
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Lutfi uraaye
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Goluhu waa sax haday saaka siidaayeen
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p Ай бұрын
War adab darada wadanka kala fadhiso waxani muxu la bakh bakh leyahay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Mujaahid mayor abdikariin ma gaadhid ooyaaye isagu 4000 kun maqaato ee bal adigu 100 dollar halaagag dhigo mushaharka markaasaad edebsan e, 4000 canshuurteedu waa 800 20% ee ma ogoshahay in abdikariin mooge kaaga gooyo dawlada hoose
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p Ай бұрын
Oyaye waxan waxii soo dorty way ku khasarty kuwan warka ka qadayana waakuwo ka daran
@HindaAaden
@HindaAaden Ай бұрын
Dalka inaad dumisaad lacag kusoo qaadatay
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Ай бұрын
Waa Kan nacaskii ahaa baqal fardo la daaqday ee faraska is Monday sxb cashuurta berbera ayaa nin kaa dhigtaye ruqi lacag kamaad heline caga dhigo yaanasn luqunta kuu dheerayne
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Dameer yahay ciyaysaa xishood! Waa aayo ninka aad sidaa u la hadlaysaa? Qashinkaas oo miidhan baa niicda haya oo dadka kala dilaya. Anagaa reer Berbera ah isla markaana leh Maxamed Abiib waa madaxdayadii dalka ee orod meelahaa ka oy lax yahay
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l Ай бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto Afqadhmuune waar ciil qabayaashu way dhacayaan wadani huwan haciyaane somaliland way katashanayaan huwan kalkaalka
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Afak ilahay Kuqabay Munaafaq Ilahay kafog Ilaahay kuqabay
@IsxaaqIbrahim-s8q
@IsxaaqIbrahim-s8q Ай бұрын
Asc
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Ай бұрын
Heestii ugu fiicnayd dareenkaayga ayey taabatay. Wax runa ayey ka hadashay
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Ай бұрын
ina Abiib wali ismadan Arg Hargeysa Hargeyesina intii lagu dulqadanayeye wey dhamateye Adkeyso
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
HADAANU SHARCIGU KUWA MAGSABKA HAYSTA QABANAYN MA KUWA DANYARTUU QABTAA HADAAN LASOO XIDHIN INA ABIIB ANAGUNA WAXAANU DOONO AYAANU SAMAYNAYNAA
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
DHAMAAN KUWA SOOMALI HOGAAMIYAA KA USAREYA ILAA MIDKA UGU HOOSEEYA WAA GURUUB DAD QALATO AH OO XATAA CAQLI KU JIRIN WAA INA ABIIB OO KALE BALSE MAALIN DHAW WALAAHI DULMI FALAYAASHU WAY BURBURAYAAN WAYNA KA YAACI DOONAAN XILALKA AY DHIIGA UDAADIYAAN WAY KA YAACAYAAN MAALINTAAS AYAANU CIDLA KA HELI DOONAA
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 Ай бұрын
Yahuu! Ilahay kusoo qabay!!!
@user-qq2ll6zs8h
@user-qq2ll6zs8h Ай бұрын
Shacabku..Ismadilmaayaan..laakiin..wadani.waalagayaabaa..inaykadagaalamaan
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
DADKA XUN MIYAANAD KA MID AHAYN KAMIDBAAD TAHAY WAANA RUNTAAS OO SAMIRKAYAGU WUU IDIN SOO QABAN
@flipofiqey
@flipofiqey Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Ай бұрын
Munaafaq waar waa nijaas ninka madacweynaha Somaliland cayayaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Huwan godadkii ka soo baxday suulcawro oo ooyaya oo leh cashuur yaynaan bixin, dariiqyada aan rafano kkkkkkkk
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Ай бұрын
Somaliland guul
@hassanbasal352
@hassanbasal352 Ай бұрын
Dadku caqligiisa ayuu qabaa,,,Meesha waxba kuma haysaan,,,shaqadiinii baa daycan,,horta idinku isa sax,,,meesha in aad fadhidaan oo aydaan waxba soo kordhin waa ayaan daro.dadku caqligiisuu qabaa,,,,kamarad la hor yimaado ,waxba soo kordhinmayso......
