XILDHIBAANADA IYO MADAXTOOYADA OO SII KALA FOGAANAYA, AADAN MADOOBE OO JAHAWAREERSAN, KASHIFAADA....

  Рет қаралды 8,243

Aftahan Production

Aftahan Production

21 күн бұрын

Пікірлер: 18
@khadarismail1275
@khadarismail1275 20 күн бұрын
Scw
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 20 күн бұрын
Waa Iney meesha ka saaraan Guddoonka Baarlamaanka noqday kuwo gabay waajibaadkii loo dhaariyey.
@seed3966
@seed3966 20 күн бұрын
🐒🦨🐒🦨🐒🦨🦨🦨🐒🦨🐒🦨Cuuuuuuuuc caaaaaaac cuuuuuuuc caaaaaaac mooryaan laaluush ku shaqeeeye allaah soomaali ha idin dhaafiyo markii horeba xaaraan yaad ku timaateeyn. 🦨🐒🦨🐒🦨🐒🦨🐒🏃🏻‍♂️‍➡️🐒🦨🐒
@user-pz6ne6mw7q
@user-pz6ne6mw7q 20 күн бұрын
Amin jeesow maguulwade yuu noqday
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 20 күн бұрын
Mahadsant balwaan ❤❤❤
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 20 күн бұрын
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 20 күн бұрын
Waa Ku taagersanahay Xildhibanada in Xukuumada Sidaa loo Cadaadiyo kadibna ay Eryaan Gudoomiyaha Adan Masoobe kadibna MD Hassan sheikh la xisaabtamaan
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 20 күн бұрын
Ar sharuuc mataqaanaane shufto is aruursatay tihiine meesha dhaafa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 20 күн бұрын
Dadturka asd ka hadlaysid , xageed ku ogedern. Adiga se Jeesow xaran & xalashii miyah miyah isaga ka qaldantay. Tolka kursigad ka buixisay oo xildhiban aan dhicin auaad nowotay. Ee dadka tolka ah u baneeh
@11naa44
@11naa44 20 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 20 күн бұрын
kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk odayga modow ee wejikablaha ah ee golaha shacabka horjoogaha looga dhigay ee xasan gurguurte xambaaraan majiraan xildhibaano dambe oo ugu imanaya VILLA hargeysa OKI sababta oo ah golaha shacabku maaha goofka xasan gurguurte moxoga ku beerto oo aadan wejikablena ka yahay shaqaalaha moxoga yaanbada la dhex taagan OKI adeerow Xildhibaanada haduu ka dhab yahay baraaruga iyo kacdoonku shaqooyin adag haka qabtaan xasan gurguurte iyo xukuumadiisan boob iyo bililiqo isbaaralay xaraash qaran OKI laakiin haday Xildhibaanadu ka gadoodsan yihiin balamo xasan gurguurte kagabaxay iyo laaluush doon waxay ka dhigan yihiin adhi u xeraysan xasan gurguurte oo u qaylinaya inay helaan caws iyo biyo OKI
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 19 күн бұрын
😂😂😂
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 20 күн бұрын
😂😂😂😂
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 20 күн бұрын
Adan madobe & Amin Jesow ayaah sixirka uu qabtah mise 2doda weey iiman la yihiin
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 20 күн бұрын
Haday diin ku dhasheen oo soomali ay yihiin dhibka dadka ku dhacayna ay masuul ka ahaayeen waxaa maanta la gudboon waa in adan madoobe ay meesha ka saaraan dibna ay u soo celiyaan afartii cutub haduu isku dayo xasan khiyaano fadlan meesha ka saara ka dibna khiyaamo qaran waa lagu horgeeyo sharciga dibna looga soo ceshaa hantidii qaranka
@bby6
@bby6 20 күн бұрын
Wali been iyo khiyaali bay ku jiraan kuwan balwan
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 20 күн бұрын
War Xildhibaanoow EEDAN DHAAYSI ceeb iyo fadeexo ayuu dhex fadhiyaa laaluushna hadda idin mahaayee mooshin deg deg ah intaad ka keentaan asaga iyo cajuusadaan la yiraahdo Sacdiyo Firimbi oo ayadaba yaaban kursiga ka buubiya ha idin dhaafeen si XSHM. dad uu ku adeegto meesha uu ka waayo kadibna shaqadiina umadda idin ku aamintay si daacadnimo ah ugu qabta dib dambana laaluush iyo ballan qaad beeneedkii XSHM. mar dambe la idinku sasabo ha yeelina..... XSHM. 4tiisi sano safarradisi ha isaga dhameesto .
@Ridwaniz
@Ridwaniz 20 күн бұрын
Tuugo iimaan laawayaal ah ayaad tihiine, dadka & dalka ka horleexda. Barlamaan qadhmuun! waxaad tihiin daalimiin, tuugo, munaafiqiin, & jaahileen aan xishoonayn😮
Qubanaha Maanta, Jun  27, 2021
12:33
VOA Somali
Рет қаралды 961 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН