XASUUSTII AUN CABDIQADIR XAAJI CALI " SANKA" & HEESTII " XAALI" HORA XAALI WAA NABAD

  Рет қаралды 63,901

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

5 жыл бұрын

XASUUSTII AUN CABDIQADIR XAAJI CALI " SANKA" & HEESTII XAALI HORA XAALI WAA NABAD
KABANKII AUN DAA.UUD CAL MASXAF
FADHIGAN MAGAALADA LAGU QABTEY WAXEEY AHEEYD DJIBOUTI WADANKA DJIBOUTI SANADKII 2000 SHIRKII CARTA KA DIB
1-
DUMAR XULASHADOODAAY
TII AAN XAQIIQDII
XISHOODKIYO ASLUUBTIYO
XARAGADA KU RAACAAY
---------------------------------------
QURUXDII XAD-DHAAFTAAY
SIDA XUURAL CAYNTII
XUUB LAGA DILAACSHEE
XAREED LOOGU MAYDHAAY
-------------------------------------------
HORA XAALI WAA NABAD
HORTA XAALI WAA NABAD
XAMDI NABAD IS ARAGEEN
JACEYLKANA XASUUSNOOW
XAASIDKANA DHAG HA U DHIGIN
WAA XIFAALA BADAN YAHEE
DAAWASHO WACAN
SUBSCRIBE

Пікірлер: 95
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Kulan faneedkan oo kale waa waxbarasho faneed. Aun Cabdulqaadir Sheekh Cali Sanka iyo Daa’uud Cali Masxaf. Qofka doonaya inuu kaban barto ha u fiirso sida Daa’uud xargaha u kala dooranayo. Sida Sanka u heesayo waxaa laga baran karaa sida fannaan ula socdo muusig.
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 3 жыл бұрын
Waaan jeclahay garaacista kabanka inan barto rajynaya waqti dhaw i.a
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
3:20 qofkii Fanka waxka yaqaan wuu fahmay qishkaas 😂😂😂 Daauud waxaa loosheegay inuusan heesta qaybta labaad u gudbin ee uu kusoo celinayo Horta xaali waa nabad ☝️ Farta lataagay dadku badanaa dance iyo qoob kaciyaar ayay u maleeyaan lkn waa qish Music ☝️halmar baa ii dhiman daauud lasoco 🔥🔥 Daaud Cali Masxaf - MY KING
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 Жыл бұрын
Salaan qiimo badan IGA gudoon walaal gcliye walaahi waxaad tahay fan yaqaan halkaad qishka Naga tustay walaahi wili inaanan dareemin qoraalkaga ka hor mahad sanid mudane
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
@@gaaleefyare6988 Guuleyso walaal fanku waa nagu dhexnool yahay dhamaanteen xumaantiisa un allaha naga xijaabo
@Sir____88
@Sir____88 4 ай бұрын
Nashaadey heestan waxan ku qaadi doona hadii noloshu ina mideyso waanan rajeynayaa inaad maalin un garabkayga ahaan doontid illahay khilaafka badan ee dhexdeena ka jira Alleh haynaga qaboojiyo 👸❤
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 ай бұрын
Alle haw raxmado dhamaantooda
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Fanaanku marka uu fanka jecelyahay, heerkiisa lama gaaro. Sidaas ayuu ahaa mudane, Sanka AHUN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa qiimeyn sare oo xaq ah. Mahadsanid.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aun Sanka iyo Daa’uud. Daa’uud sida kabanka uu uga sanqadhinayo waxaan ku soo xusuustay aun Xasan Fiikar, giitaariistihii qaranka.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Roble Maer..Aamiin aamiin bro illaahay ha u naxariisto dhamaan
@adnanhassan4030
@adnanhassan4030 6 ай бұрын
Ale haw naxariistee Cabdiqaadir waxa uu ahaa fanaan dhamaystiran marka loo eego xataa Sida uu u fahansiiyey Daa'uud in aanu u gudbin baydka labaad ee uu kusoo celinayo Baydka koobad ee odhanaya horta waa xaali waa nabad,oo afar jeer soo noqnoqonaya Kaaga sii darane sida uu u fahmay Markiiba Daa'uud,eebe haw naxariisto dadkii fanka shidi jirey bay ahaayeene❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto c/qaadir sanka amiin cod dahabi ah💔 daauud siduu kaban u tumayo caadi maha👌🏽👍🏼
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab. Ustaad Macalin Daa,uud illaahey ha sharfo
@mubarakshire7208
@mubarakshire7208 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE daauud cali masxaf alle ha unaxariistoo Aamin aamin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Mubarig Cumar Aamiin aamiin ya rab
@srkn5721
@srkn5721 3 жыл бұрын
Siduu dhintay iyo gormaheyd?
@sadiq07
@sadiq07 Жыл бұрын
Who's still listening 9/ 2022 Allaha unaxariisto 🙏
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik 11 ай бұрын
Ciwan Kan in aan password kiisa waayo aad baan ugu xumahay😢😂
@shaaficicumarmaxamuud6168
@shaaficicumarmaxamuud6168 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto fanankii waynaa cabdiqadir sanka runtii waxoow ahaa fanaan jacayl oon heesihiisa si goniye ujaclahey sidookale Allaha kaban naystihii aan laga dabo hadlin macalin dauud masxaf rag culus ayay kulmisey heestaani fan waa kii hore aniguna waxaan dhagaysaa cawa tariikhdu tahey 3/12/2023
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 Ай бұрын
Axya fanaan
@abdiqadirali1562
@abdiqadirali1562 3 жыл бұрын
Rag culus baa meesha isku helay labadaba allaha u naxariisto.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Gone too soon.😥 Allaya rahma rahimin Abdikadir sanka. What a great star he was!
@huda9105
@huda9105 Жыл бұрын
Allha unaxaristo labadooda fanan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Yaa daud sidoo ugu raxesanayo bal eeg Sidoo doono ayuu ka yeelanayo Allh uwada naxaristo legends ayey ahaayen labadaba
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
Allaaha ha u naxaristo cabdi qadir sanka & macalinki weyna Daud cali musxaf
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@abdirejr934
@abdirejr934 Жыл бұрын
Greatest of all time hands down Allah janadii hkaa waraabiyo
@Aliyou2058
@Aliyou2058 Жыл бұрын
One of my favorite abdulkadir sanka allah ku naxariisto adeer❤️
@dabaradenabdikassim770
@dabaradenabdikassim770 4 ай бұрын
2024❤
@fitahkassim
@fitahkassim 6 ай бұрын
Da,ud si cajiib ah ayuu u garacay kabanka
@fitahkassim
@fitahkassim 6 ай бұрын
Hab dhaca kabanka m.a
@libaaxalee
@libaaxalee 4 жыл бұрын
Wonderful fanaan Allah yarham.
@cabdijabarmaxamed1840
@cabdijabarmaxamed1840 3 жыл бұрын
allaw idiin naxariiso ❤️❤️
@AliHassan-sw5ro
@AliHassan-sw5ro 3 жыл бұрын
Allahayow u naxariiso dhammaantood
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@aliguessodhoussein8869
@aliguessodhoussein8869 9 ай бұрын
Allahu u naxristo abdulqadir sheikh ali sanka
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 2 жыл бұрын
allah hawnaxariisto labadaba cabdiqaadir sanka iyo daa uud cali masxaf allah hawnaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 3 жыл бұрын
Both Allah yaraxma sanka iyo daud iyo inta dhimatay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aamiin
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariso amiin
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Both allow u NAXARISTO
@aadanciise4649
@aadanciise4649 Жыл бұрын
Alaah unaxariisto jaar ban eheen
@steeldrivers5760
@steeldrivers5760 5 жыл бұрын
Ya salam ala raxmak da uud waaw
@user-so4us4vg2s
@user-so4us4vg2s Жыл бұрын
pow pow is the oud style daud extra legend
@samiiraqurx195
@samiiraqurx195 3 жыл бұрын
Allow naxariis jano sii 😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@halimaali431
@halimaali431 3 жыл бұрын
Amiin amiin yaarabi
@moowlaanamoowlaana3982
@moowlaanamoowlaana3982 Жыл бұрын
Allaah u naxariisto abtigeeyga macaan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@user-ug1su6ft2o
@user-ug1su6ft2o 2 ай бұрын
Cabdiqadir sanka goooemuuu dhintay talooow
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
2005 Aun
@mahamuudabdirahmaan5913
@mahamuudabdirahmaan5913 4 жыл бұрын
Naxris jano sii sanka
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@Waayelka
@Waayelka 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto fanaan qaaliya ayuu ahaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@barkhadleahmed6619
@barkhadleahmed6619 Жыл бұрын
Horta xaali waa nabad
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@nasramohamedmohamud3650
@nasramohamedmohamud3650 5 жыл бұрын
Woow
@kplzakiikaziz3637
@kplzakiikaziz3637 3 жыл бұрын
Waadani my allaha granted Janna
@ismailabdirahman2685
@ismailabdirahman2685 3 жыл бұрын
inshallh
@updirahmanalap8570
@updirahmanalap8570 Жыл бұрын
Allah hakuu naxaristo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 Жыл бұрын
Sanka naxariisti rabi insha allah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@husseinmohamedmohamud6131
@husseinmohamedmohamud6131 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@moealichanel4215
@moealichanel4215 2 жыл бұрын
ALAH HA U NAXARIISTEE DAAUD CALI MASXAF SUU U GARAACAYO
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@idirisali572
@idirisali572 4 жыл бұрын
Asxaab isku fiican maxuu wakhtigu gees kla geeyay dauud ali iyo sanka
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 Жыл бұрын
Goorma ayuu geeriyooday fanaan sanka? 🥲😪
@AbdinasirNaale
@AbdinasirNaale 8 ай бұрын
4:13 Legendary Daud Cali Masxaf Maxaa sameysay 🫣🫣😮😮
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 2 жыл бұрын
Xaasidka dhag ha u dhigin coming up today
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
5:10 sanka gabdha magaced afar indhodow Afar indhod kawsar Ala dhaha cml 😀😀 alow ku naxariso sanka meshi xali kowsar uku badalay si gabdha guriga leh uga farxiyo olaax.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Aun gudnin ka fircon kaso hor jeday in gabdhaha la gudin radin jiray
@maxamedofficail8720
@maxamedofficail8720 3 жыл бұрын
Goormuu dhintay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Labaduba way dhinteen
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Qarnigaan ku jirno masoo gaarin cabdulqaadir sanka
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Great fanan I love tha way he's enjoying the song
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 Жыл бұрын
4:12 Kabanka maxaa ku dhacay, Allah allah Yaa Daauud 🙏
@fitahkassim
@fitahkassim 6 ай бұрын
Kabanka wuu ka hadal siiyey wlhi
@mantra3930
@mantra3930 Жыл бұрын
When did he died?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
2005
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Gudnin ka fircon labo Mar ba halis geli nafta xiliga fosha maqas nalagu Jara xiliga aroska dhig badan iman jirka leysku to lay la fura heskan maha heska gudnin u moday
@nuuradiinabdinaano3984
@nuuradiinabdinaano3984 4 жыл бұрын
Fffu
TAARIIKHDA DAAUUD CALI MASXAF IYO ABIIB IIMAAN XASAN
50:27
Hawd joog
Рет қаралды 79 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 26 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Nadiifo Cali Kulane 🔥Iyo Heesta "CARAARTAN"
11:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 232 М.
abdiqadir Sanka Sahra Ceeblaay
8:37
jufa
Рет қаралды 508 М.
Heestii- Bilan
7:46
Hayaan Media
Рет қаралды 2 М.
**Cabdiqadir Sanka Ahun | Heesta Xawo Nuura
6:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 24 М.
BARNAAMIJ GAAR AH TAARIIQDII CABDUQAADIR SANKA
24:37
Abwaan Shooli
Рет қаралды 9 М.
Ladnaan Ku Waara
6:30
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 128 М.
Abdulqadir Sanka Hesstii Caashaq iyo Salala
11:56
7Selel
Рет қаралды 331 М.
**Cabdulqadir Sanka Ahun | Heesta Safarbaa La Tagayaa
5:50
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 184 М.
Sanka iyo abdi haybe
10:46
7Selel
Рет қаралды 239 М.
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 11 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,6 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 19 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
0:54
火影忍者一家
Рет қаралды 36 МЛН