Xog Bilowga Dagaal Toosa oo Somaliya kusoo Qaadi doonto SL iyo Itoobiya oo Digniin u Dirtay? Talabo?

  Рет қаралды 17,443

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 54
@moabdi3860
@moabdi3860 Ай бұрын
Somaliland alle uunbaa wax ka qaadi kara ❤we are one somaliland ❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk walaahi viladan kaasoo dhexqaadanaynaa nacas liita
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
CARKEE WALAAHI SHACBIGU WAA GARABTAAGANYIHIIN LIBAAXYADA QARANKA SOOMALILAND GOVERNMENT
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
​@@dauuddaaauud8339hadi hawiye iyu daroode ee weere soow qadan anigo shoogy ayaa daagal ayaa soogli
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
subxananllah soo soco siraadey Guul soomalilnd jamuriyada barakeeysan soomalilnd awood ayey leedahay ay cid walba gacanta Ku dhufato wixi
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
If you want peace, be prepared for war, viva Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
So soco siraadaay!! I smell the recognition of SOMALILAND coming soon!!!
@L.B.I.A
@L.B.I.A Ай бұрын
Ha iska ciyaan, Guul Somaliland 💚🤍❤️ Guul calanka tawxiidka ❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
When life gives you an enemy like Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Fight like British 🇬🇧 Somaliland.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc Ай бұрын
Watan rabay imika Ayan qabsanaya Ila xamar duledkeda❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Haa waa layska calinayaa Af iyo adinba❤❤❤❤❤❤❤
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i Ай бұрын
Guulayso wariye adiga iyo weriyal kale oo u istagay difaaca dalkoda maalinti lobahna tasriikhda aya idin xusidonta dadka rer SL way idiin hayan abaalka SL insha allah haguulaysato cadowgedu hajabo aamiin 💪💪💪💪💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
@munirkh
@munirkh Ай бұрын
Soo socda dhe, ciyaarta naga daayoooo waxad haysaan keena. Siyaad bare kama liidatide soo soco 💪🏾💪🏾💪🏾
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
XasbunaAllhu wanicmaal wakiil ilahay baa ku ceelin shaartay nala rabaan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Fillo xamar taag iyo awood ay soomaalilaan kaga hortagto iyadiibaa kaare shisheeye lagu waardiyeeyaa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
ILLAHA WEYNE EE WAXADKA BAANU IDINKA MAGANGLYE ALLAHU AKBAAR ILLAHEYE XAAQDRO MAA JEECLE ILLAHEYR IDANKI WAA NAA EEDE DONTAN😮😮😮😮
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i Ай бұрын
Somaliland. Guuuuuuul. Guuuul. Guuuul. Guuuuul. Somaliland ha noolato
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 Ай бұрын
Mashallah Mashallah somaliland guuul guuul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Wey ku jabi somalia iyo jabuti alle ayaa qaban somaliland guuuul isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
Hassan sh maa SouthAfrika inoo soo kiirysanye illyn alshababa iska ceelin weeyde
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Guuul somaalia
@BaadshaaRookii
@BaadshaaRookii Ай бұрын
Waa hashii geela cuntee cabaada xasan
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
Oh dear.
@Mfarah100
@Mfarah100 Ай бұрын
Somalilandna waa inay u diyaar ahaaddaa xaalad abuurka dowlad ku sheegta Somalia. Somaliland howl adag baa u taal ah inay garato cadowgeega, qiyaasto muaamaraadka ay maanka ugu hayo Somaliland, tallaabooyinka ku habboonna kaga jawaabto. Waa xaasidiinoo guuli Ilaahay agtiisa ugama qorna marnaba.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Awood kale male argagxisda isga hysta magac qabil so saaraya khatumo iyo magacyo qabil ku dagalama odanya ilayn awood kale male 😂😂😂
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Sodawada😂😂😂😂 haadiyar ayanahay
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Marna taagtaa marna tamartaa igu taab oo teelo ay dhigan Iska taliyoow aniga ay tebin. Ninkii tiisa daryeela ayaa tu kalena ku darà
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Maya May madhaceyso
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Awooda ay sheegayan ,xalane ayay ku xorayn lahayeen ,maxaa u diiday inay dadkooda iyo dalkeeda ay wax u qabato ,viva somaliland
@elmimusa3630
@elmimusa3630 Ай бұрын
Af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa baali xoofto kasoo hadhey faqash
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 I don't think so lkin waxa ay nosoo dirayan cadawga gudaha iyaka OO ka faidaysanaya
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
somalia waa mayd ay naftu dabada kasii baxayso!
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-kp2gd6sz3d
@user-kp2gd6sz3d Ай бұрын
Kani mq xishoodo
@libanahmed1801
@libanahmed1801 Ай бұрын
Kkkkk waxery uu barteen oo baaryaha lawayeey ayeey baafinayaan
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
خفوا ربكم. لاحرب بين الصومالند والصومالي. الصومالند عاشت اكثر امن ٣٢ سن. بدون تدخل من قبل الصومالي ولذالك لا خوف بزعزة امنها واستقرارها لصومالند، اعداء الصومالين وعناصر الخرجيه و المنافقين يحبون ان يروا ما يروجون. ولكن الله نقول ربنا يكفينا لشر وشرورهم .
@engab001
@engab001 Ай бұрын
Somalia Ha soo qadaan dagalkee daaya waa tii aynu hadalkooda iyo sheegashadoo ku soo afjari lahayne. Hub laga qabsado na way inoo keeni doonaan dadku na way midoobayaane daaya ha soo socotee waliba soo dadajiya
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Ай бұрын
Asc I'll ay ba ka qaban JSL.
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw Ай бұрын
Dawlada Somalia haday werar kuso qado Somaliland waxa hubal ah inay kala kulmi doonta wax anay mahadin taa ka gadhana sanado aya lagu shekayson doona aduunyadu iyo waxa meesha ka dhaca wuxu gadhi doona xuududo kenya ay la ledehay oo hubal ah
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Maxay sooqaadaan iyagiibuu amxaar xamar ku ilaaliyaa.
@user-sg4nq9he3t
@user-sg4nq9he3t Ай бұрын
Kkkkkk ma somaliya ayaa dagaal qaadi karta iyada oo dalkeeda ciidamo ajanabi ahi joogaan waa arin lagu qoslo😂😂😂😂😂😂😂
@mubaarigilays9027
@mubaarigilays9027 Ай бұрын
😢soo soco yiraadeey
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
ma wada siyaad baraa walee faqash waydun eedi dulmigaa aad ku haysaan shacabka somaliland waayo illaahay waa caadil oo garab kiinu ka bixi weligiina khayr helimaysaan
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Baqweyn siyad baraa kaliga miya lada galay wxa lada galay hawiye daarood ku jiro adiga amxaro jacel ka bada tay nacalad nigo dacday
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
@@user-gl2go3kp6s lacnadu daalimiintay ku dhacdaa waana idinka kuwa dulmiga wadaa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Baqweyn xaa shektay wayo amaxaro ku folo ku waso wili edes wa qabta san filayo qof jacel amaxaro edes ma laga wayoyo
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 Ай бұрын
War beenta kada dadka Somalia tabar ey kudusho malahe manta
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Shalay Madaxweyne muuse wuxu oran jiray hasan shiikh iyo ina geelle waa walaaladeen maantana waa cadowga Somaliland 😂
@user-sg4nq9he3t
@user-sg4nq9he3t Ай бұрын
Kk bal soo socda waa waxad heshaane somaliydii awood afrikada ahayd ayaa waxba qaban wayday ilaa aan afka ciida darnay mise waa tan hada oo afka uun dawlad ka ah oo ciyaalo weero iska celin kari waayay wellcome to face to face 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Ай бұрын
Resawasara shirka golaha wasirada somaliya gudominayeye waligii mu arag waqooyi amba somalilan intadan dagal qadan horta sobaro
@BaadshaaRookii
@BaadshaaRookii Ай бұрын
Hada rud dagaalka xasan dhiikh kudhaha anaga waxba dhulka nama yalan xasan hadaanu nabad rabin colad wlhy anagaa uhor sedaya waxba hala hadhin xasan shiikh
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Xamar iyo Jowhar kuwa maamulka u shaqeeyaa diyaarad ayey u raacaan oo aad isugu dhaw liano Shabab ayaa haysta markaa nin Xaarkiisi ka kici kariwaayey ayaad leedahay Somaliland ayey dagaal ku soo qaadayaan adaaba u samaynaya dacaayad ee warkaa iska dhaaf.
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i Ай бұрын
Waar somalia awood ay ku dagalanto ma leh sxb ma huwan ba tahay adna mise views kabradinaysaa 😂😂😂
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН