XASSAN DAHIR AWEYS OO KA HADALAY DILKII SH CABDULQAADIR NUUR FAARAX 16 02 2013

  Рет қаралды 83,318

Somali Channel TV

Somali Channel TV

11 жыл бұрын

SOMALI CHANNEL

Пікірлер: 44
@mohameddaahir5563
@mohameddaahir5563 11 жыл бұрын
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto sh: c/qaadir nuur faarax wuxuu kamidyahay shuhadada sanadkaan 2013 oo ku beegan sanadka 1434 sanadka hijriyada insha allah
@megayaab1
@megayaab1 11 жыл бұрын
"Waxaan ku heshiinay inaan inkirno aniga iyo culumada aan wada hadalnay" si cad wuxuu ugu celceliyay waan inkireynaa!!!.
@saidshire2424
@saidshire2424 4 ай бұрын
😂😂😂
@aminabdi957
@aminabdi957 11 жыл бұрын
Allah ha u raxmado wadaadka ee diinteena Islamka faafin jiray. qofkii dilayna Allaha naarta ku fogeeyo ,aamiin. sheeq xasan daahir dilka sheekhan wuxuu cadeeyay inuu beri kayahay marka yaan lagu danbaabin.
@SadePower
@SadePower 11 жыл бұрын
AUN Sheick Cabdiqadirow allahu janada faardowsa kaa warabshu (Ameen ya Allah!)
@Somalisw
@Somalisw 11 жыл бұрын
Ilaahow naxariistada janatulfirdowsa ku gaarsii
@user-tw2qv1lo3p
@user-tw2qv1lo3p 11 жыл бұрын
alaha u naxariisto shhikha ey shayaadiiintani dileen. xsan xoolana waxa uu kamid yahay raga qaadahayo dilalka culumaaudiinka saxaafada waxgaradka iyo aqoonyahanadaba waxaa uuna rabaa diin ey soo dhoodhoobeen alqaacida oona ka duwan tii eey culumadii soomaalyeed ee ina soo gaarsiiiyeen diinta sida la ogyahay soomaaliya lama mid ahankuwa seefta lagu islaamiyay sida asian-ka badidoodu ayagaana u baahan in ey soomaaliya u soo cilmi doontaan aa maahan iney nagu shubaan midey wataan.
@asadbakar3777
@asadbakar3777 11 жыл бұрын
asc. marka hore inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun. ilaahey samir iyo imaan allaha ka siiyo qoyskii iyo eheladii uu ka tagay iyo dhammaan ummada soomaaliyeed.alwaalid fadilatu sheekh cabduqaadir nuur faarax. janatu fardowsa allaha ka waraabsho aamiin. najiskaan beenta badan maxaa laga dhageeysanaa waa inkireeyna ku lahaa, maalin aan la inkiri dooni ayaa danbeeyso . dhib ma leh cid aad dhaafteeyn ma leh shabab sheydaan allah ummada soomaaliyeed ka qabto .
@abdurezakmohamed7373
@abdurezakmohamed7373 11 жыл бұрын
sheekha alle ha u naxariisto janadisina alle ha ka waraabiyo inuu ehlu khayr yahay ayan u rajaynaynaa in shaa alaah lkn qofka wata prince juba sheekh somaliyed qabiil malahane si quman u fakir waa laga tagay wakhtigi qabiilka iyo qurunka subxanalaaah caalin somaliyed geeridisa laga hadlayaa dad ayaa qabiil la ordaayo ilaahow kuwi sheekha dilkisa soo agaasimay calaamo ka soo saar amiin yaa alaah
@abdiqafartimir7737
@abdiqafartimir7737 8 жыл бұрын
Inaa Lilaa hi waa inaa ilehiii rajucuun Alah ha unaxristoo sheikh
@mohamedhussein8458
@mohamedhussein8458 6 жыл бұрын
ALow u naxriso sheikh abdula kadir
@OmarAli-op9kt
@OmarAli-op9kt 9 жыл бұрын
Alla yarahma;kulinafso Da'ikhatul mowd;waye;way qorneed sheikha Inu xiligas.dhinto Meel fican ayuuna.kubaxay aso Beydki Rabi kujiro ayu Alle oofsaday;qofnasibleh ayaaa ku.dhinti halkaas;;tankalo an.Rabo walayaal an idin.faa ideeyo walalkin idin.jacel an.ahay; Sheikh Xasan.Dahir waxbo ha caynine Quluubtiisa waxa kujiro an.Alle udeyno koow;Cidi Ficilkas sameysane malin an.Qaris jirin ayey Qarindoonin;;;Shabaabne waku.wii kadanbeyay Hotel. Shaamoow Sheikh prf Ibraahim Cadoow wakuwi dilay misne qirtay marka;walaalayal Hadalkiina.yuu Naar idin.Gaalin waa iga waano
@fasuulahmad5430
@fasuulahmad5430 11 жыл бұрын
shiiqa alle ha u naxariisto lkn aniga rayi ahaan teey waxaa dilay nimanka ashada ladirira oo ka aas asan butlan iyo somalilan si la isku diro daka muslimka ah gar ahaan culuma somalida masha shiiq xasan dahi illhey ha xafido masha allh
@sultanmohamed
@sultanmohamed 8 жыл бұрын
allh ha unaxariisto
@mustafabdow8243
@mustafabdow8243 11 жыл бұрын
Bal Hadalkiisa Fiiriya .Culumo Badan ayaan Wada Hadalnay oo aan isku Waa Faqnay in Aan In Kirno. Hadiiba aad in kireesid . Adinka ayaa Sameeseen. Umada Allaha idinka Qabto. Yaa Rabi Umada Ka Qabo Kuwaan.
@humohamed66
@humohamed66 11 жыл бұрын
ilahay unoqo sxb sheekha qabiil haku tilmaamin aad iyo aad ayan ugaxumahay in dadka qaar wali saas ufikirayaan iyadoo wakhtigan lamarayo.
@dahirduale5650
@dahirduale5650 5 жыл бұрын
shabab baa dilayo wiilkii sheikha wuxuu ahaa shabab daahir maalintaas hadduu baqayey oo ka gaabsaday maanta ileen kuma jiro ha sheego
@dalla112
@dalla112 11 жыл бұрын
odey xasan shaloo tabar yar lahaa talo mahayn maantoon talo hayona tabar ma hayo waba qalad in la wareesto waayo dagaalda dalka wali kacsocda dadki iclaamiyu ka mid yahay .wana la yaab in uu u tacsiyeyo sh cabduqaadir nuur faarax Allah u naxariiste waayo koox lagu tuhmyo wali ka mid yahay teeda kale xasan daahir goormu mowqifkisa badashay waayo shiikha la dilay waxu taagersna dowladnimda & qaranimda ummda somaliyeed ....
@ShibisGurl4life
@ShibisGurl4life 11 жыл бұрын
Alshabab mar walbo weey inkiraan dilalka aay somalida ka xanuunsadan sidii ardeydii lagu laayey qaraxa shaamow & kuwo kalo badan marka alshabab waa shayadiin somalida shabarka xabada uga wadaan odeygaan xasan daahirne waa iska masakiin kamaba war hayo hadafka dadka uu sheegtey inu ka mid yahey wa aodey iskaga dhax nool alshabab laakiin arimahooda an ka warheyn
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 жыл бұрын
hhhhh in taan wada hadaley ayaan ku heshiiney inaan inkirno isaga iyo xertiisa cid aan aheyn ma dilin
@ncadnan
@ncadnan 11 жыл бұрын
alshabaab inee dileen waa iskacadahay sheekha alaha unaxariisto lkn xasan dahir iyo alshabaab oo dhan waxaan alaha kaga baryaa inuu wax aan lagaraneen inee kasobaxaan halka ee jogana alshabaab ilaah lagooyo umada muslinka ah ayee layeen
@ganey72
@ganey72 11 жыл бұрын
rag badan ayaan ka wada hadalnay arintaa inaan inkirnaan ka wada hadalnay ku lahaa, illahaay if iyo aakhiroba kugu cadaab
@somrazy3
@somrazy3 11 жыл бұрын
MA WAXAAD DIINTAHAY INUU SHEYDAAN DAAHIR AWAYS KA DHAMBEEYAY DHILKIII SHIIIKHA?
@riyaadhasan7124
@riyaadhasan7124 10 жыл бұрын
Adereska hadii lasheego maxaad suubin kartaa kan iska dhigaayo alshaabab yahuud fooqal yahuud amus
@muya556
@muya556 11 жыл бұрын
Islam waxba kama ogid huuraalayow
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 жыл бұрын
waa inkiraynaa macnaheedu waa waa waan dafiraynaa kkkk kan waaba lax.
@saidtaxi
@saidtaxi 11 жыл бұрын
Sheeq xassam dahir .Asaga maxaa u, aaqibaa maxaa loweydin waayay ?
@noorabdi180
@noorabdi180 11 жыл бұрын
ada diily so mahan macuunnin , wala iddin so afjarii ee sugta
@cabdallecabdiwaxid844
@cabdallecabdiwaxid844 Жыл бұрын
Aweewr😢😢
@princejuba
@princejuba 11 жыл бұрын
halkana nin darooda ayuu ka tacsiyadeynaya xamarna wuxuu ka wada qarxis,, ninkanoo kale waalahi waa waxa hoos noo dhigay
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
prince juba soo xoolo hawiye ah maaha
@cabduwelicabduqadirnur4287
@cabduwelicabduqadirnur4287 Жыл бұрын
Hawiyanimadu u yahy xoolaha lkn mid ogow shiikh c.qaadir nur faarax wxu aha madixii itixaad mid klena ogow shiikh qabiil ma leh
@mohameddaahir5563
@mohameddaahir5563 11 жыл бұрын
asc walaalayaal yaan la aflagaadayn shiikha waad ujeedaaan hadalkiisa wuu ka xunyahay geerida xanunka badan ee ku timid shiiq c/qaadir marka allaha kabaqa oo qofna ha' dhihina asagaa dilay si aadnaan qabirigiina ugadan wax dilay magaraneyno qofkii dhaha qolaa hebalaa dishayna waa qof dulmiyay naftiisa walaalayaal shiikha waxaa naga dilay cadawgeena ee allaha nooga aaro waxaa lagaari doonaa maalin aan la ios qarin karin
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 2 жыл бұрын
soomaalidu waa ay isku lunsan tahay marka Xasan lee yahay "inaan inkirno ayaan isku raacnay " macnihiidu waa in ay arin xun tahay lana cambaareeyo ayaan isku raacnay warku waa saas.
@cabduwelicabduqadirnur4287
@cabduwelicabduqadirnur4287 Жыл бұрын
Micnaha somaligaadan si fcn u aqoon inkir iyo canbaareyn baa isaga kaa khaldan Inkir: waa wax aad sameesay balse hadhow lagu weydiiyana indhaha cadeesato ado ka baqaya hada runta sheegto in lagaa jaro. Canbaaren: wa wx markay dhaceen adi shakhsi ahaan aad uga gadooday muujiseyna falkas ka dhacey ina kaso horjeedid oo wx aad u xun yahy
@najatgamesyay3112
@najatgamesyay3112 6 жыл бұрын
kan waaba xoolo waa inkiraynaa waa beenineeynaa uu ka wadaa anqga maaha ilaahey ayaa xaqdaradii ku cadeeyey oo ceebeeyey markaasuu ku celcelinayaa waa inkiraynaa yaahuu sheeqa janadii alaha geeyo doqonkaan la siray oo u qabey inuu culima la socdana taariiq xumuu ku danbeeyey al shaydaana alaha halaago caro ale idinku dhacday wa cadowga somali iyo islam kuligood wax kastoo xaqdaro ku socda way dhamaadaan ilaahey idin mari finish
@flognships
@flognships 11 жыл бұрын
SAMAND33@ adiga difacaya iyo ninka dilka gaystay isku dambi ayad tihin waayo illahay wa nacnaday qofkii qof dilla kan caawiya kan ka qayb qata dhankasta ha ahaate marka waxan ku oran laha hadaad inyar xita aakhiradada u turayso faraha laa-laab alshabaab inaysan diin islaam wadin culimo iyo caamaba waa isku racday bal ay yihin dad ay soo dirsadeen dad diinta dagaal kula jira teda kale adigu alshabab afhayen uma tihid hasan dahir awaysna wax u ka yahay alshabab aya iska yar balse godane ha qirto
@maruti22
@maruti22 11 жыл бұрын
gar gaduud waa in la soo qabta
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Dilkii Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan 2012 SNTV
55:07
A Osman
Рет қаралды 300 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,9 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 211 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 69 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 62 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН