Xogo Culus Taariikhdii Murugada lahayd iyo ninkii 9bilood mootanaa oo Cidkale

  Рет қаралды 18,925

Maal Tv

Maal Tv

5 ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 45
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 5 ай бұрын
Salaan sare Abwaan ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Guul iyo Gobanimo Somaliland jir oo joog guulayso waliga ❤❤❤ ♥ 😆 😍 🤣 😄 ❤❤❤ ♥ 😆 😍 🤣 😄 ❤❤❤ ♥ 😆 😍 🤣 😄 ❤❤❤ ♥
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 5 ай бұрын
Maal TV ❤❤❤❤❤
@JamaTarabi
@JamaTarabi 5 ай бұрын
Ha noolaato oo ha jirto oo ha joogto Jamhuuriyada Somaliland 🙏✌💪👍💟💖💖❤❤❤❤❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 5 ай бұрын
Wallee waa taariikh naga qarsoonayd 😢😢😢😢😢😢😢abwaan waa inaad taxane nooga dhiktaa
@foozia426
@foozia426 5 ай бұрын
Maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 5 ай бұрын
Somaliland Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DhagaxKure
@DhagaxKure 5 ай бұрын
Maal tv, my 1
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-iu9kd6ze1e
@user-iu9kd6ze1e 5 ай бұрын
Imika ayuun baan kaa haynaa abwaan guulayso
@user-dy8qx6wl5k
@user-dy8qx6wl5k 5 ай бұрын
Mnsh allaha 🎉🎉🎉🎉🎉
@amnoali8348
@amnoali8348 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@amaaladem3486
@amaaladem3486 5 ай бұрын
Waaaw waaaaaaaw
@ibrahimguled9767
@ibrahimguled9767 5 ай бұрын
Abwaan jazaka Allah khayir
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 5 ай бұрын
ilow shiinyahaad kaga xuntihiin Umiyaa kale
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 ай бұрын
Subahallah.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 ай бұрын
Abwaan hore usoco wax usheeg wax magaratada
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 ай бұрын
Ha ufahmina waa male maluhuna wax lagu tashan karo maaha
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 5 ай бұрын
Salaan sare abwaan
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 3 ай бұрын
Somalilandguuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 5 ай бұрын
Hawiye waligood wax fahmi maayan malinwalba hargaysa loga soo duulayaa oo isaaq Jano usoo donanayaan xamar
@user-dy8qx6wl5k
@user-dy8qx6wl5k 5 ай бұрын
Abwaan caaqayaha
@user-iu9kd6ze1e
@user-iu9kd6ze1e 5 ай бұрын
Abwaan taxane nooga dhig barnaamijyada snm caruurtan yar ee xamar kusocota habararugan
@hiddowacan811
@hiddowacan811 5 ай бұрын
Ninkaa leh hawiye hala baabiiyo iyofarmaajihii hablaha afduubi jiray iyo kii lahaa hooyada ikraan tahliil dhashay carabka halaga gooyo waa 3argagixiso waana shabaab
@bellarota8044
@bellarota8044 5 ай бұрын
😔 😞 😔
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 ай бұрын
Kaalay telefoonka wax laguma dhameeyee
@user-ke3wd4kf9b
@user-ke3wd4kf9b 4 ай бұрын
sidey ku jiri, ma hal qabil ayaa qaran noqon, adunku ma indho laayahay waar qabilkina iska aha oo qaylada iska dhaafa
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 5 ай бұрын
Alamaxa Somaray Somaliland welina wahurdan hurdada kakaca waxnafahma Somaliland Guul Guul iyo Gobanimo
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 5 ай бұрын
Taariikhdan waa mid loo baahan yahay waqtigan xaadirkaa waayo dadkeeni waa in iska sabartay markay heleen guushii iyo in aan jirinba laakiin cadowgii kumuu dayn marnaba wuuba kasii daray
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 ай бұрын
Qof ha soo dirsadan telephone waxba kaguma dhamayn karo qof family la midi ha tago hargeisa wax walba waa fududaynayn
@Koosmusemouse-qn5cy
@Koosmusemouse-qn5cy 5 ай бұрын
ISAAQA MARAANKAA KU BADAN RAGNA HALKA AY LA MARAYAAN WAA LA ARKAA WAR HOY RER ISAAQOW INTAAD IDINKU ISU XINIINYO BUUR BUURAM TIHIIN AYAA RAGNA IDIIN TASHANAYANE INDHSHA KA QAADA OO HAREERIHIINA WAXA LA IDINKA MALEEGAYO ISKA EEGA
@arliyop3199
@arliyop3199 5 ай бұрын
Walee maraanimaadaa saabuu ilaahay ina arkaayoo isagaa ina ilaashanaya
@siradhali9291
@siradhali9291 5 ай бұрын
11 ka nin ee ninka keliyihi dilay maxaa ka khaldan? Sheekadiani ma saxna...
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 5 ай бұрын
Oo haddii 4.5 wax loo qaybsado oo Geelle HOROR Usameeyey cadaaladaro weyn Ma waxaad la dudeysaa Waxaan Alle ku siin dad iyo dal Ma waxaad waxku rabtaa Dad kale xaqooda iyo tiradooda Waxaad tahay urur samaale ku qanac qaybtooda wax lalahow walaaladaa
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 4 ай бұрын
Isaaqa il waxa kasatoo lagu sheego iyowaxa kastoo lagu sameeyo waxaya ka dhigatahaye geedkii yidhi godimo ima goyaseena hadaa gobala ku jirina
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 ай бұрын
Ninkaasi farmaajuu amaanay xasana wuu caayey wax kale inooma sheegin waa kii isaaq iyo hawiye isku dirayey walaalkii
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 5 ай бұрын
Kuwo isaaqa oo Hargeisa joogay ayaa arintaa aaminsan in isaaq yahay cadowga Somalia iyagoo isleh Ku xumeeyaya reer ama muuse biixi
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 5 ай бұрын
wallee dhalad isaaq waafiyaad tohoo waqtigii tegaad wixii dhacay ogtee wax ma garatadiyo wiilasheenna lumay waadaasha maqan wax u sheeg walaal
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 5 ай бұрын
Midnimadu waa lacagtiina aanu cuno ,bada barbara ,hawada somaliland dacal ilaa dacal ,maxaa isaga sii waday ,sow maha iimanle ,tani miyaynan ahay wixii ay rageenu ay dubada ugu bixeen ee dadkeen iyo dalkeena loo burburiya ,ictisaam inaga ilaliya somaliland
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 5 ай бұрын
Cadaawaddii idinku aad caruurtiina u dhigi jirteen Soomaali iyo Daarood ayaa inoo cadow ah oo aad well wadaan una haysataan kala fogeyn iyo inaad ajar ka heleysaan markaad waxka sheegtaan Daarood ama Soomaali Marka Mar haddii ay soo bexeen qaar qaba cudurkii aad qabteen 60ka sano waad hesheen cawaaqibkii aad shaqaysateen
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 5 ай бұрын
Adiga laftigaadda ayaa xanuunsan badawyahaw nafta u geysay dhoor qabiil maxamed siyaad bare raxmatulaacaleek saskii aad ka qaadeyn ayaat la doonatey dhulbahante ood damacdaeyn in aad isugu tagteyn garacyahaw Wacaleekuma ma ahan dhulbahante walaalkii ayaa u soo hiiliyey harti saw kuu galay waxuu kaa dhigay Bishii 8 hal jabtey hal Jiis ah hal dhintey meel ku sheeg odaygii ina bootaan harti ayaa sidaa idiin galay ka waran daaroot weyne haduu faraha idiinqaado wasaqyahaw foosha xun uf
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 5 ай бұрын
Ha rumayasanina waxay so daba qabasadeen calamadihii ayeey sheeganayahan waa mag doone kkkkkkkk ha dhegesanina waa been misakiinsan marakay Dani ka so gasho af macaanaha maruku sii jeesatan xumaaha dhulaka is dhigi okaaha
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 5 ай бұрын
Ma proffissor baa mise waa jilaa ka tirsan libaaxyadii maaweeliska banaadiriga xamar ee shumeeya shumeeya iyo muufo macaaaan ! Kkkkkkkkkk kkk kkkkkkkkkk qalbi caruuuuuuuuuuiiuuuuuuuuuuiradii
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 5 ай бұрын
Nageeye waa nin reer sheekh ah ,inuu cid layo ilahayow ka badbade inan yar oo maskaxada laga xaday weeye ,somaliland waa inay dhalinyarta la eega waxay ku foogan yihiin ,manta hooyo ma jecla ilmihiise oo maqa ama dagaal ku baqaya ,
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 5 ай бұрын
Dee waa nacas dadkaa la isku diraa imika uun ka maqlay reerkooda dabeedna caqligiisii liitay uun buu ku hilaadiyey sidaa ay ula martay in Tolkii u jeedeen ! Kkkk kkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkk
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 101 М.
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 13 МЛН
❗️XOTINI YOMON QURQIB KETTI 😱😱
0:18
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 4,7 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН