No video

Xildhibaanada Golaha wakiilada JSL oo isfeedhay.

  Рет қаралды 35,776

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 186
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 жыл бұрын
Marka horeba dadnimo laguma soo xulin ee reernimo iyo qabiil baa lagu soo doortay. Markaa maxaa ka galay iyaga qaran! Qabiilkooda ayay u dagaalamayaan.
@qodaal5098
@qodaal5098 2 жыл бұрын
Gudaafad qabyaalada lagu soo ururiyay weeyaan waxa meesha ka buuxaa
@jamalfarah708
@jamalfarah708 2 жыл бұрын
Barlamnka laisfero wa caadhi
@SportsYYT
@SportsYYT 2 жыл бұрын
Aad waa wada neerfis
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Sland gebigeeduba waa qabyaalad iyo qabiil baay ku nooshahay
@jamalfarah708
@jamalfarah708 2 жыл бұрын
@@jirfe wallal siyaasad mataqaanid. Waxad adkuhalaysa sidii caruur o tobanjiir a
@hussindahir3557
@hussindahir3557 2 жыл бұрын
Asw waa ayaan doro ragi dhalinyarada aha oo sidan waxyeelaya illahay dadkan xun umada Somaliland ka qabo Amiin yarabi
@kalunyassin658
@kalunyassin658 2 жыл бұрын
Subxana lahi waa ayan daro in Barkhad oo Hargeisa codka ugu badan sisey inuu golaha dhxdisa ka leyahy Hooyadiin Siilka ka wasa. Alaa yalcanag barkhado.
@xasnacabdialrashiid2942
@xasnacabdialrashiid2942 2 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل، هؤلاء هم قادة الشعب🤔 ضاعت الحكمه ،وقل الصبر والإحترام
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah waxaan Allah ugu mahadcelinayaa inaanan kuwan xildhimaanada lagu sheegayo mid qudha aanan codkayga siinin, oo aan marki horeba u arkayey inaanay ahayn kuwo mas,uuliyadaa culus intooda badani qaadikarin oo aysan laheyn khibrad iyo waayo aragnimatoona, fikirkii aan qabay ayaa ii dhaboobay oo golahiiba waxay kadhigeen xero jaad iyo sayladii xoolaha, wax loo dulqaadanayana maaha ee waa in kuwan dagaalamaya anshax marin iyo ganaax lamariya oo arinkaa fooshaxun ee ay ku kaceen lagu ciqaaba hadii kale barina wax ka foolxun ayaa imandoona iyo in baastoolado la isku soo qaato oo dhiigu golaha qulqulo waayo waa markii labaad iyago sanad dhameysan feedh iyo laad isla dhacaan golo ku sheegan way na ceebeeyeene.
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Oyaye iyo barkhad golaha wayugalen iska horken xukumad nacayb wasakarad faqashti farmaja udanbeyaye iska shaqaysta hawarerine msburburayso qamadiba losocunay
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
waxaad tshsy dayuus allah cadaabta kugu fogee
@ayaanlehassan4290
@ayaanlehassan4290 2 жыл бұрын
War waxani waa noocma ciyaal qol lays kugu soo xareeyay mooda war isku xishooda maalin walba laydin dhex gali maaye waxay dadkani sharafi dal kaba idin ka cune shitt 🤬😡
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 жыл бұрын
Haloo duceeyo in madaxda Allah inoo hagaajiyo
@maxamed4306
@maxamed4306 Жыл бұрын
Haa wllo ducaduna inay wax ka badasho laga yaaba❤
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Waxa waxaa ssmaynayaa waa kuwii qabyaalada iyo iyagoo ciilqaba oo aan xigmad wadaniyadi iyo masuulnimo ku jirin lasoo doortay ee waxood iska dhin kursi kudoon ahaa
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
30 sano wixi meel walba lala waregayay dal isugu dhacday bahasha nahay saan lee miyaa 😂😂😂😂 dadkan kirishboyada ah maa la raba in la dhaho waa madax dowladed 😂😂😂
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Ilahayow xaqu dilaaca ciidnki dalka ayaan qaadan lacagtay qaatan 8 sacdoodna madhaqeeyan 2 ama 3 sacdood bay shaqeeyaan nimankan kibray lacagtay qaatan madaxwayne muuse biixi hawg jaro ciidanka qaranka soomaaliland amusan ee dulman xaqoodi nin aan udaalin lasiinayo cidanka dulmi ku hayna reer soomaaliland dhan ciidnka haloo kordhiyo mushahra 200$ halooga dhigo ninka xaaslahaane 200$ iyo raashinka noloshay kunool yihiin eey qarankahadane ugu tagan yihiin yaashicibe ukuurgalay ciidan 100$ qadanya kiro may kabixin guri xaas quudinti waxa barasho ardbax ciidnkina dulman eydin la hadli waydeenbu ilahay idin karabshaya ee waliba dhibta ku haysan xaqu hadilaaco ciidka qaranka soomaaliland ha guulysto iygan waxa ku nahay madaxwayne iyo gole deegan iyo barlman toona qarankan kuwa dhibta umara habeen iyo maalin maaha dulmiga iskaduwa
@qalinlechanel
@qalinlechanel 2 жыл бұрын
Ninkii barkhad batuun Raysle ayuu ka dhigay golahii wakiilada
@farhiajama5944
@farhiajama5944 2 жыл бұрын
War ba waxaanu soo dooranay eegga qashin ilaa qashin
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 2 жыл бұрын
Maanta midgihii baa ka sareeyaa Habar Yoonis iyo Garxajis, nin nool maxaan aragti kuu laaban.
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Waxaasu waa qabyaalad feedhka laysku garaacayaa , caraar baanu soo dooranay
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 2 жыл бұрын
Midgaan kan haddii la qabsan waayo si fudubaanu u qaban
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Aadaa midgan ah Dhiilo Darood aad midgoo utahay No aqoonsi
@q_miraa627
@q_miraa627 2 жыл бұрын
Golaha somalnd waba qol masaricada lagu ciyaro 😁😁😁
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
DIMOQRADIYADU GEELJIRENA WAA U OGOSHAHAY IN LA DOORTO. QASHIN.
@mawlidhoussein7072
@mawlidhoussein7072 2 жыл бұрын
Goal goal هدف هدف Cajiiib soomaaliyi goormay ilbixi?
@hawraarkabe1595
@hawraarkabe1595 2 жыл бұрын
Xildhibaano hooyo caayaya kuwaan ayaa igu horaysay war meesha xabaaglayal ayaa la iskuugu soo ururiyay😁😁😁😁
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 2 жыл бұрын
Waxani xildhibaano maha malin walba buuq iyo qaylo la tagan yihiin Golaha dhamantood hala badalo sidani si mahee
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Ciyaal cuqdadi laysay ayaa la soo doortay waxasi waa wadni walhi waa la idin wasyaa
@isseyare837
@isseyare837 2 жыл бұрын
Xaaraami baa thy Ilaah iyo islaan ba ka go'ay
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
@@isseyare837 adaa islaam iyo ilaahay tona aqoon ko xarimiya fataalyaw
@warkamaanta4574
@warkamaanta4574 2 жыл бұрын
@@isseyare837 cuqdad u dhimo
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
waxaad tahsy dayuus munaafaq ah waxaad tagar santahay in ladhoco agoonta iyo masaakiinta illahay isagaa ku arka ee ifka kugu tus amiiiiiiiiiiin
@absjones2916
@absjones2916 2 жыл бұрын
This is our problem now. We give these people the right…..Midgaan iyo Tumal
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Isaaq midgoo ah
@JamalAli-jo7if
@JamalAli-jo7if 2 жыл бұрын
ilaahey baa mahad leh wallhi inaan xildhibaana ucodeyn mid dhacey iyo mid soo baxeytoona ..ciyaalweeye waxani
@murzal31
@murzal31 2 жыл бұрын
Isku mid baynu nahay wlahi
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
Ana kula midbaan ahy maxaa dhakada iga saaraaya dadkaasi danbigay galaan kaygiibaan qaadi kari la ahye waliga marban codeeyay markiin waan iska qoomameeyay waxaanan ku tala jiraa cimrigay xitaa haduu aabay isasoo sharaxo inaan ucodayn i sha alah
@JamalAli-jo7if
@JamalAli-jo7if 2 жыл бұрын
@@inaali8054 ilaahey hurumeeyo
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
@@JamalAli-jo7if aamiin aaamiin aaamiin wll
@jamilajama3194
@jamilajama3194 2 жыл бұрын
war ma xusbigii wadani iyo wariye ilig ma farmaajo ka dhacay kkkkkkkk
@Tooxcade
@Tooxcade 2 жыл бұрын
Aduunka oo dhan waa laga daawanayaa, Sidaan maa u danbeysay Hargeysa, aawey nabadii iyo kala danbeyntii. Umadii baahi ayey u bakhtiyeysaa, biyo la'aan ayaa ka jirta. Madaxdiina sidaan ayey isugu dagalaayaan baarlamaanka. Qabiileysi, Dil iyo Dhac, Ilaahow Ceebta astur
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Dadki ina so doortay si dacada igu shaqeya
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 жыл бұрын
Haduu nidasm jiro oo wax doorashadu run tahay xildhibaan laguma caayeen qabiilkiisa. Midgaan Xeerba kama yaalo in la caayo nin qabiilkiisa lagu yaso. Waa meel bilaa nudaam iyo bilaa cadaalad ah.gaalada cadcad ayaan ogolayn in qof lagu yaso midabkiusa iyo asalkiisa. Waa hooy dugaag Hargisa.
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
waa ayan daro weyn in xildhibaano noocan oo kale ay dad matalayaan
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Ciyaal ciilqab ku koray miyaa?
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 2 жыл бұрын
200k comming soon
@quranisnour455
@quranisnour455 2 жыл бұрын
Darrenka dhalinyaranimo waa wax laga xumadoh in dadka aaynu kasugeynoh iney qaranka meel gaadhsiyan ay dhaqan noocan ah kudhaqmaan.
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
Wlhi bilaahi waan huba waxa fudud marwalba qolada wadani ish waxan yaa meesha kawada casila habalahan yaryar
@nabihahasan8432
@nabihahasan8432 2 жыл бұрын
Naa wax isk so hubsoh waa nagtah yar isma ogh way hadlysah
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
waxaatay dhilo dayuusada oo munaafaq allah cadaabta kugu fogee waxaad tahay kuwa jacsl masaakiinta iyo agoomaha in ladhaco illahsy dhibta masaakinta lagu hayo adiga iyo inta kugu taagarsan ifka ha kugu tusu amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
midana aakhiro kuu raaci maaye dhaartan badan iska daa kulmiye iyo wadani iyo ucud kiihelaaba hbn biyo ku waraabin maaye yaanay kuwani ina aakhiro seejin
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
@@nabihahasan8432 yaray maxa ku haya adiga
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
@@inaali8054 waa runta wll midna ima raacayo balse malimahan dadka laga nasan laayahay buuqoda so wadanimaha
@maxamedcabddi8053
@maxamedcabddi8053 2 жыл бұрын
Iimaanka la qaad ceebta dalka ayad ka dayeysa faaido viewers ah
@isseyare837
@isseyare837 2 жыл бұрын
Maxaad rabtaa in la qariyo In laguu daaro dalkeena nimcaa fadhidaa Yaa duli aduunku saas Uma shaqeeyo We on 2022 wax qarsoon ma jiraan
@teammacabto4689
@teammacabto4689 2 жыл бұрын
Waxay ku tuseysaa xumaanta dadka sababtoo ah waxey reer kastaa koogii ugu xumaa ee ugu ciil qabsanaa ciil qabe ciil qabe doortey
@findheofficial8498
@findheofficial8498 2 жыл бұрын
ILIGOOW WAA XIRAN THY ADEER SOMALILAND SUMCADA AYAA KA DILAYSAA ADIGA IYO KOOXDADUBA
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Ilig maxaa ka galy nimanka isku qooqan qabiilku madax maray ilig waan muwadin dhaba hal malinu qaldabay malinti dunida jeelka he is free shaqo kale yeelo waad cuqdadaysante
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Hctv lasheegaye marku katagy shaqdu nolo samaytay daba dhigtay oo kalad tahe kasii daa waa xor qofwalba nolshiisa isag uxora iyo shaqadiisaba
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Shacabka Somaliland Golihii waakaa, aabahay goblan aan Ka muuqdu Aniga oo reer hebel ah, Ka muuqataye la soo hadal inankiina oo dagaalka Ka daa Ku dheh
@cwaasacjamac9354
@cwaasacjamac9354 2 жыл бұрын
yaa sawirki siyaad bare hlkas ugu dhajiya si fcn bey hawsh uwadi lahaayeen ciyaal maamul beynaad arag
@qodaal5098
@qodaal5098 2 жыл бұрын
Xildhibaanimooy xaal qaado ciyaal baa meeshii lagu soo ururiyay
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Hal nin madhiban isuguu tageen Intaa darood joogo Goo imaysan Ilmoo faraaqow Darood iskuu dhadhajiska joojiya No landet
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Waar ilahy ka cabsada iska daaya dagalka
@muxiyadincdheere4833
@muxiyadincdheere4833 2 жыл бұрын
Kowba lamajooge goormay feedh feedhka bilaaben
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Kuwani barlamaan maaha ee waa qashin qashin dhalay waar waxa meesha ha laga dareeriyo
@hamzemohamed3314
@hamzemohamed3314 2 жыл бұрын
Dadku saa ha ku ogaad inay Somaliland ay baabday
@Cadamimedia210
@Cadamimedia210 2 жыл бұрын
Ka macaashadee idinkaa wax agatarto isugu keenay meeshee
@SportsYYT
@SportsYYT 2 жыл бұрын
Xqq way ubadan yihiin
@superfun1819
@superfun1819 2 жыл бұрын
Madhiban tumaal Gabooye Midgahaa isaaq kaso taaga Siida warsangelig unacay utuura Sanaag idiinkaa leb
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
XILDHIBAN NADU ANSHAX MARIN AYEY U BAAHAN YIHIIN. INTA DAGAAL OOGA YAASHA AH.INSHA ALLAH
@khadarahmed2451
@khadarahmed2451 2 жыл бұрын
Ha qaadanina waxaan idiin qalmaynin waxaaa laydiinsoo doortay inaad afka shacabka ku hadashaan wan hibaa inaad ragnool tihiin oon laaluush qaatayaal ahyn af iyo adinba ugu dagaalma shacabkiina anaguna garabkiibaanu nahay sharcigana jeebka laguma qaadankaro
@jimcaalefowzi3396
@jimcaalefowzi3396 2 жыл бұрын
Bakayle iyo oyaaye biilkii xaar maajo aya ka go ay markaa waaba hadii miyir qab nalgu arko weeye arin koodu
@SportsYYT
@SportsYYT 2 жыл бұрын
Baarlamaan ka xayraansan wali muu ina soo marin uf
@sumertime5410
@sumertime5410 2 жыл бұрын
Koow waabilaabantay xaqii umada soomaaliyeed
@xasanjacfar2600
@xasanjacfar2600 2 жыл бұрын
Waxan lahadlayaa mmtv waxyalahan ookale inaad soodhigtan ma ahyn dalkina ceebta kadhawra
@biggames6116
@biggames6116 2 жыл бұрын
Maantv agasimihiiniba xabsidaaim lagu xukumay marks idinka isku diray golaha wakiilada waxana waa mar kii hora beenta iska daaya
@mahamuddahir3830
@mahamuddahir3830 2 жыл бұрын
Dad waligood dagaalamay ma aha waxaad mooddaa in ciyaartii zayliciya ciyaarayaan iyo jaandheer.
@saedsomalilandchannel5205
@saedsomalilandchannel5205 2 жыл бұрын
Waa caadi waa ciyaarahoodii 😁
@maxamedjimcalecabdi7123
@maxamedjimcalecabdi7123 2 жыл бұрын
Sidaan waa dimuquraadiyada lay laynoo sheegay wax baa dhiman
@mumtaasiyayuuusuf8026
@mumtaasiyayuuusuf8026 2 жыл бұрын
Sharci samaysta ka dib noo sameeya. Waxay is cunidani
@ismailapdi9261
@ismailapdi9261 2 жыл бұрын
Kagabooye waa bahaabaale oo markay ciyaartu dhamaataybaa laqaqabanayaa
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 2 жыл бұрын
Wxn soo jeedin laha saxafadu inay naga dayan waxan ayso gudbinayan waayo colaad mooye waxba nooma tarayso
@munaawil6696
@munaawil6696 2 жыл бұрын
Uuu uuuu bismilaah
@zaahirjo7344
@zaahirjo7344 2 жыл бұрын
mxan uxiisay wxan feedho hhhhhhhh
@djhadalsame4629
@djhadalsame4629 2 жыл бұрын
WAAR MIXUU leeyahay MiDGAANKU
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
War xidhibanada mucaradka lalama shaqayn karayo wayo wajiri cilbana kawada muqda
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
waxaad tahay dayuus munaafaqa allah kansal iyo waxun kugu rid amiiiiiin
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
Mid baa caytamay, wuxu maxay ahaayeen.
@juniorafrica.
@juniorafrica. 2 жыл бұрын
Arsomali yaa war halisdoorto ceb ma aho lakin dagaal iyo kaamiro 😂😂😂😂
@omarjama7627
@omarjama7627 2 жыл бұрын
Waxa waxaaa samaynayaa waa usgagii wadani!
@waaberi1
@waaberi1 2 жыл бұрын
Waa qudhmiyihii hooyadii wasaha ahaa
@invisiblehand.5125
@invisiblehand.5125 2 жыл бұрын
Nacam
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
waxaad tahay dayuus munaafaq ah waxaad tahay kuwa taagarsan in masaakinta iyo agiomaha ladhibo oo waxooda ladhaco illahay wuu ku arkaa wax uurkaaga kugu jira ee illahay ifka hakugu tuso amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@saidamoumin7006
@saidamoumin7006 2 жыл бұрын
waa miid baa caadi miid iskaa joogaa gacaan dhabarkaa kagaa dhifanayaa waa taa igaa yaabisaay. sababtoo xidhibaankuu waa sii jeedaa markaasuu dhabaarkaa kagaa dhifanayaa walaahii waan yaabaay maa cadowtinimoo uguu dhifanayaay lakiin alhamdulilaah waa kuu soo jeestaay.
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Ceeb udhinta bal nimankan waa wayn kibray eega kuwan waa qaran dumis walaahi balayday soo wadan allow soomaaliland dhafi madaxwaynuhu nimanka xeer ha ka soo saaro adag filnbabay la dhigen shaqada dhexdeeda inay isku laayan madaxwaynuhu xeer adag ha ka soo saaro saan laguma jiraye labada nin eedanbe isku gacan qaadha shaqada oo lagu gudo jiro halaga eryo shaqada say kuwa kale ugu4 tamilo qaatan oonay laba danbe isu dagalin raga hala xanuujiyo shaqada halaga eryo markasay edbe yeelanyan barwaqada lagu kibray ragu marku nimcda ku jiru kibir qooqa oo daglma yaab maali walab erga ku dhexjirto waa sidii islama yaaban walaahi muwadini maaha waa rag dhintay
@adenhersi2144
@adenhersi2144 2 жыл бұрын
waar messha ciyaal baa la isku geeye meesha mahaa nbarlaamaan waxaani
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Gud. Khaliifow waxani waa jaahiliin meel laysugu keenaye 3bilood mushar ka goo kii akhlaaq xumo layimaada meesha dal iyo dad toona Dan kama lahee hhhh lacagtayadii baa Ku faaxday kkkk lacagtaasna shaqaala hoosaadka iyo askarta masaakiinta ah hala siiyo walaahi edaab bay yeelanayaan. Muuse, Faysal, iyo Ciro toona sharaf idiin soo celin maayaane kaadhka hayska gubina.kkkkkkk
@summerflowers4616
@summerflowers4616 2 жыл бұрын
Anagoo Garxajisa baa halkaan hagaajinayna na suga in yadh😊
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 2 жыл бұрын
Midgaankiina naga qabta Haddii kale shaqaanu ka qaban
@summerflowers4616
@summerflowers4616 2 жыл бұрын
@@mubarikvivasland676 shut up
@AN-yf9mv
@AN-yf9mv 2 жыл бұрын
sow wax qabyalad laguso dortay maaha
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Ma ardul xayraana ayey ubedeleen kuwii ladoortay dawladnimadii, oo tanaag madhan bay noqdeen tanina waa yaabe?
@AHH677
@AHH677 2 жыл бұрын
Qaadka Hala joojiyo
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 2 жыл бұрын
kkkkk halkaasaa layga baahnaaye iyo sidaan feedhka u aqaano kkkkkk
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Waxanoo kale lamasoo geliyo waa la qariyaa waa ceeb iyo lama arag
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Cayda aan ka dhex maqlayo golaha dhexdiisa waa ashax xomo walahay bilahay waa ceeb in lasoo dhigo may ahayn waa khalad
@ismailkarama391
@ismailkarama391 2 жыл бұрын
Waar kuwan kuwii horaa dhaameyba
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 2 жыл бұрын
Dumarka Hala kala qabto
@abdiismaciil3352
@abdiismaciil3352 Жыл бұрын
Xasanada halagaqado
@khadarahmed2451
@khadarahmed2451 2 жыл бұрын
Qoladan cuqdadu ka buuxdo ee wadani ka sheekaynayna waxan leeyahay wadani hooyadiin was ilma dhilo wadani ma hooyadiin ayuu arooskaga baxay
@asalcabdalasaciid6548
@asalcabdalasaciid6548 2 жыл бұрын
Alla idin madhi ma waxanaa xildhibaano ah
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 2 жыл бұрын
Xabaglayaashi marka meel la iskugu keenay maxad ka filan waxaasa la leyahay way idin matalayaaan duli
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 жыл бұрын
Qudhmuum uf uf calaykum
@cabdisalaanxasan9876
@cabdisalaanxasan9876 2 жыл бұрын
Waa nasiibdaro dadkii horumarka laga sugaayay inay sidaas sameeyaan
@hibohaayir6977
@hibohaayir6977 2 жыл бұрын
Wax bila dhaqna wyen uf
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 2 жыл бұрын
Kkk Nimankasey bulshadu ka sugaysa Sharci dajin hidhka isla dhacaya golaha dhexdiisa. Dhibka ugu wayn ee ina haysta wa waaxda sharci dejinta oon kaalintooda kaso baxeyn.
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 2 жыл бұрын
Waxa la yidhi geela duqdiisii durdurisay aarankiisa maxaa laga sugaa maalinba meel haysku haystaan waxan waa in xeer laga soo saaro cashuurta dalka ku kibray isma dhaamaane.
@fowsiamohamed8294
@fowsiamohamed8294 2 жыл бұрын
Markii horeba faa iido may u lahayn dadka Waa tuug meesha isku urursatey oo inay wax xadaan u galey meesha
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 жыл бұрын
Aalow waanaga naa garan si
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Waxay maraysaa madhamaan madhamaan sheekadeeniyo bage kalaa hadhee hays dhiibin
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Hhh wllhi hada unbaynu doranay dad walwalan xata mid caqli leh wuu ku yar yahay waxay maalin kasta dagal iyo is jidjidasho
@xamsefarax2457
@xamsefarax2457 2 жыл бұрын
😁🤣🤣🤣🤣🤣
@aadancismaan1062
@aadancismaan1062 2 жыл бұрын
😅niyaw hareero xiirmiidhan baanu kadhiganay madax🤬🤬🤬🥺🥺🥺😥😥😥
@sayidcaliismaaciil7381
@sayidcaliismaaciil7381 2 жыл бұрын
🤔🤔
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 2 жыл бұрын
Waa xildhibanadii ugu xumaa ee abid somaliland soo mara kan gudoomiyahuna waa nin karti daran
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
kuwa dhibka wadaa waa kuwii tagarsanaa kulmiye ee rabay ama jaclaa in masaakiinta iyo agoomaha ladhibo allah ifka wax idin ku tus amiiiiiiiiin
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 2 жыл бұрын
hadaadan afsomaliga garnaynin English waxba haksoo qorin ee afsomaliga soo hadii aad ku faanaysana waa bahdilaad ee afsomaliga soo baro ok
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
qabil aya sidan laiskugo dagala aqas
@AhmedMohamed-oz1ly
@AhmedMohamed-oz1ly 2 жыл бұрын
Top waa zx shaqo wanagsan top
@edelsom5948
@edelsom5948 2 жыл бұрын
Where this place
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 жыл бұрын
Dhibaatada Ugu Weyn Ee Soomali Maryooleey & Wadankeenaba Haysta Waxaa Waaye Xilidhibaano Ku Sheegyada Somalia 🇸🇴 Ka Jiro Kuligood Xilidhibaano Lagu Soo Doorto Cilmigooda & Aqoontooda Oo Ah Aqoon Diineed & Aqoon Miicaadi Ah Ma Wada Ahan Kuligood Ama Dawlada Federalka Somalia 🇸🇴 Ha Ahaadeen Ama Kuwo Maamul Goboleedyada Ha Ahaadaana Waxaa Lagu Soo Doortaa Qabyaalad & Is Garabeeysi Xilidhibaankaan Ii Gee Parliament Ka Waa Reer Qansax & Reer Quracee!! Aqoon Ma Jirto Waayo Arag Ma Yahay Ma Jirto Diploma Ma Heystaa Maxuu Soo Bartay Ma Lahan !! Waa Dhibaatada Ugu Weyn Ee Somalia 🇸🇴 Haysta Saas Ayaa Daacad Ka Ah Oo Sidii Bunch of Kinder Garden Kids Meel La Isugu Keenay Waaye!! What a Disappointed!! Feer Ayaa Ka Dhacday Ma Cayaarhii Feerka Socda !!
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 126 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 172 МЛН
Waa kuma fanaanka Geesood Cabdoo Xamar Qoodh?
14:49
MM Somali TV
Рет қаралды 2,8 М.
Qaar kamida dadweynaha Oog oo ka  hadlay Safarka Madaxweyne Biixi
6:21
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 126 МЛН