@MohamedMohamed-qm4bf
@MohamedMohamed-qm4bf 22 күн бұрын
sunta isaaq kaga ilmaysiisa kkk
@Cabdi141
@Cabdi141 Ай бұрын
Cadaw ma tihide qaabkii siyaasadaa kaa khaldan waa iga su,aale dad aan sharciyaqaan ahayn baa la yidhi sharci sameeya waa in la waydiiyaa shahadadii jaamacada sharciga uu ka qaatay
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Somaliland maxay ka dawataa inanksn yar waar naga qabta inankaa yar ee huwants ah
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Heego ama qudhmiye waxay sameysteen 10yutuub oo ay ceebtoda ku qariyaan oo dadka tooda diida caaya oo munafiqiin ah oo ay lacagsiiyan
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Mdxwayne ha furin golaha huwanta mushaharka! Waxay mushahar ka qaataan Xasan shiikh. Cidda ay daacad u yihiin ha ka qaataan mushahar.
@RashidIsmail-qo2xh
@RashidIsmail-qo2xh Ай бұрын
DJABOUTI BAA SHIDAAL KUGU SHUBATAY
@MohamedMohamed-qm4bf
@MohamedMohamed-qm4bf 22 күн бұрын
libaax laba ma aha
@fathuma3573
@fathuma3573 Ай бұрын
Alaa Haku caafiyo nin waalan wax kale oo la yidhaah daa ma jirto
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l Ай бұрын
Waxba ciidanka haku soo ordin ee Afkaaga qadhmuun kala bax kuwii buurta ciidanka ugalay ee madaxa maydka kaga taagna ee dagaalka laascaanood ka qayb qaatay ee Ay ku cadahay waa xisbigaaga mana diidi kartid
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Ruqi.waa meeshii aad kaooyaysay
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
Mounafaq Mounafaq dhaley
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
oo sodigii shalay lahaa Barbara waa la dhisaye maxaa loo diidayaa cidii dontaba wanu u ogalahay talabad umada ka xishoo Xasan shekh iyo muuse Biixi iimakala duwana inad nala hortimado naga xishoo warya
@user-pi8tt5jn5e
@user-pi8tt5jn5e 26 күн бұрын
Libaxu labo maha 😮
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Markaad baahi kusoo kortay waa iska sidan illahay baa gaajada kaa bixin Kara imtaxaanadana haday qish rabaan ardaydu ma xukuumada qaladka leh
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Ooyaaye walee waa lagaa shaqayn
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Somaliland hayska qabato maxamed abiib ama waxaan leeyahay samaroonay naga qabta inankiin ifinkaa layduku extiraamayaaye miyaydaan wuxuu samaynayo arkayn malin walba wax loo soo adagsadaa dalka naga qabta nin walba tolkii ayaa qabta
@AyanHassan-e8r
@AyanHassan-e8r Ай бұрын
Isaaqayeey siilka ninka haku soo kala qaban
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Ай бұрын
Ina abiib bow waxad reer somaliland ka waydan nin inta u ku qabto saanka iyo carabka iyo labada dhegood ku jara wayo waxad ku kibiirtay cashuurta ad bilaash ku qadata
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Ай бұрын
Xildiban oyaye wa in golaha laga saro
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Ай бұрын
Ninkan ma makhaayad ayuu ka sheekaynayaa
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Ай бұрын
Kkkk
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 Ай бұрын
Get lost Munaafaqa
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 Ай бұрын
Xamar adiga la walaala oo Huwanta gudaha ah oo lacag qaata oo goorwalba Somaliland ku lidiya , Such Attention Seeker. But you are nothing .
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 Ай бұрын
Who cares your useless words , Mushaharkaad ku kibirtay xageed ka qaadataa ma Xamar miyaanad Xukuumadaad goorwalba Caayaysid ka tirsanayn .
@hamzahassan5963
@hamzahassan5963 20 күн бұрын
Was he paid to be a sycophant for the president because I can understand your intolerance to his views?
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 106 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН