Xirfadaha aa ku baran kartid Hauptschulabschluss | Qaliiji.

  Рет қаралды 2,942

Qaliiji

Qaliiji

2 жыл бұрын

Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
#Soomalidagermalka. #Somalisindeutschland.
kzfaq.info/love/NYI…
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
instagram.com/

Пікірлер: 36
@naimaaadamelmi9188
@naimaaadamelmi9188 2 жыл бұрын
Ino so badi Bro Artikel
@yaxyecabdi4115
@yaxyecabdi4115 2 жыл бұрын
Thanks sxb
@suzanmohamed6209
@suzanmohamed6209 2 жыл бұрын
I was waiting ✋
@nimco2263
@nimco2263 Жыл бұрын
Masha Allah wllo gooraan ubaahnaaba arkay muuqaalka jasakallah
@abdirashiidmohamed7750
@abdirashiidmohamed7750 2 жыл бұрын
Dankeschön wlal
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 2 жыл бұрын
Soo badi walal
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 2 жыл бұрын
Mansha alaah shaqo fcn walal aya haysa, halka kaga hay
@hamaadiomar7397
@hamaadiomar7397 2 жыл бұрын
Asc zxb Sekundeschule klass9 dhigtaa sndka danbe 10aad aadaa mrka hadaa dhameeyo Abitur masameyn karaa luuqadane ilaa B2 ayaan kubaranaa ilaa intaas lkn mclmnta qaar Berufschule aadee iku dhaheyn kadipne Abitur ayaa sameen kartaa mrka meeshaa daganahayne Somali madagno mrka bro arintaas ika caawi adigoo mahad san🙏
@shaficidaahir7754
@shaficidaahir7754 2 жыл бұрын
sxb mahadsanid waxaan rabay inaa kuweydiiyo marka aan rabo inaa barto LKW baaburta waawayn maxaa la iiga baahan yahay mahadsanid
@dmslime
@dmslime 2 жыл бұрын
Huuno an haysta haupschuleabschules iyo b1 walhy sandka bishisi 1aad ayaan u tagay kuwa ausblidung iyo shaqooyinka waxaney dheheen waxaad ku sameen karta pflege und marka haupschuleabschules ausblidung badan kuma xaraysan kartid
@Wakhtiga
@Wakhtiga 2 ай бұрын
Hauptschulabschlüsse iyo Schulabschluss maxaa udhexeeya
@asmaadan4420
@asmaadan4420 Жыл бұрын
Wadku mahad santahay wll Adbey ayey ku ficantahay sidad wax nogu so gubisid
@nimcomohamed3560
@nimcomohamed3560 2 жыл бұрын
Vielen Dank wllky aad banu ugu baahneyn arinkan jasakalakhay su aalban qaba xiliyada lagalo noso sharax haben ki maladhigta mise waa gelin haruun iyo sacada
@Jibril-md7vu
@Jibril-md7vu Жыл бұрын
Assalamu Calleykum
@ismahaanosman3263
@ismahaanosman3263 2 жыл бұрын
Abendschule weye miya marka
@hersielmi8998
@hersielmi8998 2 жыл бұрын
Krankenpflegerin b1 Maku baran kara wll
@abdisalansaladabdulle7457
@abdisalansaladabdulle7457 2 жыл бұрын
Asc sxp Aad baan ku salaamay waxaan rabaa inaaan su aaal ku waydiiyo. Markiii Aan sameeyo Hauptschule, ka dib Ausbildung 3 sano ah Aan rabo inaaan sameeeyo Maku dhex qaadan karaaa Ausbildung kaaas Realschule shahaaadadiisii iyo Fach Abitur Markay ii dhamaato 3 sano Ausbildung ku? Fikirkaagu Waa ii muhiiim bro thanks 😊
@Qaliiji
@Qaliiji 2 жыл бұрын
Maya way kala madax banaan yihiin.
@mohamedyaasiin6521
@mohamedyaasiin6521 2 жыл бұрын
Danke schön kannst du helfen deine nummer bitte
