XOGTA Cajiib M/weynaha Iran Ma Shiicada Muslimka ayuu aha Mise Gaalada & Shirqoolka Israel Ku Dishey

  Рет қаралды 44,945

Xogta Shiine Media

Xogta Shiine Media

2 ай бұрын

Nagu Tageer Fikradada
#xogtashiinemedia

Пікірлер: 43
@moallim1000
@moallim1000 2 ай бұрын
Sheekh Cabdiraxmaan Waa Khabiir. Waana Mahadsan yahay. Cabbirkiisa waa arki doonnaa wixii ka run noqda. In-Shaa-Allaah
@GalolPro
@GalolPro 2 ай бұрын
Cheikh Bashir Barakallah!
@Mohamedfarahayir
@Mohamedfarahayir Ай бұрын
Hayakumu Allah sheekh Abdourahman
@CaashoCaasho-yu1jh
@CaashoCaasho-yu1jh 2 ай бұрын
Asigoo full ah xogmaal media ugu tag
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedaxmed813
@mohamedaxmed813 2 ай бұрын
IRAN HADII MUSLIM HA'AHA UNACNO MAA ISRAEL AA NOOGUSOODHOW OO JELAADA NALALEEYAHAY ARABI NAGU YAABSATEYE ILLAH BAAWEEN IRANNA HAGUULEYSATO INSHA'ALLAH ILLAHEY IDINKIISA 🇮🇷 ❤
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp Ай бұрын
Waaaaaaryaaaaaaa
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 2 ай бұрын
Sheik abdirahman bashir allah kubarageyo
@fatumaali1102
@fatumaali1102 2 ай бұрын
Ibrahin raisi farisi maaha Waa carb waana qureshi
@abdulazizabdulah8365
@abdulazizabdulah8365 2 ай бұрын
Yaasheekh baaraka allah fiik waxaad dhahayso kafiirso hadaadan aqoon kugufilan kahaysaba baro
@karlesk6498
@karlesk6498 2 ай бұрын
​@@abdulazizabdulah8365 waa muslim allah haka raali noqdo waxuu ka wanagsanaa ku munafaqiinta suniyiinta ah ee wahabida ah ee dhiiga islamka banaysta halka ku kalana cadawga u hogtaan
@axmedcilmi8701
@axmedcilmi8701 Ай бұрын
Shiicada qeyb kamid ah iney gaalo yihiin ,culimadu waaweyneyd ma sheegeen hadduu mid ka mida uu sheegayna , kuwo ku khilaafay ma jireen , warkiisa , illeen hal nin wuu qaldami karaaye . Culimadi hore ee madaahibta madaxda Ka aha iyo kuwo cilmiga lahaayba ee berigaas joogay.
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 2 ай бұрын
Shiikh caligula waa kalamay
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r Ай бұрын
Somaaliya 🇸🇴 Carab Ma Aha Jaamacaltu Carab Somaaliya 🇸🇴 Waxaa Ay Gashay 1974 Somaaliya 🇸🇴 Carab Ma Aha Somaaliya 🇸🇴 Carab Ma Aha ❌
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Shiicada waa Muslim sax ah oo diinta iyo dadka Muslimka ah difaaco
@hayatjama6716
@hayatjama6716 Ай бұрын
Is our duty to stand with our Brothers and sisters we are One Nation
@abdiasisali
@abdiasisali Ай бұрын
Ma shiica tahay adigu ?🤔
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Iiraan waxa layidhaa jamhuurirada islaamka ah mida kale waxay gacanta ku hayaan kitaabka quraanka Kartika mida kale shanty wakhti wey tukadaan markaa ma carabta yuhuuda cml ah ayn aaminaa
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp Ай бұрын
Maye carabna ha raacin shiicana ha raacin ee islaamka toosan raac
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
@@Kadar-ex8xp sax thy ok
@yusufjama3282
@yusufjama3282 Ай бұрын
Muslim ahow diintada baro yaan lagaaga turjumin wadoyinka janada lagu galo.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Asc
@MaxamedismaacidXasan
@MaxamedismaacidXasan Ай бұрын
أنالله وانا لله راجعون مسلن غوي محرو م ابرا هم
@KayseHassan-pw3tp
@KayseHassan-pw3tp 2 ай бұрын
Culimada somalyeed waxa ka hadlaan wax aan taagneyn.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
1 balaak boxki diyaarada iyo isgasrsiinti diyaaradana horay ayaa d8yarada looga sii furay
@ismailmuse3543
@ismailmuse3543 Ай бұрын
sheekhu waxa uu usiiscodaa sindiiq nimo wayo ashari ayuu xaysiiay mana uu sheegan iminka waxa uu dadka usheegayaa shiico taxdiir minal umah aynanu eegno halku uu danbee waanan unaseexaynayaa in kala garto gaal iyo gaalnimo ku dhicis qofka ku dhaca gaalnimoc waa gaal waxan la soconaa in uu markii ugu horaysay ee media ku argno uuu ka billabay qaabka wada noolan shaha lamaanaha waxan ahad waxa u horay ee aanku diiday sheekh nimadiisa isaga oo waxa wanaagsan ka sheekay lakiin u dhex raaciyay in filmada ladaawado marmar marka waxan arkayaa inuu sii fogaanayo sheekh allah kabaqo
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp Ай бұрын
Allaah ha ku xafido walaal. Ninkan bari hore ayaan anigu fahmay xitaa xijaabka wuu caayay. Waxaan magaca Allaah ku dhaaranayaa inaan labadayda dhegood ku maqlay isagoo leh dumarka soomaalidu diricooda ayay isku asturi karaan. Xijaabka dhaqan carbeed ayuu u arkaa.
@miskiin2272
@miskiin2272 Ай бұрын
Sh Craxmaan wuu ku mahadsanyahay sida uu u cabiray, dhamaan waan isku waafaq sahanahay taxaaliishiisa marka laga reebo nimankaas إثني عشرة in ay muslimiin sunnaha la mid ah yihiin, nusuus cad cad oo gaalnimadooda tilmaamaya & ahlul-cilmiga oo isku waafaqay.
@biyodsaid1071
@biyodsaid1071 Ай бұрын
Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scw scwscw scwscw scwscw scwscw scw scwscw scw scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scw scwscw scwscw scw scwscw
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Jabad MA LA gashay, jid MA LA martay, jidiin Ma LA cuntay, been lama sheego. Dad aanad aqoon ayaad wax ka sheegaysaa. ALLAH Ka cabso.
@Uthmanwajeer
@Uthmanwajeer Ай бұрын
Shicadha yemenika ahh ka waran
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Waa Muslim
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Asxaabta la sheego ee lagu murmo sow maaha dad 1400 sano ka-hor dhintay . Ma xabaalo ayaa laysku haysta . Cali ayaa fadli badan iyo iyo Caasha fadli badan maxaa loogu xiiqaya . Janno iyo cadaab iyo fadli dadka isku haysta yaa u dhiibey iyaga maxkamadda iska dhigayaan
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Diinta Islaamku waa mid shaqaynaysa ilaa suurta la afuufayo oo lagu camalfalayo, asxaabta 1400 sano hor dhinay waa kuwa Nabiga (scw) ka soo naqliyey diinta ee anagana na soo gaadhsiiyey. Waxa inagu waajiba in aan diinteenna barano aan la inooga sheekayn.
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Odaygani waa khalkhaliye wayn yaan lagu katsoomin.
@Bishar-ej3jo
@Bishar-ej3jo Ай бұрын
Ninkan dad badan wexey u maleynaayaan nin wadaad ah oo diinta wax ka yaqaan Lakin ninkan wadaad ma aha ee waa dadka isku daya in diinta dhex dhexaad laga noqdo taasna waa waxa loo yaqaan taqaarubl adyaan
@user-nd8cr7oe7w
@user-nd8cr7oe7w 2 ай бұрын
Runtee waxa qalad ah ina sheekh lagu telmaamo runtee dadku way barteen beentada
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
War cabdi raxmaanaw hadaad shiici tahay gaal baad tahay ee ogaw qu'aanka way beeniyaan scw nebiga way beeniyaan waa munnaafiqiin waryaa gaalnimadooda ha noodhoodhoobin xataa adigu gaal baad tahay
@hayatjama6716
@hayatjama6716 Ай бұрын
We are Muslim we write and ready the Quran we have one Prophet we pray 5 time we Are Muslim get really and stop lies
@nasiryre144
@nasiryre144 Ай бұрын
@@hayatjama6716war alla ka baq ha cegnina abubakar iyo caisho
@abdulazizabdulah8365
@abdulazizabdulah8365 2 ай бұрын
Asc
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 138 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 30 МЛН
4 xanuun oo ay dawo u tahay Aayatul Kursi "Sh Xasan Jaamici"
55:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 502 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 60 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН