Xirfada ugu fudud Online-ka | Blogging

  Рет қаралды 17,720

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 149
@halimasaada
@halimasaada Ай бұрын
walal Geele mahadsanid , 6 stepska wali qaybo ka mid ah aya qabyo iga ah insha allah waa la jihadtami, bi'idnillah rajo iyo hamuun badan ayan uqaba aadna wa ujeclahay qoralka, guul baan ka gaari waa dhow ilahay idamkii, jazakallah khayr ustad.
@apdyhariir7865
@apdyhariir7865 Ай бұрын
Ustaad mahadsanid ❤😊
@MoussaKaltoun
@MoussaKaltoun 6 күн бұрын
Keep going bro
@sayidka_
@sayidka_ Ай бұрын
mahadsanid ustad gelle bashiir
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
adaa mudan wll
@LeylaCismaan
@LeylaCismaan Ай бұрын
Wll tiktoka lacag miyaa laga sameynmkaraa
@anasxuseen6511
@anasxuseen6511 Ай бұрын
Shukran macalin🫡
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 Ай бұрын
Sxp geele bashiir waan kusalaamay Aad baad umahadsantahay sidaad wax qiimo leh noogu soo gudbinaysid❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@cabdinaasircabdalla7053
@cabdinaasircabdalla7053 Ай бұрын
Guuleyso Gelle ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Ай бұрын
Sidee sharax soomaaliya sidee lacag looga la baxaya marka​@@GelleBashir
@CadePoi-uo2qn
@CadePoi-uo2qn Ай бұрын
Ustaad courso ayaan rabaa
@user-tv8oy3lj4l
@user-tv8oy3lj4l Ай бұрын
Mahadsanid ustaad inshallah wnbilapa dawan
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
guuleyso wll
@abdullaxi473
@abdullaxi473 Ай бұрын
Keep going ❣️❤️
@AminMouse
@AminMouse Ай бұрын
👏👏👏
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Masha Allah walaal thanks
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
welcome wll
@AsadAamiin-ey1yr
@AsadAamiin-ey1yr Ай бұрын
Abti aad iyo aad baan wax badan kaaga faaidey wllhi🎉
@ZakiOsman-nh1sy
@ZakiOsman-nh1sy Ай бұрын
Thanks
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
welcome wll
@user-iu8js4nk4v
@user-iu8js4nk4v Ай бұрын
Adbaad umahadsanatahy geele
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak Ай бұрын
Ustaad su'aal ayaan qaba "hamster kombat " Siday u shaqysaa na fahansii???😊
@bahdonapdi1863
@bahdonapdi1863 Ай бұрын
Maclin ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@yasinabdille
@yasinabdille Ай бұрын
ASC, ustaad bashiir waan ku salamay, waxa jiro wax aan waligay jeclaa oo ah, in aan noqdo qoraa waxaan ku qanacay, habka fudud on article ku diyaarin karo si marka aan oga mid noqdo ardayda xageen inkla so xariraa?? شكرا
@yusufabdinasir2303
@yusufabdinasir2303 Ай бұрын
Alxmdulilh maantay isoo aqblneen💯🤲
@hamseaadan6627
@hamseaadan6627 Ай бұрын
War zhp ma iga hubta hada
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 Ай бұрын
M.a..Imisa bilood waday .. teedakale ma addaa samaystay web mise wa iibsatay
@sihaam1
@sihaam1 27 күн бұрын
Blog miyaa leedahay wll​@@suleekhaaadan3884
@sihaam1
@sihaam1 27 күн бұрын
Wll halkee kaala soo xariira
@user-iu8js4nk4v
@user-iu8js4nk4v Ай бұрын
Waxan raba wllo inaad waxabadan soowado wllo
@user-ur5xy7hx6f
@user-ur5xy7hx6f Ай бұрын
horto shp wan samayn karaa lknse halmid o ah maalgashiga lacageed ayn awodin mrkstana online business wa mida kaliya e an hubo inan mel ka gari karo ama wax kasta o khuseya online jops ka lknse halka dhin wa lacag la aan
@Maanka_films
@Maanka_films Ай бұрын
Zxp sidee ku bilaabi karaa
@maxkamada-n2k
@maxkamada-n2k Ай бұрын
Chp sweatcoin ayey lacag iigu jirtaa maad iiga saari
@Naani780
@Naani780 Ай бұрын
Maanta ayan bilaabaya 2,3 bilood kadib insha allah ba ino balan ah
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar Ай бұрын
Adduunka labo ayaan u jeclahay aqriska iyo qoriska ustaad igu garab sii arrinkaa hadda buug ayaa qabyo ii ah dhanka kale afarlayda waa tuurtaa oo abwaan socod barad ah baan ahaye ustaad hoos u fiiri arrimahayga
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
masha allah wll guuleyso
@nurcade3523
@nurcade3523 Ай бұрын
Meeqa blogs KU subisan halka webset.............
@khaledisse7
@khaledisse7 Ай бұрын
Waxa tahay macalin top level ah Waxan u baahna inaad ka hadasho consistency mawduuc ku saabsan
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Thanks wll
@alibarale1077
@alibarale1077 Ай бұрын
Qof somalia jooga oo ka sameeyay maiyaa jira
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 Ай бұрын
Dhalinyaro waxani waa wax adag ha shahasanina siiba dhalinyada dalka joogta
@Dasamoha
@Dasamoha Ай бұрын
Huno hunguriga ha iga soo ridin😅
@MO20TV
@MO20TV Ай бұрын
Waxaan aad ka sheekayso wax jira maaha adeer
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Ай бұрын
2139 exchange kaso hadla zxb
@yaasir5920
@yaasir5920 Ай бұрын
Mahadsaniid
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
ada mudan wll
@AyanAliFarah-kk7op
@AyanAliFarah-kk7op Ай бұрын
Sida lagu soo aqbalayo no so sharax istaad
@user-cd4ql9vt5k
@user-cd4ql9vt5k Ай бұрын
Waa xirfad xirfadana waxa laga helayaa wabset kaaga hadana wll waa qaali noo qiima dhimis ma samaysid miyaa
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
wll qiimo dhimis baa sameyney fadlan office wadanka la xirir thanks
@muhanadfarah1553
@muhanadfarah1553 Ай бұрын
Sxb blogging-ka Somalia lacag malaguugu siinayaa
@abdimooge3469
@abdimooge3469 Ай бұрын
Hamster project ka so hadal saxib.
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg Ай бұрын
Ustaad waxan ku waydiinaa website blogger Maloo badali karaa wordpress
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
May wll , lkn Wordpress blogger wad sameysan karta
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 Ай бұрын
Sıdee ayan ku ogaaan karaa in leyso aqabalay
@DalsanYare-el8pw
@DalsanYare-el8pw Ай бұрын
Beginning to advanced maku baranaya course ka wll
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Haa wll
@Ariijiina
@Ariijiina Ай бұрын
I’m so interested wlhi seen ku baran kara meeqa ayaan bishii bixinaa, mida kale mobile aan heystaa maku baran karaa. Please iso jwb walal
@cilmi.side4632
@cilmi.side4632 Ай бұрын
Aada ugu han waynahay lkn ilaa hada lacagti coursada gacan kuma hayo marar badana commanti waakuso qoray wll geele bashiir ma icaawinkarta
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
guleyso wll
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 Ай бұрын
Hamster kombat kaso hadal
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro Ай бұрын
Wllo blogging aanan hosting ku xidhin ma ka samayn karaa lacag
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
may wll, hosting waa muhiim
@Ariijiina
@Ariijiina Ай бұрын
Sir Course kaan seen ku baran karaa please
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
nala soo xiriir wll
@updy952
@updy952 Ай бұрын
Zxb geelow websites la aantiis blogging waxan filayaa inadan isticmali karin ama aadn wax kasamyn karin markaa web sidee ku helayaa
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
haa wll san muuqaalka ku sheegay website qasab weeye
@updy952
@updy952 Ай бұрын
@@GelleBashir how can zxb
@mohamedapdiomar1482
@mohamedapdiomar1482 Ай бұрын
Intee lagaala soo xariiraa wll
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
website kena Gellebashir.com
@mohamedapdiomar1482
@mohamedapdiomar1482 Ай бұрын
@@GelleBashir mahadsanid
@UpdyrahmanJamal
@UpdyrahmanJamal Ай бұрын
Geele baashir wllkey codsi waaye fiiri youtupe chanel mopilkeyga ku sameeso is dhhy woo idiiday mxaan sameeya codsi
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
muuqaal ban ka sameeyey qaabka youtube loogu sameeyo Mobile ka , wll kaas soo daawo.
@UpdyrahmanJamal
@UpdyrahmanJamal Ай бұрын
​@@GelleBashir markaaa sameenaayo gmail wadan kale maa la iga baaahanyhy wll😢
@AbdullahiYare.12
@AbdullahiYare.12 Ай бұрын
War horta dadkan yaa wax ka fahmay anigu waanba yabaye
@user-moisak14
@user-moisak14 Ай бұрын
WAX KAA BEEN BADAN MAJIRO DHALINTII BAA WAASHAY SUDEE LACAG UGU SAMEENE KANA HADASHAAN😮
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 Ай бұрын
Asc zhb anaga wadankii baa joognaa mana jirto cid dabada noo joogta Wax kasta waxay leeyihiin PayPal Kula bax 😢
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
wll blogging uma baahna paypal . waa sida youtube oo kale oo Google adsense baa lacagta bixiyo
@Ibrahims-kg8df
@Ibrahims-kg8df Ай бұрын
Waan ku salaayaya marka hore .marka xiga magacaygu waa ibraahim cabdi oo ree jabuutiya waxan aad ugu farxay markaan fiirsaday barnaamigkaa oo ku saabsanaay qaabka looga sameeyo internetka lacag oo waliba afkaynii hooyo si faahfaan ugu charaxaaya runti waxaad igu dhiiri galisay inaan mustaqbalka dhaw lacag ka sameeyo interka inshaa alaahu waad .waad mahadsan walaalkay
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@raxmajufeen
@raxmajufeen Ай бұрын
Mamo alla ku xifdiyo
@user-bt3wm1rn1x
@user-bt3wm1rn1x Ай бұрын
Gelle zxp ka wrn template free ah hadaan qaato aqbalaada adsense
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
waa caadi wll
@yakubhussein4256
@yakubhussein4256 Ай бұрын
Wlhi waa run anaa hubo blogeyga soo fiiri websiteka kasbile
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
guuleyso wll
@motigger
@motigger Ай бұрын
Ma Isaga Adsense Ba kuugu Xidhan Xagad Beenta U Sheegi
@nimcoguled3758
@nimcoguled3758 Ай бұрын
Instramg kaaga noo sheeg lagaa soo xidhiidhayo wll
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
@nimcoguled3758 Gelle bashir ku qor
@salaandhere1849
@salaandhere1849 Ай бұрын
Zxip ina kula soo xariro u bahNa insta isheg😊
@umalaragsanmuxumed6933
@umalaragsanmuxumed6933 Ай бұрын
Mudo 3 sano ah ban kugu xidhanahy insha allah sanadkan gudihiisa xirfado madan ayaan kaa baran doonaa
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Guuleyso wll
@Sookoob2
@Sookoob2 Ай бұрын
Wordpress 200$ ayad dhahden 😂😂 ya gadesan ana samesanayo domen iyo hosting wa 25 ila 34 qofka shaqenayana 10€ 44 € waa macquul lakin 200€ 😂
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Wll website blogger ah waa $49 dollar lkn kan $200 waa kan business ah ee E-commerce ah ee iska sax. Thanks
@Gobaadshow12
@Gobaadshow12 Ай бұрын
Ustaad plz course gaas si free ah igu sii
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
nala soo xiriir
@ShakraSolo
@ShakraSolo Ай бұрын
qof isaacideyo ayaan rbaa aqyarey
@salmanbaremohamed-td6vl
@salmanbaremohamed-td6vl Ай бұрын
Maxaa laga saacidaa
@footballscores2644
@footballscores2644 Ай бұрын
Ustad qof bilow ahay course ina barta rba
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
nala so xiriir wll
@user-yu6sq5es6y
@user-yu6sq5es6y Ай бұрын
Ustaad hadii aan nich qadanin Google adsense I'm soo aqbalayo
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
qasab maaha niche ka , waxaa rabtid so qori kartaa
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Ай бұрын
waa xirfad fudud lkn somalia lacag aad ka cuni karto
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
website muuqaalka ku sheegay somaliya laga leeyahay wll
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Ай бұрын
​@@GelleBashir kama hadlaayo in website somaliya ah google ads soo aqblay xirfadaas ayaa ah mid sir ah oo dadka bartay ama hayaa ay kaa ibinayaa ka dibna waxa ay kaa iibiyeen kala dhiman yahay Seo Iyo Keyword sidee loo dhisaa ayaa wax wayn ah ee soo gudbi ....
@ahmedmohamedjamac1226
@ahmedmohamedjamac1226 Ай бұрын
Geelle zxp meel aan kala sooxiriro rabaa pls
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
website kena gellebashir.com
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 Ай бұрын
Asc walal wan donay siden kula soo xariira
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Website kena nagala so xirir wll
@NuurdiincaliFaarax
@NuurdiincaliFaarax Ай бұрын
Hal xabo kama fahmin runtii waayo boobsiis aa ku xirtay codkii
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 Ай бұрын
Hamster kombat naso fahnsii gele
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
wn soo baarin
@hamseaadan6627
@hamseaadan6627 Ай бұрын
War nio saxiibayaal wan bilabay bahalkan oo mudo dhawr week ah waday bilaa suqna wan ahay bal sideen u suuq gayn kara iyo warbixin iga siin kara walalayaal
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 Ай бұрын
Group yo ku sher sheregare walaal
@shuraxbiil1
@shuraxbiil1 Ай бұрын
sxb arimaa kaa rabaay ila soo xariir whats uppkaga isooqor
@Cirshiida
@Cirshiida Ай бұрын
Website ka adigu ma iidhisay zxb
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
haa wll waa dhisnaa website yada
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 Ай бұрын
@@GelleBashirintee kaala soo xariira wl
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Ай бұрын
Qofkii i bara xirafad an lcg ku helayo wlhi abaal baan u hayaaa
@Alfurqanchannel143
@Alfurqanchannel143 Ай бұрын
Binance app ayaa lacag ka sameyni kartaa only you need your phone and internet 🛜 waa app lage trade gareyo oo eeh crypto currency baro side loo hagagsado KZfaq ka search garey iyo side loo trade gareeyo thanks 😊
@user-ev5bx6pl2g
@user-ev5bx6pl2g Ай бұрын
Su aalo ku waydiin lahaa wllo nambarkan linkga saaraana waan taabty adiga kuma hayee wllo degdeg iigu soo jawaab
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
numberkaas waa office kena somalia . fadlan instagram ka igala soo xiriir
@user-ev5bx6pl2g
@user-ev5bx6pl2g Ай бұрын
​Hye waan ku Soo waydiiyay wllo
@caytofamliyvlogs
@caytofamliyvlogs Ай бұрын
Ragga ku shaqeya 5 month ayaan bloger isameya ka lahy lcagtiba wa lyga qaday😢
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
macquul wll , fadlan number kena laso xiiriir , website yada 2 week ban ku sameyna . thanks wll
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
Gelle.bro Dad u bahan Editing Hadad Hayso Igu So Xiidh
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
ok wll
@Cabdalle.Ismacil
@Cabdalle.Ismacil Ай бұрын
Asaga intaad si gooni ula xidhiidid xirfadada tusi haduu ku qanco wuu ku qaadana hadi kale na wakas sxb
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
@@Cabdalle.Ismacil 2 boys Aya Ii Shaqaye Ayu Yidhi zxp
@Cabdalle.Ismacil
@Cabdalle.Ismacil Ай бұрын
@@Mohametabdi4 Sxb inaad dhaanto laga yaaba hadaa ka weysidna kuwo kale wa heleysaa
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz Ай бұрын
Views intee lag ayaa layga rabaa markaan lacag sameyo
@abdimooge3469
@abdimooge3469 Ай бұрын
Caqabada ugu badan Ina wada hasta wataas un.
@maxamedsalaad4620
@maxamedsalaad4620 Ай бұрын
ustaaad wax ifahsiii adigo Mahadsan👍
@user-xh8yy6vm7b
@user-xh8yy6vm7b Ай бұрын
ᴍᴏʙɪʟᴇ ᴋᴀ ᴡᴀᴀ ᴄᴀᴅɪ ᴍɪʏᴀ ᴀɴᴅʀᴏɪᴅ ᴋᴀ
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
haa lkn computer ka fiican
@user-fs4bc7nv1i
@user-fs4bc7nv1i Ай бұрын
NIO wax maba qori kari waa soo copyeena😭😂💅
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
dad badan ba saas sameeya lkn chatgpt isticmaal si Copyright ka iska ilaalisid
@user-bp4xo6hy8x
@user-bp4xo6hy8x Ай бұрын
Gelow wlhi Ani igarab qabo sxb 😢wax Le ibar anaa shaqesanaayee
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
soo dhowow wll
@yaskataha
@yaskataha Ай бұрын
Blogging markay imato bigsheey is the goat kzfaq.info/get/bejne/a9lojbportGXfqc.htmlsi=5uOYFaIDK4gIGycy
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 55 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 27 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
Warsame Bade
Рет қаралды 13 М.
أكبر سرقة بالتاريخ.. العملات الرقمية!
30:24
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 88 М.
Jadwal 3 bil ah oo aad ku baran kartiid luuqada english si free ah
15:53
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 127 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН