DHAANTO CUSUB |JAWAABTII XAMAR PART 2 | CALI DHAQAN

  Рет қаралды 265,719

Hirey Inc

Hirey Inc

3 жыл бұрын

#anwartotti #XAMARWELIXALMALOOLA'YAHAY? #anwartottidhaanto
Subscribe ii saar walaal- halkaan dhag ka sii:
m.kzfaq.info?sub_confi...
Daawo:
• Wardoon Silsiladi Ward...
Daawo:
• Wardoon jawaab cusub A...
Like iyo Follow ii saar facebook:
/ hireyinc
Like ii saar Instagram:
xireyinc?h...
Ali dhaanto subscribe u saar:
/ @alidhaanto
Hirey Inc and Vlogs
Video cusub af soomaali
Somali language video
Af soomaali
For all inquiries email soomaaltube@gmail.com

Пікірлер: 137
@maryamomuxumed9402
@maryamomuxumed9402 3 жыл бұрын
jig jig xornimada kamaqan xamar ayey ka maqantaha hadad wax garato soomali galbed sida eytahay ayan la ahay wllhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadarmohamedmohamed
@khadarmohamedmohamed 3 жыл бұрын
Waa run kalmadaasi walee waad la heshay
@inamolid5019
@inamolid5019 2 жыл бұрын
Waaw walee wad soo jwbteen waliba anagaa jigjiga dagane wax naga weydiiya waxa daris nala ah gabadhii farjiga bac inta la dhalaaliyey lagaga shuba xafaayad ayey gabadha xirntahy mustafe aya hada dhaqtar dibada u diray jigjiga dadka ku nool sey xorba ma aha
@IBRAAHIMALI743
@IBRAAHIMALI743 3 жыл бұрын
Wlaalaheen reer jigjiga waxaan leenahay kan iyo wixii lamid ah nama matalaan xil iyo xaal qaata I LOVE YOU JIGJIGA
@oscermohamed1190
@oscermohamed1190 3 жыл бұрын
nooo tan jawaaab maaaha somali weyn meel kastoy kuu nooshahy in leys bogaadiya leysku leeyhy aniga reer xamar ahay hadana tan waa targeed walalaheen ha targeed gareynina
@xamdichimaxamed1622
@xamdichimaxamed1622 3 жыл бұрын
Xamar iyo jigjiga waa isku dad muqdisho lagama xigo reer jigjigo.❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudaididdirir2449
@mohamudaididdirir2449 3 жыл бұрын
+!÷+t
@maxamedjaamac7940
@maxamedjaamac7940 3 жыл бұрын
98
@tahiraosman381
@tahiraosman381 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@sadiaabdi5864
@sadiaabdi5864 3 жыл бұрын
Anigu xamar kunool kuna barbaray kuma farxsani heestaan lkn walaheyga reer jigjiga waxan idin leyhy haka xumanina xamarna ruux dartii ha uga caronina wan idin jecelnhaye dal isku dhiiga baynu nahay
@muscabmohamenuur9890
@muscabmohamenuur9890 3 жыл бұрын
Anagaa kudhalanay kuna dhalnay xamar kuna faraxsan hestaan mida wax loga shegaayo xamar waad kufaraxsantahay mida lagu difacayana wad ka xuntahay xamarna waad kudhalatay haye
@Urmy49
@Urmy49 3 жыл бұрын
@@muscabmohamenuur9890 kkkk usheeg bal ciilbayba igu dishee
@abdiwarfaa6273
@abdiwarfaa6273 3 жыл бұрын
Masha ALLAH
@qadaraxmed5959
@qadaraxmed5959 3 жыл бұрын
M,shalah
@misobifruit9329
@misobifruit9329 3 жыл бұрын
Waxaa ila wanaagsan in qof waliba tankiisa hadlo, tusaale, ninkaan waxaa habbooneyd in uu wiilka uu hadalkiisa dhibsaday kelmaddiisa ku ekeeyo oo aanuu bulsho aan waxba galabsan iyo mujaahidiin dadaalkoodii dafirin. sidoo kale xamar waxa ka jira waaba ognahay waan wada jooganaa ee iyadana waxaan jirin uu san ka sheegin oo buun buunis ah.
