XASAN WAXAA JIGJIGA TAG YIRI RAYSIL WASAARAHEENA HAILA MARIAM

  Рет қаралды 48,617

HANOOLAATO

HANOOLAATO

7 жыл бұрын

HANOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Пікірлер: 104
@ismailfiidow4879
@ismailfiidow4879 7 жыл бұрын
somalia somali baa leh itoopiya iyo xasan ilaah hanaga qabto
@oumaradam2195
@oumaradam2195 7 жыл бұрын
zuper fiidow flog wabu iga qabtiy saxbii
@somaliaman8399
@somaliaman8399 7 жыл бұрын
allahyow Hassan hanoo soo celin amiin Amiiin amiin
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 6 ай бұрын
Maantay bal Kwrn xaalku siduu kugu yahay 😅😅
@ohatcobaladweynhiiraan4939
@ohatcobaladweynhiiraan4939 7 жыл бұрын
HANOO LAATO WAA GUUL SOMALI
@abdullahinuur7424
@abdullahinuur7424 7 жыл бұрын
wan so dhaweynaya hanoolato wa mesha kaliya e hada somaliya ka nolankarto
@maxamed.nuur.cabdulem7082
@maxamed.nuur.cabdulem7082 7 жыл бұрын
illaheey hana dhaafiyo gumeeysiraaca somaliya hanoolaato
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Soomaali soomaali baa leh xabashida allah ha inaga qabto jigjiga iyo dirir dhawe iyo harar godey qabri dahar iyo dhamaan Somali galbeed unukaa leh
@arizakosman403
@arizakosman403 7 жыл бұрын
runta haddii laga hadlo ennaga LA inama guumaysan karo haddaan isku duubanahay allaw dhulkaas naga maqan dhib LAaan noogu soo celi aamiin
@SuleymaanDakhare-cp5od
@SuleymaanDakhare-cp5od 3 ай бұрын
من يريد العزة فإن العزة للة جميعا
@Gezelim38
@Gezelim38 7 жыл бұрын
hambayl hanoolaatp muwaadin dhab ah
@dahaboidow4817
@dahaboidow4817 7 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Ayaanle Allah ku dhowro wax badan ayaa ka hadashay waana xiiseeyaa hanoolaato
@dalkaagahooyowalamahuraan1423
@dalkaagahooyowalamahuraan1423 7 жыл бұрын
madaxweyne sa logu liiday dalkisa iyo umadiisa watiikhda gelisaya waana aaney ummadda somaliyed maanka somaliyeed kagoyn
@ahmedabdikadir8398
@ahmedabdikadir8398 7 жыл бұрын
waa ummad caqligu ka guuray xasan sheekh Allaha kuma soo celiyo Somalia Dawladii Somalia waxa diiday in cagaha isku taagto waa Ethiopia iyo Kenya sababtoo ah dhul ayay ka haystaan Somalia Lkn cida lugta uqabatay ayaa ah USA Illah baa faraj khary le noo furi Hungri Doon meel ma gaadho Haduu raad leeyahay cadaw loo Adeego kuwii Boqortooyadii Britain u adeegi jiray baa magac ka tagi lahaa mxaad umalayn mid u adeega Gumayste kii ugu liitay Sumacad iyo dhaqaale meel loo xisho male Kenya iyo Ethiopia waa labo Abees
@CryptoSom
@CryptoSom 7 жыл бұрын
Ahmed Abdikadir Somalia mey diido in dowlada Ethiopia iyo Kenya cagahoda ku istagaan? miyey inaga caqli badan yihiin meyay caqligii Somali shegan jirtay aduunka waxan la yabaa marka ey dad dhahan waxa ina hor taagan dad kuwaaso iyaga nabad heesta. haddi Somali ey is walaashan laheyd xaalku sidaan waa uu ka duwanaan lahaa. jahliga halaga baxo.
@ahmedabdikadir8398
@ahmedabdikadir8398 7 жыл бұрын
+Abdifatah Ali wll aduun ka hada sidii hore ma aha marka aad mawasho Kenya iyo Ethiopia ayaa hor taqaan taa macnaheedu ma aha way inaga garaad fiicanyhiin lkn waa cadaw xoogan kana feejigan in hal qof oo damiirle furaha Somalia qabto kudarso fiiladu kor ayay uga xidhiidhsanthy lambada wadan sida western ka marka Allaha inaga saaro xumaanta iyo nacayb dhexdeena lagu beeray
@CryptoSom
@CryptoSom 7 жыл бұрын
Ahmed Abdikadir Ethiopia Somalia ma dagana waxna ma sameyn karto ee dhibka ina hesta ayaa ah in an inagu is nacnay oo qalbi xanunsan mesha ku heyno wlh dhibta waa inaga Allah na inama caawinayo ciqaab moyee waayo gaalkii baan ka jecelnahay muslim kii walal ka an eheynay.