@Qaliiji
@Qaliiji 2 жыл бұрын
Facebook ga igala soo hadal. Waa Qaliiji.
@hargeisawiofficial1686
@hargeisawiofficial1686 2 жыл бұрын
Lkn sxb Hauptschulabschluss caadi ahaan glasska imisad ayuu u dhigmaa? Sababtoo ah jarmalkoba waydhigtan ilayn ita ay halsano oo hauptschule sameyaan matagi karaan realschule e !!
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 2 жыл бұрын
Walal wuxu udhigma galaaska 9aad
@yahyeibrahim8644
@yahyeibrahim8644 2 жыл бұрын
Shaqoyinkan mesqasano lagu barankaraa merka
@majidyareboqorkaxafada5507
@majidyareboqorkaxafada5507 2 жыл бұрын
Aniga wax aqon se ucawiya dad ama udalbankara wll aniga waxa jeclahay in wax qabsado nosojawab wll qali
@Qaliiji
@Qaliiji 2 жыл бұрын
Maku fahmin
@majidyareboqorkaxafada5507
@majidyareboqorkaxafada5507 2 жыл бұрын
@@Qaliiji wll wxa kudhahay wdanka wankucusubahay wax ne mabaranin afka jarmalk maqano se wakubarankara xifrad hada wxa kabarta luqada bejkada maiga cawinkarta si xirfad ubarto danke
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 2 жыл бұрын
@@majidyareboqorkaxafada5507 Aniga ahaan luuqada ku dadaal ayan ku odhan laha walal marka koowaad, kabacdina waxa ku fududaanaysa Ina xirfad aad hesho gaar ahaan kuwan uu qaliiji ino sheegay, Weli ma arkin qof aan luuqada jarmalka aqoon oo xirfad helay
@Aidaroabdi
@Aidaroabdi 2 жыл бұрын
Zxp apps ama websites iga caawin karaa inaan wax kabrto izheeg deucht ka
@Qaliiji
@Qaliiji 2 жыл бұрын
Maxaa jeclaan laheed inaa kabarato marka.
@Aidaroabdi
@Aidaroabdi 2 жыл бұрын
@@Qaliiji luuqada rpaaa baRoh
@hamaadiomar7397
@hamaadiomar7397 2 жыл бұрын
Zxb inta hadaa kafahanto qaliiji sida loo dhiso kadip adigaa isbaro karo aqriska lee badi io kuhdlka
@user-im3ec9fk8t
@user-im3ec9fk8t 2 жыл бұрын
Asc wllo xagen Kala so xarira jarmalka wan Ku cusbahahy markan inan wax Ku weydiyo Ayan rabay xagen Kala so xarira
@Jibril-md7vu
@Jibril-md7vu Жыл бұрын
Asc wwr. Wall kusoo dhawaaw ilaahey qeeyrkiisa haku waafajiyo,
@ayanabdulahi7542
@ayanabdulahi7542 Жыл бұрын
Ado luqada sificn u aqon ma gali karta schule ama shahdo BA
@ismahaanosman3263
@ismahaanosman3263 2 жыл бұрын
Sozialarbeite maxa Lagugu xidha
@Qaliiji
@Qaliiji 2 жыл бұрын
Real
Habka Iskuulada Jarmalka.  | Qaliiji
20:16
Qaliiji
Рет қаралды 1,5 М.
Herari Iyo Germany  Free Speedway Autobahn 🛣  🇩🇪
5:49
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,4 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 52 М.
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
Wax ka ogow Seddexda wadan oo ay tahay inaad iska dhiibto Yurub
9:43
HEREERI IYO GERMANY PART 1
42:45
Universal Somali TV
Рет қаралды 15 М.
Xirfadda Isku Kalsoonaanta! || Sadex Samee Si'aad u Kasbato!
10:18
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 18 М.
Xasbunallah Wanicmal Wakiil
3:07
Amjan Demha
Рет қаралды 3,6 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН