Xogta ciidanka Itobiya u Tababarayso Somalilnd Tirada Gobaha & Nooca

  Рет қаралды 34,120

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

24 күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 133
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 22 күн бұрын
Ciidamadaasi shalay ayay igu dhaafeen magaalada jigjiga waxaana dhinac socday ciidamo milatery ah oo kuwa Ethiopia ah oo ayagu gaar u socday ama dhinaca ka socday wlhi waxaan yaabay dhalinyaradaasi qaarbaan ku qiyaasay 16 /20 Lkn jaamacaw tirada ciidamadaasi waxay ahaayeen ku dhawaad 10,kun oo askari waayo anigu indhahayga ayaan ku arkay oo qofna waydiin maayo
@libanmaxamad3705
@libanmaxamad3705 21 күн бұрын
10kun?Halku bus wuxuu qaada 32/33. Estimation samee Around kulligood 400
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
@@libanmaxamad3705maanad arag qaarbaa baadad lahaa oo duulaayay 🦅 🦅 qaarnaa wa xamaranayeen oo dhulkey jifeen 😂
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 22 күн бұрын
Cadawga somalilan ha jabo❤❤❤
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 19 күн бұрын
SOMALILAND Guul wareysa insha'Allah
@geeljire1658
@geeljire1658 22 күн бұрын
Itoobiya iyadii ayaaba sakaraad ah ee ninka itoobiya miciin miday waa naf la caari kkk
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 21 күн бұрын
Wariye jamac galad mahadsanid wiil somaliyed aad iyo aad Somalia 🇸🇴 guul somali galbeed guul Maamulka somaliland e daba dhilif ka wal laga guuleysana insha Alaah xabashi xididada loo siiba
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Dhilo 😂
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 22 күн бұрын
Warka waa cadyahay abyi wixiisa wuu diyaarsanayaa caqligiisa waxuu rabaa inuu isku dhafo ciidan ethiopian ah iyo kuwan somali ah ayna tagaan Zelac iyo lughaye. Ciidankiisa badda iyaguna weey diyaarsanyihiin marka. Xasan dhiiqoow adiga qubuuraha iska fago. Masaakiinta hooyooyinka iska barakici. 10:59
@moeawale4891
@moeawale4891 22 күн бұрын
Ha waa sidaa . Waxa lagu soo dhex qarin doonaa maleeshiyada Oromada iyo amxarada si gudaha iyo xeebaha soomaaliya lo soo galiyo macal hargaysa way dagi ilayn idoor imika lugo kuma taagne oo xaarkaa ka socdee.
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l 22 күн бұрын
Jamac galad wa qalas qalas dhalay walle nolow inader ❤❤
@guledjirde2818
@guledjirde2818 22 күн бұрын
Daarood ooya ooya. Maxaad qaban. Kartaa. Jaamac. Hararg. Ooya. Ooya guuleysta umada Reer soomaaliland insha allaah. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Adeerkaa afweyne Xarmaajo Faarax macalin huwanta. Ayaa loogu tababarayaa.
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 22 күн бұрын
Mansha Allah hadaanu nahay soomaalida Ethiopia waanu soodhawaynaynaa insha allah
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Maxaad soo dhaweynaysaa??
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 22 күн бұрын
Ethopia iyada askarteeda cunto u hayne oo xoolaha dad ka dhac maalin walbee, yaa kuwan cunto siinaya?