@ashaawed2703
@ashaawed2703 3 жыл бұрын
jawaab masha Tani waa matag
@maxamaddeeq8250
@maxamaddeeq8250 3 жыл бұрын
Saxweye wanwataa
@abdikanibaxwal8526
@abdikanibaxwal8526 Жыл бұрын
Ninka dhaantada smeeyey realy ma aha qof wx yaqaana oo abwaan sheegankra maansadu meeshey ku socoty ayuuba ka leexiyey duli weeye. Mansadii hore anwar si fiicn bu u hdley
@haniaden2700
@haniaden2700 2 жыл бұрын
Wow dhanto IGA dheh
@zadraabdihassan9271
@zadraabdihassan9271 3 жыл бұрын
Tan jawb mahaaa
@naciimoxaaji1705
@naciimoxaaji1705 2 жыл бұрын
Masha alh
@maryanxasan3832
@maryanxasan3832 2 жыл бұрын
Masha.allaah.afkga.canolakuqbay
@hidaayomacalinahmad4838
@hidaayomacalinahmad4838 3 жыл бұрын
Fananka walodhibay lkn mahayn insidan waxudhacan
@khalicaade290
@khalicaade290 3 жыл бұрын
Waah. Waah
@shukrisharaf1921
@shukrisharaf1921 2 жыл бұрын
M.a
@canab352cabdi2
@canab352cabdi2 3 жыл бұрын
waaaw ishcalaa xikmad
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk war tan.ma solid cusub baa kkkkk ii wad. Shekada
@Urmy49
@Urmy49 3 жыл бұрын
Ummmc aboowe naga dhici itoobiya ushaqeyayaasha
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 жыл бұрын
Thanks welcome to jubalnda sxb cali dhaantu ugaas kafur chanalka qufulka dawaodig aan dajiyee xigmadee
@qalidega5055
@qalidega5055 3 жыл бұрын
Wooooooow Masha Allah tawarakalallah dhanto cuusub somalia waxa kuNoolo tuugo tuugo waxa kaale carurtaa iyo masakiin aya laguubabii iyaa iyo gana casiiga ciiyaala kaa masiita iyo doow- laadaha shii sheeya waa daan riikii Ah caalamak weeya kadaabiiyaaaaaaaan. Waa waadan ba Aaaaayaa e Allow masakiinta badabaaadii Illaah ilillaah Aya Awood leeh😭😭😭😭😭😭
@dalxismaxamed4223
@dalxismaxamed4223 3 жыл бұрын
Waryara hee rer gig giga qalbiga ayey idinkala jiran jojiya waxan dadka wawalalehen
@engmoha9615
@engmoha9615 2 жыл бұрын
Xaruntii dalkiyo kaalay xamar imow Waxay muujinee midowga mudda somaliyeed Maalin uun 5ta soomaaliyeed oo mid ah Allow itus 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449 Жыл бұрын
wasas hales tusiyo o haleska dulqado gumeysiga rer jigjiga
@khadrokeyf2349
@khadrokeyf2349 3 жыл бұрын
Xamar weli xal looma helin ha is walina
@zahuurcarone878
@zahuurcarone878 3 жыл бұрын
First person
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Tani jawab maha waa nin caytamaya😀😀
@kingmoha6307
@kingmoha6307 2 жыл бұрын
Jwbti kuhaboneyd weeye
@muustaafi995
@muustaafi995 2 жыл бұрын
Wa saax
@fardowsaabdi8671
@fardowsaabdi8671 3 жыл бұрын
Waaagaf in Somali iscayde
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 3 жыл бұрын
Ninka qaaday iyo kasameeyayba waa maangaab dhanto soomaali xaaladeeda ka hadkaysa ayay ahayd dhantada wardoon mid dad gaar ah lagu caayayo mahayn soomalina dhulka wuu kawada maqanyahay ciil music helay
@ciisecazadiin9807
@ciisecazadiin9807 Жыл бұрын
Hahey sasba lagaraba abwan
@mascuudcabdulle8188
@mascuudcabdulle8188 2 жыл бұрын
Ww
@zeynabsheikh4850
@zeynabsheikh4850 3 жыл бұрын
Anigu reexamar hadaa nahay heestaas waa kaxuna hay walaalayaal inka inaa dhaanto aqoon waa ogtihiin hanoo qabana ninkaa
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
😅😅😅😅 wlahi waan qoslay waa runtaa lkn ninkan jawabaya xamar ayuu matalayaa walalihiini idiin soo damqaday ee reer jigjiga ayuu idinku diray
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 жыл бұрын
Haada ninkan ah miiisoon ah yaailalisaa maarkaa ahl shaabab ah yaakuxaasuuqda maalinkaastas markaa Afkaa kaalabaax somaligaalbeed
@ShamsoAxmed-qi6iv
@ShamsoAxmed-qi6iv 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 2 жыл бұрын
Kan xaaweleyda xidh dhidhay ee xabsiyada dhigay ugaadeen buu ahaa.-------------------------------------Cabdi ilaybuuna ahaa.
@ayanmohamud8563
@ayanmohamud8563 3 жыл бұрын
wiil hoog ku wad
@cumarshuuute7551
@cumarshuuute7551 3 жыл бұрын
Erayadan dab waye lkn jigjiga in loo adeedsado maku ficneen i am sory wayo jiggiga waa dad fican oo somalinimada ku dambeyso
@cabdiqanicabdiqadirwacel3501
@cabdiqanicabdiqadirwacel3501 3 жыл бұрын
Iska,dhici,guul
@azmiitaraaaj8196
@azmiitaraaaj8196 3 жыл бұрын
Iska fadhiso adeer tani jwb ma noqoteee
@qadro2347
@qadro2347 Жыл бұрын
Jah waxanaa kaa ximad eh kaalay xamar imow🤗
@abshiromarali2763
@abshiromarali2763 3 жыл бұрын
Dhantada gef ayaa ku jiro ee somalida Ethiopië yana lagu xad gudbin
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 жыл бұрын
❣️❣️❣️🌹🌹🌹🌹🇰🇿
@ibrahinsheikh3469
@ibrahinsheikh3469 3 жыл бұрын
Doqon Aan waxba kafiirsanaynin ayaadtahay, marka dib isugunoqo sxb, jawaabtani saxm,aha, soomalinimada waxba kafahansanid habayaraatee.
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 3 жыл бұрын
Doqona kumasheegikro lkn anwar xaqiiq buu kahdly
@omarbibuqaay8003
@omarbibuqaay8003 3 жыл бұрын
Waa sax oo anwar totti run buu shegay lkn isgaba runbaaa loo shegay somhn tan kale dhulka somali o dhan ayaa sidaas ah ee in uu soo qaado arinkaas
@canabsiyaad7624
@canabsiyaad7624 3 жыл бұрын
Masha Allah 💋💋💋💋💋💋
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
NIN buka! Tani jawaab maaha
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
NIN ANBADAY HALKUU AADEY WAA ULA EKOONAYDE!!!!!!! WAA LA JAWAABAA AYAY KAA TAHAY.
@sadiyoabdi5825
@sadiyoabdi5825 3 жыл бұрын
Malcuunsanidaa Eebow hanagu dirin walaalaheen reer jigjigo
@khalifnaasir4196
@khalifnaasir4196 Жыл бұрын
Need,qarami
@abdikanihasan2427
@abdikanihasan2427 3 жыл бұрын
2
@xusengk1700
@xusengk1700 2 жыл бұрын
Wwwwwwwwwww. Wxb ka. Dhacay. Dhe. Ax
@rodajama7111
@rodajama7111 3 жыл бұрын
kaalay xamar imoo !!!!
@ahlamahlam3887
@ahlamahlam3887 2 жыл бұрын
Ilmawadhashiyo iskudhiigaynunahay walalayn jigjiga dhibkoda wadhibkeyna😏
@xaliimocabdi9254
@xaliimocabdi9254 3 жыл бұрын
Afka alle kaama gooyo
@dahir022
@dahir022 3 жыл бұрын
Maku raacsantahayba🤦🏾‍♂️
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 жыл бұрын
maalankaastaa shaabab baakuxaa suuqdda
@Bartabulshada101
@Bartabulshada101 3 жыл бұрын
Shabab calamad lagu garto maleh nin dhar caadi wato la garto wey adag tahay
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 2 жыл бұрын
Soo xad gudubyadii Maxasuusatn
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 жыл бұрын
Toleey xamar
@umayma1831
@umayma1831 2 жыл бұрын
Cadaw nin uuxidhxodhay ama mool kuriday lamasoqatao moshin lagamadhigo hadad tahay waxgarad iskulabo adoon duryamin
@محمدابراهيم-ف1ع
@محمدابراهيم-ف1ع 14 күн бұрын
Amaan baadmudantihiin
@khadiijohannafi4297
@khadiijohannafi4297 3 жыл бұрын
Walahi waaleys heyaa
@fahmoelmihirey8609
@fahmoelmihirey8609 3 жыл бұрын
♥️❤️🌷
@halimaisse868
@halimaisse868 3 жыл бұрын
Reer jigjiga isu jawaabaye maasha
@hussendhicis1148
@hussendhicis1148 3 жыл бұрын
Sax jigjiga runta haloosheeko seey gumeeysika isakasaaraan
@adenkusow7311
@adenkusow7311 2 жыл бұрын
Jigjiga xornimo ka maqan jirto lkn magala dhib Marin ma jirto Somali dagantahay eee ka firso
@fardawsahussein1960
@fardawsahussein1960 3 жыл бұрын
Kani waa nacas bisinka ree jigjiga gob gob dhashay kan haku dayanina
@Bartabulshada101
@Bartabulshada101 3 жыл бұрын
Maxa waye waxan lug iyo madax iskaga xirtay online lee lagu dhageysana miya!!!!!!!
@mawlidmumin3565
@mawlidmumin3565 3 жыл бұрын
Waxaan jogaa #xamar waxaana idhibaya in jigjiga wax laga sheego, xamarna nabad mataal ma dhihikaro ee warka hala qaraabeyo.
@farxankaafiabdi6936
@farxankaafiabdi6936 3 жыл бұрын
Saaaaax
@farxankaafiabdi6936
@farxankaafiabdi6936 3 жыл бұрын
Xaruuntii dalkiiyo kaly xamar iimow adeer
@mohamedibraahim5909
@mohamedibraahim5909 3 жыл бұрын
Jawaab soomaalinimo iyo mid soomaali weyn midna ma ahan dhaantadan ee aflagaado iyo gaf aan meela loogu soogaban balse hanka soomaalinimada ayaa nagala wayn hadaanu nahay ree soomaali galbeed Balse waxaan aad uga xumahay inaad adiga iyo abwaanka kuudhiibay aad lasoo shir tagtaan soomaali caydeed
@munahilwa9490
@munahilwa9490 3 жыл бұрын
MOHAMED IBRAAHIM.Waa iskudiir ma ahan jawab Waafi ah Abwan Careysan ba sameyay Blse wxuu ilowday Somali Wa Hal
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share
@naciimomaxamed1461
@naciimomaxamed1461 3 жыл бұрын
Xamar dhib kastow kujiro xabasho ma xukunto ee tiina xaliya xamar haku mashquline
@caliyare7436
@caliyare7436 3 жыл бұрын
Anaga hadan nahy re mugadisho Nama meteli karo kan okle Wyo maba garanao wxna Xitaa damiir malahan
@Urmy49
@Urmy49 3 жыл бұрын
Ma in nalacaya oo caaqilo malihidin nala dhahaa marka nalagu matala caqli kala wareeg waaxid
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 3 жыл бұрын
Reer jigjigo ma mud neen hadalkaa qadafka ah
@ruqiyashugri3261
@ruqiyashugri3261 2 жыл бұрын
🙄😒🥶 reee Somalia 🇸🇴 wad nafogaysen ahadan nahaay ree Ethiopia balsee waxad garan wayden inaaan idin dugsano way oo way reee Ethiopia 🇪🇹♥❤🎶👌💖🇪🇹♥ iska jira Somalia 🇸🇴🤺🤺🤺🤺 wa shisheye
@areyousingl9133
@areyousingl9133 2 жыл бұрын
Ma adaa itoobiyaan ah subxaana allah itobiyaan matihid Somali baad tahay
@ilkacase2103
@ilkacase2103 2 жыл бұрын
Wll adaa moday eee laguma fogayn calosha hana hurun wllo soomaliyed tihiine
@abdiazizmohmud9109
@abdiazizmohmud9109 3 жыл бұрын
Iska hadal badnaa maxaa fankii sharaftiis dhimadey.
@teamjeggeteam6530
@teamjeggeteam6530 3 жыл бұрын
Jeegecalijege
@mahamutmubarak5718
@mahamutmubarak5718 2 жыл бұрын
Xoreynta ogadeniya soomaali oo dhan bey u taal waaxay ceydu
@amiishabdi8543
@amiishabdi8543 3 жыл бұрын
Nin qadhadhsan ban u arka waxani jawabmahe wa cay tan kale willku siyasad bu ka hadlay ee xamar macayin rer jigjiga na wad ugaftay kafirso waxad kaso jawabtay 💙
@saciidqorqorte263
@saciidqorqorte263 3 жыл бұрын
Hhhh wlhi abwan bow isku sheka hada wa dulufow jigjiga anaga dhadh bey naga maqan thy waa dhiig somali wana so ceshan sonaa adigu siyasi miyaa thy siyasinti bow heysti anwar
@gacalociise3046
@gacalociise3046 3 жыл бұрын
Ha ha ha ha ha waarùntiß
@ShamsoAxmed-qi6iv
@ShamsoAxmed-qi6iv 24 күн бұрын
❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤😮😮😮❤❤❤😂
@faadumpxasaan3901
@faadumpxasaan3901 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤💓
@xanaanxasan6823
@xanaanxasan6823 3 жыл бұрын
Ipohfgdmc,,vhn 7rpwkz vb
@khadijamohamudyusuf2644
@khadijamohamudyusuf2644 3 жыл бұрын
Cawaan, bal wuxuu ku heesayo dhageysta maxuu kafahmey murtida iyo somaali nimada dhalin yarada reer jigjiga warxagee baad ku nooshahay?sowtan maalin kasta laysku qarxinayo Xamar, Oo da kastaaba kudhimaneysa😭😭😭
@prettyyuzra9938
@prettyyuzra9938 3 жыл бұрын
Waxan jawaab maahan mida kleh anwar xamar muusan caayin si yaasad buu ka hadlyay mxaa cayda meesha keeny jigjiga usoo af lagaadysay waa yaabe mise xigmada kaa dhamaty
@maaizasaacid12
@maaizasaacid12 3 жыл бұрын
Wllhi anigu jwbtaan qalad baa u arkaa anigoo jooga xamar Lana Safan Ismaaciil jagna iyo Anwar Totti
@prettyyuzra9938
@prettyyuzra9938 3 жыл бұрын
@@maaizasaacid12 haa dee wllo waa khalad hda jawaab buu mooyaha wxn waa cay music la saary si fiican baa looga soo jawaba ama waa la iska amusaa
@maaizasaacid12
@maaizasaacid12 3 жыл бұрын
@@prettyyuzra9938 haa wll waa sax ee yaa loo qaban yaana loo tirin reer xamar jwbtaas
@prettyyuzra9938
@prettyyuzra9938 3 жыл бұрын
@@maaizasaacid12 hyeh wxba kasoo qaadi mayno caruurta ka caqli badan kan
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Ай бұрын
WÆALLEE DHAANTADII QOWMIYAD DHAN CAANKA KU AHAYD, maanta WATTAAS, xamar baa lagu kufsaday.... DHIRIB MAXAY UGU QAADI WAAYEEN,? GARDARRO 🤣🤣🤣🤣
@azmahussein3637
@azmahussein3637 3 жыл бұрын
