Xirsi waa in dalka laga qabto

  Рет қаралды 7,756

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Dalabka ah in fidna abuure Xirsi dalka laga qabto oo aad u sii kordheysa.
- Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland waa in dacwad ku soo ogaa Xirsi oo ah C/Risaaq Khaliifkii labaad ee ina dhex jooga.
- Wasiirka Arimaha Guduhu waa in uu shacabka ka qabtaa ninkan ku baaqaya xiligan in cashuur aan la bixin.

Пікірлер: 50
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo aaamiin aamiin
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring Ай бұрын
yes absolutely ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤yes and yes 👍 thank you for your hard work guuul iyo gobanimo somailand
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring Ай бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work guuul iyo gobanimo somailand insha allah
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Illahayow naga qabo cadawga gudaha iyo dibadaba ka dibada waxa ka xun ka gudaha ee ficil kasta u sahlaya ka dibada wadani aynu iska qabano shacabku haku mudaharado xisbiga faqashta ah
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Xirsi tuug dawladu haka hawl gasho umadii wuu dhigaye daalinkaa xun
@ibadoartan303
@ibadoartan303 Ай бұрын
Sax iminkaye waxafahameen Reer Somaliand
@farxiyasiyaad4167
@farxiyasiyaad4167 Ай бұрын
Illahay hanaga qabto
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 Ай бұрын
Allow inaga qabo sharka Xirsi
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Ай бұрын
Somland Uma baahna hadal tiro badan oo aan waxba soo kordhin kareynin balse waxay u baahan tahay Doorasho xor ah IYO xalaal ah.
@abdit8270
@abdit8270 Ай бұрын
Mujaahid ubaxle hore u soco....
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 Ай бұрын
Walee ilaahay ayaan kugu cadaabayn, waxaa gabay ina kaahin iyo xeer ilaaliyaha
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Ай бұрын
Cawda aan u jarno waa arin sax ah balse dalku doorasho xor ah Ayaan rabnaa .doonimeyno doorasho diidka muuse IYO Qudhmiye .
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
Xuwandani
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Heego xirsi ayey ku waalatey ama qudhmiye ama kulmiye ama qoomuluud
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Ай бұрын
Xukuumadda Muuse Biixi iyo taageerayaashoodu iyaga ayuun baa laga maqlaa Xirsi ee ummaddu Xirsi waxba uma taqaano.
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waruntee❤️❤️💕💕👑💯🇲🇽🇲🇽🇬🇭🇬🇭
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Ha dhaqlaysoh Adeer waa markaygih no mor museh oromoh iyo hegoh oromoh iyo habar maxbus
@munajax822
@munajax822 Ай бұрын
Asc waar yaadhaheen waamaxy Mamaanta xirsi inabaabiinay Waa yaab
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
WAAR WAXAN SILOONKA AHEE BILAA XISHOODKA AHEE DHUUN QAATAHA AH, WAA IN EDAAB LOO SAMEEYA. OO XADHKIHIIBU GOSTAE!!!
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Waxay ila tahay wax xukuuumad lagu tilmaami ma jirto Waayo dadkii shacabka ahaa ayaa meel kasta ka soo qaylinaya taas ayaa macnaysa Markaa hadii xukuuumad la waayey nin kastaa qayliyo
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v Ай бұрын
Xirsi waa in jeelka la dhigo doirashana waa diyaar.haddii macsaridku xagooda dib u dhigin.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
Dowlad cid xidhaysaa ma jirto waayo xirsi beenaale xidhi lahayd no goverment in SOMALILAND thanks
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Xirsi waa munaafa tuuga ilaaliya umada hakaa qabo oo masiibo aan islaamka ku dhina baa illaahaya kaaga bari fidana wadaa tahayo dhuxunkureeyo
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq Ай бұрын
ubaxlaw dalkii waa lagu kala tagay awdal ciise iyo saylac laascaano jabuuti soomaaliya garxajis aaway xirsi iyo suldaan xasana soo xidha somaliland sland doorashadii muusaa jeebka ku qaatay cidlaynu dugsanaynaa
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 Ай бұрын
Reer burco waad baa badeen ma xirsi gaab baa habar neclo lo soo diray ilaahay nagA kaa qabay huwan huean dhashY ina dawdar baa moolka ugu jira dawlada necbaa ilaahY waxa habrjeclo kaa qabta kuu soo dir tuugtiug ilaahay ka furtay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Huwan iyo hadhaa faqashta ee gudaha jooga gacanta hala saaro dawladan jilicsan ee baqaysa talaabo haka qaado huubadan ina dhex joogta
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
WAAR WAXAA AFKA WARAABAHA LEH WADANKA HA LAGA QABTO. WAAR XEER ILAALINI MIYAANAY JIRIN? SIDEE WAXAN XAARAAN TA AHI U ISAGA DHEX JOOGAA WADANKA ISAGOO XORA? WAAR MEESHU WAA BILAA MASUULIIN!!!
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Xirs gaab dalka halaga qabto qasnadii dahabshiil ayuu hore u dhacay markaasa lagu xalliyay gacmo geeljire hoos baa loo dhaqaa.
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Xirsi wuxu rabaa in uu somaliland ama uu danku qabo ama uu burburiyo.
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Hala horkeeno sharciga xirsi
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Hala horkeeno sharciga xisi oo dambiile ah
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Ай бұрын
Xirsiyaw hadaad dadkan aad wada kaxaysatay joojin waydo waxaasi waxaanu kaayeelayno maaha ayay kucalaacala yaan kuwii kulmiye taageeri jiray
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Anaabalehe Anoo Ciduxigaaleh Halayskaceliyo Xaaraanta😠
@cismanqanciye
@cismanqanciye Ай бұрын
tuug cadaw ah inla qabto ubaahan qaran dumis khaa inul wadan ah maha kani xalaal maha .uwadin
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Ай бұрын
Umadii oo dhanbaa lawada xidhay nooc kastay kutahay markaasaa wali loosii ciil qabaa in dadkalena laxidhxidho maxaysè kafaa iiday xukuumada kulmiye xagii aywaday 7 sano ee ay dalka xukumaysay xuumadan muuse biixi oon ahayn inay bulshadii jsl gacmo madhan kajoogto maanta
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v Ай бұрын
Waxba lama xifhin kkn waa imaaneysaa.
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Waar xirsi gaab dalka halaga gabto
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Taasi wa fooda qaran ulu hayo wa dambi lagu do oogii karo mee xeer ilaaliyi qaranka Somaliland?
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Ай бұрын
Wax Qabta ma la waayay Xirsi Isaaq waa ba dad jilicsa haday nikaa iska qaban waa yeen ninkii xun dadku hayska qabtaan
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Ай бұрын
War reer somalilandnow wa in ninka xiirsi fircoon wa in laga qabta dalka waayo wa shaydan dalka loo adeegsado
@G.M820
@G.M820 Ай бұрын
Xirsi bay ku wadda walacday 😂😂 waar Xirsi waa qoodh qoorta taagay oo aan cid na wax ka qaban karin Habarjecelo inta Xirsi ka dabo qaaqlena waxa aan leeyahay ninkiina labka adag ah xaniinyaha uga fuqa sidani waa gunime oo intaad idho la'aanta iska daysaan arka foolxumo xusbiga Qudhmiye iyo Ina Cabdi Dameer iyo xulafafiisu ay samaynayaan ee qaran dumis nimada ah ee dad kalla dilka ah ee soyaal xumida ah inta Xirsi iyo saxiibadiisa xukunka dalka dibadaa ka jooga aad ka dabo niic leedihiin.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Xirsi cidbaanu isu xignaa been iyo xusbi huwana nagama iibin karo wejigayagana isma taagi karo marba burco meel hakaga yimaado hadba maqaaxi shaah hakala tago nooma imaankaro been hadii laysu sheegayo wadani hj hawsoo doonto cod waa lasiinayaaye run hadii ladoonayana wadani halkiisa hanaga joogo cod uma haynee
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
❤🇮🇷❤🇮🇷❤🇮🇷❤🇮🇷❤m.muuse biixi maaha nin dagaal oo maaha nin dhibaatada ka hortaga.oo maaha nin hashiisa laga baqo keliya dalka ayaan looga baqayn inuu cadyar siisto intaa kaa dhiman madax weyne ku darso ayaanu ku leenahay.from.j.hore🖐🏽🖐🏽asc
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Mujahideen baa garan waayey muslin muslin diley Mujahideen maaha
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j Ай бұрын
Xirsi gaab waa alshabaab hadaan sharcigu qaban waala hadalhayndoonaa
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Somaliland hanoolaato waxa dan uu leeyahay ka dhigtey kaligii
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Wadani waa faqash wa cadawga gudaha uqabilsan xamar iyo China
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Ай бұрын
Dhulbahante ayaad dagaal waxba kagaqaadi kariwaydaye maxaad soomaaliya ugu bu aysaa xirsina sifiican buu idiin gawrici heegay waad qaldhabaysaane
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,8 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
Deg deg Mamulka Ssc Khaatumo Maxa Loo Hortagan Yahay Oo Xassan
11:48
Somalia🇸🇴 24 Media
Рет қаралды 258
MASAR OO CIIDAMO USOO DIREYSO SOMALIA & ITOOBIYA OO LAGA ADKAADAY
9:38
KIIS ADAG TAMIIM HOOYADI $1500 DHACDAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW.
16:03
Sagal media 24k
Рет қаралды 4,3 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,4 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,6 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,6 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,6 МЛН