@abdibarri9012
@abdibarri9012 22 күн бұрын
IIDOOR WAXA ADOONDADAY BRITISH 100 SANO 1860 ILAA 1960 WAA TAARIIKH DAADA RAGA IIDOOR WAXA XAMBAARI JIREEN BRITISH KA WAXA YAAL SAWIRO XAMBAARSAN GAAL CAD. AWOOWGAAA WAXA DULI AH DAMEER GAAL
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 22 күн бұрын
Adna idoor ayaad xambari jirteen;1960 anaa daaroodka waqooyi somali khasab ugu daray maantana anaa somali kagoonaya oo adoon sandoono waxay moodayan darood aqoonsiga inay nay kujirin walahay ila xadki somaliland 1960 koonfur lamidoowday ama hadagalamen ama hamaqnaden hadda waxay kamid noqondonan somaliland khasab waa arki doontaan
@abdibarri9012
@abdibarri9012 22 күн бұрын
@@youtubeqadaafedegane6651 DARWIISH SAYID MAXAMED OGADEN ADIGA ADIGA IIDOOR ku KU ADOONsaday Ku BAHDILAy IIDOOR sayid barre AYAA JAIL KA GU WASI JIRAY IIDOOR DOQONKA TAARIIKH BARO FAANKA JOOJI WAA LA YAQAAN WAXA AAD TAHAY FULAY CARA DAGAAL LAAS CAANOOD CEEBTAADA
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Adnaa idoor ayaa uqdadaa kugu beeray oo Fwaynahaad leflefi jirteen suuli ku xidhay 😂😂😂😂 idoor cabsi cabsi
@BSK24TV
@BSK24TV 21 күн бұрын
Guu🎉iyo gobanimo ❤❤❤
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 22 күн бұрын
Guul guul soomaalind soomaalind etbiya
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Iska hadle
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 22 күн бұрын
Jaamacow noodaa wiilasha ilaa soomalidii kun garab baynoqdene balse wxn aminsanhy ETHIOPIA inama kala jecla danteeda aragtaa ilaahay wixii somalilan shar u ah hanaga fogeeyo insha allaah
@raageabdullah331
@raageabdullah331 22 күн бұрын
Wariye Jama waxan kuu sheegaya in aad Mari doonta halkii Farah Macàlin Mary.
@amdualeh5802
@amdualeh5802 22 күн бұрын
Beenaale CBB News futadaada u sheeg.
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
Beenaale adigaa ah
@Muusa-d1u
@Muusa-d1u 19 күн бұрын
Somaliland victory ❤❤❤❤
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 22 күн бұрын
Jamac is waa faji hadalkaaga iyo sawirka basaska
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 22 күн бұрын
Ethopia waxba ma oga waxey taba bareysaa ragi KASO horjesan lahaa
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 күн бұрын
Gul snd❤
@mussejama311
@mussejama311 22 күн бұрын
Muuse is next president of 2024--2030. Huwan/wadani waa cadawga somaliland.
@saadoali5930
@saadoali5930 21 күн бұрын
Guul Somaliland iyo Itoopiya
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Guul Daro wixii dhuljayaga soo dulmi raba
@muxuyadiinmaxamedaxmed1189
@muxuyadiinmaxamedaxmed1189 22 күн бұрын
Runtii waa wax laga damqado in somaali ay iyadu is layso.
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 22 күн бұрын
Waa ciidankii itoobiya u qaban lahaa 20ka KM ee badda
@sporttv24timmar
@sporttv24timmar 22 күн бұрын
maxaawd moodaa ciidan somali in bada geeyeeyso waxeey rabaan ciidan oromia in aay qabsadaan bada iyo bariga ay kadhigaan kilinka 6 ee ethiopia mustaqbalka.
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 22 күн бұрын
Maansha alla hadaanu nahay reer jigjiga waanu soo dhawaynayna guulaha somaliland iyo heshiiska
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Ee maxay ah
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Aad iyo aad so dhawaada somaliland anagaa badaa no daran
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 17 күн бұрын
Thnks wloo anaguna somalida kililka intii na ixtiramta abalkanwaan u haynaa
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 22 күн бұрын
Soomaali land waa in ay kuwa banooniga Ciyaar ku caan ah wa in ay Caruurisa waayo Tabaabarkoodu weqti yar buu qaadanayaan.
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 19 күн бұрын
Adeer beenta iska daa burco iyo hargaysa maaha waa reer soomaaliland oo dhan ilaa bari iyo galgalbeed ta kale tirade ciidanka waa laba kun askari miyaad ka xuntahay qalbiga alla ha kuu caafiyo
@zupeeercade485
@zupeeercade485 22 күн бұрын
Haka xumaan waa ciidan soomaaliyeed
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 18 күн бұрын
KKKK 3000 OO ASKARI OO 70 GAADHI SAARAN AYAY AHAYEN ISNA KULAHA WAA 600
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 22 күн бұрын
War jamac ilahay ka baqo oo iska hubi waxad sheegayso qabri iyo qiyaama ka dambeyee
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 22 күн бұрын
Guuul somaliland hanbalyo guuuul
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 күн бұрын
Faraxmacalin wixikudhacay ogow
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 22 күн бұрын
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 22 күн бұрын
Markan in ay kabahooda ka cararin😂😂😂😂kkkkkkk
@Sumadeena
@Sumadeena 22 күн бұрын
Oromo waxay soo tabo bartaa waa uun orod yahano.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 22 күн бұрын
Welkom 🤗 Jaamac Galad
@MaxamedIsmaacil-mx4vq
@MaxamedIsmaacil-mx4vq 21 күн бұрын
Gul iyo gobanimo s/land
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 22 күн бұрын
Guul guul somaliland kanaxow nafta waa❤🎉
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
Adiga lee cadow isku ah
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Maxay itoobiya tababari
@mukhtarcismaan8659
@mukhtarcismaan8659 22 күн бұрын
Ma ah 600 eewaa2000
@geeljire1658
@geeljire1658 22 күн бұрын
SNM cusub miyaa kkkkk. Soomaaliya waa mid
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Masha Allah was wada dhashii SNM afweyne wixii ka hadhay ayay somalia ka sifaaynayaan 😂
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 22 күн бұрын
OOYADA DEE CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aaa1211
@aaa1211 22 күн бұрын
Abaa gadhayaasha soosoco Siradey Ina abaarso 🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🐺 Cali diyaar shaqada UU qabto waad garan waxba baalaha kayacey Soo wad oroomada SNM ilaahey hajebiyo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 22 күн бұрын
Hooyada was xabashida so adiga hoosta kaga Jira so adiga leef leefaya
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
Anagu adigaan ku sii adoonasanaa yaa dabadhilif 👉🏾🧔🏻‍♂️🔫
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
@@rock_diamond9475adigu dabadhilif baad tahay qashin 👉🏾🗑️qashinku dhalay
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
@@rock_diamond9475lafta nagaa futada u dhiibo
@FadxiyaMohamed-l1l
@FadxiyaMohamed-l1l 22 күн бұрын
Garac darooda dhaka weyne
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 22 күн бұрын
JAMAC BEENAALE BUKA DHALINYARASA WAA SOMALILANAD OO DHAN XATAA DHULBAHANTAA KU JIRAA
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 күн бұрын
DAGAAL AYAA LOO WADA LKN SOMALIYEY ETHOPIA YEY IDIN IS TICMAALIN
@XuseenMaxamed-j7k
@XuseenMaxamed-j7k 14 күн бұрын
Ninhadal badan
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel 22 күн бұрын
Inta hartayna buses 🚌 halaga buuxiyo walaalhood Orom iyo Xabasho buuraha ha la degreen.
@gooranguux3929
@gooranguux3929 22 күн бұрын
Waar war mahaysid niyow ee xog doon.
@zupeeercade485
@zupeeercade485 22 күн бұрын
😂😂😂 walley katey xog mahaysid
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 22 күн бұрын
ADUUN MJ IYO ISAAQBU UGU NCBYEy weji liin qarboosh
@ayaansaiidaydiid1467
@ayaansaiidaydiid1467 21 күн бұрын
Jamac qooti afka kajedi cidamada
@bashehusien3810
@bashehusien3810 22 күн бұрын
Jama ,ma kula tahay inaad yareysato godobta somaliland, la arkee inaad sawaxiliga kasoo magangashee.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 22 күн бұрын
Xanuun SOMALILAND layidhaba kan ku dhacay subxaan OG dadka keliyee aan l hal TUULO MADAX ANAAN Rw ayaa laga dhigo ilay waa guumaysi jecele Mdxweyne ku XIGEN ayey ku bedeshen 😂 😂 😂
@abdisharif8315
@abdisharif8315 22 күн бұрын
WAA WADA MEYD SOCDA KUWAN HADDII LA KEENO OOG AMA SAYLAC MEEL KU QORTA HADALKAYGA WAAYO 15000 KUN OO HORE YAA MEEL KU SHEEGA KUWANA WAA SIDII OO KALE.SOO SOCO SIRAADEY.
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Wa kuwii noloshaa kugu aasi laahaa 😂😂 dhoowraa ayaad barateene maanta la idiin yaabaa
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 22 күн бұрын
BEENAALE JAAMAC GALAD ....😂😂😂 WIXIISU WAA RAYIGIISA
@yasminjama2703
@yasminjama2703 22 күн бұрын
Gaalo raac waa lagu yaqiin!!!
@AnabAhmed-mn3vu
@AnabAhmed-mn3vu 22 күн бұрын
Bénale maheyno warka aad shegeyso wad isku dhaxyacdey maroradilac
@abdixasan1653
@abdixasan1653 18 күн бұрын
Cadaw isaaq xaasid maaya aflax
@faati3019
@faati3019 22 күн бұрын
Way cagdheereey aan ooyee albaabka ii xidhaay😢😂😂
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
Anigu adiga waad nataqaanaa oroman weey na yaqaaniin rubadaan kuu dheereeyanaa 👉🏾🧔🏻‍♂️🔫
@baskilyare
@baskilyare 22 күн бұрын
Kilil6 weye imika somaliland
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Waay oo waay ya darooday ya cagdheeraay maantaan jabnay😂
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 күн бұрын
Beeenaale cuqdadqabe
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 22 күн бұрын
Warya jamacaow jooji warks beenta ah iyo nacaybka isaaq tuugyohow nacaybku madax maray😂😂
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 19 күн бұрын
Xogta rasmiga ah 🤣🤣🤣 Muxuu xog ka ogyahay miskiinkani. Nacayb qabiil iyo xiqdi baa ku kallifay inuu been ka dhigto shaqo. Waar aakhiradaada u cabso haddaad rumaysan tahay xisaab aakhiro. Ogow kelidaa ayaa mara cad inta lagugu duuduubo god lagugu ridi, qabiilna maalintaa wax ku tari maayo.
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 22 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk maxaakaagay
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 22 күн бұрын
Been CBB !
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 22 күн бұрын
itobiya iyo somaaliland way wayguulaysteen intiikale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 22 күн бұрын
Ubaroro sida dumarka jamac DUFLOW😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 1:41
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 22 күн бұрын
Adiga lee barooranaaya qashin 👉🏾🗑️qashin 👉🏾🗑️dhalay
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 17 күн бұрын
Hhhhh beenweynaa askartaa qaarba 10 sano askar ahaa walhi Xataa wuxuu quudhiwaayey tiradooda oo saxa inu sheego Hooyada munafaqada ka was
@mudiali719
@mudiali719 22 күн бұрын
Waxaa la yaabey aawey ogadenkii jigjiga sidee SSC loogu soo dulaa dhulkodi? Nabad kuma soo noqon donan inshallah
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Ogaadenku jigjigay dhanto ku tumanayaan jigjiganaa wa Ethiopia oo Aby ahmed ayaa maamula😂😂😂 ma iyakaa is dhaqaajin karaa😂
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 22 күн бұрын
Qaxooti qaxaaya oo iyaku isbarakicinaya
@aliismael585
@aliismael585 22 күн бұрын
Daarood ku qabri ama dhimasho kama fekerayn waxay ka fekeraan siddii isaaq u lugoyn lahayn Marja cagdheerta hals yaabin
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
Dhimashaaba isaaq maqalkiisa ugu filan😂😂😂😂 90 kabaa isaaq ayay iska ilaalinayaan
@munaqaali4556
@munaqaali4556 22 күн бұрын
Beenaale mada sixi kara tiradooda faqsh waryaa adaa xorayn u baahan kenya ilaa itopiya lagu haystaa ma ku xoraynaa
@user-wu9cw3op1f
@user-wu9cw3op1f 22 күн бұрын
Been run u eg sheeg jamac si laguu dhagaysto kkkkk baskiiba waxa uu qadaa 90 qof waana 42 bas
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 күн бұрын
Rfft
@axmedayro9926
@axmedayro9926 22 күн бұрын
Tirada mada tiriyey ciidanka beenta iskadaa
@aliismael585
@aliismael585 22 күн бұрын
Been waynaa daarood ma isaaq nacayb bay berntaa u hirgelinaya kkkk
@FadxiyaMohamed-l1l
@FadxiyaMohamed-l1l 22 күн бұрын
Dhakawyne beenale
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i 19 күн бұрын
Oo wajaale xuduud maaha miyaa maxa been ka dhiga dee xuduuda noo sheeg bal 😂😂😂 Waar kalay wax walba indho la'aan ayaad helaysa Waar 600 iska daa 6000 kun ayaa ladiraya dhawan markaa maxa cidanka kaa galay😂😂😂😂
@user-sg3bh7ib1d
@user-sg3bh7ib1d 22 күн бұрын
Jamacow imika maxatleeytahy maxtshegii imika
@user-in1du4bm3f
@user-in1du4bm3f 22 күн бұрын
Jamac galad daaha gadaashiisa miyaaa
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 22 күн бұрын
Beenale adiguba itobiyan badtahay
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 22 күн бұрын
Wexàd aad sheegayso below daaqud Werbahineed ayad u muqataa, somaliland uma bahna ciiden loo tebabaro u bahana wayo wexay leeday meello laggu tabaro, Daquud warbahineed ayaad u muqataa, oo silic kunool
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 22 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk Cabaad weyne ciil u dhinta jaamac neefoow weliba ma dhadhawa ee kumanaan ayey gaadhi doonaan ama xaara ama dhuusa kkkkkkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 22 күн бұрын
Hooyada Aya neef ah maskin Ethiopia godoon ayeey Ku jirta wax ay Ku tari ma jirto wale
@abdibarri9012
@abdibarri9012 22 күн бұрын
IIDOOR WAXA U AHAA DABA DILIF IYO CADOWGA SOMALI
@Degaliah
@Degaliah 21 күн бұрын
So what maxaa kabadali kartaa 😂😂😂😂 idinkaa isku cadawaa idoor dhulkiisi wa dhistay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 22 күн бұрын
Xuduud beeneneed maahee aqabal ader qadaaad weyn eey
@Waris668
@Waris668 21 күн бұрын
Waar naga aamu waxku hadli mayside
@cartancartan8452
@cartancartan8452 21 күн бұрын
@@Waris668 xaqiiiq weeeye Ma afkaad ka dhigi xuduuud beened de adr
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 11 күн бұрын
Beenaale qaawan
@user-jw2pp7yw9n
@user-jw2pp7yw9n 22 күн бұрын
Kkkkk basaska ayaaba 600 ahe nagadaa beenta
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 22 күн бұрын
13 bas weeye
@asxaabi
@asxaabi 21 күн бұрын
Jaamac sakhraan Aabahaa faras was arrimahayaga ka bax, sakhraan xashiishle cabtooy ayaad tahay
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 22 күн бұрын
Inshall Allah guul ciidanka qaranka somaliland .we will be best arme republiken of somaliland ❤❤❤ east africa
@user-fk2iv6ci5c
@user-fk2iv6ci5c 22 күн бұрын
Weligay ma maqal been iga qoslisay bal ciidamada somaliland buu kuleeyahay waxaa lagu soo ururiyey nin walawba waxaad hayso lasoo orod kkkkk Tolw maxay tahay fariinta uu is leeyahay gudbi hadiise lala soo ordo iyo hadii la lasoo gurgurtoba waa ciidamo somaliland maxaa kaquseeye
@saywhat4807
@saywhat4807 22 күн бұрын
CEEBEY HADAY AWOW YAASHOOD OGAAN LAHAAYEEN 1977 WIXII KUDHINTAY QABRIGAY KASOO TOOSI LAHAAYEEN NACALA TULUH SL WAA IN LAWEERARAA SIFIICAN CASHAR LASIIYO XUDUUDANA LAGA SAARO
@AHusseinFarah
@AHusseinFarah 22 күн бұрын
Beenaale beenaale
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 22 күн бұрын
Jaamac af uusow soomaliland kamalidato somali state isaaq na kamalito DDs waxba af dogobtaa hanala soo hor istagin every day baqtiyahow 🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 22 күн бұрын
TAMAR IYO AWOOD IYO TIISII TUKA GABAY TOL HADAAD KADHIGATEEN KUWA TOOSHKA KU HAYAA MARKA AY KA TUURAAN KUWUU TABABARAYIYO DHAMAANTII TAR XIILAAN WIXII UU KU TARAY MEE YAAD KALOO U TEGAYSAN LAGAALO TAABACYAADHOW???????
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 22 күн бұрын
5:54
Qaabka uu u dhacay Aaska Shihiid Haniya iyo madaxda Xaadirtay
13:12
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 1,3 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 100 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН