Xildhibaan Indho Indho oo ka hadlay Ictiraafkii Somaliland Fariin Adagna u diray M Xasan Sheekh.

  Рет қаралды 29,015

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 138
@SHARAFGEAMER
@SHARAFGEAMER Ай бұрын
Ku salli nabiga scw ❤❤
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Ай бұрын
اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله طيبين ظاهرين
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤🎉
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva viiva somaliland
@user-mf8hn2md8l
@user-mf8hn2md8l Ай бұрын
Somaliland ❤Ethiopian ❤Somaliland
@ya3746
@ya3746 Ай бұрын
Siilka walashaa La diyaar garow Ciilqaboow
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Ай бұрын
I aamina Kani waa oromo social media isticmaalaya
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waan ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 Ай бұрын
Hayeey Dhulbahante 😂😂😂 Waxbaa baalasheyda raacay See dareemeysiin 6 bil ayaa kasoo wareegatay ee maxaa loo fulin waayay xaraashkii bada? Mida kale idinku tiro badanidiinee bil walbo QOLO ayaad sheegataan? 😂😂😂😂😂
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 21 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk GOOJE CADDE, GOOJE CADDE, GOOJE CADDE.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 күн бұрын
@@husseincaatoofficial4321 dhegayso miskiinbaad tahay miyaad ilowday 17 sano oo maamul wanaaga iyo 8bilood oo karbaasha oo xaarood iyo huwanba aan kuqaawinay hubka iyo gaadiidka ay keenaanba aanu lahadhaynay miyaad ilawday ina cambaashaa ii adeera😅😅😅miyaad ilawday sixirkii 25bisha habeenkii jimcaha imikana ciidankii waanu quraan saaray waanad ogaan doontaan qurjiile iyo xulufadiisa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 күн бұрын
@@LibaaxaAfrica5484 doom hj iyo piljam maxasuusataa 8bilood oo karbaasha maxasuusataa 40magaalo oo caynaba kamid tahay maxasuusataa 60nin ee maygaagle jabhada hj dhigtay maxasuusataa kkkk miskiin
@user-mf8hn2md8l
@user-mf8hn2md8l Ай бұрын
Guuuuuuuuuuul somaliland Ethiopian ❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva somaliland❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland guul insha Allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Nin sl uga lexejelyo badan Ma arag qof la midamoyane
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Maansha allaah indho ❤❤❤guuuuul❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Guuul somaliland cadowga somaliland hajabo ishalah cadowgu hajabo ishalah
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
Indho indho isn't easy no one can stop the mou😂
@zahrabulale375
@zahrabulale375 Ай бұрын
Mansha allah mansha allah Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Guul somaliland guul itopiya ❤❤❤
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
Indho indho wa Geesi Qaran.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Ай бұрын
Indho indho walee waa Libaax la holin waayey
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Hero abiy noolaw aabaha barwaaqada geeska afrika
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 Ай бұрын
Masha allah guul somalind
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Ай бұрын
Inshalah guul Somalian
@user-cs3cy7hs5t
@user-cs3cy7hs5t Ай бұрын
Mashallah guul somaliland
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Hambalyo la mida mudane indho indho.
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Gessi indho indho manchallah
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Happy uk
@gamemodesecret
@gamemodesecret Ай бұрын
Masha Allah
@user-es9zc4qo4v
@user-es9zc4qo4v Ай бұрын
Mansha allha
@muuseabdullahi8400
@muuseabdullahi8400 Ай бұрын
Indho indho wa legend ❤❤❤
@FrankManAllday
@FrankManAllday Ай бұрын
Imisa sano ayaad Keeri uun haysaa. Caqli xumo. Caruurta ha ka waalin maangaab yahow inan la yaalka ahi
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤somalilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Ай бұрын
Libaaaaaax weeeyi indho indho
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k Ай бұрын
Laxawla walaa quwa habargalo ah oo bristol ka soo baxday ayuu rajo ka sugayaa
@yaxyecandidates
@yaxyecandidates Ай бұрын
masha allah xil dhibaan alle haku sharfo
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Kan wuxuu bartay sidah idor kah bentah wax logah cunoh
@ismailjama178
@ismailjama178 Ай бұрын
Adeer qabiil baa kuwaalee ninkani Hargeysa ayuu ku dhashay, Kuna koray, Kuna dhistay Kuna dhaqmay. Xageed geyn laheyd waa wadani wadankiisii joogee?
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Ай бұрын
@@ismailjama178 indho indho orod reerkaa qabo cafis weydiiso dowlada khaatumo state of Somalia 🇸🇴
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 17 күн бұрын
Hhhhhhhhh ..idoorka back ku xidh Aad ka qadeyside
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Ай бұрын
Mansha allah
@ahmedabdirahman6545
@ahmedabdirahman6545 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk War indho indho wuxuu bartay afka heego lagu maaalo. Alla muxuu bartay oo xarriiif ku yahay beenta sida loo sheego ILAYN WAA REEE BERBERA taloow Miyaanu khajilinba Sida Roobka ayaa uu u soo Da ayaa ku lahaa Alle iimaanka kaa qaad Wallee waxa kaaga hadhay been danbe oo aad ku raali geliso reer abtigaa dhawr bilòod naag naagi dhashay oo tolkìi ogaa halka uu maray hadana wali beentii qaarkayo quudan jirreen wali is leh wax kaga sii cun Tolkaabad wax tarri lahayd ee afkaaga iyo balwadaadii qadh muunayd ayaad wax u doonaysa beenale
@mustafehussein288
@mustafehussein288 Ай бұрын
Aamus naagyahay. Uskut yaa nijaasa
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
Warya ader somaliland qaran adigo hadi adee uu haysidey
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Ай бұрын
Ahmed dee ninku waa shaqo tagaye maxaad ku haystaa marka maamuul gave us batakaysan ee ssckhatumo.soo koco dhulkuusu kusoo laabanayaa sidaa isaaquba xamar uga.yimaadan..
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
War umad cadawle ma jirto ee cadow ha inoo abuurina please. Cid walbana saaxiib la noqda please.
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 Ай бұрын
HC. Mahad Sanidin Xildhiban Cabdiqadir Waar Wax Sanad iyo toban sanadoodna lasaxixayo majirane Quud aan jirin waxba ha uqoryo guranin X.DH.M.indho indho Naftada been hausgegin Wabilahi tawfiq
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Xildh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤indo.indho geesi.qRan❤❤❤❤❤
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Ай бұрын
Guuuuùul
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 Ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
XILDHIBAAN WAAD MAHADSANTAY
@mudiali719
@mudiali719 Ай бұрын
Yuu matalaa horta indho baleada ka muuqata
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Indho geesi qaran hogaamiyaha mustaqbalka xayaakallaah
@engab001
@engab001 Ай бұрын
Xildhibaan Indho geesi qaran
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Ай бұрын
Orod reerkaa qabo indho indho cafis weydiiso dowlada khaatumo state 😂😂😂😂
@Earnmoney2024-h5g
@Earnmoney2024-h5g Ай бұрын
Ruuxan maxaad kawarasan 😑
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
ID management server-ka cloud dhiga database oo iris recognition and digital detections ku baabiya musuq walo imani kara si cadaalad heer sare oo technologiada waafaqsan !!!!!!!!!! from saylac
@halimosalah3081
@halimosalah3081 Ай бұрын
Khaa khaa khaaa khaa khaa khaa khaa
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 Ай бұрын
Walahi ninkaan wa libaax aan baqin. Fahansan waaqaca dhabta ah . Wa xalibaanka kaliya ee runta sheega
@khadraahmed6882
@khadraahmed6882 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@UmooH
@UmooH Ай бұрын
Sarqaankan waa in Laascanood loo diro maaha inuu cashuurta dadka Hargaysa iyo Burco iska cuno
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk isaaq run badana . Huuno kani wa adoon reerkiinu leyahey lascanod ma imankaro waayo adoomaha lascanod loma ogola iney sogalaan dad xor ah oo qalasyo ah aya joga huno iska eeg.
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Ай бұрын
LIBAAX LIBAAX DHALAY
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 Ай бұрын
Riyo ku nool
@munaxasan7386
@munaxasan7386 Ай бұрын
❤😂
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg Ай бұрын
😂😂😂😂
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring Ай бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 Ай бұрын
Indho indho legend 😂
@indhomohamed8384
@indhomohamed8384 Ай бұрын
Wixi aad taqaneen way dhaaftay waa Ictirafki oo Roobaysan⛈️
@flegend194kenedid9
@flegend194kenedid9 Ай бұрын
Orod reerkina aad
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Sçw scwscw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Heego been ayey caruurta ugu sheekeysaa intaa qudhmiye ayaa lacag kugu siiyey
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Ай бұрын
Kkklklkkk war bal waalida eega
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 Ай бұрын
Kkkkkkk indho indho funny
@halimaabdi5143
@halimaabdi5143 Ай бұрын
Somaliansd”no
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z Ай бұрын
Wacabsanyahay
@daarali
@daarali Ай бұрын
Wali ma la dhagaystaa isagoon matalaadbz ku lahayn oo gobolkisii goostay hhhhhhh waar orod reerkiina raaac
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Waa adoon isaaq leeyahey ruux nool mahan😊
@abdulahimohamed434
@abdulahimohamed434 Ай бұрын
Somaliland waa brank hadiiba in dho indho uyahay hormuud
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Ай бұрын
Indho Indho waa ey baadi shuqulkii uu yaqaanay ayuu dadka ku caayayaa waa fataal isnacay.
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Horta cintiraafka ma maata ayaa lawada raadiyey wal xagee lagu maqnaa
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Hada cintiraaf ayuu u wareegay meeshisina way goday muxuu yahay marak cinyiraafka uu hada radinayo oo markii dhulbahante joogay uu radin wayey
@Mowlid-th9pr
@Mowlid-th9pr Ай бұрын
Adeer ragaasi sidiina (soomaaliyeey iyo afrikaanoow) keligood mataliyaan, waxey doonaana masameeyaan. LKN XISAABAA KA DANYSA.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
indho-indho adeero please waanu anbanee bal noo fasir !!!!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac city
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Geeeeesi rer somaliland dho dho farmo hrageysa
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Kan geesi mahan ee waa adoon isaaq leeyahey isago cimrigas jira ayu aqbaley adoonsi inuu kunolado.
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Ай бұрын
​@@shaficali5991 waar nin hartiya.adoon waligii ma noqon. Issaquba.sow kowa xamar dhooban wuu shaqo tagay dheh ama waa horgale af somaliga Sanaa waakaas
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
@@ismailjama9452 ismailow sxb marka hore wad mahadsantahey waxaan raba ain aan kusheego waxaasi waa filimkii horey dhulkayaga aad uugu qadateen . Mardanbe nala sirimaayo manta waa sojeedna. Faysal caliwarabe aya horey isheegey o sas yidhi anigu hada malihi.
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 Ай бұрын
Wale indho indho wa libaax. Wa nin geesi ah oo buufiya cadowga somaliland
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Ma dawlad baa jira sowtii dhulbahante cunay oo ay duntay meesha caruurtada ku korso beenta jooji indho iidoor qabyaalad baa waashay
@nimoomar4840
@nimoomar4840 Ай бұрын
Afmishar sida abtiyashay looga kalumaysto bartay iska erya abtiyal hadiikale tolka keen ku dhaha ha cararee
@ismaaciilcumarcali
@ismaaciilcumarcali Ай бұрын
😂😂Abtigay😂😂
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Ай бұрын
Xage ku noola kanni
@madarcali122
@madarcali122 Ай бұрын
Indho nin rageed
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
War ninyahow camerda ka dhuumo sida horgalada kale.
@mkaid-lk3gu
@mkaid-lk3gu Ай бұрын
‏الله اكبر. Waar ilaahaga ka yaab dadka been ha u sheegin. Reerkiina la heshii Nabad ku raadi khaatumo Marka hore. Sheekadani waxey socotey 33 yrs
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
MORGAN AYAA LOO XILSAARAY OROMADA . AMXAARADA IYO FALASHA DHULKEENII ISKU URURSANAYA XURUTIISANA WAA GOOJACADE
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv Ай бұрын
Cabtooy always cabtooy 😂😂😂😂😂😂
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Ай бұрын
Ninkan waxuu bartey sida prank loogu dhigo
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Dhulbahate cintiraaf haidiin radiyo io cabtoyga
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Bristol and Cardiff horta mayaqaaan sakhran faiido maleh 80 petrol ka caba 😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Ай бұрын
Ttgg
@jawaasebellamy4
@jawaasebellamy4 Ай бұрын
Waar orod dadkaaga raac dhaan dhaanyahaw waxba sheegi mayside wax guryahayaga iyo magaalada yada ku dhex dhigay garan maynee sadexdii ugu liitay dhulbahante ayaa alle nagu naanaabay 😅😅😅
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Dho dho xassn waa dameer dhiiqo buuuufi
@CaliCabdilcasiis
@CaliCabdilcasiis Ай бұрын
Sida iidoorka lacagta looga cuno ayuu yaqaan 34 sano oo been iyo khuuro lagu noolyahay
@somalilander01
@somalilander01 Ай бұрын
💚🤍❤️
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Indho waa bartay iidoorka waashay meesha looga garaaco yaqaana baal wuxuu shubayo Ala muxuu bartay waarya ka daa waalida Cas kkkkkkkkk
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola Ай бұрын
Mr. indho hhhh kubada saliga ayuu ka soo kacay waba nin aduunka ka maqan hhh indho dhalinyarada kadaya beenta wax ictiraf ladhoh majiran somaliland waa gobal ka mid😂ah😂 somalia😂 gobalada wuuqoyi marqan iyo been ayey😂nafta iskaga qaden 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Rghtman308
@Rghtman308 Ай бұрын
Cabtooy
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 21 күн бұрын
Ibna Faqri. 70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@hayaanenglishacademy
@hayaanenglishacademy Ай бұрын
Ciyaala suuqnimada indho indho waxaakamida inuu dhakhdahayo isaga oo 70jira cidaad matashaa majirto mishaaharka yarbaa kaahadlinayar imaanka ayaadladahay
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
Kkkkkkkk
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 37 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
waridaad TV
Рет қаралды 34 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 126 М.
DEGDEG: Waraysi Kashifay Sababta Somaliland ula Heshiisay Ethiopia
26:34
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 37 МЛН