Jigjiga miya gartin....dad wadha gob eh aya kuwadhanol oo gobanimo don...anwar totti runta ayu kahadle mana nagartid dhantadha nh rer jigjiga aya loga haray mise somali galbet....waxba hana oran amxara aya sidhan idhin yeshe...danbalka aya mel xun kamare wlh am so sorry huno...hal qoys oo jigjiga kaso jedo aya amxara mel uga so harte oo gesinimadha laguwadha yaqana,oo amxara latagalami hayso oo somali kale garab kahelin....marka xamar ayadha somali dan iskugu imatey mxa xal logu wayey????hurale aya tehe
@sahromaxamed5654
@sahromaxamed5654 2 жыл бұрын
Ok u ųv8
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 3 жыл бұрын
Qanis
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Doqonkan hada macaytamaya mize wajwbayaa Ala maxaa xoolo fanan izkadhigaya joga warzidii Nin raga uhadal waxn jwb mahee midkle jigjiga ma Hoyadaba GumaYzata 😡😡
@Urmy49
@Urmy49 3 жыл бұрын
Ma waxa been ah in jigjigo iyo somali galbed o dhan gacan cadawe kujurto oo rafaadki aan ogaa ka jiray imikana isago wuji kale lo yeelay kajiro allaahu akbar goorma xabashi ku qanacdeen halkaas dadbaan ku tuhmaye waadse is dhiibteen wlhi reer kenya igu noqoteen bisinka
@kulmiyechannel48
@kulmiyechannel48 3 жыл бұрын
Maxuu ku hadlayaa waxu ncas ka ah
@sharaawifarah9473
@sharaawifarah9473 3 жыл бұрын
Xasiloonida ka jirto xamar bentii OO cad waaye jigjiga hadda xabsi kama jire qaraxna kama dhaco bal xamar xal u hela ciyalka rer xamar
@ebjirabdi592
@ebjirabdi592 3 жыл бұрын
Dhantadan. Kanadan. Firsan. Wa aflsgado. Wad. Qaldanten
@abdishukri5005
@abdishukri5005 3 жыл бұрын
Hadan nahay rer jigjiga muqdishowalangxigtaystay Waxan ujhaysan hayna ardi sabab
@xamdicabdiaadanxamdicabdia8730
@xamdicabdiaadanxamdicabdia8730 3 жыл бұрын
Koonfomurbaa xorayn ubaahan uu kenya ugujirta
@shaleadankadiye7719
@shaleadankadiye7719 Жыл бұрын
Meel ayaad oga so noqtay Cali dhaqan ninkan ninka kaftamo ma ahaan
@cirociilmooge8988
@cirociilmooge8988 3 жыл бұрын
Cali dhaqan reer kilinka jawaabta noolbuu ku riday
DHAANTO CUSUB/JAWAABTİİ XAMAR,  CISMAAN JAGNAA Vs CALI DHAQAN/2021
4:32
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
DHAANTO CUSUB |JAWAABTII XAMAR |FAARAX GAWAAN by kooxda hilaac band
4:44
Jilic Jamac official
Рет қаралды 403 М.
Bishaar Awal iyo ubax  darajo oo wacdaro dhigay  Dhaanto cusub
5:11
MAXAMED WADANI FILMS HD
Рет қаралды 46 М.
Dhaanto | Axmed Budul &  Kafeya Sarhay Isaxaq | Xasuus 2014
6:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 90 М.
DHAANTO CUSUB/JAWAABTİİ XAMAR_ANWAR TOTTİ_VS FAARAX GAWAN/2021
4:28
HANQALTAAG TUBE
Рет қаралды 1 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 43 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,2 МЛН