@kaarbedelChannel
@kaarbedelChannel 7 жыл бұрын
gacmo wadajir bay wax ku gooyaaan hadii aynu mid noqono wan ka adkaan karnaa aduu koo dhan se inaga dhexdeena waxaa batay dad shisheeye kalkaal ah
@ubahmohamed4598
@ubahmohamed4598 7 жыл бұрын
Ahmed Abdikadir sooma laaban allahu akbar
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
masha Allah Hanolaato Wada Howshaan aad Wadaan plz Waan idin Tagersanahay illahey Ha idinla Garab Galo Howshiina💙Somaliya Hanolaato HA ISRAACDO 💚
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 жыл бұрын
Hasan clp hadduu daawado 2021 in sharaftiisii Uu asaga Gacantiisa isku toogty Ma,dareemayaa Mase Xagiisa Caadi ay katahy xasanow adigaa Siyaasadaadii Soo af jarey .
@heyyouxajii7049
@heyyouxajii7049 7 жыл бұрын
ayaanle hussen abdi masha allha hanoolato somaliya
@iwaranmedia7738
@iwaranmedia7738 7 жыл бұрын
wll ayaanle Sxb dadaaal kaga wad anagana waanu ku garab taaganahay muuladana waynu share gareenaynaa.
@dhubofarah1301
@dhubofarah1301 7 жыл бұрын
maansha Allah wad halganka ciidaada hooyo jir oo joog kuwa kalena oo badan adoo kale ah Allow badi Aaaaaaamiiiin
@ugbadabdull6145
@ugbadabdull6145 7 жыл бұрын
wwwww mansha allaha xasan sheekh guul waliga
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 жыл бұрын
Ugbad Abdull uffff
@cabdixaaji7102
@cabdixaaji7102 7 жыл бұрын
thanks bro halkaa kawad ishaa anoo meerin baa iman wakhtiga dhow/ camerada ku dagaalan
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 жыл бұрын
aan tageerno oo aan iska dhafno afaraha qabilka qabiilka xaalkisa iyo natijadisa watas (NO MORE TRIBALISM) WAA XALUN SAMEYN NAGU YESHAY DAWADISA WAA KITABKA QURANKA
@malaakyakub3853
@malaakyakub3853 3 жыл бұрын
Kkk xassan shek Madahaweynaha somalia wa u quuriwayay ?
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 7 жыл бұрын
Qaabka uu dhaantada u ciyaaray xasan sheek baan ku qoslay wlh kkkkkkkkk ilaaahow nafuro wale leysaga hadhi maayo dhulka somali glbeed somaliya somali baa leh in sha alaah
@nuradagan3266
@nuradagan3266 7 жыл бұрын
ONLF cidna uma reeban waxba Qofkastana wuxuu galay waa taariikh xun uu katagay wadankaas somali kamaqana markay qabiilka katagaan ayay soo ceshan karan inshaallh guul inta samaha jecel Hanoolato guul inshaallh
@nasraismail6061
@nasraismail6061 7 жыл бұрын
waa naxdin qaran tasu
@mohamedahmedwabey2916
@mohamedahmedwabey2916 7 жыл бұрын
Assalamu alaikum Ayaanle walal waa muwaadin Soomaaliyeed ahna wiil waxbartay jecel in uu wax ku biiriyo barnaamijka Hanoolaato . Hadda waxaan joogaa Nairobi lkn xaqiiqooyinka aan Somalia Somalia haayo makula wadaagi karo maxaa yeelay wali safar ayaan ku jiraa
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 7 жыл бұрын
Zxp ayaanle wn Ku tagarsanahay palse somaliya somali pa leh wa sax ogadena somalia maaha wa ddsi wa Dad tashtay wana etopian vevo liyuu police jagnaaa
@ayanahmed7932
@ayanahmed7932 7 жыл бұрын
Xasan somalinima dhan waan ka dayri lahay hadaa awooodo saa u nacay lee
@kaarbedelChannel
@kaarbedelChannel 7 жыл бұрын
waqtigu waa cajaa ib qof soomaali ah oo maanta wax walba ka filo waa laga sheekayn doonaaa in badan hadiiba waqtigu wacnaado oo wax isbadalaan
@engjama4378
@engjama4378 7 жыл бұрын
Mashallah wadi alle ha idindaayo gumeesigane alle hanaga saaro
@libanmohamed585
@libanmohamed585 7 жыл бұрын
Asc
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 жыл бұрын
#hassan must go# somaliya way udhamatay
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Dulli Dulli Dhalay Weeye Xasan&iley Waa isku Mid Lkn wxy dhiirrigalinaysa in aan Nacayb&in aan iska dhicinno Cadowgeenna Ethiopia
@TrueEventTales
@TrueEventTales 7 жыл бұрын
illaahy naguma soo celiyo xasan labadeenii cadowba wuu isu duleeyay keynyana wuu u sujuuday itiobiyana kaba daran dhulkii naga maqnaa buu intuu tagay ragii u halgamayay naftood hurayaashii caay kala daalay illaahoow naga qabo
@houmedmohamed8140
@houmedmohamed8140 7 жыл бұрын
hassan sheikh waa ogaa waxuu sameynaayo ee waxa kaliyoo u sameeyey qaainimadaa waa xilka hakugu hiiliyaan kaliya . lkn taariqda baal madow ayuu ka galay walee
@adandayib1659
@adandayib1659 7 жыл бұрын
ACS WAA BAR MAAMUSH XIISA GAAR AH LEH HANOOLATO, WAXAAN KU DARAYAA FIKIR KEEY GA AN U SOO NOQDO BAR MAAMUSH KII KADHACAY UK SOOMAALIDU WAXAAN GARAN WAAYEY INEEY FULAYNIMO KATAHAY IYO INEEY WANAAG MODAAYAN GUMEESIGA ETHIOPIA waxa wax laga xishooda ah in aad nin qeer kaa ah unacam leeyso oo ka sii daranee cadaw gaaga ah Waxaa wax lagu farxo ah ONLF oo diiday in la gumeysto Hanoolato.com Hal kaas kasii wada Halgan ka lagu xorennaayo Soomaali oo dhan.
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 7 жыл бұрын
kkkkkk xasan
@hamdi.noolaadaladan1271
@hamdi.noolaadaladan1271 6 жыл бұрын
Labaduba..waadhuli
@nuurhassan7105
@nuurhassan7105 7 жыл бұрын
ilaahay Ninkuu Dulayn waa Ninkaas oo kale Hassan sheekh Lkn waxaa ka siidaran Nimanka Etopiya gumaysigeda uxalaalayn soomali galbeed ee ku dagaalami ugaaden Runtii waxaan kula talin Lahaa ONlf in Ay magaca badalaan si galganka Loogu midoobo oo soomalida oo dhan ooga qayb qayqaadato
@SalmoAhmed-ef9yt
@SalmoAhmed-ef9yt 7 жыл бұрын
Madaxwaynaha. Sosocda.midkii.somali.midayn.lahaa.ilahay.hanoga.dhiigo.farmaajo.aYan. than. Wayne hay. 2017
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Xasan shiq waxa halka geyay cabdiraxman xasan lixati nag rer jigjiga qabo halka guryo ku leh xasan shiq nagtisa ku qabil aho qarabo nahay markana mucarad xasan saxibnimo u jilayu aha markasu xasan shiq ku qudbeyay qudbo somali la yabto dhulkas somaliyed itobio aya leh ayu yiri marka mucaradkisa farxad u aheyd siyasada wa leysku dhagra wagas aniga difosa xasan shiq ahay familkeyga igu nacen wanted agtoda ka aha dhagax u dananiya igu dhacday
@mdirie1874
@mdirie1874 7 жыл бұрын
I can't believe Somalia president would do something as unethical (or immoral or wrong) as that to accomplish hist Quest for power prestige and financial gains.
@somaliactors
@somaliactors 7 жыл бұрын
First dal yeesha! Then DDSI sheegta
@idreesmohamed1588
@idreesmohamed1588 7 жыл бұрын
jigjiga soomali baa leh xasana maleh cabdina maleh dhulkaygoow tabar baanan kuuhayn oo tol baanan kuuhayn lkn taariikhdu waa noqon tiirkii calanka buluuguna waa lagaa suri....ilaahoow xasan nadhaafi oo mid aan dunida kale aan waji kalahayn oo soomali kaliya kafakara oo isku keena noogu badal..
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 7 жыл бұрын
walalo. waa arin lahgo ximado
@sacadmohamed3365
@sacadmohamed3365 7 жыл бұрын
wa ba haysta soomalida oo hunguri eegaysa laakiin waxaba loo noqonmyo soomali waxaa u maqan qalbiyo nool oo lahor taaganyahay
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Sstv farmaajo iyo xasan sh
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Labadaba
@binyaminahmed689
@binyaminahmed689 7 жыл бұрын
Runtii maxadweyne xasan Maxamuud waa xoolo xoolo dhalay Waayo meel uu maxadweyne ka yahay ayuu ku faraxsan yahay in lagu soo dhaweeyo, nasiib daro waaye.
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 7 жыл бұрын
wlaaahi wax laga xumaado inow sas uhadlo madax waynihii dhamaayoo sugeeynay
@halloyeelo6480
@halloyeelo6480 7 жыл бұрын
Waxay kamid tahay tarikhda lagu xasusan dono xasan "ninki tiin beriyo ninki timir beeraba tarikhda way xusi"
@salaadyusuf603
@salaadyusuf603 7 жыл бұрын
hanoolaato waa layirihadee lkn ILAHAY dhankiisa ma ogi intay kuwi dowladii keligeed taliska aheed kuwii kahar ay wali xukun hayaan talo majirtee aan tashano waayo afgambiga waa caadi lkn waxaan iloobeynin arxandarida dalka iyo dadkiisa loo geystay dulmigana ILAHAY mo’ogolo marka aniga waxaan leeyahay dariiqa doosan ha lawajaho dulmigana ha la joojigi laga aabaha iyo hooyooyinka ilaa carruurteena bye .
@mahadmaxamad281
@mahadmaxamad281 7 жыл бұрын
xasan haduu sidaa u hadlayey shalay birito wuxuu dhihi rabaa itoobia ayaa nahay
@abdirahman6734
@abdirahman6734 7 жыл бұрын
Xasan wa duli
@hamdimohamed7222
@hamdimohamed7222 7 жыл бұрын
aqas kaasaaba nacay
@xamdifarxan7745
@xamdifarxan7745 7 жыл бұрын
walalahen xassan sheikh wuunaga dhashay lkn namadhalin sas waxa kamuqato dhalin yaro wada ciilqabo inu sas cadawgodi ugujabso maha marka ogada Ethiopia galinka shanad kaliya mahesato ee muqdisho ayay qadanesa lkn ilahay waxan kabaryena in madaxwena caadila nasiiyo somalia midowdo cadowgenana ilahay hajabiyo
@Outside-box-the
@Outside-box-the 7 жыл бұрын
asc soomaalidu hais ixtiraanto nin walba meeshuu joogo halagu ixtiraamo jigjigana in ay dhul soomaali ah tahay cid wlba way ogtahay lkn waa soo maalida itoobiya sidaas darteed hanala ixtiraamo hadanahy dadka dhulkaa daga somali hanolaato meel walbay joogto
@nimcoosman4947
@nimcoosman4947 7 жыл бұрын
Aar arka sidu uu qolayo dareen soomalinimo ma.lahan kan hano so noqon nadhaaaaaaaaf
@calixasan1164
@calixasan1164 7 жыл бұрын
xasan sheeq maxamuud ayaa qaa imul wadhan ah
@dalkaagahooyowalamahuraan1423
@dalkaagahooyowalamahuraan1423 7 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا با الله walalayal xasan culusow somali ad bu uliday shalay beynu layabeyneyn marki uu kenyan usujudayey mantana somali galbedi bu nogu darey Liidnimada intaa le,eg waxa weeye walayal somali wax doraneysa iney marka hore firayan cidda ay udhibayan masiirka umadda Aakhirana waa laweydiinaayaaa!
@jamamohamed9014
@jamamohamed9014 7 жыл бұрын
somali dhul badan ayaaa si dadban looka hestaaa wax kala loo ma socdo waa in dakada wadanka iyo badihiisa ay itoobia mamulato nasiib daro Nimcada wadankeeena waan ka faa idesan la'nahay
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 3 жыл бұрын
Ma istaahilin hogaamiyo
@aliharbi9498
@aliharbi9498 7 жыл бұрын
damiirlaawe
@samitalovelyarsenl8935
@samitalovelyarsenl8935 7 жыл бұрын
I hate itobiya
@wadanisomaliyed6776
@wadanisomaliyed6776 7 жыл бұрын
kan wllhy inuu adunka dhan dhaaafo oo isku dhinto ayaa udhanto
@adagabinu7935
@adagabinu7935 7 жыл бұрын
wxn ku tilmamo grn myo kliya un wxn leyhy ilahow kuwi lcgta ksoo qdey oo dorty iyo kuwiii kuwa so xuly ilaaahow isku mel kso wda ku wda gulmi akhiro . xsnooooow adaan akhira moyane aduun lola xisaaabtmen ee just xilka noo dhig
@arafaatbashiir7882
@arafaatbashiir7882 7 жыл бұрын
maya arintaaa gor gortan magasho waxba yey dhulkey naga hayaan had yad noo siine
@mukhtardabcasar7340
@mukhtardabcasar7340 7 жыл бұрын
ha noolaato waa laguu diirsaday.good programming,thank you
@dibikellysacboy533
@dibikellysacboy533 7 жыл бұрын
way way way way way way way way nacaskaas oo kalaa dadka la hadhay oo tiisa mooye tukale ba eegayn
@khalidsayid3934
@khalidsayid3934 6 жыл бұрын
su aal waxaa jira oon kashaki qabaa farmaajo iyo khayre inaysan waxba dhaamin kuwiii hore waxann rabaa inaad kahadashaan ama aad falan qaysaan
@inacali8613
@inacali8613 7 жыл бұрын
dadka &dalka qosal ayuu ku dhamiiyey
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 7 жыл бұрын
waa waxa lago xumaado
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
Ina Cali8 kkkkkjkk wallaah wuu ku dhaamiyay allow hadee
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 7 жыл бұрын
mahad sanid wall qali ayale jir oo joog wax ku dhibo alah kuma dooso aaaaaaamin ya rabi
@daadaproduction5376
@daadaproduction5376 7 жыл бұрын
wlh hassan the worst madaxwryniha ugu xumaa nasoo maro
@mahad134abdulle4
@mahad134abdulle4 7 жыл бұрын
xasan wajiigiisa ayay kuqorantahay in uukufarax sanen wana ogyahay in aytariikh xunkutahay waxataa ugasiidaran bahdilka lagusameyay asigoo somalia madaxwayne u ah ayalooquri wayay maxadweynaha somalia oo loogu yeeray xasan wlhi waxandhihi karaa wa ceeboobay haduugaranayo ceeb shacabka deegankasna wakuxad gudbay iyo dhaman ummada somaliyed
@ismoinabacaadimaahacajaib3756
@ismoinabacaadimaahacajaib3756 7 жыл бұрын
Xasan is the worst president ever because he always smile
@zuhurali6541
@zuhurali6541 7 жыл бұрын
Ismo inaba caadi ma aha cajaib 😂
@Ahmed-kk4mw
@Ahmed-kk4mw 7 жыл бұрын
خائن الوطن شيخ
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 жыл бұрын
maxaa ku jaban hadduu jigjigey tagey xasan qosolaye soomaalida koonfurta adr dantiin ku toosa cadaab baad ku jirtii ayaad nagu yeedheysiin bal waqooyi soo celiya oo inug isku keena labadii 1960 isku biiray hadal looma baahano koonfurey soomaali waanu nahay lkn xukun isku jiro ddsi halkey socoto waad arkeysiin
@SHa-jq4lh
@SHa-jq4lh 7 жыл бұрын
abdi aziz
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
abdi aziz konfur wa walalaha oo dhigooda u daadshay si nolol sharaf leh ugu nolaato
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 жыл бұрын
abdikadir ali koonfurta waa walaalahay waan ogahay lkn waa inay gurigooga hagaajistaan
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
sxb don't worry insha Allah xalada wey hagagi donta hogaan xumo jirto
@elmisheikh7069
@elmisheikh7069 7 жыл бұрын
ABDI AZIZ. duli kaama horeyn
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 61 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 35 МЛН
Nabi Amaan - Kooxda Anshax
8:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 122 М.
Why 2024 Was the Least Proportional Election Result Ever
9:03
TLDR News
Рет қаралды 387 М.
Sh Abdirahman Jigjiga || Muxaadaro Cusub (Gaarissa)
42:31
Nuur Al Ummah نور الأمة
Рет қаралды 32 М.
MAXAAD IGUSOO XASUUSAN DOONTA 🙁
15:40
Dirisle Abdi
Рет қаралды 89 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42