Xog Fashilka Xasan shiikh oo ku khasban Aqoonsiga SL Iyo 3 Qodob oo Horyaal Somaliya? Taladii Masar?

  Рет қаралды 20,843

XOGOGAAL

XOGOGAAL

7 күн бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 59
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 күн бұрын
Dawlada xamar iyo Xassan Sheik wa khayimiin
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 5 күн бұрын
Waaa munaafaq mooryaaan ah xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy baaa mahad leh moooryaaantii wey fashilantay
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 күн бұрын
Maashallah viva Somaliland ❤😮
@hasanjama7478
@hasanjama7478 5 күн бұрын
ABII AYUU XADAN KUYIDHAA HADAD IDIIDO IMIKAAN AQOON SAN MARKAA FIIRA GAARA HALOOYEESHO
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 5 күн бұрын
Masha allah Guul soomalilnd 💚🤍❤️XOGAAGAL TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 5 күн бұрын
XASSAN SHEEKH In hadalkisa meel layska dhigo aya habon Somaliland sida ugu dhaqsiya badan hawshi aqsoonsiga so dhamaystirto aya wajib ah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Xasan saxeexbaa jabuutay lagaga qaaday isagoo qiraya 1960kii inay soomaalilaan ahayd dal la aqoonsaday iyo xuduudaha soomaalilaan 😅😅imikana waxba loogama baahna xasan😅
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 5 күн бұрын
Viva Somaliland viva Muse Bixi
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 күн бұрын
Wa munafiqiin iyo khayimiin dawlada xamar iyo Xassan Sheik NO WADA HADAAL
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland ❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
WAA TUUUUG XASAN SHEEKH SL DHEG JALAQ YAANAY U SIIIN BIIIXI DEGDEG MOU GA USAXEEX ADEEER
@ahmedismail201
@ahmedismail201 5 күн бұрын
Madaxweyne Muse Biixi Geesi. Guul, Guul.
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 5 күн бұрын
❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤❤
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 5 күн бұрын
Waa taladii aanu siinay inbadana siinayney inuu qaato hadaanu nahay siyaasiyiinta siyaasada debeda kajooga
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 күн бұрын
Horta aqoonsi haku dhawaaq. Cid Aamin doontaa ma jirto.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Wll xasan aqoonsi kaaga maqani majirto isaga yaa aqoonsaday 1960kii aqoonsigii soomaalilaan uunbay hoos galeen hada markaan lasoo noqono aqoonsigii 60 iyagu waxay noqonayaan dad bilaa aqoonsiya 😅inagay dib inoo baryi doonaan
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 5 күн бұрын
Uma. Baah. Nin. Hada
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 5 күн бұрын
Xassan gurgurte wa munafaq laba wajileha marku fashilmay guul Somaliland
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Makhnuudkan xasan gurguurte sawkii lahaa dhiigbaanu daadinaynaa waamaxay waxanoo oohina ee gurguute nagaga imaanayaa
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 5 күн бұрын
Xabaalo. Hiisii. Hayska. Faqdo. Xasan. Gur. Guurte
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 5 күн бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Waa dameeer xaarmajo xassn xaar dhiiqo buuufi
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 4 күн бұрын
Aqoonsiga Abiy ee Somaliland waxa nooga wanaagsan Aqoonsiga aanu ka helno Walaalahayo Somalia. Itoobia waa cadawga Somali meel ay Joogta ba.
@hashim4226
@hashim4226 5 күн бұрын
Hadii Somaliland aqbasho kulan ay la yeelato Somaliya WAXAY TAASI LA MID NOQONAYSAA TAALABADII 1dii July 1960 AY REER SOMALILAND KU TAKEEN MUQDISHO OO MASIIBADA ILAA HADEER HAYSATA GARBADOOBNA GALISAY SOMALILAND. XASSAN SHEEKH WUXUU DOONAYAA INUU SOMALILAND IYO ITOOBIYA UU GALO GOOYO SHAKINA KU DHEX BEERO. AAMINAAD MA LAHA MUQDISHO.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 5 күн бұрын
Wow ! Biixi Is not easy. Ayaxa kugu koronkoreeyey korkaagaa ka arkayaaye ka bul dheh Adiga kula keenimaayee ka bul dheh
@user-ci7qv6nw8x
@user-ci7qv6nw8x 3 күн бұрын
Viv somaliland
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 5 күн бұрын
Mansha allaah viva SOMALILAND guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 5 күн бұрын
Na citiraaf sxb
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 5 күн бұрын
Maxaa lagaga baahan yahay adiga faqasheey 😂😂 🇪🇹
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 4 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
KOON FUR WAX INAGAGA XIDHANI MA JIRTO. SL ETHIOPIA HESHIIS KAASAY RAJEDA SL KU XIDHANTAHAYY
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 5 күн бұрын
Xasan. Dhidar. Ma. Doonayno. Bada
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 5 күн бұрын
Halkii la Rabay in ay shacabkooda u Adeegaan,shaqadoodii Micno la,aan ku lumiyeen,ta kale Xitaa Muqdisho oo keliya Ma wada Xukumaan,maxay ka hadlayaan waaba Fashilan yihiin Ummadd Tashatay oo Kabahooda xidhan karin,oo Gaadhi karin baa Waqtigii ay Iskaga dhameeyeen Ilaahay Xaqa ha garansiiyo
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 5 күн бұрын
Xasan. Uraayè
@osmanguled6556
@osmanguled6556 4 күн бұрын
Waa iclaaj waar hadaad ka naxayzan iclaajka geeya odaygu uu waashay😂😂😂😂😂😂😂
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 5 күн бұрын
Halkiisa baarlamankisa xaqiiqada halahortago aqoonsigana hakudhawaaqo mahooyadiibaa gablamaysa waaxasid nimo ooqudha Vivsomaliland majirto dibu noqosho
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 5 күн бұрын
Waxaan Kula dardaarmayaa shacabku reer sld in ay dhagax Ku dilaan haddii uu Wafa hadal dambe siyasiyiintenu la galaan somaliya waayo waxay doonayaa inay ina iibiyaan inagoo soo jeedna
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Dhegayso xasan wax lagula hadlaa majiraan waayo hada markii jabuutay lawada fadhiistay muuse waxkasta oo xasan kuxidhnaa wuu kadhamaystay waxaanu saxeexay soomaalilaan 1960kii inay noqotay dal aqoonsi iyo xuduudo leh waana warqada muuse abay hordhigay😅 xasana wuxu lawaashay waa saxeexaa kadhacay😅
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 5 күн бұрын
Somaliland uma baahna inay wada hadal la furan somalia ,waayo dad aan qowl iyo runta ka fog inaynu hor fadhisan waa khalad ,hore inoo wada wakhti ha inaga lumin ,wax isbedel ah ma soo socdaan ,
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 күн бұрын
Xasan coofle
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 5 күн бұрын
CIYAWII WAA KA BARAYE NINKII.CUNAA KA.LIITA XASAN GURGUURT DADKAA XAMAR KAAMAMAKA GALAYADA LOOGU QAYABIYO BAA TALO KAAGA BAAHAN HUSHA
@suldaanwardi8284
@suldaanwardi8284 4 күн бұрын
Qaraxland wadli mayno sidaas how ogaadaan 😂
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
HAL CODSI OO KELYA OO ICTIRAAFA CALAMKA HORYAAL. WA CODDIGA SL KU RABTO AQOONSI CALAMIYA. CALAMKA ISHA KU HAYA MA DHAAFAYO 2025KA XAMAR HAYSKA CIDO GELANA TORAYDU DHABARKAY KAGA DHACDAY...
@abdimuse3583
@abdimuse3583 5 күн бұрын
xasan saxan digira yaan lalahadlin damerkisi u raran jiray ha ku noqdo
@saleebanali2905
@saleebanali2905 5 күн бұрын
XASAN WARKIISU WAA WAALIDAYDII IYO BA’AYGII GUUL SOMALILAND
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 5 күн бұрын
Markuu Arkay in aanu cidna waxba ka joojin karin,miyuu hadana keenay aan wadahadlno,yuu ka Caqli Badan yahay wuxuu rabaa in uu Dunida Tuso waan hadlaynaa,CID la hadlaysaa ma jirto loo joojin maayo,Hayska Ciyaan,waxay intaas raadinayaan siday u joojin lahaayeen heshiiska laakiin waaba laga yeelin, ha Ku Taagnaato!shartooda Allah ha ku celiyo
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 5 күн бұрын
Xasan Shiikh lama aamini karo ee yaanu u jojin President Bihi waayo dan inoo hayo ee arinkiisu inuu kala dhex dhigo Somaliland iyo Ethiopia
@user-kz2br1ez8r
@user-kz2br1ez8r 5 күн бұрын
Marsha allaaaaaah tabarakallaaaaaaah ❤❤❤guul iyo gobanimo ❤❤❤somaliland ❤❤❤Mudane ❤❤❤MBC❤❤❤ waa ❤❤❤madax Wayne❤❤❤ lagu faano ❤❤❤ Illaahay ❤❤❤hadaaye❤❤❤ viva ❤❤❤ Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@husseinduale9354
@husseinduale9354 4 сағат бұрын
nacas waz iska hadal
@randomin8390
@randomin8390 5 күн бұрын
waa hadal sirta beentah iyo khiyaamo ku soocta somaliland maqlin beentood muuse biixi halkulmin😮😮😮😮
@CamuudAwed
@CamuudAwed 5 күн бұрын
Waar waa munaafaq illah nacay miyaanu ahayn Ninkii Waqti xileedkiisii hore iyada Oo Somaliland iyo Soomalia si toos ah ukala bixi lahaayeen Oo ay heshiiskaa kala bixitaanka labada dal Ee Somaliland iyo Soomalia ay wada saxeexdeen Madawxeeynihii Jamhuuriyadda Somaliland Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo isaga Waa Xasan munaafaq e iyadoo heshiiskaa ay Somaliland iyo Soomalia ku kala sexeexdeen Jabueti ayaa Munaafaq Xassan Sheekh Maxamuud ka baxay isaga Oo U magacaabay Kulankii Somaliland iyo Soomalia ay ku kala bixi lahaayeen Ra'iisal wasaarihiisii waagaa Oo ahaa Xalweyste Ama Inna Cabdirashiid Cali Sharma arke iyadoo illo kalena sheegayeen in loo awood sheegtay Xassan sheekh maxamuud Oo Qabiilka Uu ka soo jeedey Ee Ra'iisal wasaarahu Oo ahaa Majeerteen Ama guud ahaan Daarood ku cagaha dhulka ugu dhufteen Inna sheekh maxamuud sidaana Awoodihii madaxweyne Ama shaqo Ee uu Xassan munaafaq lahaa baqdin Uu ka qabey Beesha Daaroo Oo Ee Uu xalweyste Ama inna cabdirashiid ka soo jeedey ay ku kaliftey Munaafaq Xassan sheekh in Uu ku wareejiyo Awoodihii Uu lahaa Ee ahaa Heer madaxweyne sidaana Uu wadahadaladii Somaliland iyo Soomalia u dhaxayn jirey Oo ku soo bixi jirey Ama ku socon jirey Heer madaxweyne Uu kula wareegey Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Aakhirkiina ay sidaa wadahadaladii u dhaxayn jirey Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomalia ku burbureen warqadii ugu dambeysey shirkii ay wadahadaladu ku burbureen waxay ka soo baxday Xafiiska Ra'iisal wasaare inna Cabdirashiid Cali Sharma'arke Xassan munaafaq kelmed wuu ka soo celin kari waayey waxaana si cad Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid ula wareegey awoodihii Xassan Sheekh maxamuud Xassan Munaafaq Markaa Xassan munaafaq maaha Nin go'aan qaadasho leh waa Nin jileec Nin jiliic kale Aanu Aduunkaba Joogin
@user-ij3vc8ve9n
@user-ij3vc8ve9n 5 күн бұрын
Beenaleh vivaawdal statecissa iyo samaron Wa somaliadown oromo iyo muso orom tuuk
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 5 күн бұрын
Duli Duli Dhalay. Maad fahmin.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 5 күн бұрын
Anagaa Samaroona oo reer Somaliland ah. Xawayaan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 5 күн бұрын
Bulaacad uf baad tahay
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 106 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 28 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 532 М.
Falcelintii Hadalkii Boqor Buur Madow iyo Arimaha Reer Awdal
28:17
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 6 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42